WARAYSI AAD U XIISO BADAN OO SAYID LA YEESHAY SICIID CALI MUUSE

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 93

  • @Adler308
    @Adler308 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha alaah siciid Cali muuse legend, waxaan u baahanahay dadka isaga oo kale ah waraysi dheer oo taariikh da gala laga duubo 👍🏻

  • @khaalidyuusufkhalid4256
    @khaalidyuusufkhalid4256 2 ปีที่แล้ว +7

    Allah cimrigaaga ha dheereyo

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 2 ปีที่แล้ว +2

    Barioo Dhan baa Mushkulad Ah.
    Illahayow Naga Nabad Geli.

  • @HeersareMedia
    @HeersareMedia 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa wareyei muhiim ah, keliya waxa mudnayd in lagu yara dul hakado taariikhda. Tusaale, sannadkii uu Siciid waxbarashada bilaabay, shaqada bilaabay, sannadkii uu dhoofay iyo waxa la midka ah.

  • @zakihussein9147
    @zakihussein9147 2 ปีที่แล้ว +2

    Maansha Allaah, Alle haku xafido siciid

  • @abdulkadirmohamed8614
    @abdulkadirmohamed8614 2 ปีที่แล้ว +1

    Laba suxufi oo culus baa is heshay,maasha Allah waxuu ahaa waraysi xiiso badan oo taabanayey dhinacyo fara badab oo ku saamsan nolosha ijtimaaciga ah(well done).

  • @jjyy9791
    @jjyy9791 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah saciid cali muuse legend aa dhawro wa legend.

  • @aslimahmed6368
    @aslimahmed6368 ปีที่แล้ว

    Alle ha u naxariisto abtiyo sayid

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 2 ปีที่แล้ว +2

    Mudane said Ali Musseow
    Waa Waxa Abaaraha Ku Saliday Iyo Cudurada Aan Jirijirin Ee Dadka iyo Dalkaba ku soo Batay.
    Illahayow Dunuubtay Galeen Galeen Kuwa Xunxumi Hanagu Cadaabin.

  • @mohamedhashi1643
    @mohamedhashi1643 2 ปีที่แล้ว +1

    Said Salaam from Beledweyn Boss

  • @dereya99ify
    @dereya99ify 2 ปีที่แล้ว

    Eeboow u naxariiso maanta ayuu geeriyooday

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa wariye weyn Siciid cali muuse

  • @zainabhersi585
    @zainabhersi585 2 ปีที่แล้ว

    Masha. Allah
    Siciid. Cali. Muuse

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 2 ปีที่แล้ว

    Waa mahad santihiin Walaalayaal Labadiinuba.

  • @Somaliland-First
    @Somaliland-First 2 ปีที่แล้ว +5

    😅😅 Siciid Cali Muuse waa funny

  • @friendly-zp6np
    @friendly-zp6np 2 ปีที่แล้ว +5

    Nooloow weligaa Siciid.
    Weriye sare oo sharfan dheh Mr. Siciid Cali Muuse.

  • @daahiradanhersi595
    @daahiradanhersi595 2 ปีที่แล้ว +1

    Wuxuu khiyaameeyey dalkii wax soo baray xitaa sanad umuu shaqayn

  • @khabiirqaraam7935
    @khabiirqaraam7935 2 ปีที่แล้ว

    Siciid Cali Muuse Wariye aan taageere u ahaa sidoo kale waxaan ku xasuustaa Barnaamijkii Sportiga siduu u xarakayn jiray

  • @mohamoudmohamed9996
    @mohamoudmohamed9996 2 ปีที่แล้ว

    Alle haku xafido Saeed

  • @mrcabdirsaaqnaasir776
    @mrcabdirsaaqnaasir776 2 ปีที่แล้ว

    Mansha alaah from tu wajaale

  • @abdurahmanali2071
    @abdurahmanali2071 2 ปีที่แล้ว

    Rugcadaa Saciid Ali muse allah xifdiyo

  • @mrcabdirsaaqnaasir776
    @mrcabdirsaaqnaasir776 2 ปีที่แล้ว

    Waaw warageedii

  • @isaakali1948
    @isaakali1948 2 ปีที่แล้ว +1

    Ruug cadaagii Waynaa Ee Saaxafada Commissioner Siciid Ali Muuse Aalle ha xafido Shaqsi Culus weeye runtii hadaan toos u daawanaya barnaamijkiisa.

  • @mmhassan8596
    @mmhassan8596 2 ปีที่แล้ว

    Qodobkaa independent candidacy Waan ku raacay!!!

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 2 ปีที่แล้ว

    Maxamed cumar xaydara waa fanaanadii shamso cumar walaalkeed oo u qabay Mar xasan aadan samatar

  • @gaalkacayomudug7627
    @gaalkacayomudug7627 2 ปีที่แล้ว +1

    Kan yaree maxamed qadar layiraahdo wuxuu iska dhigaa siciid cali muuse codkisa ma ila aragteen

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 2 ปีที่แล้ว

    Ha Iloobina Idacada Wayen Ee Aad Sheegtay Ee B.B.C da Tadhashay
    Waa Radio Hargeisa Oo Idacada
    Ugu Weyna Da Ahaan Af Somali.
    Alxamdu lilah Illahay ba mahad leh.

    • @faizam523
      @faizam523 2 ปีที่แล้ว

      Siciid kamuu soo shaqeyn radio hargeysa adeer.

  • @baladomar7798
    @baladomar7798 2 ปีที่แล้ว

    Waxaan wariya ma aha waa wax kaloo wariya u eg naga daa said Ali muse waad mahadsantahay

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa nin geesi dantiisa yaqaan oo dad yaqaana caafimaad ky waar adeer

  • @maxamedaxmed9762
    @maxamedaxmed9762 2 ปีที่แล้ว

    Waa runtii siciid waanu dooran lahayn

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 2 ปีที่แล้ว +1

    marka iyaga cali malaha miyaa marka la isku dirayo somali iyaga is neceb isku xasida isna ximiyaa markain la isku diro haday qadanayan haaba qatana hana isku dhameeyan madama aanay caligooda ku fekerayn midba mid xaisdayo

  • @mahadmohedali720
    @mahadmohedali720 2 ปีที่แล้ว

    Wareysiga waxaa qiimaha kaqaaday wariya oo deg deg ka muuqdo.
    Siciid Cali Muse waayo waxbadan og.

  • @mmhhgg22
    @mmhhgg22 2 ปีที่แล้ว +1

    Kan wariyaha waraysanayaa waa Oromo Af-soomaali baratay

  • @alustadabdisalam1876
    @alustadabdisalam1876 2 ปีที่แล้ว

    siciid cali muuse waxaa iigu danbaysay isagoo intan aad uga da yar maanta waaban garan waayay markaan arkay Haday geeriyi i dayso ma gabawbaa i dayn

  • @noahD1636
    @noahD1636 2 ปีที่แล้ว

    👍👍👍👍

  • @moseskaahin8631
    @moseskaahin8631 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa weriyihii ugu nacaseynaa, uguna meeqaanka liidatey
    Doorashii 2017 kiina wax looga tiriyo

    • @nimanabdi7032
      @nimanabdi7032 2 ปีที่แล้ว +4

      Gari lama nin kama wada qosliso 2017 hadaad dhacday nasiibkaga mar kale cugo ururadina way furanyihin

    • @saadaatmuuse111
      @saadaatmuuse111 2 ปีที่แล้ว +1

      @@nimanabdi7032 kkkkkkkkkkkkkkkkk jawaab waafi ah.

    • @shankaroonland7480
      @shankaroonland7480 2 ปีที่แล้ว

      Commissionkii cirro bedala ee la badalay hadana ka cusub doonimaynee bedela oo soo celiya kii hore kiidambane riyo raac badala waar dee isagu commisdion-xaqqa ayuu ka mid ahaaye asqayay wariye kama ahayn meesha muusaana badiyay imikana ururadii way FURAN yihiin. Ku biyo CABBA oo adkaysta waxaad wadaan waa cirro oo xajiisa la ogyahay

    • @Somaliland-First
      @Somaliland-First 2 ปีที่แล้ว

      @@nimanabdi7032 😅😅😅😅 ururaduna waa furan yihiin

  • @abwansuldanmuuseali
    @abwansuldanmuuseali 2 ปีที่แล้ว

    Im sayñab majomed jama

  • @halaalmedia3416
    @halaalmedia3416 2 ปีที่แล้ว

    Saciid cali muuse wa waa wariye rugcadaay ah oo cod fcn leh oo la wada jecelyahy

  • @mohamedyusuf3003
    @mohamedyusuf3003 2 ปีที่แล้ว

    Siciid Cali Muuse nin reer Galbeeda uun buu ahaayoo daacad maaha.

  • @muuseadan2294
    @muuseadan2294 2 ปีที่แล้ว

    Xusufi ruugcadaaya
    Siciid cali muuse

  • @jaylaaninuuri5442
    @jaylaaninuuri5442 2 ปีที่แล้ว

    Nin karaamo leh weeye siciid

  • @hafsaahmed7581
    @hafsaahmed7581 2 ปีที่แล้ว

    Omg

  • @mahamoudhassan9561
    @mahamoudhassan9561 2 ปีที่แล้ว

    Aniga waxaan ahay WARSANGILGA koofureed, SACIID CALI MUUSE waa qaa,inul wadan mar haddi uu ka shaqeeyay meel SOOMALYA lagu kala gooynaayay. SOOMAALIYA waa mid.

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 2 ปีที่แล้ว +1

      ISKA DHAF HADEY RUN TAHEY OOD TAHEY WARSANGALI NINKAN WAA NIN XIINYO LEH OO AH REER WAAQQOYI LAKIN ADIGA MA WARSANGALI IN XAMAR LAG XUKUMAAD TAHEY KOLKAA SIIL JEEXO HA KU WASAANE ILEYN XIINYO MA LAHID KUA TARNATO SOMALI KOONFUR KOONFUR HA II TALISO MA AH MIDNIMO WAA HA LA I WAXEEYO

    • @naylieee6736
      @naylieee6736 2 ปีที่แล้ว

      @@abdullahiomarali5241 wall wersangeli xamer degaan ayey ku yihin wersangeli kufur cumer iyo cabadele ee sidee ulla soco

  • @diinaarixasan5423
    @diinaarixasan5423 2 ปีที่แล้ว +1

    waxn filayaa waa xasuuqii uu muuse bixi ugaystay beesha gadabuursi

  • @ciiseserar9464
    @ciiseserar9464 2 ปีที่แล้ว

    Aad baan ula jaabay dagaalkan qudhaanjada,
    Haddaan helayo Saciid Cali Muuse waxaan weydiin lahaa qudhaanjadu siday u dagaalamaysey,miyey is qaniinaysey

  • @abwansuldanmuuseali
    @abwansuldanmuuseali 2 ปีที่แล้ว

    Kiraaman bararah

  • @abwansuldanmuuseali
    @abwansuldanmuuseali 2 ปีที่แล้ว

    Ñamaad odhane waayahay

  • @mushtaqeytaninmadownagtii1808
    @mushtaqeytaninmadownagtii1808 2 ปีที่แล้ว +2

    War heedhe labada qudhanjo iiturjuma walabadee reer

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 2 ปีที่แล้ว

      mushtyta abada qunjaadhjo ku dhaaf bila aqabiilkaaga noqdaa kuwa laga xoog roonadey kkk sidan baay ku qurax badantahey

    • @axmeddaahir9459
      @axmeddaahir9459 2 ปีที่แล้ว

      RR iyo JY weeyi
      Lakin kuwa la gumaaday garan myno 🤏🏽

    • @encrypted983
      @encrypted983 2 ปีที่แล้ว

      @@axmeddaahir9459 rr jy waxay?

  • @abwansuldanmuuseali
    @abwansuldanmuuseali 2 ปีที่แล้ว

    Haĺkeebaad nala maraýsaa hada

  • @hussinahmad3074
    @hussinahmad3074 2 ปีที่แล้ว

    Weryanimada loo baahanyahay waa sida tan ay soo mareen 2 suxfi ee is wareysanayaa maanta waa niman magac iyo sharaf leh ma ah sida kuwan yaryar ee la yaacaya kamaradaha sidii oy ka soo waramayaan dagaalo yacni waa saxaafad bilaa tayo ah cilmi weyn ayaa u dhiman saxiibaday

  • @sahalmohamed3477
    @sahalmohamed3477 2 ปีที่แล้ว

    Reer Waqooyigu dad aad isu jecel ayay ahaayeen oo aad wanaagsan Siyaad Barre iyo dadkii lashaqaynaayey ayaa isku diray....!!!!.

  • @abwansuldanmuuseali
    @abwansuldanmuuseali 2 ปีที่แล้ว

    Ģaranayoo ruugney

  • @abwansuldanmuuseali
    @abwansuldanmuuseali 2 ปีที่แล้ว

    Isma odhan ĺ isma odh

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 ปีที่แล้ว

    Hubaal siciid Anoo canada joog ku qiryaa shacabaka ku codey sida Mooge iyo Barkhad waliba iyga w aa dhalinyao adigaa reer somaliland oo dhan baa ku coddeyn da ahaan adiga dadkii hore kuwey dhalen baa ku cideyn waan hubaa 100%

  • @cabdiaxmed2095
    @cabdiaxmed2095 2 ปีที่แล้ว

    Waar Siciid Faarax buu ahas ninkii noloshii Yoonis sheegay Siciid markaa mabuu jogging Bbcda

  • @abwansuldanmuuseali
    @abwansuldanmuuseali 2 ปีที่แล้ว

    Ķu maqlimaayee maxaad tidhi

  • @zainabibrahim8025
    @zainabibrahim8025 2 ปีที่แล้ว

    Ma qudhaan runa waxa islaayey ee uu ka sheekaynaya

  • @dawanmedia1889
    @dawanmedia1889 2 ปีที่แล้ว

    Intaan aduun ku soo wareegay waligay maan arag cid ka badawsan dadka hargdysa ku nool dhinackasta o nolosha laga eego.

    • @khadarabdirahmanyacquub5620
      @khadarabdirahmanyacquub5620 2 ปีที่แล้ว

      Oo adigu ma reer sabocad baad ahayd kuwaasaa cuqdad ka qaba reer hargaisa. Allaylehe waad iska hadashay oo hargaisa iyo badownimo ka dheer.

  • @bukharimohamed3828
    @bukharimohamed3828 2 ปีที่แล้ว

    Intuu isleeyahay wiriye weyn noqo ayuu dhiiga iska yareynayaa

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 2 ปีที่แล้ว

    Walee waa Run tee Saciid Calie
    Wadis Xumaanta Darawalada
    Qaaraktay? Iyo Qaar Badan oo Af Xun Oo Yidhada Maxaa kaa Galay Oon
    Ogaynba in Dad iyo Xoolaba Nagaga dhamaadeen.

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 ปีที่แล้ว

    Wariya distoorka kahor xisbi fur xataa ahdi warsangli ka soo buxado hubaal reer smaliland waey kugu codeyn Saciid ahaan marekey cod noqato

  • @hudaraxma5677
    @hudaraxma5677 2 ปีที่แล้ว

    Taariikh

  • @cabdinaasirjamaac6010
    @cabdinaasirjamaac6010 2 ปีที่แล้ว

    wariye sare siciid cali muuse

  • @moseskaahin8631
    @moseskaahin8631 2 ปีที่แล้ว +2

    Sayid garan maayo sacsacan waxaad ka heleyso wareysigiisa
    Waayo wax saameyn ah ma leh, maalinta wareysigii meel madhan buu kaaga dhacay
    Nin fiican baad tahay

    • @nasyadeuanyeong8707
      @nasyadeuanyeong8707 2 ปีที่แล้ว +1

      Hartiga Somaliland ninka wanaagsan ee ku jira iyagaa bah dila sidaa dareed meela haldoor Kuma laha ninka wanaagsan tolkiibaa wanaaga u quudha haday u diidaan isagoo halyay Ah buu daciifayaa hada siciid Cali waa nin aad u loo hadalhayn doono maalinta uu xijaabto hadana waadigaa arkaya sida ay u bahdilayaan noocan ku haybta ah haduu tuukta xamar xaaraanta ku Cuna la joojilahaa meelwalba way dhigan lahaayeen sawiradiisa isagoo noola waskuwas xumaanta ay ku caayayaan la daba taagan ogaada somalia waxba aktooda Kama tihidin xamartasd kuvkhafiifteen haday nin isaaqa iyo nin Harti Ah isku raacaan kaa isaaq ee calanka u taagan gubay bay u sari kacayaan siciid Cali wuu ogyahay in uu Somaliland sharafta uu mudanyshay ku haysto

  • @aminaali6892
    @aminaali6892 2 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkk waxaan modayeey inu ka shekaynaayo xasuuqi reer shiikh sixaaq faqashtu xasuq daay wallaahay uu iga qosliyeey siciid

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 ปีที่แล้ว

    DADKA BADAN WAX QORYAA WAA KUTAAFADII NACBAYEYD SOMALILAND WARANGALI WAA REER WAQOOYI NINKANA WAA LAMA TABATAAN KOLAA SOMALI YAR YAR IYO CAYAANKA BULSHADA ARINTA WAAYKA WEYNTAHEY FARMAJO IYO 4.5 NINKAN WAA MARKII SOMALIDII HORE JIRETY MA CAYI KARTAAN MA KEENI KARAAN SHEEKO MAQNUUD

  • @saadaatmuuse111
    @saadaatmuuse111 2 ปีที่แล้ว +1

    Weriye waayo arag ah oo siduu wax u ogyahay aan wax u sheegin.

    • @shankaroonland7480
      @shankaroonland7480 2 ปีที่แล้ว +2

      Ma calooshiisaad ku jirtay sideed ku ogaatay wuxuu og yeenu sheegin?

    • @saadaatmuuse111
      @saadaatmuuse111 2 ปีที่แล้ว

      @@shankaroonland7480 halkaan ka hadlayo maad fahmin

    • @duuledubad7473
      @duuledubad7473 2 ปีที่แล้ว

      @@shankaroonland7480 mesha mdkusoo indha kla qaaden

    • @shankaroonland7480
      @shankaroonland7480 2 ปีที่แล้ว

      @@saadaatmuuse111 ma afsoomaali waxaan ahayn baan qoray waaxay maan fahmin?

    • @shankaroonland7480
      @shankaroonland7480 2 ปีที่แล้ว

      @@duuledubad7473 markaad soo dheelalaw goyso qoraalka iska soo sax.