Odaygan nacaska ah ee wax waraysanaya wax dhaama maa la waayay raga wuu gaagixinayaa mise qabyaalad ayaa Tv ga lagu keenay .. waar waxan dadka ka badala lama daawan karee waxan fooshan xun leh ee Khalkhalsan
Wariyaha Sayid waxa uu damcay inuu taariikhda uga faa'iidaysto cadho isaga ka haysa maamulka Dowladda Somaliland markaas ka daa ayaanu leenahay ee taariikhda si qurux badan u hag.
kan weriyaha sheeganaya doqonssana halkee bay ka jirta waxa uu sheegayo hadaa war ilahay ka baq waxan maqli jirya habar fadhida legdin wax uga fuduud ma waxii afwayne gaystay baa hada jira walee ragan halgamay waa rag nool oo geesiyo ah baqdin aqoon ninkan weriyaha ahna way ku garteen inu duwo rabay waa laga diiday
darwiish darawishta maxad u sidata 10 kun hartiyaa ayay laayeen miyad u sidtaa amaxaradase ma isku kaayo taqaan amaxar wa carab wana dadkeena wana awoowyaday ogow taas shaydamantiin faqashta ilahay baa nooga hiiliyay ehelu bayt baraykaysan banu nahay
@@muntazissa6837 kkkkkk ma hadaad amxaaro gaala ah carab ku sheegtaht hadaba idinku meel ku adkaysta mar dir baad sheegateen marna irir marna reer bucurbacayr hadana carab baad sheeganaysaan hadàa maxaad daaroodka carab ugu diidaan daraawiishna waxaa neceb wixii ingiriis daba dhilifka u ahaa ee bal taariikhda dib u raac xabiibi macaanto
Xassan Xariif Alle ha u naxariisto wuxuu ahaa Ciise Muuse, adan ciise, reer maxamuud 2000 wuxuu ahaa qareen ka hawlgala maxkamada gobolka ee Berbera.
Ilaahay kuu naxariso adiga iyo intii dhimatay
diyarada afduubkeeda markii horeba waxa soo soo jeediyaay baashe diig hadana markii danbe waxa soo dedejisay taarkii uu arkay cawil cadami mashaa Allah snm waa ehelu khayr dhamantood insha Allaah
Alle ha karaameeyo mujahidiinti dalka. Uso halgantey alle na ha u naxariisto intii dalkan uso shihiidey
Yes I love inaabtigay waayo waxa I dhashay ina xuseen cajab xareed ismaciil gabdoon dhamal adan
Horyaaaal oyo zaxafiga barnaaamijkan oo ah dhacdo aaad u qotodheer zoo agaaazimey aaadbaaan umahad naqayaaa
Yay ku jihaadayeen, mise Jihaad macnaheeda ma taqaanid, malaaik ayaa garbahaaga saaran Ogow. Oday weyn baa tahaye Allah ka cabso.
Waxay ku jihaadeen afweyne oo aayadihii quraanka kariimka beeniyey
Culimadii diiday na laayey ayey afka
U rideen oo ka xoreeyeen Somaliland
Rag baa u soo dhintey xoriyada Somaliland
Hadiyad laguma helin
Markaa taariikhda dib ugu noqo
Ha
Inshallah barnaamijka danba nosoda sxb adigo mahadsan
kanwax wareysanayaa isagu xaguu joogey inta waxani dhacayaan ?
Ninkani waa garxajis oo cabsida isma yaqanan.
Odaygan nacaska ah ee wax waraysanaya wax dhaama maa la waayay raga wuu gaagixinayaa mise qabyaalad ayaa Tv ga lagu keenay .. waar waxan dadka ka badala lama daawan karee waxan fooshan xun leh ee Khalkhalsan
kan weriyaha sheeganaya ii sheega muxu ahaa kulaha wixi jiray baa jira ilahay baanu ka baqayn beenta u fuduud
Heis inabtGay waayo waxa dhalay abtigay isna wàa ina dahir canashe ana awowgeey wlaa cajab xarreed
Wariyaha Sayid waxa uu damcay inuu taariikhda uga faa'iidaysto cadho isaga ka haysa maamulka Dowladda Somaliland markaas ka daa ayaanu leenahay ee taariikhda si qurux badan u hag.
Waa tarikh dalkani uleyahay iyo dadkani
Xueen ajab xareed ismail gabdoon dhamal adenr
🤣🤣🤣
Mujaahid waxa weeye markuu qofku xaq ku dirirayo sidaa darteed SNM waxay ahayd xaq u dirirayo.
Tolow erayga.mujaahid macnihiisa ma garanayaa
Xaar Xaar Xaar
Bu Ahaa Wiskha Imikana Malaha
Berbera Au Jooga.
Kabloole Hargaha Midgiya Ayu Ahaa.
Oo Nacas Bilaa Asala Ayu Ahaa.
Boqol Kabadan Intuu Sababay
Ee Bilaa Danbi Lagu Toogtay
Ardaydii Hargeisa Ahayd.
Btr
Lbtl
Abtigay waxa la odhan jiray daahir ma qosle oo barma ka dagalamay anoo caruura oo abtiyo gacanta I hayo wàan hayaa sawirkka
kan weriyaha sheeganaya doqonssana halkee bay ka jirta waxa uu sheegayo hadaa war ilahay ka baq waxan maqli jirya habar fadhida legdin wax uga fuduud ma waxii afwayne gaystay baa hada jira walee ragan halgamay waa rag nool oo geesiyo ah baqdin aqoon ninkan weriyaha ahna way ku garteen inu duwo rabay waa laga diiday
Muntas maxay ahelu khayr ku noqdeen ma.amxaaraday soo horkaceen mise waxay dad laayeen baa gaalo ahayd
darwiish darawishta maxad u sidata 10 kun hartiyaa ayay laayeen miyad u sidtaa amaxaradase ma isku kaayo taqaan amaxar wa carab wana dadkeena wana awoowyaday ogow taas shaydamantiin faqashta ilahay baa nooga hiiliyay ehelu bayt baraykaysan banu nahay
darwiish magaca horta ma taqana in nin isaqa oo hj ahi laha darwiish cabdule xasan malahayn ogow magaca sidto anaga leh tan kale halkan ka dawao
@@muntazissa6837 walaal darwiish waa halgame markaa adigu isku mid baynu nahaye ogow inay soomaaliyoo dhan sharaf u yahay magacani hadaadse dhinaca qabiilka ka eegto xaaaladu waa xumaanaysaa
@@muntazissa6837 kkkkkk ma hadaad amxaaro gaala ah carab ku sheegtaht hadaba idinku meel ku adkaysta mar dir baad sheegateen marna irir marna reer bucurbacayr hadana carab baad sheeganaysaan hadàa maxaad daaroodka carab ugu diidaan daraawiishna waxaa neceb wixii ingiriis daba dhilifka u ahaa ee bal taariikhda dib u raac xabiibi macaanto
Waxa na ka dhalay cajab xarreed iyo cilmi xareed
1
siyad bare iyo dadkiisa aragaxiso aha iminkana wa kuwa weli ah is wada goowracaya
Dhaliinyadi halganku waa kuwakuwa tahribow
Curadaw curadaw