Qiso layaableh :: saaxirkii Suudaaniga Ahaa ee Towbadkeenay :: Sh Xasan ABdullahi

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ต.ค. 2024
  • ✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
    fadlan Subscribbe Salafmedia / @salafmedia

ความคิดเห็น • 221

  • @MascuudAxmadabukar
    @MascuudAxmadabukar 2 หลายเดือนก่อน +1

    Inalaha yuxibo tawaben wayuxibol mutadahiriin❤❤❤❤❤

  • @mohajacelowchanell4931
    @mohajacelowchanell4931 7 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaa allaaah allaaah Haku barakeeyo waa markii afaraad ee aan daawanaayo

  • @Ahmed-kw7rf
    @Ahmed-kw7rf 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sheeqo allah ku barakeeyo

  • @OnpointSoccerhighlights
    @OnpointSoccerhighlights 3 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallah shiekh Somaliyed waxad ogantaan ineey nagubadanyihin shayadinta wadada iskadhiga ee laga xidaraysto. Shiekhu wuxuu si dhab ah uyiiri kuligood waa galo marka yanan lootagin ragaas iyo wadadkii kahadla qaybka Allah unbaa og waxa qarsoon

  • @itaqilaahiimaan4533
    @itaqilaahiimaan4533 6 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahay baa soo hadeeyay ilaahoow saaxiriinta sharkooda naga hay jazaakalaah khair sh.

    • @mansurahmed5069
      @mansurahmed5069 6 ปีที่แล้ว

      Aamiin! Aamiin!Yaa RABBI
      Wa Jazaakillaahu khayran walaalo

    • @Haniqali-z9i
      @Haniqali-z9i ปีที่แล้ว

      Alla diintenu mcnaa lknse barasho ayay rabta inaysan tobadkenikarin aya modayay saxirintu😢😢

  • @AbdihakimHassan-og6hl
    @AbdihakimHassan-og6hl ปีที่แล้ว

    Mansha allah shiikh ilaahay hakuu barakeeyo cilmigaad na siisay

  • @simplistic9162
    @simplistic9162 6 ปีที่แล้ว +4

    MASHA ALLAAH XAFIDUHULAAH ALLAAH JANNADIISA HA KU GEEYO SH AMIIN YAA ALLAA AMIIN

  • @mohamudissack5798
    @mohamudissack5798 3 ปีที่แล้ว +1

    manshallahu tacala sheikh hassan allah kudhowr inshallah

  • @akram3130
    @akram3130 3 ปีที่แล้ว +1

    Subxaanalaah Sheekh Ku mahadsanid Sidaad bulshada muslimka ugu baraarujisay xumaanta Sixirooleyasha

  • @hasanguregure8061
    @hasanguregure8061 5 ปีที่แล้ว +5

    *Walaal ilaahay ajir aan dhamaan haku siiyo*

  • @khadanabdirahman8869
    @khadanabdirahman8869 4 ปีที่แล้ว +1

    Manshallah jasakallahu khayr sheekh Wa no faiidaysay alhmdullah saxirinta sharkoda alle haynaga badbadiyo inshallah

  • @odeysoomaaliyeed
    @odeysoomaaliyeed 6 ปีที่แล้ว +11

    Baarakaallahu fiik sheekh. Waad noo faaiideeysey

  • @fartuunshafad2049
    @fartuunshafad2049 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaha ilaaheey haku barakeyo shiikh xasan c/laahi

  • @laascaanood539
    @laascaanood539 6 ปีที่แล้ว +40

    MAANSHAA ALLAH The power of the Qur' an and Adkaar are Amazing. It is your only protection from Magic.

  • @nuranimedia4327
    @nuranimedia4327 6 ปีที่แล้ว +8

    ما شاء الله اخي وشيخي ..مفيد جدا.. جزاك الله خيرا

  • @mohamedukaash
    @mohamedukaash 4 ปีที่แล้ว +5

    Shekh xasaan xuseen u ekaaa

  • @abdihamidabdiaziz5464
    @abdihamidabdiaziz5464 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ilshey haku xafido inta dhunsan ilshey haso hanuniyo

  • @foos7330
    @foos7330 6 ปีที่แล้ว +8

    Asc sheeq maasha alah ilaahey haku xifdiyo walahi sixirka waa laga qeyliyay ilaahey hanaga najeyo waa iska dhibaato

  • @hamzaahmed-hs3zc
    @hamzaahmed-hs3zc 6 ปีที่แล้ว +17

    استغفر الله العظيم. لا اله إلا الله وحده لا شريك له.

  • @cumarcxiireey3949
    @cumarcxiireey3949 4 ปีที่แล้ว

    Alaha xafido sheekh xasan anagna alaha nagu anfaco

  • @aminaqaran5075
    @aminaqaran5075 2 ปีที่แล้ว +1

    Subxanallh ilaahay sharkooda naga qabo sixiroolayasha

  • @tikey-tiger2915
    @tikey-tiger2915 5 ปีที่แล้ว +2

    masha Allah ilaahey haku barakeeyo shiikh

  • @deeqoahmed4939
    @deeqoahmed4939 ปีที่แล้ว

    Xasbunallahi wanicmalwakiil 😢

  • @mamacaasho6304
    @mamacaasho6304 4 ปีที่แล้ว

    Sheekh jasaa kalaah khayr

  • @xafso3332
    @xafso3332 ปีที่แล้ว

    Allaahu akbar kabira❤❤❤❤salallaahu calayhi wasalam ❤❤❤

  • @sidranacima3513
    @sidranacima3513 หลายเดือนก่อน

    Asc asxabta aniga sixir laigu dhibay wlh adanka iyo baqara iyo safat iyo duqan mafuran sixirka

  • @Adamabdi-w3m
    @Adamabdi-w3m 4 หลายเดือนก่อน

    Owliya rasuulo kasareysa inaysan jirin miyey garan wayeen

  • @suldaanajab8359
    @suldaanajab8359 2 ปีที่แล้ว

    Sheeq Allaha cimigaaga kuu barakeeyo

  • @najiibalpha9409
    @najiibalpha9409 3 ปีที่แล้ว

    Subxnlh tawakaltu calalah duljalali wal ikraam allh naxifdo ani iyo inti Muslim eh .

  • @xeeylecade2060
    @xeeylecade2060 4 ปีที่แล้ว +2

    Shegxasan
    Xusen

  • @aishaahyussuf886
    @aishaahyussuf886 4 ปีที่แล้ว

    Jazakallah khyr sh

  • @nuuxhassansobral2620
    @nuuxhassansobral2620 6 ปีที่แล้ว +8

    Allaha ka cafiyo anuga gadasshiisa allaha mana fidneeyo

  • @rahmofarah7238
    @rahmofarah7238 2 ปีที่แล้ว

    Su aal shiiq kwr kuwa dabka jirkooda mariya afkana gashta kuwaas masixirolayaal baa jazaakal laahu kheyr

  • @aaminoahmed9848
    @aaminoahmed9848 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah sh allaha kuxifdiyo

  • @abdikarimmuqtar6997
    @abdikarimmuqtar6997 6 ปีที่แล้ว +6

    jazaka llah qeyr sh hassan

  • @axmeddahir7304
    @axmeddahir7304 4 ปีที่แล้ว +1

    Jazaakallahu khayr

  • @nasrokhalid2066
    @nasrokhalid2066 5 ปีที่แล้ว +2

    Allah haku xafido sheeq cashir maad bixineysaa mise wa muxadro markaad muxsdro rabto inaad sojediso latasho xulmada waweyn xadka ay leedahy marshtey Aidan ujeedo sixirka baad sharaxeysaa subxanallh

    • @ifrahabdullahi8987
      @ifrahabdullahi8987 4 ปีที่แล้ว +1

      Ninka qisada leh baa s u sharaxay wllo shiikha maaha

  • @Xaawonuuro
    @Xaawonuuro 2 หลายเดือนก่อน

    Qisadan waxan badan baan ka faaiidey

  • @عبدالعزيزوليسماهرياولد
    @عبدالعزيزوليسماهرياولد 3 ปีที่แล้ว +2

    Shiikh waa shirki mubaax ah iLaahay hanaga xijaabo

  • @faham6920
    @faham6920 5 ปีที่แล้ว +3

    Al-khawaarijiyiin mina somaal

    • @om-os2wc
      @om-os2wc 4 ปีที่แล้ว

      Benale batehy naga amus

  • @aminahussein5802
    @aminahussein5802 4 ปีที่แล้ว +2

    Jiska Allah Alkhair. Shaydaanka Allaha Naga qabto.

  • @musaafirah999
    @musaafirah999 6 ปีที่แล้ว +7

    Jazakallahu khair sheikh

  • @heavyman2306
    @heavyman2306 5 ปีที่แล้ว +4

    Jazakallah kheyr

  • @faham6920
    @faham6920 5 ปีที่แล้ว +3

    Waa sheeko salafiyo Soo alifatay yaab badanaa, kulahaa mid dacwada faafiya ayaa yiri, yacni waa takfiiri nin ah sheekadisa war owliyada ilaahay marmarsiiyo aa ku ceysaan ha u sameysanina. Koley god iyo xisaab waa idin sugeysaa.

    • @mohammedyonis2581
      @mohammedyonis2581 4 ปีที่แล้ว +1

      th-cam.com/video/CrwYPBWbvkc/w-d-xo.html
      Haddi aad carabi taqaano daawo.
      Sheeko la alifay maaha haddii uu xaqa ku dhibaynin.

  • @faham6920
    @faham6920 5 ปีที่แล้ว +4

    Salafiyoow Yahuudda xariirka u jara markaa baa la idin aamini karaa.

    • @abdalaali6591
      @abdalaali6591 4 ปีที่แล้ว

      Mxaa ka sheekeynaysa wllo ma fahmin salaafiyo mana aqaani wax la dhoho ninkanu ma yuhuud buu la shaqeya wan iska dhagaystay uun wuxu yhy ma aqaani

    • @abdalaali6591
      @abdalaali6591 3 ปีที่แล้ว +1

      @@raaiblaabaas1333 sxb waagaas diinta waxbadan kamaan aqoon alx hada salafiyo waxay yihiin waan aqaan ninkaanna warkiisu waa been waadna mhdsantahay

    • @abdalaali6591
      @abdalaali6591 3 ปีที่แล้ว

      @@raaiblaabaas1333 malaha alshabaabti weeye baan is iri

    • @xafso3612
      @xafso3612 3 ปีที่แล้ว

      @@abdalaali6591 maa iifaaidesid anigana wll

  • @sheikhAlisubaneya
    @sheikhAlisubaneya 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah

  • @habonmusse7893
    @habonmusse7893 4 ปีที่แล้ว +1

    Subxanalaah subxanalaah subxanalaah

  • @cabdirihmandawlad8972
    @cabdirihmandawlad8972 5 ปีที่แล้ว +7

    masha ALLAH

  • @qatrahassan4929
    @qatrahassan4929 5 ปีที่แล้ว +1

    Subxana Allah wax maskaxdeyda ka weena maqley wllhi allow ada awoot leeh waxas dhan ka awood wenthy ilahow megantada

  • @gardhaale
    @gardhaale 5 ปีที่แล้ว +1

    جزىٰ الله الشيخ الدكتور حسن عبداللّٰه حدي
    Dr xassan xade

  • @ayanahmed7310
    @ayanahmed7310 2 ปีที่แล้ว

    Yaa tiktok soo arkay oo sooradiyay

  • @hasanmaden3476
    @hasanmaden3476 6 ปีที่แล้ว +8

    Jazka-allah

  • @wanaagjama4417
    @wanaagjama4417 6 ปีที่แล้ว +8

    Subhana allah

  • @fatxiabukar5388
    @fatxiabukar5388 6 ปีที่แล้ว +17

    Culumada allha nodaayo oo nobadiyo kuwii kudaydana allaha naga dhigo

  • @hibojemis5178
    @hibojemis5178 6 ปีที่แล้ว +8

    Acuudubilaahi minashaydaanirajiim

  • @mohammadsalat4383
    @mohammadsalat4383 5 ปีที่แล้ว +3

    Shukran

  • @ibonashodi656
    @ibonashodi656 6 ปีที่แล้ว +3

    Manshallah wll

  • @leilamohamed7410
    @leilamohamed7410 6 ปีที่แล้ว +9

    SubxanaAllah Allahuakbar

  • @ceydaruscisman2769
    @ceydaruscisman2769 5 ปีที่แล้ว +5

    suxanalah somali waa lagahelaa ilaahow nabadbaadi walaxola walaquwata ilaa bilaah

  • @astanonline6233
    @astanonline6233 5 ปีที่แล้ว +5

    Macha allha

  • @omarfarooqhassanali2886
    @omarfarooqhassanali2886 6 ปีที่แล้ว +5

    Walle waan maqley sheikhaan shekadisa

  • @umiamiira8579
    @umiamiira8579 5 ปีที่แล้ว +3

    mashalah

  • @hayathilwa8173
    @hayathilwa8173 4 ปีที่แล้ว +1

    Allahu Akbar

  • @somaliudiidaceeb2904
    @somaliudiidaceeb2904 6 ปีที่แล้ว +6

    Subxannallah wa alxamdulilah walaa ilaaha illah inta jeer aad rabtid ayaad odhankarta shiikh 99 jeer kaliya inaad dhahdid maaha. Halkaas dib ugu noqo shiikh khayr allah haku siiyo. Waysada magaranayo lakiin kawarn hadii cagtaadu boodhleedahay oo aad kubad soo cayaartay? shiikh cibaadada inla saxo way wanaagsantahay lakiin marmar waxaad moodaa in culimadu ka badbadiyaan sixista.

    • @abdillahiabdihassan8085
      @abdillahiabdihassan8085 6 ปีที่แล้ว +1

      wll adkaarta salaada kadanbaysa ayuu wadaadku ka hadlayaa subxaanalaah 33 walxamdulilaah 33 walaahu akbar 33 sidaas ayaana ayay kusoo aroortay lkn marka kale xuduud maleh
      wabilaaahi tawfiiq

    • @waayeelkajaqafsaday6983
      @waayeelkajaqafsaday6983 4 ปีที่แล้ว

      @@abdillahiabdihassan8085
      wL wad saxday inta kale lakin 34 Ka dhig Allah Akbar
      Allahu aclam

  • @hudamohammed7940
    @hudamohammed7940 4 ปีที่แล้ว +2

    شيخ كيف اسلم وتاب الي الله

  • @boybad3529
    @boybad3529 2 ปีที่แล้ว +1

    Cadu biLa

  • @fadxamaxamad9688
    @fadxamaxamad9688 5 ปีที่แล้ว +1

    Man shalaah

  • @horusocodfilmsandvilogs2761
    @horusocodfilmsandvilogs2761 5 ปีที่แล้ว +3

    Subxaana laah

  • @zeinabhassan2380
    @zeinabhassan2380 6 ปีที่แล้ว +19

    سبحان الله
    نسأل الله السلامة والعافية
    جزاك الله خير الجزاء شيخنا الفاضل
    ما اسم هذا الشيخ يا إخواني

  • @ugaasmohamedisack6193
    @ugaasmohamedisack6193 3 ปีที่แล้ว

    Mash allah

  • @xuseennuur3450
    @xuseennuur3450 3 ปีที่แล้ว

    سبحان الله

  • @makafarah8700
    @makafarah8700 4 ปีที่แล้ว +1

    Xaabunallaah

  • @abaazyare1327
    @abaazyare1327 ปีที่แล้ว

    👋 hi

  • @abdirahmankhaan6392
    @abdirahmankhaan6392 5 ปีที่แล้ว +2

    Mashaallah

  • @xawomashqare467
    @xawomashqare467 2 ปีที่แล้ว

    Mashaallah and the other people are doing the same for us 50th

  • @xaawocabdi12
    @xaawocabdi12 4 ปีที่แล้ว

    Subaxaanalaah

  • @qaniharun5120
    @qaniharun5120 2 ปีที่แล้ว

    Qerbadan alah hakusiyo

  • @fadumamohamed1529
    @fadumamohamed1529 6 ปีที่แล้ว +6

    Asc maskaxda aan ka ahaqeysiino waan dhegeystay anigiba nacquulna ma aha in aanu ogeyn inuu sixiroole yahay laakiin waxuu dhihi karaa waxaan ahaa sixiroile waan toobad keenay caqligu ha shaqeeyo cilmiga ka hor

    • @salebanallahakubarakeyo1208
      @salebanallahakubarakeyo1208 6 ปีที่แล้ว

      Asc walaal fadumo

    • @salebanallahakubarakeyo1208
      @salebanallahakubarakeyo1208 6 ปีที่แล้ว

      Asc gadumo

    • @vanmoha8318
      @vanmoha8318 4 ปีที่แล้ว

      Wuu toowbad keeeny

    • @abdalaali6591
      @abdalaali6591 4 ปีที่แล้ว

      Kolba siduu dhahay ayan uqaadanyna ama sax ha ahaato ama khalad ilahy aya quluubta og waxa ku jira

    • @xafso3612
      @xafso3612 3 ปีที่แล้ว

      Asoo TV carabi laga wareesanayo anaa arkay markii horee wuxuu umalenayey inuu culuumta sharciga barananaayo lkn had a wuu toobadkeenay alx

  • @ahmedomar6387
    @ahmedomar6387 6 ปีที่แล้ว +8

    subxaanalaah

  • @hooyofitness3752
    @hooyofitness3752 6 ปีที่แล้ว +10

    Subxan Allah

  • @mouktarmsi2321
    @mouktarmsi2321 5 ปีที่แล้ว +7

    سبحان الله العظيم أعود بالله من الشيطان الرجيم

  • @use_996
    @use_996 5 ปีที่แล้ว +4

    Gaal kasta marbu heli doona abaal marin tiisa e ha sugaan gaalada mushrikiinta suufiyada caamada khalada allahna ku ben abuurta abaal marintooda

  • @bushroomar5487
    @bushroomar5487 3 ปีที่แล้ว +1

    Qayptii labaad meeday

  • @nimalul6517
    @nimalul6517 6 ปีที่แล้ว +7

    Subxaanalaah

  • @yaasiincabdiwali3108
    @yaasiincabdiwali3108 6 ปีที่แล้ว +2

    SUBXAANa laaah

  • @cumarmuqtar4050
    @cumarmuqtar4050 6 ปีที่แล้ว +4

    alla akbar

  • @AbdurahmanAhmedMahat
    @AbdurahmanAhmedMahat 10 วันที่ผ่านมา

    Dadka dariiqda sheegto oo dhami waa nuucaaas runtii shaayaadhiin beey la shaqeystaan

  • @umiamiira8579
    @umiamiira8579 5 ปีที่แล้ว +2

    subxannallah

  • @muaadjaamac4200
    @muaadjaamac4200 6 ปีที่แล้ว +7

    Subxanalah

  • @hibojemis5178
    @hibojemis5178 6 ปีที่แล้ว +5

    Cabsida waa iimankalagaqaadaayo maybe bismillah alayaapbadanaa

    • @jamesblack2577
      @jamesblack2577 6 ปีที่แล้ว +1

      Hibo Jemis asc waan kusulaamaya wllo/abaayo

    • @jamesblack2577
      @jamesblack2577 6 ปีที่แล้ว +1

      Hibo Jemis intee kaaraadiyaa

    • @hibojemis5178
      @hibojemis5178 6 ปีที่แล้ว

      W.w.w fican abyo mcn setahay adiga waanjogaa qali malaighakusalanto walalo

    • @bishaarabdi8020
      @bishaarabdi8020 5 ปีที่แล้ว

      Waxaan sax ma aha wadaadku wadaad gaal AH tariikhdiisa ayuu inoo sheegayaaa

  • @maalinmaali8833
    @maalinmaali8833 6 ปีที่แล้ว +7

    اعود بالله من شيطان رجيم

  • @AliBaba-bz8vd
    @AliBaba-bz8vd 5 ปีที่แล้ว +6

    Camerada mayaqaanaan sida loo duubi miyaa? Sheikha lama wa arkee! Mis waa kaligey

  • @bakri1331
    @bakri1331 6 ปีที่แล้ว +1

    بعض مشائخ السوء
    ‏ بمواقفه وسلوكه يكون سببا
    ‏ في فقد الناس ثقتهم بالصالحين
    ‏بل بسوء الظن بهم
    ‏صاروا حجابا عن هداية الناس

  • @hanaaccofficial3137
    @hanaaccofficial3137 4 ปีที่แล้ว +1

    Subxanalh

  • @fatumafashiondesigner1461
    @fatumafashiondesigner1461 6 ปีที่แล้ว +7

    Bisinka

  • @suwaysfarah5317
    @suwaysfarah5317 2 ปีที่แล้ว +1

    Cilcilow wakhtigaa waba baqdin

  • @salahsaid8495
    @salahsaid8495 4 ปีที่แล้ว +1

    Somalia waa kusoobateen culimada leh astaamaha sixirka

  • @dr.fathidaher8186
    @dr.fathidaher8186 6 ปีที่แล้ว +2

    good

  • @maalinmaali8833
    @maalinmaali8833 6 ปีที่แล้ว +5

    Qisaduu Ku islaamay aaway

    • @JAY.4040
      @JAY.4040 6 ปีที่แล้ว +1

      ahmed salad dee qisadaa wuu sheegay

    • @maalinmaali8833
      @maalinmaali8833 6 ปีที่แล้ว

      Sxb daqiqade ayuu shegay

    • @abdallayasin9076
      @abdallayasin9076 6 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/QXvhCKK2ZpQ/w-d-xo.html

    • @abdinoorhussein4901
      @abdinoorhussein4901 5 ปีที่แล้ว

      Asalamualeikum ww
      Daqiiqada markey aheyd 43:27 ayu shegay wadadka hadi aan qaldaneyn

  • @dhagardiidnasruallaah4213
    @dhagardiidnasruallaah4213 5 ปีที่แล้ว +5

    Wuxu waa free mason ilaahow shartooda naga badbaadi