FULL : MUUQAAL AANAY CARUURTU DAAWAN KARIN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 144

  • @asiyaberger7719
    @asiyaberger7719 2 ปีที่แล้ว +7

    Hawlgalka waxa la odhan jirey " dabargointa Isaq. Lakin Ilaahay kumuu guulayn. Isaq is still alive and kicking. Alxamdu-Lillah🤲🤲🤲

    • @saadaatmuuse111
      @saadaatmuuse111 2 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkkkkk Alxamdulilaah waa run waynu nool nahay waliba shaqaynayaa

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 2 ปีที่แล้ว +8

    We have to learn from the mistakes of the past, "NEVER NEVER AGAIN'
    Those who cannot learn from history are doomed to repeat it. (George Sanayana)

    • @hurhu2145
      @hurhu2145 2 ปีที่แล้ว

      😂🤣🤣

    • @luulasheikibraahiim2924
      @luulasheikibraahiim2924 3 หลายเดือนก่อน

      Taad adinku isku dhigteen iyo tan aad laascaanood ka geysateen ayaa ka daran

  • @asiayounis7498
    @asiayounis7498 ปีที่แล้ว +1

    Allah ha kuu naxariisto Mujahid Mohamed mire osman( Sayid) you left a legacy for the next generation. ❤️

  • @mostafaqoob7793
    @mostafaqoob7793 2 ปีที่แล้ว +10

    Waa dhacdo aad u xanuun badan adeero

  • @ubaxiidalkeygow2381
    @ubaxiidalkeygow2381 2 ปีที่แล้ว +5

    Illaahay caafimaad ka hakuu siyaadiyo xususutana Illaahay hakaa masaxo wax sahlan maha e.

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 15 วันที่ผ่านมา

    Subxanaka ya cadiim ilaahay
    Ha u naxaristo shuhadadaa
    Faqashtu xasuqday iyo mujahidintiba jsl guuul

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 2 ปีที่แล้ว +3

    The value of history, then, is that it teaches us what man has done and thus what man is (R.G.Collingwood)

  • @somalitechnologychannel1724
    @somalitechnologychannel1724 2 ปีที่แล้ว +5

    Shirwac oo jeelka Hargaisa haysanayay Septembr 1988-1990 waxa ay Walaalo yihiin Wasiirkii hore ee qorsheynta Jamhuuriyada Somaliland Cawaale Shirwac waana reer gabiley maaha reer Borame Lakiin haybtiisa ayaa ah gadabursi

  • @jaylaaninuuri5442
    @jaylaaninuuri5442 2 ปีที่แล้ว +6

    Siyaad daauud ayuu ahaa kaa xiiran ee moorgan badelay wuxu ahaa ogaadeen imikana jigjiga ayuu joogaa ilaa 91'kii

  • @beerahajanada7378
    @beerahajanada7378 2 ปีที่แล้ว +6

    Walaahy xasuuqu waa wax xun
    2010 ilaa 2012 anagaba sln ayaa nagu xasuuqday kalshaale
    Lkn ilaahy baanooga hiiliyay
    Xasuuqu waawax iskajira

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 2 ปีที่แล้ว

      Ma dawalad somaliland baa dhulbahantey kaliyaa uruusey ooo dishey misa ciidan jabahad dhulbhaantey dagaal ku qaadey ciidmada somaliland ooo waliba ciidnak u badan yahiin Sool dhulbahatey

    • @zupeeercade485
      @zupeeercade485 2 ปีที่แล้ว

      War beenta jooji somaliland nama layne waa dawladayadiiye cida laxasuuqey beenaalayaw ma dilbaa isqariya

    • @mohamedmire8646
      @mohamedmire8646 2 ปีที่แล้ว

      kalshaale dawlad somaliland dhexdhexaadin bay u tagtay.
      lkn ciidankii dhulbahante baa isaaq ka dhigay oo laayay ciidankii sidaasaa loo laayay.
      waxa wali xidhan sarkaalkii laayay nimanka dhulbahante ee meesha haystay.
      2 cisho baa askartiisa si xun loo laayay.
      markasta Silaanyo hadagaalamin ee nabada sug buu ku amrayay lkn maalintii 3aad buu amarkii jabiyay oo ishayn waayay.
      dhulbahante isagaa sababta lahaa kalshaale in lagu laayay cid amartayna ma jirin ee askar gadooday.

    • @muawiyeawil8430
      @muawiyeawil8430 2 ปีที่แล้ว

      ciidanku ma shacab ayuu la diriryey mise jabhad dulbahane ah' kuwan laga hadlaaya maaha snm ee waa shacabkii magalada iska joogay' snm hadii lawada laayey waxba nagamay galin waayo waxaba ay ahayd jabhada ay dawlada ishayn' shacabka dhulbahante in ay garaafo soo gaadho cidi kama raali aha.

    • @ibrahinxasan107
      @ibrahinxasan107 2 ปีที่แล้ว

      Waad igga qoslisay walaahi anaguse hub maanaan sidan dad guryahoodii iska jooga oo layska soo qabqabtay haddana la yidhi dila ayaanu ahayn kkk idinkuna waad sheegan kartaa haday xaalad sidaasoo kale ah idinku dhacday iyo cidii ciidanka wadatay ilaa xagga sare ha socotee

  • @achmedhussen10
    @achmedhussen10 7 หลายเดือนก่อน

    Allah yarxama intii kudhimatay xasuuqa dadkii gaystayna alle ha uga jaro adun iyo aakhiraba waa dhacdo xanuun badan

  • @abdulrazakal-somali5497
    @abdulrazakal-somali5497 2 ปีที่แล้ว +4

    Waxa ayaan darro ah dhibkaa iyo burburkaa ay geysteen dawladdii uu madaxa ka ahaa Fircoonkii (Afweyne ) in ay weli jiraan dad somalilanders ah illaa maanta u adeegaya reer xamar iyo maamuladooda. Haybaa dadka lagu laynayey ragii qaybta weyn ka qaatayna koonfur waxa looga yaqaanaa ( heros)

  • @quickgame1457
    @quickgame1457 2 ปีที่แล้ว +6

    Will never forget. Cida maanta Xamar wali rabta haa na dhafto

    • @AliAhmed-zc8em
      @AliAhmed-zc8em 2 ปีที่แล้ว

      hana dhaafto weligaayana ma ilaaawayno mana saamaxayno, waa nuna aar goosan doonaa ...

    • @cabdishiineadan4061
      @cabdishiineadan4061 ปีที่แล้ว

      Viva somalinimo anaa soo dhawaynaya calankii barakaysnaa ee blue ga ahaa

    • @tamerat.
      @tamerat. ปีที่แล้ว

      @@cabdishiineadan4061 siilki hiyada so dhawe ey ey dhlay wlhi wan argosanaynaa

    • @cabdishiineadan4061
      @cabdishiineadan4061 ปีที่แล้ว

      @@tamerat. waa Ramadan oo waxba kaa odhan maayo imikoo waan soomanee ninkii somalinimada diida ulbaa lagu ogolaysiin bilaa baryaanad ku Iman doontiin taasi waa qasab ta 2aad adeer oohin labaad makaraynee tii hore tu lagu ilaawo ayaa dhici hadaad calanka diindaan bal orodoo oog tag 1500 oo ninbaa lagu aase maxay ku dhinteen dar ilaahay bay xabadu isaga doonanaysaa waxaasina waa somalinimo diidka

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 2 ปีที่แล้ว +7

    Wadankan dhibaatadaa iyo wax ka badan ayaa loo soo maray rag badan u shihiiday, Alxamdulilah maanta hadii faqashtii kudaafada ahayd laga xoreeyey wadanka generaladii waxaa amri jiray maanta wixii la laayey mooyee qurbaha ayey Taxilayaal ka yihiin Somaliland na waataa shidan. ALXAMDULILAH.

    • @mohamedmire8646
      @mohamedmire8646 2 ปีที่แล้ว +1

      kuwa sidii siyaad bare xukunka isku adkaynaya alla umada haka dhex saaro.

    • @ahmedgaileh
      @ahmedgaileh 10 หลายเดือนก่อน

      @@mohamedmire8646
      INKASTOO LOO BAAQOO LOO SHEEGO BARWAAQO DAD MEELI BUGTAA !!!!!!!!!!
      KUWA BUURTA GACAN LIBAAX BAY MEELI BUGTAA !!!!!!
      EEBBOOW KUWA BUURTA FUULA IIMAAN IYO CAQLI UGU DEEQ ADAA WEYN OO WAAXIDE.

  • @AbdiPianoChannel
    @AbdiPianoChannel 11 หลายเดือนก่อน

    7 nin oo ay faqashtu kutoogatay Arabsiyo October 19, 1984 ayaan ujoogay oo markhaati ka ahaa. Aniga oo 14 jir ah ayaa gacantayda ku aasay.

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 2 ปีที่แล้ว +5

    Dadka xasuuqa geysanayey waxay ahaayeen; Mareexaan, Leylkase, Awrtable, Absamaha yaryar ee aan Ogaadeenka ahayn, Ogaadeenka qaar aan badnayn baa ku jiray, Majeerteen kuma badnayn, Dhulbahante waa ku yaraa,

    • @alihujaleh8627
      @alihujaleh8627 2 ปีที่แล้ว +1

      WAAR NIN KAN WAAN GARTAY REER NEW HARGAYSA AYAAN WADA AHAYN ODAYGII ADHIILAHA AHAA EE ISMAACIIL QASE AYAA ADEER U AHAA WAA XUSUUS DHEER

    • @saleebangeerash1592
      @saleebangeerash1592 ปีที่แล้ว

      hadii.run.la.sheegayo.markhaati.hala.helo.waa.caadifad..iyo.sababta.waxaa.keenay..snm

  • @yousufyousufelmi9229
    @yousufyousufelmi9229 2 ปีที่แล้ว +1

    Jacaylkii 5tii Somaliyeed, xasuuq ayay ka faa'iideen,waligood halkooda ha ku adkaystaan,.

  • @aminayunis7545
    @aminayunis7545 9 หลายเดือนก่อน

    Very sad story 😢😢may Allah grant then jannah that was tribalism and said bare and his comrade they will answer this the day of judgement killing innocent people 😢

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 2 ปีที่แล้ว +4

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
    Manaxayaal xasuuq aan maskaxda
    Ka bixi karin. Wax ku qaata waad aragtaan sida la,idiin madhiyay

  • @ahmedadam4489
    @ahmedadam4489 2 ปีที่แล้ว +4

    Faqashtu ma dad banii'adam ayay ahayd mise waxay ahayeen bahalo dad cun ah.

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyrics 2 ปีที่แล้ว +1

    The one thing that unites isaaq is not their ancestors but SNM .

  • @cabdifataaxmaxamuudyasin8225
    @cabdifataaxmaxamuudyasin8225 2 ปีที่แล้ว +5

    Waa dhacado murugo badan

  • @JSilva-dn3jj
    @JSilva-dn3jj 2 ปีที่แล้ว +4

    Neve ever again!!!

  • @KayseCali-c2e
    @KayseCali-c2e หลายเดือนก่อน

    Waar.waligiin.ha.ilaabina.faqshtii.1988

  • @FaysalKulmiye
    @FaysalKulmiye ปีที่แล้ว

    Kornayl cabdulqadir cartan waa adeerkay

  • @yasminmoha736
    @yasminmoha736 8 หลายเดือนก่อน

    whay forget isaaq genecidy 😢

  • @maxamedsaciid7821
    @maxamedsaciid7821 2 ปีที่แล้ว +1

    aad baan macalinka usamlaamayyaa waxaa iyo wax kaloo badan ayaan usoo marnay

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 2 ปีที่แล้ว

    سبحان الله العظيم واتوب اليه 🤲

  • @anabmohamed344
    @anabmohamed344 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheekooyinka ugu xiisa badan kulahaa ma xiisaa mise waa silaca hooga iyo balanbalka u mucjisa badnaa

  • @maryami2299
    @maryami2299 2 ปีที่แล้ว +1

    Mujaahidiintu aad sheegtaan cidii ay la dirirayeen meeday ma yuhuudii jarmalku wabqabtay baad ahayd een waa dirirayseene. Lagama xoolaha aad wadataan iska dhiga

  • @gacayteabrizz-yk5ic
    @gacayteabrizz-yk5ic 3 หลายเดือนก่อน

    Madaxdi kacaanki waxaas cibaado ogu Filan laayntlii iidoor janada alaha ka waraabiyo dhamaantood

  • @farxaancawil3869
    @farxaancawil3869 2 ปีที่แล้ว

    Aargoosigu waa in qaranimada jamuhuriyada somaliland meel uga soo wada jeesanaa dalkeena somaliland waa in aynu ilaashanaa. waa taa guushu

  • @ismailaymankuulismo6313
    @ismailaymankuulismo6313 9 หลายเดือนก่อน

    Ducaale ganane ma noolyey

  • @alibaax5346
    @alibaax5346 2 ปีที่แล้ว

    Morgan qaybuu joogay maalinta, Alla qaban danbiilayaasha

  • @zupeeercade485
    @zupeeercade485 2 ปีที่แล้ว

    Waa waxay isla qarxiyaan inkaarbaa kumaqan

  • @maryami2299
    @maryami2299 2 ปีที่แล้ว +1

    Intii soomaali xamar ku dhimatay meelkale kuma dhiman reer Bucuresti baacuur dito joogta ah sheegta sidii yuhuudii waa nalalaayay baad sheegtaan 250 ogaadeena baad saacado Barbara ku disheen

    • @safiajama7517
      @safiajama7517 2 ปีที่แล้ว

      Diilo beenleye kuwa askarta ahaa eeogadan
      Ee waatye niinki kuu qoortye laaba daabar goynta isaaqa JAHANIMO AIIAH HAA GEEYE JEHAAD REER ABDULA ISAAQ BAA DHAALYE TII UU QAABYNA INABTIDI BAAY AHAAYD HAABAR YOUNS WAXA UU KUU SOCODYE BUURCO RAAGU BUU SOO XASUUQAYI 40 NIIN OO ISKU REER YAHAAN RAAGAYAGI MUJAHIDINTA BAA
      KUU SHHEEDYE NACAL ABUUG CAAG DHEER TUUGE DUUGAGA saaqajamin caar
      Kaalya Hargiesa Afwyne fuutada laaga jeertab kufaarye xaabashidu haa idiin gumado yuuhuda idiinka biladansan

  • @rashidawad5825
    @rashidawad5825 2 ปีที่แล้ว

    DADKII DADKAA DILAY WAY IDIN DAAWANAYAAN BAA LAGA YAABAA IYAGAY KU HADHAY HUQDU

  • @saiddubed
    @saiddubed 2 ปีที่แล้ว

    Amar dawladeed baa dadka lagu laayay waana wax isku xidhan oo isku meel kasoo fulay waxii dil dadaka ku dhacay ama diyaarad iyo madaafic halagu dilo ama jaziira ama ceel afwayn ama gabiilay ama burco ama shiikh ama wadha waa qaraaar dawladeed.adigu 2ba xidigle uun baad aragtay xaaji

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 2 ปีที่แล้ว

    Kuwiiiiba wali inadaba socda wali ooo aan inaga hadhinnnnnnnnnnnnn

    • @AliAhmed-zc8em
      @AliAhmed-zc8em 2 ปีที่แล้ว

      wa waxay iga faaiidaan hadda ifkana cadaawad bay dhigteen aakhirana cadaab

  • @ibrahinxasan107
    @ibrahinxasan107 2 ปีที่แล้ว

    Qolkaa uu sheegayo jiibku dhacay ee lambarka waxaan ku xidhnaa 2002dii waan arkay inuu ka duwanaa 5ta aqal ee kale ee 1 ilaa 6ka 5ka waxaa ka muuqday indib qayb ka mida loo dhisay maadaama jiibkaa uu jeegayaa ku dhacay waayo 13 sano ka dib markaa uu sheegayo madfacu ku dhacay uunbaan ku xidhnaa

  • @noahD1636
    @noahD1636 2 ปีที่แล้ว

    Qushaashaddu waa maxay?

  • @w410921
    @w410921 2 ปีที่แล้ว

    Waa arin murugo leh, aad baan uga xumahay in dawlad Sommaliyeed denbiga intaa le'eg gaysato, dadkii fuliyayna aan weli sharci la horkeenin.
    Never again.

  • @abdulqadirabdulhamid4080
    @abdulqadirabdulhamid4080 ปีที่แล้ว

    Wlhi balaayo way soo arkeen Isaaq
    Balse waxa larabay Dowladda Somaliland in ay samayso hay,ad shirqool kulaysa dhamaan
    Qof walbe oo kamid ahaa askarti wax laynaysay iyo sarakiishii Taliska Siyad Barre ee Qorbaha u cararay
    Wax la aqbali karo ma ahan
    Maanta inay nool yihiin
    (( Moorgan iyo maslax m siyad bare)) iyo ninka 2-xidigle ahaa ee dadka 800-bol ah laayay
    Wan ciishooday marku yiri wuxu jooga Jigjiga wa Ogaden
    Waxa fiicnayd in Hay,ad dhaqaale fiican lagu maal galiyo ay samayso
    Somaliland si dhamaan inta hartay sarakiishii Taliskii Siyad Barre
    Ay ulaayaan
    Tusaale sidii Israel ay kusamaysay jarmalka markii hirler u dadka yuhuda laayay
    Faa,iida ay leedaha waxa kamida
    1- waxaa kuquus qadan lahaa
    Askarta iyo siyaasiyiinta dadka iska laaya maanta qof walbe wuxu ogaan lahaa in ladilaayo.
    2- ma jireen qof damboo dad intuu dilo ama xasuuqo iska xaragonaya
    Gaar ahaan dadkeena rer koofurta Soomaaliya malinkaste
    Nin kursi doonaya iyo askar uu adeegsanayo waxay laayaan
    Dad aad ufarabadan
    Wax is waydiiyana majiraan

  • @mahamudjamamahamud
    @mahamudjamamahamud ปีที่แล้ว

    Beenta heego naas dheer

  • @ashaabdullahi4659
    @ashaabdullahi4659 2 ปีที่แล้ว

    Waa wax ilaa 1982 ilaa 1988 maalin walba dad ayaa la laynayey dumarkana inla kufsado guryahana la baadhanayey dadkaygu waqti adag ayey soo marten ilaw intii dhimatay unariiso inta dadkaa sidaa u gashayna jahanabo ka waraabi

  • @omarcoonka2578
    @omarcoonka2578 2 ปีที่แล้ว

    Ax so sad

  • @yasinmohamed1818
    @yasinmohamed1818 2 ปีที่แล้ว +1

    800 oo qof baa hortayda lagu dilay anoo maxbuus. War warkaa inaga hubiya.

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 2 ปีที่แล้ว

      Mid kasti hadalkiisu waa 800 baa hortayda lagu dilay

    • @nasyadeuanyeong8707
      @nasyadeuanyeong8707 2 ปีที่แล้ว

      @@gedefletv6049
      Xamilay oo xaarka joojiya dhagar wave task tii ilaahaybaa meel taala dulmana yaashii bas guul usuknaatay

  • @ahmedmahamud1013
    @ahmedmahamud1013 ปีที่แล้ว

    Ninka diyaarada ku saaray
    Ina cartan nabdiid waa garanaya

  • @yusufal9239
    @yusufal9239 2 ปีที่แล้ว +2

    Waar ilaahay ka baq ninyohow

    • @fardusaw9688
      @fardusaw9688 2 ปีที่แล้ว +2

      Ma wax danbiya ayay yidhahdeen mise waxaad leedahay xaqiiqda iyo runta haka hadlina?

    • @abdimagan3482
      @abdimagan3482 2 ปีที่แล้ว

      Yusuf Al ilaahay ka baqo ayaad leedahay maxaad u jeedda?

    • @nasyadeuanyeong8707
      @nasyadeuanyeong8707 2 ปีที่แล้ว

      @@abdimagan3482 waa tuke kan ka diiqadooday in lasoo hadal qaado waxay sameeyeen cidkale oo sidaa uhadlikartaa ma jirto waa sidaan umaleeyay anigu

  • @khadarahmed9586
    @khadarahmed9586 2 ปีที่แล้ว

    Dadka sideed sideda laysugu xidhay ninkala kashekeyey waa ladilay waa dhab

  • @azmedcabdilaahi4529
    @azmedcabdilaahi4529 2 ปีที่แล้ว

    Heego caacdaa hadaynina waligiin waxaa iyo wax ka xun ayaa dhacay dadkaa waxa laayey wixii dawlada u ahaa ee u dhaartay ee cashuurta ka qaadi jiray alle waa cadaali allaah auaa kala xisaabtamaya

    • @basbaas12
      @basbaas12 2 ปีที่แล้ว +2

      Waa gar inaad sidaa u hadasho, sababtoo ah in ehelkaagu qayb ka ahaa xadgudubka ayaad muujisay uun oo ay ku damqayso xus, xasuusta iyo kaydinta taariikhda dadkaa si goorteeda la loogu hiiliyo.
      Balse ogow heego ama isaaq hadba sidaad u taqaan inay ragii taariikhda ku sameeyay yihiin gafuur culustii iyo dabadhilifkii la socdayba.
      Haddaad isaaq tahayna raggii dumarka iyo hablaha zoo sheegi jiray ayaad ka tafiiran tahay kolay kuwaas oo reerkasta lahaa.

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 2 ปีที่แล้ว +1

      @@basbaas12 Dad Isaaq sheegta oo garacyo ahaa baa jira, oo dhiig ku jirin,

    • @nasyadeuanyeong8707
      @nasyadeuanyeong8707 2 ปีที่แล้ว

      @sharmaarke media
      Heego waxa la wareega daarood oo waliba garxajis sheekta haku qaldamin e Jaber qofka meelaha oo kale noicaas u hadla yaad mooday feker oo wax fahan bi iwaaye

  • @mohamedmire8646
    @mohamedmire8646 2 ปีที่แล้ว

    SNM tu maxay uga jeeday Jiib xabsi ay ogyihiin in shacabkoodii ku xidhanyihiin lagu dhufanayo.
    xabad fudud waa lagu toogan karaaa haday gaadhayso askariga jeelka hortaagan lkn jiib xabsigoo dhan dumin kara oo si fududna aanad rasaastiisa heli karin iyadoo taangi kaaga baaahnane ku hor fadhiyo waxaad xabsi u duqaysaa waa ujeedo la'aan.

  • @mahamudjamamahamud
    @mahamudjamamahamud ปีที่แล้ว

    In uu been sheegayo waay iska caday. Wuxuu yidhi waxaa la i qabtay maalin ka hor soo galkii jabhadii snm waxaanu lee yahay 11 cisho ayaan ku noolaa jab laxoox ah Iyo kabasho shaah ah.. alle reerku been badanaa.

  • @hargeisa24h
    @hargeisa24h 2 ปีที่แล้ว

    Bernamijkan waxuu sii Daayay 5 Sanadood ka hor kkk 800 oo Qof kkkk Ilaahay ba caadil ah halkaya ahayd?

  • @abokorxasan25
    @abokorxasan25 2 ปีที่แล้ว

    Dadka la xasuuqi jirey waalayaqaanaa yyyyhhhh

  • @mohamedbahdon2772
    @mohamedbahdon2772 ปีที่แล้ว

    Aar been badan aaway dadkii dhalay dadkan.la laayeya.

  • @mohamedshire8747
    @mohamedshire8747 2 ปีที่แล้ว

    Maxa adiga lagu dili wayay dhuusa wayne

  • @yusufal9239
    @yusufal9239 2 ปีที่แล้ว

    Nin bern sheegaya ayuu u egyahay

    • @omarduale1673
      @omarduale1673 2 ปีที่แล้ว

      Waad rumaysan la'dahay wayse dhacday ee sidaa u ogow

  • @muktarhussein7162
    @muktarhussein7162 2 ปีที่แล้ว

    Kuwii ree_dilaad yaa xasuuqay su'aasha ii waydii macalinka inaadeer?

    • @omarduale1673
      @omarduale1673 2 ปีที่แล้ว

      Cadyn xasuuq baa la rabaa marka hore

    • @muktarhussein7162
      @muktarhussein7162 2 ปีที่แล้ว

      @@omarduale1673 dulmi diidow dulmi doon hanoqon

    • @omarduale1673
      @omarduale1673 2 ปีที่แล้ว

      @@muktarhussein7162 waa sheeko caruureed waxaasi

    • @nasyadeuanyeong8707
      @nasyadeuanyeong8707 2 ปีที่แล้ว

      @@omarduale1673
      Dhagar qaba yaashiibaa dila ku meeraysta reer dilaba dood ma qabtaan e waa daaroodkii waxa niicda lawareegaa

  • @neimadeka6073
    @neimadeka6073 2 ปีที่แล้ว

    Waa dhaaco aad u xuun ..traumatic ayaa laka qaataya

  • @adeero35
    @adeero35 ปีที่แล้ว

    Waa been cad wuu xidhanyahay wuuna la socdaa tirada la dilayo kkkkk

  • @AbdulhakimTahir-e1y
    @AbdulhakimTahir-e1y 10 หลายเดือนก่อน

    War ninyahow dadka iyo dalku waa burburay umada haysku dirin waad nimanaysaa qof god kula gelayaa ma jiro ee naftaada u baq iminka shaqadaad wado waa denbi

  • @mohammedmuuse4270
    @mohammedmuuse4270 2 ปีที่แล้ว

    Miyaad kuyaaci kari weydeen waxba ku hadli maysid

  • @diali7588
    @diali7588 2 ปีที่แล้ว

    😭😭😭

  • @abdillahibasheabdi4904
    @abdillahibasheabdi4904 ปีที่แล้ว

    somalidu waa.dadka aan weligood ka korin is dilka kursi jacaylku sababo
    tusaale
    afweyne kuraiga ayuu difaacanaayey dad baanu u laayey
    muusena waakii dadkii mudaharaaday laayey isagooo isla kursigii difaacanaya
    full stop

  • @maryami2299
    @maryami2299 2 ปีที่แล้ว

    Kuwaan I waa kuwii lafaha qufan jiray reerahaani ma yuhuud bay kasoo jeeday dad dhintay intaa dabo haystaan waa Bucuresti baacuur

  • @dhuleceeydhuleceey6444
    @dhuleceeydhuleceey6444 2 ปีที่แล้ว

    Majeerteen dadka ma layn jirin bal way u hiilin jireen markii laga reebo

  • @yusufal9239
    @yusufal9239 2 ปีที่แล้ว

    Waa lagu xidhay oo ma beeninayo sidaad sheegatay. Waxan kugu diidanahay 700 oo ladlay ood markhaati ka ahayd agigoo maxbuus ah

    • @ahmedosman91
      @ahmedosman91 2 ปีที่แล้ว

      Kadhex bax ina dhilo .... cadceed sacab laguma qarin karee

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 2 ปีที่แล้ว

    Only a good-for-nothing is not interested in his past ( Sigmund Freud)

  • @mohamedshire8747
    @mohamedshire8747 2 ปีที่แล้ว

    Been badanaaaa geed qaada ayu so cunay bal eeg mahadli karayo kkkkkkk

  • @ashaoali8020
    @ashaoali8020 2 ปีที่แล้ว

    WAR NINYOHOW ILAAHEY KABAQ OO WAX MACQUULA NOOSHEEG MAXAAYELA NINKAAN KULA FADHIYA SIDEETA MAADKII MACALIN MANOQONKARIN WAYO WAANIN YAR

    • @ahmedjama2421
      @ahmedjama2421 2 ปีที่แล้ว

      Asc
      Wll caasha Waa suuragal in tariikhda uu waxbarayo ama macalin ka ahaa ka khaldantay lkn dhacdada dilka iyo xasuuqa dadku MA ilaawaan gaar ahan shacabka hadii ninku meleteri yahay ama jabhada snm oo uugalo dagaal badan way dhacdaa inay taariilk bisha ama maalmaha ka khaldamaan.... Lkn shici ku inta badan dhibaatada markhaati GA leh ee dilka been toos ah kama sheegaan. Waana uun halqof xogtiis
      Dadka Waxan sameeyey ee xasuuqa gaysay maaha dadyar

    • @ashaoali8020
      @ashaoali8020 2 ปีที่แล้ว

      @@ahmedjama2421 WALAALKEEYO waad mahadsantahay SOMALIDu inta badan DEBET ka waaku xunyihiin lakin adigu waakabedelan tahay sida adigoon caytamin ii fahansiidey lakiin anigu waxaan isleyahay ameeyka badbadintahay dadku waa dhamaanlahaaye

    • @ahmedjama2421
      @ahmedjama2421 2 ปีที่แล้ว

      @@ashaoali8020
      Asc ones again
      Wll waad ku mahadsantahay daawashada iyo comments
      Aniga shaqsiyan Waxan u doodaa dadka laga galay jariimada sida islaamku Ina farayo tusaale Waxan ahay isaq waxa ii reer abti ah darood
      Mid walba jariimaduu ka galay dad shacab ah waan kaga soo horjeedaa
      Aabahay dil ayaa dowladii siyaad bare ku xukuntay isaga oo buubuur saaran loo waday in lasoo dilo baabuurkii miino LA kacday
      SaaS ayuu kaga badbaaday
      Waxu aha shicib weliba sarkaal Gudoomiye degmo waxbarasho
      Gaar ahaan degmada ceel afwayne
      Kolkaas dadka wa inay sheegaan xaqiiqada lkn aanay been ka sheegin
      Waxan lagu samayn
      Dadka ficilkan gaystay ee weliba shici ka u gaystay anigu Uma aaneeyo reerkooda oo dhan
      Lkn Waa dad denbiilayal ah
      Ilahayna wuu kula xisaabti
      Waxay geesyteen
      Kuwa kaloo difiicayey shicibkaas
      Way jiraan oo laga yaaba Kan dilay a
      Shicibkaas inay isku reer yahiin
      Aan dulmiga meel uga soo wada jeesano dhamaanteen
      SaaS baynu ku liibaana
      Note
      Waxa jira dad aragtiyo iska soo horjeeda leh oo oranaysa
      1, dadkaas in laxasuuqo sax ayey ahayd WAyo dowladii rabeen inaay burburiyaan hadana inay sheekooyinkaas keenaan waxay only
      Kordhin colaad iyo Kala fogaansho kale.
      2, qolada kale inan LA cadeeyo waxii lacagu sameeyey shicibka LA xasuuqa ee reeernimo loo laayey
      Oo weliba reerbaa laayey oo ah
      Dadkii ka agdhawaa ama ku xeernaa
      Maamul kii siyaadbare
      Lkn anigu Waxan qabaa SaaS mid u dhaxatsa
      1, in lacadeeyo waxii dhacay,
      In dadkii ka danbeeyey toos loosheego
      Inaan looga faaiidaysan halaagaas
      I laysku wada qaado dad aan ogayn ama raali ka ahayn waxii dhacay,
      I laga dhigo tariikh madow oo so martay soomaliya tii ugu xumayd
      Dowlad shicibkeedi gumaadaysay,
      In dadkii Waxan gaystay ay Umada ka dalba Daan cafis waxii nool
      Intay kasoo baxaan is qarinta
      Arinka siyaasada kamaan hadlin
      Kuma xirayo dhacdadan waayo
      way Kala waynyahiin

    • @sacadcali3234
      @sacadcali3234 2 ปีที่แล้ว

      Markaa macalin muu ahayn wll ee imika ayuu macalin yahay 1988kii 19 jir baan ahaa buu yidhi halkaa sifiican u dhegayso wll

    • @nasyadeuanyeong8707
      @nasyadeuanyeong8707 2 ปีที่แล้ว

      @@ahmedjama2421
      Fas faqashtii ha firixlaysee

  • @maryami2299
    @maryami2299 2 ปีที่แล้ว +1

    Soomaalidu idinla dagan suf qof lagama hayo waadna dirirayseene ma yuhuud baa tihiin ma samraysaan been badana waad ku daray Saan boor Anne 1000 baa kudisheen waa inay it’s Gina buig qoraan

    • @safiajama7517
      @safiajama7517 2 ปีที่แล้ว

      Naan yuuhud iyo caadow baad taahin illaheye waxa xassqa kaa qaayb qaadtye akiiro caadbta haa kuu fogeyo ifkaana kaansar Allah haa kaa saaliido waaligayona
      Ilaabi meeyno kuwa naala dheegana baa noogu daarna qiiymaha luuxudkanu uu faadhina

    • @safiajama7517
      @safiajama7517 2 ปีที่แล้ว

      Gaadbuursi waxa uu sameeye waa is ogyaheye waana laaga amuuseye dhuulbahanta waa ogyeeye waxaye sameeyan dhaagar qaabi dhuulka UU dhaaqdhqaqa waad ogyaheye juuqna laaidinma oodaan haa moodin imaan faaqasha ilownye cuuqubadi.

  • @faizaali9531
    @faizaali9531 2 ปีที่แล้ว

    😒😒😒😒

  • @mohamedothman7519
    @mohamedothman7519 2 ปีที่แล้ว +1

    Wariye sheeko 'xiiso badan' ma noqon karto dad si wadara loo laayay simply qabiilkooda awgii! halkaas ku bedel sheeko murugo badan ama uur ku taallo leh. Bahalnimo weyn baa soo martay Soomaalida guud ahaan gaar ahaan na reer Somaliland.

  • @maryami2299
    @maryami2299 2 ปีที่แล้ว

    Nacala raga lafaha

  • @sidiiqmaxamuud4532
    @sidiiqmaxamuud4532 2 ปีที่แล้ว

    Ciyaalku mxay ku falaan

    • @zupeeercade485
      @zupeeercade485 2 ปีที่แล้ว +1

      Faqashtiibaad tahay swmhn

    • @sidiiqmaxamuud4532
      @sidiiqmaxamuud4532 2 ปีที่แล้ว

      @@zupeeercade485 hhh faqashtu ma dadbaa horta

    • @zupeeercade485
      @zupeeercade485 2 ปีที่แล้ว

      @@sidiiqmaxamuud4532 faqashtu waxa weeye majixin jixaaye maatida iyo dumarka iyo birmagayda laayay ragana iska dhicinwaayay

    • @zupeeercade485
      @zupeeercade485 2 ปีที่แล้ว

      @@sidiiqmaxamuud4532 qudhun weye

    • @sidiiqmaxamuud4532
      @sidiiqmaxamuud4532 2 ปีที่แล้ว

      Adaaba yaqaan nio

  • @harris8132
    @harris8132 2 ปีที่แล้ว

    Ninku suaalo xumaa?
    Qofku hadduu buug qoro ma wasaarad buu soo marinayaa?
    Ma lagaa eegay buuga kulahaa?
    Miyuu waydiiyo inuu research fiican sameeyey?
    Mida kale wuxuu waydiinayaa waxa xuisaha leh ee ku jira. Maxaa xiiso leh? Miyuu yidhaahdo wax argagax leh oo buuga ku jira.
    Ma wuxuu moodayaa inuu yahay buugii diiwaanka qosolka ee Jamaal Cali Xuseen?
    Bal adba

  • @yusufal9239
    @yusufal9239 2 ปีที่แล้ว

    Inaalillahi wa inaa ileyhi raajicuun. Waan xidhnaa oo 700 oo qof oo la dilay baan markhaati ka ahaa!!!! Been badanaa

    • @ahmedosman91
      @ahmedosman91 2 ปีที่แล้ว

      Hooyadaa siilka ka was

    • @ahmedosman91
      @ahmedosman91 2 ปีที่แล้ว

      Adigu anaguba intaa iyo inku dhow baanu usoo joognay

    • @walggo
      @walggo 2 ปีที่แล้ว

      adeerkaaba dadka laynayay nacasyohow

    • @ilhanhassan9813
      @ilhanhassan9813 2 ปีที่แล้ว

      Yusuf Al
      Noocaagaas oo kale inuu si xun u dhinto ayaad u qalantaa adiga hawiye ayaa Inshaalaah sidaa kuu gali kolay waqooyi waad ka carartaye

    • @walggo
      @walggo 2 ปีที่แล้ว

      walal hawiye aniga waa dadkayga cuqdadna uma qabo, kaliya kuwii dambiyada gaystay waa in la maxkamadeeyo oo dambigooda lagu qaado

  • @yusufal9239
    @yusufal9239 2 ปีที่แล้ว

    Fake

    • @saleebangeerash1592
      @saleebangeerash1592 ปีที่แล้ว

      been.run.u.eg.sheeg.waayo.800.qof.la.diley
      .ma.waxaa.kaa.reebay..si.aad.buug.taariikh.ah.uqorto.runtii.hadii.arinkan.wax.ka.jiraan.qayb.ayuu.ka.ahaa.hadaladiisa.dhimir.ayaa.ka.muuqda.

  • @yusufal9239
    @yusufal9239 2 ปีที่แล้ว

    He looks like lier

    • @ilhanhassan9813
      @ilhanhassan9813 2 ปีที่แล้ว

      Yusuf Al
      Kuwa islaamkaa laayay iyo adigu
      Isku damiir ayaad tihiin. Kolay qabiilkaa ayaad ka soo jeedaa.
      Waana la,idinku yaqaanaa axmaqnimadaas iyo cawaanimada
      Ilaahay ayaa idinka jari inkastoo la,iskakiin celiyay.
      Laakiin caruurta iyo dumarka aad layseen ilaahay ayaa idin gumaada Inshaalaah

    • @abdimagan3482
      @abdimagan3482 ปีที่แล้ว

      Nacdal ayaa hooyada iyo wixii ku koriyeyba ku yaal.maxaad u beeneyaysa taariikh dhab oo dhacday weeyi waxaana Amarka bixiyey Siyaad Barre. ابن حرام