qebti 1 iskudiyari Ramadan tartan ka iscatenka ☺️28 days Ramadan weight loss challenge

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ก.ย. 2024
  • BISMILAHI RAAHMANI RAHIM ALAHU MASALI ALA MOHAMMED

ความคิดเห็น • 44

  • @farhiacuisinekushin
    @farhiacuisinekushin  6 หลายเดือนก่อน +4

    Waa channel ki cilanka boqda❤ th-cam.com/video/18DjQJWO3Ps/w-d-xo.htmlfeature=shared

    • @ummuhafsuus4966
      @ummuhafsuus4966 6 หลายเดือนก่อน

      Abayo mcn xagee ka heshay warqadaan

    • @farhiacuisinekushin
      @farhiacuisinekushin  6 หลายเดือนก่อน

      @@ummuhafsuus4966 supermarket

  • @umushifaaali5790
    @umushifaaali5790 6 หลายเดือนก่อน +2

    Maashaallaah farxiyaay sidaan sugayeey tartan iscaateeys ❤

  • @NisteexoAadanIbraahim
    @NisteexoAadanIbraahim 6 หลายเดือนก่อน

    Masha allah

  • @ifrahalisahar7254
    @ifrahalisahar7254 6 หลายเดือนก่อน +1

    Asc Abyo farxiyo rabadaan kariim ad Ayada u mahad sn thy ilahy haku barakeyo mcnto shukran haben danbe ayaan bilaaba adega ayan soh gadan Insha alah wad no dadashy ilhy haku barakeyo Abyo mahad sn

  • @sulekhasaid2891
    @sulekhasaid2891 6 หลายเดือนก่อน

    Mansha Allah tabarikalaha jizakalhu kharan walaashaye Ramadan Mubarak

  • @bushrabintumohamed7513
    @bushrabintumohamed7513 6 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaa Allaahh shukran Maccaantooyy maqaan Abaalkaga wxan ku gudo❤❤

  • @farxiyacaloofi1647
    @farxiyacaloofi1647 6 หลายเดือนก่อน

    Masha allah❤

  • @fatumaismael4177
    @fatumaismael4177 6 หลายเดือนก่อน

    Mashaalah ❤❤

  • @sahraibrahim5601
    @sahraibrahim5601 6 หลายเดือนก่อน

    Abayo alaha ku barakeyo waad nofa,ideysay group nofur hadaa,awodid please ❤

  • @aichadjama3711
    @aichadjama3711 6 หลายเดือนก่อน

    Waa Ramadan Mubarak sister.

  • @ashabare6215
    @ashabare6215 6 หลายเดือนก่อน

    Manshallah farxiya Ramadan Mubarak dhamaan ka waran qofkii gaas qaba❤

  • @CusmanSicid-z2r
    @CusmanSicid-z2r 6 หลายเดือนก่อน

    Ramadadn mubarak

  • @ubahsheikhdahir2052
    @ubahsheikhdahir2052 6 หลายเดือนก่อน

    Ascwwb abaayo iscaateenta ayaan rabaa in aan ka qeybgalo insha Allah

  • @SalaadoXuseen-lc7tc
    @SalaadoXuseen-lc7tc 6 หลายเดือนก่อน

    m.a abayo ramadan mubarak allah ha ku xafido ❤❤❤

  • @faizasalaad9730
    @faizasalaad9730 6 หลายเดือนก่อน

    Shalan is misamay waxan ahay 76kg waxan iska dhimi raba 10kg inshallah xali faruud ayn ku saxuurtay waxan ka imaday 88ayn ah awal sitartiib ayuuw iga dhacaya❤alx

    • @aishaadaud2612
      @aishaadaud2612 6 หลายเดือนก่อน

      Abyo aniba 75kg ahy ma tartarna quruxey 😊

  • @user-uk9hz3wc7s
    @user-uk9hz3wc7s 6 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah shukran xbbti wan ku sugayay wlh ❤❤

  • @ismahancumar470
    @ismahancumar470 6 หลายเดือนก่อน +1

    Farxiyoy waku salamay kawaran borasha afur hadan ka dhigto saxurtana labo ukun biyo lagu kariyay iyo xabad mukati midka madow

    • @farhiacuisinekushin
      @farhiacuisinekushin  6 หลายเดือนก่อน +1

      Wan kaqade qali haa wacadi 🥰❤️❤️❤️

  • @ShukriAbdillahi-c2u
    @ShukriAbdillahi-c2u 6 หลายเดือนก่อน

    Waa khamuun

  • @WardaOsman-xs3tv
    @WardaOsman-xs3tv 6 หลายเดือนก่อน

    Asa abayo qudarta choping board ku jarjar saasa ku fiican Cafwan

  • @sacdiyoabdikarim9332
    @sacdiyoabdikarim9332 6 หลายเดือนก่อน

    Farxiyo bacyahaan intee kasoo gaday

  • @LadanQaasin
    @LadanQaasin 6 หลายเดือนก่อน

    Waad mahadsantahay abaayo wll

  • @FadumoCarab-w9z
    @FadumoCarab-w9z 6 หลายเดือนก่อน

    Shamarku wa khamuun soomali

  • @CaahoAbdirisaaq
    @CaahoAbdirisaaq 6 หลายเดือนก่อน

    Asc abaayo Ramadan mubarak soorta kawaran waxalaga shiidy masago jwb insha allaah

  • @IsmahaanHersi
    @IsmahaanHersi 6 หลายเดือนก่อน

    Africo hada joogtan çanaha geel çaba

  • @sacdiyoabdikarim9332
    @sacdiyoabdikarim9332 6 หลายเดือนก่อน

    Wax yaawaha barafka lageliyo iyo kuwa lagelinin noosoo geli

  • @MarwoMiski
    @MarwoMiski 6 หลายเดือนก่อน

    Hoyoo uur ah maa istimali karata apple cider vinegar

  • @farxiyoaxmed3054
    @farxiyoaxmed3054 6 หลายเดือนก่อน

    Asc abyo gas aidhibay cunda kaste maunikaro timcayilka ksotar

  • @NaciimoNuurCali
    @NaciimoNuurCali 6 หลายเดือนก่อน

    Walaley cayilne caato Lee marabou farxiyo

  • @Sihamonline
    @Sihamonline 6 หลายเดือนก่อน

    Abayo 80 kilo aha hadan 60 noqday

  • @mohamednorsharif6295
    @mohamednorsharif6295 6 หลายเดือนก่อน

    Wlshey qalbiga ah raga Maxaa u haysaa marka mise raga way is ticmaali karan

  • @user-or5op4vt3w
    @user-or5op4vt3w 6 หลายเดือนก่อน

    Apyo saliidaada ayaan aad ugu baahnaa lcg aan ku iibsada neh maheysto ee si walaalnimo ah ma ii siinkartaah apyo😢

    • @farhiacuisinekushin
      @farhiacuisinekushin  6 หลายเดือนก่อน +2

      Dhibhalaha abayo haa ilasoxirir+254790610603

    • @maimunamohamed9308
      @maimunamohamed9308 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@farhiacuisinekushinabayo cunug 10 bil ban nujinaya abayo maisticmali kara weight loss meal kan

    • @farhiacuisinekushin
      @farhiacuisinekushin  6 หลายเดือนก่อน

      @@maimunamohamed9308 haaa wacadi

  • @umurayan8755
    @umurayan8755 6 หลายเดือนก่อน

    Abayo nambarken kasowaca mashinka hilibka ayan ubahna

  • @FartuunhassanHassanbere
    @FartuunhassanHassanbere 6 หลายเดือนก่อน

    Abayo qof nujinayo qalka ma isticmali kara

    • @dekaosman7483
      @dekaosman7483 6 หลายเดือนก่อน

      May abyo wuka catoba ilmaha