#NOQO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 48

  • @naimamahamed5376
    @naimamahamed5376 6 ปีที่แล้ว

    masha allah aad iyo aad ayaad u mahadsantahay Ayub

  • @maryanahmed6539
    @maryanahmed6539 7 ปีที่แล้ว

    Macalin Allah ha ku barakeeyo

  • @sagalcabdi4088
    @sagalcabdi4088 7 ปีที่แล้ว

    ayuup walalky ayamahan.waankamaqna hwada waankuxisnay ilahay hakudhawro inader waxad nohaysaa xubin muhiim u ah nolsha👍👍👍👍👍👍

  • @dagan3004
    @dagan3004 7 ปีที่แล้ว

    Jazakallahu Khayr Walal

  • @leylahilal7324
    @leylahilal7324 7 ปีที่แล้ว +2

    masha allah ayub bro u are amazing, xaga wacyi gelinta youtube-ka u are the best ever I can't wait ur next video. allow adiga oo kale badi, sida inoga wad walaalkey qaaliga ah. allah ha ku barakeeya amin

  • @abdirazak.a8336
    @abdirazak.a8336 7 ปีที่แล้ว

    shukran Ustaad Yusuf alle haku barakeeyo

  • @faysalmaxamed5411
    @faysalmaxamed5411 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah sxp ayub waad mahadsantahy aad iyo aad waxaa nabaraysaa Shay lacagta kaqiimo badan aan doolar iyo diinaar midna lagu iibsan Karin ilaahay hakaa raali noqdo aduun iyo aakhiro

  • @fardowsaqurux3284
    @fardowsaqurux3284 7 ปีที่แล้ว

    Mansha allah allah haku siyadsho aqliga iyo.xigmada wllo thnks waxa igu cawisa nashidada mageceda wan kahelay

  • @princesshuda7344
    @princesshuda7344 7 ปีที่แล้ว

    jazak Allahu khayr akhi

  • @macalinkamacalinka6607
    @macalinkamacalinka6607 7 ปีที่แล้ว

    masha allah wll jazaa kallahu khayran aĺle haku dhowro sida ad no dhiiri geliso ayn ka helay

  • @zeinabmohamud7773
    @zeinabmohamud7773 7 ปีที่แล้ว

    Walaal waad ku mahadsantahay duubista video yada muhiimka noo ah #jazaakallaah

  • @abdulaahiaweisomar4425
    @abdulaahiaweisomar4425 7 ปีที่แล้ว

    mahadsanid
    ayusuf sakiin

  • @sacadiyaaxmed5853
    @sacadiyaaxmed5853 7 ปีที่แล้ว

    jazaa akallhu khyrn ustas aad ayan uga faiiday vedwgan shugran alfa marah

  • @maryanomar4126
    @maryanomar4126 7 ปีที่แล้ว +3

    waa runta walal jaza kalah qeyr

  • @user-cb6ve8qh8p
    @user-cb6ve8qh8p 7 ปีที่แล้ว +1

    shukran wll aniga mushkilad baa ihaysta nin baa laysiiyey lkn aniga marabo dadka Dhan illa raban lkn ani nafsad uma hayo fadlan icaawi

  • @iqroaxmed2620
    @iqroaxmed2620 7 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wll allah khayr ha kasiyo inta aad no faidesay

  • @fadumofarah6963
    @fadumofarah6963 7 ปีที่แล้ว

    maasha Allah shugran walaal

  • @deqohasan5084
    @deqohasan5084 7 ปีที่แล้ว

    mahadsanid wll

  • @saeedliban6348
    @saeedliban6348 7 ปีที่แล้ว

    masaha alah alle haka abal mariyi wll

  • @OsmanAlinoor
    @OsmanAlinoor 7 ปีที่แล้ว

    MaashaAllaah this video made me smile. thanks bro Yusuf.

  • @atoalsheikh3832
    @atoalsheikh3832 7 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خير الجزاء يااخي الكريم بارك الله فيك

  • @ayandaganxalane7785
    @ayandaganxalane7785 7 ปีที่แล้ว +1

    mnshlah wllkey ayub waad ku mahd santhay jazkallah

  • @sadhagi8072
    @sadhagi8072 7 ปีที่แล้ว

    thnks my abowe

  • @atoalsheikh3832
    @atoalsheikh3832 7 ปีที่แล้ว

    شكرا لك

  • @qadarshafii827
    @qadarshafii827 7 ปีที่แล้ว +1

    ustaad yuusuf waxaad u qalantaa in Abaal gud lagugu siiyo barnaamij kan wllhi oo xaqiiqo millions of subscribers na Waa istihiishaa xaqiiqatan.
    jzllh

  • @wacaneeyshire2884
    @wacaneeyshire2884 7 ปีที่แล้ว +1

    masha allh illah ejer hakaasiiyo

  • @halimohaliim7259
    @halimohaliim7259 7 ปีที่แล้ว +1

    Adiga Ayaa Mudan in lagudhoho waad mahadsan tahay
    Run Ahaantii Waxbadan ayaan Ka maqlay Rajadada Uhoraynba hagaji
    2: mantase Markan dawaday Video yowgan Aad ayuu ISO jeetay Arimo Badan Banan Rajaynayaa in aan kudabakho oo Naftaydu Horay ugu dhiiran wayday.
    Mahad sanid Macalin Wanagsan

  • @hassanmuse2612
    @hassanmuse2612 3 ปีที่แล้ว

    Yaa daawanya 2021

  • @hanahajifaroole2593
    @hanahajifaroole2593 7 ปีที่แล้ว

    Mahad sanid
    jazaka Allah kheer

  • @calicabqaricalicabqari8242
    @calicabqaricalicabqari8242 7 ปีที่แล้ว

    WAAD MAHADSANTAHAY

  • @deeqowawahmed2797
    @deeqowawahmed2797 7 ปีที่แล้ว

    kikkk Wa sax

  • @FF-li1bu
    @FF-li1bu 7 ปีที่แล้ว

    Ayub walalkey,casharadaada dawashadeeda lagama daalo waxaana tabataa xaqiiqda, aad ayaad u mahadsan tahay.

  • @bilaalaxmedsiciid3954
    @bilaalaxmedsiciid3954 7 ปีที่แล้ว

    thanks sxb yuusuf sakiin

  • @lailamahad3274
    @lailamahad3274 7 ปีที่แล้ว +1

    aad ayaa u mahadsan tahy ayuub waa inaa bilaabaa hada..

  • @princessinaabdirahman2502
    @princessinaabdirahman2502 7 ปีที่แล้ว

    wadku mahdsnthy wllky ayub

  • @suwaarabintu8857
    @suwaarabintu8857 7 ปีที่แล้ว

    Asc wll wad kumahadsantahay sida fiican eed noogu soo dayso video ga
    magcaygu waa
    sihaam hasan
    waxaankunolahay magaalad borma
    mishakilad ayaa ihaysata taaso ah
    markasta waxaan is idhaa wakhatigaag maarayso oo hadaf kaag gaadh hadan ma maareyo
    oowaxayaba kalaan ku mashaqulaa ee ilatali ?
    mahadsanid
    Asc

  • @nihilist.niiniile
    @nihilist.niiniile 7 ปีที่แล้ว

    wlhi Hooyaday aaa ina wax waydiisto igu adkeed waqti lkn markii dhibaato aragto wlhi waayo arag aaba unoqonaysaaa

  • @zahranuurshams1426
    @zahranuurshams1426 7 ปีที่แล้ว +1

    yuusuf sakiin dad kan isku maskax ma ahan hadan wax wediyo wuxu iska dhiga qof qaali ah qiimahaga indhihiis hor toda daciif aa ka tahay maxa xal ah (yuusuf sakiin)

    • @abdirahmanelmi1011
      @abdirahmanelmi1011 7 ปีที่แล้ว

      zahra nuur shams fahad xalku waxa weeye wixi aad ugu baahanto weydiso waxad ka maarantone iska daa waliga hafiirin islaweynida qofka ee danahaaga fiiri marwaliba jawaabta helidoontane haqiyaasan ileen waxa soosocdo Alle keliya aya og nabadgelyo.

  • @ayaanaxmed4777
    @ayaanaxmed4777 7 ปีที่แล้ว

    shadiida ayaan ka helay magaceed ayaan uuu bahanay

  • @farhiyoali8644
    @farhiyoali8644 7 ปีที่แล้ว

    +Sax! waad ku tilmaantay walaalken wuxuu yahay

  • @sadickmahamoud3917
    @sadickmahamoud3917 7 ปีที่แล้ว +1

    aad baad u mahadsan tahay waa qodob wanagsan...