HA NOQONIN QOFKA AAD TAHAY EE NOQO QOFKA AAD MUDANTAHAY! I WADADA GUUSHA: #6

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • #Ayub_Sakiin
    Weligaagaba waxaa lagu oran jiray: Noqo Qofka aad Tahay! Aniga maanta waxaan ku leeyahay: Ha Noqonin Qofka aad tahay ee Noqo Qofkii aad mudnayd..Qofka aad u qalantid!

ความคิดเห็น • 194

  • @ishwaaqaxmed5073
    @ishwaaqaxmed5073 4 ปีที่แล้ว +45

    Bentaa ma ahan wlhi taali kama ahi sidaan aan ahay oo waan isweydiiyaa maalin walba maxaad maanta jaaniskaagi uga faa'iideysatey👍noqo qofka aad uqalanto waa ereyo dhaxal gala mahadsamid macalin

    • @maogtahey6629
      @maogtahey6629 4 ปีที่แล้ว +3

      Walal waaan ku jeclahey allah dartii lkn walal fadlan video yadada noospo badi Mahadsanid

    • @qadanqasim6972
      @qadanqasim6972 3 ปีที่แล้ว +1

      Macalin ayuub aaad bad umasanthy .waxaad qof noloshayda badalay markaan talaabooyinka raacay.wnkuuduceeyee macalin

  • @salmanur2123
    @salmanur2123 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashalah waa wax loo baahna in lahelo qof soomaalida dhiiragaliyo hore socodkooda

  • @jeeni-goroyo5354
    @jeeni-goroyo5354 4 ปีที่แล้ว +2

    DhiirigaLiyahayga ayuub yuusuf mahadsanid inbadan

  • @MohamedAbdinaaasir
    @MohamedAbdinaaasir 2 หลายเดือนก่อน +1

    Macalin aYuuup waan ku taaageraaa dhiirgaliye ❤❤❤

  • @engratam5412
    @engratam5412 4 ปีที่แล้ว +2

    Dhiiri galiye soomaaliyeed ayuub yuusuf sakiin horay u soco sxb

  • @abdi-azisabdirahman4787
    @abdi-azisabdirahman4787 4 ปีที่แล้ว +2

    Horey usoco Allana haku dhawro macalinkeena dhiirigalinta. AYUUB

  • @habibahassanmidnimo9445
    @habibahassanmidnimo9445 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Ustadkeyga guud wacan guud ahaan asaxabta Ustadkeyga

  • @arwaaxfiidow6027
    @arwaaxfiidow6027 4 ปีที่แล้ว

    masha allah ustat Yusuf ajir allaha kaa siiyo dhiiri galintata aad nala garab taagan tahy

  • @meeldaaq5116
    @meeldaaq5116 4 ปีที่แล้ว

    maasha allah ayub yuusuf allah ha ku barakeeyo

  • @mohamedjeelle4061
    @mohamedjeelle4061 4 ปีที่แล้ว +1

    Ustaaaad Ayuub Yusuf sakiin mahadsnid 👏💯 wax bdn yaa ka faidaye cimri dheer iyo cfmaad Alle ha ku siiyo 🙏

  • @axmedcabdiaxmed3533
    @axmedcabdiaxmed3533 4 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah dhiiri galin aad uqaliya ayaad nosoo jeedisay Mahadsanid jasakalah

  • @umiali1785
    @umiali1785 3 ปีที่แล้ว

    Guulayso Ayuub waxaad tahay macalin qiimo leh, oo dadka wax fiican ku kordhiya

  • @quruxhaweenbintucarab7374
    @quruxhaweenbintucarab7374 4 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah keep going teacher

  • @xamdisheikh7417
    @xamdisheikh7417 4 ปีที่แล้ว

    Masha allaah Ayuub Yusuf wlhi waxan aqoon saday kaliya cod kaaga waad iska riday hilib kii yaraaa alle swt haku xifdiyo aamiiin insha allaah aamiiin

  • @abdiaziiztamaam8909
    @abdiaziiztamaam8909 4 ปีที่แล้ว

    Mash allah ustad ayuup yusuf sakiin runtii waxad nagu dhiiri galisaa tabaha aan ku guul gaari karno Isla markaana noo rumaynaya riyooyinkeena 👍👍

  • @janat23m
    @janat23m 4 ปีที่แล้ว +1

    Thank you so much macalin ayuub
    Noqo qofka aad mudantahay inaad noqoto
    By ayuub sakiin

  • @salmanilyaz7727
    @salmanilyaz7727 4 ปีที่แล้ว +1

    m.a ustaad ayuup wll keep going

  • @mushtaqahmed3047
    @mushtaqahmed3047 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah macalin ayuub allaha kuxifdiyo

  • @raxmaahmed5812
    @raxmaahmed5812 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah tabarakalah shukran shukran shukran shukran shukran shukran shukran shukran waan ku xiisenay macalinkayga alle haku xifdiyo

  • @nnnnn1123
    @nnnnn1123 4 ปีที่แล้ว

    Ustaad ayub saad canad u tagtay wanbe ku wayneee alle haku xafido

  • @munamaxamud8032
    @munamaxamud8032 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll macalikayga qaaligabah waa runtaaa wll

  • @xamdiabdirashid6772
    @xamdiabdirashid6772 4 ปีที่แล้ว

    Ilaahow ku barakee ustaad ayuub walaal ku dayasho mudan baad tahay

  • @saedahmed7153
    @saedahmed7153 4 ปีที่แล้ว

    "Ha noqonin qofka ad tahay ee Noqo qofka ad Mudan Tahy" Kelmad Dhaxalgal ah. MAHADSANID USTAAD

    • @drahmedhayow9013
      @drahmedhayow9013 4 ปีที่แล้ว

      Ma jeceshahay walaal faaido ku saabsan nafta, psychology iyo caafimaadka maskaxda booqo channelkan th-cam.com/channels/hMCFHAI93P4RFERiYeC6Gg.html walaal subscribe haka hilmaamin.

  • @hiboaxmed8440
    @hiboaxmed8440 4 ปีที่แล้ว

    Masha allh
    Aad baad umahadsantahay
    Ilahay khyr badan haku siiyo

  • @xamdisheikh7417
    @xamdisheikh7417 4 ปีที่แล้ว

    Masha allaah ha noqon waxad tahay ee noqo waxa tahay waa hadal Runta salka ku haayo mahad sanid wllkeey alle hku xifdiyo aamiiin

  • @hodanali2995
    @hodanali2995 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah waa cashar mudan in lagu faydeeysto allah ha ku xafido walaleyk

  • @yasminisa1649
    @yasminisa1649 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah waad mahadsantahay ustaad

  • @XOGMALGROUP
    @XOGMALGROUP 4 ปีที่แล้ว

    Waa ahaan doonaa i.a markaa noqdana waan kuu sheegi doonaa ustaad🌹🌹🌹

  • @maxamedsaalax5121
    @maxamedsaalax5121 4 ปีที่แล้ว +1

    Maashaaa alaaaa ustaad xiss u wllhi illhay haku xafido ustaad

  • @Aash179
    @Aash179 4 ปีที่แล้ว

    Masha allaah ustaad yusuf

  • @craxmancalixuseenbalwakaja275
    @craxmancalixuseenbalwakaja275 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid macalin ayuub yuusuf sakiin

  • @qalanjaquruxu5966
    @qalanjaquruxu5966 4 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah warunta walal waarin kafaideysi ubahan jazakallahu qeer

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 4 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allaah jazaakalaa kheer macalin qiimo badan 👂👍

  • @amalabdullahi8566
    @amalabdullahi8566 4 ปีที่แล้ว

    Alle haku xifdiyo macalin ayuup aad ayaaa umahadsanyahay.

  • @bellaali8724
    @bellaali8724 4 ปีที่แล้ว

    Dhiirigelintaada aaaad ayaa ugu xiisey ustad ayuub

  • @nimohassen9256
    @nimohassen9256 4 ปีที่แล้ว

    Maasha alaah ilaahoow ku xafid macalin walaahi waa runtaa kuma qanacsani caajiskaan hada ahay jasaakumulaahu qeeyr ustaat

  • @muhandjama5582
    @muhandjama5582 4 ปีที่แล้ว +6

    Mansha Allah Ustaad Noso badi Casharadii aan ka Shidaal qadan jirnay ❤❤❤💪💪💪💪💪💪

  • @badranour5191
    @badranour5191 4 ปีที่แล้ว

    Maansha Allah macalinka nolasha Allah yaxfadak

  • @apdikariimkaraama6233
    @apdikariimkaraama6233 4 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad so laabasho wacan waan ku sugey nay

  • @xafsoxafso3422
    @xafsoxafso3422 4 ปีที่แล้ว

    Woooow...mhdsnd Ustaad

  • @farhiaabdirahmansheikh2581
    @farhiaabdirahmansheikh2581 4 ปีที่แล้ว

    masha alh shaqsi ku dayasho mudan allaah yaxfidka ustaad

  • @zeinabhassan3438
    @zeinabhassan3438 4 ปีที่แล้ว

    Mashaaallah ustad ,JazakaAllah khyr

  • @umalkhayr1257
    @umalkhayr1257 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah macalin allah jasaa igaga jano hakadhigo runti figradahagu wax badan bay noloshayda kabadalen hore usoco❤

  • @cabdiraxmanyuusuf6755
    @cabdiraxmanyuusuf6755 4 ปีที่แล้ว

    Mash allah alaha ku barakeeyo towbaraheena

  • @fartunabdi8782
    @fartunabdi8782 4 ปีที่แล้ว

    Waa Mahadsan tahay ayub Yusuf sakiin CiMri dheer iyo Ciwaado iyo Caafimad Alle ha ku siiyo

  • @hoodoxasan1828
    @hoodoxasan1828 4 ปีที่แล้ว

    Mashaallh Ayuub yusuf Sikiin O Solabty waanu Ku Xiiisnay wllo Alle kahu Xiftiyo

  • @djamilasango5589
    @djamilasango5589 4 ปีที่แล้ว

    Mashal alah ku xafido hun qali waad mahadsantahye inbada waxyabo badana waan kafaideysana

  • @ayaanhassan4536
    @ayaanhassan4536 4 ปีที่แล้ว

    Mashallah Allah Ku xiftiyo

  • @aishaali438
    @aishaali438 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah shukrn wllky dhiirigalintada aad iyo aad ayaa uga FAA,iidaysty

  • @samraxiismohamed2540
    @samraxiismohamed2540 4 ปีที่แล้ว

    masha alaah wll waad mahadsantahay

  • @islamicaffairs5008
    @islamicaffairs5008 4 ปีที่แล้ว

    ALLE haku xiftiyo ustaad waxad cagta noo saartey tabihii guusha

  • @xamdicabdi3966
    @xamdicabdi3966 4 ปีที่แล้ว

    Mashaalaaah ustaad wadamahadsantahay

  • @amalabdullahi8566
    @amalabdullahi8566 4 ปีที่แล้ว

    Mashalaah wll Alle hakaa abaal mariyo wanaagaad nosheegtay

  • @awoawi7445
    @awoawi7445 4 ปีที่แล้ว

    Mashallah mahadsanid wll ayub waxaad dhaqajisay maan xurday ee sidaa kuwad.👌👌👌👌👌

  • @anshaxchannel8315
    @anshaxchannel8315 4 ปีที่แล้ว

    Jasakallaah ayuub yuusuf alle caqligaga hakuu siyaadsho anagana hanagu anfaco aqoontaa iyo taladaaba 😍🙏

  • @sowdaahmed6924
    @sowdaahmed6924 4 ปีที่แล้ว +4

    Ustaad ayuub waxaad nagu dhiirigalisaa tabaha aan ku gaadhi lahayn guul iyo hormaro wanaagsan allaha ku xafido adiga iyo family gaaga .

  • @ifrahmohamedabdillahi6473
    @ifrahmohamedabdillahi6473 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allaah nolaw huno 💪💪

  • @fahiimomaxamuud3775
    @fahiimomaxamuud3775 4 ปีที่แล้ว +1

    macalinka nolosha alaha ku xifdiyo Teacher🙏❤

  • @bisharocabdiwali4440
    @bisharocabdiwali4440 4 ปีที่แล้ว

    Mansha allh waa mahadsanthy mclin

  • @quranlovers8813
    @quranlovers8813 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah
    Ilahay ha ku xifdiyo ustad

  • @farhiyomohammed7449
    @farhiyomohammed7449 4 ปีที่แล้ว

    Guulayso aakhiro iyo aduun walaalkey ayuub.

  • @siidcalicabdishiikh3361
    @siidcalicabdishiikh3361 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad qaali ah

  • @jackplayer6240
    @jackplayer6240 4 ปีที่แล้ว

    Keep going ayuub wlhi waxa tahy qofka aan dhiirigilintisa aan qaato hore usii wad I.n

  • @malyuunxaashi705
    @malyuunxaashi705 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah jazakallahu qeyran walalkey,wax badan oo qeyra ayaan kaa faaiidney dhamaanteen
    Waxaa tahay macalinkeena guul ayaan kuu rajeyneynaa macalin

  • @rodaroda9849
    @rodaroda9849 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah ayuub waanu kala luunay maantan heelay TH-cam kiisa xiigmadadi aan la socon jiiray hadan leeayna thanks walaal

  • @huthaali534
    @huthaali534 4 ปีที่แล้ว +2

    Ayuub Yusuf SaKiin 100% wadku mahadsantahay inad cawa i tustay sidan dahabka igu doogan iyo awoodaydaba uso saari laha ilaahayna haygu garab galo is badelkas insha Allah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
    15th August 2020 nol0l cusub🤟🥰

  • @suhraad32
    @suhraad32 4 ปีที่แล้ว

    Macalin ayub plz videogan videoga xiga wxd nogu soo diyaarisa horumarinta nolosha ama bookkasta oo no muhiim ah waa iga codsi
    THANKS Teacher❤️

  • @ifkamedia8334
    @ifkamedia8334 4 ปีที่แล้ว +3

    Waw my brother is back. Wellcome ayub

  • @queenladan4814
    @queenladan4814 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad 🖒🖒🖒

  • @adoonkiiilaahey3006
    @adoonkiiilaahey3006 4 ปีที่แล้ว

    Mashallah ustaad aad umahadsantahay

  • @zaynabsaeed3333
    @zaynabsaeed3333 4 ปีที่แล้ว

    Wall ayub mahadsanid

  • @fahmojama2608
    @fahmojama2608 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad
    Runtii aad ayaan u jeclahay vedios kaaga waxay saamayn wayn ku yeesheen noloshayda
    Waxaan u daawadaa si maalinle ah kamana daalo
    Shukran in badan🙏

  • @cabdirashiidmaxamed9728
    @cabdirashiidmaxamed9728 4 ปีที่แล้ว +2

    Waa mahadsan thy wll ayub ,
    Ma jirta buugaag aad qortey oo dhiirigalin ah oo la heli karo.

  • @Hani_Ayaanle
    @Hani_Ayaanle 4 ปีที่แล้ว

    Mashallah ayuub yuusuf sakiin mumruk mumruk alfa mumruk

  • @hodanaidid6750
    @hodanaidid6750 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah❤ dhiirigaliyaha kaliye ee aan tagero allah haku xafido ayuub🤲

  • @cashomuse3605
    @cashomuse3605 4 ปีที่แล้ว

    Masha alaah ustaadkena alle hakuxafido wlhi wxdtahy dhiirigeliye aad wngzn ee hore usocod wngzn I.a

  • @lovekaape7258
    @lovekaape7258 4 ปีที่แล้ว

    Ayuub yuusuf sakiin noloshu kuma xumayso waa run♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @sacdiyaali9696
    @sacdiyaali9696 4 ปีที่แล้ว

    Mansha alh macalin ayub

  • @farhiyomohammed7449
    @farhiyomohammed7449 4 ปีที่แล้ว

    MashaAllah ayuub nooc kaluu iila ekaaday ma kaligay baa mise waad ila qabtiin

  • @zaahidishakmohamed5030
    @zaahidishakmohamed5030 4 ปีที่แล้ว

    Masha alaah macalin allha ku daayo

  • @stronggirl72
    @stronggirl72 4 ปีที่แล้ว

    Mansha allh allaha ku sharfo wll

  • @ilwadaragsan7652
    @ilwadaragsan7652 4 ปีที่แล้ว +2

    Macalinkeyga waan ku xiisay runti malin kasta wax sugaye video kada in aad video cusub soo dhigtay Alle ku barakeyo Alle ku jiseyo wanaaga inoo shegtay

  • @xikmaabdulaahi380
    @xikmaabdulaahi380 4 ปีที่แล้ว

    mahadsanid ustaad

  • @amiinnuuxawale7358
    @amiinnuuxawale7358 4 ปีที่แล้ว +1

    Video yada noo soo badi macalin

  • @mssfakatax5957
    @mssfakatax5957 4 ปีที่แล้ว +1

    Welcome back ustaad

    • @drahmedhayow9013
      @drahmedhayow9013 4 ปีที่แล้ว

      Ma jeceshahay walaal faaido ku saabsan nafta, psychology iyo caafimaadka maskaxda booqo channelkan th-cam.com/channels/hMCFHAI93P4RFERiYeC6Gg.html walaal subscribe haka hilmaamin.

  • @nagwamohamed1288
    @nagwamohamed1288 4 ปีที่แล้ว

    Thank you wll Ayuub.

  • @kingkamalahmed.jabman.5283
    @kingkamalahmed.jabman.5283 4 ปีที่แล้ว +1

    MAASHA ALLAAH

  • @aminaismaciil3354
    @aminaismaciil3354 4 ปีที่แล้ว +1

    waa xaqiiq ustaad waxan ahay ma noqon doono lkn waxaan noqon doonaa waxan ku fikirayo maanta ayaan aaminay

  • @jameswilliam5247
    @jameswilliam5247 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid walaale

  • @deganmohamedabdi1397
    @deganmohamedabdi1397 4 ปีที่แล้ว

    mashllh maclin maclin ksta soo gali wax ku sabsan sida school 1 loo noq faidad wax akhriska

  • @craxmancalixuseenbalwakaja275
    @craxmancalixuseenbalwakaja275 4 ปีที่แล้ว

    Macalin waxaan ku weydinayaa dad badan waxay ku wareersan yihiin farqiga udhaxeeya luuqad iyo cilmi waxaan rajeynaa in aad iiga soo jawaabi doonto mahadsanid ustaad.

  • @fadumoidiris3774
    @fadumoidiris3774 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah ustaadii allah kudhoro

  • @sahraahmed5148
    @sahraahmed5148 4 ปีที่แล้ว

    Ustaad shugrn

  •  4 ปีที่แล้ว +1

    ماشاء الله تبارك الله⁦♥️⁩⁦♥️⁩👍

  • @safamohammad2650
    @safamohammad2650 4 ปีที่แล้ว

    Macalim wankugu cusba keep going

  • @maryanmohammed2414
    @maryanmohammed2414 4 ปีที่แล้ว

    mashallaah jzk qeer😊👍❤️❤️❤️

  • @ilhanibrahim3882
    @ilhanibrahim3882 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ustaad cashiradada wan jeclahay ino sobadi insha Allah

  • @muscabbinuumayr5698
    @muscabbinuumayr5698 4 ปีที่แล้ว

    Mashaalah illahay kuwa kafaidaysto hanakadigo

  • @sidraahmed8368
    @sidraahmed8368 4 ปีที่แล้ว

    M.a teacher💖

  • @xamdisheikh7417
    @xamdisheikh7417 4 ปีที่แล้ว

    Waa la yaab dadkaan bal waxay
    saareen 8👎👈 lkn waxba kama qaban karaan waayo waxa badan inta jecel o aniga ila midkaa o saartay👍👈
    ama saari dionta👍👈 ❤❤❤❤❤👈