DULMIGA KA DHACA SOOMAALIYA CID KA BAD BAADAYSA OO SOOMAALI AH MALAHAN || Sh Maxamed Idiris

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ม.ค. 2023
  • #SUBSCRIBE#DAACAD#PRODUCTION
    Produced By Daacad Production (Abdinasir Daacad )
    PLEASE SUBSCRIBE OUR YOUTUB CHANNEL / @daacadproduction
    For more new video visit / @daacadproduction
    Find us on Facebook :- Ducaysane999...
    ✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like

ความคิดเห็น • 26

  • @habibahassan7290
    @habibahassan7290 ปีที่แล้ว +3

    Allaha ku karaameeyo Sheekh Maxamed Idriis aamiin Soomaaliya waxaa heysata col ku dhac oo tuugo ku ciidamisay.

  • @halimosharif7651
    @halimosharif7651 ปีที่แล้ว +4

    Jazaaka Laah kheyr sheekh

  • @ubahsulaiman1823
    @ubahsulaiman1823 ปีที่แล้ว +3

    Asc shiikhanaa Alle ha ku barakeeyo aduun iyo aakhiro adiga , waalidkaa iyo faracdaada.Culimadeena kalena Alle saa soo kale ha ka dhigo.Alle hafahan siiyo muxaadaradaa qaaliga ah soomaali. Alle waxaan kabaryeynaa dulmiga wadankeena hadheeyey in uu naga dulqaado. Aamiin.

  • @maryanabdi4253
    @maryanabdi4253 ปีที่แล้ว +2

    Aamiin Aamiin Ya Allah 🤲🤲🤲🤲🤲❤️❤️❤️❤️❤️❤️🙏🙏🙏🙏

  • @abdiismacil9683
    @abdiismacil9683 ปีที่แล้ว +2

    Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🙏 👊 ♥ ❤ 👌 ✨ 🙏 👊 ♥ ❤ 👌 ✨ 🙏 👊 ♥ ❤ 👌 ✨ 🙏 👊 ♥ ❤ 👌 ✨

  • @habibahassan7290
    @habibahassan7290 ปีที่แล้ว +1

    Aamiin aamiin aamiin aamiin

  • @Cutie-hq2
    @Cutie-hq2 ปีที่แล้ว +2

    allaahu akbar xaqa allaha na tuso somali hadaaaan nahay allaahuma Amiiin

  • @cusubohormar7319
    @cusubohormar7319 ปีที่แล้ว +2

    Somaliya dadkeedii baa iisdulminaya was atin xun subxanalaah

  • @abdirizaqarare7822
    @abdirizaqarare7822 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahaow

  • @subanali5805
    @subanali5805 ปีที่แล้ว +4

    Allahu Akbar may Allah make easy for us 😭😭😭

  • @ibrahimhusien9350
    @ibrahimhusien9350 ปีที่แล้ว +1

    Asc. Maasha. Alaah. Ilaah. Ajar. Hakaasiiyo

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 3 หลายเดือนก่อน +1

    AMIIN.AmiiN

  • @leylahassan5698
    @leylahassan5698 ปีที่แล้ว +2

    Asc

  • @abdilleosman7466
    @abdilleosman7466 ปีที่แล้ว +1

    Somaalida waa dad qabiil lumiyay ilaa ay rabi ulaabtaana dhib kaas ayay kujiran 😢

  • @fatumagure6803
    @fatumagure6803 ปีที่แล้ว +1

    🤲🤲🤲😭😭😭👍👍

  • @abdunurabdule5179
    @abdunurabdule5179 ปีที่แล้ว +2

    Sheekhoow somaliya yeey dhiiga kuugu kicinin

  • @haniyusufilmi9754
    @haniyusufilmi9754 ปีที่แล้ว +2

    Ilahayow ka dulqad manta dhibta iyo dulmiga inta badan wuxu ka jira wa xamar hada ilhy haka dulqado waxa laga so shegayo wax maql ah ma aha

    • @hamdimohammed9094
      @hamdimohammed9094 ปีที่แล้ว

      Anoo hargeyso joogo hadanan shaqo helikarin ama aan maxkamada cadaalad heli karin iley madaxda qofkama aqaano ama kumalihiyee oo aan shaqa la aan utahriibey macadamiabaa taalo somaliya dulmiga weyka simantahay ilaahey hanaga qaado

    • @haniyusufilmi9754
      @haniyusufilmi9754 ปีที่แล้ว

      @@hamdimohammed9094 wa runtaa dulmiga mel walba wa ka jira ama qabiil hala isku dulmiyo ama dana famaly ha la isku dulmiyo lkn xamar waxay dhertahay dulmi ba nafta lagaga goyna qof qof dilay ba qof an waxba galabsan dusha laga saraya qof maskin ah o an taag iyo tabar haysan ba xolohisa si bareer ah lago qadanaya iyago awood lo sheganayo

  • @hamdimohammed9094
    @hamdimohammed9094 ปีที่แล้ว +2

    Sheekh taas madhawa maxkamada ayaa laaluushqaadata xataa alshabaabka iyo qofqofdiley ayaa lacaglasiiyaa qof miskiiney ku badalaan sheekh madaxweynahaa ayaa la rabaa iney cadaalada ka bilaabato xasan sheekhana waxaan qabiileysi iyo hanti boob aheyn kama muuqdo ilahey ayaa noo maqan

  • @ahmedcire9628
    @ahmedcire9628 ปีที่แล้ว +1

    Run

  • @libanali1626
    @libanali1626 ปีที่แล้ว +1

    Ma adigaa daacadnimo ku faana dadkii lacagaha aad ka qaadatay usoo celi.

    • @abdifitahosman2069
      @abdifitahosman2069 หลายเดือนก่อน

      Kuwa shiiqa uu ka hadlaa armaa ka mid tahay