SH MAXAMED IDIRIS MUXUU KU SOO ARKAY DALKII HOOYO OO UU USBUUCAN KAYIMID

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 มี.ค. 2024
  • #SUBSCRIBE#DAACAD#PRODUCTION
    Produced By Daacad Production (Abdinasir Daacad )
    PLEASE SUBSCRIBE OUR YOUTUB CHANNEL / @daacadproduction
    For more new video visit / @daacadproduction
    Find us on Facebook :- Ducaysane999...
    ✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like

ความคิดเห็น • 26

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 4 หลายเดือนก่อน

    Magaalada caasimada muqdisho waxaa dhihi lahaa dadka ku noolow qashinka aad meel kasta ka buuxiseen iska nadiifiya nadaafada waa imaanka barkii🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌺🌺🌺🌺🌺

  • @amirahamud3478
    @amirahamud3478 4 หลายเดือนก่อน

    Khiiq Alle haku barakeyo dadfikirayo somaliya majogaan nin walba wuxuu ku fikiraa sey Daaro xaaran ah ku dhisanlahayeen

  • @user-dh6jc7ke4i
    @user-dh6jc7ke4i 4 หลายเดือนก่อน +1

    Allahuma aamiin 🤲 yarabbi

  • @jibriladam3896
    @jibriladam3896 4 หลายเดือนก่อน

    Maashaa Alaah

  • @Xilwa_Xaggi
    @Xilwa_Xaggi 4 หลายเดือนก่อน +1

    Jzk qayr sheeq idirs

  • @habibahassan7290
    @habibahassan7290 4 หลายเดือนก่อน +1

    Xaaji Maxamadow haku daalin kuwaan.

  • @BisharoAhmed-oz1tk
    @BisharoAhmed-oz1tk 3 หลายเดือนก่อน

    Bishaaro axamad

  • @user-dh6jc7ke4i
    @user-dh6jc7ke4i 4 หลายเดือนก่อน +1

    Sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️

  • @samiiraxiirey4198
    @samiiraxiirey4198 4 หลายเดือนก่อน

    AAMIIN YAARABI AAMIIN YAARABI AAMIIN YAARABI DHAMANTEYNBA 🤲🤲🤲🤲🤲🤲 JISAKALAH KHAYR ❤❤❤

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 4 หลายเดือนก่อน

    Soomaali sadaqada iyo caawinaadey ku nool yihiin mahee ilaah dhulkuu la jari lahaa danbiyadeey samaynayaan xaaraan cunka dhaca dilka iwm🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 4 หลายเดือนก่อน +1

    Qiiq ha dhihin sheeq idiris he waxaad tAhay wadani soomaaliyeed dhulkiisa ka naxayo jir oo joog oo janada allaha ku galiyo aamiin🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌺🌺🌺🌺

  • @user-pp3mx9qf3u
    @user-pp3mx9qf3u 4 หลายเดือนก่อน

    Maashaa Allah

  • @khadijabin8262
    @khadijabin8262 4 หลายเดือนก่อน

    Allhuma amiin yaa allah

  • @halimomohamed6166
    @halimomohamed6166 4 หลายเดือนก่อน

    Ma sha Allah

  • @barniabdirahman6475
    @barniabdirahman6475 4 หลายเดือนก่อน

    WAA RUUN WAARUUN WAA IL QAABILAD EE SIIDA DAADKA DAALKA LAA DHAAMO RUUN

  • @user-sg4qj5vz5y
    @user-sg4qj5vz5y 4 หลายเดือนก่อน

    Amin

  • @user-np9gl8ej8v
    @user-np9gl8ej8v 4 หลายเดือนก่อน

    Subxaana Allah, o shaikhow maxaa dadki kudhacay?

  • @mohamedmooto-kl2du
    @mohamedmooto-kl2du 4 หลายเดือนก่อน

    Murtad aa tahay

  • @cagtakahooscadaawahasoomaa5735
    @cagtakahooscadaawahasoomaa5735 4 หลายเดือนก่อน

    Qardha iyo Qandala miyaa halkaasi

  • @Kw58437
    @Kw58437 4 หลายเดือนก่อน

    Bisinka

  • @bardehanad4919
    @bardehanad4919 4 หลายเดือนก่อน

    Sheekhoow Soomaali dadka ugu cilmi badan ayaad Ka mid tahay, hadaadan diyaar u aheyn inaad inta dhex degto cilmiga Ku dhex faafin Yaad uga fadhidaa inuu wadankan dhex joogo?

  • @Hornscope
    @Hornscope 4 หลายเดือนก่อน

    Anigu beri hore ayaan ka quustay somaliweyn oo dhan. Ama ha baaba'do ama gaalo ha qabsato. I don't really care

    • @samiraige4360
      @samiraige4360 4 หลายเดือนก่อน

      Sidaa maahan inaad u hadashid. Wayku samaynaysaa waayo waa wadankeenii. Beri meesha aad joogto hadii lagasoo eryo halkaas baa lagugu soo tuurayaa Markaa dhamaanteen way Ina qusaysaa

    • @Hornscope
      @Hornscope 4 หลายเดือนก่อน

      @@samiraige4360 Anigu ilaahay swt ayaan ku tiirsanahay ee kuma tiirsani wadan iminka iyo mustaqbalka toona.
      Meeshii ilaahay ii qoray ayaan ku danbaynayaa

  • @Gulmudagirl
    @Gulmudagirl 4 หลายเดือนก่อน

    Mamacdan iyo gas baa so aragtay jajuus t l p f🤮🤮😡😡