🙏🙏Sh maxamad idiris🙏xafidulaahi🤲 waa shiikha kaliya ee sida dhabta uga hadla🇸🇴xaaladaha somaliya waliba ay kamuuqato dal iyo dad jaceeyl☑️☑️alaha barakeeyo🤲
Sheikh Illahi Swt Haa ku Barakeeyo Wlhi Ruunta Aya Inoo Bayaanisey illahi Swt ku Sharfo Hadey Somali In Yar Oo Iimaan lee Yihin Illahi Swt Haa Soo laabtan Oo Haa daba qabtaan
Sheekh,Waa runtaa,madaxda Anaga, Ayaa qabiil ku dooranay.Anaga ayaan qeeylineeyno.Markaasan,midka cideena Marka wax laga sheego,dhiigu nagu kacaa.Markaasan caayna kii wax ka sheegay ee siyaasigeeni fiiriyay.Illahey hanaga cafiyo,qabriga nala geli maayaan Waana ku aaqiro seegnay.Astaagfurullah Cadiim,Wa’atuubu illeyhi.SUbxaanallah.
Asc sheekh ha nagu xoqan markaa Dalkaaga xal u wayday Anagu Reer Somaliland wadankayagaanu dhisanaa ee Dalkaaga Gafuur culusta aad uga carartay ku ekoow hadaanad Sheekh sheeganayay sikale ayaan kugula hadlilahaa!
War somaliland aynu dganaanee Culimada umada somaliyeed meelwalbay joogaan xad iyo xuduud gaara male ee wadaadku inta afka kuhadashuu ka dhexeeyaa ee gaabso Midnimadana dhibaato kuma jirto ee idhibtu waa inaa qorshe la aan iyo heshiis la aan lagu midoobo
Asc Somalia 🇸🇴 dhibaatada waa shacabka oo aan aragti iyo caqli lahayn oo jaahiliyadii islaamka ka hor ku nool dunidan isbedeshay ee teknolajiyada heerka ka gaadhey taas oo qabiil ah waxna aan ku tarayn daalim qabiil ku tageer marka dhibka waa shacabka
Maan yari soomaali waa meheradeedii maslaxadeedii garan weyday iyo marinki toosnaaye, macnaheey ku noolaan laheyd maluhu siinwaaye! Maskaxdaa laga abaaroobay sheekhow, soomali waa awr oo waxba ma dhaanto rag jawaasiis ah oo shisheeye u adeega oo jinsiyo shisheeyo wata oo aan udiir naxeyn bey qabyaalad ku daba joogaan oo dhulkoodii iyo dhaxashoodii dhibaya!
Sheekhow you are part of the problem. Dadka ha waalin ee ama suit Blue ah soo xidho oo siyaasi noqo ama Caalim dadka wax bara oo Tawxiidka ku xidhan Noqo oo canbaaree xisbiyadda Diinta ku hoos gabada.
War kan sheekh maaha.waxuu la hadlayaa ma dad wax ma garata ah ba.waan yaabay.Kulaha Somali wa isku dad. waa dad yar kulaha. carabtu waxa ka mid ah Qatar,Bahrain,Kuwait waa isku carab waana muslim maxay dal qudha u samaysan waaye. waa sheeko caruureed buu dadka ula yimaada.Somaliland oo dal jira oo shaqeeya ayuu mar kasta soo hadal qada.markuu feiled state uu ka soo jeedo ee xukunta Vila wardhiigle u ka dhigaayo inay tahay wax shaqeeya.Kulaha wasiirka ayaa yidhi billion mucaawano aya adduunku ina siiya. Waa jaahil caqli gaab ah.Somali ha iska ilaaliso kan oo kale waa nin dawlaada furmaajo la dhacsan oo u arka inay tahay dawlad.dawladihii ka horeeyay Sh Sharif iyo Xasan Sheekh ila tii Cabdiqaasim dawlad umu arag. We read you well .
Sheekh maxamed idiris Allaah ha barakeeyo
Ilaahow denbigaaga dhaaf .sheekh maxamed idirisow
Jasakalahu sh'kh Somali wanag marabane alle khairka hanawafajiyo iyo acmasha fcn
Illahay ha ku xafido sheikh, arma umamda aad lahadlaysa dhegalayahin!!!!!!
🙏🙏Sh maxamad idiris🙏xafidulaahi🤲 waa shiikha kaliya ee sida dhabta uga hadla🇸🇴xaaladaha somaliya waliba ay kamuuqato dal iyo dad jaceeyl☑️☑️alaha barakeeyo🤲
Maasha Allaah, Culimada Allaha barakeeyo somalidana kuwa kuwa wadan kooda aamina oo dawlad samaysta Allaha ka dhigo isku mowqif khayr
Jaahil buka ayaad sheekh ku sheegaysa,culaamaa'u suu' un ayaan arkaa.
Msha allah ilahey ha noo naxariisto
Cajiib m.a
Jazaka lahu kheeyran sheekheena
MIISAANKA XASANAADKA ALLAH HA KUU SAARO🤲🏽
Radiyallahu canuhu
Shiikh Maxamed Idiris runtuu noo sheegay dhibaatadu waa shacabka Soomaaliyeed
Masha'Allah Shiikh Adriis, Tusaalaha, Ugu Wanaagsan Ayaad Usoo Qaadatay, Somaali haday Waxfahmi karaan. Markay diideen Amarkii Madaxwaynahooda, Waan aragnaa Waxahaysta Maanta, Dowladnimadii Somaaliya. Jazakallahu khayr Shiiqow khayr badan Allaha Kugu abaalmariyo, Aduun iyo Akhiro, Allahuma amiiin. Waa Arin diini ah inaad Madaxdaada Adeecdo, Allahu Mustacaan💞💚🇸🇴
Allaha xifdiyo fadiilatu Shaikh M.idiris rabi raali hakaanoqdo insha'allah.
Scw
Maashallah allha barakeyo sheik maxamed iyo walaalaha noo soo gudbiyay
Aamiin
Masha Allah allaha ku xafido sheikh M.idirs allaha ku barakeyo
Jazaka llahu qeyr qeyral jazaa
Sax waaye
JEZAAKA ALLAHU KHERY SHEIKH MOHAMMED IDRIS
Jazakalahu khayran shiikh maxamed
Allaha nawada hadeeyo ummada Somaliyeed oo dhan iyo muslimiinta oo dhan Amiin ya Allah
Mashallah
Sheikh Illahi Swt Haa ku Barakeeyo Wlhi Ruunta Aya Inoo Bayaanisey illahi Swt ku Sharfo Hadey Somali In Yar Oo Iimaan lee Yihin Illahi Swt Haa Soo laabtan Oo Haa daba qabtaan
Jaw war runtu xagee jirta,sheekh ma arkeeyo waa nin iska hadle
Mash allah culumada allah nobarakeeyo
Sheekh,Waa runtaa,madaxda Anaga,
Ayaa qabiil ku dooranay.Anaga ayaan qeeylineeyno.Markaasan,midka cideena
Marka wax laga sheego,dhiigu nagu kacaa.Markaasan caayna kii wax ka sheegay ee siyaasigeeni fiiriyay.Illahey hanaga cafiyo,qabriga nala geli maayaan
Waana ku aaqiro seegnay.Astaagfurullah
Cadiim,Wa’atuubu illeyhi.SUbxaanallah.
Umada Somaaliyeed, Qaadka, iyo Qabillka Allow ka badbaadi. Baahi iyo darxumo ma jirteen.
Thank you sir
جزاك الله خيرا
Jazaaka Allaah khayran Shaykhunaa!
سبحان الله العظيم يا الله سا عدنا
M.a
hadel Soomaali Nasrin leedahey ilaahey xukunka inooku dhiibi sheekh maxamed iidiris iyo sheekh mustafe iyo Kuwa kale lamidkah inshalahu
yaaka yeelaayo hee shiiqaan waa. ERATERIYA
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
@@Kadhigemedia adna booqo kaya channelkayga wll
Somali dhegaheda allaha qeerks allaha u furo ficoon ayaa KU dhex jiro Ana wax idin siiyo haye ayey leyihiin
Allah haku barakeeyo sheekh
Masha Allah jaza Akalahu khayra
ascw manshaa allah sh mahamed alle hakubsrakeeyo
ASC sheekh Saalan Sare maxeynu yeela ilaahey na toosi
Masha allah
Waa sax shacab ka haqoda ragey u dhib ten hadi ay xumaden dibad baxa hana laga qado xil ka
Jazakallah
Mashaalh
mansha ALLAH waruntisa
جزاكم الله خيرا وبارك فيكم جميعا علماء صومالي
Allah xaqa hanagu hanuuniyo sheikh
اللهم بارك لنا في شيخنا واحفظه من كل مكروه
Somali qabyaald mooye wax kale ma yaqanaan
Kii meel fadhiistaa
Reer buu u hadlayaa
Markuu kitaab ka ku dhaaranayey ma iloowey
Maya walaal shipman was asal eleteriya
Asc sheekh ha nagu xoqan markaa Dalkaaga xal u wayday Anagu Reer Somaliland wadankayagaanu dhisanaa ee Dalkaaga Gafuur culusta aad uga carartay ku ekoow hadaanad Sheekh sheeganayay sikale ayaan kugula hadlilahaa!
War somaliland aynu dganaanee
Culimada umada somaliyeed meelwalbay joogaan xad iyo xuduud gaara male ee wadaadku inta afka kuhadashuu ka dhexeeyaa ee gaabso
Midnimadana dhibaato kuma jirto ee idhibtu waa inaa qorshe la aan iyo heshiis la aan lagu midoobo
Somaliland anigaba wan kunolahay de Shka wxu shegayo wa war caad imisa Rer Somaliland oo dibateysan dowladodi medhaay
Sheekan siyaasada ayuu jecelyahay yaa ila arkay
sheekh maaha waa culaamaa'u suu
inageenan commentiga ka dhurmayna ayaa xataa waxmatarayaala
taasi mabeenbaa
madaxdda iyo culimadu waa hormuudka umadda
tilmaanta aqoonyahka iyo taabagelinta dawlada iyo kartida shacabka waa wadada horumarka
Laakiin aragtidyda madaxdda iyo mijaha ayaa hawshodii kagaabiyey
culimadu waajibadkodii way guteen
Sheekhow dad nabad ah buu ahaa dal adiga iyo kuwa kula qayrka ah ay soo kharibeen baa hada lagu noolyahay
Asc Somalia 🇸🇴 dhibaatada waa shacabka oo aan aragti iyo caqli lahayn oo jaahiliyadii islaamka ka hor ku nool dunidan isbedeshay ee teknolajiyada heerka ka gaadhey taas oo qabiil ah waxna aan ku tarayn daalim qabiil ku tageer marka dhibka waa shacabka
Dhibka oo dhan waa culama ku sheega somaaliyeed
Maan yari soomaali waa meheradeedii maslaxadeedii garan weyday iyo marinki toosnaaye, macnaheey ku noolaan laheyd maluhu siinwaaye! Maskaxdaa laga abaaroobay sheekhow, soomali waa awr oo waxba ma dhaanto rag jawaasiis ah oo shisheeye u adeega oo jinsiyo shisheeyo wata oo aan udiir naxeyn bey qabyaalad ku daba joogaan oo dhulkoodii iyo dhaxashoodii dhibaya!
00
P
😭
Sheekhow you are part of the problem. Dadka ha waalin ee ama suit Blue ah soo xidho oo siyaasi noqo ama Caalim dadka wax bara oo Tawxiidka ku xidhan Noqo oo canbaaree xisbiyadda Diinta ku hoos gabada.
War kan sheekh maaha.waxuu la hadlayaa ma dad wax ma garata ah ba.waan yaabay.Kulaha Somali wa isku dad. waa dad yar kulaha. carabtu waxa ka mid ah Qatar,Bahrain,Kuwait waa isku carab waana muslim maxay dal qudha u samaysan waaye. waa sheeko caruureed buu dadka ula yimaada.Somaliland oo dal jira oo shaqeeya ayuu mar kasta soo hadal qada.markuu feiled state uu ka soo jeedo ee xukunta Vila wardhiigle u ka dhigaayo inay tahay wax shaqeeya.Kulaha wasiirka ayaa yidhi billion mucaawano aya adduunku ina siiya. Waa jaahil caqli gaab ah.Somali ha iska ilaaliso kan oo kale waa nin dawlaada furmaajo la dhacsan oo u arka inay tahay dawlad.dawladihii ka horeeyay Sh Sharif iyo Xasan Sheekh ila tii Cabdiqaasim dawlad umu arag. We read you well .
Dadka qaabileysan ee laga hadlayo inad kamiid tahay wey cadahay😃😃
Dadka laga hadlaayo Aqligoda hooseeya mustaqbalkiisa Caruurta mustaqbalkoda ka Shaqeyni lahed ayad udoodeesa Qabil Iyo Qurun. Waxaana kuwa Sheikh Sheegayo Qalbiyadoda Qalashey Wax Garasho Anan lahen nafta ku jirta
Warkaa ba,a war dheeraaaa o tayodaranaaaaa hadii ad igu feerislawareegayso yaa dalka kasugaysaa inay kuuhagaajiyaan
Jahli iyo waaliyiba adigay kaa muuqataa walee, halkaas ka baroorta oo cid aan aqoon waxa idin laayay ku haya waa na disheen. Dawlad aad ka buuxdo waxay samaysay baad ku eedaynaysaa cid aad ugaba badnayd dawlada. Weligiin baa gocasho iyo catow laydin ku eedayn jiray adeer
@@abdisalamhassan4955 anigu waan xoraystay dalkayga lwaanan gaadhay inaan nabad iyo xoryed ku naalood adigu amoson ayaa ku taaliya.Allaah weyn waa caadil maalinta qiyaamahana adiga iyo kuwa lamidka ah ayuu noo kala gar qaadi doonaa.Jaahilnimo ayaan kugu arkeyaa.bye
جزاك الله خيرا
Mashaa Alah