Sh.Maxamed Idiris oo si adag uga hadlay heshiishka Bada Somaliland Iyo Itoobiya

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ม.ค. 2024
  • ✔ Fadlan Subscribe garee l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Mahadsanid ✔

ความคิดเห็น • 56

  • @aragtidahorumarkabulshada8060
    @aragtidahorumarkabulshada8060 6 หลายเดือนก่อน +1

    Jadaaka Allahu Khayran Wabaaraka Allaha Fiika
    M.A Xafidahullah Allaha Barakeeyo sheekh wayn Ee Sida Fiican Uga Hadlay Taariikhda soojireenka ah Soomaalida iyo Faragalinta ay Waligeed inagu Haysay Insha'Allah waan Ka Adkaanaynaa Ethiopia

  • @maxameddeeqalibucshir8722
    @maxameddeeqalibucshir8722 13 วันที่ผ่านมา

    Masha aalah allah ya barak

  • @mohammedhassanademadem
    @mohammedhassanademadem 6 หลายเดือนก่อน +5

    Religion/Politics DONT MIX

    • @TheSlaveOfAllah1992
      @TheSlaveOfAllah1992 5 หลายเดือนก่อน

      Either you are a jaahil or a kafir, which one is it?
      Islam is a holistic Deen, it is for the people and the government. This Kingdom belongs to Allah, He sets the Rules, no one else. You came to this world naked and ignorant, you had nothing. Your own existence depends on Allah.
      Islam forbids taking people's resources, these people are not Muslims so that is the reason why Ethiopia, UK, USA did what they did.
      Allah yahdik.

    • @abdullahimahamudbile
      @abdullahimahamudbile 5 หลายเดือนก่อน +1

      Islam is a whole system with it’s own Economic,politic,education,welfare,warfare system unlike christianity where you can easily divide them by saying secularism and so on……..

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 6 หลายเดือนก่อน +2

    Shar Gudahab shaydaan xijaaban
    Cadowga Somaliland illahay ha jebiyo 👍 guuleyso muuse guule ha ku garab galo, maansha allah cadowga Debeda iyo Gudahaba ee Somaliland illahay ha jebiyo guuleysta guuleysta guule haydin garab galo 👍👍😁👍👍😁

    • @abdicash8787
      @abdicash8787 6 หลายเดือนก่อน +1

      Kani waa Eritrea, somaliba maHa
      Siil.majeedheen dhib badana .
      Ilaahmomar oo gaal xaaraan ku qabo

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 5 หลายเดือนก่อน

    اءمين
    Aamin yaa rabi

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c 5 หลายเดือนก่อน +1

    Waa Idigii Gabadha Madaxweyne Hassan Sheekh Ku Mashquul Sanaa Shaqo Uu Siiye, 31 Days Kadib Inaa Ka Hadasho Badda Somalia Adee Ceeb Wryn Kugu Tahay, Cuqdadi Aala Aamusneyd Is Kaga Aamus Xigmad Maheysid,

  • @oogdhugee_3072
    @oogdhugee_3072 6 หลายเดือนก่อน +2

    Shaydaan, illahey ayaa ku qaban...

    • @user-de6lm4wn9c
      @user-de6lm4wn9c 5 หลายเดือนก่อน

      waa qabiiliiste wadaad iska dhigaaya 31 days uu aamusnaa haduu ka hadlaa badda

    • @user-mk1gp2cw7o
      @user-mk1gp2cw7o 5 หลายเดือนก่อน

      Subxanalah war sheekha ka xishooda somalibmeeqasanuu kahadleyey

  • @jaangoan349
    @jaangoan349 6 หลายเดือนก่อน +1

    Walee xalay wan joogay markii shiiqa jeedinayay muxaa daredaas misjidka sikiska

  • @caesar2671
    @caesar2671 6 หลายเดือนก่อน +4

    Sheekh nidaamkii Somaliya ee koonfur iyo waqooyi ku heshiiyeen waxa burburiyay Daaquudkii Siyad barre oo aanay cidina dooran lkn xoog ku qabsaday. Somaliya markaasay dhimatay

    • @user-de6lm4wn9c
      @user-de6lm4wn9c 5 หลายเดือนก่อน +1

      kama hadlaayo siyaad bare iyo farmaajo 31 days wuu aamusnaa maanta uu luuqa kasoo baxay

  • @Halgame334
    @Halgame334 6 หลายเดือนก่อน

    CARUUR USHEEKEE ITIPIA KU DHANTA 200/100

  • @noorbashow645
    @noorbashow645 6 หลายเดือนก่อน

    Mashaalah

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c 5 หลายเดือนก่อน

    war ilaah ka baq sidii umul iyo shible oo cuqdad la aamusan aakiu dhaama badd na ka hadlin badda 31 maalin kohor ee bilaabatay sheekadeeda maanta maxaa u usoo hadashay?

  • @abdiali319
    @abdiali319 6 หลายเดือนก่อน +1

    Isa soo wada raaca Somaliyeey. Somaliland waxa iska leh Somaliland. Dhul aydaan lahayn haka hadlina. Shaqo kuma lihidin dhulka Somaliland. 32 Sano ayey Somaliland idinka baryeynay aynu noqono 3 Dawladood oo iscaawiya. Dhegaha ayaad ka furaysateen. Maanta cidda aanu doono iyo Dawladda aanu doono ayaanu heshiis la galaynaa, wax aad ka qaadi kartaana majiro.

  • @mohamedsulub3647
    @mohamedsulub3647 6 หลายเดือนก่อน

    Halyaywaydhaaftaywaamushaahidiibaalayidhi

  • @umurowda6887
    @umurowda6887 6 หลายเดือนก่อน

    anagu waan idiin keena 1960 waxan idinka noqonay 1991 markaynu waxba wada yeelan Kari waynay
    itobiya waanu necebnay laakiin idinka af xumadiina ayaa na jeclaysiinaya
    nimanka halkaa taagan idinkuma jiro nin aanu dhul wadaagno ninka ciise mooyee

  • @ashaabdilahi9914
    @ashaabdilahi9914 6 หลายเดือนก่อน

    Adaaba ah itoobiya

  • @mac-hirsi8569
    @mac-hirsi8569 6 หลายเดือนก่อน

    Ict waali bay udhawyihiin
    Markaad dadka ixtiraamto adna waad mudantahay in lagu ixtiramo
    Culimo siyaasiyiina,

  • @ummumuhammad9412
    @ummumuhammad9412 5 หลายเดือนก่อน

    Sheekhw adaa hadalkaaga isk hor imanay
    Mar waxaa leedahay sadax markab dawladda haka dajiso Zaylac oo caawinaad ha weydiisato dawladaha saaxiibada.
    Mar waxa leedahay tabarucaad aduunka kama jirto.
    Hadana waxa sii raacisey, dawlad waaye hadahdo , kaaley intaan kusiinaa adigana dayaara iyo hub nasii.
    Meeshii lee majoogtidoo gumesi waa gumesi.
    .

  • @abdicash8787
    @abdicash8787 6 หลายเดือนก่อน

    Kani miyaanu Eritrean ahayn .maxaa somaliland iyo hawleheeda soo geliyey.
    Majeedheen , waa wado iska furan

  • @Halgame334
    @Halgame334 6 หลายเดือนก่อน

    SOOMALI CIDDA KA XUNEED OGTAY MAAN ARAG 50SANON JIRAY

  • @duulqarneeynduulqarneeyn5913
    @duulqarneeynduulqarneeyn5913 6 หลายเดือนก่อน

    Kani miyuu riyonaya . Kaasa sheekh noo sheeganaya dameer ciyey kir

  • @abdiali319
    @abdiali319 6 หลายเดือนก่อน

    Xaarbaa sheekhaw kaa da’aya. 3daa markab xagay ka marsyaan Somaliland?

  • @amiinali8969
    @amiinali8969 6 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂 hada isagiibaa calatariyaana oo aan somali ahayn

  • @amuse5695
    @amuse5695 6 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkan wa ictisaam khaarijiya. Viva republic of Somaliland

    • @fartunalihashi4833
      @fartunalihashi4833 6 หลายเดือนก่อน

      Aad itoobia. Oo hannugu soo noqon. Laakiin armaad noqotaa kii talada xumaa ee Sheikh idris sheegay. Ee qorismarisku helay

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c 5 หลายเดือนก่อน +1

    31 Days Aaamusneyd Hada Maa Hurdada Kasoo Kacday Qabiillkii Nii Qaaday Niima Dhigo. Faarax Macalin Caleema Saarkii Deni Uuka Sheegay In Muqdisho Meel Aan Heyn Mjdaaharaad Laga Sameyn Taas SWaxee Kuu Cadeyn Qabiilka Heera Uu Maraayo Oo Idinkii Culumada Iska Djihaayo Ku Dhaqmaayo

  • @fosiali263
    @fosiali263 6 หลายเดือนก่อน

    Waar danahaaga raaca bada hooyada ma lehe dad baa lehe

    • @abdicash8787
      @abdicash8787 6 หลายเดือนก่อน

      Waa Eritrean 😅😅😅😅😅 maxaa somaliland ka galay , siil.majeedheen

  • @Halgame334
    @Halgame334 6 หลายเดือนก่อน +1

    ITOPIA WA RER SHEEKH ISXAQE ADU BADADA ERATERIA ILASHO AFRIKI WA LANDOKED MUST GETT ACSES TO THE SEA

    • @Halgame334
      @Halgame334 6 หลายเดือนก่อน +1

      RER SOMALILAND NIBITIBAA USOO CAARIDAY. WAY KA FAIDAYSANAYAN SAXEEXA M.MUUSE BIXA TARIIKH QARNIYADII TEGAY KAWEYN AH

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c 5 หลายเดือนก่อน

    farmaajo lacag haloo uruuriyo aa dhaheyse nimankiina wadaad isku sheega ah, maxaa u dhihi weyde madaxweyne hassan sheekh lacag haloo uruuriyo? soomaali wee nii baratay khamiis ka qabiilka aa wadato iska bixi diin shaqo kuma lihid,

  • @umurowda6887
    @umurowda6887 6 หลายเดือนก่อน +1

    hadii xasuuqii maxakamad caalami ah loo furi lahaa ilaa maanta talyaani kuwu ka tagay namay dhibeen

  • @abdiali319
    @abdiali319 6 หลายเดือนก่อน

    Sheekhaw Taariikhda Dhinac kali ah ayaad ka dheegaysaa. Maxaa sababay in jabhadda SNM ay duurka gasho. Miyaanad xasuusnayn burburkii Siyaad Barre, Ilaahay Cadaabta haku Fogeeyee, uu ka gaystay Hargeisa, Burco, Berbera iyo deegaano badan oo Somaliland ah. Ethiopia Somali ayey nooga hiilisay. Maantana iyaga ayaanu ka jecelnahay. Wadaadkiina, Siyaasigiina iyo Dawladdiinuba Tuug ayaad tihiin.

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed 6 หลายเดือนก่อน

    Adigu se yaad tahay ma Soomaali mise Erritrean

  • @abdiharun2916
    @abdiharun2916 6 หลายเดือนก่อน

    Somaliyey sheikh mohamed idriss yaa lacaynin waa qof fican oo aad uu wanagsan oo cibada Baden oo Quran aqris badan please stop thank you

    • @libaaxasomaliland1066
      @libaaxasomaliland1066 6 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂 mxaa dhex galiyay qabyalada haduu iimaan leeyhy

  • @NimcoFf
    @NimcoFf 6 หลายเดือนก่อน +1

    Hhhhhh mxaa kaa qaylisiisay maanta maad cabaadid markii aderka afarta dakadood itoopia loo saxeexayay reerkina sheekh unoqo nin kastaa isagaa dhulkisa leh no more somali iyo wxd sheegayso

    • @libaaxasomaliland1066
      @libaaxasomaliland1066 6 หลายเดือนก่อน +1

      Daarood ilaa mushekh ku shegodu waa qabyaladays--tayaaal wllhi

  • @jamaalabdi
    @jamaalabdi 6 หลายเดือนก่อน +1

    Wallee wadaad iska dhige Daarood baanan diin ka dhigaysan
    Farmaajo awliyo ayuu agtaada ka ahaa
    Car Xasan Gurguurte taageer haddii aad wadaad sax ah tahay

    • @abdicash8787
      @abdicash8787 6 หลายเดือนก่อน +1

      Maaha soomaali , waa Eritrean. Hooyadii baaa majeedheen ah

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 6 หลายเดือนก่อน

    Ma shaydaankaa xunbaa
    Shekhban ahay nagu qaldoo
    Annaga noo sheegan kara

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed 6 หลายเดือนก่อน +1

    Lugala yaabi maayo Oo Somaliland iyo Italia Soomalia in Aad u taqaano Soomali lakiin waxaanu ku leenahay hadaad Jabueti ka xishoonay waa waa jib in Aad ka Xishooto Jamhuuriyaddii ugu Da'da Weynayd Dalalka Afka Soomaliga ku hadla Oo ah Jamhuuriyadda Somaliland you have to shame the republic of Somaliland

  • @siciidcartan7571
    @siciidcartan7571 6 หลายเดือนก่อน +1

    Waar ninkani waa erateri maxaa ka galay dekedaha somaliland.
    Dhuuso wayne bal kaalay is hortaag adigu .
    xaqiir cimaamad soo xidhay baa tahay

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed 6 หลายเดือนก่อน +1

    Beenaale Aar Illah ka cabso wadaad iyo siyaasi kaad tahay cidu garan mayso e meesha Aad ka hadlaysaa maaha badda hindiya ama badda Italia Soomalia Ee waa badda glof adan ama glof berbera waxaana leh Jamhuuriyadda Somaliland

  • @landerlogistics5509
    @landerlogistics5509 6 หลายเดือนก่อน

    Tuugani miyaanu ahayn kii maraykan laga soo mustaafuriyay!
    Sheekhoow xaal qaado😅.

  • @libaaxasomaliland1066
    @libaaxasomaliland1066 6 หลายเดือนก่อน

    Daarood qbyld-qadhmunkodu ilaa musheekh ku sheegoda waa qabyaladays-tayaal

  • @farhaanjama216
    @farhaanjama216 6 หลายเดือนก่อน

    Sheko faqash baa din lagu gabanayaa

  • @jamalibrahim2472
    @jamalibrahim2472 6 หลายเดือนก่อน

    Dhuusa weyne wadaad beenale

  • @mca.x9520
    @mca.x9520 6 หลายเดือนก่อน

    Hoyadaa somalia iyo diinta abahaaba was

    • @abdicash8787
      @abdicash8787 6 หลายเดือนก่อน

      Waa Eritrean maaha somali hooyadii baa ah majeedheen