Damaca shisheeyaha iyo hanyarida madaxdeenna || Sh Maxamed Idriis

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ม.ค. 2024
  • ✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
    fadlan Subscribbe Salafmedia dhagsii ┇► / @salafmedia
  • เพลง

ความคิดเห็น • 93

  • @israaxo0
    @israaxo0 5 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahay ha ku xiftiyo sheikh wadankeena ha xiftiyo

  • @mawliidcali9355
    @mawliidcali9355 6 หลายเดือนก่อน +3

    Masha allah shaykhanaa rabbi haku ciseeyo

  • @farmaajoanigagardadiyey
    @farmaajoanigagardadiyey 6 หลายเดือนก่อน +2

    Masha’allah sheikh rabbi cumri dheer iyo caafimaad baan kuu rajeynaya insha’allah

  • @israaxo0
    @israaxo0 5 หลายเดือนก่อน +1

    Aamiin aamiin aamiin yaa rabi

  • @casiocurious8744
    @casiocurious8744 24 วันที่ผ่านมา

    Allahuma baarik Shaykhuna! May Allah protect you, we miss you here in the states. I have met you when you came to New England many times; The first time I have met you was in Columbus when I was little kid back in '98. Qalbigeena ku taalaa walaahi. We miss you!

  • @ifrahege8954
    @ifrahege8954 6 หลายเดือนก่อน +2

    Allhayaw cimrigiisa iyo cilmigiisa noo barakee noon xafid

  • @user-sn3xi5ht1o
    @user-sn3xi5ht1o 6 หลายเดือนก่อน +1

    mashallah jazakallah kulel kheer

  • @maladey1471
    @maladey1471 5 หลายเดือนก่อน +1

    Ameen Ameen

  • @DuaforAyeeyo
    @DuaforAyeeyo 6 หลายเดือนก่อน +4

    Allahumma barik for sharing.

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 5 หลายเดือนก่อน

    Waar run, laakiin anaga waxaan qabnaa SIYAASIIN BAAHAN OO BAKHTIGA CUNAYSA, ummaddiina QABIIL bay u qaybiyeen. Sheekh waxan u baahanahay MADAX IMAAN QABTA OO UMMADDA SAMATABIXISA. Amiin, Allaha inna siiyo. Madaxda Allaha inoo hadeeyo oo Allaha inoo barakeeyo. Aamiin.

  • @adoursouldan5757
    @adoursouldan5757 5 หลายเดือนก่อน

    Mashaa'allah
    Dawladu soomaliyeed way keentaa maraakiibta dagaalka saylac iyo lughaba.
    Guul soomaliya insha'allah

  • @fahima6186
    @fahima6186 5 หลายเดือนก่อน

    اللهمّ امين 🤲🏼
    جزاك الله خيراً شيخ 🎉❤❤

  • @farahsaid6913
    @farahsaid6913 6 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah barakallah shiikhu si muslinimo soomalinimo aqoon iyo daacanimo ah buu uga hadlay arinka wuuna ku mahadsanyahay

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 5 หลายเดือนก่อน

    Allah Somali ha isu sakhiro

  • @maxamedxariir575
    @maxamedxariir575 6 หลายเดือนก่อน +8

    Allah haku xifdiyo sheekh maxamed idiris حفظه الله تعالى 🤲🤲
    From hargeisa 😢

    • @abdicash8787
      @abdicash8787 6 หลายเดือนก่อน +1

      Naayaa. Isagaaba ajnebi ah. Waa Eritrean,

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 6 หลายเดือนก่อน

      iagaaba erteriya oo ajnebi ah maba is oga odaygu kkkkkkkkkkkkkkkk

    • @aminaali8680
      @aminaali8680 6 หลายเดือนก่อน +4

      Somali meel walba musuqmaasuq lajoogaan.. wuxu rabo ha ahaado, lakin runtuu ka hadlay🤔

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 6 หลายเดือนก่อน

      @@aminaali8680 musuq maasuqa maxaad u taqaan hortay kelmada soo baro

    • @jerryrodriguez3554
      @jerryrodriguez3554 6 หลายเดือนก่อน

      Jahiliyah iyo caasabiyah aa baaba idinka dhige 😂 subhanAllah

  • @Catnap17775
    @Catnap17775 5 หลายเดือนก่อน

    Allaahumma aamiin

  • @user-sw6qj5nf7s
    @user-sw6qj5nf7s 6 หลายเดือนก่อน

    بارك الله فيك جزاك الله خيرا

  • @zainabdibad1405
    @zainabdibad1405 6 หลายเดือนก่อน

    Allah haku xiftiyo Maasha Allah

  • @user-ny8gj9cv8n
    @user-ny8gj9cv8n 6 หลายเดือนก่อน

    Jazaakallaah kheer sheekh maxamed Idris

  • @abdallahmasoud738
    @abdallahmasoud738 6 หลายเดือนก่อน

    Mashallah sheikh mohamed idriis

  • @abdirahmanmoalim5562
    @abdirahmanmoalim5562 6 หลายเดือนก่อน

    Allaa yacizak Cimrigaga allaha barakeeyo

  • @zalmawadani
    @zalmawadani 6 หลายเดือนก่อน +3

    Ilahay damiir ha no yeelo ilahay wahabka ha naga ado Aamiin Aamiin Aamiin inshalaAh 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @abdiahmed9094
    @abdiahmed9094 6 หลายเดือนก่อน +1

    Absolutely right

  • @Mardia237
    @Mardia237 6 หลายเดือนก่อน

    صلى الله عليه وسلم ❤

  • @Xaswawa-rz2et
    @Xaswawa-rz2et 6 หลายเดือนก่อน +1

    Sh maxamed Idris Allah Barakeeyo oo xifdiyo oo cumriga u Barakeeyo.

    • @abdicash8787
      @abdicash8787 6 หลายเดือนก่อน +1

      Isagii baa ajnebi ah

    • @casiocurious8744
      @casiocurious8744 6 หลายเดือนก่อน

      @@abdicash8787 isagaa iiga kaa dhaw walaahi billaahi, xoolo ayaa tahay.

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 6 หลายเดือนก่อน

      Maxamed idiris isagaaba shisheeye ah oo erteriya muxuu shisheeye ka sheegi baqshii fardo la daaqdaa farasbay ismoodaa wuxuu mooday inuu sidaa soomali ku noqnaayo

    • @aminaali8680
      @aminaali8680 6 หลายเดือนก่อน

      Somali meel walba musuqmaasuq lajoogaan.. wuxu rabo ha ahaado, lakin runtuu ka hadlay🤔

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 6 หลายเดือนก่อน

      @@aminaali8680 Musuq maasuq hortay soo baro macna heeda

  • @user-oz1bc9uv7h
    @user-oz1bc9uv7h 6 หลายเดือนก่อน

    Maasha,allaah hanyaraanta haldoorkeena...
    Nabadgalyo iyo naxariisii korkiisa ha ahaato nabigeenii muxamad..
    Sheekh maxamed idiris alle ha kaa raali noqdo

  • @Catnap17775
    @Catnap17775 5 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahoow sh Muhammed idiriis madaxwayne nooga dhig want daalnay ee allow kitaabkaaga doodled nagu maamusho nasii years allaah culumooy kaca oo xariga noo qabta dhimanaye

  • @jamalibrahim2472
    @jamalibrahim2472 6 หลายเดือนก่อน

    Wada xuume wa daad xuume

  • @IdkIdk-tv6lj
    @IdkIdk-tv6lj 5 หลายเดือนก่อน

    Munaafaqada lagu qarinaayo diinta waa ladinla fahamsanyahay dhulkayagana anagaa leh

  • @zalmawadani
    @zalmawadani 6 หลายเดือนก่อน +1

    Aamiin Aamiin Aamiin

  • @HassanSulaman
    @HassanSulaman 6 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah sheekhana

  • @mohamedaden8236
    @mohamedaden8236 5 หลายเดือนก่อน

    Mouduuc mubaasab ah

  • @Tamwahike
    @Tamwahike 6 หลายเดือนก่อน

    ❤❤

  • @sanbaloolshehussein9256
    @sanbaloolshehussein9256 6 หลายเดือนก่อน

    Masha alaha ❤❤❤

  • @user-oz1bc9uv7h
    @user-oz1bc9uv7h 6 หลายเดือนก่อน

    Waa layaab hadadaa ayay qaar hargaysa nala jooga intay saxaafada umada isasoo hor istagan ayay odhanayaan ithopia abaal ayay inagu leeday oo ay u haystaan wanaag iyo nasteexo in ithopia jabhadihii hubaysnaa u siinaysay saldhigyada..

    • @user-fb7or3ej2g
      @user-fb7or3ej2g 5 หลายเดือนก่อน

      Sheekhu miyaanu Eratariyaan ahayn??

  • @user-xf1gj9gf1t
    @user-xf1gj9gf1t 6 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Hamdi11225
    @Hamdi11225 6 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤

  • @user-xf1gj9gf1t
    @user-xf1gj9gf1t 6 หลายเดือนก่อน +1

    Absolutely

  • @maryamhassan8093
    @maryamhassan8093 6 หลายเดือนก่อน

    Marmajo sugo waligaa

  • @fardowsaabdi334
    @fardowsaabdi334 5 หลายเดือนก่อน

    Ilaahoow dadka iyo dalkayaga noo badbaadi, ilaa hada xukuumada maantey dalka katalisa wax aanu ku faraxno waa lagama hayo

  • @Awaare17
    @Awaare17 6 หลายเดือนก่อน +1

    Maad tidhaahdan damaca gaalada iyo hanyarida madaxda somalida.waayo haldoorka culimadaa kamida atintaana culimadu ma,qabaan.

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 6 หลายเดือนก่อน

      Odaygan duubka wayni isagaaba ajnebi ah soomali buu is mooday kkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    • @jerryrodriguez3554
      @jerryrodriguez3554 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@user-sz7sn2rv9rajnebi waa gaalo qof muslim Suu ajnabi kuu noqon Karo Ilaahe aa walaalow inaga dhigey

  • @fahima6186
    @fahima6186 5 หลายเดือนก่อน

    AQOONTU WAATAA! Hadaad wax soo baratay at least talaad heesaa tabar hadaadan heesan🤔INSHA ALLAH CADOWGA WAANU KAGUULEEYSANEEYNAA AAMIIN🤲🏼🤲🏼🤲🏼🫶🏻🫶🏻🙌🏼💕

  • @user-xf1gj9gf1t
    @user-xf1gj9gf1t 6 หลายเดือนก่อน

    Faqsusilqasa Lacahum yatafakaruun”

  • @abdisamedmohamoud146
    @abdisamedmohamoud146 6 หลายเดือนก่อน +5

    Scw scw scw scw scw scw

  • @odaykee4342
    @odaykee4342 6 หลายเดือนก่อน

    shiikhan alla ha udamdi dhaafo laakiin waaqaca kamuu hadli. siday somaliya cidan u gaynkartaa meel aanay tegi karin

  • @maryamhassan8093
    @maryamhassan8093 5 หลายเดือนก่อน

    Wasiir iska noqo

  • @user-xf1gj9gf1t
    @user-xf1gj9gf1t 6 หลายเดือนก่อน

    Dhaxalkiii Somaliyeey aaway????

  • @jamalibrahim2472
    @jamalibrahim2472 6 หลายเดือนก่อน

    War waxan Wada do maha wa reero iyo kuwa uu shaqeeyaa wa nabad iyo nolool

  • @Rashiid899
    @Rashiid899 6 หลายเดือนก่อน

    Madaxda somalida diin islaam ma heeystan aqoona uma lah kumana maamulan carada joogan nin wax soo qaray yaa sharcu u ah

  • @laaska0014
    @laaska0014 6 หลายเดือนก่อน

    madaxdeenu waa tuugu shacabka soomaaliyeed dalkooda habadbaasadaan

  • @ismailjama178
    @ismailjama178 6 หลายเดือนก่อน

    Sheekh xageed ka keentay iibka iyo siinta. Meesha kiro ayuun baa laga wada hadlee?

    • @COYG797
      @COYG797 6 หลายเดือนก่อน +1

      Waxaad dhagaysataa qudbadii uu Abiy Ahmed ka jeediyay baarlamaanka itoobiya waxa uu leeyahay xoog ama xeelad baynu ugu qaadanaynaa bada Soomaaliya Zaylac. Adigana waxaad leedahay sheekhow xagee ka keentay iib iyo siin ma ahee ee waa kiro. Sheekhu taariikh soo jiray oo itoobiya cadaawada uhayso soomaliya buu kahadlay adigana warkii abaa gadhaa baad meesha ku haysaa. Taariikhda Itoobiya iyo Soomaaliya dib ubaar.

    • @shaaficiismailaadam738
      @shaaficiismailaadam738 6 หลายเดือนก่อน

      Garadho dheer ayeyy ubahantahay qof cadifad heyso ama garadkiis wax u muuqdo hada arko magaran karo

    • @poorindiansanddogsarenotal1276
      @poorindiansanddogsarenotal1276 6 หลายเดือนก่อน

      Iidoor miyaa tahay 😂

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 6 หลายเดือนก่อน

      @@poorindiansanddogsarenotal1276 odaygan duubka waynlii xataa soomali maaha isagaaa ajnebi ah

    • @aminaali8680
      @aminaali8680 6 หลายเดือนก่อน +1

      Somali meel walba musuqmaasuq lajoogaan.. wuxu rabo ha ahaado, lakin runtuu ka hadlay🤔

  • @maryamhassan8093
    @maryamhassan8093 6 หลายเดือนก่อน +1

    Madaxda ayaa lagu daba dhigay qabiiliste

    • @gigachad9879
      @gigachad9879 6 หลายเดือนก่อน +1

      Culumadoo shaqo laga dhigto iyo dadaka kheyrka ka shaqeeya iska ilaali walaalo waa lagu cadaab mutaa

    • @COYG797
      @COYG797 6 หลายเดือนก่อน +1

      Madaxda aad sheegayso oo lacagta laaluush ku siiya oo aad difaacayso sheekhu kama uu san hadlin haa ee waxaa uu kahadlay taariikhda Itoobiya iyo Soomaaliya. Waan ku ogahay in aad tahay Abaa gadhaa ee culimada haku cadaabtagin ee Alle dambidhaaf waydiiso.

    • @user-sw6qj5nf7s
      @user-sw6qj5nf7s 6 หลายเดือนก่อน

      Madax baa lagu daba dhigay baad tiri sheekha ,madaxda soomalia shisheeye ayeey u shaqeeyaan

  • @dowlad123
    @dowlad123 6 หลายเดือนก่อน

    Humguria ahisheeyaha kan sokeeyahaa kadaran sheekhoow

  • @MohamedAli-nq2zz
    @MohamedAli-nq2zz 6 หลายเดือนก่อน

    Maad dhahdaan hanyarida xasan shiikh sababtoo ah waxaad taageersanaydeen farmaajo oo ugu liitay madaxdii wadanka soomartay oo xaga islaanimadana ugu liitay ayaad taageersantihii oo rabtaan inow soo laabto asagoo walib magaalada muqdisho ka dhisay sanamyaadii dowladii shuuciga ahayd ka burburay Kumana aadan dhaleeceynin maanta marka xasan shiikh baad rabtaan inaad si dadban u weerartaan ee ama siyaasiyiin noqda amase culumo noqda oo ka hadla wixii ilaahay ka raali yahay

  • @MurtidaTv
    @MurtidaTv 6 หลายเดือนก่อน

    Culimada reer konfurredka iyo siyaasigoodu waa isku hadal dhana isuma dhaafaan

  • @maryamhassan8093
    @maryamhassan8093 5 หลายเดือนก่อน

    Dowladu adiga ku wareysanmeyso

  • @maxcali863
    @maxcali863 6 หลายเดือนก่อน

    Hada Shirkadahaas iyo nasoo galay oo dowlada kudhuumanaayo. Qatar weyn aya kujirna. Banana Republic aya qarka usaaranahay, siyaasiga na calool ushaqeysto ayo noqday, mustaqbalka dambe kama fakraayo. Ilaahay lee aya noo maqan.

  • @faatihfaatih3398
    @faatihfaatih3398 6 หลายเดือนก่อน

    Ictisaam beenta jojiya.

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 6 หลายเดือนก่อน

      odaygan duubka waynlii waa erteri isagaaba ajnebi ah

  • @ashaabdilahi9914
    @ashaabdilahi9914 5 หลายเดือนก่อน

    Adigu iyo itoobiya soo isku sinji ma tihiin ina uraago tigreya

  • @IdkIdk-tv6lj
    @IdkIdk-tv6lj 5 หลายเดือนก่อน

    Waar na dhiga anagaa shacana oo joogna hargaysa ogalna itoobiya intii somali nagaadhsiisay itoobiya nama gaadhsiin ragiina diinta ku quutana waa fahamsanahay ee ilaahay kabaqa diinta aad ku dhuumanaysaa iyo calooshiinu is malaha

  • @abdicash8787
    @abdicash8787 6 หลายเดือนก่อน

    Hooyadin iyo daaroodba wasa. Kan somaaliga iska dhigsyaa miyaanu ajnebi ahayn, Eritrean miyaanu ahayn. Adiguna na dhaaf , shuubaa ku keentee

    • @poorindiansanddogsarenotal1276
      @poorindiansanddogsarenotal1276 6 หลายเดือนก่อน +1

      Waryaa qaniisow culimada kaxishow nasabada aabahaaga wase

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 6 หลายเดือนก่อน

      waar odaygu waa daarood ismood waa erteri isagaaba ajnebi ah

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 6 หลายเดือนก่อน

      @@poorindiansanddogsarenotal1276 oodaaba caytamay cay weliba xun oon xishoone waxaad cidkale xishood ku waanin

    • @odaykee4342
      @odaykee4342 6 หลายเดือนก่อน

      ha caayin laakiin shiikhu afkii huwantuu ku hadlay kaasna reer somaliland waxba kama quseeyaan

    • @COYG797
      @COYG797 6 หลายเดือนก่อน

      Mar dhow waxaynu ku dhawaaqaynaa Awdal State haa ka naxoo nafta waa ii doorow Abi gadhaa wax haku siiyo...!!!

  • @user-wv4ju2iu8y
    @user-wv4ju2iu8y 6 หลายเดือนก่อน

    jow kow now jaahilkan idris wa jaahil wana munafaq wana tug oo lacagta masajiidka bu xaada oo somalida been bu ugu sheekeeya sida hada wuxu sheegaayo wa qurafaad wa been walahi lakin somalidu wa jaahil run moodaya jow kow now hadana bow