I'm with you dear teacher 2017,2018,2019,2020 and 2021 I have learnt many things from you and will be together next year if Allah willing thanks been doing great job and thank you indeed.✔👏
Ilaahow kuwa goaan leh inaka yeel anigu sanadkaan Hal qorshe ayaa iigu muhiimsaan waana qur'aanka oo aan xifdiyo tafsiirkiisana dhamaysto iigusoo duceeyaa inuu rabbi iga aqbalo muda ayaan qorshaysanyey walina ma rumayn yaa Allah ii rumee
Anigu qorshahayga Allah baan usheegtay,wixii khayr ii ah oo barakeysan isaga ayaa isiin insha'Allah. Wixii aan khayr lahayna Allah baa iga badbaadin insha'Allah.
Ilaahey ayaa awooda leh qof walbo hadafka nolosha uu ka leeyahay allaha u fududeeyo . Insha Allah sandkaan waxaa qorsheeyey inaan quraanka dhameeyo waa hadafka koowaad . Mida labaad inaa waxbarashadeyda heerka labaad ee jaamacada inaa bilaabo . Insha Allah ilaahey ha ii fududeeyo
Dhowr sano oo xiriir ah qorshooyin badan oo aan dajistay waxba iima noqon oo iima suurta gelin sababtoo ah waxaa iga maqnaa xogta wanaaagsan ee ku jirto muuqaalkaan. Aad baad u mahadsantahay. Aniga iyo dhammaantiin waxaan rajaynayaa in qorshe sanadeedka 2022 uu alle noo rumeeyo insha allah.
@@abdullahikhaliif Aad baad u mahadsantahay. Waa runoo saaxiibo aad u xun ayaan leeyahay taleefoonkuna waa iilabeeyaa insha allah meel baan iska saari doonaa kuna dhaqaaqii doonaa fulinta qorshooyinkeyga oo aan cibaadada muhiimadda 1aad ka dhigi doono. Thank you akhriste😊.
alxamdulillahi 2021ka qorshahii aan dejistay waan xaqiijiyey 75% allah baa ii suurto galiyey anigunawaxaan ku dadaalay qorshooyinkaas aan dajistay inaan ka dhabeeyo hada sanadkaan noo bilaabanayaa waxaa ii qorshaysan kuwo kale oo aan is leeyahay hadii aadan dhiman rumee oo ku dhaqaaq waxaana ka mid ah waalidkay oo ugu yaraan 6 sano aan is arkin inaan booqasho ugu tago insha allah❤💯
Waalidkaaga si joogtaa ah uwac oo xidhiidh la samee oo subixii la hadal oo xaaladooda la soco. Biil kooda Iyo baahiyahooda qalbiga ku hay sida in aad guri udhisto xajkana geyso insha'Allah. Kana duceyso oo ii duceeya dheh. Safar khayr qaba insha'Allah.
Sir thank you so much wax badan aa ka faidey. Insha Allah I will be focusing on two things next year may allah easier them for me.isoo duceya walaleheyga adinkane. Love you all
Wlhi sanad kan maanta ay ugu dambeyso waxa uu ii ahaa mid aad iigu xun wax badana waan qasaaray heer aan nafteyda aan naco waxyaabo qaldan aan ku fikiro lkn waxan u mahad celinaa allahii iga dhigay qof muslim ah alx wax walbana oo ku soo wajaho waa cashir ay naftaada mareyso iyo imtixaan aduunyo waana muhiin in aad mar walbo alle ku xirnaato si aad uga badbaado dhibaatooyinka ku soo wajaho xili kasta .sanadka soo socdana waxaan leeyahay qoroshooyin badan waxaan alle nooga baryaa dhamaanteen in uu guul noogu soo dhamaado insha allaah
Inshallah Sanadkaaan Waxaaan rajeynayaa Ilaa laba Qorsho In hirgaliyo Caadooyin Fiican Ku soo daro nolosheeyda sidoo kale alle ayaan Weeydiisaneenaa Nasiiyo caafimaad Iyo Waqti
Wlhi vediogan wax badan baan ka faaiday runti 🥰 Insha allah waxan rajena inu ilahay cafimad nagu gaarsiyo sanadka cusub dhamaanteen tan xigtana qof waliba oo muraad leh allaha muradkiisa ha u sahlo ana ilaahay ha i fududeyo qorshooyin badan baan leeyahy🥰
Dhowr sano hore ayaan ku guul dareystay in an guul ka gaaro waxa an qorsheystay. Lkn sanadkas aqoon ayaa ii korodhay, isma walin sidii sanadihii hore ee an qorshaha u dajiyay oo ahayd si xamaasadesan, video gan taloyin dhaxal gal ah ayaa iga baxay, Mahadsanid Cumar iishaar.
2018 ilaa 2021 dhamaadka ah oo aan qeyb ka ahay ardeyda wax ka barata halkaan waxaa sanad walba kaa faa'iidaa waxyaabo badan mahadsanid Ustaad Alle ha kuu siyaadiyo cilmiga caafimaad iyo cimriga Insha Allah.
Masha allah omar talo waalid iyo mida aqliga saalimka ah waadna siisay allah ha kugu anfaco insha allah anagana dhamaan allah ha na garansiiyo insha allah
1) Insha Allah sandakaan waxaan rabaa in aan joojiyo tiktok. 2) Waxaa kaloo rabaa in aan qur'aanka barto. Iyo in aan hooyo Mcn 4 Sano aan is arag in aan LA kulmo insh allah. Ducada igu soo kaba insh allah. Muhiim ayuu ii yahay ducadiina insh allah 😍
Sannadka 2022 lixdiisa bilood ee u horreeya waxaan rajayn inaan afafka Arabic iyo English aan barto weliba aan si Deep ah ubarto. FG:haddaa Commentgan aragto( wixii bisha 7aad ee 2022 ka dambeeya) isoo xasuusi.
MASHAALLAH !! Best Video to Began the NY . AADBAAN ULA DHACAY WALLAHI BRO , AADBAAN KUU TAAGEERAA . mahadsanid wll Omar Inshaar . ALLAH NA XIFDIYO DHAMANTYN
Haddi aad Rabto Qorshayaal Hirgala horta iska sax Xidhiidhka adiga iyo Allah idin Dhexeeya. Ka taxadar kalana hormari Qorshayasha isku day in aad joogtayso Qorshayashada Wakhtina sii. aniga 2022 waxa i qorshaysan In aan is badal sameeyo.❤✔📚
Macalin omar inshaar qorshooyinka sanadkan cusub aan dajizandoono hada fuliyo waxaad noqondoontaa qofka ugu horeeyo alle ka sokoow aan uga mahadcelin doono wana fulindoona i.a mcaloMuuuu💯❤💯❤✌
Ilahow gusha akhiro iyo adun na wafaji waxan rajeynaya inan haba yarate wax un iska bedel nolosheyda sababto ah sanad iyo da igu so kordha marka sanad walba haba yarate wax unba qf ku so sayid kan waxan rajeynaya in in ki hore ka bdn igu so kordhan inshlh waxan rajeyna in an sanad dnbe so boqda kmntiga iyado arimo bdn igu so kordha cafimad iyo cimri dher cibado suban aale ka rajeynaya inshlg
Ujeed kayga cad waxa weeye inaan ka wnaagsanaado kii aan ahaa sanadkii hore oo raali ahaanshaha ilaahay ku dedaalo ka bdn sanadkii hore qorshaynaya inuu isku filaansho gaadho insha allah mhdsanid omar inshaar.
ii soo duceya in Alle igu gargaro qof walbo hami leh sanadkan Allaha u fududeyo Ane fahamkeyga Alle kor yeelo xusuus la Aan wax walbo xifdiyo wan hilmama yaa rabi Sahal Amuurana wa Amuural muslimiina yaaa rabi🤲
Yoolalkaada hala haadeen sifooyinkaan. (SMART)
Straight - Waa inuu qeexanyahay
Measurable - Waa in lacabiri karo
Achievable-Wa in lagu gulaysan karo
Realistic - Waa inuu macquul yahay
Time- waa inuu waqti leeyahay
Adigana waa in sadexdaan lagahelaa.
1. Go'aan
2. Dulqaad
3. Joogteeyn
Masha allah tankz wll🥰
thanks wllo wxd isiisay tusaale fcn waad mahadsanthy
Aad bey ii soo jiiteen sifooyinkan
Mhdsnid abyo farhia❤🙏🔥🔥
Adinkaa mudan wlalahay, ganacsiga iyo hormarka ayaan jeclahay, channel kaygana waan kusoo gudbiyaa.
M.a thanks abyo wa tusaale wanagsan
Muraad ayaan leeyahay ilahay hay rumeeyo walaladay isoo duceeya 😪
Ogaansho thanks for shering this useful information 😊 🙏
Muraadkaagoo mAcsi Lahayn ilaahay hakusiiyo wll
@@murzal31 saaz waye amiin
Allaha kuu fududeeyo muraadkaga oo aan macsi lahayn wallo
Allaha kuu fududeeyo wixii khayrku kuugu jiro
Allaha kula garab galo walle
I'm with you dear teacher 2017,2018,2019,2020 and 2021 I have learnt many things from you and will be together next year if Allah willing thanks been doing great job and thank you indeed.✔👏
YOUR ENGLISH IS SICK 😫 BOURING 👎 👎 😆 🤣
@@SAM22948 aamus calaan yahow wxba ma garan naysidee dadka haku mashquulin danahaga gaadh doqonow
@@sabrinaibrahim4786 sorry qurxy, ma modayn in u exkagiyahay .
@@SAM22948 yooo I’m dead boy said my dear teacher sine 2017 kuluka 😭😭😭😭
@@Unfortunately.king21 😆 🤣 😂
Ilaahow kuwa goaan leh inaka yeel anigu sanadkaan Hal qorshe ayaa iigu muhiimsaan waana qur'aanka oo aan xifdiyo tafsiirkiisana dhamaysto iigusoo duceeyaa inuu rabbi iga aqbalo muda ayaan qorshaysanyey walina ma rumayn yaa Allah ii rumee
Ilhy hanagu gulaysiyoh sis aniba wn rajaynayaa sandkan
Anagu waa dagsana qorsayasha lkn Alle unbaa xukmiye.Allaha nogadhigo mid qorshayasha an dagsano aynorumobaan.inshaAllaha anaga dadalka anbadina!!Mahadsanid ustad.
Qorshaha allah aduu kudhibay walashy inad noloshada wax kabadasho balse wax qoran allah og
Si aad uheshid talooyin wanaagsan iyo dhiirigelin qiimo bdan ku xirnow
OGAANSHO💯🔥👍
Insha allah Sanadkan Qurshoyin Badan Aya ii Dajisan Waxan Rajeynaya inay ii Hir Galan Aniga iyo Dhaman intii Hadaf Leh
Sxp allah kufududeyyo
Aamin
Aamiin
Qorshayaasha badan halsano kumawada gaadhaysid Sida ayay ugala muhiimsanyihiin ukalahoraysii wll
Inshaa Allaah
Anigu qorshahayga Allah baan usheegtay,wixii khayr ii ah oo barakeysan isaga ayaa isiin insha'Allah.
Wixii aan khayr lahayna Allah baa iga badbaadin insha'Allah.
M.a
Hadii Salaada iyo Xidhiidhka adiga iyo
Illaahay idinka dhaxeeyay hagaago,muraadkaga iyo hadafka si dhib yar ayaad u helaysaa. Waqti aakhiru zaman ahna weynu ku jirna walaalayaal alle Xaqqa ha inagu dillo.
Amiiin Amiin 🤲🤲.
m.a
Anu maba aaminsani in sannad hadaf la dejiyo. Waxa fiican bishiba inaad 2 hadaf oo yaryar dajisata ama hadaf muhiima. Xitta haddi aad bishaa ku fashilanto bisha ku xigta waa hubaal inaad qabanayso lkn sannad waa wakhti badan. ALxamdulilah sannadkan tagaya waxan qabtay waxyaalo aad uwaaweyn lkn sannadka bilowgiisi qorshe ma dejin.
Wax go'aanso lkn wax ha qorin
Waxa kaloo jirta hadii tableka aad qorto maalin aad ka baydho maalin 2aadda waxaad oranaysa tablekani waa kaa xumaday ee mid kale deji say bilo kugu qaadan. Go'aan qaado waraaq aad wax ku qortay waxba ku tari mayso
kula fakir ayaan ahay sxb
Mansha allah Tabarakalah Waxaan Xaqjiyey Inan Guursado 2021 bishi kowad.
1:✅ Haa wan kugulaystaY
2: ✅ wanbartaY 2 liqadod 6 bilod iyo 6bilod. Arabic iyo turkey
3 :✅ Ganacsiban KugulaYstaY. IlahaYna WankashadaY. Wanan fuliyey
4:✅. Programming ban diyariyey. Wanan bartaY.
5: :✅. Isla xisabtan ba kujiraY shalaY wanan kugulaStaY
2022 waxaan Raba inan wadanka mareykankanimado
1:✅ xirfadihi wandiyariyey. wanan ogahaY. qorshayga. bisha kowadban sodulaya
2✅. sanadwalba inan imado wadanka hooyo 6 bilodba mar. oan shaqalaYsiYo dhalinyaro bila shaqo ah.
3:✅ ilhaayna. anmarwalba kashado
Allah with you
M.a will
Wll meeshaad ku haminaysay ma tagtay
Waxaan rajeynaya inaad dreams kaagi ku hirgaleen insha Allah 🎉
Lkn arinkani adiga ayuu ku gaar yahay ee maxad usoo bandhigaysaa ?
اللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم ١٠
Ilaahey ayaa awooda leh qof walbo hadafka nolosha uu ka leeyahay allaha u fududeeyo .
Insha Allah sandkaan waxaa qorsheeyey inaan quraanka dhameeyo waa hadafka koowaad . Mida labaad inaa waxbarashadeyda heerka labaad ee jaamacada inaa bilaabo . Insha Allah ilaahey ha ii fududeeyo
Hadafka 1aad wn ka simahay alle haynagu guuleeyo wll
Inta Jiifka ku dawaneysa like ii saara 🤣🤣
الله يحفظك يا عمي ويحفظ عيالك وأهلك كلهم
Dhowr sano oo xiriir ah qorshooyin badan oo aan dajistay waxba iima noqon oo iima suurta gelin sababtoo ah waxaa iga maqnaa xogta wanaaagsan ee ku jirto muuqaalkaan. Aad baad u mahadsantahay. Aniga iyo dhammaantiin waxaan rajaynayaa in qorshe sanadeedka 2022 uu alle noo rumeeyo insha allah.
Saaxib ugu horeen waxaad dajisaa qoraho Cibaado ah aad maalin walba samaneyso, kadibna hadii aan sxbo xun leedahay Xiriirka ujar haddadan laheyn sxbo xun mobile-kaaga ayaa kaa hortaagan inaad Waxaas xaqiijiso ee Asiga iska xakameey, midda kale ugu muhiimsan waxaa ah inaad qorshahaaga waqti uu bilaabo usameesid iyo waqti uu dhamaado, Tusaale maxay tahay sababta Ardayda Dugsiga Qur'aan-ka u gambiyo uusan ugambin school-ka iyo jaamacada? waayo school-ka iyo jaamacada waxa ay leeyihiin sanad ama waqti ay bilaabmaan iyo waqti ay dhammaadaan. Adna sxb saas Ku dadaal anigaa saas ufakeray xalkaas buu illahay xal igaga dhigay. Mahadsanid Akhriste
@@abdullahikhaliif Aad baad u mahadsantahay. Waa runoo saaxiibo aad u xun ayaan leeyahay taleefoonkuna waa iilabeeyaa insha allah meel baan iska saari doonaa kuna dhaqaaqii doonaa fulinta qorshooyinkeyga oo aan cibaadada muhiimadda 1aad ka dhigi doono.
Thank you akhriste😊.
Ustadh Omar Inshar.
Thank you so much Macalin ❤💯🙏
Run ahaantii Waxaa tahay Shaqsi Deeqsi ah, Waayo Waxaad noogu deeqdaa marwalba Cilmigaga iyo dhiirigalintaada cajiibka ah💯
MaashaAllah Tabaarakallah.
I'm proud of you 🥰💯
2022 hal qorshe oo ah inaa xifdiyo quranka ayaan leeyahay
Hadii Allah swt naftaan inoo daayo
Waxaan halakaan kuso laaban doonaa
1/1/2023 markaas idiin so sheegi doonaa
Yaa rab iifudeedi
Insha Allah waxan rajaynyaa inaad meel fiican marinayso quraankii wllo❤
2024 sxp ma xifdisay maxaa caqabado ah lakulantay❓️
alxamdulillahi 2021ka qorshahii aan dejistay waan xaqiijiyey 75% allah baa ii suurto galiyey anigunawaxaan ku dadaalay qorshooyinkaas aan dajistay inaan ka dhabeeyo
hada sanadkaan noo bilaabanayaa waxaa ii qorshaysan kuwo kale oo aan is leeyahay hadii aadan dhiman rumee oo ku dhaqaaq waxaana ka mid ah waalidkay oo ugu yaraan 6 sano aan is arkin inaan booqasho ugu tago insha allah❤💯
Masha alh allah haku rumeeyo waalidkana ado caafimad qaba iyo iyago caafimad qaba allah ha idin kulansiiyo wll
@@sarahajji2118
Aamin mahadsanid walal adiguna sido kale muraadkaaga allaha kuu sahlo❤❤
Waalidkaaga si joogtaa ah uwac oo xidhiidh la samee oo subixii la hadal oo xaaladooda la soco. Biil kooda Iyo baahiyahooda qalbiga ku hay sida in aad guri udhisto xajkana geyso insha'Allah. Kana duceyso oo ii duceeya dheh.
Safar khayr qaba insha'Allah.
@@shcyb1584
aamiin wllky waan wacaa maqal iyo muuqaalba lkn muhiimadu waa in aan live ugu tago.
mahadsanid ❤💯
Alle hakuu rumeeyo wll
CHENALka kaliya ee aan video yada lasok dhigo si 100% ah u daawado
Mahadsanid ustd Omar.
Caawa waa dhamaadka 2021 ,Thu ,30 , december, 9:10 Habeenimo goobtuna waa magalaada hargaisa
Waxana soo galay sanadka 2022
Waxa ii qorshaysan waxyaabo badan oo aanan xusi karin alle hayla fududeeyo 🤲
Wall biri wayo 31 buu ku dhamaynaaysaaan bishaaan
🤣
01.01.022
Sir thank you so much wax badan aa ka faidey. Insha Allah I will be focusing on two things next year may allah easier them for me.isoo duceya walaleheyga adinkane. Love you all
Qofkii ugu horeyey ee daawada ayaan noqday masha allh alle hagu hafido wlloh Omar inshar
Illaahoow in aan quraanka dhameeyo ayaan jeclahay sand walba illaahow sandkasn ii rumeey🤲😔
Anba wll Kula mid ayaan Ahay sanadka ayaan ugu dhawahay inshaa Allaah inaan xifdiyo macnihiisana hore ayaan ubartay Alle haynoo furo wll
Isku hadaf ayaa nahay insha Allah ilaahey hanoo wada fududeeyo hadda juzka 15aad ayaa marayaa insha Allah allaha noo rumeeyo
Amiiiin
@@nasriina3355 aamiin wllo quraanku ma adka wll wakhti badan uun buy ubaahanyahay
Amiin
Allah ha inoo wada fudeediyo xifdigisa ku dhaqankisaba
Qof kasto jecelna ha u fududeyo
Amin amiin yaa rab
Yoolkaada ugu weyn kadhig inaad Allah raalli gareyso, markaa noloshaadu farxad baad ku dhameeysan. Adduunkan hadaad daba oroddo waxaan stress aheeyn masoo kordhiso. Alloow towfiiqda na waafaji.
جزاك الله خيرًا اخي الحبيب
1M baa nooso carfaYsa congratulations🎊 chanalkeNa❣ Horey usoco wll omer inshar
Asc walka kheerka jecel muraadkiina Allaha Idin saqiro Amiin yrp nasoo booqda insha Allah mahadsanidiin 2022 allow kheerkiisa nawaafaji amiin yarp
Wlhi sanad kan maanta ay ugu dambeyso waxa uu ii ahaa mid aad iigu xun wax badana waan qasaaray heer aan nafteyda aan naco waxyaabo qaldan aan ku fikiro lkn waxan u mahad celinaa allahii iga dhigay qof muslim ah alx wax walbana oo ku soo wajaho waa cashir ay naftaada mareyso iyo imtixaan aduunyo waana muhiin in aad mar walbo alle ku xirnaato si aad uga badbaado dhibaatooyinka ku soo wajaho xili kasta .sanadka soo socdana waxaan leeyahay qoroshooyin badan waxaan alle nooga baryaa dhamaanteen in uu guul noogu soo dhamaado insha allaah
Illaahay Ayaa mahadleh inoo qadaray inaynu caafimad ku daawano muuqaalkan tankale qofkasta wuxu leeyahay qorshe iyo hadaf Laakiin waxa muhiim ah in aad dadaasho si aad uga midha dhaliso himiladaada Rabbina Tala saaro waynu guulaysan shukran OGAANSHO Channel qiimole
Inshallah Sanadkaaan Waxaaan rajeynayaa Ilaa laba Qorsho In hirgaliyo Caadooyin Fiican Ku soo daro nolosheeyda sidoo kale alle ayaan Weeydiisaneenaa Nasiiyo caafimaad Iyo Waqti
Thanks ustaad aadban ujeclahay muqaladada aragtida guud ah jasaakalah
Wlhi vediogan wax badan baan ka faaiday runti 🥰
Insha allah waxan rajena inu ilahay cafimad nagu gaarsiyo sanadka cusub dhamaanteen tan xigtana qof waliba oo muraad leh allaha muradkiisa ha u sahlo ana ilaahay ha i fududeyo qorshooyin badan baan leeyahy🥰
Wll omar rabi janada haku geeyo wx badan baad noso gudbisay aan wx badan ka faidnay ❤💯
Bararujin iyo dhiirigelin aad u Qiimibadan Jazakallahu khayr walaal
Aniga Qorshaha sanadka ama isbadalka wxaan dajista bisha Ramadan wana ku gulesta imtixanki f4 wa dhafay jamacada ummada waa helay nolosha qeer bey kusocota alxamdulilah
Saliga nabiga un.ku dadaal
Dhowr sano hore ayaan ku guul dareystay in an guul ka gaaro waxa an qorsheystay. Lkn sanadkas aqoon ayaa ii korodhay, isma walin sidii sanadihii hore ee an qorshaha u dajiyay oo ahayd si xamaasadesan, video gan taloyin dhaxal gal ah ayaa iga baxay, Mahadsanid Cumar iishaar.
Sannadkan ilaahay ha inooga dhigo sannadkeynu hadafyadeena xaqiin jin lahayn kana adkaan lahayn rabitaanka nafteena
2018 ilaa 2021 dhamaadka ah oo aan qeyb ka ahay ardeyda wax ka barata halkaan waxaa sanad walba kaa faa'iidaa waxyaabo badan mahadsanid Ustaad Alle ha kuu siyaadiyo cilmiga caafimaad iyo cimriga Insha Allah.
Masha allah omar talo waalid iyo mida aqliga saalimka ah waadna siisay allah ha kugu anfaco insha allah anagana dhamaan allah ha na garansiiyo insha allah
ماشاءالله شكرا وجزاك الله خيرا أستاذنا
Wll Noo soo diyaari Cutub ah see qura,aanka ku xifdiya
Masha allah sanadkii horan saanaa kula socday ☺😘💯
Caawa waa jimce nabiga aan kusallino
Scw❤❤❤
saliga hasoo gabin
1) Insha Allah sandakaan waxaan rabaa in aan joojiyo tiktok.
2) Waxaa kaloo rabaa in aan qur'aanka barto. Iyo in aan hooyo Mcn 4 Sano aan is arag in aan LA kulmo insh allah.
Ducada igu soo kaba insh allah. Muhiim ayuu ii yahay ducadiina insh allah 😍
Allah hakula garab galo wll
@@thestrongperson519 aamiin wll Mcn 🥰😍🥰
Sannadka 2022 lixdiisa bilood ee u horreeya waxaan rajayn inaan afafka Arabic iyo English aan barto weliba aan si Deep ah ubarto.
FG:haddaa Commentgan aragto( wixii bisha 7aad ee 2022 ka dambeeya) isoo xasuusi.
6-daas bilood waxaa kuu fiican inaad hal luuqad ku barato.
Insha Allah ku dar wll
6 hore quraanka inaa xifdiso isku day 6danbana luqadahaas kubro
Hye after 1 year maku suragashay inaad baratay 2 luuqada wa hada nooshahay oo commentigan arkeysid
Hye wll hadii ad nooshahay hadafkaagi sanad baa laga joogaa ee ma gaartay
2020 iyo 2021 qorshaan dajiyay waana ii hir galay 40%
Inshaal sanadakaa AMA 60 waan dhamayn AMA 40%waan samayn inshllh walalahay Ayaa tihii iso wada duceeya In 100% ilahay ii rumeeyo riyadayda Ana waan idiin so wada ducayn 2022 Alha nabad nogu dhameeyo inshllh naguna garsiiyo
Walalaha muxsiniintaa ee kheyrka jecel nasoo booqda si aad wanaag nooga faaiidaan
Qorshahayga kowaad ee sanadkaan waa bilaabida jaamacad iyo inaan barto faculty_gi aan yarantaydi Ku hamin jiray, waxaan rajenayaa inaan Ka guul gaari doono.💕🤗
MASHAALLAH !! Best Video to Began the NY . AADBAAN ULA DHACAY WALLAHI BRO , AADBAAN KUU TAAGEERAA . mahadsanid wll Omar Inshaar . ALLAH NA XIFDIYO DHAMANTYN
Mahadsanid wllo cumar xaqiida ayaad Ka hadashay
Sanadkaan inaan guursado ayaan rajeynaa insha allah
Masha allah wllkey si aan kugu mahad celiyo ma aqaano alle ha ku barkeyo.
Insha alh sanadkan dhowr qorshe ban rajaynayaa oo ii dajisan ducada soo mara in ilahay uu iiga dhigo kuwo khayrku ku jiro
Haddi aad Rabto Qorshayaal Hirgala horta iska sax Xidhiidhka adiga iyo Allah idin Dhexeeya.
Ka taxadar kalana hormari Qorshayasha isku day in aad joogtayso Qorshayashada Wakhtina sii.
aniga 2022 waxa i qorshaysan In aan is badal sameeyo.❤✔📚
لا تياس هناك الكثير من الأيام الجميلة التي تنتظرك ولم تعيشها بعد !! صح 😶🌫️😶🌫️😶🌫️🤯
Afcarabi aqaana camal 😆
@@yuukamaxamadyuuka2770 ingriis aa aqaana cml kuwa dhahaaya ma'arkin mxaa luqadaada diinta kugu diray
Waxaa ii qorshaysan sanadkan haduu Rabbi ii idmo waxaa ugu muhiimsan waa tafsiirka Quraanka inaan sugo ee iigu soo duceeya
Macalin omar inshaar qorshooyinka sanadkan cusub aan dajizandoono hada fuliyo waxaad noqondoontaa qofka ugu horeeyo alle ka sokoow aan uga mahadcelin doono wana fulindoona i.a mcaloMuuuu💯❤💯❤✌
Ujeed cad maleedahay Alle talasaaro kadibna ku dhaqaaq, waa sirta nolosha oo dhan runtii, Mahadsanit teacher Omar.
Keep going legend Omar inshaar waadku mahadsantahay wll waana jadwalka nololsha inaad samaysato plan life beautiful
Viva ogaansho wll waan kuu jeclahay keep going my brother 💪 ♥ 🙏 ❤ 🙌 💙 💪
Mahadsanid ustaad 👏👏👏
2021 ani wax qorsha ah madejisan keliya waxaan sameenayey waxa aan isleeyahay danbaa kuugu jirta bas alx ALLE na waa igy garab galay hormar baaxadlena waan gaadhay alx .
WXN HALKAN KU XIRANAHAY
2018 2019 2020 2021 2022 insha allah 5 yrs
Walal Omar inshar thanks for being there always
Sanadkan waxyaabihii an ka miro dhaliyey oo aan horey u qorsheeyay waxa ka mid ah inaan xadido isticmalka baraha bulshada . Iyo inaan caado wax aqris ah sameystay .
Alxm wax aqriskana waan la qabsadey
Ahdaaf badan ayan rabaa inaanu gadho sanadkan insha Allah waxan rajaynaya inay hirgalanaa inti hadaf lehna alle haw fududeeyo
Khyr alle haka dhigo 12kaa bilood ee soo socda abu faysal mahdsanid
Ilahow gusha akhiro iyo adun na wafaji waxan rajeynaya inan haba yarate wax un iska bedel nolosheyda sababto ah sanad iyo da igu so kordha marka sanad walba haba yarate wax unba qf ku so sayid kan waxan rajeynaya in in ki hore ka bdn igu so kordhan inshlh waxan rajeyna in an sanad dnbe so boqda kmntiga iyado arimo bdn igu so kordha cafimad iyo cimri dher cibado suban aale ka rajeynaya inshlg
Thanks sanadadii hore waan shaqayn sanadkaan dhamaaday shaqa laaan baan ahaa marka sanadkaan hadaana NAFTA waayin shaqaan raadinayaa qorshaba anoon isku daalin waxan sugaye in wiilkayga yar Ii soconayo waana Ii socday alx
Wll cumar waad ku mahadsantahay
Allaha if iyo aakhiroba ha ku xifdiyo
I actually searching a vedio that talking for aplans of new year but I gained another information thanks zxp
Thanks bro waxan rajeynaa Inuu noqondoono sanadkii Inoogu wangsanaa Dhamnten Allah Kherka Hana waafajyo Insha Allah
1M insha allah ogaansho
جَزاكَ اللهُ خَـيْراً😘
Mashalh Omar inshar aad ban ku salamay 🤚🤚
Allaha ajir iyo xasanad haka siyo taladaan wangsan arday ayan ahay TH-cam kaliya iga saido tahay nolosha iyo hormarka jazakkallah wll 😇
Ustaad omar inshaar Rabbi Raalli Haka Noqdo✔ Adun is Alhiro❤❣❣❣
Macha allah hadafyo badan aya goorcheysty inchallah waxan rajeynaya inan inta ugu badan an gadho inchallah 1/1/2022.
First one
Thank you ustaad❣💯
Ujeed kayga cad waxa weeye inaan ka wnaagsanaado kii aan ahaa sanadkii hore oo raali ahaanshaha ilaahay ku dedaalo ka bdn sanadkii hore qorshaynaya inuu isku filaansho gaadho insha allah mhdsanid omar inshaar.
thanks sxb omar 2022 sanadkan isha allaha guul iyo cafimaad dhamman asaxbta
Guul ayaan rajaynayaa sandakan inaan xaqiijiyo dhamantiina guulo ayaan idiin rajaynayaa
Aad & aad ayaan kuugu mahad celinayaa, waan hubaa in wacyigelintaadu ay wax baddan u tareyso qofkii hore u socda.
Anigu 2 sano ama sano iyo bar ayaan qorshe dajiyaa Ilaaheyna waa ii hirgaliyaa alxamdulillah
Waad mahadsantahay.
Aniga sanadkan waxa iga go'an inaan miisaankayga Dhimo. Iigu duceeya walaalayaal
Waad mahad santahay wll muddo ku dhaw 3 sano ayaan ku daawanaayey waxyaabo fara badana waan kaa faaiday ustaad shukran
ALHAMDULILLAH ❤❤❤❤❤insha’allah kheyr RAXIIMU RAXAMAAN.❤
Allah ku xafido mahadsanid.
Masha Allah aad ban kaga mhad celinYa MuqalaDa QuexDa BaDan Eed Noso GudbisO wllka keep GoinG 💯🖐🏾
Ogaansho horey u soco saaxiib
Jazakallahu khayran ustaad😍
Alhamdulilah 2020 iyo 2021 waxyaabo badan oo aan qorshaystay way ii hirgaleen🙏🌹❤️Insha Allah sanadkan Cusubna 2022 wax yaabo badan ayaan Rajaynayaa
Sanadkan qorshee quraanka Alle macnihiisa inaad barato wll
Shukrn ustd hal qalad oo fashilka ii keenay baad iisheegtay oo ah inaan qoro saacad heblaayo waxaasaan qabanaa taas oo aan ciriiri ku dareemo deetana wixii oo dhan iska daayo shukran shukrn
Omar ishaar wll aqliya ilaahay kusiiyay ale hakuu kordhiyo arinta aad ka dahlayso waa arin xaqiiqo ah ama dadka qaar haysata ilaahay mustaqbal wanaagsan ilaahay hanagu duwo aamin yaa allaah
Sanadka 2022 waxaa rajynaa sanad kuwii hore igaga dugan insha allh waxarjynaa sanad farxad iyo guul iigu dhamaado oo nolashyda isbadasho inshaa allh waan dhaqaaqaya ilhyna wuu ilajiraa 😍
يا تي بهالله ان الله لطيف خبير 🤲
ii soo duceya in Alle igu gargaro qof walbo hami leh sanadkan Allaha u fududeyo Ane fahamkeyga Alle kor yeelo xusuus la Aan wax walbo xifdiyo wan hilmama yaa rabi Sahal Amuurana wa Amuural muslimiina yaaa rabi🤲
Mashalah cawada aad ayan kaaga faaidey sxb mahadsanid
JAZAAKALLAH intaas lee kuu awoodaa walle allaha kaa abaal mariyo waqtigaag iyo awoodaaada sidaaad u galisay wax aan rabay inaan waqti badan u maro
Igula sali habibkeena Mohamed salawatullah calayhi wasalam ❤❤❤❤
Scw
Mahadsanid cumar inshar Allaha ku barakeeyo