Sideed Maalintaada Uga Dhigi 48 Saac ? |Jooji Beerdaraynta Noloshaada | Buug Ka Duwan Buugaagta Kale

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 มิ.ย. 2023
  • Sheerxirfad : sheerxirfad.com/
    buugaan aan maanta halkaan kugu la wadaagi doono waa samee waqti joojina beerdaraynta noloshaada , sideed maalintaada uga dhigi 48 saac .
    sida warshadaha qalabka kala duwan loogu sameeyo adigana samee waqti mashquulkaas beenta ah hada qallin ku samaysid kadibna kala soo bax waqti :
    buugaan wuxuu ku dhisan yahay mabada ah waqti waad haysataa laakiin waxaad ku bixisaa wax aanan muhiim ahayn :waxaa laga yaabaa in aad isleedahay buugaan muxuu uga duwanyahay kumananaka buug ee waqtiga looga hadlay kaalay aan kula wadaagee sababta aan buugaan u doortay in aan kula wadaago .
    kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

ความคิดเห็น • 308

  • @ogaansho
    @ogaansho  ปีที่แล้ว +248

    koorsooyinka sheerxirfad ha moogaanin : sheerxirfad.com/

    • @caashaxasan156
      @caashaxasan156 ปีที่แล้ว +9

      Wllo cumaro seebaan kaaga duwaanfajitas wllo iga soo jawaaab plz aad baan ugu baahanahy inaan ka mid anfaco dadka ka faa ideysto wakhatigeya maadaban ahy qof dhalin yaro ahy wllo waa iga codsi plz plz 😢🙏🙏

    • @MaxamedAbdulahi_mA
      @MaxamedAbdulahi_mA ปีที่แล้ว +5

      Maxamed C/laahi ibraahim

    • @ibrahim.suuriya
      @ibrahim.suuriya ปีที่แล้ว

      @@caashaxasan156
      Ibrahim

    • @CabdixakiinCabdullaahi-ph2fm
      @CabdixakiinCabdullaahi-ph2fm ปีที่แล้ว +1

      Ma.

    • @yacquublukasyacquubahmed9224
      @yacquublukasyacquubahmed9224 ปีที่แล้ว +1

      Haye wllky

  • @maxamedabdirahmanmaxamed9964
    @maxamedabdirahmanmaxamed9964 ปีที่แล้ว +65

    Salaada aan tukano dhalinyaro illahayna aan ka baqno❤
    Nabigana aan ku salino🥰 Salalahu calayhi wasalam❤

  • @abdirashed6669
    @abdirashed6669 ปีที่แล้ว +87

    Iyado Dadka Oo Dhan Ay Mashqulsanyihin Hadana Waxa Jira qof Wanagsan Oo Akhrinaya Qoralkayga ❤✌️

  • @KORNEIL-TRAVELER2
    @KORNEIL-TRAVELER2 ปีที่แล้ว +54

    Dadku waxey sugaan inaad hal qalad gasho
    Lakin Rabigeen wuxuu sugaa inaad halmar usoo noqoto si uu kugu denbi dhaafo
    ➡️Sareeye naxariis badan❤

  • @xamdamahdi814
    @xamdamahdi814 ปีที่แล้ว +28

    Waxan ku jirnaa tobankii carafo
    Aanu ka faaidaysano annagoo samaynayno soonka saliga nabiga aan badino sadaqada aanu bixino
    Alle ha innaga aqbalo acmaasha🤲🏻
    Rabbiyow nabad qab nagu gaadhsii ciida carafo 🤲🏻

  • @asiya1khadar770
    @asiya1khadar770 ปีที่แล้ว +9

    Waligay waa maalinti 1aad aan ku daawado waanan ka helay waxad so gudbiso likena wa ku saaray❤

  • @derow17
    @derow17 ปีที่แล้ว +29

    اللهم صل وسلم وبارك
    ‏على نبينا محمد ﷺ
    ‏وعلى آله وصحبه أجمعيــن
    ‏⁧❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ibraahimyuusuf8228
    @ibraahimyuusuf8228 ปีที่แล้ว +9

    Waa habeenkii labaaad ee aan isla arkii lasoo dhigay lakulmay muuqaalka✌✌✌🥰🥰💯💯

    • @user-sc9qz6ni6z
      @user-sc9qz6ni6z หลายเดือนก่อน

      Wax ma kU weydiiyaa pro

  • @mowlidsheikhhassan4840
    @mowlidsheikhhassan4840 ปีที่แล้ว +92

    اللهم🤲 صل وسلم على سيد الاولين والاخرين وحبيب رب العالمين 🥰🕋💕🎤

  • @Abdifitahabdullahi8654
    @Abdifitahabdullahi8654 ปีที่แล้ว +11

    Mahadsanid ustaad ogaansho 1.HIGHLIGHT
    2.SASER
    .3.REFLECT
    4.ENERGIZE

    • @user-sc9qz6ni6z
      @user-sc9qz6ni6z หลายเดือนก่อน

      Hadii aan suaaLo kU weydiiyO mxaa ka Qabttaaa

  • @Cashraabi
    @Cashraabi ปีที่แล้ว +7

    Aad ayaad u mahadsan tahay sida kuu caadaaheedba mar walba xilliga laguu baahan yahay ayaa lagu helaa.👏
    Waxaaba loo maleeyaa in qof kusoo wacay oo uu ku yiri tii Haniyaheed wakhtiga si ay u maareeysee la'dahee bal si un u caawi 😂 walee xilli aan u baahnaa barnaamij sidaan ah ayaad ila wadaagtay Buugaan mar kale waad mahadsan tahay.

  • @mohammedbashiir8186
    @mohammedbashiir8186 ปีที่แล้ว +10

    Waad ku mahadsantahay wllkeena Omar inshaar Run ahaan waan sugaayey xaqadan sidaad horeyba noogu sheegtay podcast-tigii ugu danbeeyey ee aad soo dhigtay channelka kle mar labaad waan kaaga mahadcrlinayaa wll wanaagsan...

  • @isseissuemohamed2032
    @isseissuemohamed2032 ปีที่แล้ว

    Shukran ustaadجزاك الله خيرا فهمتنا كثيرا

  • @alimohamud8960
    @alimohamud8960 ปีที่แล้ว +13

    Wow the credit you deserve is on another level thankz so much
    Keep going inshaar

  • @geedijaamac6994
    @geedijaamac6994 ปีที่แล้ว +3

    Thanks ustaad imtixaan ayan gali rabay waana cajisana dhiirigalin ayan ka helay wana deleday dhaman plat form yadeyda tiktok facbook iyo wixii lamida aad ayaad umahadsanthy ustaad

  • @KhaalidAbdi-cu3gk
    @KhaalidAbdi-cu3gk ปีที่แล้ว +5

    Mahadsanid wll Omar sida aad noola wadaageysid buugagta muhiimka ah❤

  • @inacumar601
    @inacumar601 ปีที่แล้ว +4

    Mahadsanid ustaad cumar , dadaal adag baad ku jirtaa oo aad umaddaada ku anfacaysid guulayso wll

  • @maxamedcabdibucul7593
    @maxamedcabdibucul7593 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله خير الجزاء استاذ عمر

  • @maxameddeeq13
    @maxameddeeq13 ปีที่แล้ว +1

    Masha'allaah waad ku mahad Santahay qaabka wacan aad wax noo fahamsiisay

  • @abdiazizmohmud9109
    @abdiazizmohmud9109 ปีที่แล้ว +1

    Allaha kaa ajar siiyo walaal xogta quruxda badan ee aad nala wadaagtay.

  • @dawatnoor8452
    @dawatnoor8452 ปีที่แล้ว +7

    The golden voice is back🎉

  • @AbdinaasirMohamoud
    @AbdinaasirMohamoud ปีที่แล้ว

    Marka hore wn ku salamay wllkay mrka lbd Aad ban kaga mahad-celinaya wllky CUMAR Kaalin muhiima ayaad noogu jirta wllo ALLE haka abaal mariyo❤️😌🤲

  • @husseinmursal7830
    @husseinmursal7830 ปีที่แล้ว

    wcs mahadsanid wll jazaaka allahu kheyr allah ha ku cizeeyo

  • @anfacmacalin1936
    @anfacmacalin1936 ปีที่แล้ว +3

    جزاك الله عنا خير الجزاء

  • @PukhaariSheikhcali-pn2gb
    @PukhaariSheikhcali-pn2gb หลายเดือนก่อน

    Alahaku barakeeyo umada wax way bad uhaysaa wad arimha noocan aha

  • @HassanAhmed-ty6xw
    @HassanAhmed-ty6xw ปีที่แล้ว

    Waa mowduuc aad u muhiim ah inkastoo waqti dheer xoogaa uusocdo

  • @ustaadsaqaawe8498
    @ustaadsaqaawe8498 ปีที่แล้ว

    Mahadsinid al ustaad omar inshaar abaalkaaga ma gudi karnee alle janadii fardowso allah ka dhigo

  • @user-cf1dr1nu4d
    @user-cf1dr1nu4d 2 หลายเดือนก่อน

    Jasa kala khayr omar inshar god teacher tanks for you

  • @abdishakuurali5516
    @abdishakuurali5516 ปีที่แล้ว +2

    Waan ku salaamay omar inshar🎉

  • @shakowaaw1791
    @shakowaaw1791 ปีที่แล้ว +6

    Maanta waxaan wacay gabadh aan saxiib ahayn oo aan is naqqanay numbekeeda waxa iga qabatay walasheed waxay igu tidhi waxay dhimatay bishan sadexdeedii allow u naxariis mushtaaq 😢😢

  • @mustafjay4355
    @mustafjay4355 ปีที่แล้ว

    Asc sxbow omar inshaar Allah ku xifdiyo

  • @samadoonchannel4153
    @samadoonchannel4153 ปีที่แล้ว

    Thanks Ustaad Cumar Inshaar

  • @cabdiraxmaanidirismaxamed684
    @cabdiraxmaanidirismaxamed684 ปีที่แล้ว +2

    اللهم صل على محمد وعلى اله وصحبه اجمعين

  • @babaa3412
    @babaa3412 ปีที่แล้ว

    Jasaakalaahu kheer wlal omar cumri dheer iyo cibaado suban allah Haku siiyo

  • @raaxoxasan7685
    @raaxoxasan7685 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid macallin allah ku sharfo 😊🥰🥰

  • @abdenaserhaje4419
    @abdenaserhaje4419 11 หลายเดือนก่อน

    Cumar enshar mashaallah mahadsanid adiguna wll qaaali

  • @user-nt8bn4dw4e
    @user-nt8bn4dw4e 4 หลายเดือนก่อน +1

    Mashalah walalkay cumar❤❤

  • @waxogowchannel2628
    @waxogowchannel2628 ปีที่แล้ว

    Shukran ustaad Omar

  • @suleqo5
    @suleqo5 10 หลายเดือนก่อน

    Channel keey soo boqda wlyaal luqada faransiiska ayaan so galiya

  • @mouktarabdi6327
    @mouktarabdi6327 ปีที่แล้ว

    Omar inshar mahadsanid barnamijyada xiisaha leh

  • @BishaarCawil-ns8lx
    @BishaarCawil-ns8lx 4 หลายเดือนก่อน

    Walhi wanu kaqoo mamayn walhi waxan samayno waqtiga ilahy hano gargaaro 😢❤

  • @faaiidochannel3728
    @faaiidochannel3728 ปีที่แล้ว +1

    Shukran wll qaali

  • @qancisokukis2496
    @qancisokukis2496 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid teacher wx badan kaa faa iiday

  • @Muhsin_Ciiltire
    @Muhsin_Ciiltire ปีที่แล้ว

    Mahadsanid , Omar Inshar

  • @idil5758
    @idil5758 ปีที่แล้ว +4

    Mahadsanid, waxaad soo galisid iyadoo aan maanta fasaxa galay, walina aan haysto fursad.
    Aad baad u mahadsantahay.

  • @learn-with-Ibra
    @learn-with-Ibra ปีที่แล้ว +1

    Aad baa u mahadsantahay walaal Omer Inshar - in badan ayaan ku xiranahay channelkaaga, wax badanba ka kororsaday ustaad MashAllh

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel ปีที่แล้ว +8

    Big legend always omar inshar another's levels ogansho interests people's point's 👍❤💪💯❤😂

  • @MohamedCllaahi-zu4wp
    @MohamedCllaahi-zu4wp ปีที่แล้ว +10

    JAZAKALLAH ❤😊

  • @user-lr6yr2jt2l
    @user-lr6yr2jt2l ปีที่แล้ว

    mansha alla aad bn uga faaidey muuqaalkaasi Omar inshar mahadsanid wlla

  • @fatimaabdirashidhassanhass5480
    @fatimaabdirashidhassanhass5480 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خيرا استاذ

  • @maxamedabdi9122
    @maxamedabdi9122 ปีที่แล้ว

    Jasakala khayr cumar

  • @RorayeTimes
    @RorayeTimes 9 หลายเดือนก่อน

    xaqiiq muuqaalkaan waxa aan daawaday aniga oo hawl muhiim ii ah darteed u soo galay baraha bulshada,
    laakiim TH-cam ka ayaa iga afduubay hawshaydii.

  • @user-fu3og7sf4p
    @user-fu3og7sf4p ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Ustaadii

  • @yasirtrt5412
    @yasirtrt5412 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll cumar

  • @apdiwqhB2804
    @apdiwqhB2804 ปีที่แล้ว +1

    Masha alaah wallo omer inshaer

  • @lailafarah2575
    @lailafarah2575 ปีที่แล้ว

    Asc
    Walaal qaali ah Omar inshaar
    Waa ku salaamay

  • @A1911_
    @A1911_ ปีที่แล้ว +3

    سُبحان الله .
    - الحمدلله .
    - لا إله إلا الله .
    - اللهُ أكبر .
    - سُبحان الله و بحمدهِ .
    - سُبحان الله العظيم .
    - استغفر الله و أتوبُ إليهِ .
    - لا حول و لا قوة إلا بالله .
    - اللهُم صل على نبينا محمد .
    - لا اله الا انتَ سبحانك
    اني كنت من الظالمينَ

  • @user-xn1bt5gl5l
    @user-xn1bt5gl5l 10 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid macalin❤🥰

  • @Noah_ali0
    @Noah_ali0 ปีที่แล้ว

    jazakallahu kheir mudane

  • @IimanMaxamuud
    @IimanMaxamuud ปีที่แล้ว +1

    Allaha haku xafido wll omar😊❤

  • @daarta_sheekooyinka
    @daarta_sheekooyinka ปีที่แล้ว +2

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين soo booqda channel ka wll

  • @user-lg1gt4mk4s
    @user-lg1gt4mk4s ปีที่แล้ว

    بارك الله فيك اخي

  • @SiddiiqOmer
    @SiddiiqOmer ปีที่แล้ว

    Waad MahaD Santahay Mazul.

  • @Hazamo
    @Hazamo ปีที่แล้ว

    Wad mahadsantahay wall cumar

  • @bakarahmed8955
    @bakarahmed8955 ปีที่แล้ว

    M.allh wllky waa runta wlhi mahadsanid wll❤

  • @mascuudsacdi
    @mascuudsacdi ปีที่แล้ว

    Aad ayaad u mahad santahay ustaad
    Laakiin
    Waa laga fiicanyahay in chanlkaaga ay kasoo baxaan dadkaas oo kale 1:50
    Afiga oo heli kara wax aad kaga maaranto.

  • @sirtanolosha1122
    @sirtanolosha1122 ปีที่แล้ว +5

    Maanta waxe aheed malin kamida maalmahayga ugu fican aanan ugu wax qabadka badna waxa dul fadhiyey kombuyutarkayga 6 saac waxa an gaaidaystay 4 koorso oo kala duwan waxa aan duubay cashar liiga rabay waxa an diyariyey xisbi iyo badh qurana waxa ugu weyn ee ii sababy wuxu aha waafajinta ale kasokow inaan moobilkayga damiyey hortaydana aan dhigay duhur marki aan tukaday ayaan laba qof ujawaabay hada salaadi maqrib ayaa lagalaya hada ayaaan yara furay khadka waxanan arkay fidyowga walalken uso galaliyey ala haka jasaai siiyo wax badan inuu isii caawiyo ayaan rajaynaya sidaana aankaga xoroobo mobilka wixi an muhiim ahayn dhamaan walalahayna sidaas ayaan kula talinaya ❤❤

    • @maxmuudmahrez1238
      @maxmuudmahrez1238 ปีที่แล้ว +2

      I.a zhip hormar wacan ayaan kuu rajeynayaa
      Waxaan Xabsi uga Jirnaa Waa Mobelkan

    • @sirtanolosha1122
      @sirtanolosha1122 ปีที่แล้ว

      @@maxmuudmahrez1238 dhamanten zxp

    • @user-sc9qz6ni6z
      @user-sc9qz6ni6z หลายเดือนก่อน

      Suaaal

  • @mustafexasan2260
    @mustafexasan2260 ปีที่แล้ว

    Mahadsaniid wllo cumar inshar

  • @nimcoyusuf9903
    @nimcoyusuf9903 9 หลายเดือนก่อน

    maansha allaah mahadsanid

  • @ruqiyoxasan8119
    @ruqiyoxasan8119 ปีที่แล้ว

    Maasha allah weeye .👍

  • @Mohamednuur67
    @Mohamednuur67 ปีที่แล้ว +1

    Wll waxaa tahey you tuberka kaliye ee wax na anfaca noosoofudbito ee horey usoco illahey haku garab gale❤❤

  • @suldaanmahdi4956
    @suldaanmahdi4956 ปีที่แล้ว

    Maahsanid Oggalaansho Channel ❤❤

  • @Arlind_14
    @Arlind_14 ปีที่แล้ว +4

    الوقت كا السيف ان لم تقطعه قطعك ⏲
    Waqtigu Waa Seef Oo Kale Haddaadan Gooyn Wuu Ku Gooyn Doona 🌝🧭

  • @yahyehasan5132
    @yahyehasan5132 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خير

  • @user-lo8bg6yh1f
    @user-lo8bg6yh1f 4 หลายเดือนก่อน

    Jaaasakalah willkey omarow💯

  • @dekaali2808
    @dekaali2808 ปีที่แล้ว

    Jazaakumallah kharain.

  • @HeroBoy27
    @HeroBoy27 ปีที่แล้ว

    Absolutely mahadsanid

  • @user-dg9bh8mp5d
    @user-dg9bh8mp5d 11 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks 😊

  • @sucaadmaxamed2465
    @sucaadmaxamed2465 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid wallow you tube & telegram korsoyin kabarto le isticmala kaliya marka an rabo inan wax qoro le qadka sofuraa laptop kuqora kuxifdiyaa timetable ismaesan Alxm

  • @jimcaalemaxamed3778
    @jimcaalemaxamed3778 ปีที่แล้ว

    Thank you ustaad

  • @herbalfurqaan250
    @herbalfurqaan250 ปีที่แล้ว

    Soo badi waalal buugra aad ayaan u jecelashay

  • @AbshirNinka
    @AbshirNinka ปีที่แล้ว +1

    Mashalaha WllkY Omar inshar🙏

  • @ummkhubayb2290
    @ummkhubayb2290 ปีที่แล้ว

    Shukran akhy

  • @mohamedismaaciil40784
    @mohamedismaaciil40784 ปีที่แล้ว +1

    Omer inshaar nin qalbi fcn❤

  • @muxiyadiinxasan4533
    @muxiyadiinxasan4533 ปีที่แล้ว +1

    Kep going

  • @user-mw3os2wy5t
    @user-mw3os2wy5t 10 หลายเดือนก่อน

    Ogansho wan ku tagera saxip keep going🥰💪

  • @maxamedaadan4531
    @maxamedaadan4531 ปีที่แล้ว +1

    Dulxija 1 ayaan kujirnaa cibaadad iyo sonka aan kudadalno waa maalmihii oogu khayrka badnaa abid fursad wacan

  • @dr.abdinurm.huruse4307
    @dr.abdinurm.huruse4307 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll.

  • @xasanmaxamednuur-vd7qy
    @xasanmaxamednuur-vd7qy ปีที่แล้ว

    Mashalah wll qali ❤

  • @cabdiqafaar1616
    @cabdiqafaar1616 ปีที่แล้ว +1

    Horey usoco sxp muuqaalada shaydaanka noo soo gali

    • @deqalula9707
      @deqalula9707 ปีที่แล้ว

      Hhhh mxaa kufalysaa geesi sanidaa

  • @mahamadaliyi1050
    @mahamadaliyi1050 ปีที่แล้ว

    Manta nasib wahana niki uguhoreya

  • @mradani7119
    @mradani7119 ปีที่แล้ว

    Ustaad omer inshaar❤❤❤❤❤

  • @WllZaki-wk6ts
    @WllZaki-wk6ts ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wllky

  • @engsuheibahmed4509
    @engsuheibahmed4509 ปีที่แล้ว +2

    Dhabtii ilaahy aya mahadleh ma lihi facebook iyo wixi lahlmala
    Kaliyata youtube ayan isticmala weliba podcast iyo audiobooks manshaAllah

    • @zabarsabriyeabdi
      @zabarsabriyeabdi ปีที่แล้ว

      Hadaba wali Madan baran cadoyinka xun only horey ugu soco😊❤

    • @zabarsabriyeabdi
      @zabarsabriyeabdi ปีที่แล้ว

      Hadaba wali Madan baran cadoyinka xun only horey ugu soco😊❤

    • @engsuheibahmed4509
      @engsuheibahmed4509 ปีที่แล้ว

      @@zabarsabriyeabdi mahadsanid wllshy 💯

    • @Amn09888
      @Amn09888 ปีที่แล้ว

      Haaa anba facebook waan masaxay
      Youte tube whatsapp telegram unban isticmala lkn kusa wakhti bdn iga qaata

  • @aqlimamuhanad5637
    @aqlimamuhanad5637 ปีที่แล้ว +1

    asc ogasho❤❤

  • @abdullahihalane3365
    @abdullahihalane3365 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @HAPPY.10.
    @HAPPY.10. ปีที่แล้ว

    Cumar inshar walaal waan xiiseeyaa barnamijyada
    =Juqaraafi
    =Buugata
    =Xeeladaha Cilmi Nafsiga
    Ee soobadi

  • @hafsamohamed5738
    @hafsamohamed5738 ปีที่แล้ว +1

    Mhdsanid wll runtii SM caqabad ka weeyni ma jirto sababtoo ah waqtigeeynii ayaan ku dayacnaa waxaana Maanta liibaanay qofkii iska xadida

  • @ahmedofficial2044
    @ahmedofficial2044 ปีที่แล้ว

    Mahdsanid zxp

  • @AHMEDYILMA
    @AHMEDYILMA ปีที่แล้ว +1

    Omar inshar: good luck