070 | 28 | Sida ugu wanaagsan ee qorshe loo fuliyo.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ก.พ. 2025
  • Linkiyada bareheenna bulshada oo dhan
    TH-cam: / @sahanka97
    Podcast: / @sahanpodcast97
    Facebook Page: www.facebook.c...
    X (Twitter): Aa...
    Instagram: / aadan_sahan
    Snapchat: www.snapchat.c...
    TikTok: www.tiktok.com...
    Buugteenna soo baxday:
    1- Hayaankaygii Rumaynta.
    2- Dabadeed Qofna ma Hadhin.
    3- Loollan.
    4- Faca koraya.
    5- casariye.
    6- Waan ku Salaamay Saaxiib.
    7- Waayaha Daanyeerta.
    8- Ismalure.
    Buugta inoo soo baxaysa sannadka 2024ka idam Alle:
    1- Dagaalka Basaasyada ee Qarniga 21aad.
    2- Saykoolojiyadda Jamaahiirta.
    3- Hadhkii Madoobaa.
    4- الإسلام بين الشرق والغرب
    5- بروتوكولات حكماء الصهيون
    6- المؤامرة الكبرى
    7- الشيطان يحكم
    8- اعترافات عشاق
    9- في الحب والحياة
    10- إسرائيل البداية والنهاية
    11- وبالحق أنزلناه

ความคิดเห็น • 57

  • @nimcoabdikariin
    @nimcoabdikariin 10 หลายเดือนก่อน +9

    Adan khadar cali cid moubarak❤

  • @fahadhussain1656
    @fahadhussain1656 10 หลายเดือนก่อน +9

    M.a ninka aadan bilogii janalkaan ku xidhna ila silsiladii ardu saafilin waxan ka faa iiday isma lahi jaamacad ayad ka faaiidi lahyd masha Allah 🎉

  • @Gaazi777
    @Gaazi777 10 หลายเดือนก่อน +11

    Nabi muxamed tusale inogu filn scw , dagalada qaada ayu odhan jiray isagon ka labalabnayn
    Adanow tusalayasha nagu so dar nabiga scw

  • @CumarIimaan-j7c
    @CumarIimaan-j7c 10 หลายเดือนก่อน +3

    Jazaakallaahu kheyr🎉🎉🎉

  • @Ziyaad_goni_socod
    @Ziyaad_goni_socod 10 หลายเดือนก่อน +5

    Asc ku saliya nabi muxamed scw❤🎉❤❤

  • @muadtahir4517
    @muadtahir4517 10 หลายเดือนก่อน +3

    Eid mubarik ustaad❤❤

  • @Ummu_Shuhadaa
    @Ummu_Shuhadaa 3 หลายเดือนก่อน

    nasibka qofka baarbaara bi u gacan galaa,

  • @asadbulle8472
    @asadbulle8472 10 หลายเดือนก่อน +2

    Eid mubarak wll aadan kadar cali rooble
    ❤❤❤❤ full respect

  • @siciidcabdi8945
    @siciidcabdi8945 10 หลายเดือนก่อน +8

    Allow noo fududee fulinta hawlaheenna.❤
    Inaad jadwal dajiso ood go'aan qaadato way fududahay lkn inaad si dhab ufuliso wax fudud maaha runtii.

  • @mohamedhareed5509
    @mohamedhareed5509 9 หลายเดือนก่อน +1

    Mhadzanid ustaad janalkaag weyn e sahan si anan u dhegysan ban podcast gagah dhegystaa 🎉 no badi podcasti

  • @ilwaadsan3242
    @ilwaadsan3242 9 หลายเดือนก่อน +1

    #Hadaan #fikirkeyga #cabiro,
    Qofka inu ka fiirsada fiican intaanu howl galin dhinacyo badan baa wax laga eega maxa faaido kuugu jira iyo khasaraha kaso gaadhi Kara howl galka aad sameneyso aduun iyo aakhiroba!

  • @cirromedia
    @cirromedia 10 หลายเดือนก่อน +7

    Nio adaanow waxaan jeclaan lahaa gabadha yahuudigu qayaanay inaad barnaamij kasoo sameeso si ninka qayaani gabadhaa loo ogaado inuu qiyaaneeyay. Teeda kle waxaa macquul ah inuu soo fariisto internet oo uu ceebo ku faafiyo.
    Waan jeclaan lahaa hadaad janis uhesho inaad kasoo sameeso.
    Gabdhaha iyaguna ineey ka feejignaadaan dadka ajaanibta inaad ku booriso
    Sharaf iyo karaamo zxb. 🖐

  • @5hanl3
    @5hanl3 10 หลายเดือนก่อน +2

    Doonista maanta waa natiijada bari 2024 😊

  • @IqroaragsanCabdi
    @IqroaragsanCabdi 10 หลายเดือนก่อน +2

    Eid lamid ah

  • @JimcaaleAXMED-wd3sw
    @JimcaaleAXMED-wd3sw 10 หลายเดือนก่อน +1

    Eid mubaarik

  • @mocaato
    @mocaato 10 หลายเดือนก่อน +1

    Asc marka hore
    Kadib : arinkaan waa arin muhiim ah aniga aad ugu faaide wana muhim Dhiiranaan 💪

  • @suhaybhassan5864
    @suhaybhassan5864 10 หลายเดือนก่อน +1

    Eid saed🎉❤

  • @najiibabdihakinabdirashid
    @najiibabdihakinabdirashid 10 หลายเดือนก่อน

    Shugran mr adan sahab

  • @SharmakemohamedShankar
    @SharmakemohamedShankar 10 หลายเดือนก่อน

    SHP HAL MID Podcast ayaad aad ugu wacanthy ,janalkaaaga wayn soogali si dadbadan uga fan idaystan,

  • @adamcqadir96
    @adamcqadir96 10 หลายเดือนก่อน +2

    Asc aadan sahan wll buugaagii aad jacaylka ka qortay goormaad soo fasaxi ? Waxan ahay nin dhalin yaro ah oo iskaabula ah waxana rajaynayaa inaan guursado sanadka insha Allah wxn rabay inaan akhriyo guurka ka hor

  • @ina.rag.252
    @ina.rag.252 10 หลายเดือนก่อน +1

    EID MUBARAK 🎉

  • @XamseAbdirahmaan
    @XamseAbdirahmaan 10 หลายเดือนก่อน +1

    عيد مبارك

  • @adamcqadir96
    @adamcqadir96 10 หลายเดือนก่อน +1

    Asc ustad aadanaw wll waxan ka codsanayaa inaad buugan buuga ku xigo dhigto buuga loo yaqaan the seven habits of highly effective people ama todobada caado ay leeyihiin dadka waxtarka leh

  • @maidahassancabdulhi635
    @maidahassancabdulhi635 10 หลายเดือนก่อน

    Mudane Hormar Baa Gaari Dontaah I.a

  • @Boqorada4287
    @Boqorada4287 10 หลายเดือนก่อน

    Waa xaqiq Waxa tussle no ah madxda dalka beentoda in ku racano 💯

  • @KowthardeeqAxmed
    @KowthardeeqAxmed 9 หลายเดือนก่อน

    ❤️❤️❤️

  • @FunnyFlicksOfficials
    @FunnyFlicksOfficials 10 หลายเดือนก่อน +1

    Happy pride month 🏳️‍🌈🏳️‍🌈🏳️‍🌈🥰🥰🥰🥰✌️✌️✌️✌️

  • @omermohamed-yt2ct
    @omermohamed-yt2ct 10 หลายเดือนก่อน

    عيد مبارك كل عام وانتم بخير

  • @MOHAMED-dt4tj
    @MOHAMED-dt4tj 10 หลายเดือนก่อน +1

    Asc🎉

  • @Mahuraanchannel-c7n
    @Mahuraanchannel-c7n 10 หลายเดือนก่อน

    Kadabane la soco

  • @TAARIKH202
    @TAARIKH202 10 หลายเดือนก่อน

    Eid saeeeeeeed😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Daher20
    @Daher20 10 หลายเดือนก่อน +4

    Eid Moubarak 🫶🏽

  • @yaxyecawil2851
    @yaxyecawil2851 10 หลายเดือนก่อน

    M.alh, wad no faidaysay, ana an ku faideeyee, wll microphonka si khaldan baad u isticmalaysa, blue yiti waxa laga isticmaala sideka..

  • @yaxyecali5232
    @yaxyecali5232 10 หลายเดือนก่อน +1

    Dantaada maqaar ay baa loogu seexda

  • @abukateiskudhuuq7366
    @abukateiskudhuuq7366 10 หลายเดือนก่อน

    Wllke sahan isku day ina ad bugaan muqaladisa mallo kala dambeyan tusale manta videogan hada sondhigtid after 2 day kan kale

  • @Kingston12370
    @Kingston12370 10 หลายเดือนก่อน

    Buuga Ali isse begovich EE islamka Bari iyo galbeed ma turjumanyhy?

  • @SakiMaxamed-t2x
    @SakiMaxamed-t2x 2 หลายเดือนก่อน

    Sxp buugaagtaad akhrisey ayaad natuseysaa

  • @abul-fadli
    @abul-fadli 3 หลายเดือนก่อน

    Waxa aad sheeege inta diintaada aan dhibaato ugeeneyn kasoo qaado waayo beenta diintaada maxey kaqabtaa.

  • @gurifarxad4634
    @gurifarxad4634 10 หลายเดือนก่อน

    Lkn anaga muslim ayaa nahay ma ahan been in la sheego si dantada loo gaaro

  • @kadramahamad
    @kadramahamad 4 หลายเดือนก่อน

    ❤❤

  • @FunnyFlicksOfficials
    @FunnyFlicksOfficials 10 หลายเดือนก่อน +1

    Happy pride month 🏳️‍🌈🏳️‍🌈🏳️‍🌈🥰🥰🥰🥰✌️✌️✌️✌️

  • @FunnyFlicksOfficials
    @FunnyFlicksOfficials 10 หลายเดือนก่อน +1

    Happy pride month 🏳️‍🌈🏳️‍🌈🏳️‍🌈🥰🥰🥰🥰✌️✌️✌️✌️

  • @FunnyFlicksOfficials
    @FunnyFlicksOfficials 10 หลายเดือนก่อน +1

    Happy pride month 🏳️‍🌈🏳️‍🌈🏳️‍🌈🥰🥰🥰🥰✌️✌️✌️✌️

  • @FunnyFlicksOfficials
    @FunnyFlicksOfficials 10 หลายเดือนก่อน +1

    Happy pride month 🏳️‍🌈🏳️‍🌈🏳️‍🌈🥰🥰🥰🥰✌️✌️✌️✌️

  • @FunnyFlicksOfficials
    @FunnyFlicksOfficials 10 หลายเดือนก่อน +1

    Happy pride month 🏳️‍🌈🏳️‍🌈🏳️‍🌈🥰🥰🥰🥰✌️✌️✌️✌️

  • @FunnyFlicksOfficials
    @FunnyFlicksOfficials 10 หลายเดือนก่อน +1

    Happy pride month 🏳️‍🌈🏳️‍🌈🏳️‍🌈🥰🥰🥰🥰✌️✌️✌️✌️

  • @FunnyFlicksOfficials
    @FunnyFlicksOfficials 10 หลายเดือนก่อน +1

    Happy pride month 🏳️‍🌈🏳️‍🌈🏳️‍🌈🥰🥰🥰🥰✌️✌️✌️✌️

  • @FunnyFlicksOfficials
    @FunnyFlicksOfficials 10 หลายเดือนก่อน +1

    Happy pride month 🏳️‍🌈🏳️‍🌈🏳️‍🌈🥰🥰🥰🥰✌️✌️✌️✌️

  • @FunnyFlicksOfficials
    @FunnyFlicksOfficials 10 หลายเดือนก่อน +1

    Happy pride month 🏳️‍🌈🏳️‍🌈🏳️‍🌈🥰🥰🥰🥰✌️✌️✌️✌️

    • @mukhtaarciise2585
      @mukhtaarciise2585 10 หลายเดือนก่อน

      Nadal yow dhakadaada wase nagala hortag qudhunkan

  • @FunnyFlicksOfficials
    @FunnyFlicksOfficials 10 หลายเดือนก่อน +1

    Happy pride month 🏳️‍🌈🏳️‍🌈🏳️‍🌈🥰🥰🥰🥰✌️✌️✌️✌️

    • @MucaadDeeq
      @MucaadDeeq 10 หลายเดือนก่อน

      Khanis

  • @FunnyFlicksOfficials
    @FunnyFlicksOfficials 10 หลายเดือนก่อน +1

    Happy pride month 🏳️‍🌈🏳️‍🌈🏳️‍🌈🥰🥰🥰🥰✌️✌️✌️✌️

    • @MucaadDeeq
      @MucaadDeeq 10 หลายเดือนก่อน

      Khanis