Sida Loo Dajiyo Hadaf (Yool) La Gaari Karo.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ส.ค. 2020
  • Casharkaani waxa ku sharxayna sida loo dajiyo hadaf ama yool aa gaari karto anagoo adeegsan doona dhariiqo loo yaqaano (S.M.A.R.T Goals), anagoo kala dhig dhigi doona dhariiqadaasi waxay tahay iyo waxa ay u kala qaybsamato iyo sida u raaci lahayd saa yoolkaadi u gaarto.
    --------------------------------------
    Thanks for watching
    Please Subscribe to Our Channel
    Haduu Videoga ku cajabiyo La wadaag walaalahadi kale hadii Hada nagu cusubtahayne nagu soo biir Adoo tabanaya "Subscribe" hana iloowin ina iconka gambleelka tabato.
    Iga soo raadi cinwaanadeeda baraha bulshada
    🔗igala soco facebook
    / salmaan.maadow
    🔗 igala soco instagram
    / salmaan.maadow
    🔗si aad ula socota naqshadahaan sameeyay
    www.behance.net/salmaan_maadow
    Mahadsanidiin waa walaalkiina salmaan maadow

ความคิดเห็น • 169

  • @mohamedmohamoud7775
    @mohamedmohamoud7775 2 ปีที่แล้ว +21

    1. Xadid
    2. La qiyaasi karo
    3. La xaqiijin karo/ waaqici ah
    4. Ku adkeyso oo joogtee inta marxalada ka gudbeysid
    5. Waqti u Xadid

  • @Dhakhtarr
    @Dhakhtarr 3 ปีที่แล้ว +55

    Walakeen salmaan madow, aynu gaarsiino 100k idnka oo mhdsan

  • @abduwahabhajji5400
    @abduwahabhajji5400 2 ปีที่แล้ว +16

    SMART !!!
    S: Spesific
    M: Measurable
    A: Attainable
    R: Relevant
    T: Time bound
    Thnks macalin Waxbadn kaa faa'idney 🙏

  • @Badarmedia24
    @Badarmedia24 ปีที่แล้ว +4

    Sida loo dajiyo hadaf
    1 xadid
    🎉xadid waxa aad dooneeyso
    🎉 waxaa muhiim ah inaa xadido
    2 wax la qayaasi karo
    🎉 qiyaas inta aad rabto inaa ka gaarto
    3 wax laxaqiijin kar
    🎉 waa ineey ahaato wax mac quul ah
    🎉 hamigaada ha weeynaado lkn wax aad xaqiijin karto ha ahaado
    4 marxaladaada ha ku xirnaado
    🎉 wax walbo mar xaladaado xiriir ha la lahaado
    🎉 bood boodidana iska dhaaf
    5 waqtiga waa inuu kuu xadid naado
    🎉 markaad rabto inaad wax barato sheey kasta u sameey waqti aad ku soo gaba gabeeyso

  • @hamzezancaani6405
    @hamzezancaani6405 3 ปีที่แล้ว +21

    Ustaad 😍 salmaan maadow Allah jano hakgu abal mariyo

  • @pandapoi2097
    @pandapoi2097 3 ปีที่แล้ว +6

    Hormarka dhalinta somali waa adi🇸🇴🇸🇴✔✔✔✅✅✔✔✅💯💯💯💯💯

  • @ZakariyeMaxamed1
    @ZakariyeMaxamed1 3 ปีที่แล้ว +84

    1=Specific
    2=Measurable
    3=Attainable
    4=Relevant
    5=Time bound
    A lot of thanks Ustad Salman Madow

  • @ahmedsalahbube1141
    @ahmedsalahbube1141 3 ปีที่แล้ว +2

    جزاك الله خيرا يا استاذ وأحسن الله اليك

  • @cumarcabdicali7384
    @cumarcabdicali7384 3 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha Allah ustaad One's nice lecture

  • @Adnomo1234
    @Adnomo1234 3 ปีที่แล้ว +1

    I know I am late but
    Man layashukranaas layashkura Allah ayey ahyd maho Salman madow wxn kuleeyahy shukran our brother

  • @oronjogaroon3765
    @oronjogaroon3765 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashllh, waxa badan ban ka faiday Mahdsanid Macalin🙏🏻

  • @mohamedqadar1222
    @mohamedqadar1222 3 ปีที่แล้ว

    Jazakalah kheyr
    Walal salman Madow

  • @ibraahimabdirahman4259
    @ibraahimabdirahman4259 3 ปีที่แล้ว

    Masha allaah ustaad salmaan maadow allaha ku xafido

  • @haldoorkadhalinta7374
    @haldoorkadhalinta7374 3 ปีที่แล้ว +3

    Allah ku xafido al ustaad salman ❤❤❤

  • @jacfarzaneti4789
    @jacfarzaneti4789 3 ปีที่แล้ว +9

    Msha Allah ustaad keep it up💕

  • @xidigcompany995
    @xidigcompany995 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad salmaan maadow

  • @Aliabdikarem
    @Aliabdikarem 3 ปีที่แล้ว

    Shukran ustaad salmaan maadoow

  • @cumaryare532
    @cumaryare532 3 ปีที่แล้ว

    thanks ustadsalman aad ayaa umahadsan tahay waxaa xakhiiq ah kaa faaidnay

  • @mahadmaxamed307
    @mahadmaxamed307 3 ปีที่แล้ว

    Alle ha ku xifdiyo ustaad salmaan maadow

  • @AdamAbdirashid-en3lj
    @AdamAbdirashid-en3lj 7 หลายเดือนก่อน

    Masha all ustaad salmaan maadow alle haku xifdiyo

  • @hormarinta_cafimadkachanne2558
    @hormarinta_cafimadkachanne2558 2 ปีที่แล้ว

    masha allh ustd salman madow mahadsanid

  • @ifrahladan2563
    @ifrahladan2563 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah Ustaad ilahey ha ku xafido

  • @AbdirahmanGaras
    @AbdirahmanGaras 3 ปีที่แล้ว +11

    This so cool, i liked and it helps me, thanks

  • @somaliahanoolato349
    @somaliahanoolato349 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah ustad salman allah ku barakeyo cashir faido bdn leh aya no so diyarisay

  • @maxamedcabdi4884
    @maxamedcabdi4884 3 ปีที่แล้ว

    maashaa allaah ustaad jazaakallaahu khayraa.

  • @user-lv1yb8jv1d
    @user-lv1yb8jv1d 6 หลายเดือนก่อน

    Macalin salmaanow thanks

  • @dariiqaguusha4013
    @dariiqaguusha4013 3 ปีที่แล้ว

    maasha allah wax badan kaa faa'iidey macalin jazaakallah

  • @riyaadualquran1
    @riyaadualquran1 3 ปีที่แล้ว

    masha allah ustaad salmaan madaw

  • @MustafaAhmed-bc1nl
    @MustafaAhmed-bc1nl 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll salmaan maadow

  • @mohamedghazali4914
    @mohamedghazali4914 3 ปีที่แล้ว

    Jazaakal laahu kheyran Ustaad

  • @aichakaarshe58
    @aichakaarshe58 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad salmaaan🥀🥀

  • @halimahassan5913
    @halimahassan5913 2 ปีที่แล้ว

    Masha,allah ustad Barak Allah

  • @abdirizackabdullahi3947
    @abdirizackabdullahi3947 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid macalin Salman

  • @abdullahiabdi8359
    @abdullahiabdi8359 3 ปีที่แล้ว

    Masha allh. Jazakallahu khayr wll salman Video yada noocan ah noosobadi insha allh 🌹🥀

  • @abdishakurmohamed5067
    @abdishakurmohamed5067 3 ปีที่แล้ว

    Shukhran ustad jazaka allh

  • @khadiijayuusuf6311
    @khadiijayuusuf6311 4 หลายเดือนก่อน

    Mashallh thnkz wll❤

  • @maxamedaxmedsuufi6144
    @maxamedaxmedsuufi6144 3 ปีที่แล้ว

    masha allah mahadsanid ustad

  • @asadabdirahman3779
    @asadabdirahman3779 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ustaad salamaan

  • @halbeegtrading7632
    @halbeegtrading7632 ปีที่แล้ว

    Jazakalaah Akhii

  • @alihassanhuseein1680
    @alihassanhuseein1680 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah ustaad keep going mahdsnid 💚 💯 🙏

  • @mocariifofficial413
    @mocariifofficial413 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah god bless you my brother

  • @maxamedcarab9204
    @maxamedcarab9204 3 ปีที่แล้ว

    masha allah ustaad ilaahay haku xafido

  • @mohamed_nuur
    @mohamed_nuur 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah mahdsanid

  • @drahmed410
    @drahmed410 ปีที่แล้ว

    mashAllah ustad

  • @maxamedaxmedsuufi6144
    @maxamedaxmedsuufi6144 3 ปีที่แล้ว +6

    CODSI: wll salman wxn jeclan lahen inad ciwan kaso diyariso sida la iskaga diwan galiyo website kaga iyo qabka an wax uga baran karno

  • @naagnool8113
    @naagnool8113 3 ปีที่แล้ว +2

    masha allaah rabbi weyne maskaxda bakuu balaariyo bro salman madow🙏

  • @cashocabdi5833
    @cashocabdi5833 ปีที่แล้ว

    Thanks ustaad 🥰🥰

  • @user-lx5dw3in9j
    @user-lx5dw3in9j 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid ustaad

  • @najaxjaamac9284
    @najaxjaamac9284 3 ปีที่แล้ว

    Shukran ustaad

  • @mastertiktoks8023
    @mastertiktoks8023 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ustaad

  • @farhanhashi315
    @farhanhashi315 3 ปีที่แล้ว

    Jazakallah ustaad

  • @abdurahmanshariifkuusaw1724
    @abdurahmanshariifkuusaw1724 3 ปีที่แล้ว

    Shukran ustad

  • @osmanwanaag8132
    @osmanwanaag8132 3 ปีที่แล้ว

    shukran akhii.

  • @samawado9647
    @samawado9647 3 ปีที่แล้ว

    m.a ustad salman waa mowduuc wanagsan

  • @mobashirabdi1248
    @mobashirabdi1248 ปีที่แล้ว

    Barakalah ustaad Allah hakuxafido

  • @aliqaasimdaahir3505
    @aliqaasimdaahir3505 3 ปีที่แล้ว +2

    Waad mahadsantahy ustaad qiimo badan🧡🧡💓💔

  • @taariikhdadunida388
    @taariikhdadunida388 3 ปีที่แล้ว

    Shukran ustaad Salmaan runtii marka la yimaado duruusta qiimaha badan oo aad na barto waxaa tahay qof nabara ulaabashada Alle SW iyo weydiinta cafintiisa arinkan ayaa iiga dhigan muuqaaladaada cilmi Aduunyo iyo Camal Aakhiro Alle haku dambi dhaafo ustaad

  • @engmuuseofficial1519
    @engmuuseofficial1519 ปีที่แล้ว

    Alle Khyr hakusiiyo ustaad

  • @zakariyeabdulle9698
    @zakariyeabdulle9698 3 ปีที่แล้ว +1

    Aad baa u mahadsantahy Ustaad keyga Salmaan madow JAZAAKALLAAH

  • @mumtazhussain9879
    @mumtazhussain9879 3 ปีที่แล้ว

    Thnz ustaad wax badan ka faidey

  • @abasibrahimcc2817
    @abasibrahimcc2817 ปีที่แล้ว

    MAHADSANID USTAAD.

  • @abdiosman7890
    @abdiosman7890 3 ปีที่แล้ว

    Shukran ustad Salman wlhi Waxa weeye muuqal aan u bahneyn runtiii

  • @maryamahmed2237
    @maryamahmed2237 ปีที่แล้ว

    Barakalah wll

  • @husseinmursal7830
    @husseinmursal7830 3 ปีที่แล้ว

    شكرا لك اخي العزيز

  • @user-nk1nq3uk5o
    @user-nk1nq3uk5o 8 หลายเดือนก่อน

    Masha allaha ustad

  • @MOHAMEDALI-tj4yd
    @MOHAMEDALI-tj4yd 3 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah aad iyo aad

  • @korodhsoaqoon
    @korodhsoaqoon 3 ปีที่แล้ว

    Maasha allah

  • @Hadafyeelo122
    @Hadafyeelo122 3 ปีที่แล้ว

    Aad aa umhadsantahay Ustaad maadow

  • @aichakaarshe58
    @aichakaarshe58 3 ปีที่แล้ว +3

    ماشاء الله 🥀🥀🥀

  • @turuftr2247
    @turuftr2247 3 ปีที่แล้ว

    zalman maadoow mahadsanid wllooo

  • @barasho5975
    @barasho5975 3 ปีที่แล้ว

    Aad iyo aad baad u mahadsantay macalin qlli

  • @zakiyaarays4602
    @zakiyaarays4602 9 หลายเดือนก่อน

    Videogan aad baan uga faidey waa mahadsantahay ustaad

  • @Ak_jimcale
    @Ak_jimcale 3 ปีที่แล้ว

    Mash allh ustaade

  • @abdikanihussen
    @abdikanihussen 3 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah wllky alle ha ku xafido

  • @mohamoudyaasiin7171
    @mohamoudyaasiin7171 3 ปีที่แล้ว

    Thanks teacher

  • @ayaanlepro3220
    @ayaanlepro3220 3 ปีที่แล้ว +1

    Channel kan wax badan ban ka fa'iday run ahaanti hore u soco ustaad

  • @yacquubhassanmohamed4848
    @yacquubhassanmohamed4848 3 ปีที่แล้ว +1

    allh ku xafido ustaad sifcn ayaad noogu sharaxday

  • @ayubpro
    @ayubpro 3 ปีที่แล้ว

    Ma sh allllh salman madow

  • @ahmedtamam2595
    @ahmedtamam2595 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allah sifcan ban ku fahmay

  • @BirooleIslamicMediaBiroole
    @BirooleIslamicMediaBiroole 3 ปีที่แล้ว

    Mahdsanid mcln salman

  • @abdirahmanmohamed8998
    @abdirahmanmohamed8998 3 ปีที่แล้ว

    Wcs ustaad
    Waa mowduuc aad u muhiima siiba dhallinta aan ka mid ahay... halaga faaiidaysto ustaadka

  • @Husseinhunter15
    @Husseinhunter15 3 ปีที่แล้ว

    Aadbaan uga faiday ustaad MahadSanid

  • @abdikariimubeid5177
    @abdikariimubeid5177 3 ปีที่แล้ว

    Waa mahadsantahay Salmaanow

  • @mustafabdisalam9119
    @mustafabdisalam9119 3 ปีที่แล้ว

    macalin 100% waad mahadsan thy

  • @allafichannel9063
    @allafichannel9063 ปีที่แล้ว

    Masha Allah 👍

  • @suhaybsomali992
    @suhaybsomali992 3 ปีที่แล้ว +1

    Wacleykum wasalaam waraxma tulaahi wabarakatu aadba umahadsan tahay wll

  • @imanyare5776
    @imanyare5776 3 ปีที่แล้ว

    Mclin Salman Jazakallah

  • @hormarkatechnologyka7595
    @hormarkatechnologyka7595 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid

  • @OmarAhmed-vl4cm
    @OmarAhmed-vl4cm 3 ปีที่แล้ว

    Thanks wll salmaan maadow wxaad ii iftiimisey wx is kaga keey yaac saney

  • @cabdixafiidasad2245
    @cabdixafiidasad2245 ปีที่แล้ว

    Macalin qiimo leh

  • @al_xaqiiqa_media8795
    @al_xaqiiqa_media8795 3 ปีที่แล้ว

    Wll aad baad u mahad san tahay allaha ku sharfo soo gudbinta waxa manfaca leh xidhiidh sidaa ha u ahaadaan

  • @arday2695
    @arday2695 3 ปีที่แล้ว

    M.a Zxp waad ku mahadsantahy

  • @nastehoshire4488
    @nastehoshire4488 3 ปีที่แล้ว

    Aad baad u mahad Santahay ustaad salmaan

  • @bogoreh028
    @bogoreh028 3 ปีที่แล้ว +8

    Excellent explanation my dear teacher salman madow.

  • @Abdaladesigns
    @Abdaladesigns 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @garaadwadanigmailcom2018
    @garaadwadanigmailcom2018 ปีที่แล้ว

    Mahsanid ustaad

  • @butafla4864
    @butafla4864 3 ปีที่แล้ว

    mahadsanid

  • @user-lv1yb8jv1d
    @user-lv1yb8jv1d 6 หลายเดือนก่อน

    Macalin xaga diinta ka dhisantahay

  • @hassanyarre443
    @hassanyarre443 ปีที่แล้ว

    M.a inoo Soo Badi teacher

  • @khalidfiir9919
    @khalidfiir9919 3 ปีที่แล้ว

    JAZAKALLAAH AZTAAD