5-tan caado ayaad qayrkaa kaga dheerayn kartaa | qodobadani waa kuwa is dhaafiyay dadka

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 78

  • @HusseinZiyad-j4s
    @HusseinZiyad-j4s 2 หลายเดือนก่อน +41

    1.waqtigaaga firaaqada ka faaidayso
    2.maalinkaaga waxa kuugu muhiimsan ku bilow.
    3.maalgasho waqtiga kuu soo hadha.
    4.diwaan gali hawlahaaga maalinlaha.
    5.go'aan fulin fiican.

    • @NadaAwilDawil
      @NadaAwilDawil 2 หลายเดือนก่อน +6

      Mahadsanid wll❤🎉

    • @Nurasanyar
      @Nurasanyar หลายเดือนก่อน

      Oky Thnk yuo wllo

    • @UpdaleYare
      @UpdaleYare 26 นาทีที่ผ่านมา

      Mahadsanid

  • @ShucaybAli222
    @ShucaybAli222 2 หลายเดือนก่อน +26

    2 week ayaan kugu xidhnaa noloshaydiina isbadal ayaan sxb kusameeyey, keep going sxb waan ku salaamayaa

  • @nevaehshalo
    @nevaehshalo 2 หลายเดือนก่อน +6

    DADKA KULA TALI INAY:
    1. QURANKA QAYB
    2. TAFSIIRKA BARO
    3. SALAADAHA WAKHTIGOODA TUKO, OO DUCADDA IYO SOONKA BADI.
    MARKAA AYUU WAKHTIGU KUU BARAKOOBAYAA IN SHAA ALLAH

  • @khadija-zy3zc
    @khadija-zy3zc 12 วันที่ผ่านมา

    Maanshallaah guuulayso wll, aamiin aamiin yaarabi

  • @Vijay_Yaso_1
    @Vijay_Yaso_1 14 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid 🙏🏻

  • @ckaafikhaliif4137
    @ckaafikhaliif4137 11 วันที่ผ่านมา

    5 caado oo guul wayn ku gaarsuin doonaa
    1. Firaaqada degdegga ah ka faa'idee ( tusaale howl kuu qorshaysnayd ayaa kaa baaqatay)
    2. Prioritizing of your daily tasks
    3. Maalgasho waqtiga kuu soo hara maalintaada
    4. Record your daily achievements
    5. Fulfill your decisions

  • @ilhanrabileh6190
    @ilhanrabileh6190 24 วันที่ผ่านมา

    جزاك الله خيرا

  • @abdirahmaansagaale5937
    @abdirahmaansagaale5937 2 หลายเดือนก่อน +3

    Jazakalaaha kheyr ustaad waxaad na siisay taloooyin mudnaa in baalal dahaba lagu xardho/lagu qoro. Mhdsnid 1000jeer❤❤❤

  • @AbdinuurAbdinuurbadri
    @AbdinuurAbdinuurbadri หลายเดือนก่อน

    Mn sha Allaah Thanks Ustaad Jazakalaah ❤

  • @NashrafTiitey
    @NashrafTiitey 2 หลายเดือนก่อน +3

    mahadsanid ustaadow marka hore
    Tan kale wax badan ayaan kaa faaidey oo alleh sw hakaa abaal mariyo .
    Aniga badanaa videoyadaada waxan dhageynstaa markaan meel aadi rabo intaan is diyaarinaayo ama aan wax karinaayo intaas ayaan u badanahay.

  • @IsmaaciilMaxamuud-e3b
    @IsmaaciilMaxamuud-e3b 2 หลายเดือนก่อน +3

    Aadbaad umahadsantay ustaad
    Soobadi barmaamushyada motivation ah

  • @khadraahmedmohamed9092
    @khadraahmedmohamed9092 2 หลายเดือนก่อน +4

    Talooyinkaga waxbadan iga caawiyen jazakumulahu khayr

  • @CbdirashidCbdulahi
    @CbdirashidCbdulahi 12 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid ustaad

  • @Hadafkayga
    @Hadafkayga หลายเดือนก่อน

    Al baqra ayan islayay sidaa ku baro allhuma amin ❤

  • @FadimaahmedFatah
    @FadimaahmedFatah หลายเดือนก่อน

    Thanks Ustaad ❤

  • @ShamsoMohamed-x8d
    @ShamsoMohamed-x8d หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid

  • @abdirahmanabdilahi-sk4wb
    @abdirahmanabdilahi-sk4wb 2 หลายเดือนก่อน +3

    Maansha allah mahadsanid mubarik

  • @MaxedCcasis
    @MaxedCcasis หลายเดือนก่อน

    Thanks ustaad🎉

  • @ubahahmed1740
    @ubahahmed1740 หลายเดือนก่อน

    Jazkumalaah kheyr

  • @xamaraawiboy3144
    @xamaraawiboy3144 2 หลายเดือนก่อน

    AxsanTa jasakallahu kheyr ustaad

  • @NaazirZack
    @NaazirZack หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid wll wan kaa faaidey

  • @Muna-Cumar
    @Muna-Cumar 2 หลายเดือนก่อน +2

    Wlhi wllo waxa badan ayan kaa faa.idey ilahay haku barkeeyo jasaakallhu kheyr❤❤

  • @user-be1mt1fv7v
    @user-be1mt1fv7v 2 หลายเดือนก่อน

    Masha,allah alle haku barakeeyo wllo sheekhana waa sheekh wanaagsan alle habarakeeyo ee aynu uducayno waxbadan ayaan ka faa iidee

  • @AbdimaalikMaxamed-r4q
    @AbdimaalikMaxamed-r4q 2 หลายเดือนก่อน +2

    Thank you Teacher program

  • @salmancabdirsasq
    @salmancabdirsasq 2 หลายเดือนก่อน +3

    Mahadsanid inbadan sxb 🙏

  • @AsiaKhadar
    @AsiaKhadar 2 หลายเดือนก่อน +2

    mahadsanid ustad wanu ka faaidany❤🎉

  • @mohamedharawi1775
    @mohamedharawi1775 2 หลายเดือนก่อน +2

    جزاك الله خيرا

  • @NimoYusufdahir
    @NimoYusufdahir หลายเดือนก่อน

    Jizaka Allah

  • @MAHLAEIL
    @MAHLAEIL 2 หลายเดือนก่อน +10

    Keep going ustaad ❤

  • @FarxaanMiskiin
    @FarxaanMiskiin 2 หลายเดือนก่อน

    Masha allaha❤❤❤😊

  • @SHMO-1234
    @SHMO-1234 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah 🎉🎉

  • @alcadalaalcadala7216
    @alcadalaalcadala7216 2 หลายเดือนก่อน +2

    Shukran awaalkada janno

  • @IkranMusse-g1i
    @IkranMusse-g1i 2 หลายเดือนก่อน +2

    thank you pro

  • @xilkasjeenyoxilkas945
    @xilkasjeenyoxilkas945 2 หลายเดือนก่อน +2

    Shukran ❤wllo

  • @abdirahmanmaxamedhajikhali8080
    @abdirahmanmaxamedhajikhali8080 2 หลายเดือนก่อน

    Thanks/mahadsanid

  • @CabdixamiidaadanCabdixamiid
    @CabdixamiidaadanCabdixamiid 2 หลายเดือนก่อน +4

    Walal waxbadan aan ka faaiiday alaha ku barakeyo runtii noloshayda waxbadan bad igu biirisay

    • @maryamabdallah3904
      @maryamabdallah3904 2 หลายเดือนก่อน +2

      Maasha alaah cabdixamiid ana hadaan. Ku fakari ii soo duceeya soomaali baan aadi ducadu waa silaaxa muuminka asc

    • @CabdixamiidaadanCabdixamiid
      @CabdixamiidaadanCabdixamiid 2 หลายเดือนก่อน

      @@maryamabdallah3904 alaha kuu fudaydiyo

  • @maryamabdallah3904
    @maryamabdallah3904 2 หลายเดือนก่อน +3

    ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله اللهم يحفظك ويحميك من كل شر يارب العالمين. Insha alaah wax badan baan ku fakari inaan tijaabsho hadii aan ku guuleysto waan kula soo wadaagi usteet mabarak runtii waxaadba moodaa inuu aniga iga hadli guuuuul baan idiin asc

  • @salmochannel3135
    @salmochannel3135 2 หลายเดือนก่อน +2

    shukran wll

  • @Mowliid2024
    @Mowliid2024 2 หลายเดือนก่อน +2

    Thanks

  • @ClBarako
    @ClBarako 2 หลายเดือนก่อน

    Wad mahadsantay ustaad

  • @abdihamiidabshirmuuse8066
    @abdihamiidabshirmuuse8066 หลายเดือนก่อน

    Nosoo badi pro❤

  • @sacdiyosadia
    @sacdiyosadia 2 หลายเดือนก่อน

    Thanks 😊

  • @XheikhXhureim
    @XheikhXhureim 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ustad plz Recommend for me a good arabic book

  • @Xasn-r1r
    @Xasn-r1r 2 หลายเดือนก่อน

    Ninka kaliya aan ku raaxaysto muuqaladiisa guuleso mudane❤❤❤❤❤

  • @XamseOscar
    @XamseOscar 2 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks tracher

  • @SacdaapdiwaliDige
    @SacdaapdiwaliDige 2 หลายเดือนก่อน

    Mahad said ustaad

  • @CabiraxmanMaxamad
    @CabiraxmanMaxamad 2 หลายเดือนก่อน

    Mubaaragoow waanku taageeraa zxp

  • @CabdiwahabgediXasan
    @CabdiwahabgediXasan 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ustaad aad baad baad u mahadantahay soobadi marwalba

  • @NajibxasanMuxumed
    @NajibxasanMuxumed 2 หลายเดือนก่อน

    Mansha allah bro guulayso

  • @MssRUUN
    @MssRUUN 2 หลายเดือนก่อน

    Aad baad umahadsan thy wll mubarak abalkaga alle ayan udaynay

  • @farxaanmacruuf7551
    @farxaanmacruuf7551 2 หลายเดือนก่อน +2

    Mahadanid macalin

  • @seibjilly7603
    @seibjilly7603 หลายเดือนก่อน

    Walaal u baahna qof iga caawiya video editing

  • @KhadartoClahikahin
    @KhadartoClahikahin 2 หลายเดือนก่อน

    جزاك الله خيرا يا أستاذ

  • @MabsuudMukhtaar
    @MabsuudMukhtaar 2 หลายเดือนก่อน +1

    Keep going ❤

  • @ShaaficimahadBanday
    @ShaaficimahadBanday 2 หลายเดือนก่อน

    Mashaalah aqoonyahan zxp

  • @bushraismail3338
    @bushraismail3338 2 หลายเดือนก่อน

    Wax badan baan kaa faaidey kugumaan khaasarin malinka ku bratay mahadsanidin abowe horey usoco❤

  • @cayuuniali7127
    @cayuuniali7127 2 หลายเดือนก่อน

    Shekada horey ugal hadii aad hadalka badiso dad badan ayad lomineysa..

  • @TheGoat-f8x
    @TheGoat-f8x 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ustaad hada xushmd ihso igaso diyri side dacifnmda shaqsyda loga dhga mid
    Shaqasyd xogn tusale mrkn qof icyyo wn qosla mana grnyo sbbta xita hadi arn murugo le iqbsto wn qosla Ana wan isla yabanahay

  • @Zadamimaan
    @Zadamimaan 2 หลายเดือนก่อน

    Zxp.nosheeg

  • @mohmeddaud4424
    @mohmeddaud4424 2 หลายเดือนก่อน

    Ustaad waxad mahadsan Tahay intaan Chanellkaada ku xirnaa Xaqiiqdii wax badan ayaan kaa faaiiday Inkastoo ayaamahan aan ka mashauulay chanellkada

  • @awil-5
    @awil-5 2 หลายเดือนก่อน

    ustaad aad baa umahadsantahay

  • @CabdikariimKayse-v1j
    @CabdikariimKayse-v1j หลายเดือนก่อน

    Aad ayaan ugu riyaaqay muqaalkan insha allah 5sano kabacdi waxaan rajaynayaa inaan Isla comankaygan reply usoo galo anoon ahayn qofka aan maanta ahay

  • @zucaadali4202
    @zucaadali4202 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ala ustaad maxaad i tababartay heer baan marayaa aan isu maleeyo faylasuuf

  • @Furnfuture_yt
    @Furnfuture_yt หลายเดือนก่อน

    Waar aniga dhiib ihayst waax kasta. Diib udhiiga waahsi nafta ikeenay marka too late taahay soo bararugaya

  • @MaxamedCismaanBidaa
    @MaxamedCismaanBidaa 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤

  • @cabdalemohamud917
    @cabdalemohamud917 2 หลายเดือนก่อน +1

    1 waqtiga firaqada ka faaide
    2 howlaha sida ukula Mudan sii
    3

    • @jamiiloabdiqadir2539
      @jamiiloabdiqadir2539 2 หลายเดือนก่อน

      3: Waqtiyada maalintaada kusoo hara maalgasho.
      4: Diiwaan geli howlahaaga maalin laha ah.
      5: Go'aan fulin.

  • @NajibxasanMuxumed
    @NajibxasanMuxumed 2 หลายเดือนก่อน

    Sxb Allah haka abal mariyo nin wanagsan oo wax wanagsan soo ban dhigaa ayaad tahay

  • @ShamsoMohamed-x8d
    @ShamsoMohamed-x8d หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid

  • @Aboutlife2024
    @Aboutlife2024 2 หลายเดือนก่อน

    Thanks

  • @RowdoAli-m4z
    @RowdoAli-m4z 2 หลายเดือนก่อน

    Thanks