Shan-ta oogu Muhiimsan! || Caadooyin aan ku Caana Maalay!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ก.ย. 2024
  • *Buugga Deep Work:
    • HOWLKAR -- Deep Work -...
    1. Talooyin Waxbarasho:
    • Shahaadooyin Ka Qiima ...
    2. Takhasusaadka Jaamacadaha Lagu dhigo
    • Waa Maxay Engineering?...
    3. Sookoobid Buugaag (Barnaamijka ILA AKHRI). Sida kuwan hooose:
    * 7 Habits of Highly Effective People:
    • 7da Caado Ay Leeyihiin...
    *Atomic Habits:
    • Isbadallo Yaryar, Horm...
    *How to stop Worrying:
    • Jooji Walwalka Bilow N...
    *Finish What you Start:
    • 1/2 Saad waxaad bilowd...
    *Sidey meel sare ku gaareen:
    • Sidey Meel Sare Ku Gaa...
    4. Sheekooyinka Camoo Aadam:
    • Natiijada Qaadashada T...

ความคิดเห็น • 150

  • @Mulki-ek9do
    @Mulki-ek9do 4 หลายเดือนก่อน +61

    Mahadsanid Ustaad abdiwali Khalif🥰 isoo duceeye shaqo aan ku haminayo in aan helo walalayal 😢

    • @mucaaddkhadar474
      @mucaaddkhadar474 4 หลายเดือนก่อน +3

      Alle weyne ha kuu fudaydiyo walal

    • @AbdirahmanMohamudDahir
      @AbdirahmanMohamudDahir 4 หลายเดือนก่อน +1

      Allaah haku sakhiro wll

    • @iimaposts
      @iimaposts 4 หลายเดือนก่อน +1

      Shaqo kheyr qabto allh kaaga dhigo

    • @ubaxcabdifaarax551
      @ubaxcabdifaarax551 4 หลายเดือนก่อน

      ilahey hku sahlo abyo

    • @mohasalah4667
      @mohasalah4667 4 หลายเดือนก่อน

      Alle ha kusiiyo shaqo xalal ah wlal oo ad kufarxdo

  • @JamaMohamud
    @JamaMohamud 4 หลายเดือนก่อน +21

    Waa arin fiican akhris ku waa muhim. Inoo soo duceeya inaaynaan nolosha ku fashilmin rabbi hayna ku toosiyo dariiqa toosan.

    • @Xariir77
      @Xariir77 4 หลายเดือนก่อน +1

      Saas weeye my brather. ❤❤❤ Alle waxaad ku hamiyayso hakuu sahlo

  • @saara97
    @saara97 4 หลายเดือนก่อน +39

    markasta oo qof nafci wada aan la kulmo waxan xasusta ducadaydi ahayd ilahow cidad khayr ku ogtahay igu xidh cidii aad khayr ku ogayna igarab mari masha allaah wll allaah ka jazai siiyo

  • @Bullale6
    @Bullale6 3 หลายเดือนก่อน +5

    Haddii aad doonaysid in aad noqoto qof fikirkiisu ka dheeryahay waxyaabaha ilima-aragtayda ah, si aad ah wax u akhri. waxaana jirta oraah xikmad ah taas oo odhanaysa " waxaad tahay waxa aad akhrisid" qarnigan waa muhiim in aad wax akhrisid.

  • @abdirashiidzaazkapio1748
    @abdirashiidzaazkapio1748 4 หลายเดือนก่อน +2

    you want "4.billion"good deeds?
    Read this.
    🤲🥰اللَّهُمَّ اغْفِرْ لِلْمُسْلِمِينَ وَالْمُسْلِمَاتِ ، وَالْمُؤْمِنِينَ وَالْمُؤْمِنَاتِ ، الأَحْيَاءِ مِنْهُمْ وَالأَمْوَاتِ
    expensive dua 🤲

  • @FadumoayaanFadumo
    @FadumoayaanFadumo 3 หลายเดือนก่อน +4

    Jazakallahu khayr ustaad waxan ugu ducaynaya qofkasta inuu ilahy siiyo muraadkiisa oo an macsi lahyn anigana iiso duceeya walalayal waxan yeelahay riyoyin badn io hadafyo alle inuu ii rumeeyo😢

  • @nuurkeyccm
    @nuurkeyccm 4 หลายเดือนก่อน +8

    Tawfiiqda Allaah waxaa kamid ah inee jiraaan dhalin yaro soo gudbinaya waxa dadka anfacaya, aad baad u mahafsan tahay walal.

  • @KHAIRUL_DIIN
    @KHAIRUL_DIIN 4 หลายเดือนก่อน +8

    Mahadsanid ustaad abdiwali khaliif ❤

  • @cumarcabaaye856
    @cumarcabaaye856 4 หลายเดือนก่อน +11

    Inshallah one day meesha rabo waa Gaara isoo duceeya sxpayaal 🙏✅

    • @yamosalah1949
      @yamosalah1949 4 หลายเดือนก่อน +2

      Insha allah Allaha ku garsiyo wall

    • @mulkiyaasiin8201
      @mulkiyaasiin8201 3 หลายเดือนก่อน +1

      Dhamantiin wawada jecelnay aan isku wada duceeno amiin adna allha ku garsiyo meshad rabtid

  • @darasadmedia.8599
    @darasadmedia.8599 4 หลายเดือนก่อน +2

    Shiikh aqri bugaagta financial education ka ah waad wanaagsantahaye. Waxaan filayaa shaqaale nimo inaysan ahayn wax dadka lagu dhiira galiyo waayo shaqadu maleh mustaqbal sii jiraya siiba dunidaan casrigaa.

  • @maaslimmedia
    @maaslimmedia 4 หลายเดือนก่อน +5

    Xaqiiq Ustaad " Wax kasta oo aad is daciifiso dadka kalena waxba kuu arki maayaan " Marka " Waxaanaad Ogaataa Markasta Oo aad Hawl Qabanayso Inaad Ilaahay La Kaalmaysato " - " waan ku salaamay "

  • @SeatAhmet
    @SeatAhmet 4 หลายเดือนก่อน +3

    Waxaan kaa codsanaynaa inaad noo soo badiso buugaagta personal development

  • @FatimaAli-hc2zy
    @FatimaAli-hc2zy 4 หลายเดือนก่อน +1

    أللهم صل وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا ❤

  • @ilhanrabileh6190
    @ilhanrabileh6190 3 หลายเดือนก่อน +1

    جزاك الله خيرا
    مجاهدت النفس هي اشد جهاد
    Shaydaanka iyo iyada iyadaa ayaa ka daran ee nafta ha la iska celiyo

  • @MustafeMahamed-fs5rg
    @MustafeMahamed-fs5rg 4 หลายเดือนก่อน +2

    M.a Macalin 2axbadanaa kaafaiday Wllhy ilahay hadaad isku xirto Waxwalba way ku hagaagayaan

  • @abdikaafihassan3081
    @abdikaafihassan3081 4 หลายเดือนก่อน +3

    Ustaad alle haku barakeyo wax badan baan kaa faa’iday marwalibana waan la socdaa muqalada horumarka iyo garaadka ku dhisan ee aad nala wadaagto🙏🫡✍️

  • @XARIIRXADAARI
    @XARIIRXADAARI 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ustad mudo 3 bilod ka hor iigu dambaysay page kagan allaah akhiro io aduunba haku barakeyo malintaa adi kugu so xidhay aya noloshyda routine kedu ii hagagay adiyo macalimiin badan oo barta youtobe aqontoda io cilmigoda aan kafaa iiday dhalinyarooy dadaalkina alla cabsi ku dara wlahay waad gulaysanaysaan alxamdulillah manta waxbadn way i qabsomen walina wadadii waan Hayaa rabi hamigayga ha i rumeyee ❤

  • @ismailibrahim2376
    @ismailibrahim2376 3 หลายเดือนก่อน

    M.a wasax hadalkaas laguguma baran been iyo faan kusoco #Ustaadii

  • @FatimaAli-hc2zy
    @FatimaAli-hc2zy 4 หลายเดือนก่อน +2

    أللهم اجعل أولادنا من الصالحين المصلحين امين يارب العالمين ❤

  • @mucincabdi6808
    @mucincabdi6808 4 หลายเดือนก่อน

    Wll wan ku naste xenayaa waliga Haa isfaniin inaad iska hadasho lo ma bahna wll ee mowduca horey uu gal 🤔🤔🤔

  • @ayanali9514
    @ayanali9514 4 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid ustad waxa raba share xirfad macalinka weynka oo luuqada English dhigo

  • @abdiazizimahmed4795
    @abdiazizimahmed4795 3 หลายเดือนก่อน

    Mararka qaar wey fiicantahy sirarta qaar inaad dadka lawadaagto si ay ayagan kuugu daydaan, Allaha istustus hakaa ilaaliyo anagana camal wanagsan Allaha hanagu toosiyo. Shaqo fiican yaad heysa.

  • @macowhassan9473
    @macowhassan9473 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ustaad Every video oo ka daawado wax ka faa'ida wllhi. Thank you for your time ❤ kan atkaaro sabaax👌

  • @deeqoibrahin
    @deeqoibrahin 3 หลายเดือนก่อน

    Ustaad mahadsanid
    Aniga waxaan ka shaqeynayey hospital aan mushaar la isiineyn iyadoo heshiisku ahaa in aan u shaqeeyo weliba waqtiga ayaa aad iiga lumayey anoo subaxii hal saac galaa hadana 10 saac ka soo baxaa . Hada waan iska tagey maadama waqtiga aad iiga lumayey.

  • @Adoontii_Allah
    @Adoontii_Allah 4 หลายเดือนก่อน +1

    جزآك الله خير
    brother please iigu soo ducee ciyaalka in ilaahay nooga dhigo ehlu diin ✅👍🏾🙏

  • @FatimaAli-hc2zy
    @FatimaAli-hc2zy 4 หลายเดือนก่อน +5

    أللهم وفقنا لما تحب وترضاه يارب العالمين 😢

  • @ayaancnasir5971
    @ayaancnasir5971 2 หลายเดือนก่อน

    Jazakallah khayr jazaa

  • @abdirahmanshube1
    @abdirahmanshube1 2 หลายเดือนก่อน

    Vediogi igu qiimaha badana ee aan Dawado maanta weye kan

  • @HamiishHussein
    @HamiishHussein 2 หลายเดือนก่อน

    Shukran wll❤

  • @hadleofficl2075
    @hadleofficl2075 4 หลายเดือนก่อน +2

    Ustad Abdiwali mhdsnid sxp Talo wngsn waad Noo Rebtay

  • @abmosa7538
    @abmosa7538 4 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid walaal.
    Waanada iyo talada inta dhagaysataa badane inta qaadataase yar .
    Ilaahey ha nagu daro kuwa waanada qaata .

  • @hafsasheikh1419
    @hafsasheikh1419 4 หลายเดือนก่อน +1

    🎉manta ayaaa igu kaa horeysaaa , wax bdn ayaan ka faidee ❤

  • @Xirsiev
    @Xirsiev 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ustaad xirfadaha currency iyo forex ee dhaqaalaha laga sameeyo kasoo hadal.

  • @mowlidismailgeedi911
    @mowlidismailgeedi911 3 หลายเดือนก่อน

    Masha allaha allaha kaa jasaa I siiyo wll

  • @calic.kariincali4145
    @calic.kariincali4145 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ustaadi waan ku salaame waxaan rabay inaan ku lahadlo ustaad ee sideen kuula hadlaa

  • @asmaibrahim9482
    @asmaibrahim9482 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ameen ya rabi ilaahaw nawafi . Jihaad nafs ayan kujirnaa Allah hanala garab galo

  • @abdiqadirbadal4585
    @abdiqadirbadal4585 3 หลายเดือนก่อน

    Adeeroow lacagtaa aad shaqeyn doontid ayay horey u shaqeesteen. Waxaan waa isla eg. Lacagta aad hadda kadib shaqeyn doonto iyaga wayba heystaan. Kawaran raggaan hadday ganacsi sameystaan? Adiga ayay ku shaqaaleysiin karaan. Dhalinyarada ku dhiirrigali in lacagta aysan dhaafin.

    • @ENG_Mowlid_Hagiaden
      @ENG_Mowlid_Hagiaden 3 หลายเดือนก่อน

      ninkn point sax ah buu kahdlay ee mel dhaw haka fiirin,yacni in lagugu shaqaysto oo hadafkaagii lagu ilowsiyyo hadhowna mushaarkii lagaa dhimo waa dhib ay adagthy in lagasoo kabto.
      any way niyhw waxbarashada ku dadaal qof in loo shaqeeyo sbbta ugu ordeysid garan mayeee,ninkaan xita dad hadaa u shaqeyneysid wax fiiican oo noloshada kaafin kara ku shaqee oo ha ogolaan in waqti aad wax ku barato uu kuusoo hari wayo 24 hours kii unbuu dhahay

  • @hogamiyahabulshada2430
    @hogamiyahabulshada2430 4 หลายเดือนก่อน

    عن النعمان بن بشير، رضي الله عنه ، أن رسول الله صلى الله عليه وسلم، قال: إن الدعاء هو العبادة ، ثم قرأ: " ادعوني أستجب لكم، إن الذين يستكبرون عن عبادتي.... [غافر: 60] " ، رواه "أحمد" في "المسند" (18352)، و"البخاري" في "الأدب المفرد" (714).

  • @foosdarleeg
    @foosdarleeg 3 หลายเดือนก่อน

    Ilaahey haku sharfo

  • @kaafiyonuur57
    @kaafiyonuur57 4 หลายเดือนก่อน +2

    masha allh allha kaa abaal mariyo shugran xafidullh

  • @AbdisalamahmedTech
    @AbdisalamahmedTech 2 หลายเดือนก่อน

    Thankz wll

  • @shafeemohamed1485
    @shafeemohamed1485 4 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks

  • @Hassan_Omar
    @Hassan_Omar 4 หลายเดือนก่อน +2

    Jazakallahu kheyran

  • @alhudaquraancenter1635
    @alhudaquraancenter1635 4 หลายเดือนก่อน +2

    Maasha allah
    Alle haku barakeeyo sheekh Abdiwali

  • @CabditaajirmaxamedDucaale
    @CabditaajirmaxamedDucaale 4 หลายเดือนก่อน +1

    S
    Mahadsanid walaalo

  • @FaisaMohamuud
    @FaisaMohamuud 3 หลายเดือนก่อน

    Thnks❤ustaad

  • @abdishakuuryoussefomar8338
    @abdishakuuryoussefomar8338 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid

  • @NajlaDayib-rk1gw
    @NajlaDayib-rk1gw 4 หลายเดือนก่อน +1

    Thank you so much 😊

  • @AbdisalamMaxamudmaxed
    @AbdisalamMaxamudmaxed 4 หลายเดือนก่อน +1

    .pagekan waa kasoo daahey

  • @abdixakiimaxmed7532
    @abdixakiimaxmed7532 3 หลายเดือนก่อน

    Manshallah

  • @AminaIssa-q6k
    @AminaIssa-q6k 4 หลายเดือนก่อน

    sax

  • @suhaybaadan1920
    @suhaybaadan1920 4 หลายเดือนก่อน

    M.a qodobka 4aad aad ayaan Ufahmsana Ka Hor Muqaalkaga waa mida aan Waalid iyo walaal Dartood aanu isku nacey oo waxey Raban inaan Shaqo Kaliya aan Qabto Shaqaduna waa 2da Galin oo way Yartahay shaqo Part Time Ah aniguna waxaan Faba mid part Time ah Part Timeka kalena aan wax u Barto alle Ha iisahlo amiin Ta iraaciya walayaal

  • @mursalibraahimmaxamedmursa8355
    @mursalibraahimmaxamedmursa8355 3 หลายเดือนก่อน

    Sxp cabdi Wali khaliif mhadsnid Adigna alle ha ku Karamayo

  • @yesserahmed
    @yesserahmed 4 หลายเดือนก่อน +1

    Thank you so much ustaad🙏

  • @MohamedAbdikaream
    @MohamedAbdikaream 4 หลายเดือนก่อน +2

    Waa mahadsantahay mudane

  • @maankamaxamuud
    @maankamaxamuud 4 หลายเดือนก่อน +1

    SHUKRAN USTAD ILAHYNA HKA RALI NOQDO

  • @Qeelshe
    @Qeelshe 4 หลายเดือนก่อน

    Sometimes waxaa dhacdo qofka mushaarka tirada bdn qaataan then caqli ku daraan ey business sameeyaan then qofki jaamacada soo dhameeyey u shaqeeyo ayaga

  • @ameencoding
    @ameencoding 4 หลายเดือนก่อน +1

    The humble sheikh. Barakallah

  • @AhmedAli-bv7kw
    @AhmedAli-bv7kw 4 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid Walall thanks hadakahor kumaana xirnayn yitubekaaga Lkn Intaan hada kuxinaaday waxyaabo Badan ayaan kaa faaiiday
    جز ا ك الله خير ا

  • @fardowsofalsan
    @fardowsofalsan 4 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks ustad❤

  • @FatimaAli-hc2zy
    @FatimaAli-hc2zy 4 หลายเดือนก่อน

    أللهم إني أعوذ بك من الشيطان الرجيم من همزه و نفخه و نفثه امين يارب العالمين

  • @FatimaAli-hc2zy
    @FatimaAli-hc2zy 4 หลายเดือนก่อน

    أللهم إني أسألك العفو والعافية في الدنيا والآخرة امين يارب العالمين ❤

  • @Ardaaga_Nuurka2024
    @Ardaaga_Nuurka2024 4 หลายเดือนก่อน

    Bilkasta Ustad, Channel kaada waan soo booqdaa waxbadanna waan Kafaa'idaa. Allah kaa Ajarsiiyo.

  • @uniquegirl-pv8mp
    @uniquegirl-pv8mp 4 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid wlal wn hubaa intaa aad sheegtayba wlhy siiba towfiiqda iyo ducada oo wax badan noloshayda kabadashay alxmdullilah ♥️

  • @ahmedhassanabdimohamed5566
    @ahmedhassanabdimohamed5566 4 หลายเดือนก่อน

    wlaal allaah ku barakeyo. qalbiga wallhi Mar walba wano wuu ubahanyahay. mahad sanid.
    waliba daciif ayan nahay ka bini'aadam ahan.
    allow amuraha ino toosi.

  • @hananhassan5363
    @hananhassan5363 3 หลายเดือนก่อน

    Aniga waxaa iga ja😢ran inaa noqo qof meel sare garo insh alh

  • @abdirisaknurani1217
    @abdirisaknurani1217 3 หลายเดือนก่อน

    Ustaad abdiwali Khaliif iso ducee muraad ban leeyahay

  • @FatimaAli-hc2zy
    @FatimaAli-hc2zy 4 หลายเดือนก่อน

    لأاله إلا أنت سبحانك إني كنت من الظالمين 😢

  • @UmumaxamedSiciid
    @UmumaxamedSiciid 3 หลายเดือนก่อน

    Mansha alah wax qiimo badan baad kahadashay ustaad 😊

  • @HamzeGudiAbdi
    @HamzeGudiAbdi 4 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid Ustaad Allaha cimriga iyo aqligaba hakuu barakeeyo

  • @hanadilkacase4054
    @hanadilkacase4054 3 หลายเดือนก่อน

    Mar walba ilahay talo saaro bas guul walba wad gadhi insha allah

  • @AbdulganiMohamudBarre
    @AbdulganiMohamudBarre 4 หลายเดือนก่อน

    masha allaah waa talo walaal iyo qibrad ay noloshu kubartay waa mahad santahay mudane

  • @Abdurrazakozman
    @Abdurrazakozman 4 หลายเดือนก่อน

    Waxa isu eegtihiin youtuberka masriga ah ee ali muhammad ali xag shakli ahaan iyo contant ga aad soo gudbisaan xataa

  • @ShucaybHajji-cz2oz
    @ShucaybHajji-cz2oz 4 หลายเดือนก่อน +15

    Thanks a lot

  • @KhalidJamac-j6j
    @KhalidJamac-j6j 4 หลายเดือนก่อน

    قال ابن القيم . الصبر واليقين تنال الإمامة في الدين

  • @Daud_Ismail
    @Daud_Ismail 3 หลายเดือนก่อน

    Jazakallahukhayr❤

  • @inaismail4860
    @inaismail4860 3 หลายเดือนก่อน

    Masha alh wlhi wllo alle haku barakeeyo

  • @nimo_hodanmohamed4308
    @nimo_hodanmohamed4308 4 หลายเดือนก่อน

    Wn jecelahay inaa dadka waawayn la saaxiibo

  • @salmanbaremohamed-td6vl
    @salmanbaremohamed-td6vl 4 หลายเดือนก่อน

    Wa muqaal kii igu qiimaha badna aan Abid la kulmay

  • @ayuubhasan7779
    @ayuubhasan7779 4 หลายเดือนก่อน

    Ustaad ilahey hakuu siyadiyo cilmiga Io caafimadkaba

  • @cabdiqanisaalax8106
    @cabdiqanisaalax8106 4 หลายเดือนก่อน

    Waad ku mahadsan tahay Talooyinka aad Noosoojeediso ustaad

  • @Amiiiin8
    @Amiiiin8 4 หลายเดือนก่อน

    Allaha ku sharfo Ustad Abdi-wali khaliif ❤️🤝

  • @SeatAhmet
    @SeatAhmet 4 หลายเดือนก่อน

    Ustaad runtii waxbadanbaad noo faa iidaysay waanan kaaga mahad celinayaa ilaahay haku xafido❤

  • @FAHADJIKOTA751
    @FAHADJIKOTA751 4 หลายเดือนก่อน

    masha allah

  • @amlahqueenqueen857
    @amlahqueenqueen857 3 หลายเดือนก่อน

    Maasha allah ustaad jasaaka llah

  • @Kokokayf
    @Kokokayf 4 หลายเดือนก่อน

    Mahdsanid macalin guuleyso labada darood

  • @khadrayuusuf8296
    @khadrayuusuf8296 4 หลายเดือนก่อน

    Khayr badan Allah hakusiiyo

  • @AbdisalaamAbdulaahiHassannuur
    @AbdisalaamAbdulaahiHassannuur 4 หลายเดือนก่อน

    Allah haku barakeyo ustaad abdiwali halif

  • @ifraahabdilaahi91
    @ifraahabdilaahi91 4 หลายเดือนก่อน

    Zhukran jassaka allah khair

  • @muxammad2777
    @muxammad2777 4 หลายเดือนก่อน

    جزاك الله ألف خيرا ❤❤❤

  • @khaalidaxmed1315
    @khaalidaxmed1315 4 หลายเดือนก่อน

    جزاك الله خيرا يا أخي

  • @fardawsamohamed770
    @fardawsamohamed770 4 หลายเดือนก่อน

    Shukran wll

  • @ibrahimhusseinomar680
    @ibrahimhusseinomar680 4 หลายเดือนก่อน

    allaha ku barakeeyo ustad khaliif...

  • @Jiqda
    @Jiqda 4 หลายเดือนก่อน

    Ustad maxa baratay adigu

  • @AbdibasidDahir
    @AbdibasidDahir 4 หลายเดือนก่อน

    Qodobadada inad qorto ba ugu habon argtidayda

  • @MohammedYusuf-yk9tv
    @MohammedYusuf-yk9tv 4 หลายเดือนก่อน

    Jazakallah.
    Walal illahey hakuu siyaadiyo

  • @AyanMohamed-sz2od
    @AyanMohamed-sz2od 4 หลายเดือนก่อน

    Mashaa Allah allahumma wafiqnaa intaas

  • @mohamedadow5780
    @mohamedadow5780 4 หลายเดือนก่อน

    شكرا وجزاك الله خيرا

  • @yaxyamaxamud5865
    @yaxyamaxamud5865 4 หลายเดือนก่อน

    Mahadznid uztaad qiimo badan guulyzo

  • @JaaleJey
    @JaaleJey 4 หลายเดือนก่อน

    Masha allah