5 Hab oo aad Kalsoonida Naftaada kor ugu qaadi karto | Waydiin & Warcelin #8

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ก.ย. 2024
  • 5 Hab oo aad kalsoonidaada kor ugu qaadi karto
    I N S T A G R A M: / mubaarak_hadi
    F A C E B O O K: / mubarakhaditv
    T W I T T E R: / mubarakhadi
    S N A P C H A T:mubarakhadi101
    E M A I L: Mubarakhadi@gmail.com

ความคิดเห็น • 247

  • @dr.omarjibrilabdimohamed8332
    @dr.omarjibrilabdimohamed8332 ปีที่แล้ว +7

    Kalsoonida naftaada kor u qaad:
    1.qor meelaha kalsooni darada kaa heeyso
    2.xirfadaa ku wanaagsanta waqti galu, horumari.
    3.waxbadan akhri
    4.raad waxqabad ka tag(raadadka yar way isbiirsanaayaan)
    5.yaree waqtiga aad siineeso dadka habka taban u fikiraayo(negative personality)
    Dadka wanaagsan isku hareere ama la sxb.
    @MubarakHadi

  • @nimcocabdisamad1659
    @nimcocabdisamad1659 6 ปีที่แล้ว +127

    Chanalkan 1milyan aynu gaadhsiino you tupe kuma arag chanel ka dagan oo ka faa.iido badan🖒

    • @ayubsaid9009
      @ayubsaid9009 6 ปีที่แล้ว +2

      wlhi wa run abyo

    • @mahadmaxaxmad4870
      @mahadmaxaxmad4870 5 ปีที่แล้ว +2

      Waa runtaa lakin dadkii waxaan FAA iido lahayn ayey ku mashquuleen alaha soo hanuuniyo you tube labo midkood ayaa loosoo galaa 1:entertainment like shactaro,music,flims iwm 2:education

    • @muxammad2777
      @muxammad2777 4 ปีที่แล้ว

      Qof wanaagsan in aad tahay baad csddeysay hal like ka badan haddii aan sii Karo qoraalkaaga waa sii lahaa, 100% waa kugu raacsan nahay

    • @hamdiabdi3523
      @hamdiabdi3523 4 ปีที่แล้ว +2

      Walaahi walaalo waa runta soomalidu badanaa Majeclo waxyaabaga FAA idadad leh

  • @xamdacisekhadar7572
    @xamdacisekhadar7572 6 ปีที่แล้ว +16

    Manshallah mahadsanid macalin Mubaarig Hadi Alle ha kaa jisaa'i siiyo
    Kalsoonidu waxay muhiim u tahay noloshaaada

  • @aaminacabdi5816
    @aaminacabdi5816 5 ปีที่แล้ว +5

    Maashaa Allah. Mahadsanid in badan ustaad ,runtii waxaan kaa bartay aqoon iyo habab aad u taya sareeya.Go forward .guulayso goob waliba iyo goorwaliba

  • @fatush8154
    @fatush8154 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah kalsooni waxa waye marka qofka runta ka shego noloshisa iyo naftisa macalin wa
    mahsnthy Allah wa isiye kalsoni weligay naftayda been kama shegin iyo noloshayda.

  • @engbashirsaid6255
    @engbashirsaid6255 5 ปีที่แล้ว +2

    Jazaakallaah walal Mubaarak hadi
    Ilaahay hakaa abaalmariyo
    Dadaalka iyo waqtiga aad gelisay
    In badan baa sabab u noqotay in ay noloshoda wax ka badalan

  • @bahjaali5413
    @bahjaali5413 6 ปีที่แล้ว +11

    Masha'allah wlhi Waa ba shib iska dheh hadalada Mubarak waxaba isledahy dadka maskax yashoda ama qulubtoda muu ogyahy waxa ku jiro taas alle aya mamulo lkn wax dadka hesto oo jiro buu kahadlaya Cajiib alle haku dayo inbadan Ustaad dadku iskuma jiraan 😍

  • @nimcocabdisamad1659
    @nimcocabdisamad1659 6 ปีที่แล้ว +16

    Plz tarbiyada caruurta inooga soo diyaari clip aad baan uxiisaynayaa, mrkaan arkay dhawr jeer ood ka hadlaysay mawduucaa

  • @HassanHusseinJimale
    @HassanHusseinJimale 4 ปีที่แล้ว +1

    M.a mubaarak haadi ustaad wax badan oo dhiiri gilin ah aan kahellay al ustaad mubarak haadi ustaad agteyda ku wayn congratulation al ustaad mubarak hadi

    • @mouminproduction157
      @mouminproduction157 2 ปีที่แล้ว

      Wallhi yaab video hada ayuu isoo gaaray 26.02.2022

  • @baroafkahooyo6091
    @baroafkahooyo6091 6 ปีที่แล้ว +6

    Asc macalin aad baad u mahadsantahay. Inaan qoro iska daaye inaan isu sheego ayaan ka cabsadaa. Allah hana asturo. Amin.

  • @ilhanali7907
    @ilhanali7907 4 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid Mubarak walal hdad qoraalkyga aragto plz muqaalada self confidence noso badi sido kale waxa jira dad hal dhan wax ka eega negative people kawrn dadkaas hadi ay kgu xeeranyihiin yacni kama ag fogaan kartid dhibkuna waxay Marwlba ku raadinayan khaladkaga adigo kun sameyey mxa arinta lagu xalin kara inbdn muuqaladada fbga aya ka daawada tan iyo 2016aya u malayn inay ahyd marka ku arkay dhiirigaliye thanks again❤️🙏🏼

  • @awismail8003
    @awismail8003 6 ปีที่แล้ว +6

    waa habab ,tabo teelado runtii tiirinaya tamarta nafeed ،،،
    ١.الثقة با الله...
    ٢.الثقة با النفس.

  • @khidmuunqaali5619
    @khidmuunqaali5619 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah Ustaad Mubarak

  • @mohamedaar9733
    @mohamedaar9733 5 ปีที่แล้ว +6

    Shanta qodob ee mubaarak ka hadlay :
    1.garo goobte baa marka aad joogto dareenta kalsooni daro.
    2.garo meelaha aad ku fiicantahay oo aad number one ku noqon karto.
    3.wax akhriska badi
    4.raad wax qabad inaad leedahay taasna waxaa kuu sahlaya inaad qodobo yaryar oo aad wax ku qaban karto waana in aad waxa aad doonayso qaban karto.
    5.inaad yarayso waqtiga aad la qadato dadka aan ku dhiiri galinayn.

  • @drsrayaanxuseen5802
    @drsrayaanxuseen5802 6 ปีที่แล้ว +4

    masha allh mubarak Hadi allah hku sharfo runti dhiirigaliye wngzn ayaa tahy allh hku xifdiyo wlh wan ka faaidaa videoskaga ad nala wadaagto

  • @mahadomar3089
    @mahadomar3089 5 ปีที่แล้ว +2

    Talada uu inaga tago wllken
    Inta maanku gaajeysan yahay
    Guuli waa wali. Hadan dhuuxno murtida baa wax wayn inaga anfici
    Mansha allah

  • @naajiabdi993
    @naajiabdi993 6 ปีที่แล้ว +4

    Ustaad waan ka helaa casharadaada wax badan waan ka faaiday allaah ku xifdiyo ustaad halkaas kasii wada casharada dhiira galinta ah 😍😍

  • @nasraali2952
    @nasraali2952 4 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid waxbadan ayaan kaa faa iiday wll qaaliya allaha kaa abaal mariyo ❤❤❤

  • @zakiyohassan2025
    @zakiyohassan2025 4 ปีที่แล้ว +3

    AMIIN masha alaah ilaah jazada qeer haka dhigo ku nolow aduunka nolol qurux badan aqirane janadii sareesau

  • @ibrahimmaxamudaadan9653
    @ibrahimmaxamudaadan9653 2 ปีที่แล้ว

    Usda shukran ilahey haku xafido aduun iyo akhiro

  • @maalmovlogs4648
    @maalmovlogs4648 5 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad mubarik Hadi Talooyinkaga iyo tusalayaashada horumarineed wad ku mahadsantay

  • @qaalihaaji4112
    @qaalihaaji4112 6 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad murak wad magadsantahay noso badi barnamijyadan cml waa ubahanaheee shukran

  • @xamsebuni8803
    @xamsebuni8803 4 ปีที่แล้ว +2

    Wad mahad santhy
    Wallaahi aad banu uga helny
    Casharkan aad na siisay
    Allaah haka abal mariyo

  • @ahmedmohamedmohamud7187
    @ahmedmohamedmohamud7187 6 ปีที่แล้ว +7

    Aad iyo aad Lecturer Wxaan kaa helaa kalsooni iyo in aan ku dhiirado xirfadeyda Mhdsnid wll

  • @abdirahmanwarsame3598
    @abdirahmanwarsame3598 6 ปีที่แล้ว +3

    Ustaad mubaarik Hadi, waxaan jeclaan lahaa inaad noo soo gudbiso cashar ku saabsan Codka dadka ka dhex hadla ee markasta la socda oo negativ-ka u badan.

  • @xuseenqaaf8179
    @xuseenqaaf8179 5 ปีที่แล้ว +1

    Thanks Ustaad

  • @hanadharun5805
    @hanadharun5805 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allaah ilaahey haku barakeeyo macalin Mubarak ...

  • @dreamgirl-wl3pg
    @dreamgirl-wl3pg 6 ปีที่แล้ว +1

    masha allah thnx ustadi waxbadan ayan ka faidnaya jzka kheir👏👏

  • @miskicabdinoor2994
    @miskicabdinoor2994 6 ปีที่แล้ว +1

    Mansh allah ustaad Mubarak waa sugaynay cashrdaada allaa yaxfidaka jazaaa kalaaahu khyr jazaaaa

  • @cabdiqanisaalax8106
    @cabdiqanisaalax8106 2 ปีที่แล้ว

    Mnsh Allah ustad mubaarak hadi alle hakuxafdiyo

  • @ebyanabdi4981
    @ebyanabdi4981 6 ปีที่แล้ว +2

    Sax qodobka 5 aaa igu badan wana oska yarenaa insha allah rag waxuu qaban karo inaa qaban karaa aminsanhay

  • @laylodiamond9052
    @laylodiamond9052 6 ปีที่แล้ว +3

    Allaha kudarajeyo bro horey usoco faido weyn bankahelay markaste o ad so galiso vedio wll jiro joog caqliyan bad uhadlin mshlh

  • @keepsmilingalwayssmile6986
    @keepsmilingalwayssmile6986 6 ปีที่แล้ว +3

    Thankx wa muhiim kalzonida nafta🙏✌️

  • @yacquubabdiwahid5173
    @yacquubabdiwahid5173 6 ปีที่แล้ว +1

    Mubarak aad ba u mahadsanthy wlle ,alaha ka abaal mariyo bwe .zxpw wxn rapa ina igu cawiso suaal aan in badan rapay inan kuwaydiyo ,zxp siden ku go'aamin kara kuliyada aan baranayo ,wxn dhameyay dugsi sare madoyinka scientifc dhan wa iskugu kay mid aad bn ugu xeel dherahy .bwe iso jawab alaha ku sahlo ahfaaftada kuwoda khayrkaa

  • @omara9353
    @omara9353 6 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid mudane qofka ubahan inuu kulasooxarira xaguu kalaxaririkaraa

  • @liijr.abdirahman2848
    @liijr.abdirahman2848 5 ปีที่แล้ว +2

    M.Allaah sxb aad iyo aad ayaad u mhdsnthy

  • @salmaanabdiladiifaadan8463
    @salmaanabdiladiifaadan8463 ปีที่แล้ว

    Thank you teacher your motivation allah keep you

  • @zaytuunighannel140
    @zaytuunighannel140 5 ปีที่แล้ว +1

    jazaakallaah kharaljasaa waxbadan aye igabadalen dhagaysigaaga allaah hanagu hanuuniyo dantawacan amiiiin

  • @farahmuhamed2565
    @farahmuhamed2565 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid mualimu

  • @CaashaMuuna
    @CaashaMuuna 6 หลายเดือนก่อน

    الله يبارك فيك استاذ

  • @liibanmouse1422
    @liibanmouse1422 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks brother

  • @yanouno9403
    @yanouno9403 6 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah wllky howl muhiima ayad bulshada u haysaa jazakallahu khayr allaha ku xifdiyo

  • @abdihassan5738
    @abdihassan5738 5 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha allah illahy ha ku barakeeyo.

  • @mohamudshaafi812
    @mohamudshaafi812 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah aad ayad umahadsantahay ani dhib nocas aya ihayo xita xilaga classka sual jawabteda aan hayo madhibi karo waan la baqaa

  • @drssamirosmanmohamed1025
    @drssamirosmanmohamed1025 6 ปีที่แล้ว +4

    mahadsanid walaal

  • @drdaakirsheikhomer69
    @drdaakirsheikhomer69 6 ปีที่แล้ว +1

    masha Allah uztaad allaha kubarakeeyo waa mowduuc muhiim ah runtii

  • @ilyaazzola.8189
    @ilyaazzola.8189 6 ปีที่แล้ว +3

    Wad mahadsan tahay Mclin Mubarak Hadi. Allah Ku dhowro.

  • @abdullhinur8872
    @abdullhinur8872 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah ustaad waad mahadsantahy
    Horay uscoco!

  • @ProductivewithFatima
    @ProductivewithFatima 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah mahadsanid walal
    Markasa wanag aaka faaidaaa chanalkaaan.

  • @adoontialleinaartan2843
    @adoontialleinaartan2843 6 ปีที่แล้ว +1

    Dhiira galaye wanaagsan aya thay mubarak abdi Alah ku daayo
    Horey usoco guul insha alaah

  • @haawoabdullahiadan2720
    @haawoabdullahiadan2720 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah waad mahadsantahay jzk Allah kheyra wll🤗😍

  • @marwaalimohamed4555
    @marwaalimohamed4555 6 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallah usataad m.haadi .

  • @faraxjaahur1223
    @faraxjaahur1223 5 ปีที่แล้ว +2

    Wllow aniga xta hadalkaa aan hadlayo kuma kalsoni
    Macalinkayga hadaan suaal waydiyo
    Magaadhsin Karo because
    Maba haysto kalsoni

  • @cumarmoumin9103
    @cumarmoumin9103 ปีที่แล้ว

    Thanks 🙏 for your telling motivation our us

  • @sinduurasomali977
    @sinduurasomali977 5 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid

  • @cawaalecalawaash2332
    @cawaalecalawaash2332 5 ปีที่แล้ว +1

    kaloonida badan inaad fududahay baa lagu ogaadaa hh thank tea

  • @sheekooyinmaqalah8490
    @sheekooyinmaqalah8490 6 ปีที่แล้ว +1

    masha allaaaaah mubarak hadi bruh hambalyo hormar wacan channel i qanciyay runti

  • @abdishakuuryoussef5604
    @abdishakuuryoussef5604 6 ปีที่แล้ว +2

    mncha allh aad baad umhdzan tahay pls inaan kula soo xidhiidho rabaa walalkey telkaaga hoos iigu reeb mubarik hadi

  • @umuamiira4391
    @umuamiira4391 6 ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allah Maclin waa cashr aad umuhimsan

  • @leilamohamed7410
    @leilamohamed7410 6 ปีที่แล้ว +8

    MashaAllah Jzk It's like you are talking About me when I'm at duksi am perfect with my cashir and the other Durus talking to my duksimates No conference at all What do think I can do bro Mubarak ? Jzkhair

  • @zakiaadan3129
    @zakiaadan3129 4 ปีที่แล้ว +1

    Mht zanit mclin mubarak hadi

  • @cumrjanagale2852
    @cumrjanagale2852 2 ปีที่แล้ว

    Thank you teacher

  • @Fahmafaridabeauty
    @Fahmafaridabeauty 6 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha allah jasakalahu qeyra

  • @hamdaosman1805
    @hamdaosman1805 5 ปีที่แล้ว +1

    ALXm wllhi wan ku farxsanhy ano ubaaHAn taladaaDa inaan ku heLo 12:53wakhtigaaz wxan dhax mushaXaya barta youtube ka anoo raBa isla maduuCan aad ka hadLayzo Runti wakhti wan kgu xidhnaa Balse si kadiza ku wayay chanelkan garaNa wayay magaCa janaLka wxan rajaynya inay i anfici Doonta fikradaHaaGa tolmoon insha allah macaLin qaaliya ii tahy maaDama noloshayDa toosinayzo ilhy haKu dhawro 👏👏👏💖

  • @nutritionnutrition9426
    @nutritionnutrition9426 6 ปีที่แล้ว +2

    Shukran
    Mubaarik fariir Ayaan Gmail ka kuugusoo diray wlo waxaan rabay buugii
    How We learn
    Thanks

  • @barwakoahmed5515
    @barwakoahmed5515 5 ปีที่แล้ว +1

    MuchaAllah mhdsanid wlo

  • @cabdikariiim6562
    @cabdikariiim6562 6 ปีที่แล้ว +1

    Wad mahadsantahy sxb mubaarak

  • @hassanabdirahman5380
    @hassanabdirahman5380 6 ปีที่แล้ว

    Shukrn Ustaad Mubarak Hadi

  • @ruuxiiabdullahi9191
    @ruuxiiabdullahi9191 6 ปีที่แล้ว +1

    aad io aaad ustaaadiiii jazakallah

  • @hodanmohamed6618
    @hodanmohamed6618 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah mahadsanid macalimka nolosha mubarik haddi

  • @CabdiraxmanQoys
    @CabdiraxmanQoys 6 ปีที่แล้ว +10

    Even though I liked all the five categories of self development the number 2 is my favorite one

  • @sagalmire1705
    @sagalmire1705 6 ปีที่แล้ว +1

    Maa Shaa Allah

    • @mouminproduction157
      @mouminproduction157 2 ปีที่แล้ว

      Wallhi yaab video hada ayuu isoo gaaray 26.02.2022

  • @sacdiyanuur1001
    @sacdiyanuur1001 6 ปีที่แล้ว +1

    mudanane
    walaal waxaa tahay qof WANAAGA ka taliyo marka halka ku nooshahay iyo halka suaalo lagaa soo weydiin jar
    salaan qiima leh
    sacdiya

  • @miskiecaddaani1968
    @miskiecaddaani1968 6 ปีที่แล้ว +2

    Frist one ahy sake mahdsand Ustaad

  • @ismailyg3493
    @ismailyg3493 2 ปีที่แล้ว

    Mnsha allah congratution 100k ustaad video waa xikmada kaliyaa aan haysano lagamana dhargo muqaladada ustaad allah ku barakeeyo

  • @ayaanAxmedDiiriye
    @ayaanAxmedDiiriye 5 ปีที่แล้ว +2

    wwwwaaa caqliga illaahy ha ku siyaadiyo wwwwwww

  • @sacdiyocakariye546
    @sacdiyocakariye546 3 ปีที่แล้ว

    M.a allah haku xafido mubaarak hadi waxyaalo badan aanan horey u ogayn ayaan ka ogaaday thank you a lot 1👍

  • @nawaarzaimoh5893
    @nawaarzaimoh5893 6 ปีที่แล้ว +1

    Mahdsanid wl💫 jazaakalaaah

  • @abdirisakodowa2957
    @abdirisakodowa2957 5 ปีที่แล้ว +1

    Mnzh Allah
    Alle hakaa abaal mariyo bro

  • @mohahassan9018
    @mohahassan9018 4 ปีที่แล้ว +1

    Mnzha alllh youtubekan Waa mid loo bahan yahy ee sodhawynta hala badiyo zxpta

  • @mohamedchama6058
    @mohamedchama6058 5 ปีที่แล้ว

    Jasakalah khayr akhii Mubarak hadi Allah ku siyadiyo aqoonta

  • @ju4965
    @ju4965 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah thank

  • @abdihallilmohamedibrahim6711
    @abdihallilmohamedibrahim6711 4 ปีที่แล้ว +2

    Nolow Mcalin wllh noloshena wa iska socotay un lkn adiga io maxamed omar hami weyn ayad na geliseen so mark wllh aad ayn idin xiiseyaa

  • @zkryeahmed9014
    @zkryeahmed9014 6 ปีที่แล้ว +3

    thnx for the warning i would like more your videos like this is make me happy and thnx 💯💯💯💯💯 again

  • @cabdishakuurcabdirahman457
    @cabdishakuurcabdirahman457 2 ปีที่แล้ว

    M.a ustaad gulayso

  • @faraxccccali1237
    @faraxccccali1237 6 ปีที่แล้ว

    Masha allaah malinkeyga mubarak Ilaah haka jizaisiyo aad baan uga faidasta cashirada aad so galiso mar wanba waaxdba umalesa mowdoc walbo aan ubahanahay in aad ogtahay shergareya walaal Malin walba fudiyowyo aan wax laga faiden baad shergaresaan runti aniga indhaha baad sifican igu furtay

  • @Engr-Abdirazak
    @Engr-Abdirazak 6 ปีที่แล้ว +1

    masha allah wllo
    #Aqoonyahan
    jazaakalaahu_kheyr

  • @hooyomcnto100aar7
    @hooyomcnto100aar7 6 ปีที่แล้ว +1

    Waxaaaaan raaadinayey fursadaaan inbadan wxn rabaaa inaaaa kula hadlo one o one isheeeg meeel aaan kaaala soooo xiriiiro wlle

  • @caaqilkaabdiraxiim8944
    @caaqilkaabdiraxiim8944 6 ปีที่แล้ว +8

    you are personal motivation

  • @horumarchannel2079
    @horumarchannel2079 6 ปีที่แล้ว +2

    Walahi waa Runtaa
    Arintas in badan ayey dhacdaa

  • @wlleyman2845
    @wlleyman2845 4 ปีที่แล้ว +1

    Waad ku mahad san tahay fidiyooga aad noogu wadageysid ustaad

  • @wardamahdi2602
    @wardamahdi2602 6 ปีที่แล้ว +1

    Macha allah mahadsanid

  • @hindanuur6901
    @hindanuur6901 5 ปีที่แล้ว +1

    ماشاء لله المبروك ألف مبروك ألف مبروك ألف في هدم ياخي

  • @reamnuh9829
    @reamnuh9829 6 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll khayr alle hakusiiyo

  • @ahmednodol1228
    @ahmednodol1228 2 ปีที่แล้ว

    Wll
    Msha allahu

  • @jeekey5762
    @jeekey5762 6 ปีที่แล้ว +1

    Mubarak hadi sxp waxan ka coda saneyna inada noshegta mel ha laku so ban dhigo cilimiga plz

    • @mouminproduction157
      @mouminproduction157 2 ปีที่แล้ว

      Wallhi yaab video hada ayuu isoo gaaray 26.02.2022

  • @gabdhokufantawilshasmlyedp1297
    @gabdhokufantawilshasmlyedp1297 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Walalkay mahad sanid runtii wankaa faa idaa

  • @FarahAbdi-q3h
    @FarahAbdi-q3h 10 หลายเดือนก่อน

    Asc anigu waxan rabaa inan waxa barto laakiin laba Arimood ayaan dhafi la anahy saxbiin fiican malihu igu dhirigaliya dhaqaali qof ku ma tiirsani ilahaye igufilan American ayaan joogaye waan kafa idaysan

  • @makhsudmohamed538
    @makhsudmohamed538 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah wll Allaha ka abaal mariyo wanagan mahadsanid

  • @mubaarikmahamoud2855
    @mubaarikmahamoud2855 5 ปีที่แล้ว

    Thnk u Mr.Mubarak Hadi