2018 ayaan dhameeyay 15 jis ee u horeeyay , halkaan ka dhigan jirayna waa ka baxay waayo macalikii oo badanka i dili jiray waxaa ka soo wareegay 4 sannoh oo aan iska daayay xataa akhrintiisa sanadkii hore ayaan ku fikiray iimay suurto galin sidoo kale sanadkan lkn kan soo socda insha allah waan xifdini.. waxaan xasuustaa dad xiligaa hingaad dhigan jiray oo dhameeyay waa ka murugoodaa😢
Manshalaah tabarakalaah war sxb sidan u maydjaa qalbiga tusaale yurub Ban jooga waliba habeen Ban shaqeeya waxano aragna wà macasii indhaha ku hayna oo wano wada shaqayna. Ilahow naa astur
Manta 10jus dhameyy alx iso duceeyo inta jecelna alha ufududeeyo .16.11.2024
Allah ku fududeeyo
@MaxamedKhalaaye aaamin wllo
@@SuweydoAbdisalan sxbe anga wajeclahay wlhi lakinse caajis kaw ikasiye suurad ka badan ma aqrinkari
@@fardowsoyacquub waa ku fududaanaa Insha allh
Allaha kuu fududeeyo❤
Juski 3xaad ban dhamayn rabaa Alxashri ban marayaa
Ilaahow igu sug❤
Maanasha'Allaah, ALLEs.w.t haku barakeeyo, wax fiican bnu kaa faa iidney wll, inta doonaysa inay qur'aanka xiftidona ee aan ka mida ahayna ALLEweyne haynoo fududeeyo qur'aankiisa xaq ah,iyo ku dhaqankiisaba wllo, Amen Amen Amen yaarbi
Hooyo, alle ha ku barakeeyo, miisaanka xasaadkana alle ha kuu saro.
ماشاء الله الله يحفظك
Manta ayan bilaaby jadwalki anku xifdin laha inta sanadkan ka dhiman allow iifudude
Mansha Allah sanadkan bilowgiisii baan bilaabay inaan quraanka akhriyo maalin kasta taasna walaashay baa iigu dhiiri galisay alle khayr hasiiyo
M.a allh you have the best sister❤
Sorry 2sano kahor ayaa malcaamadii dhigo layga kari waayay lkn hada waxaan goaansaday inan kulaabto allaw ii fududee wlalayaal idinkuna ii soo duceeya inoo ilaahay ii fududeeyo ❤❤❤❤❤❤😭😭😭😭♥️ qur,aanku waa dawadeena❤
Allahayow kugargar ajirna kasii❤
Ani barasha qoranka al baqro inaa kabilowo aa raba
ما شاء الله ياأخي❤❤❤❤❤
Bishiii horre yaan dhameeyay alxamduliilah thuma Alxamduliilah thuma Alxamduliilah thuma Alxamduliilah illaa 2 sano iyo 2 bilood buu igu qaatay iisoo duceeye inaan kudhex jiro illaa aan illahay kala kulmo
Masha allah .
Hanbalyo
Shukran wll jzkl khayran
Alle ha ku sahlo
Maashaa Allaah, Allaah haku barakeeyo wll.
Walaal macaan allaha ku xifdiyo
Mubarak Ali Hugur macalin aad u qiimo badan.
Ma schaa Allah ilahay khar ha ku siiyo walal
Ilahay janada ha ku geeyo❤
Macalinkaygi taxfiidka mubarak ilahy Ka abaal mari mahdsanid
Ustaad Mubaarak Laxni dheh meesha aad laaxin dhaheeyso jazaakallaah one of the best youtubers
Barakow wllo oo alle haku maamuuso inbadan❤
خزاك الله الخير
Thanks wll wllhi wax badan kaa faaidaa❤
ما شاء الله تبارك الله
Insha Allah
Qeer alaahaa ku siyo is duceey Ina xafiido aa rabaa 50 Sano aa jira in ilaahaay I waafaajiyo
Asc wllky adiga iyo walidiintaba iyo dadkii waxkubara iyo kuwii sababta u ahaa barashadaada khayrka aadtaqano ale haku arsaaqo naxariistiisa waasica ah aamiin yarabi
ilaahay haku xiftiyo eed wiil wax fiican soo gudbiyaad tahay jazaaka laah
Mash alah ❤
Mahadsanid wll
M.a wllo hooray usooco
Maasha Allah, Alle ha Ku xifdiyo
Ilaahay khayr hakusiiyo walaal talo fiicanbaad nasiisay waxaan xafiday ilaa suuratu huud 2020 ayaa iigu dambaysay xabad kama hayo 4 jis ee hoose marka laga reebo waxaana waxa iigu wacnayd anoon subcis helin iyo anoon quraanka igu cusub diba u eegi jirin imikaan bilaabayaa walaalo bishaa maanta insha allah maalin kasta bage baan xafidi
Shukran wllo
2018 ayaan dhameeyay 15 jis ee u horeeyay , halkaan ka dhigan jirayna waa ka baxay waayo macalikii oo badanka i dili jiray waxaa ka soo wareegay 4 sannoh oo aan iska daayay xataa akhrintiisa sanadkii hore ayaan ku fikiray iimay suurto galin sidoo kale sanadkan lkn kan soo socda insha allah waan xifdini.. waxaan xasuustaa dad xiligaa hingaad dhigan jiray oo dhameeyay waa ka murugoodaa😢
Asc manshaa alaah mubaarak hugur wllky maantaad iga farxisay soo badi kahadalka qur aanka
Manshalah.nin.kawanagsan.marag.waxban.
My needed points جزاك خيرا يا الاستاذ❤❤
Wad i cawisay o wax badan ayan ka faiday Jazakalahu qeyr mahadsanid walal qaliya
Allahumma baarik🎉💖😊
Jasaaka allaahu khayran
Masha alh Allah haku barakeeyo.
Alle hanoo fududeeyo ❤❤
Kheer allaah Haku siiyo
Maashaa allah
Brother jazakallah khairan I am starting quran today
go for it
Ogaysiis erayga ah waxaa laga yaabaa inaa hawlaha kale qabato lkn quraanka lagama yaabo inaa sas kuxafido waaa sax waa war wayn ❤
Jazakallah qyer❤❤❤
Walaal waad mahasanid❤❤❤😊😊
Masha Allaah Runt baad umada u shegtaye Alle haku xiftiyo
Mahadsanid wall Allaha kuxifdiyo
Jazakallahu khayr wll
Jazakallahu khayr❤
Walaahi maanta muqaalkii ugu wanaagsana aadna loogu baahna ayaad noso gakisay ilahay haku barakeeyo aakhiro iyo aduunba ilahay haka farxiyo❤❤
MashaAllah jazakhalahu kheera akhii ❤❤❤
Jazakallah ustaad☺️🤗
Jazaka Allah kheir❤❤❤
Akhii shukran horay ayaan u go ansaday inaan xigdiyo qur aanka tajwiidkana aan sifiican ubarto 2025 insha allah 2026 na 10qiro insha allah😮🎉😊❤
جزاك الله خيرا اخي
جزاك الله خير استاذ و الشيخ مبارك ❤
Thanks usdaad jasaakalaahu khayr
Jazaakalaah walaalkey
Wll adbad u mhdsnthy wlhi waa u bahanaa mawducan muna qalbigayga ku jiray
Jazaka allahu khayr
Thanks ustaad wax badan kaa faa'iday ilaahey haku barakeyo cilmiga❤
Ilaahey Hakaa aaalmariyo ustaadi
جزاك الله خيرا يا اخي❤
جزاك الله خير يا أخي الكريم
جزاك الله خير الجزاء
Maashaa allaah shukran macalin
جزاك الله خير
Jazaakumallah khayran.
Mawduuc qiima badan shukran
Ilaahy haku xifdiyo wll
Shukran ustaad
kheyr allaha kusiiyo walal
Waad mahadsantahay Mubaarik wll
Said ugu baahna
الله يبارك ❤
MAASHA ALLAAH
Shukran wll
جزاك الله
Ustaad
Mahadsanid ustaad ❤🎉❤
Juska 1 ayan socda inchallah allah no foodoudeyo
Shukran
Masha allah
Walaal quraanka xaga sare ayaan ka soo bilaabey wax caqabada Mey igu noqoneysaa
Mya ukhtii malinta ilaa inte aqrisa❤
Wsc jaklahu khyr wll
Manshaallah
waa sax wlh aniga hadaa bilaaway taxfiid iyo tafsirka ba
Jazaakallah ustaaad💯
Thank you Teacher 🙋♂️
Masha allah muqaalka ugu qiimaha badan wye😊
Asc ❤
Manshalaah tabarakalaah war sxb sidan u maydjaa qalbiga tusaale yurub Ban jooga waliba habeen Ban shaqeeya waxano aragna wà macasii indhaha ku hayna oo wano wada shaqayna. Ilahow naa astur
Diintaada baro intee ka barataa mishaajidada macaahida islaamiga ah ee yurub
You are the best the goat of all youtouber❤😮
Mansha allah bro
Ustaad mahadsanid ❤
Shiiq murbaaragoow Runti waanku taageeraa waxaana kaa faa iidey ciLimi badan allaaha kaa abaaL mariyo
Mashaa Allah Mahadsanid wllo
Mahadsanid ustaad
Mahadsanid Ustaad ❤