Walahi aniga kalinimada jecelay dantayda qabsada wax jecelahay mel kali ahaya cibadaysto an ka fakiro ina shaqaysto bili adan waqti ha ku lumin walahi mela ka jilicsan bili adan ha barin dhibatada dadka haga shekenaya
Nololshayda wax ka bedeshay wllkay sanadka hor ayaa bilaabay small bissness $300 ayaan ku bilaabay adiga ka masuula dhiirigelintaada 5 qodob oo sheegtay marka ganacsiga ayaan qortay maadama ka baqayay ganacsiga inuu ku qasaaro Mahadsanid wllo
7 cashar oo muhiim ah
1) Cid kuu maqan majirto
2) Naftaada ku kalsoonaatid
3) Khaladaad badan inaad sameeso
4) Haka fikirin Wixii Tagay
5) Ku raaxeyso Kalinimada
6) Ku adkeyso Riyadaada
7) Noqo Qof Tartama
Thank you
Thanks
Thnks
Hoyo mcn Abe mcn maba ino la Ina nafada maa Suul ka noqoto wa muhiim
Jasakalhu khayr wllky 😊
I truly appreciate your input 😊.
Tanks brother ❤❤
Walahi aniga kalinimada jecelay dantayda qabsada wax jecelahay mel kali ahaya cibadaysto an ka fakiro ina shaqaysto bili adan waqti ha ku lumin walahi mela ka jilicsan bili adan ha barin dhibatada dadka haga shekenaya
Nafteyda Kuma kalsoni ee intaa laga dhisaa ❤❤😢😢
Salada iyo quraanka iyo cibaadada ilahy badi shp waad guulaysanaysaa aduun iyo akhiraba❤
Thanks ustaad
Thank you wllo Qli
Mahadsanid ustaad❤
Thank you so much ❤ ust
وَمَاتوْفِيقِي إِلِّابِاللِّهِ. :وان ليس للانسان إلاماسعى🤍
Thanks ❤
Horay usoco wll msh Allah
Woooow Aqoooon Yaaan Somaliyeeed Warsame Bade ❤❤❤❤ From Shinile
Tnkyou ❤
Mashallah Mahadsanid wll
Igu halee inan iskudaybadan sameeyo
Igu hale inan qaladadbadan samewyo wayimayo wax isaxee
Iguhalee inan kudhiirado wax walba
Mahansid dhiitigelintada korbay iiqaaday wlhy cabsidii igu jirtaad iga yaraysay thank you 🙏🥰
Mahadasanid💯💯
Absolutely 📢 💯 📢 💯 📢
Mahad sanid maclin ❤
Thaks brother
Mahadsanid ❤
Thanks
Thanks pro
Ilahy haku sharfo sxb
warsame bade waa rolemodel kaygah❤❤❤
That’s my brother
Ina kula soo xidhiigo ayn reba wll
Nio Kakac Fadhiga Nagu waashey Ma xuma Qofka Muslimka ah inuu Naftiisa Hormariyo Dhaqalena sameyo Balse Maanta Xaalka uu islaamka Marayo wad u jeedaa Wll Nooso Gudbi Wax aakhiro Na Anfacaya
Isagu hada muuqalkan uu soodhigay lacag ayuu kasamaynaya
Waxba kama galin dhib kasta oo kuhaysta kaliya dantiisa ayuu wata
Marka walal waxad ogaata aduunka qof walba inuu dantiisa wato
Midakale dhalinyarada dhiirigaliyayasha ah ee somalidu badankoodu waa dad aan wanaagsanayn
Sababto ah fadhiga kakac ayay kuodhanayan oo horumar gaadh kuumana sheegayan wadada aad umari lahayd kaliya niyada ayay kaajabinayan sababto ah adigo bilaa shaqo ah oo xaalkaagu adagyay marka aad dhiirigaliye kuleh fadhiga kakac aad daawato naftaada waad nacaysa waxanan kugu dhacaya stress
Nololshayda wax ka bedeshay wllkay sanadka hor ayaa bilaabay small bissness $300 ayaan ku bilaabay adiga ka masuula dhiirigelintaada 5 qodob oo sheegtay marka ganacsiga ayaan qortay maadama ka baqayay ganacsiga inuu ku qasaaro Mahadsanid wllo
M.a guleyso ❤
M.a wax naga maqnaa aya no sheegtey wana qaatey hadalkaagaas please noso badi 😢
Walaal download ka noo fur pls
❤❤❤❤❤
Xaqiiqadu was taas😢
Ha wlhi casharka nolashadha wax kabaro
👍
Dhiiri gelin yaa ka daalay oo ila mid ah.
Hadaa dashay noloshii horee halkaa udhigtay kulaabo wllo intaad dhaqdhaqaqi wali nafbaa kugu jirta
Ustaad Thumbnail ka ma canva ku samaysayna mise Photoshop which better than
Photoshop aya inyar kaficn Lkn Hdd canva farta kaxidhantahy wxad kasoo saari kartaa thumnail waali aH wxay kuxidhan tahy sidaad adu usamayso
Wan doonaya wan donayaa wan donayaa 😂
download maxad u xedhay
Inaa la dagsan lacag la’aan 😅
😂😂😂😂😂😂😂😂
Dareenka dhalinta Sidaa Uga Qanacso Adigu
Thank you brother 👍
Thanks brother