Mujaahidiintu Wadani Ayay Dalkan Ka Badbaadinyaa,codawga Qadiyada S/land Diidan Lama. "Xoghaye Madar

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ส.ค. 2024
  • Mujaahidiintu Wadani Ayay Dalkan Ka Badbaadinyaa,codawga Qadiyada S/land Diidan Lama. "Xoghaye Madar
    Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
    Follow bulsho television 24 hours news update channel
    / bulshonewstv
    / bulshotvnews
    visit latest news Blogger tvbulsho.blogs...
    All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

ความคิดเห็น • 11

  • @user-ow2qo9ru3o
    @user-ow2qo9ru3o หลายเดือนก่อน +1

    Idambka ilaahay .
    Ilaahaybaa wax badbaadiyee
    Kii dalka, diinta iyo dadkaba u xun allah ha ka badbaadiyo.

  • @user-ov2wz5eh9u
    @user-ov2wz5eh9u หลายเดือนก่อน +1

    Ragii xerya qaxootiga fadhiyi jiray ayaa mujaahid sheeganaya

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 หลายเดือนก่อน

    Kuwii maydkii ciidankay jidgooyada ku dileen madaxa iskaga taagay ee ku faanayay buurta gzcanlibaax budhcadii Cirro waxay ka samaysay ee iska duubeen iyo dhabarjabintii ciidanka cadawgii gudahee fuliyay ayaa wadanka laga badbaadinayaa

  • @user-sr86ui3xsuhsw
    @user-sr86ui3xsuhsw หลายเดือนก่อน

    34 Sano ka dib ICTIRAAF raadintii waxey isku bedashay.... COLAAD, ISIRKII oo laga baxey, NACEYB, BURBUR.

  • @SanaagSomaliland
    @SanaagSomaliland หลายเดือนก่อน

    Qudhmiye wuxu Somaliland dib u celiyay 24 sano. Mohamed Xaaji Ibrahim CIgaal halku Ciidanka dejiyay 2000kii ayuu Biixi dib ugu soo celiyay. Qudhmiye muxu dal badbaadiya dalkiiba hadaan ayu ka laalay.

    • @SanaagSomaliland
      @SanaagSomaliland หลายเดือนก่อน

      Dadkan Qudhmiye la hadlaa ama waxay noqon doonaan xoolo ama dad binu aadam ah oo maskaxdoodu shaqayso.

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r หลายเดือนก่อน

      Qudhun iyo bakhti ba adaa ah faqsh yahaw sanaag ku soo qortay

  • @XasanXaashi-qq2hp
    @XasanXaashi-qq2hp หลายเดือนก่อน

    KULMIYE DALKI XAGU KUSHEGAYA
    UMARAY

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r หลายเดือนก่อน

      Dalki waa ka jira ee jooga ee ictiraafka sugaya

  • @aarlibaax8422
    @aarlibaax8422 หลายเดือนก่อน

    BAAAAC DUUFLE DUUFLE DHALAY WAAR MUUSE CABDI DAMEER WUU KU XAARAY WADANKIIYE DHUUMO

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r หลายเดือนก่อน

      Duuf iyo xaako iyo hunqaaco iyo rareeraba adaa ah daacuun oow qofwan oo xaaruun sheegaya miyaad aragtay qalbi caruur kkkkkkkkkkkkk