Itoobiya Wa Inay Heshiska Dadajisa,safiir Aan S/land Ogolansho Ka Haysan Erya"C/laahi Dahab Hanjabay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • Itoobiya Waa Inay Dadajisaa Heshiiska Bada,safiir Aan S/land Ogolaansho Ka Haysan Waa In La Eryaa"C/laahi Dahab Oo Dhulka La Dhacay Cadowga Jiritaanka Somalialnd Diidan
    Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
    Follow bulsho television 24 hours news update channel
    / bulshonewstv
    / bulshotvnews
    visit latest news Blogger tvbulsho.blogs...
    All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

ความคิดเห็น • 61

  • @nimcocarab4774
    @nimcocarab4774 22 วันที่ผ่านมา +5

    ❤🎉gulayso mujaahid

  • @hooyoosman8308
    @hooyoosman8308 22 วันที่ผ่านมา +5

    Wa nin mujaahid ah oo danaynaya danaha dalka jir oo joog madaxwaynaha mustaqbalka insha allaah

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 22 วันที่ผ่านมา +6

    Hadaad s/land joogo Rajo ayaan codkayga siin lahaa

  • @mustafehussein288
    @mustafehussein288 22 วันที่ผ่านมา +5

    Cabdilaahi dahab hala doorto

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 22 วันที่ผ่านมา +5

    Cabdillahi Dahab Nollow. Waanu ku Dooranaynaa

  • @mohamudmohamed1517
    @mohamudmohamed1517 22 วันที่ผ่านมา +4

    You have my vote Mr. Dahab. Very eloquent, polite and honest.
    Somaliland needs like these intelligent politicians.
    He speaks the voters minds.
    Eng. Mohamud jabali

    • @malyunismail7313
      @malyunismail7313 22 วันที่ผ่านมา

      Deffo Somaliland peoples need to vote him 💯💯💯he actually deserves it 🫶🏽♥️

  • @abdillahimohamoud7750
    @abdillahimohamoud7750 22 วันที่ผ่านมา +2

    Cabdillaahi Dahab waa muwaadin jecel dalka iyo dadka Somaliland Noolow gudoomiye ❤guul Somaliland ❤

  • @mahamuudzhire8251
    @mahamuudzhire8251 22 วันที่ผ่านมา +2

    guuleso mujahid

  • @axmedaden1655
    @axmedaden1655 22 วันที่ผ่านมา +4

    Cabdilahi dahab waa raga uu wadankan jsl ubaahan yahay inuu hogaamiyo insha allah alle haku guuleeyo,wuxu kamid yahay siyaasiyiinta dhif iyo naadirka ah ee wadanku leeyahay

    • @UmuHudayfa-qf7iq
      @UmuHudayfa-qf7iq 22 วันที่ผ่านมา

      Waa ruun ilahay ha guuleeyo cabdilahi dahaab ManshaAllh

    • @JamalJama-x8k
      @JamalJama-x8k 22 วันที่ผ่านมา

      @@UmuHudayfa-qf7iq 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @MariamElmi-b3f
    @MariamElmi-b3f 21 วันที่ผ่านมา

    Geesi geesi dhalay I totally agree with you are sending important message 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @user-hw5bt5bj8r
    @user-hw5bt5bj8r 22 วันที่ผ่านมา +3

    Madaxwayna 2labaad

  • @user-lh2sr8wt4l
    @user-lh2sr8wt4l 22 วันที่ผ่านมา

    Xil. Nòoloow wadani dhaba alxamdulilaa ❤❤❤GUUUUUUL iyo gobonimo ❤❤❤SOMALILAND ❤❤❤insha ALAAH aqoonsi dhaw

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 22 วันที่ผ่านมา +1

    Guul MoU

  • @axmedmaxamed6597
    @axmedmaxamed6597 22 วันที่ผ่านมา +4

    Claahi dahab waa in sadexda xisbi qaran mid loogu doorta codeen ayino siino ururka daacada u ah dadkiisa iyo dalkiisa ee difaaca dalka nin ugu habran sida wadani iyo kaah waa in ururada ku sii calaamadsanaadaan kuwa qadiyadu ka dhab tahay adiga oo qabyaalad ku eegayin wadaniyada ku eeg ururka runta sheega ee saxda ah waa la is garab taagaya zadexda xisbi ee ayino soo saarayino waa kulmiye iyo rajo ka kale idinka ayaa idiin dhaafay

    • @UmuHudayfa-qf7iq
      @UmuHudayfa-qf7iq 22 วันที่ผ่านมา

      Weligay ma codayn lkn cabdilahi dahab inaan u codeeyan jeeclahay ilahay ha guuleyo ha laysu taago suu uso bixi laha raajo ilahay ha guleeyo ManshaAllh

    • @nasrinaliisse5317
      @nasrinaliisse5317 22 วันที่ผ่านมา

      Amin inshallah kulmiye rajo iyo hilaac ❤

  • @abdulwahidmohamud9408
    @abdulwahidmohamud9408 22 วันที่ผ่านมา

    Cabdilahi Dahab ,faysal Cali waraabe soo saara.🎉

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez วันที่ผ่านมา

    Manchallah madaxweynaha mustakhbalka inshallah

  • @aminaomer6330
    @aminaomer6330 22 วันที่ผ่านมา

    Guulayso Abdillahi dahab

  • @MohamedHussein-mf3fp
    @MohamedHussein-mf3fp 22 วันที่ผ่านมา

    Masha alla
    Guul somaliland aqoonta qaofa
    Ilahay siyey waa tasi

  • @kalshaalenews2427
    @kalshaalenews2427 22 วันที่ผ่านมา

    Waa Nin Culus Waana In Loo Codeeyo Mujaahidka

  • @UmuHudayfa-qf7iq
    @UmuHudayfa-qf7iq 22 วันที่ผ่านมา

    ManshaAllh reer somalilandoow balanteenu waa rajo ilahay ha barakeeyo waa geesi halyeey aah wlhyi waan ku farxaa markaan arko cabdilahi dahaab ilahay hadaayo oo ciimriga iyo cafimaadkaba haaw barakeeyo ManshaAllh

  • @SaakinSalebaan
    @SaakinSalebaan 22 วันที่ผ่านมา

    Nin raga alle hawanaajiyo Aamiin

  • @user-nz5iz4mi4t
    @user-nz5iz4mi4t 22 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ SOMALILANDmuwadininta dhabta ah

  • @fathus8469
    @fathus8469 22 วันที่ผ่านมา

    ABDILAHI DAHAB MAA SHA ALLAH WA TAAS MUCAARADADA AYNU RABNA . MUCAARADAD WAXNA SAXEYSA QARANKANA DIFAACEYSA. WADANI WARKIISU WA QARAN DUMISNIMO IYO KALA FOGEEYNTA REER SOMALILAND

  • @abdulwahidmohamud9408
    @abdulwahidmohamud9408 22 วันที่ผ่านมา

    Siyaasadan xun waxa dhigay kulmiyihii hore iyo xirsi.

  • @abdulraven4970
    @abdulraven4970 16 วันที่ผ่านมา

    Xabasho waa isticmaar weligeedna isticmaar kalkaaliye ayey ahaayeen hadana wey yihiin isticmaar ka joog baanu ku lee nahay wax xun ha u go'aamina generation soo socda

  • @user-yz9di7qp7x
    @user-yz9di7qp7x 22 วันที่ผ่านมา

    cabdillhi dahab waa geesi qaran waataa muwaadinka dhabta ah ee looga baahanyay siyaasiga dhabta
    bulshada soomaaliland waa in loo codeeyaa

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed 22 วันที่ผ่านมา

    Guulayso Gudoomiye Calbdillahi Dahab Xisbiga Rajo Waa Xisbiga keliya Xisbi ahaan ugu soo baxaya tartanka uturada

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 22 วันที่ผ่านมา

    Khadiija diiriye wasaiiradii hore ee somaliya waxay odhan jirtey libaax laba maaha markaa ninkani waa nin ragged buuxa

  • @husseinhandule
    @husseinhandule 17 วันที่ผ่านมา

    100% wan kugu racsanahay .waxad u qallanta madaxweyne

  • @abdullahroubleh6059
    @abdullahroubleh6059 22 วันที่ผ่านมา

    Rajo mxuu ka qabaa damaca Abiy ee Badda Somaliland?

  • @KhadarCilmi-wv9cn
    @KhadarCilmi-wv9cn 22 วันที่ผ่านมา

    WAR GARXAJIS_NIMODAN DALKII WAA SHAY MIYANAY OGAYN IN C.DAHAB GARXAJIS YAHAY ILEN WAA GESIGA BILA CAMALKAAYE HALA SO SAARO XOSBINIMO

  • @user-lh2sr8wt4l
    @user-lh2sr8wt4l 22 วันที่ผ่านมา

    Comments eeg Dahab ducada ka dhacaysa waxa inaga dhexeeya weeyi

  • @hashim4226
    @hashim4226 22 วันที่ผ่านมา

    Mudane Cabdilaahi is indho--fur ah ayuu qeexay xaalada halkay marayso iyo waxa haboon in la qabto.

  • @abdulraven4970
    @abdulraven4970 16 วันที่ผ่านมา

    Ka shaqee sidaad u aqoonsanan la hayd beelaha harti iyo samaroon iyo somaliland lawada lee yahay

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 22 วันที่ผ่านมา

    runtu ma fantaa ???????? Sunti gashaan intaaba waanu arkaynay waanan dagalamaynay lakin mee Issaq ????? from saylac❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Saajac2024
    @Saajac2024 22 วันที่ผ่านมา

    OROOD MUSE XAARAAN WEEYDII M.O.U . ABIYEE OROMO TIGIREEGII AYAA DAAGAL KU SOO WAADAA .

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r 22 วันที่ผ่านมา

    Dawladuhu dalkay rabaan waxay gaystaan qunsul oo ma geeyaan safiir. Tusaale: Jabuuti waxay ku leeyihiin dalalka Yurub (Faransiiska mooyee) qunsuliyado, uma joogaan safiirro. safaaraduhu waxay ka furan yihiin Addis ababa.

  • @user-sr86ui3xsuhsw
    @user-sr86ui3xsuhsw 22 วันที่ผ่านมา +2

    Qabiil waxaba ma SAXEEXO lkn dowlad 🇸🇴♥️ la aqoonsan yahey ayaa wax saxeexda

    • @axmedaden1655
      @axmedaden1655 22 วันที่ผ่านมา

      Keedee isku saxeex ayey naan sheegayn adeer kula yaabi maayo waayo adiga oo kuwa aad madaxda ka dhigateen ayaa asqaysan idinkuna shacab masaakiin ah oo lagu jeedinayo somaliland ayaad tihiin,dantiina inaad kula xisaabtan ayaa ka muhiimsanayd

  • @ahmedaydiddiriye2089
    @ahmedaydiddiriye2089 22 วันที่ผ่านมา

    Haaye saw inaad cadayso maaha adigaa guntii ku jiree madaxwaynahana cadee oo sheeg fartaada ku fiiq

  • @raafxero527
    @raafxero527 22 วันที่ผ่านมา

    Waxan Oo dhan waxa dhaama, walalah yo 33 sano baanu sugeeyney bal in wax iska badalan, wax dhaqaale Oo aanu ka heel na majirto, hadaba wax kasta Oo umadi unbahantey ba waanu ubahaney, hadab
    Hadaba ma arag no waa ididiilo ah Somali inay ka baxeysa dhib ka aay ku jirto, iyo goorta ay ka baxeysa, ma sugi Kar no 33 sano Oo kalee. Haddi aan nal ictirafin wax aanu udhowney in dhaqaale la aan xoogani nagu dhaco. Beesha calami ka wax aanu LEENEY. Bal talanasiya Oo sideebanu yelna, bahi Markey timado wa garaneeysa wax ka dhalanaya, kala danbeen la aan, gaajog DIL kooxo
    Argaxiso ah.dowlad la aan. Ugu danbeen
    Na noqon wax aan jirin. Dhib kas Ba nagu so fool leh. Beesha calami ku Talo ha na siiso. Had iyo jeer wax macquul ah so hordhig Beesha caalam ka. ALLE ha onga bad badiyow wax a inagu so foolel eh.

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 22 วันที่ผ่านมา

    Danahaaga shaqsi ama qoyskaaaga ayaaa ku jira inaad qaran ku sheegto jabhada Snm.
    Qaranimo waa tii duntay e schoolada iyo caafimaadka lahayd.
    Waxad tahay dadka ku macaasha khuraafaadka.

  • @ahmedmohamedgaas6206
    @ahmedmohamedgaas6206 22 วันที่ผ่านมา

    Geesi geesidhala madaxwayne ayaad uqalantaa

  • @Xudeyfa
    @Xudeyfa 22 วันที่ผ่านมา

    Waxma garato muxuu yahay heshiiska ladadejin Ethiopia anagaa leh bey lee yihiine W/Galbeed Somalia. Laxdaad moogtihiin hasugine heshiis lasixiixo laakiinse waxaad sugtaan waa ciidamo Ethiopian ah oo sagalaa dhulkaas watana malaayiin shacab ah oo Oromo ah waliba degaya Wajaale, Seylac, Lughaya, Bulaxaar, Berbera, Hargeysa iyo Gebileey.

    • @UmuHudayfa-qf7iq
      @UmuHudayfa-qf7iq 22 วันที่ผ่านมา

      Yaa ka hoorjogay markii hore ma dayrba ku xiidhna oo laga jebinaya shekada jilicsan ee la rabo iin lagu shaki geliyo shacabka nala dhaaf tuu sinayo xasan sheekh maxay tahay ee uu la baryayaa filinka waa la fahmay

  • @doubledeqabus6815
    @doubledeqabus6815 22 วันที่ผ่านมา

    MIYUU IS BEDELAY NINKA REER YUSRA KA MIYIR QABA 🤣🤣🤣

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 22 วันที่ผ่านมา

    Waar Ina daamur waa waashay beenti muuse buu run mooday waar ha waalan itoobiya wixii ay kuu sheegtay waa been ee waxaa Haku waalan

  • @sakariyahassandahir908
    @sakariyahassandahir908 22 วันที่ผ่านมา

    Saaqidiinta siyaasada ,
    Meel sun baad ka bilawday siyaasasa
    After 13.11.2024
    Waxaad tahay expire

    • @UmuHudayfa-qf7iq
      @UmuHudayfa-qf7iq 22 วันที่ผ่านมา

      Indhaha beel cadawga somalilandoow makhruuq

  • @RoblehGuelleh-g2d
    @RoblehGuelleh-g2d 22 วันที่ผ่านมา

    Beenaale safaradaha oo dhan

  • @user-sr86ui3xsuhsw
    @user-sr86ui3xsuhsw 22 วันที่ผ่านมา

    Ururka RAJOBEEL😂

    • @UmuHudayfa-qf7iq
      @UmuHudayfa-qf7iq 22 วันที่ผ่านมา

      Ada raajo bele ka baax meesha makhruuq loma bahne indhihiinu somaliland meye melkake ma Eegan

  • @abdullahroubleh6059
    @abdullahroubleh6059 22 วันที่ผ่านมา

    Waxaad ha dow noqon mooyee, immika muwaadin dhab ah oo dhulkiisa jecel ayaad u egtahay, Xaqna u leh shacabku Inay ku DOORTAAN.

  • @abdirashidfarah2474
    @abdirashidfarah2474 22 วันที่ผ่านมา

    Itoobiya waa cabsatey wey ogtahay in lagu jabinayo soomaaliya bada soomaaliya ma qaadan karto masar ayaa dagayso iyo ereteriya saylac

  • @axmedmaxamed6597
    @axmedmaxamed6597 22 วันที่ผ่านมา

    Claahi dahab waa in sadexda xisbi qaran mid loogu doorta codeen ayino siino ururka daacada u ah dadkiisa iyo dalkiisa ee difaaca dalka nin ugu habran sida wadani iyo kaah waa in ururada ku sii calaamadsanaadaan kuwa qadiyadu ka dhab tahay adiga oo qabyaalad ku eegayin wadaniyada ku eeg ururka runta sheega ee saxda ah waa la is garab taagaya zadexda xisbi ee ayino soo saarayino waa kulmiye iyo rajo ka kale idinka ayaa idiin dhaafay