Anigu Odayga Cabdiraxmaan Cirro Iyo Gudoomiye Xirsi Ayaan Dhisayaiyo ...."Maxamuud Raage

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • Anigu Odayga Cabdiraxmaan Cirro Iyo Gudoomiye Xirsi Ayaan Dhisayaiyo ...."Maxamuud Raage
    Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
    Follow bulsho television 24 hours news update channel
    / bulshonewstv
    / bulshotvnews
    visit latest news Blogger tvbulsho.blogs...
    All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

ความคิดเห็น • 23

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 22 วันที่ผ่านมา +4

    Aad ayan uga xumahay,ninkan waxaan moodi jiray nin😂 aqoon yahan ah oo hadaf leh,hadafkiisii wuxuu noqday Xirsi😂ayan Gadhiga ku wadi jirey,Sariirta ku seexan jirey,lagu Farax ee haku macanato,hadalkaaga u danbeeyey waxa muujiyey Qiimahaga.

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 22 วันที่ผ่านมา +3

    Wll maanta halka la marayo iyo hadalkaagu isma laha.

  • @yasinyusuf5629
    @yasinyusuf5629 22 วันที่ผ่านมา +4

    Waar ninku hadal jikicsanaa waxaad moodaa inuu max kamad iska dhex difaacayo kkk waa maxay anigu idiin ma maagi jirin iyo waan is dhawri jiray kkkk walaa xawla
    kulmiye dadkii ayuu wataa lk idinku maxaad haysaan
    Waxaad tihiin dad kuraas doon ah hadba meel u ordaya

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r 22 วันที่ผ่านมา +1

    Hunguri !!! Dorraad ayaa xilkii laga wareejay maantana waa kanaa! Dameerlaawe

  • @fathaibrahim7079
    @fathaibrahim7079 22 วันที่ผ่านมา

    Bedel khayr qaba insha allah
    Soo socoda maansha allah
    Somaliland guul iyo barwaaqo ayaan u rajaynaynaa

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyrics 22 วันที่ผ่านมา

    Maxamuud raage waa very smart guy. In dawladu sii dhacayso buu Arkaa . Ta soo socota uunbuu la sii jaan qaadaya

  • @MaxamedReermagaal-e6e
    @MaxamedReermagaal-e6e 22 วันที่ผ่านมา +2

    Waa munaafaq kani

  • @user-le6ty5hz5d
    @user-le6ty5hz5d 22 วันที่ผ่านมา +1

    Meesha siyaasadi ma jirto waa shaqo tag marka xilka Laga qaado ayuu xisbiga kale gelaya qofku marka mabda ma jiro shalay ayad lahayd kulmiye Aya wanagsan maanta OO aanad bil aanay gaadheyn intii xilka Laga qaaday ayad durba mucaarad Ayan ahay tidhi marka waa qof nafi wado

  • @maxamedthanks3788
    @maxamedthanks3788 22 วันที่ผ่านมา

    Bal kani aad u eega ilaa 2010 ilaa 2024 waa isku mid ficilkiisu😢😢😢😢😢

  • @abdillahiali7337
    @abdillahiali7337 22 วันที่ผ่านมา

    Maadan inaba xishoon horta lkn is kadaa waan ku aqaan ma is taahishid waxaan ku danbaabo adoo kale

  • @LightSpark3421
    @LightSpark3421 22 วันที่ผ่านมา

    maxaad tahay markaa adigo ?

  • @Banuhashim237
    @Banuhashim237 22 วันที่ผ่านมา

    NINKANI WAA ICTISAAM 😮ANAA AQAAN😮

  • @IsmaGaba.
    @IsmaGaba. 22 วันที่ผ่านมา

    Miskiin ilowsho dhowa ma umulba

  • @HeroCade
    @HeroCade 22 วันที่ผ่านมา

    Hoga war maxud sidaasi maaha siyaasad ee maxaa shaqada layga qaaday

  • @fathaibrahim7079
    @fathaibrahim7079 22 วันที่ผ่านมา

    Debiga halayka daayo
    Qof waliba halkuu doono ayuu tegayaa
    Isbedel dadka iyo dalkaa u baahan
    Xaga loo jihaystay khaka hadhina

  • @fathaibrahim7079
    @fathaibrahim7079 22 วันที่ผ่านมา

    Kulmiye muusaa god ku riday,markaa yaanu idiku dumine kii damiir loow ka bayh godka

  • @hooyoosman8308
    @hooyoosman8308 22 วันที่ผ่านมา

    Tagtay oo wax lama tegin timid oo wax lama iman

  • @maxamedthanks3788
    @maxamedthanks3788 22 วันที่ผ่านมา

    Dadwaynaha jamhuuriyada somaliland hurdada haka toosto cibro ay wax ku qaatan hortooda ayay taalaye 😅😅😅😅😅😅

  • @ibraahimmaxamed6885
    @ibraahimmaxamed6885 21 วันที่ผ่านมา

    Waxaagu waa maxa shaqada laiga qaaday

  • @rashaabdallah7400
    @rashaabdallah7400 22 วันที่ผ่านมา

    Waar anaa aqaana waa waa sac u fiiradad hdladiisa

  • @awilmohamed8473
    @awilmohamed8473 22 วันที่ผ่านมา

    Bal ka warama maalinba meelbuu u cararayaa.

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 22 วันที่ผ่านมา

    Well come nin culus baa noo yimid

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 22 วันที่ผ่านมา

    Xisbigii qurmiye waa laga quustay laga quusay😂😂😂😂😂