ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

DR ABDIWAHAAB WAXAA LEYGA AFDUUBAY BARTAMAHA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ก.พ. 2022
  • Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
    Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
    Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
    Find us on Facebook: / hanoolaatotv
    Check our website: www.hanoolaato....
    Warar, Warbixino,Taariikh, Sheekooyin, Soomaaliya, Somalia,Hanoolaato, SoomaaliyaHanoolaato, Sirdoonka, Muqdisho, Shabab, Socialmedia, ciidanka, Qaran, Soomaali, Jaaliyadda, qurbajoogta, Afhayeenka,VillaSomalia, Ammaanka, Warbaahinta, RadioMuqdisho, Africa, Haweenka, dhalinyarada, wararki ugu dambeeyay, wararkacaalamka, Nabadeyn, Nabad, boqortooyo, caasimadda, Taarkulo, Sahan, wadahadal, dib uheshiisiin, Puntland, Somaliland, Hirshabelle, Galmudug, Koonfur galbeed, Djibouti, Jigjiga,Ayaanle, Ayaanle Xuseen Cabdi, Ayaanle Hussein Abdi, Hanolato, Hanoolaato, tayo, Farmaajo, Madaxweynaha, sirdoonka, hubka, samafalka, ciidanka cirka, qoor-qoor, Waare, Rooble, Farmaajo, Fahad Yasin, Jubbaland,Jubaland,Waan-waan, Qays ciribey, Qeys, Quays Irby,

ความคิดเห็น • 1.4K

  • @fatwaguud
    @fatwaguud 2 ปีที่แล้ว +136

    Wuu ku jeclaa Wuuna Kusoo Ducaayn jiray Adigoon Aduunka Joogin Cid kale maaha waa Nabi mohamed scw
    Shukran
    Dhiira galin ayay iinoqoni, hadaad iso booqato Rabina haku sharfo wll. Hadadan iso booqan markalad iso booqan i.a. Aan kala faaideysano.
    Waxaan diyaariyaa barnaaamijtaaan oo kale Mhdsanid.

  • @abdikanimoadan1651
    @abdikanimoadan1651 2 ปีที่แล้ว +11

    From wajir nin aqoon lah ana aqoon qawiil wlhi inta an dawanayay waa nin dagan waa nin dagoodiye oo laandheere ah waye ❤️❤️❤️❤️🥰

  • @muwaadinsoomaaliyeed6865
    @muwaadinsoomaaliyeed6865 2 ปีที่แล้ว +12

    Professor Abdi Wahab waa aqoonyahan Soomaali ah oo jecel dalkiisa iyo dadkiisa difaaca dalkeena ayaa loo dhibaateeyay oo naftiisa halis loo galiyay waana Geesi Allaha sharfo Mahadsanid Professore 🙏

  • @abshircraxman9402
    @abshircraxman9402 2 ปีที่แล้ว +14

    Ayaanle fekerkiisa iyo mucaaradnimadiisa banaanka taal, waxaa dhibaya fikirka dr A/wahaab jawaabta waa ka sugi la,yahay
    Meesha fadhi ku dirir buu ka dhigay
    Prof waa qof aad ucaqli badan oo fkirkiisu cad yahay aqoon iyo aragtina ku saleysan waa qof aan ku faani karno allaha barakeeyo

  • @abdiwalikassim9536
    @abdiwalikassim9536 2 ปีที่แล้ว +15

    Aad iyo aad ayaan ugu faraxsanahay in team farmaajo ey kasoo muuqdaan hanolaato

  • @AbdulAhmed-gx2rh
    @AbdulAhmed-gx2rh 2 ปีที่แล้ว +28

    Dr: C/Wahaab Waa uu mahadsanyahay dulqaadkiisa iyo aqoontiisa durugsan iyo Wadiniyadiisa ayaa waxay inoo iftiimisay Ayaanle Qadiyadiisa iyo qalbiga jiran ee uu la noolyahay. Mahadsanid C/wahaab.

    • @fahadhassannuur7329
      @fahadhassannuur7329 2 ปีที่แล้ว +2

      Ayanle waa wariye wax walbo isweediineno Hadoo nó su,aLo má qalbigo kajiranyahay nin xanuunsan baa tahaye Alle haku caafiyo

    • @mahamedali6310
      @mahamedali6310 2 ปีที่แล้ว

      Sualaha Ayaanle waa afsoomaali waxaa ka muuqata qalibigiisa buka allaah kuuma baskiiyo
      Qalibiga bukaa xumaa

    • @mahamedali6310
      @mahamedali6310 2 ปีที่แล้ว

      Ayaan waa qoladayda Rooble ayaad qarsanaysaa

    • @fahadhassannuur7329
      @fahadhassannuur7329 2 ปีที่แล้ว

      @@mahamedali6310 adigoo qalbiga kaa bukaa ninkaan cid afduubatey maleh hadalkiisaba laga fahmaa hadii la afduubatey sé dhaqtar loogu keenay ileen doolad má ahanee wa beenaale adigane waxaa kugula talinaa hawaarka Iska daa sída naag qaraarsano lafurey cml

    • @wizhargeisa3338
      @wizhargeisa3338 2 ปีที่แล้ว

      waan kugu raacsanahy caadu u buka ninkani Nin la leeyahy wa dilaa ayuu wali war been ah ku si difaacaya

  • @abdiharman7451
    @abdiharman7451 2 ปีที่แล้ว +13

    Prof. Abdiwahaab waa libaax geesi ah. Guulayso mudane.

  • @qaalihassa3057
    @qaalihassa3057 2 ปีที่แล้ว +14

    Alxamdullilaah Aad iyo Aad baan ugaxumaanay xarigaagii xaqiiqatan
    Alxamdullilaah waan kufaraxnay siideeyntaadii waxaan Uma had Celinay Allah SWT Alxamdullilaah
    Maa shaallaah 🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @mohamedhussein3152
    @mohamedhussein3152 2 ปีที่แล้ว +12

    Maasha Allah, Dr. Abdiwahab cashar fiican buu u dhigay Ayaanle. Qof nacayb caddaaladda ha uga tegin.
    Good teacher.

    • @liibaanhirsi1004
      @liibaanhirsi1004 2 ปีที่แล้ว +1

      Sxb odaygaaan tuuga ah neeftaa lagu dhajiyay waxkasta oo calooshiisa kuu jirayna banaankaa la keenay inuu yahay caada qaate korka ku Sita farmaajo uusan ahayn nin dal iyo dad iyo dawlad somaliyeed u hadli kara Wuxuu yahay maantaa banaanka la keenay tuuug af ur badan waaye garamgaram ah isaga iyo caada qaatihii kale ee afka weynaa iimaanlaawe faarax macalin labadoodaba waa in aysan ka hadlin somali arinkeeda tuugta duliga ah haka hadlaan garamgaramtaan lagu gumaysto garisa

    • @SOMTVSOMALIA
      @SOMTVSOMALIA 2 ปีที่แล้ว

      Aad iyo aad cashar fiican buu udhigay ayaanle ninkaan ayaan ma wariyaa mase waa siyaasi marwalbo wuxuu taageerayaa qabyaalada maxeey tahay sababtu?

  • @mohaabdi9230
    @mohaabdi9230 2 ปีที่แล้ว +31

    It's Amazing interview i have ever watched, with in challenging, Emotionally, good recomendation.
    It's say Herro ayaanle, you have a good job for us tnx alot.

    • @ibrahimahmed6775
      @ibrahimahmed6775 2 ปีที่แล้ว +6

      Horta nin meel mugdi ah ku jiro oo in la dili aamin San sidaa uma hadli karo. Mida kale sheeka diisa waay siyaa sadey San tahay waayo wuxuu ka mid yahay isaga iyo faarax macalin dadka sida qaas ka ah uu lacagta u siiyo farmaajo ee keenya laga abaa buley nin kana waa ninkii kicinaa yey dadka ma dheera xiligii farmaajo uu ciidan ka ku soo daa buley gedo. Marka nasiib buu leeyahay hadii uu nabad ku soo laab Tey laakiin war kiisa dhex dhexaad ma aha. Waa nin dhinac ka raran.

    • @mahdiali8874
      @mahdiali8874 2 ปีที่แล้ว +6

      @@ibrahimahmed6775. Sax. Waa la ogyahay asaga iyo faarax macalin waa cbb. Farmaajo ayaa lacag siiya. Waxaa la dhahaa rooble caaya oo been ka sheega. Sidaas ayee lacag ku qaataan. Waa daba dhilif caado qaate ah. Eeyga eeyga dhalay

    • @Zurich527
      @Zurich527 2 ปีที่แล้ว +4

      @@mahdiali8874 lama Afduubanin intuu dhuuntay buu yiri rooblaa I af duubtaykkkk

    • @monafarah4324
      @monafarah4324 2 ปีที่แล้ว +1

      AYAALE ADEER KIIS SAN BA LOOSHE AYAA DHIIBEE HA WAREYSTO SORY

    • @zainabosman6991
      @zainabosman6991 2 ปีที่แล้ว

      @@mahdiali8874 . Mooriyaan waa Mooriyaan, Xaaraan quute corruption uun buu ka hadlaa. Ayagaa ka hanti badan Farmaajo ee meel ha ugu dhicin Cawaaniin 👎

  • @ashahassan8878
    @ashahassan8878 2 ปีที่แล้ว +8

    Dr cabdiwahab waan jecelahay waraysiyadiisa laakiin ninkan ma jecli waraysanaya waa nin qabyaaladu ku wayntahay wuxuuna wareystaa dadka dawlada soomaaliya ku kacsanan iyo jaajuusiinta wadamada gaalada u shaqeeya waxaan jeclaan lahaa in profasorku uu qof ka sumcad roon uu u wareysiga siiyo kan umada soomasliyeed oo wadaniyada ku weyntahay way necebyihiin

  • @jiidjiid2498
    @jiidjiid2498 2 ปีที่แล้ว +19

    Something is fishy about his captivity. Why would Mr Roble want him to be kidnapped?

    • @jamesblack2577
      @jamesblack2577 2 ปีที่แล้ว +4

      In my opinion I think it's made up story or was planned by the farmaajo team, in any case before farmaajo become PM had no knowledge about politics,

    • @ismailaden7
      @ismailaden7 2 ปีที่แล้ว +2

      It’s made up story it’s all for publicity sxb

    • @yusufaflahar8957
      @yusufaflahar8957 2 ปีที่แล้ว +5

      Becouse he cannot resist criticism

    • @kaltoumwaiss9634
      @kaltoumwaiss9634 2 ปีที่แล้ว

      @@yusufaflahar8957 true

    • @abdullahimohamed9593
      @abdullahimohamed9593 ปีที่แล้ว

      He was against his rule

  • @mohamedhussien3757
    @mohamedhussien3757 2 ปีที่แล้ว +16

    Ayaan loow kan yuusan energyiga kaa dhameynin waa asaasaqay lacagtii qadar laga keenay ayaa waashay marka fadlan mardambe hanookeenin

  • @abdiaziizserar5255
    @abdiaziizserar5255 2 ปีที่แล้ว +61

    In my opinion Dr. Abdiwahab is well educated man and also believes certain ideologies like western values isn't working in Africa especially in Somalia. Obviously he's political aliegencies are with Farmaajo who was convinced that he can stay in power just like Kagama and other African leaders. Ayaanle seems unprepared to face people like Dr. Abdiwahab, and he has to make some improvement.

    • @abtisana7316
      @abtisana7316 2 ปีที่แล้ว

      Bj

    • @bulbulwaberi446
      @bulbulwaberi446 2 ปีที่แล้ว +2

      He is over thinker his words and the place didn't match every baddy knows what Africa is

  • @mohamedjama7231
    @mohamedjama7231 2 ปีที่แล้ว +10

    Ayanle did unprofessional interview. He was cutting the Professor’s points and throwing unnecessary points in the middle of very important points. Take a very short time to ask and long time to listen without interrupting and learn to be open minded without enforcing your ideology.

    • @TheReal_Man
      @TheReal_Man 2 ปีที่แล้ว

      Waa mucaarad ninkaan waxaana ku jira qabyaalad xun

  • @doemanhuncho208
    @doemanhuncho208 2 ปีที่แล้ว +3

    Aqoon yahan c/abdisamad ninkan oo kale wareysi ha siin ku wa ku afdubey ayuu u shaqeeyaa broffosoor adiwahaab alaha ku xafido. Aamin amiin

    • @abobasement346
      @abobasement346 2 ปีที่แล้ว

      proffosoor Abdiwahaab waah nin wadanih ah somalidanah jeceeh waan kah xumahay in u ku waraystoh ninkan sababto ah waah kuwah u jajusah kenyah wuxuunah u shaqeyah mafiyadah isku shegah mucaradkah waxaana kah danbeyay Afdubkah waah robleh bahaneh

  • @abdilibah5320
    @abdilibah5320 2 ปีที่แล้ว +10

    I am somali American and I support and respect professor abdiwahab his intelligence. We love u here somali Americans cause of ur truth. Runta kugu jeclahay professor.

  • @husseinmalinahmed9202
    @husseinmalinahmed9202 2 ปีที่แล้ว +19

    They are gangs and thugs that's clearly what they are if they are treating respected professor like that i feel sorry for the people of SOMALIA

  • @osmanabdi3185
    @osmanabdi3185 2 ปีที่แล้ว +1

    Thank you ayaanle good question

  • @khalifdahir9963
    @khalifdahir9963 2 ปีที่แล้ว +13

    Before he met the professor , he looks he was advised to pose anything negative about Farmajo, but as a dull student he seems, he is taught how to sit in front of a brilliant man.

    • @historybuff411
      @historybuff411 2 ปีที่แล้ว +1

      Why are you making assumptions, he is a journalist and he lets his guests tell their story without putting anything in there mouths.

    • @ladanjama7928
      @ladanjama7928 2 ปีที่แล้ว

      Hanoolato waxaa ka muuqda qabiil nacayb wareyena waa isku sheega dislyg saara haduu dhex dhexdhexaad ahaan waayo

  • @qaliifaadan6190
    @qaliifaadan6190 2 ปีที่แล้ว +15

    Somalida musiibada haysata waxaa kamid ah aqoon yahankeedu waxa soo socda ma,Arko wixii tegayna Waxba kama qoro waa un maanta bes

  • @mahdimohamed6695
    @mahdimohamed6695 2 ปีที่แล้ว +5

    Professor waan ka xumay waxa kugu dhacay alle Haku amaasho
    Sualaha qeybata danbe ee lagu wediiyey waa kuwii fadhi ku diriirka somalida ee professional ma"aha runtii

  • @mmc72023
    @mmc72023 2 ปีที่แล้ว +2

    Ayaanke wixiisa mucarad ma Ahan ee Wa Jiro illaah haku caafiyo

  • @mukhtar9855
    @mukhtar9855 2 ปีที่แล้ว +2

    Soomaalidu sir malaha , inaa sheegto inaa buug kaqorayso dhacdadii Kenyatigu kugusameeyeen adoo Nairobi jooga buugiina qoraaya oo aan wali dhamayn, waaligu dilikaraa si aadan udhamaystirin taariikhdana aadan xog ahaanta ugu reebeysid umada Soomaaliyeed , xaasidku waa badanyahay , ee aan barano inaa siryeelano Soomaali maryooleyeey

  • @mohamedabdulkadirabbi5246
    @mohamedabdulkadirabbi5246 2 ปีที่แล้ว +27

    The funny things is the producer is not liking what the professor saying about Farmajo. You can tell he is uncomfortable to sit there and listen Farmaajos praises 🤣🤣

    • @galogdaily2470
      @galogdaily2470 2 ปีที่แล้ว +2

      The guy interviewed the wrong person 😁

    • @yusufaflahar8957
      @yusufaflahar8957 2 ปีที่แล้ว +3

      Sure Ayaanle is biased or have some wrong and false informations

    • @Professor4555
      @Professor4555 2 ปีที่แล้ว +4

      The professor and the Farah moalim are both on farmaajo's payroll as CBB members, there's nothing that farmaajo has done for somalia that not even dumb lafta gareen couldn't do, argagixiso are in charge of the country more so than the previous administrations

    • @untdabdill9620
      @untdabdill9620 2 ปีที่แล้ว

      U can literally see that but the prof didn’t allow him to interfere him

    • @interlinkfreight3893
      @interlinkfreight3893 2 ปีที่แล้ว

      Because the professor is hypocrite

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 2 ปีที่แล้ว +19

    Dr Cabdi wahaab Allaha Ku xifdiyo adiga iyo inta kula midka ah ee wanaaga jecel .

    • @samsamm5996
      @samsamm5996 2 ปีที่แล้ว +1

      Odaygan waxba ma oga waa lawaalay kkk

    • @abdirisakisse4277
      @abdirisakisse4277 2 ปีที่แล้ว

      Hhh ma saan ayuu dr ku yahy hhhhh wa CBb wayn waxa uu ku shegenayo 10 jir xiraa kama dhageysanayo wa kay aftubay waa oayla shekeystay hhhhh prank cadita waye

  • @jiilkacusub3019
    @jiilkacusub3019 2 ปีที่แล้ว +6

    Professor cabdi wahaab sheekh cabdi samad ,,,
    Waa aqoon yahan somali ah oo heer sare ah ,,,🇸🇴🇸🇴✌

  • @osmanahmed4211
    @osmanahmed4211 2 ปีที่แล้ว +30

    The funniest part was goorme xaraan noqotay 😂😂😂😂 keep up the good work ayanle and interview farah macalin as your next guest

    • @alishafti5977
      @alishafti5977 2 ปีที่แล้ว

      Iyaanle is so strong wallaahi. "Goormeey xaaraan noqotay?" 😅😂

  • @abdicobra5789
    @abdicobra5789 2 ปีที่แล้ว +14

    I can clearly understand now that he si against Somali Federal system which is the only system will unite Somali people in the near future.

  • @abdihakiin6702
    @abdihakiin6702 2 ปีที่แล้ว +4

    Dr abdiwahab afduubkagii waligeen ma ilaawayno kuwa badan oo somali ah ayaa ku maqan sidaas oo aan la ogayn lakiin adiga rabi kasoo dayay lakiin waa balan in kenya maalin ay dhadhamin doonan kibiirka intaa leg ee ay gareen.

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 2 ปีที่แล้ว +1

    Wariye Ayaanle keep going Walaal dhamaan aragtiyada kala duwana ee Somalida oo dhana dhax dhaxaad u noqo oo wareeyso Dhamaantood. Mahadsanid Walaal

  • @midnimo.jaceyl23
    @midnimo.jaceyl23 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah guuleysa guuleysa guuleysa Dr Abdulwahab waxaad tahay nin meel dheer wax kafiiriya

  • @zainabosman6991
    @zainabosman6991 2 ปีที่แล้ว +10

    Somaalida dhibta heysata waxay tahay, ninkaan Ayaanle la leeyahay wuxuu wareysanaayaa nin ka aqoon badan, at the same time, siyaasad uu san waxba ka aqoon ayuu rabaa inuu sucaal siyaasadeed weydiiyo. Shame on you. Mooriyaanta aad wareysan jirtey baad moodaa aqoonyahanka ku hor fadhiyo. Kuwa kula leefalka baad ku casturantahaye wareyso kuwaas. Shinbirba shinbirkiisa ayuu la duulaa.

    • @kingcobra482
      @kingcobra482 2 ปีที่แล้ว +1

      Yakusheegay inuu ka aqon badanyahay mase wa qabiilkada? Xanuunka kuhaya wakas go listen first interview of Somali British of abdihafit siduu u hadlayo kolay kaasa kuguqabiil ahe adoon dadka caayin danyeryahay,

    • @kingcobra482
      @kingcobra482 2 ปีที่แล้ว

      You are not listening what this two gentale talking about but sabishada biyaha kudhaqeso sharqantooda maqlaysa Bashbash camal shut up Ragba hadlayee, shuuush, siil not talking gus talking okay?

  • @FarhanAbdi-eq2it
    @FarhanAbdi-eq2it 2 ปีที่แล้ว +4

    Great interview thanks ayaanle Hussain and professor abdiwahab long life insha Allah.

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 2 ปีที่แล้ว +1

    Dr cabdiwahaab waan ka xumahay tacdiga ku soo gaadhay fikirkiisa laakin xaqiiqada way ka fog tahay aragtidiiso waxaan umalaynayaa boqolkiiba boqol inay qabyaaladi qaaday oo farmaajo ku taageeray dhibaatada somali haystaa waa qabyaalad aqoon yahankeeda, sheekheeda ugaaskeeda odayaasheeda dhalin yaradeeda boqolkiiba sagaal iyo sagaashan qabyaalad ayaa kala wayn wax walba subxaanallaah

  • @dhiblaawemedia4195
    @dhiblaawemedia4195 2 ปีที่แล้ว +2

    Wareesi xiiso murugo iyo qosol leh
    Ayasnle halgankaaga horay uwad thanks

  • @Hsn1224
    @Hsn1224 2 ปีที่แล้ว +4

    wariyaha laftirkiisa cadiifadeysan oo ilaaweyba inuu wariye ahaa farmaajo ufarabaxsanaaya rooblana difaacaaya wariyahana handadaaya
    markuu wareysanaayo qof farmaajo caayaaya wuu kuraaxeystaa lkn madul qaadankaro markuu mid rooble kasoo horjeedaa wareysanaayo oo dhibanana u ah waliba fact and reference hordhigaaya

    • @nimoaliaboubakar5341
      @nimoaliaboubakar5341 2 ปีที่แล้ว

      Pr hadu facts hayo hakeeno tuhun iyo shaki baa haya xaqiiqna nama usan tusin tnkle waxy ahyd inu Dawladisa qabsado ee ma ahyn inu meelo kale isku qaado why Isaga oo muwaadin ah aqoon yahyn barqo cad leyskagag xertay tan u leyahy 300$kun dolar ahba leygu bixiyay Kenya ayey caay ku tahy Dawlad lalush ku qaadaneysa muwaadinkeda war ha isku xishoodo wax macquul ahna hanoola yimaado

  • @nabadoon.jimcaale.xaayoow.3063
    @nabadoon.jimcaale.xaayoow.3063 2 ปีที่แล้ว +6

    Ilka yar danbe faqash danbe
    Waa ugu dhamaatey qurunka👇

  • @user-wv1qm3zx3o
    @user-wv1qm3zx3o 2 ปีที่แล้ว +2

    Thanks Ayaanle !

  • @yasminesalmo7772
    @yasminesalmo7772 ปีที่แล้ว +1

    Subxanallah xasidsanaaa xoolo miyuu ka dhacay wariye

  • @abdinurmahamed3147
    @abdinurmahamed3147 2 ปีที่แล้ว +6

    #Professor Abdiwahab plz I need that book 📕 by time you done inshallah

  • @nabaddoon210
    @nabaddoon210 2 ปีที่แล้ว +7

    Waaanu ka xumahay qof ku habooon ma waraysan c/waab

  • @elmoelmo6091
    @elmoelmo6091 2 ปีที่แล้ว +1

    Thank you ayaanle

  • @shakurhaji6218
    @shakurhaji6218 2 ปีที่แล้ว

    dr abdiwahab ur realy learned person .another ur level conscious

  • @cabdiqaniwardi5743
    @cabdiqaniwardi5743 2 ปีที่แล้ว +10

    1:01:3 c/wahaab si fiican buu ugu jawaabay ayaanle waayo ayaanle su.aal markuu qofka weydiiyo isagaan u jawaabin buu hadana su.aal kale la hoos rooraa

  • @amalomar860
    @amalomar860 2 ปีที่แล้ว +6

    Kan Ayaanle laleeyahay cudur farmajo layiraahdo ayaa kudhacay sorry professor Abdiwahab kan oo kale inuu kuwaraysto mahan waa ruux qabyaladi dishootay

    • @abdifitahabdullahi4675
      @abdifitahabdullahi4675 2 ปีที่แล้ว

      Kkkk CBB qabiiil ayaa kuwaalateen. Farmaajo , Biixi mareexaan , kulane jiis mareexaan , c/raxmaan dheere mareexaan. Waxaas oo qashin ah waa isku qabiil. Qabiiliiste adigaa ah.

  • @issembulale3502
    @issembulale3502 2 ปีที่แล้ว

    Dr Cabdiwahaab mahadsanid sida aad noo tustay aqoontaadaa aad u leedahay waxa uu kaa waraysanayo sidoo kale waad ku mahadsantahay sida aad noo tustay aqoon darrada haysata weriye Ayaanle ee dhanka weriyenimo iyo dhexdhexaadnimo.

    • @maxamedcabdijamac6705
      @maxamedcabdijamac6705 2 ปีที่แล้ว

      Seerabtay in loo wareesto in Rooble in uu caayo kaliyahaaa Aqoon waaleyahay allahana usiyaadiyo lkn waxaan aaminsanahay in loojilciyay wareesiga

  • @rukiaismael2515
    @rukiaismael2515 2 ปีที่แล้ว +4

    Maasha allah Runtuu u shegay DR ayanle waa qarsan waa yey naceybka Farmaajo cashir ka qaado ninkan mawadinka ah kk

  • @duranabdi4105
    @duranabdi4105 2 ปีที่แล้ว +5

    CBB 60 jiradoda ahaaa

  • @SaMo-ln8ih
    @SaMo-ln8ih 2 ปีที่แล้ว +12

    Ayaanlow kan oo kale waqti laguma lumiyo meel kale oo sharaf leh waqtigaaga gali!!!!

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 2 ปีที่แล้ว +3

    Rooble is P2 level to Prime Minister 👍

  • @maslahahmed966
    @maslahahmed966 2 ปีที่แล้ว +1

    Nooloow proffesor cabdiwahaab ilaahay ha ku xafido allah ha noo kaa daayo

  • @duranabdi4105
    @duranabdi4105 2 ปีที่แล้ว +28

    Hhhhhhh roooble I af duubay. Mid lagu qaraabto may noqotay.

  • @Engismaeldiriye
    @Engismaeldiriye 2 ปีที่แล้ว +10

    Somalida ku nool Kenya sideedaba waxaa ka Qaldan ineey Isla Fahmaan Qaabka Somaalida kale unooshahay iyo keenyaanka Qaabkeey unoolyihiin,
    Ninkaan aad hada wareesatay waa nin Dalka uu kunoolyahay Soomalida joogta aysan waligeed dhaafin Madaxweeyne state iyo xildhibaan marka Danba kama leh ineey Kenya Doorasho ka dhacdo iyo inkale, Sidaas oo kale ayuu Qabaa inaan Somalia Lagu mashquulin Doorashada,
    Balse ma oga Democracy ga wuxuu kabiloowdaa Kursiga , hadii shaqsiga Dalka Jooga uu Diido inuu kursiga si cadaalad ah loogu Tartamo ma ogolaan Karo in bulshada iyo inta soo hartay loo cadaalad sameeyo,
    Marka waxaan Qabaa shaqsi walba Fikirkiisa halagu Tix galiyo, Balse Dal iyo dad xor ah , iyo nin waqtigiisii ku Qaatay hoos joogida Quruumo kale Totally Ra'yiga iyo fahamka Doowladnimo waa kukala Duwanyihiin
    Mahadsanidiin

    • @doodaay5822
      @doodaay5822 2 ปีที่แล้ว

      What’s the Democracy means?
      Tankale wlal ninkaani woxow qabaa in kenya lagu guneysto sas abtuna tahay in xamar oo walaalihiisa ah dowlad looga cabsado aaney kajirin waa sababta kenyanku ixireen una jirdilaan madaxane uga taagan tahay
      waxa gubaayaa ma’ahan hunguri ee waa kuleel laga keenay bal dib udhegeyso doodihiisa oo dhan

  • @sharmakegelle3278
    @sharmakegelle3278 2 ปีที่แล้ว +1

    Fadlan adoorali ah dadka aad wareesaneyso codkooda wuu hoseyaa wax kabadal thanks

  • @mozance2483
    @mozance2483 2 ปีที่แล้ว +5

    Aqoon yahaanka
    Somaliyeed masha allh
    Aad baan u xiiseyaa
    No so badi

  • @abdulazizd
    @abdulazizd 2 ปีที่แล้ว +8

    Sorry ayaaanle waxaan oo kale ha keenin pls. Waaa caytamaya wana xanuusanyahay. Watch your channel caafimadkisa

  • @nabadoon.jimcaale.xaayoow.3063
    @nabadoon.jimcaale.xaayoow.3063 2 ปีที่แล้ว +10

    Walaallkeey ayaanle guuleeyso Dee
    🖐💯🙏❤💖

  • @mohaduca5257
    @mohaduca5257 2 ปีที่แล้ว +4

    Tani waa doodi gaabnayd ee VOA, nin farmaajo difaacaaya iyo nin rooble difaacaya. Uma jeedo weriye.

  • @filsanabdi2359
    @filsanabdi2359 2 ปีที่แล้ว +1

    Absolutely waa run inuu aad u adkeeysi badanyahay Farmajo

  • @dayaxahmed154
    @dayaxahmed154 2 ปีที่แล้ว +8

    What a great journalist. You did a good job. I always follow your videos on your channel here. Keep up the good work

  • @salahjimaleibrahim1957
    @salahjimaleibrahim1957 2 ปีที่แล้ว +33

    This is an amazing interview but i am surprised of how ayanle interests to listen the negative points of the ruling party 😂😂 look how many interruptions he does under the positive point 😁

    • @ahmedismail201
      @ahmedismail201 2 ปีที่แล้ว +2

      Mr Aqoonyahan Berbera iyo Boosaaso waxay isu jiraan 100km beenaale Bon Marexaana, waxaad ku riyoonaysa dawladii Siyaad Barre uu boobey. Waligeed dib uma dhacayso.

    • @Wadani924
      @Wadani924 2 ปีที่แล้ว +13

      @@ahmedismail201 ninkan ma aha Marreexaan sxb ee waa Digoodi, caaddifadda iska dhaaf oo cayda jooji sxb. Dhaliil cay ka maran baa kugu filan.

    • @ahmedismail201
      @ahmedismail201 2 ปีที่แล้ว +1

      Waa maxay Digoodi? ma Kenyan baa? Waa jaahil aan garaneyn wuxuu ka hadlayo. Wali wuxu ku riyoonaya Dawladii Siyaad Barrihi baxsadey ilaa Nageria.

    • @Wadani924
      @Wadani924 2 ปีที่แล้ว +2

      @@ahmedismail201 waa Soomaali degta Koonfurta Soomaaliya iyo dalka Kenya.

    • @neyruusneyruus4638
      @neyruusneyruus4638 2 ปีที่แล้ว +1

      Afka wasaqatada ah WR Rooble kalabax

  • @jamaadan7103
    @jamaadan7103 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayaanle Mahadsanid Abdiwahaab hadaladiisa cadaalada waa kafogyihiin wuxuuna kamid noqday aqoonyahanka lagu qasaaray madax wanaagsan baan rabbi weydiisanay Aamiin yaa Allah

  • @idiotsmorons3344
    @idiotsmorons3344 2 ปีที่แล้ว

    That’s ineed 💯 fact.thank you dr abdiwahab

  • @EngBaari
    @EngBaari 2 ปีที่แล้ว +6

    Ayanle sxp wlh awal ihtimam badan manan sin jirin hanoloto balse 2 bil udanbesay hanen aan firin wax malaso dhigy majiran sxp howl adag ayaad noo hesa bulsha ahaan waadna ku mahdsanthy🙏🙏🙏

  • @bushrambushram1939
    @bushrambushram1939 2 ปีที่แล้ว +4

    The prof is learned and calm we need critics in government to have better societies

  • @daranji7843
    @daranji7843 2 ปีที่แล้ว

    Dr Abdiwahab aadbaan usalaamayaa ayaanle adigana waan kusalaamayaa
    Ayaanle midbaan kuleeyahay dadka adiga kufashilinayo oo waxa qalbigaaga kaguuxayo kaa soo saaraayo haisku wareysan sida Dr ka oo kale wariye ayaan kuu aragnay wareeysigaan kahor una muuqan karay dhexdhexaad balse hada fashil aad dhexjiiftaa udhaqan sida wariye dalkiisa iyo dadkiisa uadeega oona dhexdhexaad ah mahadsanid

  • @xasanxikmaawi2088
    @xasanxikmaawi2088 2 ปีที่แล้ว +2

    Ayaanle mucaaradnimada waa qarsan kari la,yahay isagoo wariye ah 🤣🤣🤣

  • @ayubansari5379
    @ayubansari5379 2 ปีที่แล้ว +11

    Drku wuxuu yiri saacada waan fiirinayey 35daqiiqo ayey isii wadeen, at the sametime wuxuu dhahay indhaha ayaan ka xirnaa markii la i qabanayeyna dagaal ayaan galay iyo iskacaabin 🤔 how dre see ku xisaabisay waqtiga ilen qofka caadiga ah waqti makuso dhacaayo oo naftiisa ayuu u yaabanyahaye.

    • @duranabdi4105
      @duranabdi4105 2 ปีที่แล้ว +1

      Hhhhh please prof var ka yareey waa ku jiraa dhiqadan.

    • @xidiigtareersool2729
      @xidiigtareersool2729 2 ปีที่แล้ว +6

      Dee markii indhahaa laga xidhii rabay buu fiiriyay markii indhahaa laga furayna oo mesha lageyay buu fiiriyay halkas buu ka ciisabiyay caqligu hashaqoyo.

  • @caliaadan8953
    @caliaadan8953 2 ปีที่แล้ว +5

    Subxaana Allah Dr.nimooy xaalqaado caruur miyuu la'hadlayaa wuxuu ku leeyahay qof iyo cod . Muqdisho oo ah xarunta Dowlada duqeeda qof iyo cod kuma imaan ama xataa 1Dagmo oo gobolada dalkaa sidee qof iyo cod oga hadli karaan? kooxdaan CBB waa dad Balaayo Oo caqligoodo fooraro. 5sanno oo dhibaato ah ayeey dalka galiyeen . Mahadsanid wariye ayaanle.

  • @cumarimohamed7766
    @cumarimohamed7766 2 ปีที่แล้ว +1

    I feel sorry for profs

  • @mohamedmohamud4744
    @mohamedmohamud4744 2 ปีที่แล้ว +11

    He is opinion is very clear and caring a lot of motivation and his ideas is more clear and far looking and agreed his motivation of more years with building strong institutions rather than building foreigners governmental selection

  • @duranabdi4105
    @duranabdi4105 2 ปีที่แล้ว +19

    CCW tisa cadeyn loma hayo lkn rooble in lagu af dubay Waxa cadeyn u ah wargeys baa ii sheegay CBB 60 jira.

  • @osmanabdi2081
    @osmanabdi2081 2 ปีที่แล้ว +4

    Ayaan aad baan u jeclahay wareesigaada Xamaasad yeesan ku Qaadin Qabyaalad hadday Qiimo leedahay Qarankeena ayaad ka dheehan kartaa sharaftaada meel ha uga dhicin mahadsanid.

    • @fowzifowzi2149
      @fowzifowzi2149 2 ปีที่แล้ว

      Walaal magaca iska sax waa Ayaanle ee ma aha Ayaan. Thanks

  • @saiddahir3462
    @saiddahir3462 2 ปีที่แล้ว

    Hanoolaato Keep going

  • @umumohamed6726
    @umumohamed6726 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashalla guleyso

  • @kamal171
    @kamal171 2 ปีที่แล้ว +14

    This guy's is farmajo employee I don't believe a Singleton he said

    • @omarahmad5053
      @omarahmad5053 2 ปีที่แล้ว +1

      Haa waa beentisa

    • @abdirisakisse4277
      @abdirisakisse4277 2 ปีที่แล้ว

      300.000 kun laygu vixiyey wa laylasoo shekeystay wa laysoo dayey aqligaas 5 sano jirka xita yeeli maayo hhhh

  • @tawalyusuf1851
    @tawalyusuf1851 2 ปีที่แล้ว +8

    Waa doqon lacag la siiyay oo la isticmaaley

  • @adambare9165
    @adambare9165 2 ปีที่แล้ว +2

    Qof aan lagaarin somalida wey xag_xagtaan this man is great man

  • @mukhtaarxasancumar7268
    @mukhtaarxasancumar7268 2 ปีที่แล้ว +1

    Hanolaato salan sare dr igu salaan walaahi dar ilahy ayan ujeclahy allh hano badiyo nociisa oo kale amiin

  • @harun7450
    @harun7450 2 ปีที่แล้ว +11

    Kani waa doqon CBB ah asagaa naive ah

  • @duranabdi4105
    @duranabdi4105 2 ปีที่แล้ว +5

    Kan naga hor wareeji.

  • @abdimohamed1554
    @abdimohamed1554 2 ปีที่แล้ว

    Wow

  • @musekhalil4535
    @musekhalil4535 2 ปีที่แล้ว +6

    9 million ee Emirates ka laga qaatay,waxaa ku amaanaysaa madaxwaynaha good, Prime minister marka joogay Khayre wax amaaan ah kuma helin, balse weerarkii Abdirahmaan Abdishakuur khayre ayaa ku eedaysan madaxwaynaha lug kuma lahan.... waxay tusaale u tahay heerka aqoonyahan ka somaliyed

    • @luulabdulahi7617
      @luulabdulahi7617 2 ปีที่แล้ว +1

      Exactly my thought wlhi dadkeyna wa wada 000000 illah aqiro cadab nooguma daro jahilnimada an adunka la joogno

  • @mohamedabdi7628
    @mohamedabdi7628 2 ปีที่แล้ว +5

    Hadii aan doorasho loo baahnayn, kuwii hore maxaa loo beddelay?

  • @usseinbolt4879
    @usseinbolt4879 2 ปีที่แล้ว +3

    The education level for AYAANLE is unparalleled, compare to the Prof.I understand the issue and is not easy to find solutions while there's outside interference. As journalists you will have baisis but utleast try to be aware of so you know you getting facts from the intervee. IS NOT ONLY AYAANLE that has this issue when it comes to been journalists, some the well know journalists Has this problem. Without been said that, it can only be fixed with training and self awareness for you provision.

  • @queenafrica8219
    @queenafrica8219 2 ปีที่แล้ว

    Abdirahman Abdishakur sold and signed our ocean 💙 so say the truth 🙌 👏 👌

  • @essamusa7060
    @essamusa7060 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa Somaliga siyaasiga ah. Wuxuu dahirayaa Farmaajo wuxuuna ku eedaynayaa Khayre inuu weeraray C.C.shakuur

  • @abdicobra5789
    @abdicobra5789 2 ปีที่แล้ว +10

    Ayaanle
    I really like you.
    You understood the guy. This Guy is of Farmajo‘a CBB.
    Majority of Somali people like 4.5.
    This guy is anti Federal.
    The father of all Somali people is Farmajo and his CBB including this guy in front of us .
    Let Farmajo go
    Somali Will be precise after Farmajo

    • @mohamedomar2367
      @mohamedomar2367 2 ปีที่แล้ว +1

      Ayanle this time was put in his place my friend. Meesha aqoon yahan aya hadlaya maaha a mid-level UN recruit meelahas uu kaso qabsaday

    • @bossman1024
      @bossman1024 2 ปีที่แล้ว

      Dagan waxa lagu eedeya inay waxay KU tagerayan inay lacag ten ninkan waa Doqon ma caqli badana waxa cadayn u ah xita sidu is ula qumanyahay lacag I idinma deeqdo lafihiina ayad qalad galisen

  • @yahyaaden1343
    @yahyaaden1343 2 ปีที่แล้ว +12

    Ayaanle suxufi wanaagsan baad tahay qabyaala yaan la kaa garan kale saar warsiga iyo naceebka fadhi ku dirarka dhaaf thanks mhdsanid horeusoco

  • @Naasirudiin
    @Naasirudiin ปีที่แล้ว +2

    Ninkaan afkii hooyo ayuuba kafaamahayaa
    Uu lahadlayaa
    Masoomaali mise ingrisiis????

  • @samadoonecali
    @samadoonecali 2 ปีที่แล้ว +2

    Wuu mahadsanyahay Dr. Cabdiwahaab Sh. cabdisammad, sida uu aqoontiisa inoola wadaagay, inkastoo aan marar badan iswayddiiyey; "waraysigu ma af Soomaali ayuu ku socdaa mise af Ingiriisi?!"

  • @banaadirchannel5735
    @banaadirchannel5735 2 ปีที่แล้ว +7

    Drka horta waxad tahay qof aad u qaali ah, waan ka xumahay in lagugu xad gudbo, sheekada waan dhegeystey lkn weli warbixintada meel kuma saleysna waayo waxaad sheegtay in xitaa dhaqtar ku daweyey intaad ku jirtey meesha.in lagu wareystay laguna dhahay ha sheegin.

  • @abdiomar22
    @abdiomar22 2 ปีที่แล้ว +3

    Ayaanlow aad baan ugu xumahey
    Waxan oo kale inaad umada hor keento 🤮

  • @abdinuraden968
    @abdinuraden968 2 ปีที่แล้ว +1

    Xitaa prof. Hadalka wuu kadhexgalayaa asagoo su'aashii hore dhamaysan ayuu midkale ku tuurayaa, waayo kuma usocoto sheekadu!!!!
    Mahadsanid Professor Cabdulwahaab Alle ha ku xufdiyo, Soomaali inteeda badan waa ogtahay inaad khatar naftiinu ugashay oo aad cadow badan ka kasbateen adiga iyo saaxiibadaa inaad u damqanaysaan dhibaatada dadkiina lagu hayo.

  • @AR7_792
    @AR7_792 2 ปีที่แล้ว +1

    Allah yiczik mr c wahaab

  • @FreemanV99
    @FreemanV99 2 ปีที่แล้ว +19

    Mr Hanoolaato qabyaaladu, is in great discomfort in listening to such fine and straight logical arguments. He's outside of his comfort zone. I look forward seeing him with his next guest in his usual position.

    • @abdikadarelmi2673
      @abdikadarelmi2673 2 ปีที่แล้ว +13

      Ayaanle invited the wrong guy. We knew Ayaanle was bias. But today he was exposed i feel sorry for hanoolaato

    • @FreemanV99
      @FreemanV99 2 ปีที่แล้ว

      @@abdikadarelmi2673 opposition is needed to correct any administration's malfunctions, but in Somalia we witnessing are foreign agents assigned to destroy our beloved mother land. And this channel is known to have embarked on such a mission.

    • @ggtl304
      @ggtl304 2 ปีที่แล้ว +1

      @@abdikadarelmi2673 nah the other guy was exposed 😆I mean he was saying all the theories in the world but when ayanle presented an evidence he was like ma hubo meshaad Ka kentay get out of here

  • @saydiiofow1335
    @saydiiofow1335 2 ปีที่แล้ว +5

    Wareeysigaan waa lagaa dareemey, ma jecleysan sidaad suaalaha aad u weydiineysey asagoo tii hore dhameeysan iyo sidaa ugu nabtey wuxuusan oran misquote

  • @cadceedbuurfuule5427
    @cadceedbuurfuule5427 2 ปีที่แล้ว

    Dear professor Abdiwahab , I am somewhat disappointed since you let interviewed by Ayanle H. Abdi

  • @cabdixaashi9962
    @cabdixaashi9962 2 ปีที่แล้ว +1

    Maanshalaah ale kaafururaa mahadle wofkastoo islama oodhiban ama soomaliya meelkasta hajooge Alo ugargaar danbigayaga IYO danbigiiwalidkeen IYO kii ehelkenba alow dhaaf Rabo nahanuuni aaamin aan from burco