Gen Gaafoow - Wareysi 3/3 - Khabiir Sirdoonka iyo Socdaalka dalka I Muqdisho 11.02.2023

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 210

  • @abdallahbashir7309
    @abdallahbashir7309 ปีที่แล้ว +7

    He is National Hero.
    We salute you,
    Thank You for your service 🙏
    Waa geesi Qaran.
    Salaan banku taagnay,
    Waku Mahadsantahay Shaqada aad Qaranka iyo dadka Soomaaliyeed uso Qabatay.

  • @DrAbdulsuldan
    @DrAbdulsuldan ปีที่แล้ว +35

    He is national hero I thank him for his work for nation building on my behave thank you Sir,

    • @ahmedisse1745
      @ahmedisse1745 ปีที่แล้ว

      @Mudane Yegbicadaan 😂😂

    • @QARDHAAS
      @QARDHAAS ปีที่แล้ว

      @Mudane Yegbicadaan qofkii raba hee? prove it. Or shut up

    • @Abdirahman31
      @Abdirahman31 ปีที่แล้ว

      @Mudane Yegbicadaan you made me laugh 😂😂😂

  • @alidamey2988
    @alidamey2988 ปีที่แล้ว +2

    Thanks Gen.Gaafoow Maxamuud.Nin Dalka,iyo Dadka,iyo Diinta,U Soo Shaqeeyay Ayaad Tahay Runtii

  • @abdinasiradan7220
    @abdinasiradan7220 ปีที่แล้ว +13

    Waa nin wahwayn uqabtay dalkiisi oo ah nin dhamir iyo sumcad lex.May Almighty protect You Adheer . Thanks Ayaanle for this far and great Effort for bringing us Gen.Gafow.

    • @fouzifouzi3393
      @fouzifouzi3393 3 หลายเดือนก่อน

      Walaal maa Soomaali isaga hadashid intaa English qaldan isku dhibi laheed meeshu waa meel Soomaali looga hadlayee. 😂

  • @Midnimo9664
    @Midnimo9664 ปีที่แล้ว +4

    Wareysi aan wax naceeb shaqsi ah mise reer ah ka muuqan ayuu ahaa, ku dayasho ayuu mudan yahay gaadoow iyo dadka la midka ah ❤

  • @aishayusuf9595
    @aishayusuf9595 ปีที่แล้ว +5

    Mashaa Allah GAAFOOW, wallahi is a national hero .May Allah almighty give long life, alot of happiness and joyful life to live. He is honored man Mashaa Allah.

  • @yussufadan7020
    @yussufadan7020 ปีที่แล้ว +3

    ManshaAllah
    Madaxdaa Qaranka hakafaidaystaan J Gaafow

  • @cebla7849
    @cebla7849 ปีที่แล้ว +12

    He’s national hero❤ we need clean person like him, Bakhtifool xumaan iyo nacayb un noosheega waan ka daalnay,
    We love you Adeer Gaafoow ❤

  • @saedtom3839
    @saedtom3839 ปีที่แล้ว +6

    Gen gaafow wow waa qofki igu horeyey basaborka I soiyey xilu xun noolow gobonimo ku noolow 🙏🙏🙏thanks

  • @abdulkadiryusufabdi
    @abdulkadiryusufabdi ปีที่แล้ว +10

    Salaan Gobeed dhammaantiin...!!!
    GUUL IYO ku WAARA CIMRI DHEER IYO CAAFIMAAD QAB BILAA QABYAALAD AH meel kasta oo aad CAALAMKA kaga sugan tihiin....!!!
    Love Y'ALL MARYOOLEEY... 🍓🍓🍓
    VIVA SOOMAALI WEYN,
    WHEREVER YOU ARE..
    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
    (🛰️🛰️🛰️🛰️🛰️🛰️🛰️🛰️ SSS)..
    = SOMALI SPACE SENTER....

  • @ahmedabdullahi793
    @ahmedabdullahi793 ปีที่แล้ว +4

    Wlhi gaafow dalka dhaxal ayuu kuleeyahay masha allah in taalo loo dhiso ayu mudanyahay General guuleyso

  • @ebadoadan7819
    @ebadoadan7819 ปีที่แล้ว +6

    Maansha alaah adeer gaafow waa ku salaamay
    Maryan gaafow meel iigu sheeg xariibtey bay ahayd isku classna waa ahayn cismaan geedi rasge school

  • @aadanmo4117
    @aadanmo4117 ปีที่แล้ว +5

    Waaw Mnsha Allah gen.Gafaw ilaahay ha xifdiyo si fiican ayuu wax inoogu shagay waxabdanna wan ka faaidnay sida
    1.qof ka inuu isaga is diro oo masuuliyad isa saaro

  • @Musa_Somali
    @Musa_Somali ปีที่แล้ว +3

    Daqiiqada 25:33 warka uu sheegay ayaa ugu muhiimsanayd waraysiga oo dhan!! Qofkii fahmay ayaa fahmay, doqonna yeelkeed

  • @somalipirates
    @somalipirates ปีที่แล้ว +4

    Mashallah. Masuul wax badan dalka usoo qabtay.. Allah ku xafido 👍

  • @alidamey2988
    @alidamey2988 ปีที่แล้ว +1

    Allaha,U Naxariisto.Marxuum Maxamed Qanyare,Afrax

  • @husseinabdulkadir6707
    @husseinabdulkadir6707 ปีที่แล้ว +2

    Wadankii ugu horeeyay ee Afrikaan ah ee isticmaala E-Passport waa Nigeria ee ma'aha Soomaaliya sida uu sheegay Gaafow.

  • @ninatifow1119
    @ninatifow1119 ปีที่แล้ว +8

    Finally historic interviews with time stamps of factual events. Much needed and appreciated. Thank you Ayanle Abdi. Your vision of a greater Somalia inta aan uga jeedaa, dadka hadeysan u jeedin. HANOOLAATO indeed. Thank you 🌸👏👏

  • @abka.yabaro4916
    @abka.yabaro4916 ปีที่แล้ว +2

    Ayanle waa mahadsanatahay waraysigaan Oo kale aad baan ugu baahnayan si aan u ogaano meesha aan ka imaanay sidoo kale aad aan ula fajacay ader gaafow qalibi wanaagiisa iyo holkarnimadiisa iyo xushmada uu u hayo dadka uu la soo shaqeeyay. Waxan kugu guubaaninaa in aad waraysato dadka wax ku ool ka ah oo taariikhda wadanka wax badan ka og aad waraysato si aan wax uga faaiidno. Long live Gen. Gafow

  • @saladmohamed8894
    @saladmohamed8894 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid Generale, shaqada Adag ummada uqanatay. Allah
    Ku xifdiyo.

  • @khadarhussen4752
    @khadarhussen4752 ปีที่แล้ว +3

    MAASHA-ALLAAH wadani dhaba.🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌹🌹🌹🌹👍✌️✌️✌️✌️💯💯💯💯💯💯💯💯🙏🙏🙏🙏🙏💖💖

  • @Sjukt639
    @Sjukt639 ปีที่แล้ว +6

    Muudane passporka saxiixday aniga ku dhoofay wlh Uganda 🇺🇬 to sudan 🇸🇩 to Somalia 🇸🇴 Muqdisho to Abu Dubai Eua To Syria 🇸🇾 Damascus allahu akbar qaraniimado macaan badaana

    • @drgarad
      @drgarad ปีที่แล้ว

      Nio meelaha kale garanaye, Syria maxaa lagaa doonaa, dadkeedaaba is cunaayo.

    • @iaw2401
      @iaw2401 ปีที่แล้ว

      @@drgarad war waqt horo k hdl fila

    • @adenmohamud5936
      @adenmohamud5936 ปีที่แล้ว

      U abaal gud

  • @ganacsade_hannad
    @ganacsade_hannad ปีที่แล้ว +2

    Waddani dalkiis hooyo usoo adeegay weeyaan General Gaafow allaah ha xafidee

  • @mohamedabdullahi3187
    @mohamedabdullahi3187 ปีที่แล้ว +3

    General Gaafoow cimri dheer iyo caafimaad suuban .
    Wariye Ayaanle ku mahadsanid sidaad marwalba noogusoo gudbiso barnaamijya kala duwan oo faa'iida noo leh.

  • @shuceybabdi8263
    @shuceybabdi8263 ปีที่แล้ว +2

    waan qiiroday he is real hero 🦸 cimri iyo cfmd iyo cibafo suuban kuu rajaynaa adeer

  • @FaraH-dw7cb
    @FaraH-dw7cb ปีที่แล้ว +2

    masha Allah HALYEY KU DAYASHO MUDAN GEN,GAAFAW ILLAHAY HA KA ABAL MARIYO SIDA AAD DALKEENA UGU ADEEGTAY ###SHARAF IYO KARAAMAN KUU HAYNA ADIGA IYO INTA KULA MIDKA AH GUUUUL UMADEENA SOOMALIYED

  • @hamzelaouni9691
    @hamzelaouni9691 ปีที่แล้ว +1

    Thanks for your service ! Dear General

  • @liiyoos6710
    @liiyoos6710 17 วันที่ผ่านมา

    Mashallah 1980s Nuur Loyaan iyo Gaafoow, waayowaayo

  • @osmanmohamed1784
    @osmanmohamed1784 ปีที่แล้ว +1

    Gaafow is hero for rebuilding Somali institutional sector hestory will tell u

  • @samirr546
    @samirr546 ปีที่แล้ว +6

    Janaralka hadalkiisa waan ku qiirooday
    Dad badan oo uu lahadlayo baan lahayn dux iyo iimaan!!!!!!
    Shugran Ayaanle iyo martidaada.

    • @samirr546
      @samirr546 ปีที่แล้ว

      @Mudane Yegbicadaan waan ka xumahay adiga oo dhulbahante ah in aad af qalaad qorto!!!!!!

  • @Cudooncolaa
    @Cudooncolaa ปีที่แล้ว

    Gen gaafow waayo arag cilmi iyo qibrad badan haayo Guuleyso noo soo Badi barmaamij yadaan oo kale Ayaanle noolow ✊🙋

  • @SAMAALE0
    @SAMAALE0 ปีที่แล้ว +4

    Wax yaabaha dadka wanaagsan lagu garto ayaa waxa ka mid ah in uu dadka kale wanaagooda qiro asiga oo aan dan qaas ah ka leheyn. Aniga arigtideeda Gen: Gaafow wa dadka fara kutiriska ah oo dalkan horay uwaday hormarkiisa

  • @fartunj4196
    @fartunj4196 ปีที่แล้ว +1

    MAASHA ALAAH ADEER GAFOOW WAA GEESI WADANI AH TARIIKH FIICANA UBADKIISA IYO SOMALI UGA TAGI DOONO ADUUN IYO AQIRABA ALAHA KU XAFIDO

  • @safiasheikhahmed5170
    @safiasheikhahmed5170 ปีที่แล้ว

    sac ayaale walaal iyo jarnaraal gaafow masha allaah wamawadankii iigu horeeyey ee aan arko ee intuu waxaasoo dhan qabta waligiina intuu fagaaro isaootaago aan kufaanin laakiin ilaahay baa uog wajigiisanay kamuuqata daacadnimadiisa iyo caafimad kiisa hala haawsiyaadiyo amiin

  • @Fahad12345-i
    @Fahad12345-i ปีที่แล้ว +1

    Qof wax u qabtey oo shaqadiisa %100 ka so dhalaaley waaye 🙏🏽👏🏼

  • @mohamedabukar3128
    @mohamedabukar3128 ปีที่แล้ว

    Aad iyo aad Baan ku salaamey s/G. Gaafow igu salAan hanoolaato waa M.Yuosuf. Abukar. Waa wasabi gaafow

  • @mohamedabdullahi6393
    @mohamedabdullahi6393 ปีที่แล้ว

    Wareysi xiiso bdn ayuu ahaa ayaanle iyo General gaafow iyo sidoo kle bahda howlwadeenada Hanoolato mahadsanidiin

  • @abdulahinur5019
    @abdulahinur5019 ปีที่แล้ว +3

    Finaly qaybti 3aad waa ku mahadsantihiin Ayaanle adiga iyo mudane gaafoow@@

  • @soyananow165
    @soyananow165 9 หลายเดือนก่อน

    Mash aallah wayo arag wadani ah wax badan waa laga faaiday mslh

  • @mohamednor8402
    @mohamednor8402 ปีที่แล้ว

    Allaha daayo shaqo aad u fiican ayuu soo qabtay kuwii dhameestiri lahaa allaha naga dhigo

  • @ahmedmuhamed2218
    @ahmedmuhamed2218 ปีที่แล้ว +3

    la fantastica!!! in the interview you can notice his vast experience and knowledge well done la generale and Ayaanle Abdi we need such a leadership development program. Please make ex-president like Abdiqasim Salat Xassan or warlords such as Musse sudi we wanna know their perspective about the wars or the regrets and remorse of their distraction

  • @mohamedmuridi3848
    @mohamedmuridi3848 ปีที่แล้ว +1

    Gen. Gaafow in Legendary for immigration Attorney in somalia thanks for ayaanle for the interview

  • @abubakarsheikh6748
    @abubakarsheikh6748 ปีที่แล้ว

    Remarkable general gaafow and versatile reporter many thanks to you jazakallah kheiran

  • @ahmedalimahamuud7136
    @ahmedalimahamuud7136 ปีที่แล้ว

    Waa halyey qaran oo qibradiisa dalka uga faa’iideeyey mahadsanid mudane

  • @nuorbache9132
    @nuorbache9132 ปีที่แล้ว +1

    One of greats man in Somalia citizen

  • @abdijabar10
    @abdijabar10 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Guuleyso mazuul👏

  • @aweysaxmed11
    @aweysaxmed11 ปีที่แล้ว

    Wax walba ducada walidka ayaa lagu helaa haday tahay sharaf ❤❤

  • @abdiawalee-fv1ph
    @abdiawalee-fv1ph ปีที่แล้ว

    Masuul wanaagsan

  • @saidmohamud2609
    @saidmohamud2609 ปีที่แล้ว +1

    Laba general ba aad baan u jeclahay daacadnimadooda waana isku egyahiin waa General Abdullahi Gafowe Allaha cimiriga u barakeeyo iyo General Mohamud Musse(Cade Muuse) AUN. Waa laba nin oo hadal cada dalka usoo shaqeeyay.

  • @hiboa7791
    @hiboa7791 ปีที่แล้ว +1

    Aabahey sxbkiisa adeerkey General Gaafow waan salaamaya

    • @JAMHAD10
      @JAMHAD10 ปีที่แล้ว

      @Mudane Yegbicadaan Gabdhaan af soomali bay ku hadashay ama afkeeda kula hadal buuqa meesha kala tag!

    • @JAMHAD10
      @JAMHAD10 ปีที่แล้ว

      @Mudane Yegbicadaan Qabyaalad bay kaaga dhagantahay, bal xaqiiqda u soo laabo oo is weydii 2023 halka la joogo iyo sida loo shaqeeyo.

  • @alidamey2988
    @alidamey2988 ปีที่แล้ว

    Cabdiraxmaan Guulwade.Oo Qabey Gabadhii Marxuum Maxamed Siyaad Barre.Waana Shiiqaal.Waana Taliyihii Guulwadeyaasha

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 ปีที่แล้ว +2

    Labadiinaba waa mahadsantihiin.❤

  • @husseinmalinahmed9202
    @husseinmalinahmed9202 11 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah GAFOW IS A SOMALIAN LEGEND AND ICON HE DID ALOT FOR HIS COUNTRY.VERY HONEST.THANKS TO HIM

    • @fouzifouzi3393
      @fouzifouzi3393 3 หลายเดือนก่อน +1

      1st. Not mashallah but Maashaa'Allaah or Maashaa Allaah.
      2nd. There is nothing called Somalian. The correct right way to write is, Somali lagend. Hope you keep that in your mind. Thanks.

  • @Elias.Yusuf101
    @Elias.Yusuf101 ปีที่แล้ว

    Warbixinahan ha lagu dhigto Jaamacadaha dalka.

  • @Keydka_Taariikhda
    @Keydka_Taariikhda ปีที่แล้ว +2

    Booskaan Nabadsugida Taliyeyaashii Soo Maray Waxaa ugu Active Sanaa Generaal Maxamed Jibriil Muuse 1979-1986 Waa Ninka Sameeyey Xabsiyada Jilacow iyo mandheera iyo Xabsiyada Ugu Waaweyn Nabadsugida ay adeegsan Jirtay .
    Alle ha u naxariisto

    • @saciidbubka3161
      @saciidbubka3161 ปีที่แล้ว

      Cidanka farasiska somali yaakenay weydiya gaafooyw

    • @ahmedkulowabdi821
      @ahmedkulowabdi821 ปีที่แล้ว

      Taliye Fahad Yasin

    • @mahadabdi511
      @mahadabdi511 ปีที่แล้ว +1

      Qofka xabsi dhisay miyaa Wax lagu faano ah xabsi waa cadaab

    • @liibanmumin6582
      @liibanmumin6582 ปีที่แล้ว

      Beenaale adeerkaa waad iskala jeclaatuun Mandhera xabsiga dawlad somaliyeed may samayn Gumaystihii ingirriska dhisay waqti fog 50skii

  • @user-cm5cs7vg8c
    @user-cm5cs7vg8c 3 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah
    Waa qof kii ii ogolaadey 1996 passport kii iigu horeeyey anoo 18 jir ah
    Caana nuug xagee usocotaa
    Markaas adeer waxbarashaa u socdaa

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 ปีที่แล้ว +1

    Weli xalalqudato ayaa joogta somaliya waxay u rigtig wayday noo soo badi dadkan oo kale niyadaan ku dhisanaynaye mahadsanid 2diinaba aniga basaborka cagaarka ayaan ku soo baxay markii laøø joojiyey aad ban u cidloday 2axan iså iri såomali maba thit

  • @mohamedarts8485
    @mohamedarts8485 ปีที่แล้ว +3

    go forward .Ha noolato. Ayanle, iyo camera mans iyo editor dhamantin team ka ha noolato hawl fiican ayad wadaan wada tariikhda. waa barnamiyo xiiso leh. Gabiley ayan kala socda barnamijyada

  • @sapooonmoha2785
    @sapooonmoha2785 ปีที่แล้ว +2

    Waxa ubahanhy milyano like him🤝🧠

  • @abdihassan4382
    @abdihassan4382 ปีที่แล้ว

    Guul iyo gobanimo Somalia hanolato

  • @ebadoadan7819
    @ebadoadan7819 ปีที่แล้ว +3

    Ayaanle nooloow shaqo aad u qurux badan baad dadka iyo dalkaba u haysa
    Ilaahay ha kula garab galo
    Bi idmi raxmaan

  • @jamalmuse8422
    @jamalmuse8422 ปีที่แล้ว +3

    Ayaanle mahadsanid soobadi waraysiyadda dadkaan soo shaqeeyey. Markasta oo aad dadkii hore waraysato waxan kafahmaa in dadkii hore ay naga tayo wanaagsanaayeen dhan kasta.

  • @khadarhussen4752
    @khadarhussen4752 ปีที่แล้ว

    Gaafoow
    LLAAH hakuugargaaro.
    Guul iyo gobanimo kunoolow🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤣🤣🤣🇸🇴👍👍👍👍👍👍👍

  • @faiidoofficialchannel7553
    @faiidoofficialchannel7553 ปีที่แล้ว

    M.a Genarale guleyso

  • @LMI-cs5qw
    @LMI-cs5qw ปีที่แล้ว +1

    masuul dalka wax badan usoo qabtay

  • @abdirahman77
    @abdirahman77 ปีที่แล้ว

    Loads of thanks to you Ayanle for your intellectual questions eliciting enlightening info.

  • @imraxtrader
    @imraxtrader ปีที่แล้ว

    Ilaahey gii Somali iga dhigay ayan Kumah dinaa alxamdulillaah alxamdulillaah

  • @khadarhussen4752
    @khadarhussen4752 ปีที่แล้ว +1

    MAASHA-ALLAAH

  • @abdikanihassan8092
    @abdikanihassan8092 ปีที่แล้ว +2

    Gaafow is a national treasure. from Laascaanood

  • @bisharoh.osoble4399
    @bisharoh.osoble4399 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @abdallahabdulwahabsheikh7613
    @abdallahabdulwahabsheikh7613 ปีที่แล้ว +4

    Thanks Gaafow and Ayaanle 🙏

  • @MaxamedCcasis
    @MaxamedCcasis ปีที่แล้ว

    ماشاءالله وبارك فيكما
    والسلام عليكم ورحمة الله

  • @mohamedhuseen8235
    @mohamedhuseen8235 ปีที่แล้ว +1

    Markuudhahay passport ka guriga qanyare ayaan dhigay madaxweynahana waa kadiiday halkaas waxaa kacad wijiga qarsoon ee Gaaf?

  • @Mohamed001.
    @Mohamed001. ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤

  • @cabdirisaaqbaraag3465
    @cabdirisaaqbaraag3465 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Ayaanle.

  • @aadanmo4117
    @aadanmo4117 ปีที่แล้ว

    Wareysi xiisa leh ayuu noqday wll tarikhda soo badi

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876 ปีที่แล้ว

    Absolutely

  • @beryalex1798
    @beryalex1798 ปีที่แล้ว +2

    Passporka somaliga ayaan Europe 2020ki sharci bini aadino ka guuray waxaan qaatay Somali pass+ Deganashi Eu ah xamar toos u aada. Europe marka ku solabnayo waxba la ima weydiiyo

  • @alidamey2988
    @alidamey2988 ปีที่แล้ว

    Waa Run.Shaqo Fiican Oo,Ay Ku Farxeen Dadkii Lagu Soo Celiyay Somalia

  • @kingmoha9965
    @kingmoha9965 ปีที่แล้ว +2

    Somalidu waa dadka aduunka oogu liita bal EEG dadbaa ilbaxaxnimo iyo u arka kufaanis luuqad qalaad dadka hadlayna waa Somali ku hadlaaya afsomali say English ku qorayaan falada waxan dhihi karaa waa cawaandi damiir la xaqiiiq general gaafow mahadsanid

    • @Muqtaar867
      @Muqtaar867 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkkk sxb adiga magacaaga waa king moha waana English name kkk

    • @JAMHAD10
      @JAMHAD10 ปีที่แล้ว

      @@Muqtaar867 😂😂😂👎

    • @DhivisowShidane
      @DhivisowShidane หลายเดือนก่อน

      ​@@Muqtaar867 wllh wad qabaty 2sano dabid ayan aqrinayaa 1qoral kada 😂😂😂

  • @IsmailIsmail-r6h
    @IsmailIsmail-r6h 5 หลายเดือนก่อน

    Wll AAD iyo AAD Baad umahadsantahey waxyaanaha wngsan AAD qabaneeso guul

  • @Mohamed001.
    @Mohamed001. ปีที่แล้ว

    Shukrak alaa wajib wana kumahadsantahay

  • @mawlemagan
    @mawlemagan ปีที่แล้ว +1

    Gaafow, nabad iyo naxariis Eebbe haku siiyo. Waxaan ka helay sidaad uga hadashay passport diplomatic ah. Waana arrin u baahan wax ka qabasho.

  • @mohamudhassan1622
    @mohamudhassan1622 ปีที่แล้ว

    MANSHALLAH MUDANE ILAHAY HAKA AJIRSIIYO ANIGA KAMIDA DADKA KU DHOOFAY USA TO MOGADISHU MOGADISHU TO USA

  • @bushraaxmedcismaan2779
    @bushraaxmedcismaan2779 ปีที่แล้ว +2

    Gaafow Baasaboorka Soomaaliga maxaa ka dhigay Kan ugu qaalisan aduunka inagoo ah wadanka ugu faqrisan aduunka

    • @bushraaxmedcismaan2779
      @bushraaxmedcismaan2779 ปีที่แล้ว

      Sumadlaawe Gaafow baan suaal weydiiyey maxaa keenay inaad qabiil.magacii meesha soo gelisid

    • @drgarad
      @drgarad ปีที่แล้ว

      @@bushraaxmedcismaan2779 Dowladeena Ca shuur ma qaado.
      Lacagta $100 baa u dakhli ah.

  • @alidamey2988
    @alidamey2988 ปีที่แล้ว

    Waa Su,Aal Fiican.Mr Weriye

  • @abdirashidartan1111
    @abdirashidartan1111 ปีที่แล้ว

    Waa raasumaal odaygu 🎉

  • @alidamey2988
    @alidamey2988 ปีที่แล้ว

    Saxiix

  • @cabdimajiidmohamedxanshi9411
    @cabdimajiidmohamedxanshi9411 ปีที่แล้ว

    Alle Haku karameyo Generale
    Waxaad badbadisay waxa weyaan sharafkii dadka iyo dalka
    Waxa aad soo noleysay hayadii
    Socdaalka iyo jinsiyadaha

  • @Qasaye-v1f
    @Qasaye-v1f 3 หลายเดือนก่อน

    Cabdulahi gadow wax badan Bo USO qabtay dalka Somali

  • @mahamedibrahin6598
    @mahamedibrahin6598 ปีที่แล้ว

    Ayaanle iyo General kaba waan idin salaamayaa.

  • @ZaciimYare
    @ZaciimYare ปีที่แล้ว

    Waadku mahadsan tahay Gen gaafoow sida aad noogu sharaxday micnaha ayleedahay dowlidnimada wexeetahay cimridheer io caafimaad baan kuurajeenayaa General

  • @abdirizakmohamed1751
    @abdirizakmohamed1751 ปีที่แล้ว

    Cimriga iyo caafimaad ka Allaha udiyaadiyo adeer gaafow waa dadka mudan in taariikhda meel Lagaga qoro.

  • @amiirgurey.c
    @amiirgurey.c ปีที่แล้ว

    Very good ninkaso kale ba dadka iyo dalka anfacaya

  • @muqtaarsalad83
    @muqtaarsalad83 ปีที่แล้ว

    gen.gaafow waxaanka aaminsana iyo wuxuu yahay waa kala fogyihiin

  • @Codayev
    @Codayev ปีที่แล้ว +1

    Damn this interview change my perspective about GEN gaafoow, never liked the dude, but I’m man enough to excepted my wrong believe about someone, the dude is well articulated, patriotic and well educated about the immigration system and needs to be respected!! As Somalis say BARASHO HORTEED HA I NICIN. May allah bless you and your family, Somalia hanoolaato!!!

  • @Sabestianthetraveller
    @Sabestianthetraveller ปีที่แล้ว

    Libaax

  • @nuryousuf5147
    @nuryousuf5147 ปีที่แล้ว

    Gen gaafow waa nin qiimo badan abaalna oow iigalay

  • @alidamey2988
    @alidamey2988 ปีที่แล้ว

    Halkaaseey Ka Xumaatey

  • @hafsamohamed5738
    @hafsamohamed5738 ปีที่แล้ว +1

    Keep going wll ayaanle wareeysi aan wax badan ka faa’iday

    • @Diingabuur9
      @Diingabuur9 ปีที่แล้ว

      Xafso ader maxa ka fahamtay?