Waa wax laga xumaada heer kaas in ay gaaran dadka caamada..ee suufi iyo salafi ba leh waxaana u sabab ah culimada labada dhinacba leh👍 umada caamada ah waa inloo naxaaa
Suufiya ma soo Labakacleeyn nolosha sideedii Ayeey u wadaan ee Qolyahaan klaa Gaboobay lacagtii ayaa ka istaagtay yemena waa laga Qabsaday mar kasta suufiyada weey Ka xoog Weyn thy qolyahaan Dalaaliintaa
Asc sheekh abdirahmaan ilaah dartiis ayaan kuu jecelnahay weli ma arkin sheekh kaaga aqoon badan diinta aqoontaada waa in aad noo duubtaaa somali adigaa mideyn karta somali walaahi talooyinkaaga waaa wu muhiin somaliada maanta adiga oo 10 qof ah ayey u baahan tahay culimada kale waa na waaleen mar ay nadhahaan waraabaha waa xalaal iyo kuwa ka soo horjeeda sheekh U caqli celi
Cashirkan waa muhiim. Ardayda yaanay sheekha hadalka la qabsanin. Dhankale, video waxaa la socdo sawiro aan calaaqad la laheen mowduuca!! garanmaayo inuu TH-cam wato ama qofka editka sameeyey kudaray.
Salafiyada wahaabiyada ah Dhib moooyee dheef islaamka Kuma soo kordhin keliya ka soo qaada 35 sano la soo dhaafey oo aay Soomaalidu ku faafiyeen fikir kooda Soomaalidu waxaay ka bixi waaydey colaado abaaro khilaaf qax qarax qoxooti burbur diinta oo umada loo suurad xumeeyo iyo qof kaan la fikir aheen oo la gaaleeysiyo waxaan ognahay isla ayaga un in aay marba magac cusub la baxaan bal Soomaliya sideey u ekeed waayihii aay culmadii hore un aay joogeen nabad barwaaqo Aaran doog dowlad nimo islaam nimo Waxaan xasuustaa caruurta ariga ama geela iyo lo. Da la raaciyo waxaay maalintii oo dhan iska cuni jireen miraha Geedaha duurka ka baxo geed kasta ba Geedka kale ka miro macaan maanta yera inta ku hadhey geedihii sidaas u barakeeysnaa Soomaliya raboow dalkeena iyo dadkeena ba noo hegaaji
Laba jaanib mid baa qaldan waxa qaldan kuwan cusub ee dambe. Wayo culimadii hore diinta islaamka iyagaa hayey ina barey inoo ilaaliyey iyagaana ducadodu kacdaa.kuwa dambe waa gana csi diineed. Mid bay ku fiican yihiin waa quraankii oo dad badan xafidsiiyeen intaas bn u hayaa kuwan cusub. Tirada Dadku wakhtigii hore wey yaraayeen hadase waa la batey waxaanu nahay dad culimo isku dul haysato.
........ألا ليبلغ الشاهد الغائب، فلعل بعض من يبلغه أن يكون* أوعى* له من بعض من سمعه" xadiiskaas miyaan laga garanayn in qof amma dad kaddan beeyay asxaabtii uu ka fahmo badnaan karo xagga fahanka diinta asxaabta.laga yaabaa in uu ka fahmo badan yay labadaba
Dadka oo lasii kala fogeeyo ummada faiido uma leh inna khaladkadka la weyneeyo wa khalad kale Somalida wada hadalka lama barin tan kale dabeecada Somalida isma dhagaystaan bal hada dadkan ka hoos hadlaya dhagaysta
walligeed isku soo dhowaan mayaan Suufi iyo Salafi, waayo ninna Allah ayuu toos u aadaa oo toos u baryaam halka midka kalena uu Ahlu qaabuur iyo meyti uu baryo
❤WAA CULUMADA AFWEENE TABABAREY❤ 🙏🏻🌹❤️KINGS ABIIY AXMED ETHIOPIA closed the Nile water from Egypt ETHIOPIA ANDI SOMALILAND BROTHER'S WE HAVE 3 ENEMIES 'SOMALIA AND EGYPT DJIBOUTI
Nabiga maalin walba saacad Walba daqiiqad walba second walba amaN. SalalaHu clayhi.wasalam
Islaamku waa hal diin is kooxeysiga waa nagula talagalay
Sheikh cabdiraxmaan Allah ku sharfo waxa tahay runti caalim illahey cilmi iyo caqli iskugu daray jazakalaaH👍
Sheekh Abdiraxmaan mufakir iyo sheekh cilmileh baarakallaah
Tabliiq ayaan ahay hadii aan ka bixi lahaana ikhwan muslimiin ban noqon lahaa sida shikhan oo kale!!!
Man shaa Allah Shiekh ilaahay ha ku xifdiyo
Masha allah sh cabdi raxman runta usheeg wahabida imika soo bilaamay ee aan hore ujirayn
Adeer Wahaabi adaa ula baxay Ragan waa ahlu suna salafkii Ku abrirsada Suufiyana qarnigii 5 bay yimaadeen
@@CaafimaadkaRagganin wax og ma tihid
Akhriska badi ikhlaasna ku dar brother
Ala sh clraxmaan bashiir jecliyaa
Sheeq crxmn bashiir ilaahow kor ka yeel cilmigiisana u bara keeh wxn rajaynayaa inan maruun aan arday kuu noqdo isha allh❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mmnmmm.
ماشاءالله تبارك الله عليك
MAASHAA ALLAH 🎉
Sheekha kafahmay khilaaf kacarar , allaha barakeeyo ustaadka.
Allah ha barakeeyo sheekhu waa caalim cilmi leh
Mashallah allow ku xafid walalkay ❤❤❤❤❤❤❤
Waa jeclahay
Masha Allah sheikhow sifican ayad hadalka u dhigtay in la iskuso dhawado.
Wwaxaan ahay muslim oo waxan ka mid ahay muslimiinta.
FIIROGAAR AH : ma ihi suufi , salafi , tabliiqi , shiico , waxaasi waa magacyo ay muslimiintu kukala tageen , ahaw muslim bas .
Waa wax laga xumaada heer kaas in ay gaaran dadka caamada..ee suufi iyo salafi ba leh waxaana u sabab ah culimada labada dhinacba leh👍 umada caamada ah waa inloo naxaaa
Cimriga Alle ha kuu barakeeyo Aamiin Aamiin
Sheekh markaad muxaadiraynis dadka haku milmin yaysan kaa waalin
Culumada aan ubaahanahey waa sh C/raxmaan oo kale
اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
War kuwaan shiikha ka hoos hadlaayo yaa aamusiyo
Subxaanallah sheekh cabdirahman bashiir shamaailka haduu aqrisan lahaay umul kuma raaceen gafkii uu nabiga sallallahu caleyhi wasallama u geystay tan kale xadiitha umu xaraam injir maba sheegaayo ee madaxiisa iney baareysay ayow sheegayaa afka carabigana injir qamli ayaa lagu yiraa xadiithkana waxaas kuma qorno waana nuqsaan uu ula bareeray suubanaha shamaailka hadaa aqrisato nabiga ayow ku baraa waxow kalow ku baraa nabiga in uu ahaay caraf waliba kacaraf badan wax walboo leysku carfiyo hadaadan shamaailu muxamadiya baran sidii umul iyo cabdirahman bashiir ayaad iskala soo boodeysaa nabigaa injir lahaay subxaanallah taasna waa ka hufan yahay
Bashiir sujuda halkeladhiga
Shiekh Abdourahman Bashir ardaygaagii Mohamed farah hayir Asc jasakala Allah
Cajiibsanaaaaaaa masalllah!!!
Sh mushrik qof Muslim ah seed u odhankarta
Adeer wuu Noqon karaa diintu Hadaad Shirki samayso afkana Islam ka sheegato socon maysoo
@@CaafimaadkaRaggaka waran wahaabiyo waa mujassimah caqiidada iska fiiri intaad tacasuubka ku baa ba.dey waqtiga kaaga dhumey miskiinow
Waxaa fiican in ardaydu ay joojiyaan ka dhinac hadalka sheekha. Waxaanu nahay dhegestalayaal.
Suufiya ma soo Labakacleeyn nolosha sideedii Ayeey u wadaan ee Qolyahaan klaa Gaboobay lacagtii ayaa ka istaagtay yemena waa laga Qabsaday mar kasta suufiyada weey Ka xoog Weyn thy qolyahaan Dalaaliintaa
Masha allah ❤❤zxbky
ياشيخ
الأحاديث كانت تصحح وتحسن وتضعف قبل الشيخ الألباني
Asc sheekh abdirahmaan ilaah dartiis ayaan kuu jecelnahay weli ma arkin sheekh kaaga aqoon badan diinta aqoontaada waa in aad noo duubtaaa somali adigaa mideyn karta somali walaahi talooyinkaaga waaa wu muhiin somaliada maanta adiga oo 10 qof ah ayey u baahan tahay culimada kale waa na waaleen mar ay nadhahaan waraabaha waa xalaal iyo kuwa ka soo horjeeda sheekh U caqli celi
SXB Adiga waxaa u baahan tahay inaad XAQA ka qaadatid cidii sheegaysaba. Waayo diinta saxdu waa kitaabka & sunaha. Therefore, hadaad wax akhrin kartid DIINTA saxda ah baro, Suufiya & Salafiya Kaad ka qaadataba. Very simple. Allah knows best.
Kenya iyo Ethiopia waa daris nouga dhow masar. Iyo qadar iyo. Dubai xaqa dariska. Ilaaliya.
Haddaad ceebtayda sheegto anna taada ayaan sheegi.
Lakum diinakum walii diin
Qeyr alle Haku siiyo bisinka ha lasireysto iyo halala jahro raga isku haysta ma dadkay wanaag iyo hanuun ladoonayaan mise way siikala fogeynayaan
Sheekha maad ka wada duubtaan😢
Suufi iyo salaf waana waaleen ee ilaahoow jidkaaga toosan nagu hanuuni
Kkkkkkkk caadi mahan shiiqaan
Qofku markuu cilmi barto waa sidaan oo kale shiikha alaha barakeeyo si fudud ayuu wax noo tusay diintana waa nasteexo xoog wax ku sheeg malahan xoog wax ku sheeg dhibka uu na soo gaarsiiyay weli wuu nahaayaa ilaah hanaga baxsho xaqana umada alaha tuso
Suudaanta ninwalba waxbuu aaminsanyahay ismana dagaalaan.
Cashirkan waa muhiim. Ardayda yaanay sheekha hadalka la qabsanin.
Dhankale, video waxaa la socdo sawiro aan calaaqad la laheen mowduuca!! garanmaayo inuu TH-cam wato ama qofka editka sameeyey kudaray.
Culimadu Dadka Runta Ha U Sheegaan
❤SCW❤SCW❤SCW❤
Sarwaal gaabyadi waa ka hoosqeylinayaan shiikha.
Mid qoobabka ka hooseeyo ma la xirta Marka
Soomaalidu war-badana shiiqa dhageysta oo ka aamusa
Soomali lee maahoo😂😂😂😂😂😂
Asc
Ascw
se bob chere oubi
Muxadiro hore qayb kamida lakin wa lo bahaan yahay
Salafiyada wahaabiyada ah
Dhib moooyee dheef islaamka
Kuma soo kordhin keliya ka soo qaada
35 sano la soo dhaafey oo aay Soomaalidu ku faafiyeen fikir kooda
Soomaalidu waxaay ka bixi waaydey colaado abaaro khilaaf qax qarax qoxooti burbur diinta oo umada loo suurad xumeeyo iyo qof kaan la fikir aheen oo la gaaleeysiyo waxaan ognahay isla ayaga un in aay marba magac cusub la baxaan bal Soomaliya sideey u ekeed waayihii aay culmadii hore un aay joogeen nabad barwaaqo
Aaran doog dowlad nimo islaam nimo
Waxaan xasuustaa caruurta ariga ama geela iyo lo. Da la raaciyo waxaay maalintii oo dhan iska cuni jireen miraha
Geedaha duurka ka baxo geed kasta ba
Geedka kale ka miro macaan maanta yera inta ku hadhey geedihii sidaas u barakeeysnaa Soomaliya raboow dalkeena iyo dadkeena ba noo hegaaji
Laba jaanib mid baa qaldan waxa qaldan kuwan cusub ee dambe. Wayo culimadii hore diinta islaamka iyagaa hayey ina barey inoo ilaaliyey iyagaana ducadodu kacdaa.kuwa dambe waa gana csi diineed. Mid bay ku fiican yihiin waa quraankii oo dad badan xafidsiiyeen intaas bn u hayaa kuwan cusub. Tirada Dadku wakhtigii hore wey yaraayeen hadase waa la batey waxaanu nahay dad culimo isku dul haysato.
Subxaana llaah horeyn ha u raacine xaqa ku raac oo muxuu yahey xaqu illaahey kaligii in cibaadada loo barax tiro oo aadan awliyo qabuuro midna baryin
Albaani ma waxa u dacifin kara xafiis bukhaari ama muslim saxixiyay waxaas waa waxa wahaaviyada lumiyay
........ألا ليبلغ الشاهد الغائب، فلعل بعض من يبلغه أن يكون* أوعى* له من بعض من سمعه" xadiiskaas miyaan laga garanayn in qof amma dad kaddan beeyay asxaabtii uu ka fahmo badnaan karo xagga fahanka diinta asxaabta.laga yaabaa in uu ka fahmo badan yay labadaba
Hadii aad maqaalkaaga ku qortay af carabi lamaad hadlin soomaali waxaad la hadashay carab?!1@
wadaadkaan Suufida ayuu suuq geenayaa, oo suufi hadduu kheyr leeyahay, maxey shirkiga iskaga celin waayeen?
a
Odaygaan kaa soo hadlaya war badanaa
Masha alh walhi Shikhan wahabiya maba dhageysan karan 😂😂 wa runta shikh masha Alah
😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😊😊😊😅😅😅
Nahaabiya
Sheekh ninka naagtiisa salaada maka jabidaa kasoo hadal waa noo muhiim
Maya kaa jabin mayso!
Maxaa udaliil ah sxb@@SuldaanMedia
Sheikh bashiir waa ragii sacuudiga kasoobaxay lkn waxbaaray waxna aqriya wadana baaray labada qolood adiladooda aniga suuli ayaan ahayn waana soo dhaweeya qofkii ayaga kamida sicilia iyo caqli leh wax iiga waydiiya intii garashayda ah
War ninkaan shiiqa ka dhex galaya muxaadarada ka qabta.
salafiya Lama dhaho ee waa Nahaabiya ayaa Ladhahaa
Dadka oo lasii kala fogeeyo ummada faiido uma leh inna khaladkadka la weyneeyo wa khalad kale Somalida wada hadalka lama barin tan kale dabeecada Somalida isma dhagaystaan bal hada dadkan ka hoos hadlaya dhagaysta
Shaqoo.umal.ayaa.saxan
Kkkkk hhhh😅😅😅😂😂😂😂😂
😂😂😂😂hayey dooliga
قادر الناس علي قدر عقولهم
walligeed isku soo dhowaan mayaan Suufi iyo Salafi, waayo ninna Allah ayuu toos u aadaa oo toos u baryaam halka midka kalena uu Ahlu qaabuur iyo meyti uu baryo
❤WAA CULUMADA AFWEENE TABABAREY❤
🙏🏻🌹❤️KINGS ABIIY AXMED
ETHIOPIA closed the Nile water from Egypt
ETHIOPIA ANDI SOMALILAND BROTHER'S
WE HAVE 3 ENEMIES 'SOMALIA AND EGYPT DJIBOUTI
Marekanka kahor sirdonka ingiriiska ayey lashaqeyn̈ayen̈ wahabiyadu khaliifadii turky wahabiyada ayaa jibisay waxa hada katagan muqdisho iyagaaloo eersanayaa imaamu shafici xitaa iyagaa looersanayaa kitabada kashfu shubahaad uu leeyahay marekanka uu sacuudiga kuamrayo kasoo aruuri iyaga ayaa kulashaqeynayay marekanka fitna nologama horèynin maxamad cabdiwahab oo hanfar adeegsadaya ayey leeyihiin 13 sano ayuu towxiiðka barayay waakii culimada laayay dhacna ugudaray qoortoda iney kamagan galeyso umaleymayo waa dad sacuudiga kaqata mushaar dhuuntoda ushaqeya kaliya wahabiyada gaalbuu ahaa maxamed cabdulwahab aniga ayaaleh
Shek
Khuraafaad intuu wadanka dhexyeelo kheir mayeelo. Nimankaa sufahada ah dadka Quranna mabaraan! Shicir la aqriya iyo qubuura dadka lageeyo umbay haayaane maxaa lalafadhiistaa. Somaali dadka jooga waa dad ay kalagosteen dibmuqaraadi iyo meyd wax lagaraadiyo diintoodi way katageen!! Waxaasna wax loohiiliya ma a-hae Naftaada Adi iyo Allah idin dhexeyso wanaaji😢
Caqligii 1993 dalka dagaalka lagu galiyay ee ururada hadda dadka laaya lagusoo saaray weeye aragtida aad wadid.
Labo dhinac oo caqiido ku gaaray iney gaal iyo gaal is dhahaan waxaa dhexdhexaad ka noqon karo jaahil ama munaafiq.
Kolba magac labaxa wahaabiyo binu khawaarij uun baa tihiin
Haddii Suufiyadu qaldanyihiin, wahaabiyada uu Umal kamidyahay ayaa kasii qaldan. Runta haloo dhaadhoco. Ninwalba si ayuu u ugaarsadaa ee taa ogaada.
Wahabiya ayaa shirki udhaw
Kitaabka ama buuga uu aqrinaayo sheeka ii sheega @suldaan mida
Xadiis arbiciin
Sheekha kafahmay khilaaf kacarar , allaha barakeeyo ustaadka.