Waayojoog: Faarax Raage Waasuge: Faahfaahinta badbaadintiisii & la kulankiisii Halgamaa Gamboyare

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ก.ย. 2024
  • ''Wuu noolyey Ninkii i badbaadiyay''Faarax Raage Waasuge
    #Waayojoog: Faarax Raage Waasuge: Faahfaahinta badbaadintiisii & la kulankiisii Halgamaa Cabdirisaaq Gamboyare
    Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

ความคิดเห็น • 194

  • @farxanmohamed4871
    @farxanmohamed4871 ปีที่แล้ว +12

    Walahi anigo hy ah oo sumuni iyo crisaaqba isku reer nahay ninkan gobonimadas waan la ilmeyay alle umada somaliyed iyo islamkaba tawfiiq hasiiyo

    • @jamalskp7280
      @jamalskp7280 6 หลายเดือนก่อน

      Sumuni waxaa waxaa ka keenay dadkiisii ayaa sidaa loo laayey xasuuso xasuuqii ceel.afwayn 42 qof gaadhiga iskurogada ah lagu soo qaaday

  • @abdulkadirmohamedahmed6858
    @abdulkadirmohamedahmed6858 ปีที่แล้ว +3

    SNM waxa ku jiray dad Siyad Bare kasii xumaa. Zumuni iyo kooxdii eeyaha ahayd ee falkaa geysatay Lacnadu haku dhacdo. Jahannamo Alla haku shubo.

  • @RashidWabari
    @RashidWabari ปีที่แล้ว +9

    Ninkan Faarax raage waa nin iimaan qaba .

  • @ruqiiyacawiil9116
    @ruqiiyacawiil9116 ปีที่แล้ว +6

    Inaalillaahi wainaa ilayhiin raajucuun allaah dadka ka baqi mayaan sacaad iyo kabahaa ka qiimo badan miyaa qofka dhan miyaa

  • @abdirahmansuleman7700
    @abdirahmansuleman7700 ปีที่แล้ว +3

    😮😮😮😮 War beenaale yaal baadtihiin daalimiin ah snm ayagaa dulmi sameeyey welina sidii yeey uwadaan khawaarijta snm baarka loofidhay waa lasoo afjari in shaa allaah 😮😮😮

    • @kasiyomaan393
      @kasiyomaan393 ปีที่แล้ว

      waa wadaynaa daadinta dhiiga daarood ilaa aduunku dhamaanayo ,wax aad afjaraysaana majiree imika udiyaar goraaaba maalmo dhow xasuuq tan socota iyo tii snm kadaran

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140 ปีที่แล้ว +3

    Waan ooyey Soomaalidu sida ay u wada dhasheen iyo Sida isku yahiin

  • @falaago1
    @falaago1 3 หลายเดือนก่อน

    Waa Qiso dareen taabad leh, waana mid ka mid ah dhaxalka xun ee dagaaladu leeyihiin

  • @maryamamohamet
    @maryamamohamet ปีที่แล้ว +1

    Thanks from hargeisa

  • @James-vf4xn
    @James-vf4xn ปีที่แล้ว

    I love this man with all my heart God-bless youfrom herrai my name is yahye waxige Alla6is great real tslk

  • @apdiaziizpaazhe2991
    @apdiaziizpaazhe2991 ปีที่แล้ว +6

    xanuun badana shicibki dhinac kasta way ku rafaden labada dhinac

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 6 หลายเดือนก่อน

    Sumuni mujaahid ciil ahyo oo dadkiisii la xasuyway ayuu ahaa oo u soo taagnaa xasuuqa lagu hayey reer sheekh isaxaaq

  • @absjones2916
    @absjones2916 ปีที่แล้ว +1

    Its was time of war and my Isaaq nation was fighting its very own right as people and as nation. All
    Souther’s were fighting us. The same was taking place at in Mogadishu. Remember that.

    • @june6206
      @june6206 ปีที่แล้ว

      Mbal beenta day jabhad dawladeeda la dagalamey sad ahayd manta maxad ka. Rabtan lascanood

  • @ismaaciilcusmaanbashiirism2347
    @ismaaciilcusmaanbashiirism2347 ปีที่แล้ว

    Asc ninkaa cabdi risaaq ma nool yahay tolow

  • @abwanmahiigan7666
    @abwanmahiigan7666 ปีที่แล้ว +3

    Barbar waxuu dagan yahay xafada mohamed Ali waa xidigle jeelka wayn ka shaqeeya waa hy muuse ismacil reer cawl

    • @sakariyeaburahman
      @sakariyeaburahman ปีที่แล้ว

      Wuxu ka shaqeeya shirkada telesom uu gaadh u yahay gurigaygu u dhawtahay

    • @abdilaahi2276
      @abdilaahi2276 ปีที่แล้ว

      Ninkan ma hawiyaa

    • @abdiconner5023
      @abdiconner5023 ปีที่แล้ว

      @@abdilaahi2276
      Waa Aqoonyahan Ciidamadii Somaliya Ee Harar kasoodagaalamay kuna dhaawacmay,1963 kadibna Awaare iyo Xarshi buu inmuda ah joogay, Markii Danbana Waqooyi ayuu inmuda ah Kunoolaa uu Xidid lanoqday Caruurna ugu dhalatay, Noloshiisa intii ugu badneed Waxa uu lanoolaa Reer Waqooyi iyo Hoowdkaa Somali Galbeed ilaa Dhulkan Waqooyi kuyaal, Waxa uu ahaana Ganacsade Xirfadleh. Laakin Nasiibdaro Maangaab Meelwalba lagama waayo.
      Dhalashadiisu Waa Xawaadle , Agoon Cabdale, Reer Hiiraan ilaa Baarmoog iyo Khalaafe Gobolka Shabeele Ee Ismaamulka. Ayeey Degaan.
      Xaalka Allaha Asturo.

  • @guuleedbulbul7203
    @guuleedbulbul7203 ปีที่แล้ว +1

    Sumuuni waxu dhintaay 1995

  • @mohamedabdillahi8677
    @mohamedabdillahi8677 ปีที่แล้ว +1

    Adeer ilahay u mahad celi hadad nooshahayba imisa isaaq ah ooo matiya layseen cidna ka hadal

  • @alimohamed-up7vs
    @alimohamed-up7vs ปีที่แล้ว

    Sumuni ma naxe ayuu ahaa

  • @cabdilaahimaxamuud122
    @cabdilaahimaxamuud122 ปีที่แล้ว +1

    Gambayare waraysi dheer ka soo qaad ilaa taariikhdisa midi snm io ila tii ka horaysay

    • @cabdirisaaqmaxamed3145
      @cabdirisaaqmaxamed3145 ปีที่แล้ว +1

      Haa gambayare waa raga la ilaaway hadana taariikhaha ugu dheer ku le SNM ilaa maalinti la bilaabay ila marki u dambaysay ku jiray

  • @ahmedabdimacalim9663
    @ahmedabdimacalim9663 ปีที่แล้ว

    Ahmed

  • @somnews6954
    @somnews6954 ปีที่แล้ว

    Snm dhiig islaam way ku qubaysatay maanta ayuu xaqii kasoo baxay…ilaahbaa ka waxay usoo dhinteen habaa’an manthuuraa ka dhigaya inchalla

    • @xirsiamaan
      @xirsiamaan ปีที่แล้ว

      Ibnu zina daarood ma xishoode Bal ninkii hawiye ee goob joog u ahaa ee la toogtay ayaa markhaati furay in snm idinka gobdanaateen, adna xaqiiryaw daarood xaaraan iyo been u diin tahay

    • @abdilaahi2276
      @abdilaahi2276 ปีที่แล้ว

      Siyaad bare ayaa masuuliyada qaadaya waayo xasuuq weynbu geystay

    • @june6206
      @june6206 ปีที่แล้ว

      Marka intuu garxajis a laga reebo wa muuse iyo ina kahin oo dagal Amin caruur ay layseen mooyee

  • @abdullahhassan2940
    @abdullahhassan2940 ปีที่แล้ว +1

    Calool Xumo, magaaladaas laga soo qabtay BURCO ayaan u dhashay

  • @jimcaalesaleebaan1902
    @jimcaalesaleebaan1902 ปีที่แล้ว +1

    😪😪😪😪

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 ปีที่แล้ว +1

    FAQASHTA haddii lagawado ciidanka Mohamed siyaad Barre dee Muuse Biixi aya noole hala wareesto
    snm kuwa daaroodka unbay dili jireen.

    • @abdilaahi2276
      @abdilaahi2276 ปีที่แล้ว

      Ninkani ma hawiya

    • @HaabiilLove
      @HaabiilLove 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@abdilaahi2276 haa waa hawiye xawaadle reer hiiran weeye

  • @qaliabdi290
    @qaliabdi290 ปีที่แล้ว

    cuqubo idinku dhacday

    • @MubYus
      @MubYus ปีที่แล้ว +1

      Qaali.
      habaarka jooji , macaan.

  • @calibashiirwarsame3335
    @calibashiirwarsame3335 ปีที่แล้ว

    Dhow jeer baan ku ceshaday

  • @idiriscilmi2267
    @idiriscilmi2267 ปีที่แล้ว

    Warkani waa been

  • @husseencagta7448
    @husseencagta7448 ปีที่แล้ว +12

    farax raage waasuge
    magacisa wa magacyada somaaliga saxda ah
    oo somaalida dhaqankeda ah.

  • @saidali7233
    @saidali7233 3 หลายเดือนก่อน +3

    Ha loo duceeyo abdirisaaq caruurta aad dhashay iyo kuwa ay sii dhaleen allah ha xifdiyo aamiin

  • @sakariyeaburahman
    @sakariyeaburahman ปีที่แล้ว +12

    Gobta somalida mid ka mida weeye wlahay ninka

  • @faizam523
    @faizam523 ปีที่แล้ว +5

    Rwanda oo si ka foolxun sideena isu madhiseyba waa heshiiyeen oo dalkoodii dhisteen maanta Africa waa dalka lagu soo hal qabsado sida ay burburkii iyo dagaalkii sokeeye ugu waayo arkeen ee isu cafiyeen inaga habaar baa inagu dhacay.

    • @ifiye258
      @ifiye258 9 หลายเดือนก่อน

      Wlahay dagaalkii waqooyiga Somalia ka dhacay, waxaan odhan karaaa beryahan Ethiopia ayu ka dhacay lakin wuxuu dheera Inan ciidanka dawlada lugu amray dabar gayn, waayo shacabka iyo ciidanka isku si ayaa loo duqeeyay

  • @faizam523
    @faizam523 ปีที่แล้ว +7

    Subxaan, 21 qof kaligaa ka hadh qaracan ka weyn ma jiro, ilaahay ku nooleysiiyey baa mahad leh ee waliba qalbiga fiican ku siiyey aad ku cafisey kuwaas ku dulmiyey,

  • @samajecelsomali9939
    @samajecelsomali9939 ปีที่แล้ว +7

    Taariikhdu Ma Duugoowdo The History Will Speak Out.

  • @faridwiser5441
    @faridwiser5441 ปีที่แล้ว +14

    Sorry, Adeero.
    Cabdi Xakiin Sumuni is my distant uncle. I met him in 1992 in Berbera.
    I am very sorry for what has happened to you and others.

    • @somnews6954
      @somnews6954 ปีที่แล้ว

      If sumuni still alive he is the worst human living on earth he will be burned his asss in here after inshalla..fircoon waaye

    • @korontogulledghidhi3733
      @korontogulledghidhi3733 ปีที่แล้ว +1

      Wuuku daray inuu baylad ahaa anay ii duubantahay kalmad as isagoo leh kornayl buu ahaa in bay Loti la iigu sheegayna waa u malaynayaa

    • @aminawarsama2405
      @aminawarsama2405 ปีที่แล้ว

      😊😮😮😊

    • @aidarusyusuf138
      @aidarusyusuf138 ปีที่แล้ว

      Ninkani wuxu aha askari , hargaysa joogi jiray , wuxuuu xoog ku qaatay Adhi ganacsato LaHayd. Iyo jaadkii isaga ganacsade noqday tuug wayn buu ahaa . Hargays oo dhan waa laga wada yaqaana. Waa beenaale

  • @mostafaqoob2217
    @mostafaqoob2217 5 หลายเดือนก่อน +1

    NINKA LAAYEY IYO NINKA BADBAADIYAY IYO DADKA DEEGANKEE BADBAADIYAY BAA WAA GARXAJIS HABARYOONIS DADKU MID XUN IYO MID WANAAGSAN BAA WAA LEEYAHIN

  • @moadam7003
    @moadam7003 ปีที่แล้ว +5

    1992 laba nin oo guri isku hasta ayaa is xabadeeyay, waa xamar iyo xaafada Hodan, mid ayaa aniga oo dugsu quran ka imid xabad igu dhuftay isagoo moday inan ciidan ahay. Ma aqaan wajigiisana mA arag lakin wan cafiyay anigu, lakin wiil yaroo dugsiga igalA yimid ayaan cafinaynin ileen malikaa wiilka yari wuu dhintAy.

    • @hassansheikow3203
      @hassansheikow3203 ปีที่แล้ว

      Allaha ku abaalmariyo cafiska walaalkaa cafisay

    • @JibriilMaxamed-pd2id
      @JibriilMaxamed-pd2id ปีที่แล้ว

      1982 anigoo ciyaal iskuula ayuu xabad igu dhuftay.Oday la.odhan Jiray Faarax madaxyare oo reer Buuhoodle ahaa..Maan cafiyin.Ogaan ayuu iigu dhuftay.Xabada

  • @rugtamaansadasoomaalida1521
    @rugtamaansadasoomaalida1521 ปีที่แล้ว +2

    Baabuurkii wacyigelinta uu sheegayo Faarax Raage ee Burco dhex wareegayay 27 kii May 1988 waxa waday Diiriye Bandoo oo iminka Burco ku nool.

  • @ahlamupdizalam9048
    @ahlamupdizalam9048 ปีที่แล้ว +1

    Soomaali gacanteda ayay isku
    Madhiisay shacabki way gallaften

  • @AbdiPianoChannel
    @AbdiPianoChannel ปีที่แล้ว +3

    This is the reconciliation the Somali people desperately need. Somalilanders are good people. We control our bad one. We can fight and we can guarantee your safety if you are captive in our possession.

  • @saidali7233
    @saidali7233 3 หลายเดือนก่อน +1

    asc waxan u duceynayaa abdirisaaq allahayow xifdi aduunka intuu joogo caafimaad 100% insha allah aakhirana jannah fardowsa insha allah waa ina rag libaaxa

  • @jimcaalesaleebaan1902
    @jimcaalesaleebaan1902 ปีที่แล้ว +4

    Wlhi waa arin qiiro lehe illow unaxarsiso inta dhimty xaq dary ku dhintee

  • @abdunasirabdihasan4384
    @abdunasirabdihasan4384 ปีที่แล้ว +9

    Waar nin kani qalbi fiicanaa wlaaahi allaha ku barakeeyo

  • @abdirahmandahirabtidon7702
    @abdirahmandahirabtidon7702 ปีที่แล้ว +4

    Marmar badan waxa laga sheekeeyaa dhib ay dawladdii hore u geysatay dadkii SNM taageersanaa, laakiin cidi kama sheekeyso dhibtii ay jabhadda lafteedu dad badan u geysatay iyadoo u eegaysa haybtooda waxana dadku u haystaan in aanay macno badan sameyneyn. Somali way is wada dishay in dhinac ka mid ah qabiiladii laga dhigo in ay mujaahidiin macno ma sameynayso.

    • @abdilaahi2276
      @abdilaahi2276 ปีที่แล้ว

      Wl waa run snm wa bin adam qalad way yeelankartaa laakinse muhiimadu waxa weeye dawlad iyo jabhad faraqa udhexeeya waxa weeye masulnimada waxa leh dawlada

    • @abdirahmandahirabtidon7702
      @abdirahmandahirabtidon7702 ปีที่แล้ว

      @@abdilaahi2276 Markaa Jabhadu ma waxay fasax u haystaa inay cida ay doonto disho ama barakiiciso? Dad badan oo aanan waxba galabsan oo jabhaduhu haybtooda darted u dileen ayaa jiray waqtiyadii 88-91. Ilaahay baa ka abaal marin.

    • @singular123er
      @singular123er ปีที่แล้ว

      @@abdirahmandahirabtidon7702 qofka wakhtigaa dhulka isaaq joogay isago daar ood anigu waxaan ku sheego magaranyo

    • @kasiyomaan393
      @kasiyomaan393 ปีที่แล้ว

      imikaan aaminsanay in haybihii siyaad barre wax dhiigooda noodiidaya daadintiisa hadii goobdagaal lagu kulmo jirin somali wali ismaydilin lkn waa isdili doontaa markii hore dowlad iyo jabhadaa isdilay.

  • @marymw-yh1ib
    @marymw-yh1ib ปีที่แล้ว +3

    Illaahay umahad celi wakhtigaagaa dhimana.21 qofbaad kahadhay diyaarad baasoo dhacdoo qofka Hadhaa waa arindhacda qadarada illaahay baykutusaysaa qadarallaahu wa mashaa a facal

  • @hyatyusuf9068
    @hyatyusuf9068 ปีที่แล้ว +3

    الهم داخلهم في الفردوس الأعلى من الجنة اللهم لا تحرمنا أجرهم ولا تضلنا بعدهم اللهم امين يا أرحم الراحمين

  • @museaweys8825
    @museaweys8825 ปีที่แล้ว +4

    Waa cajiib iyo sheeka taariikh ah

  • @farhanshuuriye5060
    @farhanshuuriye5060 ปีที่แล้ว +2

    Adeer Faarax waa nin gob xariir ah, Allah ha barakeeyo.

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 ปีที่แล้ว +3

    Subxaanala ilaahow na cafi Somaalidu way is adaaben

  • @taartog
    @taartog ปีที่แล้ว +6

    Hadda ka hor waxaan iri C/rasaaq wuu dhintay sida aan ka maqlay Faarax Raage kolka haddii la helay C/rasaaq waan aqbalayaa haddii ay isheleen . Wiilka yarkaa ee ka celiyey in aabihii dilo isagana Faarax ha raadiyo .

    • @abdullahialimireshino6412
      @abdullahialimireshino6412 ปีที่แล้ว

      Lkn yaa yaqaan magaciisa oo dhan iuo reerkiisa that's the problem

    • @cabdulaahicali11
      @cabdulaahicali11 ปีที่แล้ว

      Wee wada hadleen labadooda aniga kadaawaday TH-cam kaas

  • @mahadgooni
    @mahadgooni ปีที่แล้ว +3

    Gambo yare waa gesi wlh

  • @saidnourainan5223
    @saidnourainan5223 ปีที่แล้ว +2

    Adiga iyo A/aaq inaad gabadh iyo wiil is dhaafsataan bay ku qurux badan tahay.

  • @ninilahaywarkii9767
    @ninilahaywarkii9767 7 หลายเดือนก่อน

    Sumuni ķ
    Xaakinkii Berbera 1991
    Alle.hakuu naxariisto kuwii uu la dagaalamyay ayaa ka cadawsanaa munaafiqiina ahaa welina waa sidii
    Janis ayaa laysku gaadayaa walaahi 😂

  • @allaahuakbar6762
    @allaahuakbar6762 ปีที่แล้ว +2

    Allaha barakeeyo qalbi fiicanaa

  • @abdullahhassan2940
    @abdullahhassan2940 ปีที่แล้ว +1

    أنا لله وانا اليه راجعون اللهم ارحمهم واغفر لهم
    Soomaali iyaadaa is Xasuuqday oo haldoorkoodii cuntay, waxaa inagu xigta Ethiopia oo 90 Milyan ah oo waliba maraakiib ciidan badged samaystay meelkalena uma soo socdaan wadankeena ayey u soo socdaane ha lays dabo qabto.

  • @samewadasamewada
    @samewadasamewada 3 หลายเดือนก่อน

    waar idnku qof ma badbaadin kartaan laba jirka hooyada ninka duqa ah faqsh mayi dhaafijirn uskak

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 6 หลายเดือนก่อน

    Sumuni muu qaladayn waayo adeeradii iyo dadkiisii ayaa 50 50 la iskugu xidhay

  • @husseinhassen6662
    @husseinhassen6662 2 หลายเดือนก่อน

    C/risaaq hortii allaah baa ku badbaadiyay mahadda allaah baa iskaleh dheh

  • @shaakirmuse
    @shaakirmuse 6 หลายเดือนก่อน

    Waxaani waraysi maahan.
    Qaabkii loo baahnaa looma waraysan ninkaan
    Xog badan ayaa ku duugan duqaan.

  • @zupeirupthi
    @zupeirupthi 5 หลายเดือนก่อน

    wa bal ninkan ila so xidhidh sih ragi badbadiyey kamid ahaye 😮😢

  • @elhanweera2435
    @elhanweera2435 ปีที่แล้ว +2

    Mashaalahu geesi hanblyo

  • @khalidabdijama4134
    @khalidabdijama4134 ปีที่แล้ว +2

    Cabdi risaq waraysi ka so qaad wall mahad sanid

  • @ahmedhirsi4319
    @ahmedhirsi4319 ปีที่แล้ว +1

    Sacs nawasa adag iyo weedha maxaa kulmiyey.

    • @ahmedhirsi4319
      @ahmedhirsi4319 ปีที่แล้ว

      CBA ha waraysato Morgan iyo rag kale si mujaahidnimada laysula fahmo, waan Ka kaxumuhay waxa dhibaatato gaadhay,qof kastoo soomaaliya.

  • @maxamedaxmed5658
    @maxamedaxmed5658 ปีที่แล้ว +1

    Ninrageed ayyaad udhalatay walaahay

  • @saidali7233
    @saidali7233 3 หลายเดือนก่อน

    asc sumili aakhira war sugaya

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht ปีที่แล้ว +3

    Intay faqash geysatay ayaa kadarneyd

  • @waleedmohamed3311
    @waleedmohamed3311 ปีที่แล้ว +4

    H jeclo, dadka waan ka gubsannahay.

    • @samajecelsomali9939
      @samajecelsomali9939 ปีที่แล้ว +3

      Walaal Ninka Badbaadiye Waa Garxajis-Habar Yoonis-Rerr Caynaanshe

    • @abwanmahiigan7666
      @abwanmahiigan7666 ปีที่แล้ว

      Hj ma daayso dhawac xataa oo waxay laysay 1994 kii oo laga wayey qof dhawac ah ama maxbuus halak lawarjiyey 250 nin oo hj ahaa lkn hj waxay laynjirtay xataa kuwa walwalan szb cuise muuse ayaa no keenay 18 nin oo laga qaday hj oo donaysa in ay layso kkk waa xaqiiq dhulbahante vs hj hadii dagal qaraxo garxjis vs maryo aloolka kle

    • @bosszaki9861
      @bosszaki9861 ปีที่แล้ว +1

      @@abwanmahiigan7666GuuD ahaan maxabiista maryoalol lga qabtay imisay noqden 94kii?

    • @xirsiamaan
      @xirsiamaan ปีที่แล้ว

      Ma bilowday qabiil ku faankii

    • @abdilaahi2276
      @abdilaahi2276 ปีที่แล้ว

      @@abwanmahiigan7666 dadku wa wllo

  • @sheikhsheikh3969
    @sheikhsheikh3969 ปีที่แล้ว +2

    Waar BARBAR wuu noolyahay waa HABAR YONIS MUSE ISMACIIL BURCO AYUU JOOGAA

    • @abwanmahiigan7666
      @abwanmahiigan7666 ปีที่แล้ว

      Bar bar waa jarkaygii xafada mohmed ali waa muuse ismacil reer cawl

    • @hyatyusuf9068
      @hyatyusuf9068 ปีที่แล้ว +1

      Waa abtigay illahayow u naxariiso siduu ugu naxariistay dhibanaha labadodana illahay cimri dheer iyo caafimad u siyadi

    • @sheikhsheikh3969
      @sheikhsheikh3969 ปีที่แล้ว

      Barbar alla ha xafido

  • @elbaa7bash262
    @elbaa7bash262 ปีที่แล้ว +2

    Garxaajis Powerful 🦁🦁🦁🦁

  • @hamdakayse5571
    @hamdakayse5571 ปีที่แล้ว +1

    Subhanlhaa

  • @faysalabdirahman405
    @faysalabdirahman405 ปีที่แล้ว +1

    Somali waa walaalo

  • @abdilahiodey6835
    @abdilahiodey6835 ปีที่แล้ว +1

    Codkii siilaanyo macal muuqaalkiisii

  • @ninilahaywarkii9767
    @ninilahaywarkii9767 7 หลายเดือนก่อน

    I aamin iminkan la joogo Somali way kala dhimatay
    Fragmentation ayaa ku socda
    Qabyaaladii iyo munaafaqadii Dusha sare ayay u soo baxday

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht ปีที่แล้ว

    Turkiga ijarata wadanka gudaheda afganbi dagalo kamadhaceyn xojin ganacsi babadin diyarad turki isijog mesha diyarad mujiso oowax lagunoqon filim hindi

  • @hyatyusuf9068
    @hyatyusuf9068 ปีที่แล้ว

    Intii dhimatay waxan leenahay إنا لله وإنا إليه راجعون اللهم اغفر لهم وارحمهم عافهم واعف عنهم ووسع مدخلهم واكرم نزله

  • @alimohamed-up7vs
    @alimohamed-up7vs ปีที่แล้ว +1

    Sumuni wlllhi waan arkay muuse cabdale

  • @maftuuxmediapro3626
    @maftuuxmediapro3626 ปีที่แล้ว

    Adeero.arinkaas asago qoraal ahaa wuu.ku khaldanaa c xakiin sumani wuu nagumeeyay kuwii qatay amarka ee is qaban wayayna way qal danaayen

  • @mohamedabdikadiradikariim8115
    @mohamedabdikadiradikariim8115 ปีที่แล้ว +1

    Xagee lagu xisabtamayaan

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah saxiiix

  • @AL_shahada
    @AL_shahada ปีที่แล้ว

    Shicibka muqdishow rabi tuga carta latogana wuufakaday maxa hadana dib isugudhac kenay badgalki uhoreeyay isla malintas isagina magac kale ulabaxay leen uboday waxa timid marki lasodeyay bolis kaladurka gurigan yasogalay kala istaga shega magaciin ilaa iyo hadana biieelki wadanka waleskorsaranyahay guryaha laxirxirtay sacudina wasoaragnay bilajamacad macalinkaga ahay

  • @mohamedabdikadiradikariim8115
    @mohamedabdikadiradikariim8115 ปีที่แล้ว

    Idoor dadkeey layeen band qurxuneysaa in eey galeen xasuuq Baniaadan ogow u qeybisay qurux in qabiil lagugu baadiyay hada Allah ayaad cuskaneysaa marna qabiil

  • @husseinmohumed282
    @husseinmohumed282 ปีที่แล้ว +1

    Wariye waxaad soo wareysataa wixii faqash ka nool ee xamar jooga si ay uga jawaaban guulaha inta badan snm ka sheegato in ay ka gaadhay ciidankii dawlada ee faqashta...

    • @abdilaahi2276
      @abdilaahi2276 ปีที่แล้ว

      Siyaad inuu nool yahay wali aaminsanaw

    • @abdilaahi2276
      @abdilaahi2276 ปีที่แล้ว

      Ma caadbaa

    • @june6206
      @june6206 ปีที่แล้ว

      A aha markhati ya wallahi wa been warka badidiisu jabhad ku dhici ka dhaqaaq bay aha aten inta guul sha yar keentay heel la ja sado iyo wixii la mida garxajis bay aha aten inta kale ee ina Biixo u joreeyo beenta ayey dadka kula aten marka y y dawladi du tey dawladi a xamar bay ka duntey

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 ปีที่แล้ว

    Hangash waa sirdonka ciidmada qaas ah ahaana sirdoonaka loo abuurey xasuuqa qabilooyinka iyo ciidanmada cida ka soo horjeeda afweyene horta hangashtaa in la xasuuqey aheyd

  • @younaniokosto408
    @younaniokosto408 ปีที่แล้ว

    HADA MALA OGADAY CIDA SOMALINIMADA WALIGEEDBA KA SO HOR JEEDA IRIR SAMALE AYAA MALIN WALBA NAGU WAREWRISEEN

  • @abdiazizwarsame3371
    @abdiazizwarsame3371 ปีที่แล้ว

    Sheeko aad u wacan oo ixiiso galisay runtii weey idanqisay sida gobinimada leh ee uu Abdirisaq ninkan u baxshay ninkan qaaliga ah ee sida gobinimada leh noola wadaagay arintaan mudan in film laga sameeyo.

  • @mahadgooni
    @mahadgooni ปีที่แล้ว

    Samuni dadkuu laayey waa ka daba tagaye mahamed kaahin iyo gambu yare sow maanta manoola kii masaakiinta laayey samuuni aduunyo soo taas maahan alle ku cadaab

  • @mohamudibrahim6558
    @mohamudibrahim6558 ปีที่แล้ว

    Waxay ahayd qalad dhacay niman awood dawladeed loo adeegsaday oo dhiban ayay ahaayeen alle haw naxariisto dadkaas xaqdarada ku dhintay

  • @MrBurco123
    @MrBurco123 11 หลายเดือนก่อน

    Sumuni allah u naxariisto iyo intii somaliyeed oo kale dhimatay allah u wada naxariisto.

  • @mohamedeid22558
    @mohamedeid22558 ปีที่แล้ว +1

    ALLE ha u Naxariisto Muj. Abdihakiim Sumuni Kolley isma uu lahayn wax xumee Lkiin Qorshaha ayaa kolley ka Xumaadey ALLE Ha u naxariisto Dhamaantood SNM

    • @axmedkanada853
      @axmedkanada853 ปีที่แล้ว +1

      Qorshahee dee waar waa gacan ku dhiigle

    • @najjahmajjid4354
      @najjahmajjid4354 ปีที่แล้ว +2

      Maxamed siyaadna qorshaha isna ka xumady wax xume ismu lahyn

    • @singular123er
      @singular123er ปีที่แล้ว

      @@najjahmajjid4354 dad askar u eeg oo jabhad lakulmay waxa ku dhaca way iska muuqata siyaad 88 kii isagaa goaansaday isir sifayn meel kastana way ku caday

    • @samajecelsomali9939
      @samajecelsomali9939 ปีที่แล้ว

      aamiin

  • @siciidkaymohamoud3853
    @siciidkaymohamoud3853 6 หลายเดือนก่อน

    Habarjeclo Waa Gob Aan Waligood Wax Dulmin

  • @mariamsaeed7538
    @mariamsaeed7538 ปีที่แล้ว

    Ka hadal
    Arinta qoyan
    "Xasuuqa LAAS CAANOO 2023"

  • @Yedo25254
    @Yedo25254 ปีที่แล้ว

    Markuu yiri ciidan baan ahaan jiray ninka wariyaha wajiggisa wuu isbadalay!!??

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 ปีที่แล้ว

    Macno daray somali isku haystaan
    Siyaasi dhib uu leeyahay baa somali
    Xumeeyey

  • @KusyJi-wm4xt
    @KusyJi-wm4xt ปีที่แล้ว

    BARBAR WAA REER CAWL WUU NOOL YAHAY BURCO AYUU JOOGAA EE WARARYSO

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 ปีที่แล้ว

    Aqoon darada waxaas oo dambi ah ayey dhashay inalillahi wa ina illahi
    Raajucuun

  • @sidiiqmaxamuud4532
    @sidiiqmaxamuud4532 ปีที่แล้ว +1

    Lixle.

  • @ruqiiyacawiil9116
    @ruqiiyacawiil9116 ปีที่แล้ว

    Waxaan soomaliland duwlada ku wadda jira badankoodu waa wadda hangaash

  • @aidarusyusuf138
    @aidarusyusuf138 ปีที่แล้ว

    Nin Kani askari buu ahaaa , wuxuu xoog ku qaatay Adhi ay gamacsato lahayd iyo jaad isaga iyo askar kale , dabadeed ganacsato ayey noqdeen , hargaysa way wada taqaaana , dadka kuwiii dhibi jiriay ayuuu ahaa . Beenaale , Kan wariyaha sheeganaya la yabay

    • @maskaxqabproductionmedia2541
      @maskaxqabproductionmedia2541 ปีที่แล้ว

      Ninkan waa la yaqaan ganacsade ciidanka somalia waa hore ka baxay oo xawaadle ah la yaqan ayuu ahaa. Aniga awoowgey asigo badbaadinayo wiilkii maxamed siyad barre aya loo dhawacay illaa uu buurdhuube ka geeyo marka dadka wa Somali

  • @sakariyeaburahman
    @sakariyeaburahman ปีที่แล้ว

    Mujaahid barbar waa saaxiib macagiisana maxamed baa la yidhaahdaa

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 ปีที่แล้ว

    Faarax Dufle Miyaalagu Naanaysa?

  • @abdirisakmohammed7293
    @abdirisakmohammed7293 ปีที่แล้ว +2

    INNAA LILLAAHI WAA INNAA ILAYHI RAAJICUUN,WAA DEMBI AAN HADHYN WELIGII

  • @mahadabdihassan3326
    @mahadabdihassan3326 ปีที่แล้ว

    Wey is cuntay tani