Sida Loo Badsado Facebook Followers | Farsamo Cusub

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 เม.ย. 2021
  • Muuqaalkaan waxaan kugu tusayaa sida loo badiyo Facebook followers adiga oo aan wax barnaamaj ah ama qiyaano kale isticmaalin.
    Kanaalkaan wuxuu kaa caawinayaa inaad la socoto oo aad barato farsamooyinka fudud ee technoloojiyada taas oo kuu sahlaysa noloshaada.
    Si aad ula socoto Subscribe saar oo nagu soo biir.
    / engyuyu
    Igala soco:
    Facebook: / eng.yuyu
    Instagram: / eng_yuyu
    Twitter: / engyuyu7
    ===================================
    #ENG_YUYU #FACEBOOK #FOLLOWERS
  • วิทยาศาสตร์และเทคโนโลยี

ความคิดเห็น • 109

  • @EngYuyu
    @EngYuyu  3 ปีที่แล้ว +36

    Waad ku mahadsantahay daawashada muuqaalka. Fadlan la wadaag asxaabtaada Hana iloobin inaad SUBSCRIBE saarto channel-ka sidaad ula socoto waxwalba oo ka cusub teknoolojiyadda!
    Waad ku mahadsan tahay taageeradaada. Guuleyso

  • @farhiafagadhe1273
    @farhiafagadhe1273 3 ปีที่แล้ว +84

    Ha isku dayin inaad I dhaafto comments waad arkeyzaa ha dhaaFin Enjoy iga dhig TH-camr ahaYee noh zxp qli 😘🤣🤣🤣

    • @MaxamedCabdulahi-rj1ef
      @MaxamedCabdulahi-rj1ef 6 หลายเดือนก่อน

      Waan kuusaray

    • @Bisharcolow
      @Bisharcolow หลายเดือนก่อน

      Subscribe kudhahay wll iga qoslidee😂😂😊😊

  • @huseinaleko7293
    @huseinaleko7293 ปีที่แล้ว +5

    Zhp rabi ha ku karaameeyo thanks for explaining 🙏

  • @user-ty8sv9zs7n
    @user-ty8sv9zs7n 2 ปีที่แล้ว

    Asc prof wllo facebooka qaybta aan page ka ahayn ee caadiga ah monisitation miyuu u furan yahay

  • @aliosmanabdulkadir8067
    @aliosmanabdulkadir8067 2 ปีที่แล้ว

    Wll sare waaan kutaaageeraaa wlhi keep going

  • @ledgaming4980
    @ledgaming4980 3 ปีที่แล้ว +1

    Hore u soco 💯🙃

  • @mukhtaarafrah705
    @mukhtaarafrah705 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid eng

  • @suhuurcabdikhadar5139
    @suhuurcabdikhadar5139 ปีที่แล้ว +4

    Wall facebookYga privacy settings kumaba jiro

  • @isaakali1948
    @isaakali1948 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Wlo

  • @khaliilkhadar4539
    @khaliilkhadar4539 3 ปีที่แล้ว +5

    Eng Yuyu sxp waxaan ka codsan lahaa in aad inoo so kordhiso sida lo badsado instagram followers insha allah videoga xiga

  • @user-dv5mc3xr3d
    @user-dv5mc3xr3d 6 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid Wllo👍 Adigoo mahadsan maka soo sameni karta Video "how to fix follow limit reached on facebook" 🙏🙏🙏🙏😢

  • @queenshushu7889
    @queenshushu7889 3 ปีที่แล้ว

    Pro waxan ku weydina fellowska hada profelka la so mijin soo cadi ma ahn
    Tnx

  • @ismahancshakuur5878
    @ismahancshakuur5878 3 ปีที่แล้ว +1

    Hore usoco wll

  • @Maria-m572
    @Maria-m572 3 หลายเดือนก่อน

    Anga suasha qabo waxay tahy wll markaa raacayo tilaboyinka ma waxaa kasameynaa pag ka aan furtay mise account kuxiranyhy ee fb caadiga ah mhdsanid ustaad

  • @abdikadirmohamed8517
    @abdikadirmohamed8517 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid zxb

  • @imaaciilinhoismaaciilinho4791
    @imaaciilinhoismaaciilinho4791 2 ปีที่แล้ว

    Sxp freinds kaga ayan ahay codsigeygane ma iitixgalisid maxa jiro wll fadlan iisoo duub vedio kahadlayo facebook laga jabsaday oo uu kaa jabsaday qof shisheeye ah. Fadlan lasoo dhaqso

  • @salmaandhambaal9919
    @salmaandhambaal9919 3 ปีที่แล้ว

    Sxb cashar waxad kasoo samaysaa sido page looga dhigo classic page ama page to profile

  • @xasanmacalin1301
    @xasanmacalin1301 3 วันที่ผ่านมา

    Ustadow telfon keyda waa nooca samsam a34 manalahan arinka aad sheegeyso bal isoo jawaab mahadsanid

  • @muztafmohamed6530
    @muztafmohamed6530 2 ปีที่แล้ว

    Waan ku wataa pro

  • @kalgacal.jama55
    @kalgacal.jama55 ปีที่แล้ว +1

    wll aniga detailska mrkan galo ma arkayo followedka ee waxa iso baxaya wakhtigan kuso birey fb 🙄

  • @PSA4
    @PSA4 2 ปีที่แล้ว

    Aniga friends of friends iguma qorna meesha wll kaliya puplic iyo only me iyo special one ban arka ee waa sidee wll?

  • @Hugaanmedia
    @Hugaanmedia ปีที่แล้ว

    Wan kudalay Barefad an sitin ma arko markan galo setting iPhone 11bro ayan heysta kudalay ustaad iga cawi markale sosamey ok

  • @samiramamow5610
    @samiramamow5610 3 ปีที่แล้ว +1

    Thanks bro

  • @wehelashaq3368
    @wehelashaq3368 3 ปีที่แล้ว +5

    Mahadsanid zxp waan sameeyay waxaanan rajaynayaa inaan ku faa’iidi doono

    • @anascali3995
      @anascali3995 ปีที่แล้ว

      Wll folowerska hose magu so baxay ani ma iso baxaye

  • @najiibjaajuumow886
    @najiibjaajuumow886 3 ปีที่แล้ว +1

    Tnkhs pro

  • @abshiraadan2593
    @abshiraadan2593 2 ปีที่แล้ว

    Thank u broh

  • @zekeriahared5583
    @zekeriahared5583 3 ปีที่แล้ว

    Sxp wali waahalahoodii friendska

  • @omarsollasofficial8926
    @omarsollasofficial8926 2 ปีที่แล้ว

    Latest fb For iphone optional kiisa Sidan Maaaha.

  • @cumarabubakar7910
    @cumarabubakar7910 6 หลายเดือนก่อน

    Sxp Facebook privacy settings kuma jiro waxan ka codsana inad mar kle kaso hadasho mhd sanid

  • @superstar4135
    @superstar4135 2 ปีที่แล้ว

    Mhdsanid canow❣️

  • @piotrzienliski20
    @piotrzienliski20 ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @DADNIMOMEDIA1
    @DADNIMOMEDIA1 2 ปีที่แล้ว

    Keep going 😊

  • @Adde12
    @Adde12 3 ปีที่แล้ว +2

    Sxp waxan so bartay cashar midkas u yara dhaw lkn ka faido badan runti somalida inta badan waxay firinayan inta qof e kugu jirta ayay kugu qimeynayan ka dib ayay kugu darsanayan ama iska dhafayan si tas uga gashamato ayan dawaday xalkeda masha alah qolo cadan ah aya ka hadashay aniga 10k followers ayan ku helay inti aan mawducas ku jirey wana mudo koban

  • @waliidosman2659
    @waliidosman2659 ปีที่แล้ว

    Eng asc wd mhdsan thy aqoon tada dadka oga faiideyse

  • @abdiaziizhassan8683
    @abdiaziizhassan8683 ปีที่แล้ว

    Shukrn

  • @shineawiye1284
    @shineawiye1284 3 ปีที่แล้ว +1

    Side baan folower badan u heli karaa anoo hada hysta 500
    Ma ka si badin karaa oo ma ka dhigi karaa inta aan doono
    Salaamnid saxib

  • @mohamedcabdikaarin5547
    @mohamedcabdikaarin5547 2 ปีที่แล้ว

    Wll adigo mahadsan wax ba iga waqdan isoo qawo whatsapp

  • @zamzamabdallah1522
    @zamzamabdallah1522 2 ปีที่แล้ว

    Malaha facebokaygu ee mxn sameyaa wll

  • @mahamedhassanfariid1356
    @mahamedhassanfariid1356 ปีที่แล้ว

    Sida computerkaga toshiba window 10 loo update gareeyo

  • @yurub1234
    @yurub1234 3 หลายเดือนก่อน

    War waba iskama ay badalin ee ma dib bay ka imaan

  • @maarikali4133
    @maarikali4133 ปีที่แล้ว

    Aad bad u mahad san tahay Wllkay Ga Qali gaha wan Ka Faiday wll♥️♥️♥️

  • @GOLEYARE
    @GOLEYARE ปีที่แล้ว

    Hada waa isbadalay Facebook mxan sameenaa

  • @axmedwalibashiir8877
    @axmedwalibashiir8877 2 ปีที่แล้ว

    zhp waxa no so duupta Habka Cusub hee hada so bxy appka 100k fallowrs 1mar ku shuban kartid Habkaz no So duup wllkieyow

  • @maxamedkaskey4234
    @maxamedkaskey4234 3 ปีที่แล้ว

    Sxb side loo furtaa Facebook dhexdiisa followers

  • @mazcudhaji7129
    @mazcudhaji7129 3 ปีที่แล้ว

    Ciwankaga iyo waxa kashekaynaysid isnalaha Nio

  • @barreibra4903
    @barreibra4903 ปีที่แล้ว

    Sxb muqalkagalo madawn Sabab wa madow

  • @naasleymahamed8945
    @naasleymahamed8945 ปีที่แล้ว

    Edit profile malahan sxp maxan sameeyaa

  • @siciidcaska7899
    @siciidcaska7899 3 ปีที่แล้ว +1

    Thanks pro

  • @a.iniestaak6655
    @a.iniestaak6655 ปีที่แล้ว

    lpx walaahi waxba kamaan fahmin ee lpx meelh qaarkood aadsoo tabaty noomalaha ee sikale nogadhig lpx

  • @Islaam252
    @Islaam252 5 หลายเดือนก่อน

    Wcs

  • @fameug1032
    @fameug1032 2 ปีที่แล้ว

    What of locked Facebook account

  • @bashiirabukarahmedahmed2365
    @bashiirabukarahmedahmed2365 2 ปีที่แล้ว +3

    Wan sameeyaa waxan kadareemay faido badan waxan ku leeyahy kun jer mahad sanid

  • @najmaomar1513
    @najmaomar1513 ปีที่แล้ว

    Samsung A12 wataa wana fahmi la.ahay

  • @abdiraxmanshekhyasin897
    @abdiraxmanshekhyasin897 ปีที่แล้ว

    Ani waxaas dhan iigu soo.qorayo

  • @NorMohamed-co8nk
    @NorMohamed-co8nk 9 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤

  • @tamaaniyareofficial5978
    @tamaaniyareofficial5978 7 หลายเดือนก่อน

    Who can see your friends list

  • @maslaxafrax4519
    @maslaxafrax4519 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @coomowoffifcial5229
    @coomowoffifcial5229 2 ปีที่แล้ว

    Sxb iPhone ayaa wataa wana wayay magacaas 😰

  • @user-ly3uz6lc8o
    @user-ly3uz6lc8o 8 หลายเดือนก่อน

    Zxb noso Badi lkn Whatsapp isheega

  • @shushu136
    @shushu136 2 ปีที่แล้ว

    Ani Facebook gayga maleh private settings Wan ka waayey 🥺🥺🥺plz jawab

    • @Camaar47-tt6je
      @Camaar47-tt6je ปีที่แล้ว

      Setting gal kadib research dheh

  • @abdirahman9125
    @abdirahman9125 2 ปีที่แล้ว

    Waxaan rabaa inaan

  • @mahamedhassanfariid1356
    @mahamedhassanfariid1356 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @Alikhwaislamicprodaction
    @Alikhwaislamicprodaction 3 ปีที่แล้ว

    Sxb mahdsanid wlee 😁 lkn dhibta jirto 😆o ah😅public post ima soo qabanaayo

    • @cimraan5256
      @cimraan5256 2 ปีที่แล้ว

      Facebookaga chrome ka kici kadib waqtiga dhalate ka badal oo kadhig 2000 ama 19..
      Markas kadib ayu public post ku yalane ciwankaga

  • @barreboss3699
    @barreboss3699 3 ปีที่แล้ว +3

    Sxb waxay ila tahay sida follow lagu helo inuu qof walbaa ka dheragsan yahay balse waxaa iga codsiya inaad sida mobile android ah gmailka looga jabiyo noosoo bandhigto tnx❤

    • @EngYuyu
      @EngYuyu  3 ปีที่แล้ว

      Hayye walaal insha allah

  • @xasanfaarixi
    @xasanfaarixi ปีที่แล้ว

    Si dad badan usoo galaan waa in la tirtiraa sow maaha

  • @KafadhiKafadhi
    @KafadhiKafadhi 2 หลายเดือนก่อน

    😅

  • @aymancumarcabdulahi1565
    @aymancumarcabdulahi1565 2 ปีที่แล้ว

    Away mrka sida loo badsada shegesay benalayohow

  • @ayuub_hassan
    @ayuub_hassan 3 ปีที่แล้ว +5

    Vedio gaaan wax macno malaha intaas wanaqa lkn maxaa ciwanka uga dhigte sida loo badiyo 😭

    • @jaakooleyare9572
      @jaakooleyare9572 2 ปีที่แล้ว

      Nio xittaa ani waa i siray rufiyaanka

  • @hafsahassan7435
    @hafsahassan7435 ปีที่แล้ว

    Hadii xitaa saas laga dhigo 5k ma dhafayaan dadka

  • @ZOUMA893
    @ZOUMA893 ปีที่แล้ว

    Sidaloosameeto

  • @abdiqaadirbosz1447
    @abdiqaadirbosz1447 3 ปีที่แล้ว

    PUBLIC POSTS IIMA SOO BAXOOYO EE MXAA QALDAN SXP

  • @theholykuran6802
    @theholykuran6802 2 ปีที่แล้ว

    Dadka beenta kadaa saaxiibow, Waxaadka hadlayso iyo ciwaanku isma laha

  • @user-ip2vs2tm2s
    @user-ip2vs2tm2s 5 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂

  • @maxamedsiciidchannel3226
    @maxamedsiciidchannel3226 11 หลายเดือนก่อน

    Hhhhhhhhh

  • @hamdibilanofficial383
    @hamdibilanofficial383 3 ปีที่แล้ว

    TH-cam see loo badsadaa dadka subscribe

  • @omaryusuf1667
    @omaryusuf1667 2 ปีที่แล้ว

    Mahad sanid liph

  • @user-vl3kl8cg1g
    @user-vl3kl8cg1g ปีที่แล้ว

    Sss

  • @fawscali8327
    @fawscali8327 2 ปีที่แล้ว

    BEENTAA WEEYE ADEER DADKA KADAA BEENTA ANAGAA TIJAABINAYE

  • @theholykuran6802
    @theholykuran6802 2 ปีที่แล้ว

    DISLIKE Ayaan kuu saaray waayo waxba kaama faa'idin

  • @mata.boy_
    @mata.boy_ ปีที่แล้ว

    𝒘𝒂𝒂𝒏 𝒘𝒂𝒚𝒂𝒚

  • @farhiafagadhe1273
    @farhiafagadhe1273 3 ปีที่แล้ว +2

    Ha isku dayin inaad I dhaafto comments waad arkeyzaa ha dhaaFin Enjoy iga dhig TH-camr ahaYee noh zxp qli 😘🤣🤣🤣

  • @salmaandhambaal9919
    @salmaandhambaal9919 3 ปีที่แล้ว

    Sxb cashar waxad kasoo samaysaa sido page looga dhigo classic page ama page to profile

  • @ESSM.DHAAYAHABULSHADA
    @ESSM.DHAAYAHABULSHADA ปีที่แล้ว

    Thnks bro

  • @xasanfaarixi
    @xasanfaarixi ปีที่แล้ว

    Si dad badan usoo galaan waa in la tirtiraa sow maaha

  • @salmaandhambaal9919
    @salmaandhambaal9919 3 ปีที่แล้ว +1

    Sxb cashar waxad kasoo samaysaa sido page looga dhigo classic page ama page to profile

  • @salmaandhambaal9919
    @salmaandhambaal9919 3 ปีที่แล้ว +1

    Sxb cashar waxad kasoo samaysaa sido page looga dhigo classic page ama page to profile

    • @EngYuyu
      @EngYuyu  3 ปีที่แล้ว

      Waan kasoo sameynayaa Insha allah walal