sida play store cumputer loogu shubto

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 81

  • @Fartum__I
    @Fartum__I ปีที่แล้ว +34

    Alxamdulilah wllo aad bad u mahadsan tahay Rafad iyo dhib dher kadib Ale mahadi aad baa ii cawisay Waxaa u qalanta milyanad jer in laku saro Ma aqani waxan kugu mahadceliyo horey u soco Wll qali❤❤❤✅

  • @faaris736
    @faaris736 ปีที่แล้ว +12

    Mahadsanid walaal wax badan aan ku rafaad sanaa ayaan kaa faaiday shukran

  • @faisabdirahmanabdiqani3760
    @faisabdirahmanabdiqani3760 ปีที่แล้ว +4

    Masha allaah wallo mahasanid 💯

  • @mohamedali-rx3iy
    @mohamedali-rx3iy 3 หลายเดือนก่อน

    Shukran waan rafaday wlh lkn wan ku guleestay webctlog inu i hayagay tnx mar 2aad

  • @abdifatahosmanmohamednor3937
    @abdifatahosmanmohamednor3937 ปีที่แล้ว +3

    Thanks bro well interested according to me

  • @diamondhaji1835
    @diamondhaji1835 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid wll khayr allah haku siiyo

  • @khadiijoahmedmohamed7196
    @khadiijoahmedmohamed7196 ปีที่แล้ว +5

    شكرا لك اخي الكريم

  • @amaalipraahim9280
    @amaalipraahim9280 ปีที่แล้ว +3

    Masha alh wlllo walhi waxan ka helay sida u sharaxysid maahsanid
    Sida noo fahan siisay

  • @user-ni5sg5be6y
    @user-ni5sg5be6y ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid wll

  • @ASHRAF-OFFICIAL6
    @ASHRAF-OFFICIAL6 ปีที่แล้ว +1

    zxb ilahy haku sharfo walhy waa fahmey ❤❤❤

  • @todayisanewday6756
    @todayisanewday6756 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wllky

  • @drzahraxajiin6235
    @drzahraxajiin6235 ปีที่แล้ว +1

    Shukran wll

  • @abdiwalimkhalif
    @abdiwalimkhalif 2 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid wll 🎉

  • @user-se5uj3tj8z
    @user-se5uj3tj8z 5 หลายเดือนก่อน

    Mahdsanid bro

  • @aaminosiciid6191
    @aaminosiciid6191 ปีที่แล้ว

    Alle hakubaarakeeyo wll

  • @farduuscabdi9719
    @farduuscabdi9719 ปีที่แล้ว +1

    Thankas wllo

  • @maajidpoi2029
    @maajidpoi2029 ปีที่แล้ว +1

    Tnks macalin

  • @Aisha_Awes.i9544
    @Aisha_Awes.i9544 หลายเดือนก่อน

    shukran ❤akhiii

  • @CusmaanMohamad-lf4es
    @CusmaanMohamad-lf4es ปีที่แล้ว +4

    Waxaan kaa codsan inaad noo faaideysid sida feyriska looga nadiiyo laabtobkaaga

  • @Zaynab_033
    @Zaynab_033 ปีที่แล้ว +1

    alle ha kaa akar siiyo wll saa noogu sharaxde ahmiyaadkaaga alle ha kuu rumeeyo

  • @naasercade3197
    @naasercade3197 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid masuul sare

  • @Zaid-pi5bn9jh7k
    @Zaid-pi5bn9jh7k ปีที่แล้ว +2

    shukran wll si hagar la aan ah ayaad noo caawosay mahad sanid shukran

  • @user-de9oe5yd5s
    @user-de9oe5yd5s 11 หลายเดือนก่อน

    Pro Thankz

  • @user-gr3cn8lm4p
    @user-gr3cn8lm4p 8 หลายเดือนก่อน

    Thnkz masuul

  • @CusmaanMohamad-lf4es
    @CusmaanMohamad-lf4es ปีที่แล้ว +2

    Walaal waxaan kuu sheegayaa inaad kumahadsantahay sharaxaada aad nagasiisay baley storka

  • @bulshaawi-xj4sl
    @bulshaawi-xj4sl 10 หลายเดือนก่อน

    jasaakallah❤

  • @dhibyarecilmishirar8838
    @dhibyarecilmishirar8838 ปีที่แล้ว

    Mhdsanid ustad

  • @DrLiban-wi5ws
    @DrLiban-wi5ws 3 หลายเดือนก่อน

    Thanks pro

  • @user-ni5sg5be6y
    @user-ni5sg5be6y ปีที่แล้ว +1

    Ok

  • @khadiijoahmedmohamed7196
    @khadiijoahmedmohamed7196 ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @kamaalmaxamedshariif7670
    @kamaalmaxamedshariif7670 ปีที่แล้ว +1

    Wll mahad sanid

  • @nasracali4598
    @nasracali4598 ปีที่แล้ว

    culees zaid ah iga yhy ustaaad appka dhaqsi ma iii shaqeynaayo

  • @user-yi7mw1ry2q
    @user-yi7mw1ry2q 4 หลายเดือนก่อน

    thank you for your sporting

  • @user-br9bp1kh2y
    @user-br9bp1kh2y 9 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤

  • @xasancolaad1595
    @xasancolaad1595 6 หลายเดือนก่อน

    war wll iima shaqaynayo wuxu ig xiriiyiyey gmaika mobeylka

  • @craxmanmaxed4767
    @craxmanmaxed4767 ปีที่แล้ว +1

    1:43

  • @xafsoaadan2894
    @xafsoaadan2894 2 หลายเดือนก่อน

    Mhdsanid Waxbadan Aana Aqoonin kaa bartay Abalkada melaan filanen Allh kasiiyo

  • @muniiromacalinisxaaq-mk4ti
    @muniiromacalinisxaaq-mk4ti ปีที่แล้ว +1

    Sidalosameyo zuum Ayaan rabaa sxb

  • @dhemaneiahmett8842
    @dhemaneiahmett8842 10 หลายเดือนก่อน

    Blustacks x unbaa iisodagy games leena kujuro

  • @kamaaludiinmahdi6933
    @kamaaludiinmahdi6933 ปีที่แล้ว +5

    asc ustaad aniga ima shaqeynayo maxa ku dhacay wuu buuxsama haddana numberka ayu dib uso bilaaba

    • @KABAROFREECOURSE
      @KABAROFREECOURSE  ปีที่แล้ว +1

      907144092

    • @faaris736
      @faaris736 ปีที่แล้ว +3

      Anba ciladaas waan arka ee see yeeshay adiga walaal

  • @user-sd2mr7pu8z
    @user-sd2mr7pu8z 7 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks wll

  • @axmeddahir7304
    @axmeddahir7304 ปีที่แล้ว

    Muddo ayaan raadinayey

  • @user-kf3tr4hy8i
    @user-kf3tr4hy8i 5 หลายเดือนก่อน

    Data 4g ma iguso dagi kara wifi ma isticmale

  • @mowliidcabdi7244
    @mowliidcabdi7244 ปีที่แล้ว +2

    Wllo waykaaqaldantahay salaanta salaamul allhi kalaykum

    • @KABAROFREECOURSE
      @KABAROFREECOURSE  ปีที่แล้ว

      Ok wll shukran

    • @ismaaciilciise5173
      @ismaaciilciise5173 6 หลายเดือนก่อน

      Thnkz wll caqliga iyo xoogaba alle ha kuu barakeeyo,cilmi aan doonayay ayaad i faaideysee ❤

  • @khadiijoahmedmohamed7196
    @khadiijoahmedmohamed7196 ปีที่แล้ว +1

    Mahaanifa

  • @user-gn7hm3fl8u
    @user-gn7hm3fl8u 2 หลายเดือนก่อน +2

    Gmilka marka lasameyo kadib confirm your not robot maxa waye waxas waxas

    • @KABAROFREECOURSE
      @KABAROFREECOURSE  2 หลายเดือนก่อน

      Wixii caawinaadda 907144092 laxiriir

  • @user-uj7qg8he8o
    @user-uj7qg8he8o ปีที่แล้ว +1

    Mhd snd wll

  • @user-rh6yr8vz6v
    @user-rh6yr8vz6v 6 หลายเดือนก่อน +1

    Wll an waa iga diiday waayabay waana mahadsantahay

  • @MariaDagan-hz6rn
    @MariaDagan-hz6rn 9 หลายเดือนก่อน +1

    Wll aada u mahadsnthy lkn bananka malagala soo bixi karo miya play store adoo ka galin blus Stacks ?

    • @KABAROFREECOURSE
      @KABAROFREECOURSE  9 หลายเดือนก่อน

      Shukran wll taas mashiigi kari

  • @papaawga8697
    @papaawga8697 4 หลายเดือนก่อน

    txn

  • @dhibyarecilmishirar8838
    @dhibyarecilmishirar8838 ปีที่แล้ว +1

    Ustad webcatalog screenka waa iso fuuli laayahay

  • @muzamilmuzamilzeyd2911
    @muzamilmuzamilzeyd2911 8 หลายเดือนก่อน

    Aad baad u mahadsantahaY saaxib Appka danbe ee webcatalog aad ii shaafiYe

  • @adanmohamednor97ag
    @adanmohamednor97ag 7 หลายเดือนก่อน

    Asc ustaad fadlan adoo mahadsan iso jawaab su aal qabaa casharka

  • @farhiahasan4025
    @farhiahasan4025 ปีที่แล้ว +1

    Qaybta ku dhufaneso qaybta Ka hoseeso kliya ayan aarkaa ayada ma isticmali karaaa wll

  • @Ezy15311
    @Ezy15311 ปีที่แล้ว +1

    Calalamada @ see loo qoraa laptop ka.

  • @sumayoahmed-sz5gm
    @sumayoahmed-sz5gm 10 หลายเดือนก่อน

    Mhdsnid wll

  • @learnorteachofficial3078
    @learnorteachofficial3078 ปีที่แล้ว +3

    Nio license oo iweydinaa

  • @CabdiWahaab-iz5wc
    @CabdiWahaab-iz5wc 3 หลายเดือนก่อน

    Thanks you so much

  • @user-kf3tr4hy8i
    @user-kf3tr4hy8i 5 หลายเดือนก่อน

    Laptop kada noce wye

    • @KABAROFREECOURSE
      @KABAROFREECOURSE  5 หลายเดือนก่อน

      Wixii aad garan waydo laxiriir 907144092

  • @mariaabdi6497
    @mariaabdi6497 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid wll

  • @axmeddahir7304
    @axmeddahir7304 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll