Sidee loo dalbadaa Calaamada blue verification badge ee Facebook? | Farsamo Cusub

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ม.ค. 2022
  • Sidee facebook verified loo noqdaa? ama sida dadka badan u yaqaanaan calaamada baluugta ah. Muuqaalkan waxaan kuugu sheegayaa tillaabooyinka aad u baahan tahay inaad raacdo si aad u hesho calaamada buluugga ah ee aadka loo raadiyo.
    Kanaalkaan wuxuu kaa caawinayaa inaad la socoto oo aad barato farsamooyinka fudud ee technoloojiyada taas oo kuu sahlaysa noloshaada.
    Si aad ula socoto Subscribe saar oo nagu soo biir.
    / engyuyu
    Igala soco:
    Facebook: / engyuyu
    Instagram: / eng_yuyu
    Twitter: / engyuyu7
    ===================================
    #ENG_YUYU
  • วิทยาศาสตร์และเทคโนโลยี

ความคิดเห็น • 66

  • @Iibweye
    @Iibweye 2 ปีที่แล้ว +21

    Si fiican Oo buuxda uga Hadasha Eng Waa intaas shuruudaha✋🏾

  • @respectofficial9546
    @respectofficial9546 2 ปีที่แล้ว +12

    Qofka ugu Horeyay ee daawada waa aniga like 1 waa aniga

  • @mohamedabdifitaahdahir9817
    @mohamedabdifitaahdahir9817 2 ปีที่แล้ว +8

    Mahadsanid engineer.

  • @abdirahmanjeylani6359
    @abdirahmanjeylani6359 2 ปีที่แล้ว +9

    mash Allah Wll Qali Allah ku xfido 😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @A-mm315
    @A-mm315 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid wll eng yuyu.

  • @khadararteta4778
    @khadararteta4778 2 ปีที่แล้ว +3

    Engineer halkeen halasoxidhidhikaraa waa ramadane khyr hele facebook page ka ayay cilad igahystaa dhanka current balance ga walal ?

  • @abdirahmanhussein3555
    @abdirahmanhussein3555 2 ปีที่แล้ว

    Asc enginere sual ayan qaba oo mawduucan ka baxsan, waxey tahay video aan iska tirtiray 8bilood kahor marka ma igu caawinkarta si aan uso cishado video gas.

  • @khadarhaji8346
    @khadarhaji8346 2 ปีที่แล้ว +2

    Pro aad ayad umhdsnthy allh haku sharfo ee whatspkada ma irebi karta ado mhdsn😊🙏

  • @qanciye___poi8162
    @qanciye___poi8162 2 ปีที่แล้ว +1

    Sxb tiktok aa account warning igaaga qoran ee maxaan sameeyaa remove mala dhihi karo sxb ii sheeg

  • @ahmeddaahir5355
    @ahmeddaahir5355 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid zxb

  • @barodiintaada9125
    @barodiintaada9125 2 ปีที่แล้ว +1

    Thnkz eng lkin muqal nooga soo same sida profilka fbga locked loogu xirto

  • @dheemankacade7805
    @dheemankacade7805 2 ปีที่แล้ว +1

    Baynio try my ui seedee logashaqeeyo iyo inuudhbyahynoosoo eeg

  • @IM_feysal252
    @IM_feysal252 2 ปีที่แล้ว

    Pro update nooga dhig website layiraahdo time bucks

  • @abdishaourahmedomar1238
    @abdishaourahmedomar1238 ปีที่แล้ว

    Tnx

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari ปีที่แล้ว +1

    Thanks

  • @cabdiraxmanxasan2809
    @cabdiraxmanxasan2809 6 หลายเดือนก่อน

    Video inaa kasoo duubto aye eheed lkn tilmaam makusamyn karne wlh pro

  • @maxamedibrahim1202
    @maxamedibrahim1202 หลายเดือนก่อน

    Sxb haadan passpord haysanin wax kale ma ku burning kartaa

  • @daadirbuubuuleofficial9178
    @daadirbuubuuleofficial9178 8 หลายเดือนก่อน +1

    thanks

  • @engrabiic
    @engrabiic ปีที่แล้ว

    Miyaana laga maarmeyn passport

  • @muhiyadinaweisyusuf9983
    @muhiyadinaweisyusuf9983 ปีที่แล้ว

    hore usoco

  • @user-mi6cc3jo3m
    @user-mi6cc3jo3m หลายเดือนก่อน

    Zxp sidee I'd passport loogu xirtaa FB

  • @guuleednuuriye9001
    @guuleednuuriye9001 ปีที่แล้ว

    Walalow see iso wafaqayaan qof jooga Ethiopia

  • @PUBGClipsMaster
    @PUBGClipsMaster 2 ปีที่แล้ว +1

    Tiktok kasoo samey wll qaali

  • @mohamedgacal3491
    @mohamedgacal3491 2 ปีที่แล้ว +3

    Pro intgarm na ka soosame intsgarm ayaan ubaaahna wlhy

  • @SaruurBudul
    @SaruurBudul 2 ปีที่แล้ว

    Guulayso

  • @abwaankooreeye6254
    @abwaankooreeye6254 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks 15 /6 /2022

  • @ahmedfaahiye
    @ahmedfaahiye 2 ปีที่แล้ว +1

    Haye Eng YuYu magacaada iyo muuqaalkaadu waa is leeyihiin libaax.

    • @Xamse-mx5ur
      @Xamse-mx5ur 4 หลายเดือนก่อน

      Pro dadka abuurtisa waxba lagama sheego pro

    • @Xamse-mx5ur
      @Xamse-mx5ur 4 หลายเดือนก่อน

      Waa iga waano

  • @Bildhaan2020
    @Bildhaan2020 2 ปีที่แล้ว

    Addigu maad dalbataya horta oo ma laguu aqbalaya

  • @AbdalleBeer-Hooyo
    @AbdalleBeer-Hooyo 2 ปีที่แล้ว +2

    Adiga ayaa saran lahaa calamada

  • @abdiyarehassan6279
    @abdiyarehassan6279 ปีที่แล้ว

    Bro waan keni waye aniga ee xage kala so xariraa

  • @dahirabdullahifree-man909
    @dahirabdullahifree-man909 2 ปีที่แล้ว +1

    Sxb link ga ii soo dir

  • @captanlungarestaurant
    @captanlungarestaurant 2 ปีที่แล้ว

    Adiga markii ad sarato markas aya samaynaa

  • @user-bg7ve5jz1k
    @user-bg7ve5jz1k 11 หลายเดือนก่อน

    Linkiga aaway engineere ❤

  • @fatumahanita8125
    @fatumahanita8125 2 ปีที่แล้ว +1

    Sida Facebook followe loofuro soo samee Facebook hada waxyaabo ayaa lgabdley marka waxbdn kukladuwnyihiin kuwasoosamesey plz wallle

    • @Madarmaxamud
      @Madarmaxamud 2 ปีที่แล้ว

      Casharkii hore buu ahaa ee daawo wuu Ku jira

  • @abtihawd4750
    @abtihawd4750 2 ปีที่แล้ว +7

    Eng adiga maxaa lagu siin waayey 😀😂😂😂😂

  • @Xamse-mx5ur
    @Xamse-mx5ur 4 หลายเดือนก่อน

    Walaal magacaga saxda noo sheeg

  • @Yusraiprahim-yn5vr
    @Yusraiprahim-yn5vr 4 หลายเดือนก่อน

    Pro sidee sawir lo sara calamadas😢pls

  • @shuceybmursalcabdulaahi2656
    @shuceybmursalcabdulaahi2656 ปีที่แล้ว

    W

  • @Maxamed-Salad-Gurey
    @Maxamed-Salad-Gurey 2 ปีที่แล้ว +1

    WAXA AAD NOO SHEEGEEYSID WAA FAKE NEWS MAAD ADIGU SAARATID FACEBOOK GAAGA Kuuma Eey Saarnee

  • @abdullahimoha605
    @abdullahimoha605 2 ปีที่แล้ว +2

    Adigu maheshay 🤣

  • @ELyasissack
    @ELyasissack ปีที่แล้ว +1

    Ustaad waxa Adigu sameysan Ama xaqiiq u Haynin haka Hadlin xadda waxaa sheegayso waan kudaalnay wllhi dhibkana waa meesha Document type.

    • @Oz9Mo
      @Oz9Mo ปีที่แล้ว +1

      Vedio 1 sano ka hor lasoo dhigay maa hada rabtaa inaa wax ka sameeso teeda kale meeqo update ayuu maray facebook 😂😂😂😂

    • @ELyasissack
      @ELyasissack ปีที่แล้ว

      @@Oz9Mo Waa cajiib sxb Laakin Waa markii ugu dambeysay Aan dalbaday waxay igu dhaxeen *you're on the waiting list* waxaad kujirtaa Liiska sugida Xadda bishaan xaddii ay dhamaato waan helaa .

    • @ELyasissack
      @ELyasissack ปีที่แล้ว

      @@Oz9Mo Ninyahow Verification badge waa isku mid Qaabkaas waxay kabadeleen oo keliya Lacag in ay kadhigeen bishii 14$😁

    • @user-cg1dy5si3p
      @user-cg1dy5si3p ปีที่แล้ว

      Sxb lagacgta ma waajib baa bil walba mase waa fre marka ad mowducan maraysa

    • @ELyasissack
      @ELyasissack ปีที่แล้ว

      @@user-cg1dy5si3p saaxiip dalbashada wax wayn maaha Aniga waxaa igu caawiyey Qof dowladda kujira waqtidhow ayaanna ahayd Waxa loobaahanyahay oo dhan ayuu ii sheegey.

  • @ahmedabdirsak5846
    @ahmedabdirsak5846 2 ปีที่แล้ว +1

    SXB SIDEE BLUE BADGE TIKTOKE SIDEE LOO SAMEE

  • @dhulmarmedia3110
    @dhulmarmedia3110 2 ปีที่แล้ว +1

    Side Facebook Page Lacagta Iyo Xayasiiska Loogu Furta Engneer Muqaalka Soodiyaari

  • @rizeyproduction9780
    @rizeyproduction9780 7 หลายเดือนก่อน

    Whatsapp Ka Soo Hadal Sahip

  • @sharmaarkenuurdabaane8953
    @sharmaarkenuurdabaane8953 7 หลายเดือนก่อน

    sida gmail iyo face book la,isugu xiro so diyaari

  • @drmustafeali4977
    @drmustafeali4977 8 หลายเดือนก่อน

    Kkkk bluu badgat adiguba malihide maxasharxi

  • @yeager2859
    @yeager2859 2 ปีที่แล้ว +1

    I send request two weeks ago and they don't reply, what the problem? what i should do?

    • @Quranly
      @Quranly 2 ปีที่แล้ว

      Because you are not Somali, only Somali people get verified very fast

    • @Mohamed-xg1ze
      @Mohamed-xg1ze ปีที่แล้ว

      @@Quranly 😂😂😂😂😂

    • @Quranly
      @Quranly ปีที่แล้ว

      @@Mohamed-xg1ze saxib sax sooma ah Somali kaliya verified noqda si daqso leh 🤣🤣

    • @Mohamed-xg1ze
      @Mohamed-xg1ze ปีที่แล้ว

      @@Quranly caan inad ka tahay baraha bulshada qof saamen leh tahay lee ku xiranthy 😂😂 lkn wllhi mskaga ika qosliyey

    • @almaabdrzak
      @almaabdrzak ปีที่แล้ว

      @@Quranly wah 😂😂😂

  • @AbdikaniSaid-qu2ow
    @AbdikaniSaid-qu2ow 11 หลายเดือนก่อน

    page Facebook gaga baba lahayn ee maxaa noo sharaxaysaa eng.

  • @saalimaxmed4739
    @saalimaxmed4739 ปีที่แล้ว

    Try again later side lohagajiyaa Instagram wll iso jawab please 🥺🥺🥰🥰🥺🥺🥺