ความคิดเห็น •

  • @EngYuyu
    @EngYuyu 3 ปีที่แล้ว +18

    Waad ku mahadsantahay daawashada muuqaalka. Fadlan la wadaag asxaabtaada Hana iloobin inaad SUBSCRIBE saarto channel-ka sidaad ula socoto waxwalba oo ka cusub teknoolojiyadda!
    Waad ku mahadsan tahay taageeradaada. Guuleyso

    • @alihuseein9422
      @alihuseein9422 3 ปีที่แล้ว +1

      Sxboow inaan soo gato ayaan rabaa lptop sxb qiimaha igu fiican aan ki iibsankaro iyo editing ayaana u baahanahay iyo eng ee keen qaataa ilatali sxb mideeda kale shashada ineey weynaato ayaan rabaa 15 inuu ka yaraan ee kee qataa

  • @MohamedAhmed-zt3yk
    @MohamedAhmed-zt3yk 3 ปีที่แล้ว +6

    Aad ayaad u mahad santahay, wax badan oo iska ga kay murugsanaa ayaad ii kala caddaysay , Mahadsanid,Mahadsanid.

  • @noboddy665
    @noboddy665 2 ปีที่แล้ว +9

    Dadka aan wax badan ka aqoon labtopska labo qodob oo muhiim ah ayaan ku darsanayaa
    1. Maantadan la joogo marka la is barbar dhigo AMD iyo INTEl waa labo shirkadood oo sameeya procesorka labtop yada aduunka loogu isticmaalka badan wax badan ayey shirkada INTEL xoog ku haysatay suuqyada caalamka lkn maantadan la joogo waxaa 100% awood badan shirkada AMD oo dhowaanahan soo karaar qaadatay
    2. Display resolution ku waxay u qaybsamaan dhowr nooc waxaa loogu isticmaalka badan yahay 3 shirkadood
    A. TN PANEL
    B. VGA.
    C.IPS
    hadaba hadii aad laabtop xulanayso asbaabaha aad u gadanaysona ay kamid yihiin design iyo edit ha iibsan TN panel ka maxaa yeelay aad bay tayo liitaan marka loo eego labada kale, waxaana ugu fcn sadexdoooda IPS ka oo leh quality sareeya, waxyaabaha kale oo qofka labtop u gadanaya design ama editing looga baahan yahay inuu iska hubiyo waxaa ka mid color accuracy ga

  • @walaalahawalalkod967
    @walaalahawalalkod967 3 ปีที่แล้ว +2

    Eng m.a boss wlhi wax badan ayaan kaa faiiday aad baad u mahadsan tahay ...waan isla socon doonaa i.a eng channel subscire wuu iiyahay mcnl in badan wax aan ku wareersanaa iga daaweysan midoo yar hore u soco

  • @inaabdullahi7534
    @inaabdullahi7534 3 ปีที่แล้ว +2

    Wx badnaa kaa faiday mahdsanid in badan🥰✌️

  • @SomaliwithAbzi
    @SomaliwithAbzi 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsenid saaxib! 💕

  • @madarmuuse6200
    @madarmuuse6200 2 ปีที่แล้ว +1

    Wll laptops ka kuwa ugu fiican magacantoda igu caawi thanks 😊

  • @sayidcalimahamed2757
    @sayidcalimahamed2757 3 ปีที่แล้ว +1

    mahadsanid pro👍 wax badan ka fa'idey
    aniga malmaha soo socdo inan gato rabbaa balse wan ku wareey sidan udawanayy muqalada lagu sharaxaayo lactops-ka waxan karaba adigo mahadsan inaad ila wadaagto mid qimihisa $400-$500

  • @abdullahimohamed16
    @abdullahimohamed16 2 หลายเดือนก่อน

    1. Storage(SSD,512GB)
    2.Processor/CPU(Series: Core i7, Gen 10 clock speed must be 4 and over )
    3.Ram (16 is enough or 32)
    4.Graphics

  • @mrshaataa6958
    @mrshaataa6958 3 ปีที่แล้ว +2

    Waad mahadsantahay macalin runtii aa ayuu ii anfahay casharkan lkn hal su'aal ustaad sidee ku ogaan karaa Graphics-ka GB-giisa iyo xawaaraha?

  • @sabrinhussein3910
    @sabrinhussein3910 3 ปีที่แล้ว +1

    Laptop ku haboon qof barta programming iyo video editing

  • @mrshaataa6958
    @mrshaataa6958 3 ปีที่แล้ว +1

    mahadsanid ustaad waan fahanay intaan. lkn ustaad waxaan kaa codsanaa inaa nabarto sida lagu ogaado CPU model, generation, speed.iyo motherboard model iyo dhamaan wixii ku saabsan system configuration. MAHADSANID macalin

  • @ahmed_37i2
    @ahmed_37i2 3 ปีที่แล้ว +3

    Saxib lakin ma noo sheegi kartaa Laptop-ka ugu fican adigoo magaca shegaya? Adigu keebad isticmaashaa?

  • @sadammohamed2777
    @sadammohamed2777 3 ปีที่แล้ว +1

    Thanks Eng

  • @udgoon4842
    @udgoon4842 2 ปีที่แล้ว +1

    Wll waxyabahas aad shegtay xagen kafiirinaa marka waxaa wacneyd inaa si practikal noo tusto😣

  • @ahmedaderw3322
    @ahmedaderw3322 2 ปีที่แล้ว

    Wa markii igu horeysay aan lap top sogadan rabo mrka fadlan ma direct gareyn kartaa

  • @xamdicalimaxamuud9865
    @xamdicalimaxamuud9865 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll

  • @ßí777-e1c
    @ßí777-e1c 2 ปีที่แล้ว +1

    Qabkee loo eega ayaa muhum ah ileen qofkasta mayaqaane

  • @fatmamohommed8279
    @fatmamohommed8279 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah walaal qaali thanks 😊 apple laptopka 💻 kawarn ?

  • @bktechnology762
    @bktechnology762 3 ปีที่แล้ว +1

    Eng mahadsanid lkin sual iiga jwb wll halkee ku nooshahay reply ka sugaa

  • @Mabdille
    @Mabdille ปีที่แล้ว

    walaal labtoob online Business and marketing iyo Editting aan u rabo sidee uxulan karaa?
    Apple/Mac iyo Window kee xushaa?

  • @isseaden7019
    @isseaden7019 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks engeir UU

  • @nasrimediaproduction4640
    @nasrimediaproduction4640 2 ปีที่แล้ว

    Thanks brother

  • @ilkacasedjdj9687
    @ilkacasedjdj9687 3 หลายเดือนก่อน

    sxb ram 8gb ma u isticmaali karaa softiwerada gmailka jabintiisa culays miyuu leeyahay

  • @ugaaska1801
    @ugaaska1801 2 ปีที่แล้ว +1

    Intaan low ga ii sado hadhow ma iibsan karaa dhamaantoo oo maku wareejin karaa kayga xawaare sare

  • @jabiyeshow4825
    @jabiyeshow4825 3 ปีที่แล้ว

    Keep going bro

  • @yaxyeclaahi1568
    @yaxyeclaahi1568 3 ปีที่แล้ว +2

    Zxp pls i5 video editing si caadi ah ma ugu shaqeeya pls

    • @aminamudey4989
      @aminamudey4989 3 ปีที่แล้ว

      Haa masuul SSD lee gado not HDD

    • @aminamudey4989
      @aminamudey4989 3 ปีที่แล้ว +1

      Coz mid gudud kuu noqonaa

  • @popfirex2059
    @popfirex2059 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan rabaa inan soo iibsado laptop an ku barto ETHICAL HACKING markaa wll kee u baah nahy wadanki joogaye plz iga cawi igan so jawaab waxa aan ku xusho taliye 💚💚

  • @xamdacllaahi2882
    @xamdacllaahi2882 2 ปีที่แล้ว +1

    Hiimaha lacagta?

  • @FarnasMohamed
    @FarnasMohamed 11 หลายเดือนก่อน

    Eng qof IT laptopka ku haboon.

  • @maxamedfeysal5254
    @maxamedfeysal5254 ปีที่แล้ว

    Sxb wallhi cilmi ayaan kaa iday allha kudhawro

  • @CabdirisaaqJini
    @CabdirisaaqJini 2 หลายเดือนก่อน

    Wab hesta waxna kama faa ido

  • @maxmaeddeeq9230
    @maxmaeddeeq9230 2 ปีที่แล้ว

    Ardey ahay computer igu haboon wa kee eng

  • @omarbashiraweys4342
    @omarbashiraweys4342 2 ปีที่แล้ว +1

    Mhdsnid Engineere

  • @Ogaahiye20
    @Ogaahiye20 ปีที่แล้ว

    Mhdsnd ustaad❤❤👏

  • @ismailhassan1148
    @ismailhassan1148 3 ปีที่แล้ว

    Shirkad ahaan ma dooran karaa apple

  • @size3922
    @size3922 2 ปีที่แล้ว

    Somali hindi mad thy ma iska dhalbaa

  • @mukhtarismacil8747
    @mukhtarismacil8747 ปีที่แล้ว

    in aan waxa kubarto sxp

  • @alidheere9674
    @alidheere9674 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc sxb hadi marka kugu horesay atahay qof labtob donaya
    Wax barasho iyo ganacsi in an uisticmalo ke ba igu wanagsan