Ibrahim Caydiid Oo Fashiliyey Dagaalka Cusub Ee Somaliya,Jihada Somaliland & Sirta Muqdisho Qarxisay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 147

  • @AhmedAbdallah-nm7fm
    @AhmedAbdallah-nm7fm 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ibrahim Eidid is a seasoned journalist. May God bless you. Everything you say is spot on.🎉❤

  • @abdoulkadermohamedhassan-9805
    @abdoulkadermohamedhassan-9805 2 หลายเดือนก่อน +18

    Mashalah mashalah guuul Somaliland illahow guuuleh 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @Hooda36
    @Hooda36 2 หลายเดือนก่อน

    Ibrahim caydiid geesiqaran thank you sidaad noo fahansiisay Allah haku xiftiyo soomaliland Alloow dhowr ❤🎉❤🎉❤

  • @AmiinCaydiid
    @AmiinCaydiid 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sômaliland guuĹ ❤🎉

  • @bookhismaileid9399
    @bookhismaileid9399 2 หลายเดือนก่อน +5

    Absolutley, xaqiiqdu waa sidaa Mujaahid/daljire ibraahim Caydiid idiin sheegay , Somaliland way guulaysanaysaa cadowgeeduna wuu jabayaa, waana rafadkii u dambeeyey ee naftu kaga baxaysay.

  • @nadiraosman6726
    @nadiraosman6726 2 หลายเดือนก่อน +1

    Guuuuuuul Somaliland ❤❤

  • @munaroobleh5426
    @munaroobleh5426 2 หลายเดือนก่อน +1

    Guuus

  • @OmerkhaireGulleid-jq1gg
    @OmerkhaireGulleid-jq1gg 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ibrahim caydiid waa mujaahid qaran❤❤❤❤

  • @abdulqawialjunaibi8281
    @abdulqawialjunaibi8281 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ibrahim geesi qaran ❤

  • @SahraAdanAbdi-l9c
    @SahraAdanAbdi-l9c 2 หลายเดือนก่อน +1

    Guuuuul guuuuul soomaalilndre ciidanka qaraka 💚 🤍 ❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰💚🥰💚💚🥰🥰🥰🥰💚💚💚🤍🤍🤍🤍🤍❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️✌️✌️✌️💪💪💪💪💪💯💯💯💯

  • @CismanMaxamed-k8i
    @CismanMaxamed-k8i 2 หลายเดือนก่อน

    guul soomaaliland insha Allah

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 2 หลายเดือนก่อน +5

    Wax waliba dhayday ka cadaaden
    Sir ma qabe allah u sahana ayan
    Maqli jiray cadawyadenuna way
    Jaben alxmdlillah jsl guulaysatay

  • @asiyahmed-cs3ft
    @asiyahmed-cs3ft 2 หลายเดือนก่อน +1

    Somaliland guul iyo gobonimo, waxba inaga qadi mayaan ,xasidnimo iyo ciil waxba u qaban mayaan ,

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 2 หลายเดือนก่อน +1

    Guuuuuul somaliland

  • @abdimohamoud1803
    @abdimohamoud1803 2 หลายเดือนก่อน +1

    Well said

  • @Khaadarupdilaahi
    @Khaadarupdilaahi 2 หลายเดือนก่อน +8

    Guuuuul ibrahm cydi

  • @MaryanWarsame-nk6mh
    @MaryanWarsame-nk6mh 2 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah soomalilan qaran😊😊😊😊😊😊😅😅😅❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 2 หลายเดือนก่อน +1

    Guuuuuuul somaliland somaliland somaliland viiva

  • @cumarmahamed5335
    @cumarmahamed5335 2 หลายเดือนก่อน +1

    Guul soomaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Canabjaamac-s4f
    @Canabjaamac-s4f 2 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤masha alaah guul somaalilnd hajabo cadawgu amiin❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cirka4497
    @cirka4497 2 หลายเดือนก่อน +2

    Somalia way u dhammatay.

  • @KayseHuriye
    @KayseHuriye 2 หลายเดือนก่อน +1

    Scw.Scw.Scw.❤❤❤❤❤❤

  • @neimaabdi3206
    @neimaabdi3206 2 หลายเดือนก่อน +1

    Somaliland guuuuuuuuuuuul insha alllah munafaqiintu iyagaan iskadaalayan insha allah 🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺💪💪💪💪💪

  • @shukriahussein1146
    @shukriahussein1146 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah tabaarakallah mujahid Ibrahim Caydiid ❤❤❤❤ Allow noo xafid jamuuriyada barakaysan ❤❤❤

  • @ikraammahmoud790
    @ikraammahmoud790 2 หลายเดือนก่อน

    Masha alla geesi qaran Guul somaliland

  • @CabdiiJaamac
    @CabdiiJaamac 2 หลายเดือนก่อน +3

    Nin daadqaaday xumbo cuskay ayuunbay ueegtahay waanaynu kaguulaysanay gardarada ay inagu daandaansanayaan isha allaahu iyagay lagui doontaa

  • @BoqoreHirsi
    @BoqoreHirsi 2 หลายเดือนก่อน +8

    Maasha Allah Mujaahid Gudoomiye Ibrahim Caydiid Xog-waran noolow also wariye C\Shakur haybe noolaada Guul iyo Gobonimo Qaranka Somaliland marwaliba Insha Allah

  • @DhooboJamac
    @DhooboJamac 2 หลายเดือนก่อน +1

    Somaliland. guuuuul. guuuul

  • @idrismhussein3691
    @idrismhussein3691 2 หลายเดือนก่อน +7

    Mujahiid Ibrahim caydiid ilahay ha ku xafiido amiin amiin amiin guul iyo goobanimo somaliland insha allah aad baanu wararkaga ruunta ah uugu diisanaa giuuuuul

  • @aminaosmanawad8575
    @aminaosmanawad8575 2 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 2 หลายเดือนก่อน +1

    Website ka saarid wax wayn maaha

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy 2 หลายเดือนก่อน

    Viva Somaliland

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy 2 หลายเดือนก่อน +1

    ASC BROTHER IBRAHIM

  • @zainabdirir8818
    @zainabdirir8818 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤ guusha waxaaleh SLND insha ALLAAH ALLOOW jebi cadawga SLND ALLOOW guuuuul SLND aamiin yaarabbii ☝️🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❣️❣️❣️❣️❣️♥️♥️♥️♥️💯💯💯👍👍👍👍🙏🙏🙏🙏🙏

  • @jamaalmaxamed3357
    @jamaalmaxamed3357 2 หลายเดือนก่อน +2

    Arasiyo news aad ayaan kuusalaamay wll ibaahin caydiid salaan iga gaadhsii aad ayaan kaaga codsaday

  • @FadxiyaMowliid
    @FadxiyaMowliid 2 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allah guuuuul soomaliland guuuuul geesi Ibrahim ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉💪💪💪💪💪💪💪

  • @xasancabdi4374
    @xasancabdi4374 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ashaabdisalamismail5864
    @ashaabdisalamismail5864 2 หลายเดือนก่อน

    Guul iyo gobanimo Somaliland

  • @aminamohammed5902
    @aminamohammed5902 2 หลายเดือนก่อน +2

    Maansha alla Ibrahim caydiid múwadinka dhabta ah dalkooda difaacaya alaw das cadawgaa jaban guul soomaalilaan iyo gobanimo

  • @rashidmoh7262
    @rashidmoh7262 2 หลายเดือนก่อน

    Caydii muxu sheegi dameer cadiid

    • @asiyahmed-cs3ft
      @asiyahmed-cs3ft 2 หลายเดือนก่อน

      Msha fashaq ,waa wadaniga dhabta ah ,dameerku waxuu dhama ,damiir lawe ,bilaa ficil ah ,jir oo joog ibraahim caydiid

  • @ahmedaadan4624
    @ahmedaadan4624 2 หลายเดือนก่อน +1

    Guul jamuuriyada soomaaliland inshaa Allah

  • @mustafaabdi8427
    @mustafaabdi8427 2 หลายเดือนก่อน

    qadan xaar number two huunada tutada uu dhaq

  • @hassanmohamoud-t7p
    @hassanmohamoud-t7p 2 หลายเดือนก่อน

    Xayaakallaah ibraahim daljir,kooxda muqdisho dowlad laguma sheegi karo waa Baandada xamar ugu yeedhe

  • @NimcoOsmaan-m4m
    @NimcoOsmaan-m4m 2 หลายเดือนก่อน +5

    ASC, guul, Ibrahim caydiid fashili cadawga qaranka JSLAND ,

  • @nimojirde8252
    @nimojirde8252 2 หลายเดือนก่อน

    Maashaa Allah Soomaaliland guuleysta Idam Allah waad guuleysateene Aamiin Yaa Rabi

  • @AlaaleAlaale-kq1qr
    @AlaaleAlaale-kq1qr 2 หลายเดือนก่อน

    Somali weyn

  • @Faisa-f8c
    @Faisa-f8c 2 หลายเดือนก่อน

    Duufle caawa wax jawaaba ma’hayo, badha badha,

    • @asiyahmed-cs3ft
      @asiyahmed-cs3ft 2 หลายเดือนก่อน

      Jahiil dadka caay ,waad madhan tahay viva ibraahim caydiid geesi ,geesi dhalay ,lama iibsan karo😂😂😂😂

  • @faarhali-of1xv
    @faarhali-of1xv 2 หลายเดือนก่อน +1

    afkaga caano lagu qabay karbaash cadwga slnd

  • @mubarakismaacil8296
    @mubarakismaacil8296 2 หลายเดือนก่อน +2

    C/lahi mxmd cumar iyo xirsi ayaa ah kuwa hogaminaya midawga somalia iyo somaliland imikana ay dejisanyihii qorshayasha lagu midaynayo somalia iyo somaliland wadanina wuxu raba inu afduumo halganki SNM IYO rabitanka shacabka 34sano ay u so samrayeen wana shacabku ka digtonadaan arimaha wadani

    • @hibaaq6184
      @hibaaq6184 2 หลายเดือนก่อน

      Kkkk caqliga heego Yara. Cabdi Rahman tuurma Somalia ayu nagu daraya ayad ku eden jirteen se hadad edab daradan jogin waydan aad hafraysan walahay ila ceerigabo ila hargaisa Anu xasan kaso Dakin ayanu riyadina idin rumay doofaryahay aan xishoonen

  • @Ahmed-u2y7k
    @Ahmed-u2y7k 2 หลายเดือนก่อน +1

    ilahaw iimanka hnaga qaadin

  • @munasar10001
    @munasar10001 2 หลายเดือนก่อน

    NINKA HADLAYO WARIYAHAABA KAGA WAR ROON WAXBA MA OGA WAABA MARQAAN.

  • @Akhalaq-i2k
    @Akhalaq-i2k 2 หลายเดือนก่อน

    Kabash kabashta iyo aftaaga muxuu keenay. Nin walaalki doorsaday Allah darajo siin waa. Waryaa qirta dee, Midnimadii umadda soomaaliyeed wey guuleysatay. Alxamdulillah.

    • @buufiyahaweyn7430
      @buufiyahaweyn7430 2 หลายเดือนก่อน

      HHHHHHH YAA NACAS BADANA WUXU KKKKKK MIDNIMO KKKK
      MIDNIMO HHHH HAWLYARA SHUQULKU FAQASHEY DHAGAXA ISKA EEG FAQASHEY

    • @Akhalaq-i2k
      @Akhalaq-i2k 2 หลายเดือนก่อน

      Yaa nacas ah, makan unadda qeybinaya mise kan mideynaya

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 2 หลายเดือนก่อน

    Waakii wasiir cali mareexaan ka jawaabay

  • @abdullahielmisheikh5066
    @abdullahielmisheikh5066 2 หลายเดือนก่อน

    Odaga caawa wax uu ku jawaabo ayuu là yahay…

  • @guledjirde2818
    @guledjirde2818 2 หลายเดือนก่อน

    Asc inaadeer guuleysta umada Reer soomaaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ inshaalaah

  • @HodanYusuf-w2x
    @HodanYusuf-w2x 2 หลายเดือนก่อน

    Xisbiga wadani umada Somaliland ayu midenaya reer somalia dani uguma jiirto midnimada umada Somaliland marka waxay isleyihin umada Somaliland nacsiya lakin wanu ka horena viva wadani xisbiga midaynta Somaliland

    • @asiyahmed-cs3ft
      @asiyahmed-cs3ft 2 หลายเดือนก่อน +1

      Xusbiga wadani in somaliland miyeeyo way ka fog tahay ,dan uguma jirto somaliland xusbiga fashaqta tageera ee ay maal geliso viva somaliland, no faqash

  • @warsamaosman-Sool
    @warsamaosman-Sool 2 หลายเดือนก่อน

    Xisbiga wadanibwaa cadawga 1aad ee Somaliland.

  • @Ismail-k2r9v
    @Ismail-k2r9v 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mujahid Ibrahim Caydiid Wa Geesi Geesi Dhalay Walle Illahay Hadayo Inbadan #Insha_llaah

  • @MustafexirsiQalinle
    @MustafexirsiQalinle 2 หลายเดือนก่อน

    Waa sidaa ibraahinaw nimankaasi cidlo ayay fadhiyaan maaha intaalaabada at qaadaan in la qaado

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wasiir khaarajigii hore ee dawladii Riyaale Abdillahi Ducaaleh ayaa wadanka ku soo noqday wuxuu ahaa wasiir kii ugu fiicnaa ee wadanka soo mara nasiib daro waxa bedelay kii ugu xumaa Mohamed Omar markaa maanta madexweynow Abdillahi Ducaleh wasiirka khaarajiga ka dgig oo bedel wasiir kan fadhiida ah ee faashilka ah u bedel caafimaadka.

  • @Faisa-f8c
    @Faisa-f8c 2 หลายเดือนก่อน

    Ku waasha Waddani, Adeer waxaa laga xukumaa somalia 🇸🇴

    • @asiyahmed-cs3ft
      @asiyahmed-cs3ft 2 หลายเดือนก่อน

      Hadii laga xukumo,somaliland waxba kama ahaa ,weel madhan ayay kala tageyaa,intu cirku iidiin jiro ayay somaliland, iidin jirta ,xalane iyo hablihiina xoreeya ,amison iyo etoobiya, maamul goboladyadiina ayaa idin nacay oo etoobiyakiin joog ,somaliland way tagtay 😅

  • @qaniahmed9241
    @qaniahmed9241 2 หลายเดือนก่อน

    Arabsiyo News wad ku mahadsantahay sida Aad ugu dadaalaysid inaad nossoo gudbisu war bixino hufan adiga oo dooranaya inaad waraysi ka qaadid halyeyada u dagaalama jiritaanka Somaliland oo Gudoomiye Ibrahim Caydiid Kow u yahay .
    Waa Run In Guurguurte Caqligiisa Xanuunsanayaa ugu sheekeeyay inu isku dhufan karo Somaliland Iyo Saaxibadeed ..

  • @awgeele
    @awgeele 2 หลายเดือนก่อน

    geesiyaal qaran

  • @abdirahmansalah3643
    @abdirahmansalah3643 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sax somalia failed state naflacaari dawakhsan wax ka soo qaad ma leh
    guul somaliland markastaba qaran ilaahay wato.

  • @faizaali2889
    @faizaali2889 2 หลายเดือนก่อน

    Wasiir Ali mareexaan baa u jawaabey hawiyha

  • @hassanmohamoud-t7p
    @hassanmohamoud-t7p 2 หลายเดือนก่อน

    Si xeeldheer oo aqoon iyo aragti fog ayuu ibraahim daljire uga jawaabay

  • @ShiineFarax-x8m
    @ShiineFarax-x8m 2 หลายเดือนก่อน

    Asalamucalekuarabsiyanuyu..wankusalaya.cadirashidduw
    4:08

  • @Akhalaq-i2k
    @Akhalaq-i2k 2 หลายเดือนก่อน

    Reerkeyga nool umadda soomaaliyeedna waa baqti sow hadalka maaha, xishoo

    • @fatumaahmed4718
      @fatumaahmed4718 2 หลายเดือนก่อน

      Adiigu maxaan 😮

    • @asiyahmed-cs3ft
      @asiyahmed-cs3ft 2 หลายเดือนก่อน

      Waa runtii ,maxaa somali u diiday inay dadkeeda raacdo oo ay xalane xoraytaan ,somaliland waa xore iyada ayaa og horumarkeeda, adigoo dalkagii jooga ayanad qayb ka mid ah aanad tegi karin 😅😅

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 2 หลายเดือนก่อน

    Ethiopian Airlines u jawaabi mayno oo waa laisku keen dirayaa laakin shirkadaha xawaaladaha waa in lala xisaabtamo hooyada Xabashi caabudka ka was

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 2 หลายเดือนก่อน

    SOOMALILAND MAXAY UJOOJIN WAAYEEN DIYARADAHA SOOMALIYA
    MARKAAS AYAA SAXDU IMAN LAYDE

  • @CadeMumasar
    @CadeMumasar หลายเดือนก่อน

    Dadlka huwantun waa larka oo wey fashilmeen oo waa larkaa

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 2 หลายเดือนก่อน

    WAXAN OO DHAN WAXAA SOO AFJARAYA ETHIOPIA OO KU DHAQAAQDA AQOONSIGII DOWLADO KALANA KU XIIGI DOONAAN

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 2 หลายเดือนก่อน +1

    HAWIYAHAN QADHMUNE WAXA EEYE KUU LEEYAN HAA LAA FIRIZ GARYO SIIDA UGU DHAKHSO BADAN

  • @Ahmed-ds9qx
    @Ahmed-ds9qx 2 หลายเดือนก่อน

    Wadahadalada'soomaaliya'berigii'yaa'furay'barigii'uu'xirsi'ra'iisalwasaaraha'soomaaliland'uuka'ahaa'weeye'??

  • @ahmedxajimohamed817
    @ahmedxajimohamed817 2 หลายเดือนก่อน

    Labadan ciyala suuq waxey isku day kamuujinayaan isku dirka umuda somaliyed

  • @1962yusuf
    @1962yusuf 2 หลายเดือนก่อน

    Ibraahin caydiid wuxuu ku fiicnaan lahaa hadii loo dhiibo barnaamijka caruurta lagu maaweeliyo ee (maaweelada caruurta). Asc 😂😂😂😂😊😅😂

  • @rashidmoh7262
    @rashidmoh7262 2 หลายเดือนก่อน

    Ciro ayaa laqaatey xirsi mexad modday mahamud xashi'
    Ninka inla dedalo sidii sheekh basher' ingiisku u deldely ayey
    Ahey' micnaheedu maha in bixi aya wenaagsen thanks

  • @rashidmoh7262
    @rashidmoh7262 2 หลายเดือนก่อน

    Hawaada la qatee sinxiga ayaa
    Labaa' qaadkii lacunayey
    Xagee ku cune

  • @fay6834
    @fay6834 2 หลายเดือนก่อน

    😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂

  • @CadeMumasar
    @CadeMumasar หลายเดือนก่อน

    Cid lagu ixtirama xusbi ma ah ee dalka dawladu habadbaadiyan oo cidanku aad ha u fojignaadan

  • @KayseHuriye
    @KayseHuriye 2 หลายเดือนก่อน

    S.n.m.S.n.m.S.n.m.❤❤❤❤❤❤❤

    • @KayseHuriye
      @KayseHuriye 2 หลายเดือนก่อน

      Guuuul.Guuuul.Guuuul.s.n.m.s.n.m.s.n.m.❤❤❤

  • @soraya.a7956
    @soraya.a7956 2 หลายเดือนก่อน

    😅

  • @farhiyajama2510
    @farhiyajama2510 2 หลายเดือนก่อน

    Waxa layidh. Maxmed Cabdilahi cumar oo kiniya joog ayaa indabagalay bal hala ogaado arintaa

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 2 หลายเดือนก่อน

    Abdillahi Ducaleh waa wasiir kii wadanka keenay gudidii AUda ee qiimaynta Somaliland ku samaysay.

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 2 หลายเดือนก่อน

      Absolutely nin adag oon dhankiisa laynooga soo dhicin buu ahaa waa inuu soo noqdaa mar labaad isagoo wasiirul khaaraji Somaliland ah

  • @CadeMumasar
    @CadeMumasar หลายเดือนก่อน

    Waxa ayinagu dayeen oo aan idhaha kaqarsan oo ay inagu qaldeen kulanka islanka waxay lahayeen ugu horanti marka mamulka somali laand baa naxaris badan isla markan doroshoyinkan waa qaladadka aan ku jiro oo waxay ahayd in xukun degdega dalka laguso rogo oo qaladaki snm gashay ee ay labsan xukunka kuwarejeen baa ka midah hadaba waa in aynu dib usaxno oo ilaa citiraf dhaco aan dorshaba laqaban baan leyahay

  •  2 หลายเดือนก่อน

    kkkkkkkkkkk, ethiopia haddey ictiraaf laga doonayo , maxey amarka somaliya degdeg ugu fulisay.
    Ethioia oo magaca somailand masaxday , Safaaraddii Boodhka ka fujisay, ayaa ictiraaf ii soo wada waa doqonnimo.

  • @CadeMumasar
    @CadeMumasar หลายเดือนก่อน

    Maxamud xash iyo budhcadan makamad halasaro

  • @mustafaabdi8427
    @mustafaabdi8427 2 หลายเดือนก่อน

    naag

  • @mohamedabdi3468
    @mohamedabdi3468 2 หลายเดือนก่อน

    There is defence between business and diplomacy. Ethiopia airline is a primitive company that does business by contract and is still on the previous contract. The MOU is a diplomatic issue between two government, the issue will be resolved after the recognition. There is no hurry in somaliland, we observe things before we anticipate !!! 😂

  • @anabmohamed344
    @anabmohamed344 2 หลายเดือนก่อน

    Somaliland meel dee magacu ku bi'imaayo maaha bedelku waa somalilaand uun waligeedna waa la odhan jirey hadaba qoladana si walba wey inoogu dhegentey DEE WAANU IDIN DIIDNEY

  • @husseinAbdillahi-i4h
    @husseinAbdillahi-i4h 2 หลายเดือนก่อน

    Abdishakuur iyo Ibrahim caydiid waxay wadaan halgan aan Dhamaad lahayn waanay sii wadayaan wanay sii wadayaan halgankaa waxan leeyahay waana maal mihii fuluhu sha kiyi horsy……

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 2 หลายเดือนก่อน

    Ictiraafka aan kursi qaramada midoobey kaa siinayni muxuu tarayaa aadna dhul iyo badd ku waayeyso

    • @asiyahmed-cs3ft
      @asiyahmed-cs3ft 2 หลายเดือนก่อน

      Ma dad bilaa aqoon ah ayaad la hadlaysaa ,somaliya ,maha somaliland, hore ayay u soconayaa badeeda iyo dhulkeeda way ka faaiidaysanaysa ,lakiin somaliya xalane maxsy u xoreyn wayday ,maxaa kaa galay bada iyo dhulka somaliland, taadii ayaa la haysta 😂😂

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 หลายเดือนก่อน

    Dawaladena Somaliland hal mid baaa ka qarbin waa in sharciga shaqeeya oo Qofkasya oo la shaqeeya Shufta Xamar waa in maxkmada la geeyo haduu yahey Suldaan wariye sarkal cidiidan wasiir gudoomye xisbi xataa hadey ciro ku jiro

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 2 หลายเดือนก่อน

    Waxaa somaliland weerarka joogtada ah ku hayaa waa waa reerka daarood waxaana caawiyey markay colaad dhex dhigeen SL iyo jabuuti iyo SL iyo xasan shiikh sL dawlad iyo shacaba toobin bay laf ku hayaan

  • @nuryousuf5147
    @nuryousuf5147 2 หลายเดือนก่อน

    isaaqow beenta haiskugu sheeynina diyaradaha weey kasaren Somalia ayey ku qoren Ethiopia wir wakas haqoran magacas isaaq

  • @amaaladem3486
    @amaaladem3486 2 หลายเดือนก่อน

    Ibraahim waa geesi jira taariikhda qortay xaasidkaaw iska ciya cayi waxba i diin trai mayso

  • @IdrisOsmam-u1w
    @IdrisOsmam-u1w 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sheekha meydh yaalow sheekh isaqaaqow awoow sharka suit gaashan Naga Hayeyee? Xisbiga WADANI wuxuu yidhi hadii naan heshiineynin waa ineynu kala hadhnaa kala hawl yareysana reer kulmiyow? Muusow waxa Ku qurux badan inaad sanduuqa codbixta badka soo dhigtid si logu kala baxo? Sida oo kale waadiganse liite leexadu Ku sidate hadba Laan cuskanaye libaanteed aduunya ruuxna laasan mayey maxaa lurey naftaadii? Jiritaanka reer Somaliland waa inlo dareero doorasho xor IYO xalaal ah oo Lagu kala baxo?

    • @asiyahmed-cs3ft
      @asiyahmed-cs3ft 2 หลายเดือนก่อน

      7 sanoba you yaley, ma isku kalsoon tahay ,kuwii xabalaha ku jiray ilaa sheekhi saxaaq wuu codaynayaa ,ee tiyar garooba

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 2 หลายเดือนก่อน

    REER KAAN SOMALIA EE HASSAN GURGURTE WAA WAASHEEEN BOOTO IYO BEEN ISKU
    MAWELINAYAAN🤣🤣🤣😂😂😂😂GUUL SOMALILAND🥰🥰🥰🥰🥰

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 หลายเดือนก่อน

    Runtii waay rafanyesaa Shufta Xamar

  • @LastMomentMan
    @LastMomentMan 2 หลายเดือนก่อน

    DahabShiil, muxuu Xamar u fadhiyaa, oo dhaqaalohooda u kiciyaa, oo dabaqo waawayn uga dhisaa?
    Waa in uu ka baxo Xamar.