Farah is both academical & smart politician. I really admire his discourse. bekos he speaks out of knowledge analysis. This man is truthfull. May Allah bless Farah know we love you. ❤️🙏🏼 Its simple heros can't be bought. But a thief will always think that you are a thief lkie him.
Ninkan tallo mey u sameyso somali dadka laa xusi dhono markey dintan ayu ku jira nin cabsatha ma ahan xita kenyanka wey kaa baqan wa gesii allah moyane an cidna kaa baqin oo runta kaa hadlo mansha allah
Cumar makare waan kusalaamey waxadtahey aqoonyahan ee katali soommaalida danteeda maanta ha ahaato kuwa itoobiy ha ahaato kuwa kiiniya dhamaan mid xorah iyo midkalab katali masiirka dadkeene u arimi mahadsanid
Farah Macalin should teach Somalian how run country and government. He teaching lessons this Waraye. He knows the truth history MashAllah) Yarbiey keep him peace opon him and all Muslims around world 🌎 .
I’m from Somalia and from Somalia- land I born in Saudi Arabia during the war I didn’t see Somalia ever but one things for sure I’ll come back and I live in China now I’ll work hard for my people and we gonna take our land from Ethiopia and Kenya …
maanta ma odaygeena Somaaliyed baad uso dhigatay inaad hadalka ku celiso waad iga dhimtay like dambana waan kaa deestay iyo inaan mardambe ku dhageysto.
Nuuroow ninkani waxba ma kala oga waana shaqsi taageero weyn u Haya Ethiopia iyo cagjar ee waxba Ha isku daalinin xagee ayuu jiray marka La soo bandhigayey malaayiinta card ee La xadayey ee waliba La soo bandhigayey xaqiiqdii faarax waa shaqsi ka fog dhanka cadaalada wuxuuna wax ka maqlaa Hal Meel ama wuxuu wax ka arkaa Hal Meel balse wuxuu si xaqiiqada Ka fog u sheegay ururadu in ayna dad Haysan balse. Sida uu u dhigay ka aha
Faarax waa masuulka keliya ee aanan ka caajisin daawashada muuqaallada laga qabto. Waan dhammeystay. Waa jaamacad dhan. High educated man with an excellent moral compus.
Nuur walee adna wariye buuxa ayaad tahay walal masha allah horay u soco👏👏
Faarax macallim waa xaar cuni hadba CID ayuu canjeelada la cunaa
Farah Ma’lin honest Somali heroe keep going
Farah moalim dawara eebe haku sharfo guul iyo gobonimo aya masul ku rajayniyaa somalinimo wax walpa kala wayn
Mansha Allha faraxa macalin waa somalidi la arkijiray soomalidu haday sas runta iskugu shegilahay waxab ma xumadeen ilahay haku xafido
Faarax macalin gentleman Soomaaliyeed
Waa wlhi farax macalin waa jeclahay waana siyaasi qiimo badan Alaha ku xifdiyo Adeer
Habartaa ugeey
Walahi wan dhameystey wax badan oo aan manka kuhayey ayuu kahadley farax wana kafaa ideestey runti toban nin oo asaga okale hadaan helno aduunka oo dhan ayaan utalinlaheyn dhankastaba wa ideeqey hadalka siyaasiga rogcaha ah noosoobadiya sstv mahadsanidiin
Maasha. Allaha. Ala. Ha. Ku. Barakeeyo
Farah is both academical & smart politician. I really admire his discourse. bekos he speaks out of knowledge analysis.
This man is truthfull.
May Allah bless Farah
know we love you. ❤️🙏🏼
Its simple heros can't be bought.
But a thief will always think that you are a thief lkie him.
Haku waso pitch
@@ceydiidabdulle5029 anaa kuwasa naagyahow
I couldn't agree with u more sister
Farax Dawaara jecliyaa guulayso siyaasiga aynu kuleedahay Geeska Africa waan kuwataa
mansha allah siyaasi caqli badan
Mashallah He is real politician and he is well known person
you are a worthy and proud and incorruptible man ,we wish you all the best
Waa ku mahadsan tihiin SSTV in aad Siyaasiyiinta kalla siyaasada ah aad waraysataan,
Farax Dawaarra , Wax yaalaha qaar kumma raacsani, balse waa Runsheeg, Geesi ah. Wax badan oo uu ka hadlayna Runtuu ka sheegay.
Farah macaliin waa geesi somaliyeed oo ruunta sheeka
Wareysigaan oo kale waligey ma firsanin
Its pure❤️😬 abo farah ❤️
Maasha allaah wax wanaagsan ku dayasho mudan geesi soomaaliyeed run sheeg ah aqoon yahan Caana Nolow jir oo joog Faarax
ALLOOW SOOMAALI YAA SIIYA BOQOL FAARAH MACALIN OO KALE AH
I know Farah he is real and what he is saying is really true. I met him in Dhadhab 1992 and he was just like that
Never change walahi, I second you
Beryahan duqa wax baa si ka ah
Walaal Mudane Faarax Macaalin Dawaare ❤️❤️🩹🏆🏅🎖👏
Wan salamaya Hon farah maalim
Waa dhamaystay from Noorweey
Farax macalin legend walee waa nin adag
Faarax macalin hero waa halyay qaran maansha Allah
Faarax waa in soomaalidu taallo usamayso, Noolow faarax
Waa runtaa walaal, faarax waa nin aan wax badan ka fahmey. Somalia haday cid taalo u dhisay lahayd kuwii
dagaalkii 77 e laysugu keen tegey. Looma dhisin huuno taalo, xitaa gidaar qurxoon magacyadooda laguma qorin. Dadkii dhiiga lahaa Somali tolow miyay ka dhamaadeen?
War waa geesigii NFD Faarah Macalin Dawaare. Waa ninka kaliya oo aanan wali arag asaga oo yes man.
Mudane Faarah cimrigaa hajiro
Masha allah 💓💓🙏
Kkkkkk faarax maclim dawaare nin wax badan og inkasta oonan siyaasi aamin lahayn hadana waa nin wax badan ka yaqaan dawladnimada
farax macalin waa halyeeey soomaliyeed ilaahayoo cimrigiisa dheeree aakhiro iyo aduunba ALLE ha noo xifdiyo aamiin
Asc
Farax macalim
Waa muwaadin soomaalida xad beenaadka kenya degan oo wax garad ah allaah hadhoowro maa shaa allaah
maanshaa farah hooyadii dhashay wiilbay dhashay
Fariid geesiya weeye Farah moalim
Ninkan tallo mey u sameyso somali dadka laa xusi dhono markey dintan ayu ku jira nin cabsatha ma ahan xita kenyanka wey kaa baqan wa gesii allah moyane an cidna kaa baqin oo runta kaa hadlo mansha allah
Maashaa allaha siyaasi aqoonyahan geeesi soomaliyed allaha xifdiyo
Tolaaye haaadanu heye salaheyn10 farax macani oo kale dalkayadu muuudumen❤️💕❤️👏❤️💕😭❤️🤚🏼❤️✋🇸🇴✋✌️🙏🙏🙏
GREAT person who wil lead great somalians
Guul farmajo incha allah
Farah macalin ❤❤❤
Waa benaleh farah maccalin
Farah maalim gobtaa somaali kusoohadhy weeyan Farah guul iyo goobanimo
Masha Allah. Waa ruun.
ما شاء الله .. انه لصدق !!! .
@@axmednuurmohamed4626 لا تؤمن كل سياسي ولو كان أخوك
Waa libaax Faarax noolow adeer
Manshaallah
Cajiib xaqiidu waxay timaadaa markii runta la sheego
Somali dhalad ah halyey hadal cad we support you
Geesi geesi dhalaiy oo walaalkaiha guul waa Hargaisa somaalia
Cumar makare waan kusalaamey waxadtahey aqoonyahan ee katali soommaalida danteeda maanta ha ahaato kuwa itoobiy ha ahaato kuwa kiiniya dhamaan mid xorah iyo midkalab katali masiirka dadkeene u arimi mahadsanid
10 farax macalin oo kalaa hadii somalida laga heli lahaa qoomiyada somalida waa hagaagi lahay alaha xafido Mr farax macalin dawaara
Siyaasi faarax macalin runta ugu kaalay iyo xaqiiqada allaha xafido
Allah yacizak, halyey Faarax
Asalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaatu Farax waah fariidka somaliyeed.
My uncle farah maalim keep going 🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️ you have talked about the reality
Halyeey Codkat Indhaargarad hogaamiye beeldaaje Axmed Macalin masha allah walaal qaali ah 🤲🏾💕👋🇸🇴🍀🌹
Lovely conversation 👌
Hero of Somalië’s Farah moslim
Alahyow Farah Malin
Noo Dhoore Alaa Alaa
Mansha Allah Farah Maclin you are Somali hero we love your political analysis,
Mash Allah Allah kuxafidhoo H.E Somali Hero and Pan Africanist patriot Farah Maalim my political mentor
Waalee waan inaan somalia 🇸🇴 inama badano nocano kalle ah haday heesho hore ayay u soconlahayd
Farah macalin wlhi wuu yaaban yahay waxas ban xil u dhibanayna ma suuliyad ma qaadi karo qof baahan
halyeey faarax macalin alle haku barakeeyo geesi baa tahey aan aad ujeclahey
farax Waa Geesi ilaahey hadayo🇸🇴❤️💕🇸🇴❤️💕🇸🇴❤️💕🇸🇴❤️💕🇸🇴❤️
Faarax macalin maansha alaah adeer noolow xaqiiqda marwalba ka hadal taas ayaa lagu gaadha horumar iyo wanag
Aad yaan ugu mahadcelinayaa sida faahfaahsan oo uu noo fahamsiiyay dowladnimada mudane dawaare
Waligay nin ka profound san oo ka sharaf badan. Aduun iyo aakhiroba allaha kugu janeeyo, cadowgaagana allaha jabiyo.
Mr farah nin masul eh m
M shaalaah
Veteran politician farah ma'alim 👍
The best leader from #North Eastern or NFd
Farax guuleyso
Nin masul ah farah malim may Allah protect you.
Aamiin Aamiin wlllo waa Somali dacada, allah cimriga haw barakeyo iyo cilmiga noolow Farah macalin
Tuug la kordhabay la hoosdhabay oo kaa xun weligey ma arkin.
faarax macalin waa nin rageed nin rageed dhalay go forward
Mashallah Farah malin dawara libaax somaaliyeed
Farah arinkaas waa ku raacsanahay
Hon. Farah always speaks truth.
Aar walaahi sidaan u qoslaayey belaayo ku degtay rooble meesha waa lagu ceebeyey
Farah Macalin should teach Somalian how run country and government. He teaching lessons this Waraye. He knows the truth history MashAllah) Yarbiey keep him peace opon him and all Muslims around world 🌎 .
I’m from Somalia and from Somalia- land I born in Saudi Arabia during the war I didn’t see Somalia ever but one things for sure I’ll come back and I live in China now I’ll work hard for my people and we gonna take our land from Ethiopia and Kenya …
walal download maxad u xirataa
Libaaaxa Africa
faarax macalin dawaare hore usoco
Asc barfusir macklin waa gasi ilaahaye kacabasi warninn fican guulaso
Faarax waa aqoonyahan
He is dumb uneducated laangaab Oganden 👉🏽👉🏽😂🤣
farah is general academic
Wareysiga hordhac kulul usamee
Farax macalin nin adag oo siyaasiya
maanta ma odaygeena Somaaliyed baad uso dhigatay inaad hadalka ku celiso waad iga dhimtay like dambana waan kaa deestay iyo inaan mardambe ku dhageysto.
Faarax waa nin aad wax uga yaqaan dowladnimada, sidoo kalena waa aqoon yahay khibrad iyo siyaasad wax uga yaqaan.
Mashaa allah farax runtaa ayaa ushegtey manta good men
Xiniinyo cade faarqx macalin
Waraysi fcn
Soo dhawoow Mudane Soomaaliyeed Geesi soomaaliyeed allow noo badi oo hadana noo xafid 🤲🏾💕🇸🇴🍀👌🤟🏾😂😇👋💕🇸🇴👋
Faarax macalin wa saan buuse laga adimay.ragaan tageri jiray ayuu ahaa lkn hada macaan jecel ayuu iska noqoday tii kenya iyo mid kalaba wuu kufashilmay
Ader farah bar dowladnimada iyo sharcigeeda
Walee waa geesi Farah hooyadii nin bay walaahi dhashay.
ASC WLLE MAASHA ALLAAH SOMALI DHALAD AH MDNE FAARAX MACALIN DAWAARA WAA HALYEEY NAGU QAALIYA ALLAHA NOO XAFIDO CIMRI DHEER CAAFIMAD IYO CIBAADO SUUBAN ALLAHA SIIYO AAMIIN II DHAHA
Mashaa Allah walaal bar qaranimada iyo dawlad wanaaga soomaalida jaahiliinta ah ee qabiilku waalay oon kal aqoon wadaniyada iyo dawladnimada.
Nuuroow ninkani waxba ma kala oga waana shaqsi taageero weyn u Haya Ethiopia iyo cagjar ee waxba Ha isku daalinin xagee ayuu jiray marka La soo bandhigayey malaayiinta card ee La xadayey ee waliba La soo bandhigayey xaqiiqdii faarax waa shaqsi ka fog dhanka cadaalada wuxuuna wax ka maqlaa Hal Meel ama wuxuu wax ka arkaa Hal Meel balse wuxuu si xaqiiqada Ka fog u sheegay ururadu in ayna dad Haysan balse. Sida uu u dhigay ka aha
Faarax waa masuulka keliya ee aanan ka caajisin daawashada muuqaallada laga qabto. Waan dhammeystay. Waa jaamacad dhan. High educated man with an excellent moral compus.
Waa runtii warka faarax dawaara