Allaah baa u wanaagsan ilaaliye. فَاللَّهُ خَيْرٌ حَافِظًا وَهُوَ أَرْحَمُ الرَّاحِمِينَ
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 6 ก.พ. 2025
- Maxay tahay sababta Nabi Yacquub calayhi salaam mar kale wiilkiisii ugu aaminay kuwii Dhagray Nabi Yuusuf Calayhi salaam?
aayaddan u fiirso
فَاللَّهُ خَيْرٌ حَافِظًا وَهُوَ أَرْحَمُ الرَّاحِمِينَ
"Allaah baa u khayroon dhowre (ilaaliye) asagaan inta naxariista ugu naxariis badan"
Allaahu Akbar. Maxaan dhacdadan ka baran karnaa?
Jazaakumulaahu kheyran
Shalum shalawam
Allaahu AkbaR
Scw Scw Scw❣️❣️❣️
Mashaa allaah jasaakallaah
Masha Allah Allaha ku xafido sedad u afiday qolka Alle.
wallahi waa Qaari wayn wllkeen
Makhaarijta Xufuufta iyo sifaadkaba Waa u toosan yihiin Suda Quraada waawayn
Wallayaal Quranka Kariimka Barta.