Ha Guursan Gabar Ajnabi ah !! | Asbaabtaan Owgeed | Fandhaal Podcast 97 |

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ม.ค. 2024

ความคิดเห็น • 171

  • @Saalamiinchannel
    @Saalamiinchannel 6 หลายเดือนก่อน +46

    Hablo Weerar Gali Karo Hablo Geesi Dili Kara Gobanimo Hanan Karo waa hablaha Soomaaliyeed❤Abwaan Hadraawi Allah yarxama

    • @abdifataaxabdallah
      @abdifataaxabdallah 6 หลายเดือนก่อน

      Somali amman aysan lahayn ayuu hadraawi sheegi jiray
      Laakiin waa mid ka duwan dad isku af dhaqan diin waxkasta ah oo dhiigooda is xalaashaday xitaa gaaladda waawayn yuhuud xitta dhaqankaas ma leh
      Geesinimada somalidu waa taas uun
      Laakiin somalidu ha guursadaan gabadhii muslim ah oo kale xittaa somali wax qiimo gooni ahi ma jiraan

  • @ismalure-25
    @ismalure-25 6 หลายเดือนก่อน +31

    Gabar aan soomaali ahayn guurkeeda dooni maayo💯

    • @queenanisa1589
      @queenanisa1589 6 หลายเดือนก่อน +7

      Aboowe mahadsanid sidokle madaxa noosaean tihiin

  • @Farxadiyoguul
    @Farxadiyoguul 6 หลายเดือนก่อน +22

    Inta xun oo tiktok iskugu timid waxaa ka badan inta wanaagsan ee xaafidul quraanka ah oo somaliya, keenya, America iyo aduunka daafihiisa kala jooga.🙏🏾

    • @zekidhagacade
      @zekidhagacade 6 หลายเดือนก่อน +1

      asxaabeeey sidee loo yarayn karaa walba hablaha tiktoka ku halaabey .

    • @queenanisa1589
      @queenanisa1589 6 หลายเดือนก่อน

      Thanks wll

    • @teemwashamsi1704
      @teemwashamsi1704 6 หลายเดือนก่อน

      @@zekidhagacade niman morocco aadaya ayaa horey u baray waana nimanka biila

  • @AXMATO_
    @AXMATO_ 6 หลายเดือนก่อน +17

    Gabadh kiristana Oo wadan keeda jooga iska ilaaliya ha guursanina😊

    • @Amn09888
      @Amn09888 6 หลายเดือนก่อน +2

      Haa jaxiima holac tusaysaa lugaha lagali 😂 carab bdn oo kiristan guursaday oo aad u calaacala ayaa jirta

    • @AXMATO_
      @AXMATO_ 6 หลายเดือนก่อน

      @@malublul169 hhhh sow maaha Naag maroco ah Guur sada ragow

  • @MuNiirah12
    @MuNiirah12 6 หลายเดือนก่อน +14

    nin aan faarax ahayn sidee xppi lo dhahaa😅 i love faarax lugo diamond ❤

    • @Shucayb560
      @Shucayb560 6 หลายเดือนก่อน +2

      Xaliimo dahab ❤

    • @SPORTSMAN42
      @SPORTSMAN42 6 หลายเดือนก่อน

      Gabar aan xaliimo ahayn sideen isku fahmyna😅love xaliimo adiga nh is nafaqy xaliimo calool kuus❤❤❤👸

    • @MuNiirah12
      @MuNiirah12 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@SPORTSMAN42😂❤

  • @abdiali6334
    @abdiali6334 6 หลายเดือนก่อน +4

    Somaalida arinkii Bada Ayaa laga jeediyay filayaa Gabadh somaliyeed isku Dhaqan iyo isku fahantihiin wax Loo dhigo maleh Guurkeeda 🇸🇴👸🤲

  • @abdullahibulla
    @abdullahibulla 6 หลายเดือนก่อน +28

    Dhibtada guurka ajnabiga luuqad kaliya maaha jiritanka umada dhan ayaa dabar goeyso 💔
    ilaahow xaliimo kuus hanoo waayin 🏃‍♀️🏃‍♂️😅

    • @SUHAYBJOKEF2021pk
      @SUHAYBJOKEF2021pk 6 หลายเดือนก่อน +3

      Aamiin amiin zxp 😂

    • @abdullahibulla
      @abdullahibulla 6 หลายเดือนก่อน

      @@SUHAYBJOKEF2021pk legend🙌😁

    • @RawdaAhmed67
      @RawdaAhmed67 6 หลายเดือนก่อน +7

      ​@@abdullahibulla farax lugo pasto melna kukala hari mayno Farax Diamond❤😂😂😂😂😂

    • @Farxadiyoguul
      @Farxadiyoguul 6 หลายเดือนก่อน +6

      Faarax kama maarano ee inta xun Allah hanoo hagaajiyo.

    • @abdullahibulla
      @abdullahibulla 6 หลายเดือนก่อน +2

      @@RawdaAhmed67 Ayy wana daweysay noolow xaliimo 👸😍😂😂

  • @MasterSaki
    @MasterSaki 6 หลายเดือนก่อน +28

    Every video yacnniiiii😅

    • @DDSMEDIA1825
      @DDSMEDIA1825 6 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂

    • @ghost_air3
      @ghost_air3 6 หลายเดือนก่อน +6

      Meshan Loga ma Talagalin Dadka Aan Gardka Aan La heen

    • @AbdinasirITtube1D
      @AbdinasirITtube1D 6 หลายเดือนก่อน +1

      Maangaab tahay, yacni aqoon ku saleysan ayuu hayaa

    • @MasterSaki
      @MasterSaki 6 หลายเดือนก่อน +1

      @ABDINASIRITTUBE7 aduu bulaacadii uu isku update garanayay aya tahay wax walbana uu ku shubayay adeer anaaga ninkan so dhagaysanjirnay wax walbana kama qaate waxan sax u arko ayan ka qaata

    • @MasterSaki
      @MasterSaki 6 หลายเดือนก่อน

      @@ghost_air3 aamus dhabaneey🤫

  • @axmedkeeyow
    @axmedkeeyow 6 หลายเดือนก่อน +2

    omar inshar wad ku mahad san thy soo gudbintaada iyo soo diyaarin tada wan ka heley allah waxan kaga bar yaa cimri dheer allow ku siiyo ❤❤🤲

  • @suziahmed
    @suziahmed 6 หลายเดือนก่อน

    Thanks ustaad❤

  • @SakariyeAli-cy1mq
    @SakariyeAli-cy1mq 6 หลายเดือนก่อน

    mahadsanid cumar wll

  • @QANCIYE_FILMS
    @QANCIYE_FILMS 6 หลายเดือนก่อน +3

    Golden voice❤😊

  • @abdirahmanilyas
    @abdirahmanilyas 6 หลายเดือนก่อน +2

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته، جزاك الله خيراً بارك الله فيك وأحسن الله إليك أستاذ عمر، والله إني أُحبك في الله أخي ❤

  • @libanhussein3529
    @libanhussein3529 6 หลายเดือนก่อน

    Shukran sxb

  • @bintufarxiosalah
    @bintufarxiosalah 6 หลายเดือนก่อน +7

    Omer inshar wall mar walba respect baan kuheyna
    Xoga shaley wan kaxanqey mudduucii dumerka xoga kugafeysey waxa rajeynaya inaad gaber dhashey
    Marka aya dareemidonta gaber in lacayo dhibkeeda
    Anaga waxna ku oranmeyno macalinkeeni baad tahey wana khaldamikartaa😊

    • @ilhaanaxmad932
      @ilhaanaxmad932 6 หลายเดือนก่อน +3

      Mar walbo hadaldiisa dhuux dumarka uma fcno ninkam 😒🙂

    • @zamiira.abdi.
      @zamiira.abdi. 6 หลายเดือนก่อน +2

      Shaw nimanku wada rag ma aha

    • @FerhiaAli
      @FerhiaAli 6 หลายเดือนก่อน

      Oohinta meesha kala tag ninkaan naagaha wuu nacebyahay ama ku qaado ama katag ha suuroone

    • @hillaacyare
      @hillaacyare 6 หลายเดือนก่อน

      muqalkii hore wax dhib ah kuam asheegine maxaad ku haysataa ? kaliya si guud dumarka somalidu diinta ayey ka tageen haddi ay diinta kusoo laabtaan waa si fiican waayo dadku diin ayey ku dhaqmaan iskama sheegtaan waxa ay rabaan

  • @abdullahiabdinasir6943
    @abdullahiabdinasir6943 6 หลายเดือนก่อน +3

    Ninyahow anigana gabadh ajnabi ah waxaanan kuheshiinaynin waa in aan rabo qaraabada dhan in ay xaafadda marti iigu noqdaan,kuwa aan waxbaro ,kuwa arimo caafimaad uyimid, iyo kuwo dalxiis iska ah waayo waa waxa kali ah ee sidhab ah iifarxad gelin kara. arinkaasna gabadh soomaali ah umbaa iga caawin karta.

  • @user-zc7pe1si1e
    @user-zc7pe1si1e 6 หลายเดือนก่อน

    Omar inshar ilaahay ha ku barakeeyo😢

  • @AadanMukhtaar7
    @AadanMukhtaar7 6 หลายเดือนก่อน +6

    Hi cumar shoolka anaa ugusoohoreeyay ardayfiican iga dheh

  • @user-ym1ew1ox8d
    @user-ym1ew1ox8d 6 หลายเดือนก่อน

    وعليكم السلام ورحمة وبركاته

  • @abdirahmanabdinur2892
    @abdirahmanabdinur2892 6 หลายเดือนก่อน

    وعليكم السلام ورحمة الله تعالى وبركاته

  • @suhaybabdirahman4146
    @suhaybabdirahman4146 6 หลายเดือนก่อน +2

    Omer aad ayan kuu taageera sheikh aqoonyhn waayo arag waan hubaa kuwa bdn oo kaa caqli bdn ama kula mid ah inay ka faaidaysan wayeen amaba dantu u saamixi wayday inay hibadooda so bandhigaan marka wxy ila thy sirtaadu inay thy qiyaamu layl waa mida ugu macquulsan inshar gulayso

  • @suhaibahmedabdirahnmaan6747
    @suhaibahmedabdirahnmaan6747 6 หลายเดือนก่อน

    Eedadeey caruur talyaani leedahay caruurtu waa ahlu diin wadaadada maasha allah weeye hada

  • @Bullale6
    @Bullale6 6 หลายเดือนก่อน +7

    guurkan ku saabsan dumarka marrocan-ka ah soomaalidu waxa ay ku waajahayaan caadifad!
    look before leap!

  • @ruwaydaabdihakim7539
    @ruwaydaabdihakim7539 6 หลายเดือนก่อน +24

    Mawduuci hore hadaan nahay gabdhaha somaliyed kugumaanaan raacin waayo dhankeena wanaagsan maadan sheegin kaliya inta xun ayaad aad ufalanqaysay
    Lkn kan ayaan xaalmarin uqaadanaynaa 😅

    • @shamsoshiine
      @shamsoshiine 6 หลายเดือนก่อน

      Sax anixitaa wan xanaaqay 😂

    • @barwaqoshorts2338
      @barwaqoshorts2338 6 หลายเดือนก่อน +3

      Ninka wax yabo badan oo uu ku wanagsan yahay ayaa jira lkn marar badan ayn arkay gabdhaha aad ayuu udhalilaa lkn wlhi gandhaha somalida inta xun inta wanagsan ayaa kabadan

  • @seynabmaxmed8470
    @seynabmaxmed8470 6 หลายเดือนก่อน

    Sxp yacnii aangu dishy

  • @paamsintv6946
    @paamsintv6946 6 หลายเดือนก่อน +4

    Anago xalimo arkayno maxa meel kale u aadayna😂😂😂. Love you xalimo

    • @queenanisa1589
      @queenanisa1589 6 หลายเดือนก่อน

      Waa idinku fana wiil somaliye mar Waa aabehey mar wa walalkey abtigey wiilkeyga io aabihiis mustaqbalka

    • @kushii1959
      @kushii1959 6 หลายเดือนก่อน

      Love you too faaraxooos 😢😅😅😅😅

  • @AyaanleGuled-yd5se
    @AyaanleGuled-yd5se 6 หลายเดือนก่อน

    Omar inshaar waanku salaaamay sxb.

  • @user-ze5hi9no5v
    @user-ze5hi9no5v 6 หลายเดือนก่อน +13

    Video gii hore!!! Gabdhaha morocaanka aad ayaa u aqanaa iskool ayaa Isla dhigan jirnay, teeda kale ninkeega waa algerian anaga ayaa kaga aqoon badan. Walaal Cumar tan makaa fileenin, inaad Inteena xumaatay gabdhaha somaliyeed dhan ka dhikto inaa saas wada yihiin. Waxaa jiro wax yaala badan aad ogeen, marka waxa ku dhaantay inaa mowducaan ka gaabsato.

    • @hudaali2574
      @hudaali2574 6 หลายเดือนก่อน +1

      Horta ma shiica marokada

    • @lunibark9978
      @lunibark9978 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@hudaali2574 yuhuud xata leeyiin

    • @Amoeditor
      @Amoeditor 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@hudaali2574mya way ku jiraan kuwa shiica ah balse badankooda waa suufi

    • @user-ze5hi9no5v
      @user-ze5hi9no5v 6 หลายเดือนก่อน

      Inta aan ogahay intooda badan waa suniyiin, kuwa yahuud ne wee ku jiraa.

    • @queenanisa1589
      @queenanisa1589 6 หลายเดือนก่อน +1

      Wiil somali ah oo qiimo leh intuu nol yhy nalama ciilikaro thanks wll

  • @abdifatahmuhudin2273
    @abdifatahmuhudin2273 6 หลายเดือนก่อน +6

    Shan saac iyo bar habeenimo iyo ustaadka codkiisa anoo kaligay bananka iska joogo waa rahmad

  • @DDSMEDIA1825
    @DDSMEDIA1825 6 หลายเดือนก่อน

    Everyday is yacni 😮

  • @abdiabdirisaq6076
    @abdiabdirisaq6076 6 หลายเดือนก่อน

    Ok

  • @ruunmoh
    @ruunmoh 6 หลายเดือนก่อน +10

    Videogii shaly ayaaba nagu filan sidaad noogu gaftay raali noqa😮

    • @fatumaahmed5981
      @fatumaahmed5981 6 หลายเดือนก่อน +12

      Ma Ila aragty abyo gabadhahii dhamaa waxa uu kusoo koobay kuwa tik tok joogo
      Wllhi waxaan aaminsanhy hooyo soomaliyed in eysan jirin qof ka karti badan intaas oo dhibaato oo wadan ka jirto u samreen caruurtana waxa koriyay hooyooyinka ayagoo lagu dafiray xitaa 😢

    • @mrfuga6041
      @mrfuga6041 6 หลายเดือนก่อน

      @@fatumaahmed5981ma ogtihin kuwa TikTok ku jira tiradoda mise inay noqon karan dhamantod, mida kale ma ogtihin nagaha qarsoon ee hijaban ee somalida ah inay waxay donan ku samayen qurbaha way jiran gabdho somali ah qurux xad dhafana leh sharaf iyo diin leh lkn ninkas waxa uka shegay gud ahan dumarka somaliyed wax run ah weeyi absolutely 🤷🏽‍♂️

    • @ruunmoh
      @ruunmoh 6 หลายเดือนก่อน +1

      @@fatumaahmed5981 abaayo intaas dhan waxaa fahmi karo qof caqli usaaxib ah carabtu iska dhaadhicinaa ninkan marhore arky

  • @user-dr7gj3ls3w
    @user-dr7gj3ls3w 6 หลายเดือนก่อน +2

    Gabar baydhabo joogta iyo wiilka hargaysa jooga aanba isfahmayn

  • @Khadiija-ov3kp
    @Khadiija-ov3kp 6 หลายเดือนก่อน

    Inta xun wallaahi inta wanaagsan ayaa ka badan.muuqaalkii shala ayaan comment ka dhiibanayaa

  • @hidocali4651
    @hidocali4651 6 หลายเดือนก่อน +1

    Wcz abti waanaga soo gaarte 😂❤🎉

  • @SAIDGALER
    @SAIDGALER 6 หลายเดือนก่อน +1

    Nio goaan malihid😂😂

  • @shamsosaidahmed7085
    @shamsosaidahmed7085 6 หลายเดือนก่อน

    First❤

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 6 หลายเดือนก่อน +2

    Waa fiicanyihiin mayee ha guursan . Qof ajnabi kaa ah maxaa laga wadaa?

  • @AaminoCalifaarax
    @AaminoCalifaarax 6 หลายเดือนก่อน +1

    Ani faarax meel ugama socdo waxaan rabaa inan dhalo wilal dalka difaaca oo gesiyaal ah oo adag heybadii somalinimo leh ragaan ajanabiga ah oo jil jileeca badan oo shukalatada lagu koriyey ilaahey baan kamagan galey 🇸🇴 calankaas nin udhinta ayaa muhiima in lahelo love u faarax

  • @Mr.heavy27
    @Mr.heavy27 6 หลายเดือนก่อน +4

    Guurku waa isfahan uun guud ahaan cidaad rabto waad guursan karta😊

  • @MasterSaki
    @MasterSaki 6 หลายเดือนก่อน

    Yacniiiiii😂 abti ma qasabaad nagu fahansiinaysa😂😂😂

  • @fcy-jo7pn
    @fcy-jo7pn 6 หลายเดือนก่อน +2

    Okey kaso qaad anigo carabiga wan aqana lkn hooyadey iyo abahay all familikeyga carabi iyo ingriis ma yaqanaa sidee isku fahmayaan wa yabe 😂😂😂😂🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️

  • @munaali10
    @munaali10 6 หลายเดือนก่อน +2

    Ani ahaan ajanabi inan guursado iskadaaye qof isku af io iskudhaqan aanahay xitaa adanan aqonin qofkas dhaqankiisa io family kiisa ama qof aqoon dheer uleh aan arko oo kawareeysto xitaa majeclan laheen inan guursado taas Ayaa aminsahahay because qofka sidee ban ugukalsonanayaa hadan qof garanaayo ama ehelkiisa anan aqoon

    • @Farxadiyoguul
      @Farxadiyoguul 6 หลายเดือนก่อน +2

      Mareeykan ayaan ku koray inaan ajanabi guursado iska daaye gabar walaashay ama saaxibtay kulama taliyeen.

  • @abdinasirmohamedrk997
    @abdinasirmohamedrk997 6 หลายเดือนก่อน

    Aniga hada moqdisho ayan jogaa xitaa gabar hargeysa joogta xitaa ma guursan laheyn .sababto ah hadey ilmo iidhasho oo aan kala tagno wey iga wadaneysaa aniga ilmaheyga meel an ka arkaayo ayan muqdisho iga badan👍🏾👀

  • @XAASUUB-bn7mz
    @XAASUUB-bn7mz 6 หลายเดือนก่อน

    First coment

  • @kushii1959
    @kushii1959 6 หลายเดือนก่อน

    Aniga ka gbr ahaan yacniiiiii😅 ma taaageersani ragga nuucaasa😅😅sax😅😅

  • @ahmednuur2920
    @ahmednuur2920 6 หลายเดือนก่อน +2

    Waad na waaleysaa cumaroow ee dhibka naga dhaaf

  • @fadumodahir8667
    @fadumodahir8667 6 หลายเดือนก่อน +6

    Wcs wrx wbr maanta masayr gabadhi baabaha kasiisay alla ciil badanaa 😂😂😂😂

    • @SacdiyoCabdisalam-md7cc
      @SacdiyoCabdisalam-md7cc 6 หลายเดือนก่อน

      Naa adiga ma midba Morocco ka aaday

    • @fadumodahir8667
      @fadumodahir8667 5 หลายเดือนก่อน

      Naa maxaa kawadaa ​@@SacdiyoCabdisalam-md7cc

  • @abdirahman125
    @abdirahman125 6 หลายเดือนก่อน +2

    Xaliimo , inagoo helayna maxaa naag aanan ab iyo abtirsi iyo isku fahan nolosha aanan kahaysan ii gaynaya

  • @user-nh8um9np9r
    @user-nh8um9np9r 6 หลายเดือนก่อน

    waar cumar maxamed inshaar miyaa

  • @Abdiaziizbarre
    @Abdiaziizbarre 6 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @user-nb2uj3uj9q
    @user-nb2uj3uj9q 6 หลายเดือนก่อน +2

    Nafu meel uroon raacday

  • @Ali-cv4rv
    @Ali-cv4rv 6 หลายเดือนก่อน +10

    Naagaha moroccan ah 🇲🇦 waxaa la leeyahay qaar ka mid ah ilamaha jidadka lagu soo tuuro ayay ahayen wax guursado malahan sidas ayay ajanibta loogu guuriya ilmaha aad dhasho hadhow bilaa abti ayay noqon naagtas meel aad u raacatid malahan ehel iyo qaraabo na malaha hadhow cid aad uga dacwotid malahan hadad isku dhacdaan waxan jeclahay gabdha ha somaliyed ee sharaf leh❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @calicabdulqaadir423
      @calicabdulqaadir423 6 หลายเดือนก่อน +1

      Waa Laga fiican yahay Inaa ku hadasho wax aadan ogayn

    • @Ali-cv4rv
      @Ali-cv4rv 6 หลายเดือนก่อน

      @@calicabdulqaadir423 orod soo ogow aniga kuma dhihin waa dhamantod lkn qaar ka mid ah gabadh haday dowlada morocco 🇲🇦 kuu guuriso intee ka keentay ma is waydiisay aaway dadkii dhalay ma beenaa in ay jiraan ilmo la soo tuuray ka dibna dowlada xanaanaysay

  • @user-tl8fr3gy4i
    @user-tl8fr3gy4i 6 หลายเดือนก่อน

    😏😏😏😏😏

  • @user-ex5lt7iy8b
    @user-ex5lt7iy8b 6 หลายเดือนก่อน

    😂😂 warki xalay waad badashay masha allah 🎉❤

  • @Dhool2016
    @Dhool2016 6 หลายเดือนก่อน +1

    Cumar raga adiga camal Mey iska noqdaan

  • @iiza-gl4zu
    @iiza-gl4zu 6 หลายเดือนก่อน +1

    Guurso waxad taqan si aad udhasho wax aad taqaanto

  • @nasrohajiabdihamid1186
    @nasrohajiabdihamid1186 6 หลายเดือนก่อน

    Ustaad aniga Faarax inan mustaqbal ladhisto kuma fekeraayo ee maxa lasameya?

  • @faadumadaahir9760
    @faadumadaahir9760 6 หลายเดือนก่อน

    Cumarow opposite ka kahadal kawaran gabdhaha somalida hadey niman ajaanib ah guursadaan.

  • @user-nx4vs1cy2l
    @user-nx4vs1cy2l 6 หลายเดือนก่อน

    ani horta lugyeeyo intaanaa igu filan lugooyam kalana qoorta magashan karo gabar aanan isu af ahayn waa xannun wa wallahi afkeeda baraana wa hduuba iga lumey waqti kle oo lahjada marooko an kubartaaba heynin wllhi intaas soomaliga baranaayey aaba igu filan waqti dhumis.

  • @shuuriyecadde8244
    @shuuriyecadde8244 6 หลายเดือนก่อน +1

    adi kalay waa nawaashay guurso hadana haguursan waxay dee😮😅

    • @Amn09888
      @Amn09888 6 หลายเดือนก่อน +3

      Maye gabdhaha marocan ku waxay ku ficanyihiin ayuu sheegay io sababta loo tagayo 😅
      Dhinac fiican io dhinac xunba way leeyihiin dhanka fiican shalay ayuu ka sheekeyay dhinaca xuna maanta kashekaynaya oo waa isma fahmaysan kala dhaqan ayaad tihiin

  • @user-dp2jl3ot7r
    @user-dp2jl3ot7r 6 หลายเดือนก่อน

    Kilibki hore aad ayan uga xanaqay sidad nogu gaftay

  • @maryamaabdallahi7493
    @maryamaabdallahi7493 6 หลายเดือนก่อน

    Adiga meel lagu raaca malahan sheydanyhow naga dhamow folxumada afkas hangu amnin😂😂😂

  • @balgisamusa7359
    @balgisamusa7359 6 หลายเดือนก่อน +1

    Video kan ka horeyey si cadalad ugama hadli gabdhaha marocan jano adun ku tilmameyse wxa ilowdey ine dadkoda uyihin not Somalia 🇸🇴 african madow kuwa somaliyana afdher kuligod miya wda eh wa maya lknse wxa uhadahey sida dhamantod wadayihin waka xumahey ina sas uhadaho cumar

  • @Ciyaalka
    @Ciyaalka 6 หลายเดือนก่อน +1

    Ustaad waxaan ahay wiil dhalinyaro ah oo dhigta high school-ka markaan arko sida aragtida feminism ku ugu faaftay hablaheena waxaan go'aan saday ugu yaraan in aanan ka guursan deegaanada aan joogo oo ah waqooyiga.

    • @sacdiyocabdikariim8683
      @sacdiyocabdikariim8683 6 หลายเดือนก่อน

      aduunka oo dhan ayee ka jirtaa marka wax aad waqooyi ooga carartaa

  • @Gracias2024
    @Gracias2024 6 หลายเดือนก่อน

    Hadalka koobkoob
    Caajis

  • @teemwashamsi1704
    @teemwashamsi1704 6 หลายเดือนก่อน +3

    Mowqif lahaow Meel laguu raaco malaha shalay waxad xayey siinaysa Dumar Morrocoo oo sixir iyo dumaasho isku darsaday qaar dumarkeeni kuligood ka dhigtay kuwa Tiktok ku jira . Mowqifka waa muhiim

    • @Iqra-tf7um8vy7o
      @Iqra-tf7um8vy7o 6 หลายเดือนก่อน

      Malah dib isku noqdey iska daah😂

  • @deviboy
    @deviboy 6 หลายเดือนก่อน +1

    Cumar manta oo kaliya bn kasu horjistay sxp dee dhinac kaliyata uun bad ka eegtay madami muslim tahay guurkina sahlin wax badana kogu xidheyn rasuulka salalahu calihi wa salam ba idhe oo fududiya dhalinyarada guurka dee marki anigana intaas oo dollar iyo aroos iyo dahab igu xujinaysa halka ka Jamaican ka bilash isko dhibayso dee 😅 dhinac uun ha ka eegin sheekada

    • @hillaacyare
      @hillaacyare 6 หลายเดือนก่อน

      hhh runta kaliya si guud dumarka somalidu diinta ayey ka tageen haddi ay diinta kusoo laabtaan waa si fiican waayo dadku diin ayey ku dhaqmaan iskama sheegtaan waxa ay rabaan

  • @sharifoali5503
    @sharifoali5503 6 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkan niman ka uun buu ka ilaaliya dhibta gabdhahana waa bahdilaa

  • @Fmsalat
    @Fmsalat 6 หลายเดือนก่อน +1

    Cumarow marna waxa leedahay guursada marna ha guursanin sidee wax u wadaa😂😂😂😂😅😅

    • @Iqra-tf7um8vy7o
      @Iqra-tf7um8vy7o 6 หลายเดือนก่อน

      Wala so canaatay😂😂😂

  • @zamiira.abdi.
    @zamiira.abdi. 6 หลายเดือนก่อน +1

    Walee vidogi hore afka juqa i gabay wax xikmad ah malahen cadalad daro yo nacayb 🤔

  • @Abdiaziizbarre
    @Abdiaziizbarre 6 หลายเดือนก่อน +1

    Asc wll cumar wxan kamid ahay asaxaabta kugu xidhan wll waxaa tahay indheer garad wll ilaa hay cimrigaaga hadheereeyo waxn kuu rajaynayaa khayr

    • @MoBashier
      @MoBashier 6 หลายเดือนก่อน

      Talo walaltinimo ninkaaaga Buuqa ka Daaa Waa iga talo Qaylada joogtada ah😢

  • @ubahinaali711
    @ubahinaali711 6 หลายเดือนก่อน +3

    Sake so adiga gabdha somalida kutufe😂😂

  • @Haldhaan66
    @Haldhaan66 6 หลายเดือนก่อน +1

    Dhilooyinka aad shalay nagu sheegeysay ku adkeyso

  • @muniiramandeq9713
    @muniiramandeq9713 6 หลายเดือนก่อน +1

    Muqaalkadi hore gabdhaha somaliyeed waad ku tagtagsate,aniga Wan ku tageera Lkn marmar dumarka in aad hoos u dhigti ayan daremaa.xaliye yar ayaad ila ekataa marmar

  • @abukareydulufka3406
    @abukareydulufka3406 6 หลายเดือนก่อน +2

    War haddan is fahmeno xitta gabar soomali leenba ku heesta 😂kuwa kale ma iga dhadhacsana ba

    • @queenanisa1589
      @queenanisa1589 6 หลายเดือนก่อน

      Aboowe mahadsanid wa idinkufana wiil somaliyed sida boqor bu noyhy

    • @abukareydulufka3406
      @abukareydulufka3406 6 หลายเดือนก่อน

      @@queenanisa1589 😊 ALLAH yacizzak Sas ha ino ahato

  • @rajorumeyn6633
    @rajorumeyn6633 6 หลายเดือนก่อน +1

    Raga somaliyeed gamber gaaban ayaa u ku fadhiyaah

  • @user-vk2ub8ik4c
    @user-vk2ub8ik4c 6 หลายเดือนก่อน

    Gabdha gaalada lama guursan Karo
    ولو أعجبك حسنهن

  • @dheeman350
    @dheeman350 6 หลายเดือนก่อน +1

    Adeer nin go aan leh noqo midadi shalay ku adkeeso ciilka dumarka u qabto wa la dhiman kartaa

  • @abdifatahamin3220
    @abdifatahamin3220 6 หลายเดือนก่อน

    Guurka ajnabiga waa dhib badan yahay nin soo maray uun baa ka sheekeenkara.
    Jinsigaaga wax ka fiican Ma jiraan,
    Gabadha soomaaliyeed waxaad wadaagtaan wax badan oo aan la soo koobin Karin , kaliya kaftaka aad ka helayso soo

  • @marianruun1157
    @marianruun1157 6 หลายเดือนก่อน +8

    Kaso hadal xumaanta nimanka caayda dumarka hormar mooday🙄🙄🙄

    • @meaktooni
      @meaktooni 6 หลายเดือนก่อน +1

      Waa iska dulqado af xumeda wa dhaqen Kane katagnay

    • @meaktooni
      @meaktooni 6 หลายเดือนก่อน

      Waa iska dulqado af xumeda wa dhaqen Kane katagnay

    • @mrfuga6041
      @mrfuga6041 6 หลายเดือนก่อน +2

      Waxa samayn samayn jiray uun hadan ka xanaqo waa xanun dumarka somalida iyaga aya ka çay badan raga oo boqolal magac ubixiyay test your medicine no more waano naagti wax cayda boqolalba nagu jira af xun oo ujawabaysa 🤷🏽‍♂️

    • @marianruun1157
      @marianruun1157 6 หลายเดือนก่อน +1

      @@mrfuga6041 caay iyo af xumaba Nina lagaso gaaray

    • @blessingchanne1866
      @blessingchanne1866 6 หลายเดือนก่อน

      Adinka aya bilabaay

  • @amenibrahim9596
    @amenibrahim9596 6 หลายเดือนก่อน +1

    Gabdha 🇲🇦 Morocco inaga padan

    • @SUHAYBJOKEF2021pk
      @SUHAYBJOKEF2021pk 6 หลายเดือนก่อน

      Walaashaa yaa u maqan

    • @meaktooni
      @meaktooni 6 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂 viva morroco

    • @Fatma-gy5cl
      @Fatma-gy5cl 6 หลายเดือนก่อน

      Hambalyo. Anagana ragga marocaanka nagu soxir

  • @mrfuga6041
    @mrfuga6041 6 หลายเดือนก่อน +1

    Gabdhaha somalida adunkan ugu jeclahay anu gabadh somaliyad ah unban gursanaya xata hadi raga iyo dumarku kala cararan lkn xaqiqda aya ah dumarka somalida inay iyagu bilaben ajanib jacaylka so lama yaabayo raga somalida haday wada baxan xata sababto waa rag habeen walba live loso gali jiray ola aflagadayn jiray lkn mid ha hilmamin gabdhena waxa ku jira kuwo quruxdodu saaid tahay sharaf iyo diin leh!

    • @AaminoCalifaarax
      @AaminoCalifaarax 6 หลายเดือนก่อน

      Nagihi dhaqanka xumaa ayaa ajanib guursadey abowe gabdhihi ficnaa wey jogaan

    • @mrfuga6041
      @mrfuga6041 6 หลายเดือนก่อน +2

      @@AaminoCalifaarax waa runta dumarka inti xumayd aya ajanib gursatay lkn dhibku waxa wayi xata tii dhaqanka wanagsanyd ee xijabnayd taas dhaqanka xun ayay tagaraysa so waxba kuma kala duwana balse intina wanagsan alaha ini barakeyo!

  • @mohamedjama2577
    @mohamedjama2577 6 หลายเดือนก่อน

    Muhiimada aad noo sheegtey gunaanedkeedu wuu fiicanyhy guurka ajaanibku haduu dhanwalba uu kaaga dhameystiranyhy 😂😂Xaliimo godkiina biyo idinku soo galeen hubka dhulka dhiga waa leydinka maarmi karaaye faaraxyaashiina sasabta 😂😂😂

    • @RamlaMuse
      @RamlaMuse 6 หลายเดือนก่อน +1

      Hada baxa cid idinkama horjoogto Anaguba wan idinka maarmi karna

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 6 หลายเดือนก่อน

    ASC WLLOW MAALAAYACNIGA NAAGAHA MAROKO IYO LUUZERIINTII NOLOSHA KA DHACAY ALLIHII NA DHAAFIYEY AYAA MAHAD LEH WAQTIGAAGA WAAD QASAARISAY

  • @medhoche8117
    @medhoche8117 5 หลายเดือนก่อน

    Halkana maan immanna

  • @aweysmohamed3091
    @aweysmohamed3091 6 หลายเดือนก่อน +1

    Damer baa layiri damerow markaa isku tagesaan rafaad iyo silac baa martaa maa iska dhaaftit o iska bodid baqalaha iyo fardaha kuma dhibayaane damer o jababta bixinayo waxu yiri rafaadkaan waxa umarayaa diir dameer inuusan dabar go in

  • @MohamedIkhyaar20-zx3is
    @MohamedIkhyaar20-zx3is 6 หลายเดือนก่อน +1

    Nin wayn oo dadka wax usoo gudbinaayana waad tahay ajaniib miyad leedahay gabadh muslimad ah
    Dadka muslimiinta ah waa walaalo meel walba oo ay jogaan qofkan muhiimada kowaad waa diinta
    Somaali baan ahay arintaas waa in aan ka kornaa somali waad tahay sax lkn fikirkaaha haka waynaado somaali kaliya hadad aragto gabadh muslimad ah oo aad jeclaato oo dabecadaheda aad ka hesho wa in aad gursataa ma jiraan wax la dhaho ajaanib muslinimo naga badan

    • @hodoadam7781
      @hodoadam7781 6 หลายเดือนก่อน

      Gbdhaha walaalihiin oo diinta kula wadaaga afka kula wadaaga dhqanka kula wadaaga waad yastaan inaad guursataan sida qabiilka gabooyaha iyo kuwo kleba.
      Markaasa qaarado kle xaq u raadinaysaan miya
      Somali lee laga hela intaa

  • @65nuuryare
    @65nuuryare 6 หลายเดือนก่อน

    Xitaa mida somaliga ah aad ku guursato khurbaha gaar ahaan reer galbeedka wahaab ka fiican mid aad somali ku guursatey Hana keenin Dibada markaa ciyaalka aga badbaado ayey u dhawyihiin 'aakin Dibada hadey imaadan badbaado uma dhawa

  • @fatimayassin2049
    @fatimayassin2049 6 หลายเดือนก่อน

    يا ايها الذين ءامنوا ان جاءكم فاسق بنبأ فتبينوا ان تصيبوا قوما بجهالة فتصبحوا على ما فعلتم نادمين..اتقوا الله في انفسكم .تناولوا المواضيع المناسبه التي من شأنها ان تنفع المجتمع الصومالي الذي يعاني من مشكلات دينيه واخلاقيه .بدل ان تتحدثوا عن الزواج اصلحوا انفسكم وذات بينكم .

  • @janaad9933
    @janaad9933 6 หลายเดือนก่อน

    Shalay gabdhaha somaliyed si cad ayaa u aflagaadesay oo tiktok ayey ka nikiyan aya tiri😏 garan mayo mesha dumarka somaliyed ka cadaawesatay lkn ogow gabdhaha xun aad aragto xataa nimanka somaliyed ayaa dhib iyo dhawac ugestay oo noloshoda ku ciyaray inta bdan😏 raga wawen 30ka sano jira intooda bdn hooya so korisay wana gabar somaliyed markasa afka kuso wada taagten ...
    Mida kale sidey gabar somaliyed lalabadina ugu dulqadaneso naag kale uguma dulqaadaneso😂 faarax afka hanaguso taagin mar dambe

  • @ahlanwasahlan.211
    @ahlanwasahlan.211 6 หลายเดือนก่อน

    CUMAR RUNTII WAANKU TAAGEERI JIRAY LAAKIIN MATKAT KU XAD GUDUBTAY KII HORE GABDHAHEENA OO KA DHIGTSY INAY TIK TOK DHEXJOOGAN.
    PLEASE KA SAAR YOU TUBE KII HORE CARUUR BAAN LAY NAHAY MANA U RABNO INAY GABAR/WIIL ISKU ARKAAN DAD XUN.

  • @user-de8jp2ub3z
    @user-de8jp2ub3z 6 หลายเดือนก่อน

    Oo adiga ayaaba iila ek ku boorsadiisa u xir xirantahay oo fakan rabo oo aad ayaad u faalisay dumarka marookamka ah

  • @ubahdhool8158
    @ubahdhool8158 6 หลายเดือนก่อน

    Nio dumarka maxa kugudiray wamaxay sababta aad marba iyaga uun hiifto cadawada aad uqabto waynaa midkle shalay gabdhaha somali ee sharafta leh diinta leh dhaqanka leh ee hadana marka mid walba ninkeedu furo iyadu caruurteeda uxamalata ayaad gabi goo daba kasoo qaaday shaqin qub intad afar dumar ah oo istarays hyo aragtay runta hadii laga hadlo hablaha Somaliyeed wali way roonyihiiin #omarinshar caadidada iskadaaa