Macquul ! | Fandhaal Podcast 99 |

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 314

  • @Özge_BalaM
    @Özge_BalaM 7 หลายเดือนก่อน +80

    Hda nahnay gbdhaha somaliyed Madax no sarantahy Ustaad Omar inshar✋🏻❤

    • @AyaanKhalif-g1c
      @AyaanKhalif-g1c 7 หลายเดือนก่อน +14

      Naa hana nabin nikan adukan ugu necbnhye😂

    • @AmiinDeAlberto23
      @AmiinDeAlberto23 7 หลายเดือนก่อน

      @@AyaanKhalif-g1cwaad i necebtahy blse waad i daawata may ahyd 😅😂 sunta femenisamka 😊❤

    • @papiobashka5401
      @papiobashka5401 7 หลายเดือนก่อน

      @@AyaanKhalif-g1cdumarkeena ka had loosa ee adj ma aha

    • @suziahmed
      @suziahmed 7 หลายเดือนก่อน +10

      Kugu raacsanahy ustaad cumar waa qof muhim no ah hdaan somali nahy Alxmdulilah ilahi somali ka dhigay

    • @MuscabAbdullahi-hw6dd
      @MuscabAbdullahi-hw6dd 7 หลายเดือนก่อน

      ​@@AyaanKhalif-g1cMaxa ku keene hee hada necbtahy aslan waad qaldan tahy ee caga dhigo

  • @hidocali4651
    @hidocali4651 7 หลายเดือนก่อน +45

    Wlhy gurigeena bilaa idin kama baxo Mel ma aado ila aaan Dan muhiim kaleahy mahine xafadane leyguma celiyo ee Ana neceb wareeg io melo tagnan io social media ina kadhax niikiyo AlhamDullaH ilahey baa mahadaas leh😢🎉❤

    • @omarmohamoudrp4do
      @omarmohamoudrp4do 7 หลายเดือนก่อน +3

      Wow !!! Wxa tahy gabdhihii boqolka geela laga.bixi jiray 😊 alle haku xifdiyo abayo

    • @Ninweyn-
      @Ninweyn- 7 หลายเดือนก่อน +2

      Love baan kuu saray Best girl ❤

    • @CabdirisaaqKhaliifCali
      @CabdirisaaqKhaliifCali 7 หลายเดือนก่อน +1

      Waxaad u qalandaa in 100 geel lagaa bixiyo

    • @Maryan_idil
      @Maryan_idil 6 หลายเดือนก่อน

      Suuq-geyn aan caadi ahayn bad isku sameenaysaa.

  • @ruweydocabdi-gj6ng
    @ruweydocabdi-gj6ng 7 หลายเดือนก่อน +16

    Shukran walal koley anagu gabdha ah hadane waan kugu tageersanahy walaal shukran

  • @bintufarxiosalah
    @bintufarxiosalah 7 หลายเดือนก่อน +15

    Omer inshar agteyda leygamamaro😢hadan arkona madhafayo omer inshar wall respect wall imanoolla boska wallky baa ijigta🙏

  • @UmuMaariya
    @UmuMaariya 7 หลายเดือนก่อน +18

    Markeyi gubato.bay kudhihinoontaa waad saxasaneed cumar. ❤❤

  • @aishamohamehashi4587
    @aishamohamehashi4587 7 หลายเดือนก่อน +10

    Omar wa youtuberka aan ugu dhageysiga badanahay , xitta waqtiyada an howl guri kumashqulsanahy ano daaran maba qabto , I said thank you so much wll qaaliya❤.
    Nolow intay nolol jirto🎉

  • @aliaothman5564
    @aliaothman5564 7 หลายเดือนก่อน +4

    Ustaad omar mahadsanid🫡👏
    Hadal 100% xaqiiqo ah
    Sharafi korkaaga ha ahaato ustaadkeena.❤

  • @juuwaryele
    @juuwaryele 7 หลายเดือนก่อน +6

    xaqiiqdi omar wllo waxbadan aan kaa faaiidiny wlhi sida wanagsan oo inuu dhiiroso shukran wa jazakumuAllhu kyran

  • @Saalamiinchannel
    @Saalamiinchannel 7 หลายเดือนก่อน +7

    Ustaad Omar inshar waad mahadsan tahay, haddii aan nahay dhallinta Soomaaliyeed waxaa inoo tahay macallin midka ugu fiican❤

  • @Mubaarakmuqdishaawi
    @Mubaarakmuqdishaawi 7 หลายเดือนก่อน +5

    Ustaad cumar inshaar mahadsanid ❤

  • @Assia9900
    @Assia9900 7 หลายเดือนก่อน +9

    Wlhi wa run wll in la is waniyo oo la iscananto oo xumanta la iska reebo ceeb maha lkn wxas dhan wxa u sbab ah niman nacasyo ah oo afka ka bartay gabdh somaliyed oo dhan wakuwa sida xun oo sida ah wna ta kentay dhibta atleast dhe dumarka qaarkood ba sida io sida ah mxa dumarka dhan isku xukumaysa midhna qabsada ragow hdad aragtan dhowr gabdho oo xun ogow inay jiran 100 libinlaabkood oo wanagsan totally adunka dadku ma sina so joojiya dadka ad isku judge garaynaysan....

  • @zara-abdalla-hassan
    @zara-abdalla-hassan 7 หลายเดือนก่อน +7

    Shukran ustad omar🎉❤

  • @hafsamohamed5738
    @hafsamohamed5738 7 หลายเดือนก่อน +6

    Shukran wll Allah ku xafido😊

  • @Bulshada08
    @Bulshada08 7 หลายเดือนก่อน +13

    Dadka hadey ku arkaan inad qof xun tahy Ani Wxan ku arkaa qof wngsan❤

  • @mulki6698
    @mulki6698 7 หลายเดือนก่อน +7

    Ilaahey wuxuu ku siiyey labo indhood, si aad bidix iyo midig, iskaga fiirisid, laakiin hal dhinac ayaa ka raran tahey.

    • @Mirahamaskaxda
      @Mirahamaskaxda 7 หลายเดือนก่อน +1

      Soo tan raga maalin walba cananta marka adiga wax lguu sheego mxaad u ooyi

    • @ayaanhassan947
      @ayaanhassan947 7 หลายเดือนก่อน +1

      Ustaadka hadalkiisa baadan fahmin mise waa iska indha tiraysaa
      Labada dhinacba wuu ka hadlay ee xiqiiqda yeey ku dhibin

    • @Sihaamqurux-q2b
      @Sihaamqurux-q2b 7 หลายเดือนก่อน

      ​@@Mirahamaskaxdared falaga dumarka marku shegy aya gabdhaha dhahen anakana no sheg raga red flaga leh e xun si an is kaga ilaalino wuxu dhahy muhim ma ahan ina ogatan raga xun sbbto eh wuxu raba in gabdhaha raga xun ay khiyaman gabdhaha xaasis ayu ku yahay naagtisa marki kala tagen ilaa hada dumarka dhanba lama tusi karo

  • @MaryanxasanisxaaqMaryanxasanis
    @MaryanxasanisxaaqMaryanxasanis 7 หลายเดือนก่อน +5

    Mahadsanid ustaad

  • @aaminackaadir705
    @aaminackaadir705 7 หลายเดือนก่อน +8

    Shukran ustaad cumar

  • @Mariammohamed23471
    @Mariammohamed23471 7 หลายเดือนก่อน +18

    Powe namaadan weerarin lkn wax wanaagsan baad noo sheegta❤

    • @CrashiidmohamoudOmar
      @CrashiidmohamoudOmar 7 หลายเดือนก่อน

      Xaqiiq wllahi

    • @cabdirisaaqnuur1287
      @cabdirisaaqnuur1287 7 หลายเดือนก่อน

      Lahjadaan waa ree puntland soomaahid
      Mise waad kusoo kortay

    • @Mariammohamed23471
      @Mariammohamed23471 6 หลายเดือนก่อน

      @@CrashiidmohamoudOmar aahey ree putland baan ahay

  • @HodanHoussein-qm5ce
    @HodanHoussein-qm5ce 6 หลายเดือนก่อน +2

    Asc waxan ku xiidh may 10/01/2018 waxan ahha hadi an runnta ka hadllo neeeef xola ah oo dacad nimadu ay halka dhiigtay cumarow waxad tahay wiil yar oo walalkay wanan ku so cucaynaya hada waxan ahhay qof garanaya sadiiqisa iyo kan danaysanaya marki hore wax1n isku haystay hoyo naxariis badan lkn waxan is arkay ano guurcud dudaya miisana illahay wuxu ii soo diiray cumar inshaar

  • @maryamash1322
    @maryamash1322 7 หลายเดือนก่อน +1

    cumar wall anigu waa ku taageera
    Markastana gabadh waan ahay waxaanan kuu arkaa in aad xaq ku taagantahay guul baan kuu rajeenaya

  • @umuaxmed5402
    @umuaxmed5402 7 หลายเดือนก่อน +8

    Cumar waxyabo badan ha iskuqaldin gabdho shaydaan qaday wey buxan wana laga hdlikara lkn waxad ilowsanthy iney inta wangsan ee asturan kabadanyihin adigana marwalba si yara qalfsan oo sii fogen baad uga hadshaa waxa fcn si siman oona ajar adkahelyso ina unasexeyso inta wangsan ad mujiso tnkle sidaa gabdha ugu ad adgthy ugu dhiiranthy ina wax ugasheegto ragana ugusheeg dhaliishooda ayagaba xuma iyo samey leyihin wana bani aadam lkn adigiibaa caadi kaaga muqataa ina gabdhaha dureysid mana kuwangsana sinaba wa walahaa alle uga baq hdlkaaga kaa haridoono ilaa adoo qabriga kujirtid wana iga naseexo wll kejecel kusojediye asc

    • @Ahmedsahane
      @Ahmedsahane 7 หลายเดือนก่อน

      Ok gabdhaha shaydaanku Qaaday hadaan si qalafsan looga hadlin ma in loo nacamleeya rabtay ama in la amaano ? Isla Sisterhood uu cumar kahadlayo oo Practical ah weeye waxaagu ninkaan inuu gabdhaha raqiiska qanciyo meeshan umuusan furan sida uu uhadlo anagaa kurabna waligeena kurabnay uguna mahadcelinayna ee adiga hadaadan ku qanacsanayn orod Chanelada niikada iyo Khiyaaliga looga sheekeeyo aad 😊

    • @Assia9900
      @Assia9900 7 หลายเดือนก่อน +3

      ​@@Ahmedsahane cidna ma dhihin nagaha xun difaca lkn iska dhafa dadka ad isku judge garaynaysan qofka xun eed aragto mxad si toos u abar wxas daa dhe lkn mxad u dhahaysa nagaha somali wa sida io sida tan ba kentay cadaawad weyn hda tagan

    • @umuaxmed5402
      @umuaxmed5402 7 หลายเดือนก่อน

      @@Ahmedsahane qoralka Madan fahmina umaleyna cumar unban lahdly sory wll

    • @umuaxmed5402
      @umuaxmed5402 7 หลายเดือนก่อน

      @@Assia9900 abayo waruntaa qof xun iyo qof fcn alle xata iskumadarin ee wilashana xaqa alaha no fahnsiiyo wa walaldene

    • @bisharomohamed8351
      @bisharomohamed8351 7 หลายเดือนก่อน

      Nikaan intaaas uun bu fahami la.ayhy magaca dumar oo dhan buu xasaasiyad ku qaba lkn asgay dhibaysa walhi 😌

  • @xamdijaamac
    @xamdijaamac 7 หลายเดือนก่อน +4

    Si dhexdhexaadnimaa uma hadashid ee si attack ah baad u hadashaa dumarku hadaan la hogaamin isma hogaamin karaan dumarku markiiba xaga xumaantay isu badalaan lkn ninka ragaa wey adagtahay inuu isbadalo dumarku waa sidaa iyo sidaa blah blah blah dumarka masuul kama tihid ilaahii abuurtayna ma tihid adoon atack garaynayn hadaanad waanin karayn amaanka ugu dadaal dambigooda xambaari mayside
    Mida kle markaad leedahay anagaa dulman ma ilaahaybaa ku dulmiyey ileen isagaa kugu waajibiyee
    Mida kle nin intaa sameeyaa maanta waa yaryahay soomaalida maanta joogta badankooda maanta hooyaa usoo halgantay imisaa maanta meelahaa ku qayilayoo caruurahoodii iyo naagahoodii silcayaan imisaa suuqa hooyo dantu yaanyo iyo waxlamida ku kaliftay say caruurteedu u gaajoon uun

  • @ilhaantahliil2697
    @ilhaantahliil2697 7 หลายเดือนก่อน +1

    Ustaad omar dumarka markasta wax wanaagsan baa ushegtaa Allah hakaa abaalmariyo podcastigaga markasta waa sugnaa ❤❤

  • @mohaabdi11
    @mohaabdi11 7 หลายเดือนก่อน +4

    Ustaad omer inshaar guuleyso 🙏
    Wx bdn ayaan kaa faaidey 🙂
    dadka wax kaa sheegayo waa in yar oo wax ma garato ah ha u joojin keep going 🤗

  • @SaabariinIbrahim-qg4se
    @SaabariinIbrahim-qg4se 7 หลายเดือนก่อน +4

    Madax korkiisa ayaad iisarantahay wll horay usoco ❤

  • @IlyaasAbdirahman-l8f
    @IlyaasAbdirahman-l8f 7 หลายเดือนก่อน +1

    Shukran bro vediogaga wa no wehel dadka cidlada ku noool sidayda . Wakhtiga shaqada maha inta kale adigaa fiirsada .masha allah

  • @ahmedhassan-rc4ys
    @ahmedhassan-rc4ys 7 หลายเดือนก่อน +17

    Shukran walal

  • @Yooco_media
    @Yooco_media 7 หลายเดือนก่อน +3

    Dhalinyarada hada waxa madaxa ka galay
    •faarax
    •xaliimo
    ____________________________
    Waxaasa xataa damiirkii qofku lahaa hoos udhigay😢

  • @safiyaabdullahi7510
    @safiyaabdullahi7510 7 หลายเดือนก่อน +7

    My Favourite TH-camr Omer Inshar🙏

  • @salmaali8262
    @salmaali8262 7 หลายเดือนก่อน +4

    Sisterhood mise brotherhood, hal dhinac haka fiirin, nin oo dhan waxoo ku kacsada in uu naag bahdilo, keep going ilaa naarta 😂😂

    • @YoTurkish
      @YoTurkish 7 หลายเดือนก่อน +1

      Wll idhagayso tusale hada ninba xaskisa gubay gudaha xamar bal car so hel nin so qoraya comment ah ayada u sabab ah ama ayada is gubtay kuli waxay tagerayan gabartas ayado aysan jirin hal qof oo oga wixi dhacay sida xaqiqada ah balse eeg tusalaha uso qatay omer gabadha ilmaheda ka carartay dhaman waxa laso qorayo wa depression bay qabtay asaga wareriyay xisabta fahan mesha laga hadlayo

  • @Nasrobxersi8266
    @Nasrobxersi8266 7 หลายเดือนก่อน +3

    War Gabdho meshan isagataga mesheni ma aha

    • @Nasrobxersi8266
      @Nasrobxersi8266 7 หลายเดือนก่อน +2

      Codka yanu idi sirin

  • @Ali-cv4rv
    @Ali-cv4rv 7 หลายเดือนก่อน +8

    Aniga kan waa iga yaabiyay dhalinyaro badan ayuu uyahay steerinka gaariga mar uu la gadin doono ma foga hadal kagayga meel ku qorta 😂

    • @abdirizakismail8679
      @abdirizakismail8679 7 หลายเดือนก่อน +2

      Doqon aan xishoon baad tahay.

    • @Ali-cv4rv
      @Ali-cv4rv 7 หลายเดือนก่อน

      @@abdirizakismail8679 duli jaahil ah oo steerinka loo hayo ayaa tahay

    • @Ali-cv4rv
      @Ali-cv4rv 7 หลายเดือนก่อน

      @@abdirizakismail8679 adigaa jaahil ah

    • @Nasrobxersi8266
      @Nasrobxersi8266 7 หลายเดือนก่อน +3

      Abowe ma ila aragtay wa runta anna wan sugaa kan waa iska daayay Ani

    • @abdifatahmuhudin2273
      @abdifatahmuhudin2273 7 หลายเดือนก่อน

      ​@@Nasrobxersi8266😂😂 waayo dhaqan xun aad Lee dahay ayuu ka haay .
      Ninkasta oo social media ku jiro 100 % looma raaco inta ku anfacda laga qaata.
      Mida kle wxaad rabtiin la daawado kuwa prunks sameeyo .mise tiktok kuw ka niikiyo

  • @ayaanhassan947
    @ayaanhassan947 7 หลายเดือนก่อน +5

    Ustaad omar inshaar nama aadan weerari xaqiiq jirtaa noo sheegtay waanadadana waa I anfacday aniga ahaan ee wanada waxay dhibaysaa dadkay ku socotay
    ilahay khayr hakaasiyo

  • @fardowso6615
    @fardowso6615 7 หลายเดือนก่อน +8

    intaas Inka badan ayaan ku haayaa aniga wax ma ilobo

    • @maxamedaweys8535
      @maxamedaweys8535 7 หลายเดือนก่อน +3

      kkk waryaa hee ustaadka kaleexo si guud ayuu u hadlayaa ustaadka😂

    • @Sihaamqurux-q2b
      @Sihaamqurux-q2b 7 หลายเดือนก่อน +3

      ​@@maxamedaweys8535war wa nin misogynist eh kan wlh marku intas o mawduc kaso samenaye dumarka xun maxa udiide inu raga xuna ka hadlo koley kan wilasha ila dhashay inu jiran yahy way ila arken mahan nin fiyoow

    • @mariamnasir6729
      @mariamnasir6729 7 หลายเดือนก่อน

      ​@@Sihaamqurux-q2b waxa uu ka hadlaayo adiga miyaa u dooraayo walalo waa sax dumarka waa fitnada aduunka ugu weyn hadey wanagsanta bulshadaa hagaagi hadey xumatana wey xumani ee isagaa xor u ah waxa uu ka hadlayo ee adiga uma doori kartid haduna ku cajabin ka tag dee

    • @keyow151
      @keyow151 7 หลายเดือนก่อน

      ​@@Sihaamqurux-q2b muxuu ku jiran yahay ?

    • @keyow151
      @keyow151 7 หลายเดือนก่อน

      Cuqdada iska saar adi unbey dhib kugu tahay

  • @fali8070
    @fali8070 7 หลายเดือนก่อน +2

    Asc cumar ayaan dhaweyd ayaad aad noga xanajisay intaad Moroccons gabdhahoda amaan ladhacday ayaad gabdhihii kula dhashay ee soomaliyeed cay utirisay gabdhaha soomaliyeed mawada xumo walaalkey cafis maalintas waa kuso caayey

  • @rahmaabdalle8073
    @rahmaabdalle8073 7 หลายเดือนก่อน +5

    وأخيرا نزلت الحلقة التي كنا منتظرييييين. كلامك

  • @Hamda09670
    @Hamda09670 7 หลายเดือนก่อน +4

    Still dumar naceyb baa kugu jira ee alle haka saaro

  • @AmiunoClaahi
    @AmiunoClaahi 7 หลายเดือนก่อน +1

    Wallhi cumar aniga iyo gbdhah dhamaanteen Marka aan ku dhegeysaneyno waan kugu faanaa waayo waxa thy wallkeyna ❤

  • @ridwaanmohamed2796
    @ridwaanmohamed2796 7 หลายเดือนก่อน +3

    Waa xaqiiqo gabadha asturan way jeceshahay in asturnaanta laga hadlo ta qaawana wayku weerari adigiyo cid kastoo ka hadasha yadoo ku gabanasa dumarkaa la liidayaa

  • @EFURAAT
    @EFURAAT 7 หลายเดือนก่อน +3

    Wll nabiga igula sali scw ❤

  • @yasiin-guray
    @yasiin-guray 7 หลายเดือนก่อน +2

    Mahadsanid omar waa talo wanagsan

  • @runkahadasho8495
    @runkahadasho8495 7 หลายเดือนก่อน +5

    Ar niyow yutubkaaga waxaa igu danbeesey markaad Morocco 🇲🇦 aad amaantey waliba aad ka dhigtey gabdho maqbiyo xaliimana aad caay meesha lasoo fadhiisadey 😂😂😂
    Hablaha Morocco waxaad kadhigtey kuwa tiki token aan isticmaalin halka xaaliimooyinka isku wada qabtey waana iska ogaa mid xaliimo inaad kalatagteen wiilkaaga faysal marka waxaan ku leeyahay hadaad wax kasoo hadleesid dadka ha isku qaban oo kala saar😂😂

    • @cabdijibar5844
      @cabdijibar5844 7 หลายเดือนก่อน

      Runta mey ku dhipeysaa wllo😂

  • @xaawosoomaali1800
    @xaawosoomaali1800 7 หลายเดือนก่อน +2

    Thanks wllo ❤❤❤❤

  • @qanyaremohamed1397
    @qanyaremohamed1397 7 หลายเดือนก่อน +5

    Sisterhoodnimada waan arkay run ahaantii 😅

    • @walaalkhayraad8953
      @walaalkhayraad8953 7 หลายเดือนก่อน

      Tiktokka maku aragtay dumarland 😂

  • @Saydomar66
    @Saydomar66 7 หลายเดือนก่อน +4

    Niyow waad naga raagtey
    oo siyaasadii ayaad ku milintey.

  • @Jiraalka_Maanta
    @Jiraalka_Maanta 7 หลายเดือนก่อน +1

    Waa Xaqiiqdu Sidat Tahay qofkasta oo Caafimaad qaba wuu arkaa

  • @SuhaybAbdirahmaan-j4v
    @SuhaybAbdirahmaan-j4v 5 หลายเดือนก่อน +1

    OMaroW adi guurso hadii kaLe hadalkayga waa ka shalayn😂

  • @yusuufcaqiibo1576
    @yusuufcaqiibo1576 7 หลายเดือนก่อน +1

    Haweenaydaas ooyeysa ee Maraykanka ah waan daawaday.

  • @nimcabile2981
    @nimcabile2981 7 หลายเดือนก่อน +2

    Gar iyo gardaraba waan kuwataa ani❤

  • @MumtazMohamed-o9m
    @MumtazMohamed-o9m 7 หลายเดือนก่อน +1

    Ani ahaantayda mumtaaz wallaahi ustaad wax badan oo badan oo aan soo koobi karin kaa bartay ilaahay jano fardawsa hakaa abaal mariyo

  • @XaliimoAbdi-ng4mr
    @XaliimoAbdi-ng4mr 7 หลายเดือนก่อน +7

    Waa soo cararay😊

    • @Sahra-qi5sk
      @Sahra-qi5sk 7 หลายเดือนก่อน

      Abaa walal wan
      Soo cararayi 😊

  • @MohaMacalin-hp1fu
    @MohaMacalin-hp1fu 7 หลายเดือนก่อน +3

    😂😂😂fasnac maashi itu wll laxwalba meeshey isdhigtaa laguqalaa😊

  • @maryamaabdallahi7493
    @maryamaabdallahi7493 7 หลายเดือนก่อน +3

    Adiga kama sugeyna sharaften io karamadena naften wx u qabsanena wana dhowrsanhy wan wx barty wana shaqeysan shaqadena io gurigeyna ma dhaafno

    • @abdifatahmuhudin2273
      @abdifatahmuhudin2273 7 หลายเดือนก่อน

      Ma dhamaysatay mise waxba kuu dhiman.
      Gabdhaha akhlaqqda leh laal hadlayaa ee noocaaga afka dheer mewl uguma banana meshan

    • @maryamaabdallahi7493
      @maryamaabdallahi7493 7 หลายเดือนก่อน +1

      @@abdifatahmuhudin2273 ragga nucada o kle ina la doda sharafteda ka weyn laqabsi uma bahni🤣🤣🤣🤣🤣

  • @65nuuryare
    @65nuuryare 7 หลายเดือนก่อน +3

    Sheeko kale nin an sahibo nahay aa gabar jecla in ow guursado markow go.aansadey bey tiri jaamacada wa in an so dhameystaa markey ku adkeysatey asna wa daneystey gabar kale ow bartey wana guursadey 2010 ayey eheet ninka hada 6 cunug aa u joogta masha Allah gabadhi jamacada so dhameysatey wali lama guursan wagaas 20 jir ay eheet hada 30ka wey dhaaftey walina lama guursan wilki an ku iri jecelkaga hore goorma la gursan dona wahow i yiri aduunyo godoonka marki la gaaro kkk

    • @Assia9900
      @Assia9900 7 หลายเดือนก่อน +3

      Astaqfurlah dhe wll qadarta u qornayd iyada wxay ahataba way seegtay lkn adi dambi io ku jeesjes yaysan ka noqon

    • @yahyeali6249
      @yahyeali6249 7 หลายเดือนก่อน

      Waa masiibo aad uxun marka qobka ay kabaxan diinta sas.ayay udhaqman Allah ayan kamagal galaynaa qomkaas

    • @bisharomohamed8351
      @bisharomohamed8351 7 หลายเดือนก่อน +2

      Oo kalay jamacad inay dhigato yaa I diiday gabdha tan kle qadarka qorna ilahayna adu u qoro way guursanaysa wayna dhalaysa 😌

    • @saidahashi9921
      @saidahashi9921 7 หลายเดือนก่อน +2

      Marka in ay nin ka diido bay ku khaldanayd miyaa war iyada ikhtiyarkeda leh 30 way yar thy 39 jiro iskabulo ah 😂😂

    • @bisharomohamed8351
      @bisharomohamed8351 7 หลายเดือนก่อน +1

      @@saidahashi9921 wAba sidaas jamacdayda aan dhamaysto hadayba khalad thy waxa sxan aygan ka sugayana nimankan dumarka ku sasay😂

  • @Waxbaro-mw8lb
    @Waxbaro-mw8lb 7 หลายเดือนก่อน +2

    Idinkaba waa is difaacdaan hadaa nimantihiin anaga hada dhaw lee shaxda fahanay

    • @kinghamaaz1352
      @kinghamaaz1352 7 หลายเดือนก่อน

      Qof xumaan sameeyay dumarnimo darteedaa udifaac kadib waxaad aakhiro kahesho arki doontaaa

    • @Waxbaro-mw8lb
      @Waxbaro-mw8lb 7 หลายเดือนก่อน

      @@kinghamaaz1352 idinkaba waa arki doontaan

  • @musababdijamal9556
    @musababdijamal9556 7 หลายเดือนก่อน +2

    Mar walbo waan kugu fir ahay mr ogansho hadalada ad ku hadasho dada isla markiba meel kale ujeeda🎉🎉👊👋🤚👍☝️🤝🧠🦻

  • @mrfuga6041
    @mrfuga6041 7 หลายเดือนก่อน +3

    Shaki la’aan waxa xaqiq ah in dumarku isdifaacan uyara fiirso gabar ba xuman samayni intaso marmarsiyo ayay usamaynayan it doesn’t matter xata haday samaynso wax diinta lid ku ah way dificayan!

    • @Ymhsey_chary2310
      @Ymhsey_chary2310 7 หลายเดือนก่อน +3

      Nah that’s a lie kuwa sideda u xun ayaa difacaya idinkaba ninkina xun legend ayaa tirahdan kuwa waliba xun.

    • @mrfuga6041
      @mrfuga6041 7 หลายเดือนก่อน +1

      @@Ymhsey_chary2310 stop this shitt orod kaliya instagram gal naag somali model o qawan waxa tageraya waa naago wawwayn oo hijaban TikTok and facebook nagaha xumanta samayanaya waxa difacaya waa naago wada hijaban so you can’t tell me, naagaha xun xun ba difaca inta xun, raguna xata kuwa balwadaha leh inay xuman cidna ku difacayn that’s a fact!

  • @Maryamabdalle
    @Maryamabdalle 7 หลายเดือนก่อน +2

    sababtan isku difacno waan isfahamnaa dumarkuna ogow wll omar inay yihin dardarinkii nebiga csw yirina dumarka khayr udardarma ilaliyana waa quraarado
    anigo jecel inaan noqdo hooyo xaas wanagsan hadana waxan aminsanahy gabadhu meel ha iska soo saadho waqtigaan lajoogo qof xaqaaga sibuuxa uga soo bixi kara majiro duruf hakeento ama dayac
    mana aaminsani feminisam iyo raga oo lanaco raqiisnimana waan kadheerahay Lakin waaqica aan kunool nahay baan kuxisaabtamayna

  • @xigmaMaxamed
    @xigmaMaxamed 7 หลายเดือนก่อน

    MASHA ALLAH ALLAAH hakubarakeeyo cumar inshaar

  • @zhr13yosef54
    @zhr13yosef54 7 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkanaaa waniii Nimka yaga baaa xog iskugu hiliya

  • @Mohammedhassan-s2p5p
    @Mohammedhassan-s2p5p 7 หลายเดือนก่อน +2

    Waan ku tabay wallaahi allaha ku xafis❤❤❤

  • @kamirhassan4191
    @kamirhassan4191 7 หลายเดือนก่อน +3

    Waa caqliyad ay hablaheeni u haystan cilmi wayn ala yahdik ya xalimo😮

  • @kabtan35
    @kabtan35 7 หลายเดือนก่อน +2

    Xaqiiq buu ka hadlay runtiii

  • @OGSOOR
    @OGSOOR 7 หลายเดือนก่อน +1

    Arinkaa Sisterhoodnimada ah waa Waa mid wax ka jiro Omarow Sxp💯✋

    • @walaalkhayraad8953
      @walaalkhayraad8953 7 หลายเดือนก่อน

      Tiktok ku arky dumarland ee dhahaan😂

  • @LajecleyCawil
    @LajecleyCawil 7 หลายเดือนก่อน +4

    Wlhi daacada u qoslay 😂😂 Apaayanimo 😢😢

    • @Fatma-gy5cl
      @Fatma-gy5cl 7 หลายเดือนก่อน +1

      😅😂

  • @Moah-xyz
    @Moah-xyz 7 หลายเดือนก่อน +6

    Team ogaansho one love❤

  • @ZeinYare
    @ZeinYare 5 หลายเดือนก่อน

    Omar inshar wllka xikmadaha ❤

  • @Bullale6
    @Bullale6 7 หลายเดือนก่อน +1

    podcasty-gan wuxuu si guud u koobayaa aragtida fuxshiga ah ee femenism!
    gabadh Ameerican ah oo aamintay aragtidan femenism ayaa mar ay warbixin ka bixisey eyey tiri " Khaladkii ugu weynaa ee aan sameyeey nolosheyda wuxuu noqday in aan aaminay aragtidaada femenism" xataa waxani nidaamka kowniga ah ee uu ilaahay u abuuray ayey hareer marsan tahay.

  • @yahyeali6249
    @yahyeali6249 7 หลายเดือนก่อน +3

    Hadal ka iguqosol ka badnaa waxa waye tiisha afka saar sarane marku dha haayi 😂😂

  • @Nicmo34
    @Nicmo34 7 หลายเดือนก่อน

    Ustaad omar inshaar ilhy haku janeeyo wlhi wx bdn ayaan kaa faa'idaa hadaadana ku dhageysn iimaba aha😊❤

  • @Abdiweliisack
    @Abdiweliisack 7 หลายเดือนก่อน +5

    Ragga SIMB GA AH sow kuwa aan Dirac raaca dhahno mahan

    • @Saydomar66
      @Saydomar66 7 หลายเดือนก่อน

      😂. Yes waa shalmad raac.

    • @X10-f6e
      @X10-f6e 7 หลายเดือนก่อน +1

      Maya waa abdifitaah yare ookale

  • @Freestylerfutbol
    @Freestylerfutbol 7 หลายเดือนก่อน +5

    cumar dumarka ma weeraro bal wuuba difaacaa lkn inta fahanta ayaa iska yar.!

    • @nimconuur8178
      @nimconuur8178 7 หลายเดือนก่อน

      Ilaahay baa nadifacaya qof bini aadam uma bahnin

    • @bisharomohamed8351
      @bisharomohamed8351 7 หลายเดือนก่อน

      ​@@nimconuur8178 u sheeg😌👍🏻

    • @Sihaamqurux-q2b
      @Sihaamqurux-q2b 7 หลายเดือนก่อน +3

      Hadu dumar badbadinayo marki ay gabdhah dhahen raga xub e an iska ilaalino no sheeg muxu u dhahy raga xun ina ogatan muhiim ma ahan war kan naagtisi marki ay kala tagen ila hada dumarka dhan cadaw ayu u arka cuqdad dumar naceb aya ka buuxda

    • @isseyare
      @isseyare 7 หลายเดือนก่อน

      dumar naceeb wax ladhahaa majiraan runta waa qaraar
      Waxa laga hadlaa faham marka hore

    • @Sihaamqurux-q2b
      @Sihaamqurux-q2b 7 หลายเดือนก่อน

      @@isseyare runta ma raga xun ceebahoda la qariya war aqli yeelo nin faca eh o khaldan waxba hatagerin orod walasha usheg raga xun si ay is kaga ilaaliso taas aya ku anfaceyse

  • @KaliHashi
    @KaliHashi 6 หลายเดือนก่อน +1

    Wlhi waxaad kahadashay xaqiiqda hada jirto 😢❤m.a

  • @CaaliyoOmarshooli-dz9kq
    @CaaliyoOmarshooli-dz9kq 7 หลายเดือนก่อน +3

    Ben mahan waligey wakutagera lkin halmar mahe❤

    • @zakariyemohamed4100
      @zakariyemohamed4100 7 หลายเดือนก่อน

      Halka mar muxu ka sameyay😅

    • @Sihaamqurux-q2b
      @Sihaamqurux-q2b 7 หลายเดือนก่อน

      ​@@zakariyemohamed4100wa marku dhahy rag xun ma jiro lkn dumarka le red falag leh

  • @husseinmohamed2259
    @husseinmohamed2259 7 หลายเดือนก่อน

    Al xaqiiqa ustaaad cumar...duulkaad lahadlayso...ayaan lahayn..dux iyo iimaan...

  • @Ninweyn-
    @Ninweyn- 7 หลายเดือนก่อน

    Ustaad wan ku salaamay 🎉❤

  • @fatushxersi1289
    @fatushxersi1289 7 หลายเดือนก่อน +2

    Thnks 👍👍

  • @Walasha25
    @Walasha25 7 หลายเดือนก่อน

    Famines wa wa xun mana tageeesani lakin adigu wad bunbunisaaa khatar Ila heerkasa ma jirto

  • @ismacilleejo
    @ismacilleejo 7 หลายเดือนก่อน +1

    Asc wr wb Akhi Cumar inshaar illaahey Agtiisa waxan kaga marqaati kacayaa hadalka aad ka dhawaajisay ee ah in dumarki cadaanka ah ey hada bilaabeen in ey guryaha joogaan oo ey ka Adkaadaan howsha guriga iyo barbaarinta ubadka Ragine ey garowsadeen in ey masuuliyada reerka oo dhan dhabarka u ritaan waxan ku noolahay jarmalka waxan shaqo wadaag nahay Rag&dumar dalal kala duwan kasoo jeeda xiliyada qaar waan sheekeysanaa anaga oo ka hadleyna wax waliba hadii ey noqon laheyd dhaqanka diinta siyaasada sheekooyinka qaar ee xiisaha leh waxa waaye marki aan diinta islaamka ka sheekeysaneyno islaamka dumarka Xaqa uu siiyey gabadha marki la guursado xaqa u waajibaya ey ku leedahay ninkeeda sidoo kale xaqa ninka uu ku lee yahay gabadha uu guursaday sheekooyinka marki aan ka shekeysaneyno waxey u arkaan sheekooyin xiiso gooni ah u leh bal mararka qaar ey lee yihiin sharci lagu dhaqma wax ka wanagsan ma lahan diinta islaamka sido kale waxan isla shaqeynaa gabdho waxey ku lee yihiin hadii aan nin muslim ah guursado waxas oo dhan muu ii sameynaa aniga guriga ma iska dhex jiifanaa Kirada biilka dharkeyga caafimaadkeyga shoppingkeyga waxas dhan muu bixinaa wey la yaaban yihiin mararka qaar waxey igu dhahaan Somalia ku raaceyna Ragaas rabnaa anaga 😂😂

  • @abdallaalpha4945
    @abdallaalpha4945 7 หลายเดือนก่อน +1

    comment-yadii badna maanta ma arkee xagee adeen Yaa sheekh😂😂

  • @hamdokhadarosman173
    @hamdokhadarosman173 7 หลายเดือนก่อน +2

    Sheekada waa sheeko jabaan 😢😢😢😢😢😢

  • @MiskiMohamed-iy3ms
    @MiskiMohamed-iy3ms 7 หลายเดือนก่อน

    Nama weerartid wallale ❤se siiqada hadalkga hagaaji markaad dumarka ka hdlaysid ama lahadleysid ustad

    • @MoBashier
      @MoBashier 7 หลายเดือนก่อน

      Xoogaha Gabar Nimada Waaye Dhibka😢😂

  • @Aishamataan
    @Aishamataan 7 หลายเดือนก่อน

    Gabadha waa shaqaysan kartaa ubadna waa dhali kartaa. Nafteeda, ubadkeeda iyo ehelkeeda bayna ku anfacaysaa.

  • @CibadoCali-i5e
    @CibadoCali-i5e 7 หลายเดือนก่อน +1

    kala saar hablaha xun xun iyo hablaha wanaagsan wllo

  • @amuunjama126
    @amuunjama126 7 หลายเดือนก่อน +2

    No no wlashay oo halawsan uma yeelayo qiil xumaanta ayjirtana kulama safanayo either inaan waniyo ama uduceeyo in illahay kasoo hanuniyo xumanta ay ku jirto sisterhood nimadu waa in aan uga naxo nafteeda xumanta aduunyo iyo aakhiraba dhamanten illaahy hayna wada hanuuniyo

  • @dhhol77
    @dhhol77 7 หลายเดือนก่อน +4

    ! Mhdsnid walal cumar hada nhy gabdhaha dhowrson waa ku taagerna kuwa la dhumiyyna wey ogaan donaan wxd ka hadleyso

  • @Sihaamqurux-q2b
    @Sihaamqurux-q2b 7 หลายเดือนก่อน +1

    Marka chanalkan dhagysigisa bilaabe ayaanba arkay cuqdada raga kujirto io gacan bidixeenta ay nagu hayaan waligey maba qabin wax la dhaho rag nacayn adaaba igu beeray dhanac le u raran tahay markaste dhinaca alle ku tir

  • @AasiaAbdisaln
    @AasiaAbdisaln 7 หลายเดือนก่อน +4

    Dumarka ka gaabso wll waxaad uga hadashi waa qalad

    • @ayaanhassan947
      @ayaanhassan947 7 หลายเดือนก่อน +1

      Ustaadka waxjira buu ka hadlay dumarkana waa Asaaska bulshada in wax loosheego ceeb mahan wll

    • @Ymhsey_chary2310
      @Ymhsey_chary2310 7 หลายเดือนก่อน +2

      ⁠@@ayaanhassan947asaska maxaa la dhaha. Hooyoyinka iyago biil iyo caruur loga cararo oo waliba ey cunuga ku dadalan ayaa carurta nimanka somaliyed rerahoda ka cararay mafio noqdan. So go advice that guys. Meshan dumarka somaliyed kagama hadlayo wuxuu example u so qadanayo waa hablaha wadamo kale oo asaga luqadisa fahmeyn wired 😑

  • @BilanQorane
    @BilanQorane 7 หลายเดือนก่อน +1

    Gabar shaqeysta baa dalxiistey because lacag bey haystaah , m warbaah

    • @mariamnasir6729
      @mariamnasir6729 7 หลายเดือนก่อน

      Dalxiiska uma diidana ee bilaaa muxramka buu didanyhy walalo

  • @simanmaxamed1434
    @simanmaxamed1434 7 หลายเดือนก่อน +2

    Naagaha xanuinsana kunecen horw usoco

  • @hassanabubakar1226
    @hassanabubakar1226 7 หลายเดือนก่อน +1

    Gudcurbay gudayaan lkn waxayna ogayn dhibka aydhaxlayaan

  • @HudaOmar-rl8ms
    @HudaOmar-rl8ms 7 หลายเดือนก่อน +1

    Thank you

  • @sheymayuu6676
    @sheymayuu6676 7 หลายเดือนก่อน +1

    Cumaroow waxaa rabto maa noo sheegee , sax waaye gabadha depression weey heysan karta hadu cunugeeda 2 sano xita jiro adiga waxaaga waa weerar aa geed loo soo ganban mowduucyada gabdhaha kaga hadasho.

  • @omarmohamoudrp4do
    @omarmohamoudrp4do 7 หลายเดือนก่อน +1

    Ustaad Bookii aawey😊

  • @mmc-ih1pf
    @mmc-ih1pf 7 หลายเดือนก่อน +1

    Thank you brother

  • @ibrahimdekow
    @ibrahimdekow 7 หลายเดือนก่อน

    M.A Walal Omar inshar Long live♥️👑

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal143 7 หลายเดือนก่อน +1

    Wallow wax aan ku qusayn haku fogaane wax aanu wax ka faaiidno noo keen

  • @kabahaardaydaacafimaadkaof5600
    @kabahaardaydaacafimaadkaof5600 7 หลายเดือนก่อน +5

    afkaar daciifa ayaad meesha la soo yuururtaa

    • @farxiyofaarax5556
      @farxiyofaarax5556 7 หลายเดือนก่อน +4

      Bal adigu kuwo ka fcn keen😂😂

    • @nimconuur8178
      @nimconuur8178 7 หลายเดือนก่อน +1

      @@farxiyofaarax5556 kii nabiga dhagyso qofna waxba ugama bannin kii wax garanaya walahi dadka kuma mash qulo akhiro ku mashqula

    • @farxiyofaarax5556
      @farxiyofaarax5556 7 หลายเดือนก่อน +1

      Oo adi maxa kugu mashquuliyy dadka🤣

    • @Ahmedsahane
      @Ahmedsahane 7 หลายเดือนก่อน

      Khaniis miyaa tahay ?

  • @thomasmuller5434
    @thomasmuller5434 7 หลายเดือนก่อน

    Masha allaah

  • @raxiimacabdiwali8273
    @raxiimacabdiwali8273 7 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid ugaaskeena talooyinkaagu waa qadasho Mahadsanid ❤