Fandhaal 95 | Maxay U Sahlantahay is badalka Dumarka ?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ม.ค. 2024

ความคิดเห็น • 226

  • @abdirashed6669
    @abdirashed6669 6 หลายเดือนก่อน +83

    Iyado Dadka Oo Dhan ay wada Mashqulsanyihin Hadana Wax Jira qof wanagasn Oo Qoralkayga Akhrinaya✌️❤

  • @faizabeuty1744
    @faizabeuty1744 6 หลายเดือนก่อน +33

    لازم ندعو هذا الدعاء (للًّهم با مقلب القلوب ثبت قلبي على دينك)

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 6 หลายเดือนก่อน +31

    Dumarka ugu badan oo diinta islaamka ku soo biira, Dumarka haday wax bartaan maadi iyo diinba aduunka dhan way badalaan ❤❤❤faa,idiyin badan ayay leeyahin

  • @shukriibrahimismail1488
    @shukriibrahimismail1488 6 หลายเดือนก่อน +19

    اللهم يا مغلب القلوب ثبت قلبي على دينك اسلام

  • @user-gd8pc2bo1r
    @user-gd8pc2bo1r 6 หลายเดือนก่อน +22

    Ilaahay diinteena hanagu sugo dumarka iney fasahaadka uga sahlanyihin waa xaqiiq ilaahay hana sugo shukran wll Umar Inshaar

  • @MUUSE967
    @MUUSE967 6 หลายเดือนก่อน +14

    Ustad omar qof wanagsan tahay wllhi ajar ayaa shaqeesatay qofka walalkaga waa in aad ka celiso xumaanta

  • @farxiyofaarax5556
    @farxiyofaarax5556 6 หลายเดือนก่อน +59

    Alla jecliyaa mar kaad ka hadlayso wax dumarka quseeyo saan wax badan uga faaido😮❤❤

    • @M.f3711
      @M.f3711 6 หลายเดือนก่อน +13

      Waxay tahay qof horumarka jecel
      Sido kale jecel inay wax badan ogaato nolashana wax kaa barato
      Talo walaaltimo hadan kusiiyo si aad wax badan uu ogaato am badan usii baratiid
      Wax badan bugtaa akhri
      Qof kasta oo wax Kula wadaga
      Waa laaba miid uun
      1. Waa qof horumar gadhay oo kaaga waramaya sidu ku gadhay
      2. Waa qof buugta akhriyaa wixi akhriska kaa faaiday kula waday
      Sabaabta aaan ku leeyahay wax akhri waxay taahay hadalkaaga wax igaa Muqata inaad jeceshaay inaad wax badan ogaatiid ama baratiid nolasha ku saabsan
      Halka kaliyaa aaad wax badan laaga ogaada waa akhrinta bugta
      Walashay waxan rajaynayaa inaad qoralkan wax uun kaa faaido
      Thanks

    • @farxiyofaarax5556
      @farxiyofaarax5556 6 หลายเดือนก่อน

      @@M.f3711 mahadsanid wllo ilahay ha kaa abaal mariyo🥰👍

    • @cabdulaahiabdinurhassancas8409
      @cabdulaahiabdinurhassancas8409 6 หลายเดือนก่อน

      Jazakallah kheyr wll qaali ah❤😊

    • @Sahruush
      @Sahruush 6 หลายเดือนก่อน

      ​@mohamedfariish6707 ani xitaa waan ka faiday mhdsanid abweh
      Jazakallah khair❤

    • @sukhra3585
      @sukhra3585 6 หลายเดือนก่อน +3

      Kan dumarka wuuba yasaa maxad ka faidi wax

  • @user-mx3vh1se3t
    @user-mx3vh1se3t 5 หลายเดือนก่อน +4

    ألهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك 🤲😭

  • @hoiyad100
    @hoiyad100 6 หลายเดือนก่อน +10

    ربنا لا تزغ قلوبنا بعد إذ هديتنا وهب لنا من لدنك رحمة إنك أنت الوهاب

  • @user-ce8ld4nx2r
    @user-ce8ld4nx2r 6 หลายเดือนก่อน +4

    Allah cumaroow wax walba afkaagu way ka sahlan yihin wallahi lakiin aniga si ayaa ku arkaa 💔💔

  • @user-mn5yk5zu1p
    @user-mn5yk5zu1p 5 หลายเดือนก่อน +4

    Cumar mahadsanid mowduucaan soo badi😢

  • @bushramohammed2698
    @bushramohammed2698 6 หลายเดือนก่อน +18

    Waxaan aaminsanahay ama waligay aaminsanaa qofka isagu hadii uun is ilaalin oo xumaanta iyo waxyaabaha khaldan iska ilaalin qofna ma ilaalin karo, dabcan walidkeen ilaahay ha xifdiyee way ma tarbiyadeeyen waliba tarbiyad heer sare ah lkn tarbiyadas naguma filna wa inaa anaga dhankayagana aan iska ilaanino dhammanteen Alle hayna ilaaliyo

    • @2daysago_
      @2daysago_ 6 หลายเดือนก่อน +2

      Wll sidaas ma ahan. Dumarka dabciyan feelings ama emotions caadifad ayaa hagaaa waa sida uu ilaahi ku abuuray. Waana flexible ama dhinac walbo ayaa loo hagi karaa dumarka sababtoo ah caqligooda ma isticmaalaan oo waxaa caqliga kasoo horeeyo emotions ama feelings.
      Marka waxa kali ay ku badbaadayaan waa in cilmiga diiniga la baro ...si ay diinta uxakameeyso oo talaabo walbo ay qaadeyso diinta iyo ilaahi ka cabsi ku saleyso. Waalidkana tarbiyo fiican siiyo.
      Xadiith saxiix ayaaba jiraa ninkii 3 dumar dhalo ...diinta baro ..koriyo ilaa uu uguuriyo waa ahlu janno. Marka dumarka waa kadeed in la xakameeyo ayey ubaahanyihiin

    • @NeeymarGr-ue2uc
      @NeeymarGr-ue2uc 6 หลายเดือนก่อน

      Maya. Waan isku kalsonahay iyo waan is ilaalin karaa. Gabar kasta oo maanta fasahaaday wey dhihi jirtay. Sawabto ah dumarka aad aye usahlantahy in fikradoda labadalo. Wayo aqliga mais ticmaalan ee waxe isticmaalan shucuurtoda iyo feeling

  • @mohaan__pro11
    @mohaan__pro11 6 หลายเดือนก่อน +11

    Waa mowduuc aad uqiimo badan shukran walaalkeen omar

  • @fadumodahir8667
    @fadumodahir8667 6 หลายเดือนก่อน +15

    Omar waxaan ogaa asaga oo Faysal hooyadii kala tagen oo uu yiri somaliya uu jooga waxaan naftayda kabalanqaaday inaanan sanad ka maqnaan wiilkayga.runtii war jecli igama ahan laakiin waxaan jeclaan lahaa inuu illahay dib umidooyo reerka❤ hadaynan suurta gal ahayn qof walba meeshiisa allaha ku abfaco.

    • @obayd4617
      @obayd4617 6 หลายเดือนก่อน +2

      Ma oran ee cumar baa somaliya jogay wiilkiisu Qatar buu la joogaa oo hada waa wada jogaaan

    • @fadumodahir8667
      @fadumodahir8667 6 หลายเดือนก่อน

      @@obayd4617 waxaan ka hadlayaa waa dhawrsano kahor wll adigu maxaad igu soo kordhisay

  • @sukaynasaed
    @sukaynasaed 6 หลายเดือนก่อน +9

    Ustaad omar waxad wahel koda tahay dhirigaliyahoda tahay kuwa caqli u saxibka ah
    Wax badan ayan kafa iday ustaad ilaahy caqli iyo aqonta haku siyadiyo ustaad my motivation 🙏

    • @Naagnool124
      @Naagnool124 5 หลายเดือนก่อน

      Caqli ma lihid walaalo hadduuba kan dhiirigaliye iyo baraarujiye kuu yahay orod is aas

    • @Sihaameyyy
      @Sihaameyyy 5 หลายเดือนก่อน +2

      ​@@Naagnool124adi maxa meesha ku keenay dad buu dhiirigeliye iyo macalin u yahay mise runta gu,dhibeyso ileyn wiilka run maahine wax kle masheegin yaah walashey 😏

  • @munaali10
    @munaali10 6 หลายเดือนก่อน +6

    Mahadsanid wll noo sobadi mowdiicyadaan waxa ey noo noqoneysaa inan wadada wanagsan kusugnano Allah nahanuuniyo inan caan. Noqdo ayaanba ugunecbahay

  • @muniraabdirahman4759
    @muniraabdirahman4759 6 หลายเดือนก่อน +8

    Waalidka hanagu dirin nio 😢 hda bixi rabaaye Allah na xifdiyo dhamanteen 🤲🏼🥰

    • @Inasuldan1235
      @Inasuldan1235 6 หลายเดือนก่อน +3

      Oo walal ma xijabkii ayaad tuurtey horta ma og tahay in xijaabku yahay aayad qur,aan ah
      Walal wlhy naftu meel ma jirto inta laguu soo jirana ma ogid ee ugu yaraan adoo asturan dhimo
      Wlhy malin waxan arkayey mesha aan hada joogo naag nimanka melaha cashada iyo gurigoda u raaci jirtey habeynkii in la arko ugu danbeysey nin bay raacday ninkan ay la socoto maba oga mindi buu horey u soo gatey dantuu ka kalahaa markuu ka gaaray buu labo iskugu joogsaday yacni mindidii buu ku dilay gaalo bay ahayeen lkn
      Marka siday u soo labisatey hadi ay ogan lahayn inuu caawa yahay habeynki nololsheda ugu danbeeyey maxad is oran lahayd inay sameyn lahayd

    • @muniraabdirahman4759
      @muniraabdirahman4759 6 หลายเดือนก่อน +4

      @@Inasuldan1235 Ma anaa ku dhahay xijaab baan tuurey Subxanallah ilaahey iima kaso waxaas io wax la mid eh Lkn waalid hanagu dirin waxan kawadaa nin Kan wuxuu dhahay gabdhaha yaan kaligood la dirin taas baa kawadaa wll mcn 🙄adna isdaji qalad baad fahantayee

    • @SUHAYBJOKEF2021pk
      @SUHAYBJOKEF2021pk 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@muniraabdirahman4759waa sax iyadu xitaa waa ayaad in aanay gabadhu bixin maxrim la'aan markaaa ilhy ayaa wax walba nooga aqoon bdn hadalkiisa inaad ku dhaqanto ayaa kuu wangsn
      Ama kuwa halkaa macaac leeya ayaad noqon

    • @SUHAYBJOKEF2021pk
      @SUHAYBJOKEF2021pk 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@muniraabdirahman4759ilahy haku garab galo wll safarkaa

    • @Hawo83
      @Hawo83 5 หลายเดือนก่อน

      ABAAYO WA IGA TALO KAIGAA HABIXIN AMA HANOLAN KALIGAA MAXRAMKU MUHIIM BUU KUU YAHAY XITA HADA WAYNTAHAY@@muniraabdirahman4759

  • @user-kk8zw3nu1v
    @user-kk8zw3nu1v 5 หลายเดือนก่อน +1

    Wiilkaga ilhy hakuu caafiyo, gabdheheenna muslimka ahana ilhy ha hanuuniyo.

  • @maryamaabdallahi7493
    @maryamaabdallahi7493 6 หลายเดือนก่อน +5

    Waxna wan barnay guriga ma fadhisana mye gartida wax ku barta wa in aan dadkeyga ugu faideyaa rag io dumarka wa in aqonteyda ugu faidya anigo xijabana dhowrson wajibkeyga gudana dhaqan io diinta wan dhowra waana safra qof illahy ku xiran hata thy allaha aya tala saarta anigo xijabana dunida wan adiga kara wllow gbdhaha xun arkta markas no sheeg inta gbdhhah jidka allah ka weecday allah soo hanuuniyo inta dhowrsan allaha karaameyo lkn gbdhha kun nin ku dhaxjurta kamara allaha ka qaday maxay thy niman wan la so shaqeynay wax dhip kuma arkin lkn marka dantada io wajibka gudato wlhi in ay kugu so xad gudbeyey mesha gbdhhah ka shaqeya sharci kajirto noh plz gbdhaha liideysid joji😢😢😢😢😢

  • @xamdijaamac
    @xamdijaamac 6 หลายเดือนก่อน +12

    Waxaan aqaanaa gabadh wadankii joogta oo 7 caruura oo kla aabaa oo xaaraana haysata oo tolkeed iyo walaaladeed iyo aabaheed la joogaan magaalada hadaba ogow qofkii alle dhawree isdhawra uun baa hanuunsan maxay thy gabadha waa in cid hagtaa ma xayawaanbaa waano iyo talo uunbaa laysku leeyahay

    • @Africa202to4
      @Africa202to4 6 หลายเดือนก่อน +1

      Subxanallah 😢

    • @Hawo83
      @Hawo83 6 หลายเดือนก่อน +1

      MAYA WLL MANIHIN XAYAWAN EE WAXUU KAWADA MASUUL AMA WALI SIDUU ALLAH YIRI OKALE WANARUN ADIGA WAXAD ISKA DHIGTO UNBAD NOQON LKN WAXA KUGU HARERESANNA WAY KU SAMEEN MANA FICNA IN DUMAR IYO RAG KALIGOOD NOLADAN HADANE KA DUMAR AHAN NIN XUN WUXU ISKU DAYI INUU KUSO JITO LKN MA ARAGTE NAG NIN SO SASAABANESO AMA HUNGURIYENESO XTA HADAY JIRTO WAY YARYIHIIN

    • @YasserMohamed-on8tg
      @YasserMohamed-on8tg 6 หลายเดือนก่อน

      Xoolahana waad kagarantihiin hda dumr tihiin armay xoolahaba idiin dhaama wllhi

    • @Assia9900
      @Assia9900 6 หลายเดือนก่อน +2

      ​@@YasserMohamed-on8tg waalid xalaal ah kuma soo korin wlhi bilahi that's why bad dadkle obsessed ugu tahy nolol samayo wll aduunka qofka liita majiree

  • @shumacboy
    @shumacboy 6 หลายเดือนก่อน +24

    Researcher omar inshar

  • @sucdikhalif9117
    @sucdikhalif9117 2 หลายเดือนก่อน

    Jazakallah qeyr

  • @Mariammohamed23471
    @Mariammohamed23471 6 หลายเดือนก่อน +4

    Rabi dumarka hanoo hadeeyo walahi duni waxaan joognaa dumarkii laga dayriyay😢

  • @Munna.22
    @Munna.22 6 หลายเดือนก่อน +2

    Jazakallah Qeyr Walaaal Omar ❤ Allah haku Xafido 🤲

  • @zhr13yosef54
    @zhr13yosef54 5 หลายเดือนก่อน +2

    Wa run Waxa ad sheegta Lkn dumarka un ha ku dhagaysan nimka ya ka danbi badan yaga ka so hadal o waaniii

  • @aasiyaabduwali4407
    @aasiyaabduwali4407 6 หลายเดือนก่อน +2

    Jazakallah

  • @Nasra001
    @Nasra001 5 หลายเดือนก่อน +2

    سبحان الله العظيم

  • @naimaabduqadir9906
    @naimaabduqadir9906 6 หลายเดือนก่อน +3

    Wacalekum salaan teacher Omar inshar❤🎉🎉

  • @mrfuga6041
    @mrfuga6041 6 หลายเดือนก่อน +4

    Duni kala warega ah ayan kunol nahay dumarki galada way soo islamayan, dumarki muslimka qaarkood siba somalida waxay donan ayay samayen iyago xijaban lkn inta wanagsan ba kabadan.

  • @ahmedkeyse949
    @ahmedkeyse949 6 หลายเดือนก่อน +1

    Shukran omar inshar 👏🙏👍✔️

  • @MapraMasha-ck1ki
    @MapraMasha-ck1ki 6 หลายเดือนก่อน +3

    Mahadsanid ❤🎉

  • @nasramahamed8205
    @nasramahamed8205 6 หลายเดือนก่อน +3

    Mshllh wll Omar wn dareen Sanaa inad noosoo daynayso muuqaal mhdsnd

  • @user-mn5yk5zu1p
    @user-mn5yk5zu1p 5 หลายเดือนก่อน +3

    Hooyaday waxbarashay ii dirtay gobol soomaliya eeg diibaad laimaa diriin wlhi 😢kale waxay itiriih oraad waxbarashee aad hooyo famiil kale ii dirtay wlhi noloshaa waxaa igu dhacay wlhi ilmo aan dhalay rer uma diriidono siiba gabar aan dhalay hakayabiin taan lakulmay inay kudhacdo gbdhayda dadku manta amiin malahaa

  • @nacimaaxmed3692
    @nacimaaxmed3692 5 หลายเดือนก่อน +2

    Wabad iga cabsisaye wllo illhy wil iyo gabarba ha ina dhowro .

  • @saidahmed2544
    @saidahmed2544 6 หลายเดือนก่อน +2

    Mahadsanid walaal

  • @Amirada_Sunduz
    @Amirada_Sunduz 6 หลายเดือนก่อน +6

    Wanaga Allaha Nookaso🤲

  • @Deeqo-71
    @Deeqo-71 6 หลายเดือนก่อน +4

    Mhdsanid Brothers Wlhi Waan Cabsaday hal video tiktok soo galiyay Waan ka Saaray Markaan Hadalkaaga dhagaystay 😢

  • @sacadahmed7504
    @sacadahmed7504 6 หลายเดือนก่อน +1

    Omar inshaar Mahadsanid

  • @amalmohamed928
    @amalmohamed928 5 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid ❤

  • @user-hd4dl6cd9l
    @user-hd4dl6cd9l 5 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid wll

  • @iqroshariif212
    @iqroshariif212 5 หลายเดือนก่อน +1

    Wa mahadsan tahay walal
    Allaha na asturo🥺🥺

  • @ahmednuur197
    @ahmednuur197 6 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks legend

  • @AbshirAbdi-ve3ec
    @AbshirAbdi-ve3ec 6 หลายเดือนก่อน +2

    Inyar Jaanis Hadaa Helo waxaan Jeclahay Inaa Ku Dhagestoh Respect 🙏

  • @abdalla_jama
    @abdalla_jama 6 หลายเดือนก่อน +2

    Mahsnd Prof 👏

  • @Abuumuscab25
    @Abuumuscab25 6 หลายเดือนก่อน +10

    Nabiga aan ku salino scw ❤❤❤❤

  • @zamzamahmet1401
    @zamzamahmet1401 6 หลายเดือนก่อน +1

    أللهم يا مقلب القلوب ثبت قلبي على دينك

  • @balgisamusa7359
    @balgisamusa7359 6 หลายเดือนก่อน +3

    Subxanallah mucjiso wye dumar shaqo darted wax walbo wey ula kulmen 😢

  • @mawadodaaud8909
    @mawadodaaud8909 6 หลายเดือนก่อน +3

    Waxaan ahay hooyo heysato gabdho iyo wiil kaliya inkastoo ey hada yaryaryihiin waxaan daraansanahay waxa aadka hadleysid alle hanoo fixdiyo gabdhaha iyo wiilashaba

  • @niciimaaxmed9144
    @niciimaaxmed9144 6 หลายเดือนก่อน +1

    Ustaad keena ❤

  • @xashicali9633
    @xashicali9633 6 หลายเดือนก่อน +2

    Rer galbeedku waxay nooga fiicanyihiin xoriyada laakiinse waxaa xaqiiqa waxa ay hada kudhaq mayaan inay san wax caadiyah ahayn waayo waxaad arkaysaa nin xaas kiisii iibi naaya subxaanalah

  • @hudoali
    @hudoali 6 หลายเดือนก่อน +2

    allaha ku xafido wll

  • @mascuudabdi9401
    @mascuudabdi9401 6 หลายเดือนก่อน +5

    Waaba iska Saa Nio ishaad ka ridey Sannad ka Hor Anoo Wiil Dhallin yaro ah xagga Femenism kaan Uyara Jan-jeedhey lkn Mar kaan Dumarka Sii Baadhey ee Aan Sii Fahmey Wax Ay Asturnaan Edeb iyo Ehelkood ama Seyigeeda ku dhaamaan Ma jirto.
    Waxaa ku Badan Dareen ka Nafsiga ah Yacni Caadifadda (Emotional ) Taasina Waxey keeneysaa isbeddel iyo Nugeyl Joogto Ah.
    Halka Marka ay Hooyo Noqoto isla Caadifaddaasi Naxariis isu beddeleyso iyo Dabacsanaan.
    Gabadhey Nin kastaa Wuxuu Doonayaa Mid Akhlaaq leh Waligii Isaga mooyee nin kale ayna Isfarasaarin, Asturan oo Af-Gaaban. Ku Dadaal Xishoodka iyo Xurmada❤❤

    • @Ali-cv4rv
      @Ali-cv4rv 6 หลายเดือนก่อน +2

      Lkn saaxip hadaysan gabdha wax baran yaa naagaha ilmaha ka dhalinaya bal iiga jawaab ma nin ajaanib ka ah ayaan u ogalaanaa gabdhuhu in ay wax bartaan waa muhiim sida aan aniga u arka markale xitaa anigo uu si daacad u uhadlaya gabdhuhu waa naga fahmo fiican yihiin mar walba kaalinta school aan dhigan jiray gabdho ayaa kaalmaha horay ka gali jiray taasna waan la yaabana hay way fahmo fiican yihiin masha Allah

    • @mascuudabdi9401
      @mascuudabdi9401 6 หลายเดือนก่อน

      @@Ali-cv4rv
      Nio Zxp horta Qofka Muslim ka ahi Waa Waajib inuu Wax Bartaayi
      Lab io dheddig ba Waa Waajib Diini ah Qasabna ah oo Rasuulka Ayaaa inna Farey..
      lkn Wax barashada Maanta Waa Mid Noocee aha? ma Tu Qofka Fikir ahaan iyo Wacyi Ahaan Kobcineysa oo korineysaa mise Waa Tu Kaliya Shaqaale fcn Saad shirkadaha io Ciddii kalee Wax Kaheli karto Laguugu diyaarinbaa?
      Ha Bartaan Wll Hana Ka umuliyaan Wllaheen; lkn Gabdhaha oo dhan Mawada Umulisaan Ka dhignaa? Maya dee .
      Sidii Markaa Loolahaa Yaa ka Umulin ayay Ku Fasahaadeen Kumanaan kale.
      Gabdhuhu Waxbarasho Ugaar ah ayay Ubaahn yihiin Oo Dumar nimadooda La jaan Qaadeysa oo Waqtiga school ku uuna Ahayn 12 Sano Xattaa ileen iyaga iyo Ninku isku si Uma Koraan ugumana Bislaadaan Qoysnimo iyo Masuuliyade.
      Wax barasho iyo Manhaj iyo Waqti Ugooniya oo ugu Badnaan Gebigiisuba 10 SANO YAHAY AYAY UBAHN yihiin Raggana 16 Sano haku Qaadataba.

    • @Ali-cv4rv
      @Ali-cv4rv 6 หลายเดือนก่อน

      @@mascuudabdi9401 umaliso bis ma ahan dhaqtar nimada lkn cudurada ku dhaco dadka dhinaca dumarka in ay bartaan ma wax xun baa waa maya gabdhad wax baratay waa bulsho wax baratay dadka diidan oo leh yaysan wax baran ma aqaan meesha ay ka keeneen mida kale waxaa la haayaa xitaa gabdho muslimiin ah oo dagaalo ka qayb galay mida kale shaqooyin way jiraan ay qalad tahay in ay gabdhaha qabtaan taasna waa kugu raacsana hay any way gabdha wax baratay waa bulsho wax baratay

    • @Dajiya_maxamed
      @Dajiya_maxamed 5 หลายเดือนก่อน +3

      Nin wuxuu doonayo xaa naga galey.
      Ujeedkaan u asturanahy maaha nin ku hel Ama ninaa jecel gbr xishoota.
      Ujeedkaygu waa Siduu Alle rabo kadibna sidaan anigu ku faraxsanhy.
      Nin Wuxuu yahay baa iska yar Doorashada anaa leh ama aa dhar dhigto ama aan xijaabto.
      😏😏😏😏😏

    • @Iqra-tf7um8vy7o
      @Iqra-tf7um8vy7o 5 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@Dajiya_maxamedyes jawb fiicn baa siisey😂❤

  • @qanyaremohamed1397
    @qanyaremohamed1397 6 หลายเดือนก่อน +1

    Waa xaqiiqo jirta runtii

  • @user-nh8um9np9r
    @user-nh8um9np9r 6 หลายเดือนก่อน +7

    WALAAL IISOO DUCEE HADAAD ARAGTO COMENTIGAN

  • @user-ye8by8hu5i
    @user-ye8by8hu5i 6 หลายเดือนก่อน +1

    Waad mahadsantahey. cumaroow

  • @user-no7ie6kn8h
    @user-no7ie6kn8h 3 หลายเดือนก่อน

    Waa xaqiiq macalin ❤❤❤❤❤

  • @khaalidqandac8328
    @khaalidqandac8328 6 หลายเดือนก่อน +1

    M.a wll cumar inshaaar

  • @abiyow10
    @abiyow10 5 หลายเดือนก่อน +1

    Fandhaal kama heyno isbucan ustaad

  • @queencaato8382
    @queencaato8382 5 หลายเดือนก่อน +1

    Bini aadamka oo dhan aya is badbadal badan siiba dhalinyarada waxbo dumarka kaliya yan la saarin ilahay aya qalpiyada dhowra oo waliba sugnaanshaha la weydiista ilahy ha na asturo in la amrayo oo la maamulo aya fasahaada umada badankoda aya dhinaca xun u badata inta wanaagsana wey yaryihiin sidu ilahy in badan quraankisa ku dheegay

  • @fadumodahir8667
    @fadumodahir8667 6 หลายเดือนก่อน +2

    Laaxawla walaa quwata illa billahi Omar wiilka allaha ku caafiyo yaarbbi ❤

    • @rooblefaarax616
      @rooblefaarax616 6 หลายเดือนก่อน +1

      Sabab wax kuu wanagsan baa laguu sheegayaa

  • @munaali10
    @munaali10 6 หลายเดือนก่อน +3

    Sheikh wuxudhahay waxaba kawangsan in eey meel furato isku iibiso inta social media isasodhigilahed

  • @husein2277
    @husein2277 6 หลายเดือนก่อน +2

    M..a wllky ❤❤❤

  • @mohamedbashirmohamed7706
    @mohamedbashirmohamed7706 6 หลายเดือนก่อน

    M.a ustaad omar inshar 👤❤️

  • @kiimow7
    @kiimow7 6 หลายเดือนก่อน +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @rahimaali5762
    @rahimaali5762 6 หลายเดือนก่อน +5

    Kaliya waxaan comment waxaan eega maalinta laga hadlayo arrimo ku saabsan dumarka waxaan eeg bal siday uga fal celiyaan ama siday u fahmeen barnaamijka

    • @nuura2755
      @nuura2755 4 หลายเดือนก่อน

      Xataa aniga 😅

  • @nasteho-nani
    @nasteho-nani 5 หลายเดือนก่อน +1

    Abuyus nima ka shekynysa dumarku naxaris ayay ubahnyihin dil iyo in la xukumo ma raban adunkana wa is fahan mahan buuq iyo dil

    • @KayseShire-eb3tt
      @KayseShire-eb3tt 5 หลายเดือนก่อน

      Abuseka gaalaad ka maqashay sax

  • @hanefa283
    @hanefa283 6 หลายเดือนก่อน

    نعم😢

  • @hazmeptilaahi442hazma9
    @hazmeptilaahi442hazma9 6 หลายเดือนก่อน +1

    اللہم يا مقلب قلوب ثبت قلبيي علي دينك

  • @fahiimoahmad9092
    @fahiimoahmad9092 6 หลายเดือนก่อน

    الحمدالله على نعمة الإسلام أللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على الإسلام zaman fitno badan aa lagu jiraa ilhy hana sugo

  • @shedo7275
    @shedo7275 6 หลายเดือนก่อน

    Waa mawduuc wanagsan

  • @Sahruush
    @Sahruush 6 หลายเดือนก่อน

    Mhdsanid ustaad 😊

  • @sabiriinosmaan3923
    @sabiriinosmaan3923 4 หลายเดือนก่อน

    Alx nimcada islaamka❤

  • @suziahmed
    @suziahmed 6 หลายเดือนก่อน

    Wcs ustaad cumr waandada mrksta waan ku dhqmyna

  • @kamaaludiinka
    @kamaaludiinka 6 หลายเดือนก่อน +4

    Waa arin fiican saaxiib oo mudan in la ogaado, allaha kaa abaal mariyo wanaaga aad u sameeysay gabadhaa, iyo xogta aad nala wadaageeysa 👍🏻

  • @Basra413
    @Basra413 6 หลายเดือนก่อน +2

    Ilahow ku cafi wilka cafimadka ilahey ba heya

  • @shalamboodmedia9390
    @shalamboodmedia9390 6 หลายเดือนก่อน +1

    Omar inshaaar saxafi aan ku daydo

  • @fatush411
    @fatush411 4 หลายเดือนก่อน

    You’re funny wallhi 😂

  • @Filsaniita
    @Filsaniita 6 หลายเดือนก่อน +3

    Waaan cabsadayyyy😢

    • @CaddehDaahir-qb5it
      @CaddehDaahir-qb5it 6 หลายเดือนก่อน +4

      Ha Cabsan ilahay talo saaro isaga garab laga dhigtaa😊

  • @SomaliPatriote
    @SomaliPatriote 5 หลายเดือนก่อน +1

    Wiilasha ha waalin gabdh rabta malahan nin garacayo WA abuse inteeda le eg. Nabiga ayaba gabdh uga digey iney guursan nin lagu yaqaney garacistq dumarka

  • @ABDIAZISTOORI
    @ABDIAZISTOORI 5 หลายเดือนก่อน

    Halku dhagga yacnidda iska yaree ustaad xoogaa waa naggu badatay nooh. 😁

  • @user-vk2ub8ik4c
    @user-vk2ub8ik4c 6 หลายเดือนก่อน

    Cumar inshaar ❤❤❤❤ soo bad badi muqalada

  • @Shaaficiabdi-mp7of
    @Shaaficiabdi-mp7of หลายเดือนก่อน

    😊

  • @SuhaybAhmed-kv2iv
    @SuhaybAhmed-kv2iv 6 หลายเดือนก่อน

    Muuqaal kasamee walal
    Finada baraha bulshada

  • @AishaCabdi-jl4vf
    @AishaCabdi-jl4vf 6 หลายเดือนก่อน

    Rabiyow na hanuuni oo nagu sug😢

  • @rajorumeyn6633
    @rajorumeyn6633 6 หลายเดือนก่อน +5

    Waxaa ka soo hadashaa rag badan oo somali ah oo aadaan marooco si ay u soo guursadan gabdho maroocan ah please 🙏

    • @ahmedromanio
      @ahmedromanio 6 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂 wa cadi dee hadu nagaha somlida lagu wareray kuwas ha adan

    • @rajorumeyn6633
      @rajorumeyn6633 6 หลายเดือนก่อน +1

      @@ahmedromanio reereeb lee soo cuneysin mar kaa soo noqodoo waa la ku sii haaynah good soo ma ahan

    • @Hawo83
      @Hawo83 6 หลายเดือนก่อน

      OO MAXA KUJABAN URUXEY HADEY MUSLIN YIHIN🤣

  • @mklsl3663
    @mklsl3663 6 หลายเดือนก่อน

    Hay labbo labbo gabdho oo halaabay waad soo qaadataye oo tusaalo ugu dhigtaa in dumarku halaabaan hadii nin uu san ka celineeni xumaanta markastabo dumarka xun uun baad sheegtaye niman xun ood tusaale uu soo qaadatid waad weysay ayaan uu maleynayaa mase adigaanan rabin in aad ka hadasho dhinac kale

  • @FerhiaAli
    @FerhiaAli 6 หลายเดือนก่อน +2

    Gabdho fasahaada waxa ka basan raga qaniisyada isku badala ee dumar naceybka u dhigmo

    • @sihaamqurux9687
      @sihaamqurux9687 6 หลายเดือนก่อน

      Cuqdad dumar ba diloote ila marki ay ka tagtay xaaskisa😂

  • @sapiriinanuur-fs8yb
    @sapiriinanuur-fs8yb 6 หลายเดือนก่อน +5

    Ani qiso i heesato!! Horta wxaa ahy gawar dhigato dugsiga sare waligeena wiilal isku fasal nahy isma gacanta qaadno alx lkn wxaa sanadkan gawar sxp noqonay wexee ku faanta wiil xiriir ka dhaxeeyo badda isku raacen kadibna video hab siineso kadibna wana Tusisay wala yaaba wllhi!! Lkn mar walba si sarbeeb wax ugu sheega lkn waba kasii dartaaa😢

    • @hodoadam7781
      @hodoadam7781 6 หลายเดือนก่อน +10

      Kahar saaxiibtinimadeeda hadii kle way ku saamayn nebiga naxariista iyo nabadgalyo korkiisa ha ahaatee baa noo sheegay .

    • @ayuupcade6954
      @ayuupcade6954 6 หลายเดือนก่อน +3

      Sxp wanaagsan ka raadso ama adiga isku day inaa wanaaga iyo xaqa tustid wll

    • @Anfac__anna
      @Anfac__anna 6 หลายเดือนก่อน +2

      Ka Har saaxiibtanimadaas mid ku anfaceysa ma ahee

    • @ubahdhool8158
      @ubahdhool8158 6 หลายเดือนก่อน +1

      Waxan kugulatalinlahaa inaad kahadho si kasta oo aad uwanaagsan tahay hadana way ku saamaynkartaaa

    • @user-tp7pp1ll6l
      @user-tp7pp1ll6l 6 หลายเดือนก่อน +2

      Naaa ka hadh wllo way ku dhagriyeee sxb la.aanta ayaa kuu dhaanto ka digtoonow inan nimadeenu jaanis labaad maleh sidoo kale hayso fikirkaaga rag inaan lala hadlin 🎉

  • @ABDULAAHIABUUKARHASSAN
    @ABDULAAHIABUUKARHASSAN 5 หลายเดือนก่อน

    200k coming soon

  • @aminacabdisalan6748
    @aminacabdisalan6748 6 หลายเดือนก่อน +9

    Iyado layska indho tirayn fitnada samankan rag iyo dumarba
    Hadana dumarnimada inad saad rabtid u fasirato waalaga wanagsan yahay aragtidaada ayaadka hadashay uunba la odhan karaa

    • @xamdijaamac
      @xamdijaamac 6 หลายเดือนก่อน +3

      Waligeedbaa dad xun iyo dad wanaagsan oo rag iyo dumarba leh jireen lkn isaga fikirkiisu waa wixii xunba xaawaa leh

    • @mrfuga6041
      @mrfuga6041 6 หลายเดือนก่อน +4

      @@xamdijaamac2024 wixi xunba xaawa leh siba dumarka somalida iyago xijaab wayn xiran ayay samayan waxay donan that’s a fact dumarkinan wax iskuma sheegtan hadu wiil wax idin shegana waxad uhaysatan in hoos laidin dhigayo 🤷🏽‍♂️

    • @Sharmakemuhamet
      @Sharmakemuhamet 6 หลายเดือนก่อน

      @@xamdijaamacwaxa meel walba fasahaadka ka wada waa dumar u fiirso dadka badan ee gaaloowa waa gabdho dadka internetka fasahaadka ka wada waa gabdho marka maxa ku haysataa ninka

    • @sihaamqurux9687
      @sihaamqurux9687 6 หลายเดือนก่อน +1

      Cuqdad dumar ba diloote ila marki ay ka tagtay xaaskisa😂

  • @user-kn5cd7py5j
    @user-kn5cd7py5j 4 หลายเดือนก่อน

    Been badana naagahaasna waa nago doqomaa oo bahdilan😳💔

  • @hanefa283
    @hanefa283 6 หลายเดือนก่อน

    Ninka asagaa leh lacag tiisa dharkiisa aniga waxaan kudadaalayaa saan wax lacag ah aan kuhelilahaa yaanyo suuqaba aan ku iibiyee nin aftahay ah shartiisa kamaganbgalay

  • @hanefa283
    @hanefa283 6 หลายเดือนก่อน

    Cumar iinshaar waxaad sameydaa REVOLUTION OO AH XIJAABKA IN LA QAATO HADII KALE TH-cam KA UGU FAAIDEYSO GAR GARKA ALLAH IYO SUUBAHA SUNADIISA

  • @scorpio6392
    @scorpio6392 6 หลายเดือนก่อน +4

    Ninkan muxuu gabdhaha kaliya ugu hadlaa?

    • @sihaamqurux9687
      @sihaamqurux9687 6 หลายเดือนก่อน +1

      Cuqdad dumar ba diloote ila marki ay ka tagtay xaaskisa😂markas u furty ciwaankaan

    • @Iqra-tf7um8vy7o
      @Iqra-tf7um8vy7o 5 หลายเดือนก่อน

      ​@@sihaamqurux9687 wna ka aqoon badma nahy wacelka😂😂😂

  • @hodoadammohammed6002
    @hodoadammohammed6002 5 หลายเดือนก่อน +3

    Been hanaga sheegin naagha isku mid ma ahan

  • @hanefa283
    @hanefa283 6 หลายเดือนก่อน

    Naagta yahuud ayaa taabatay

  • @mulki6698
    @mulki6698 6 หลายเดือนก่อน +2

    Ragaa ugu wacan

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 6 หลายเดือนก่อน +2

      Wll Ragoo Dhan Maaha ee waa Raga Jilicsan ama Aan Qawaanada Lahayn Oo Simb ga Loo Yaqaano aa Dumarka Xumaanta ku Raaca .. Ee Laba Xiniiyoodlayshu Waay ka Soo Horjedaan Waxaas

    • @mulki6698
      @mulki6698 6 หลายเดือนก่อน +2

      @@Jaalejaale12 raga soomaalida wey isu hiiliyaan, weyna isu ceyb qariyaan, halka dumarka ey waxba isu qarin, midwalba tan kale ceybteeda ey raadraadiso, halkaas baa dumarka lagaga badiy

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 6 หลายเดือนก่อน

      @@mulki6698 imaad Fahmin isku meelnaba ka Hadli mayno wll

    • @sakaaroibrahim9686
      @sakaaroibrahim9686 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@mulki6698 imkadan baa lagu leeyahay raga iyo dumarku isku mid ma aha adna waxaad leedahay raga ka warama🤦‍♀️🤦🏽‍♂️

  • @nimcoqulub4250
    @nimcoqulub4250 6 หลายเดือนก่อน

    La iguma oga😂

  • @CaddehDaahir-qb5it
    @CaddehDaahir-qb5it 6 หลายเดือนก่อน +1

    21:50 markuu muuqaalka marayo cumar videos ka uu sheegayo waxaa la dhahaa Gold Digger anaa daawada waa xamaasad😅😅😅

  • @abduwahababdinasir7437
    @abduwahababdinasir7437 5 หลายเดือนก่อน +1

    nio cumarow runtaa fiicanee fikirkan jahanamiga ah eed dumarka ka aminsantahay sax maaha mexey tahaya gabar baa in ladilo unlistay dumarku waxad kaso qaday xoolo aan ismaamuli karin war rag iyo dumarba wax liita wey leyihin mahane inad dumarka dhan xukmiso waxad faafineysaa waa abuse nolosha waa is fahan mesha ilmo majogo waa qof weyn dumarkana dil waxbo kuma laha waxad ku khasbantahay inad badasho noocan aad dumarku u aragto anigaa ma dhahayo waxan aad shegeyso waa waxyi lkn waa fikir khaldanyahay ood iska dhadhicisay rag waan kula nahay mana aminsanin bahalnimadan aad ka hadleysid talo hadad qadaneysid joogi waxan aad iska dhadhicisay iyo dumarkan aad xolaha u aragtid waa hadad qof wax fahmayo tahay