Is cadaynta | Khatar Weyn | Mawduuc dhinacyo badan taabanaayo |

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ส.ค. 2024
  • waxaad nagala soo xiriir kartaa
    oinshar@gmail.com : omar inshar
    kanaalka : / ogaansho

    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

ความคิดเห็น • 988

  • @lallanalallana4268
    @lallanalallana4268 3 ปีที่แล้ว +179

    Wa mawdooc saxa aniga mariin ba aha is cadee sidii lagu hayey waan is dhaqey isbadal baan dareemay..2bil ka hor ayaaan joojiyey midabkeygii si tartiib tartiib ayan ayu igu so noqon midabkeyga midabkeyga ... timir iyo huruud ayaan marsadaa masha allah.. arintan inan sameyo waxa igu dhiiri galiyey. Odey da. Aan kula kulmey meel safara mowduca is cadeyta ka shekeynayey markaas intan ag fadhiistey ayaan uwaramey xogteyda marmaas ayu igu yidhi iska daa mudo ka dib wu so noqon midabkeygii.wan dayey....
    Lkn waxaan rajeyna odeygaas malin kle inaan la kulmo wayo wanadiisa wax ayey ii tartey

    • @amirtayyip923
      @amirtayyip923 3 ปีที่แล้ว +5

      Alle wuxuu inoo abuuray hdaanahay aadanaha abuurid tan ugu quruxda badan midabkaga ayaa ah qurxdada dhabta ah walal🤎

    • @samiyusuf9440
      @samiyusuf9440 3 ปีที่แล้ว +1

      Walal sideed usameysaa timirta iyo huruuda

    • @lallanalallana4268
      @lallanalallana4268 3 ปีที่แล้ว +1

      @@samiyusuf9440 abyo timarta lafaha ka bixiya wax biya saxarla dhibic ku siiyaa waan dhigaa huruuda marsadaa waan iska dhaqaa kadib timirta marsada. Lkn abyo huruuda dada xasaasiyad ku qaba .

    • @lallanalallana4268
      @lallanalallana4268 3 ปีที่แล้ว +1

      @@amirtayyip923 .xaqiiq

    • @fatmaseid1504
      @fatmaseid1504 3 ปีที่แล้ว +2

      @@lallanalallana4268 anigu wan isku daraa haruuda timirta iyo qasilka

  • @Netovenom
    @Netovenom 3 ปีที่แล้ว +164

    Dadka illahey abuure waxa ogusharaf Badan Nabi Mohamed Scw,,,Hadii aad ogtahay Halmar kusali صلي الله عليه وسلم😥💗

    • @sultana2317
      @sultana2317 3 ปีที่แล้ว +2

      صلى الله عليه وسلم

    • @zuhuurabdirashid5376
      @zuhuurabdirashid5376 3 ปีที่แล้ว +2

      صلى الله عليه وسلم

    • @mohanelmi2642
      @mohanelmi2642 3 ปีที่แล้ว +1

      صلي الله عليه وسلم

    • @dhirigaliyeofficial1290
      @dhirigaliyeofficial1290 3 ปีที่แล้ว

      Scwscw masha scwscw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @ahmedtabliiq8225
    @ahmedtabliiq8225 3 ปีที่แล้ว +24

    Gabare ha is Caden waligaa
    Maxaa yeelay ma heli doontid midabka oo Allah ku siiyay mid ka qurux badan 💯

  • @king...3695
    @king...3695 3 ปีที่แล้ว +279

    Wll ku sali nabiga scw,.

  • @daryeeldaacad9851
    @daryeeldaacad9851 3 ปีที่แล้ว +229

    Gabdhaha midabkoda ku kalsoon aweey like ha ila dhafin

  • @hudaabdiqani3412
    @hudaabdiqani3412 3 ปีที่แล้ว +40

    Alhamdulilah ILAHAY baa ka maqraati ah Malin iin isticmaalin waxaan,midabkaygu waa maariin sidaas ayuuna ku qurux badanyahay. Qof walba wuu qurux badanyahay.. Mahadsanid Omar wll

  • @zahraahmed6217
    @zahraahmed6217 3 ปีที่แล้ว +20

    Mahadsanid omar inshaar aniga waan madobahay ceebna uma arko ee qanaaco 100% ayaan ku qabaa laakiin bulshada ayaa aad iigu dhiirageliso in aan is cadeeyo hadey noqdan familka iyo asxaabta gaar ahaan gabdhaha aan wax isla barano iyo kuwa deriska ahba waxaa mararka qaar la iigu wacaa madowey digsi dabadiis iyo kuwo kale oo xitaa aanba ku qoslo waxna kama badalaan jiritaanka midabkeyga gabdhaha soomaaliyeedna waxaan u sheegayaa in ay ka digtoonaataan noloshaa mugdiga ah ee ku dhisan fekerka hoose.
    Markaan si wacan ugu dhaba galay gabadha is cadeysaa waxey ku fekertaa inta badan in ay niman badan shukaansato si ay u hesho lacagta daawada taa oo dilaysa shaqsiyadeeda iyo dadnimadeeda.
    Khulaasada hadalkeyga wuxuu yahay ilaasho midabkada hadii uu kuu madowyahay iyo haduu kuu cadyahayba iscadeyntu waxaad ka dhaxleysaa dhibaato jir iyo nafsiba ee iskaga dheerow iyaga waxay raban ha ku dhahaan .
    Madowga kama hortaagna cadankuna kuma siinayso wax walboo aad rabto.

    • @mahadabdirashid7783
      @mahadabdirashid7783 3 ปีที่แล้ว +2

      Mash allah walashey quruxda lagu shegayaba waaa qanaaacada, dadka iska indho tir warkoda guul ban ku rajeynaya zahra😘.

    • @hudeifadaauud3063
      @hudeifadaauud3063 3 ปีที่แล้ว +1

      Oow .. m.a runtii gbdhaha waxa aad usoo bandhigtay waa sax in ee is ilaliyaaan wax ybhy aad ka uxun lkn adiga gbdhaha oo dhn ayd kaficanthy runtii m...a 😔😔😔

  • @amuunali6280
    @amuunali6280 3 ปีที่แล้ว +6

    Isoduceya 4 sano aaku jira howshn ilahay inu iga madoobeeyo amin
    Cumar inshaar ilahy haku sharfo

    • @munaahmed5170
      @munaahmed5170 3 ปีที่แล้ว

      Ilaahay hakaa madoobeeyo wllo

  • @abdifatahmohamed6466
    @abdifatahmohamed6466 3 ปีที่แล้ว +31

    Xaqiiqdi waa dhihi karaa waa barnaajika ugu wanagsan barnamij yadaada dhan kasta waa kadheeli tiranyahay waxaan aad ooga helo sida professional eed udiyaarisay keep going 👍

  • @hanadyare736
    @hanadyare736 3 ปีที่แล้ว +510

    Gabarey hadadan iscadyn like 👉

    • @naxwoibraahim5858
      @naxwoibraahim5858 3 ปีที่แล้ว

      Masha Allah
      Hhh

    • @ishowspace1
      @ishowspace1 3 ปีที่แล้ว +1

      😱😱243 likes 😒mexee ka faa'idan iscadeeska horta

    • @sunshineseaandvitamind8620
      @sunshineseaandvitamind8620 3 ปีที่แล้ว +3

      @@ishowspace1 do you even understand Somali he said if you don't then like

    • @ishowspace1
      @ishowspace1 3 ปีที่แล้ว +1

      @@sunshineseaandvitamind8620 🙈😂

    • @nimcoshxuseen8558
      @nimcoshxuseen8558 3 ปีที่แล้ว

      Iga hoo😄😄

  • @izaaw8661
    @izaaw8661 3 ปีที่แล้ว +7

    Alhamdullillah, waan ognahay dumarka waxay fidra u leeyihiin inay qurux raadiyaan wllshy hadiiba aad qurux raadinaysid ma ahan inaa cadahay ama aad iscadaysid, quruxdaaadu waa aqoontaada, diintaada, akhlaaqdaada iyo xishoodkaada, inaa ilaahay ka cabsato weeye oo suu kuu abuuray aadan marnaba badelin si aad raaligalin cid kale u raadisid

  • @freshprince9883
    @freshprince9883 3 ปีที่แล้ว +7

    Gabdhaheena somaliyeed ee midibka maariinka leh fadlan Ha is cadeynina oo ku qanca midibkiina qurxoon ee asliga ah 🙌🏾

  • @onkofdhilaac3991
    @onkofdhilaac3991 3 ปีที่แล้ว +39

    Wanku farxsanhay inaan ahay wiil madaw ah kana dhashe reer madaw oo soomali la dhaho ❤

  • @prettymuslimah924
    @prettymuslimah924 3 ปีที่แล้ว +7

    Thank U Allah Every situation in my life.
    U Also bro omar for Ur warm encouraging.

  • @abubakarabdiqani2046
    @abubakarabdiqani2046 3 ปีที่แล้ว +253

    Mnta hdad cafimad ku soontay like ta ha ila dhaafin

  • @ifiye9495
    @ifiye9495 3 ปีที่แล้ว +6

    موضوع مهم جدا تحيه لأهل الصومال

  • @ZuHaYP_t0mLY
    @ZuHaYP_t0mLY 3 ปีที่แล้ว +94

    Barnaamujkan adbu muhiim uyahay wayo gabdhaha uun maahe ragii xitaa Ku soo biiray subxanalah 😢 hadad ka xuntahay sidaydo kle like sar wlll Ha idhaafina iso Bookhda my Bro/Sis 🙏❤

    • @yaasiincadde1661
      @yaasiincadde1661 3 ปีที่แล้ว

      😢😢isma cadeynin aniga waan istaabty

    • @assadabdi7737
      @assadabdi7737 3 ปีที่แล้ว

      Nin. Is. cadeynaayo xagoo usoyaa sub xanallah kaas cml raga nimadiisa ayaa shaki kaga jirto

    • @Somali_cartoon
      @Somali_cartoon 3 ปีที่แล้ว

      @@yaasiincadde1661 Maxaa is ku taabatay

    • @saaygacade7134
      @saaygacade7134 3 ปีที่แล้ว

      Midabka illahey isiiyay aya kufaraxsanahay

    • @mohahussein6568
      @mohahussein6568 3 ปีที่แล้ว

      Hhhh skin care wa marsadaa lkn isma cadeyo

  • @Biibto
    @Biibto 3 ปีที่แล้ว +38

    Somaliyeey videogaan like saaraa si uu u gaaro gabdhaheena🙏🥰

  • @ikramabdihussein4460
    @ikramabdihussein4460 3 ปีที่แล้ว +142

    Ani qof igamadow makujiro comentigaan🤣🤣🤣🤣🤣🥺🥺🥺💗walh been mashegayi 🤣🤣🤣🤣🤔dawo wali mabilawiin mabaaaqanin ......mabilawaa mise 😂💔priyanka chopra oo surgery martey wankaquraxanahay🥺🥺💗💗💗ilahey midebkeyga haixafido🤲🥰💋💓💗🥺

    • @abdikadirali2492
      @abdikadirali2492 3 ปีที่แล้ว

      Madoobeey waan ku salaamay

    • @daahsonofficial6188
      @daahsonofficial6188 3 ปีที่แล้ว +2

      @Ani iyo adi barkallh naag madow ninkeda ahy😄😄😄😄😄

    • @ikramabdihussein4460
      @ikramabdihussein4460 3 ปีที่แล้ว

      @@daahsonofficial6188 somohoo sodawow xabibi🥺🤣😂😂😂😂

    • @ikramabdihussein4460
      @ikramabdihussein4460 3 ปีที่แล้ว

      @@abdikadirali2492 wankaqade alpi😂😂😂🥺

    • @daadir3042
      @daadir3042 3 ปีที่แล้ว

      Aamiin baayo

  • @hamdahaji9324
    @hamdahaji9324 3 ปีที่แล้ว +3

    Iso duceeya waan is cadeeya in alle ika madoobeeyo

  • @mariammustaqem2940
    @mariammustaqem2940 3 ปีที่แล้ว +7

    Alhamdulilah waan heystaaa midabkeyga mana khilafayi midabkii uu ilaaheey i siiyay wayo hadaan badalo waxey la midthy anoo dhahay ilaahow sidaad ii abuurtay kuma qanacsani
    Ilaahow waad ku mahadsanthy midabka ugu quruxda badan oo aad isiisay 🤲🤲🥰

  • @hassansuudshukri8716
    @hassansuudshukri8716 3 ปีที่แล้ว +18

    Ninku ilaahey cadaan u dhaliyey balse lagu naaneyso casaanyo ka waran isagoo lacag iyo dawo la marsado ka bixin waa alxamdu lilaah ilaahey uun baa laga helaa inkastoo ilaahey yidhi qofka walba sidii ugu qurux badneed ban u abuurey لقد خلقنا الإنسان في احسن تقويم سورة التين

    • @sukhra3585
      @sukhra3585 3 ปีที่แล้ว

      Nio casaanyo markaan yaraa baa lay odhan jiray hada wayba raadinaayaanba casay baa amaan noqotay

    • @hassansuudshukri8716
      @hassansuudshukri8716 3 ปีที่แล้ว

      @@sukhra3585 abti macn quruxdu waa qalbiga balse dad baa moodaya iney taalo tukaano dawo la isku cadeeyo iibiniya ,habluhuna waxay isku caayayan doqon iyo habeen baa madow

    • @ahmedomar9804
      @ahmedomar9804 3 ปีที่แล้ว

      @@sukhra3585 Lama kalaqurxano ee waa sida aad ulabisato,caafimaadkaada iyo shaksiyadaada. Mideeda kalena qof iscadeeyey cid rabto maleh kuwa rabaanna barriyey kaatagayaan hadii uu jirkaada waxyar iskabaal. Hadaad cadaan udhalatey balse aadan iska arag hada , calooshaa lagaa soogalee ogoow. Calooshaada wasaqda kasaar adaa arki doonee.

    • @sukhra3585
      @sukhra3585 3 ปีที่แล้ว

      @@ahmedomar9804 sidee cml looga saaraa

  • @abdinuurabshiraliinshaar9027
    @abdinuurabshiraliinshaar9027 3 ปีที่แล้ว +2

    Quruxda dhabta ah waa midda alle kusiiyay kaliya dhaasho oo dhaasho micnaha quruxso thanks omari

  • @cxakiinmahamed2516
    @cxakiinmahamed2516 3 ปีที่แล้ว +29

    Nabi ku sali scw scw

  • @nimaofaisal725
    @nimaofaisal725 3 ปีที่แล้ว +3

    In aad ku qanacsanaato qofka aad tahay runtii wax ka wanaagsani ma jiraan, caafimaadkiina haysaga ciyaarina gabdho,
    Mahadsanid adiga oo nala wadaagay mawduucan qiimaha leh.

  • @kaarshecade2529
    @kaarshecade2529 3 ปีที่แล้ว +2

    قال الله سبحانه و تعالى في سورة التين:[ ولقد خلق الإنسان في أحسن تقويم ]

  • @mohammedjimjam2666
    @mohammedjimjam2666 3 ปีที่แล้ว +10

    Quruxi af-bay ku taalaa.
    Inta bdn ee ilkahaaga iyo bishimahaagu simanyihiin. Waa inta bdn ee aad qurux bdn thy.
    Daraasad weeye awoowe mcn.

    • @saciidosiman3586
      @saciidosiman3586 3 ปีที่แล้ว

      Benta mahan quruxda qofka afka waye 🤩

  • @Suu02
    @Suu02 3 ปีที่แล้ว +22

    Wixi ila madow 👆👆😂

  • @maxedsiciidmaxed1410
    @maxedsiciidmaxed1410 3 ปีที่แล้ว +12

    Team ogaansho 🥰 Nabiga Igula Saliya S.c.w😍
    Salaantana iga Qaada 😍 A.s.c

  • @ugbaadmawliid422
    @ugbaadmawliid422 3 ปีที่แล้ว +4

    Maleyguraac senyahey in ay soomaalidu udhalato cadaan maariin madew intaba waxa jira dada cadacd Alle udhaliyaay . Midkale hablaha ha isqurxiyaan laakiin wixii khatar keenaya haka fogaadaan🥰❤

    • @FatimaSahra-xh4hy
      @FatimaSahra-xh4hy 3 หลายเดือนก่อน

      Abyo hadaan si tartiiba u marsado kawrn ani ma caden lkn hadda xoga waan ronhy nbro bdn malihi xoga originalka aad umarsda sida hurda,qasilk,iyo briska shidan dhib ma ii geysanya

  • @rashidafarax8717
    @rashidafarax8717 3 ปีที่แล้ว +9

    Quruxda waxa lagu sifeeye akhlaaqda 💕💓

  • @isse_mohamet
    @isse_mohamet 3 ปีที่แล้ว +45

    Caawa Waxa Kahadashay Wax Aad Uweyn Omar Ishaar ustaadi Mahadsanid Xaskeeyga Caawa Ushida Aadena ku Aminsantahay omar ishaad. Marko kasohadlo Joojina idhahday mahadsanid Walalkeyoow

    • @umuuneysnur7820
      @umuuneysnur7820 3 ปีที่แล้ว +2

      Oo kaalay adigu kuma aminsana miyaaa mcnha hhhh wxkle oranlaahaa lkn wa ramadaan hhhhhhh

    • @abdalaali6591
      @abdalaali6591 3 ปีที่แล้ว

      @@umuuneysnur7820 hadalkaaga yari wuxu sbbi karaa isku dhac qoys

    • @abdalaali6591
      @abdalaali6591 3 ปีที่แล้ว

      @@rashiidisack2844 hadalka intiisa fcn qaado oo uhambalyey

    • @umuuneysnur7820
      @umuuneysnur7820 3 ปีที่แล้ว +1

      @@abdalaali6591 runti ujedkeyga saa maheyn lkn wllkey wan karaali gelinaayaa fuduulkeyga

    • @umuuneysnur7820
      @umuuneysnur7820 3 ปีที่แล้ว

      Cmb really nolosha idin maxumeyso powe salaama

  • @naimanalka4458
    @naimanalka4458 3 ปีที่แล้ว +14

    Cadaan iyo madowba Ilahy ba abuura lkn dadkeena qofkii cadba inuu iscadeyay bay moodaan 😘😂

    • @mohahussein6568
      @mohahussein6568 3 ปีที่แล้ว +3

      Kkk wlhi bentaa maha aniga ee i nacsiyeen cadaanta😁

  • @daarulalmustaqiim52
    @daarulalmustaqiim52 3 ปีที่แล้ว +3

    Niyadeyda kuma soo dhicin weligey qoyskeygana wax is cadeeya malaha alhamdulillaah Alle ha inaga haayo iimaan yaridaa

  • @hadillaium
    @hadillaium 3 ปีที่แล้ว +31

    Alx midabkeyga ku faraxsanhy chocolate colour girls☺😘 lkn gabdhahena wn oga digayaa arinkan inee joojin wlh midabka aduunka ugu qurxsan aan leenahy sandkan gabdho io wiilal bo Alle xaQa Hana tuso xili adag ku jirnaa

  • @yonisabdirahmanhaji4471
    @yonisabdirahmanhaji4471 3 ปีที่แล้ว +1

    waa mowduuc muhiim ah runti una baahan bulshada qaasatan dumarka in aad laga wacyi geliyo khatarta waxyaabaha chemical ka ee la isku cadeeyo. Thanks Walaal Omar Inshar

  • @somalitiktok2878
    @somalitiktok2878 3 ปีที่แล้ว +7

    gabdhaha maarinka dhaladka ah like isaara is mujiya

  • @abdiwaasacqorshe7195
    @abdiwaasacqorshe7195 2 ปีที่แล้ว +2

    Absolutely amazing information

  • @a-h-ainab2190
    @a-h-ainab2190 3 ปีที่แล้ว +7

    Waa cashir wanagsan, malahan waxaa soo batay isCADAYNTA , raga ayaana baryahan aad u isticmaalo
    Rabiyow danbigayna iyo kuwda dhaaf
    Amin amin

  • @shuuriyeyare3023
    @shuuriyeyare3023 3 ปีที่แล้ว +29

    Midaan rifin diirka siibin
    Xishood reerkooda dhaafin
    Mid aan rah sidiisa qaylin
    Waxaan helay dahab rasaysan
    Dahabka rasaysani wa gabadha aan midabkeeda badalin 💯🙏

    • @drramla3311
      @drramla3311 3 ปีที่แล้ว

      Sharaf korkaga ha ahaato🥀🤴

  • @amiiradaqueen8118
    @amiiradaqueen8118 3 ปีที่แล้ว +16

    Aad iyo aad walaalkey hadii aad nolol fiican aad haysato quruxu kuuma dhino wllllhi Thank you Big prother ogaansho my favourite youtube ❤❤❤💪🇸🇴🥰

    • @hannad879
      @hannad879 3 ปีที่แล้ว +1

      Wa runta

  • @hudaguletomer6024
    @hudaguletomer6024 3 ปีที่แล้ว +1

    Iscadyntu waxa ay kadhigantahay kuma kalsoonid quruxdu ilaahay ku siiyey😔😭

  • @yusufahmed5938
    @yusufahmed5938 3 ปีที่แล้ว +7

    "Tuulo somaliya kutaala" hada ka hor ayaa qof qaraabada ah waxa uu iiga sheekeeyey In nin Rer america ah uu guursaday gabadh kamid ah gabdhaha Is Cadeeya Markeey ay is qabeen ayey u dhashay wiil balse arinka Naxdinta leh ayaa ahaa in Canugu uu Jirkiisu dubka ka qaadmayo Taas oo ay dhakhaatiirtu ku sheegeen saamaynta daawooyin ay hooyadiis isku cadayn jirtay Kadib maxaa dhacay Canuga yarkaa waxaa loo qoray kareen (Cream) $100 asbuuciiba 7 maalmood kadiba kareenkaas waa uu dhacayaa Oo lamasii isticmaali karo Murugo Ilahy ninkaas waxa uu ku bixiyey In uu ahaa nin sharci USA ah haysta Marykanakna inbadan daganaa Waxa uu kaxaystay wiilkisii Ma aqaani waxa uu kala kulmay.

  • @qadromohamed9832
    @qadromohamed9832 3 ปีที่แล้ว +1

    شكرا لك أستاذ عمر

  • @queencameey2688
    @queencameey2688 3 ปีที่แล้ว +15

    Hhh alx ani madow waan ka badbaaday waxyar ku sigtay lkn dadka guriga anaa ugu madow 1000 magac oo caay La iigu wacaa ana waxaan iraahdaa hadaa is cadeeyo waxay kamacnotahay ilaahow midabkaaga waxaa ka qurxan kaasameesanayo ilaahow nagu sug iimaanka😭dhibaatada cunsuri guryaheena bay nooga bilaawataa

    • @ahmedmahamoud4005
      @ahmedmahamoud4005 3 ปีที่แล้ว

      Mansha Allah fa idadeeda wad haysa manta adana gar leh

  • @warsameali5133
    @warsameali5133 ปีที่แล้ว

    Soomaaliya ayaan tagay 2021 waxaan maqley maahmaahdaan.
    Doqon iyo habeen aa madow.

  • @kafiayousuf4587
    @kafiayousuf4587 3 ปีที่แล้ว +6

    qof walba sidu ku qurxana aya uu Allah u abuuray asagana noo dooray. Alxm somali hadan nahy wxan haysana midab unique ah oo aad u qurux badan kas oo madaw iyo cadanba raadinayan hadaba....
    🤩somali u diida ceeb naftiina u diida cay🥰

  • @filsanmohamed1763
    @filsanmohamed1763 3 ปีที่แล้ว +11

    Wow waa barnaamij aad ufaa'ida leh wlhi xitaa fanaaninta carabta ah cirbadahas waa qaatan midkle wxa arky kuwa youtuber ah markii commentiyada laga dhahaho wajigada maxaa marsaty cream ay soo qasqasayaan dhahayan iga gata cream soo saary yaab qofka kagadanaya layaaba wx lasoo qasqasay alxmdulilaah aniga midabkyga waa kukalsoonahy madowna African u ahy waana kufaana 🥰

    • @mohamudilmi2587
      @mohamudilmi2587 3 ปีที่แล้ว

      Ninkii nasiib leh baa ku heli

    • @nimomahamoud3129
      @nimomahamoud3129 3 ปีที่แล้ว +1

      Haa wlhi walaal anigu wxaan la fajaca mid intey netka soo fadhisata odhanaysa alaabtaasan isku cadeeya oo caadi ladahay dadkuna caadi uu arkaan xishoonba maayan

  • @ruqiyoyusuf3356
    @ruqiyoyusuf3356 3 ปีที่แล้ว +123

    Inta nabiga jacel scw like dhac ku siii

  • @deeqoahmed1771
    @deeqoahmed1771 3 ปีที่แล้ว +6

    Wiilasha iyo gabdhaha soomaaliyeed quruxda illaahey siiyey wey kukalsoonaan waayeen qofka markuu kukalsooneen quruxda illaahey siiyey wax walba wuu sameyn illaahow iimaanka nagu sug yaa arxama raaximiin

  • @WARMOOG804
    @WARMOOG804 3 ปีที่แล้ว +3

    Quruxda wa kalsonida meeqo ayaa is cadeey I dhahdey walahi ani waxa amensanahay aan quruxbadanahay Alhamdulah

  • @zakiabdiibrahim4420
    @zakiabdiibrahim4420 3 ปีที่แล้ว

    Waa Xaqiiqa Walal Xikmad Aya Ahayd
    Cadaanku Kama Dhigna Qurux, Sidokale Madowgu Kama Dhigna Foolxumo ,, sbbto ah Kafanku (Karfan) Waa Cadaan Waana Shayga Loogu Necebyahay Adunka , Marka Cadanku Wax Qiima ah Ma dhera Kan Madow Waxanan U Arka Saluug Abuurista Alle SWT Ay Saluugayan Sidi Uu U Aburay Waxan La Hadlaya Dhaman Gabdhaha Inala Dhashay Ee Walaladena Ee Arinkan Sameya

  • @Micromoments-K
    @Micromoments-K 3 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah walal cumar mowduucaan aad ayuu muhiim uyhy dhamaan dumarkeena somaliyeed mhdsnd walal sida wngsn aad noogu soo gudbisay

  • @mohamedahmednur9420
    @mohamedahmednur9420 3 ปีที่แล้ว

    Ustad Omar inshaar mahadsanid waa mawduuc aad muhiim u ah runtii.
    Waxaan xasuustay dhawr sano ka hor mar aan jaamacad dhiganaayay ayaa gabadh ardayda aan isku fasalka ahayn kamid ahayd oon is idhi malaha dawooyinkan ay isticmashaa qof ardada kamid iyaga oo iska ciyaaraya arday kale shalmaday qabtay saa u qabtay wlhi gacnteeda dhan diirka ka cararay.

  • @abdulkafi2348
    @abdulkafi2348 3 ปีที่แล้ว +16

    Hadad tahay mid illahay Fahansiyay waxa aan soo qoray Alx dheh🤩

  • @munadeeq6849
    @munadeeq6849 3 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله خيرا

  • @barwaqoshorts2338
    @barwaqoshorts2338 3 ปีที่แล้ว +6

    Alxamdulilah ilahay imanka igama qadin oo waxan ilahay iaburin ma radinin midibkayga ayan ku qanacsanahay isna caden mayo intii ilahay i aburay ha ibarakeyo cafimadne ha isiyo

  • @inantanr5215
    @inantanr5215 3 ปีที่แล้ว +1

    masha'Allah waa run arintas waana wax laga naxo runti. wll ugu dar quruxdu in ay tahay habdhaqanka, akhlaqda wanagsan, soo jidashada, weji furfurnanta iyo wixi la mid ah ee maha midab.

  • @sharmaboyfans9105
    @sharmaboyfans9105 3 ปีที่แล้ว +7

    Inta aan iscadeynin ismuuujiya 😍💗❣💕

  • @umuadraf8072
    @umuadraf8072 3 ปีที่แล้ว +1

    Msha allaah wll mhsnd cumaroow runtii mawduuc muhiim ahbaad ka hadashay alle haku barakeeyo
    Wlhi markaan arko gabadh madow oo somaliya oon midabkeedii badalin kalsooni ayaan dareemaa waana ku farxaa waligayna kuma fakarin inaan midabkayga badalo taas badalkeeda waxaanku fakaraa inaan dalkeena ka suuliyo mar uun

  • @aragsan9200
    @aragsan9200 3 ปีที่แล้ว +8

    Dad badan oo comments ka jecel aan u sheego wax fiican oo Ku dhalaalinay jidhkaga wlhi
    Waxad karis qolofta liin macanta
    Waxad Ku darta saliid saytuun
    Waxad Ku darta jab yar oo ah saabunta aad Ku maydhan rabto marka 30 daqiiqo ka hor inta aanad maydhan 🙋‍♀️

  • @Sumaya-xv3kl
    @Sumaya-xv3kl 3 ปีที่แล้ว +2

    InshaAllah badalis aboorista Alle, inaan isku sameeyo Allan ka magan galay. Wallahi ilaahay dookhiisa wax ka qurxoon ma jirto, waxaad dareemi kartaa tusale markaad isku kalsoonaato kalsooni aan cid bila’aadam ah jabin karin reerkiina uu nolosha kugu taageeraya isagoo si xun iyo sifiicanba kuu tageerayo lkn dhanka famliga markasta go’aankaaga ayaa adiga kuwada mar kasta (yeel ama hayeelin) iyo qofkugu jecel abuuristaada Allena aad lamaane ugu noqoto 😇😎. Aduunka anoo kale laguma abuurin maxaan isku yasi, waxaan ahay lagama maarmaan mar walba booskeyga booxiye anaa u ah 😍🤩🥳🤲🏽 Alxmdllh 😊 Alle abuuristiisa quruda kuu kula abuuray laguma soo koobi karo indhaha, maqalka iyo qalbiga😌 dhiiro gelin maaha ee waa xaqiiqda aduunka. Ummadu haday is wada cadayso aniga uun baa ka madowaanayo markaas 😍🤩 👩🏽‍💻🇸🇴✊🏽

  • @AhmedMohamed-dp1ty
    @AhmedMohamed-dp1ty 3 ปีที่แล้ว +4

    Midabka Maariinka/Madoowga wax ka Qurux badan ma jidho🙏🥰♥️

  • @heyzajfaguli512
    @heyzajfaguli512 3 ปีที่แล้ว +2

    Wa dhibatada ugu badan e heysato gabdhahena somaliyed

  • @achrafmohamett603
    @achrafmohamett603 3 ปีที่แล้ว +6

    Ilahay gabdhaha hanoosoo hanuunsho Aamiin

  • @yahyecabdul2892
    @yahyecabdul2892 3 ปีที่แล้ว +2

    Run ahaantii alle swt wuxuu ku siiyo wax ka wanagsan ma jiran ❤❤

  • @taaa820
    @taaa820 3 ปีที่แล้ว +4

    Wlaahi gabdhaha is cadeeya waan ka warwareega.
    Soo shiidashadii ayaa ka dhamaatay.
    Illahayow noo soo hadee Aamiin

  • @zakariamohamedsalad2962
    @zakariamohamedsalad2962 3 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah moduc wanagsan bad kaso hadashay runti diintuna 1,000 ka hor bay shegtay alle wuxu dhahay " وَأَحْسن كما أحسن الله إليك ولا تبغ الفساد في الأرض"

  • @asiyayusuf9717
    @asiyayusuf9717 3 ปีที่แล้ว +4

    Aad bay saamayn ugu leedahy naftayda waayo aniga iyo saxiibtay ayaa isticmaali jiray mrka inanti aan saxibada ahyn way ku xanuusatay waayo jidhkeedi ayaa sumoobay iyo dhiigeedi lkn iminkay way ladnaatay kamay waantoobin lkn alx walaahi aniga wan joojiyay midbkaygi ilaahy wa isoo celiyay alx balan ayaana ilaahy la galay inaanan dib ugu noqon ilaahy waa ii gargaary
    Mrka ma wanagsano inaad bedesho midabkii ilaahy ku siiyay

    • @shud600
      @shud600 3 ปีที่แล้ว

      Meqa sano kadib kuso laabty sis midabkadi

    • @asiyayusuf9717
      @asiyayusuf9717 3 ปีที่แล้ว

      @@shud600 walahi laba bilood uun alx

  • @anwarmohamud2006
    @anwarmohamud2006 3 ปีที่แล้ว +1

    Walllahi DR wa mowduuc muhiim ah
    Gabdhena... illahy hano hifdiyo

  • @Sigma_male0000
    @Sigma_male0000 3 ปีที่แล้ว +70

    From hargaysa 8:00:00
    Like ta hadaad hargaisa joogto

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha alh ustaad waa birnaamij aad ufiican meelo badana taabanaya mahadsanid omar ❤💯

  • @hanaanuur5791
    @hanaanuur5791 3 ปีที่แล้ว +33

    Is cadeynta mid kaliya aan kala yaabay waxaa waye
    Marka aad weyso lacgtii dawada la ku so ibsan lahaa
    Waxaa ku so noqonaya midkii aad cadeyneysay laba habeen ama sadax habèn hadaan marsan waa la ku sii digaa
    Fadlan lacag iku shub 😂😂
    Usaad waad ku mhsnthy wacyi kalindaada
    اللهم ردنا اليك ردنا اليك ردا جميلا

    • @shaficiaxmed9769
      @shaficiaxmed9769 3 ปีที่แล้ว

      Haa wll qli mnshlh wllhy waa runtaa waxana Keena kalsooni laan iyo ninka la hasaawaya gabadha

  • @abdalaali6591
    @abdalaali6591 3 ปีที่แล้ว +1

    Macalin kenyati ah oo wax ii dhiga ayaa habeen inago xiisada kujirna inooga sheekeyey gabdhaha iscadeeya waxan hadalkiisi ka xasuusta oraah aan ilaawi waayey, wuxu yiri "waji uu ilaahay uugu talo galay 70sano inay isticmaalaan ayey ku isticmaalan 20sano".
    Wlhi ufiirso beentiis maha gabadhu maalmaha kowad ee ay iscadeyso way dhalaali maalmo kadib amaba bilo yar kadib waxa ubilowmanaya hoog iyo halaag, xitaa waxa kamid ah inay soo uraan gabdhaha waxan marsada markay dhididaan, kulka uma adkeysan karaan, gabigoodaba nolol adag ayey kujiraan mawduucan xog faro badan ayaan ka hayaa aadan kuso darin barnamijka, gabadhi aragta fariintayda hadd marsato iska dhaaf wllo hadad ku fakareysayna ka saar niyadaada.

  • @feisal4866
    @feisal4866 3 ปีที่แล้ว +50

    Wlhi gabdhaha somalida hadaysan is cadayn lahayn ayaga ugu qurux badnan laha dunida

    • @nimcoyusufaxmed2360
      @nimcoyusufaxmed2360 3 ปีที่แล้ว +6

      Wll wax walbo oo ilahay ku abuuray waa inad ku kalsonataa alx Somali ayaan ahay midabkii Allah isiyeyna wan haystaa

    • @mohamudilmi2587
      @mohamudilmi2587 3 ปีที่แล้ว +5

      @@nimcoyusufaxmed2360 hadaan nasiib leeyahay waan ku heli

    • @Zhangzhi123
      @Zhangzhi123 3 ปีที่แล้ว

      @@mohamudilmi2587 🙃

    • @raliyodumar5991
      @raliyodumar5991 3 ปีที่แล้ว +1

      Waaxaad kadhikeysan somali dhaan inaay madhowyihin scml daad cadii udhaashe yaa jiraa 😏😏

    • @mohamudilmi2587
      @mohamudilmi2587 3 ปีที่แล้ว

      @@raliyodumar5991 haa lkn waxaa ugu caqli liita kan midabkiisa ku qancin

  • @asiaayman6744
    @asiaayman6744 3 ปีที่แล้ว

    شكرا جزيلا يا استاذ عمر عبد عبد

  • @ibraahimcabdilaahi4328
    @ibraahimcabdilaahi4328 3 ปีที่แล้ว +25

    Aduunka colour ka madow baa u jeclahay aniga inan cas layguma oga

    • @zaamiaabdullmusaawi2435
      @zaamiaabdullmusaawi2435 3 ปีที่แล้ว +3

      Madow Iyo maariinka aya diamond ah
      Anoo maariin ah midab diamond ah haysta maxaa wax cudur ii keenaya kufali😏

    • @mcmusic6086
      @mcmusic6086 3 ปีที่แล้ว

      Illhay baa i cadeeyey aniga alxdullilaah😍😍😍😍

  • @cizaamkumaar7733
    @cizaamkumaar7733 3 ปีที่แล้ว +2

    Gabdhow macalinku
    Maanta idinka buu si gaara
    Idiin la hadla
    Marka qaata waanada
    Thanks mocalim Cumar🙏

  • @khadarxasanxaashi9034
    @khadarxasanxaashi9034 3 ปีที่แล้ว +71

    Hadaad is cadaynta ka soo horjeedo
    Like Saar

  • @user-pe6vj4vw4s
    @user-pe6vj4vw4s 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahdsanid wll qaabka quruxda badan aa wax nogu so gudbise ilaahay ha'kaa abaal mariyo juhdigaaga

  • @kawsarfaaruuq9173
    @kawsarfaaruuq9173 3 ปีที่แล้ว +4

    Alxm midabkaygu wxu ahaa markan dhazhay mid casan ah balseh hda mrkan wynaaday wxn noqday gbdh maariin dhalaal ah waligayna wx isma marin wna necbahay dadka nocasa wxna jclhy midabkayga kuna faanaa wd mhdznthy wlal qli 😘😘😘♥️

  • @faatmaali6814
    @faatmaali6814 3 ปีที่แล้ว +2

    إن خلقنا الإنسان في احسن تقويم

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 3 ปีที่แล้ว +6

    Black skin so gorgeous beautiful ❤️❤️♥️♥️Qurux du kuma xidhna cadaan iyo madaw balse midabka ilaahay kuu abuuray inaad ku qanacdo

  • @ridwaanahmed2395
    @ridwaanahmed2395 3 ปีที่แล้ว +1

    Xaaa ku or ah naagta iscadeysay 😷😷
    Allh halaga qabo midibkaga waa qurux soomlida waa maariin qurux badan

  • @anisamohamud6529
    @anisamohamud6529 3 ปีที่แล้ว +4

    Maalin maalmaha kamida waxaan adnay shopping aniga iyo walaashay tukaamda make-up lagu gado baan tagnay naagti gadaysay oo cadaan aheed baan waydiinay kalarka AMA midabka nagu so baxaya intay istaagtay oo walashay fiirisay bay tirih hadaan kalarkaga lahaan lahaa waxaan mariyo iska daaye kareenka baan ka fogaan lahaa suusan iiga badalmin quruxi waa suu allah swt kuu abuuray Alx

  • @shuaibahmed8467
    @shuaibahmed8467 3 ปีที่แล้ว +2

    لئنْ يعيبوا سوادي فهوَ لي نسبٌ يَوْمَ النِّزَالِ إذا مَا فَاتَني النَسبُ.

  • @shankaroon8172
    @shankaroon8172 3 ปีที่แล้ว +13

    Maalintaa iscadeen bilaawdo foolxumo kuubilaabmee
    Haaro , nabro, gadgaduud, xidido cagaran kaso baxo, shaqo aakuu bilaabmaa wlhi🤣🤣 kaliya qarash daawada ma aha waxaa kabadan kuaa kle

    • @hussein00057
      @hussein00057 3 ปีที่แล้ว +1

      Walalhi beenta ma ahan

  • @yousufhassan1206
    @yousufhassan1206 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa mowduuc aad u muhiimsan ,mahadsanid

  • @inspiretech3864
    @inspiretech3864 3 ปีที่แล้ว +7

    Gabdhii madow baa lagugu naca is leh anaa ku diyaar ah hno😀

  • @Burtejunior
    @Burtejunior 3 ปีที่แล้ว

    Mowduuc 💯 dadka somaliyeed ubaahnaayen thanks Omar inshaar

  • @gacalibnuabdiabdi5776
    @gacalibnuabdiabdi5776 3 ปีที่แล้ว +4

    Inshaar madaama ah ahay qofki u horeeyay iga gudoon salan
    Salaamu llahi calykum

  • @aishayariisey3769
    @aishayariisey3769 ปีที่แล้ว

    اللهم ثبت قلبي على دينك

  • @Sultan9op
    @Sultan9op 3 ปีที่แล้ว +42

    Waa aniga commentigaad raadinaysid oo aan tuugsiga ahayn😂😂😂

    • @sheikhmohamedcabdi4462
      @sheikhmohamedcabdi4462 3 ปีที่แล้ว +1

    • @mohammednaani2319
      @mohammednaani2319 3 ปีที่แล้ว +1

      Waanku arkaa king

    • @Sultan9op
      @Sultan9op 3 ปีที่แล้ว +1

      @@kaderaroppleh dhimato waaye saan guddiga comment akhriska hadaan nahay waa inaan mooshin kakeennaa tuugsiga maalmahaan waliba tuugsiga zaaid waaye

  • @baariaxmed1864
    @baariaxmed1864 3 ปีที่แล้ว +1

    waaa macquul waxaad sheegayso wl umar inshaar anaaa goob joog u ahaaa gabdh intay ismarisay waxaybahan laisku cadeeyay markaasna lakulantya waji barar iyo xanuun badan inbaanna laxanuunsanayd

  • @kaaba8249
    @kaaba8249 3 ปีที่แล้ว +17

    Xalay bay inan igu tiri naa is cadee oo diana marso🤣🤣🤣🤣🤣 Wlhi wa iga dhab!

    • @roodamaxamud5727
      @roodamaxamud5727 3 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣

    • @naciimaqaali6884
      @naciimaqaali6884 3 ปีที่แล้ว +5

      Kalarkagi wad katagaysa waana danbi intad isticmalysana waxad kujirta ciriiri ha udhawaan waliga waa talo walaslnimo

    • @kaaba8249
      @kaaba8249 3 ปีที่แล้ว +1

      @@naciimaqaali6884 dawo maba qaadan karo sensetive skin ayan ahy, mana jecli is cadays

    • @naciimaqaali6884
      @naciimaqaali6884 3 ปีที่แล้ว +1

      @@kaaba8249 hajeclaan waxa lajeclaado Mahan midabka ilaahy kusiiyay waa dheeman wax dhaama lawaaa

    • @muqdishomuuqwanag1447
      @muqdishomuuqwanag1447 3 ปีที่แล้ว +2

      Ani waaba laygu caaya heblayo madowey away u yeera yarantey ila iyo hadan aan joogo magac ayuba i noqday madowey,waxa isku dayay bal ina diano iyo wax isticmalo wlhi malin waa marsana malin waa hilmama marki danbe waa iska dhaafay

  • @saidkarshe2929
    @saidkarshe2929 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa Barnaamij Aad u wanaagsan Gabdhaheenow midabkiina ku kalsoonaada Fadlan oo idinku Haisniyad jabinina Naftiinana ixtiraaama

  • @nagueyehboulaleh5337
    @nagueyehboulaleh5337 3 ปีที่แล้ว +4

    6:23 I liked that girl she is smart girl and i hope one day that all our sisters will be like you

  • @mohamadali5025
    @mohamadali5025 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid

  • @ZuHaYP_t0mLY
    @ZuHaYP_t0mLY 3 ปีที่แล้ว +9

    Hadad fb kasoo aragtay ismuji ha idhafin iso Bookho wlashey mcn iyo wllkey qli 💔🙏❤

  • @wcdtube3267
    @wcdtube3267 3 ปีที่แล้ว +1

    Wll cumar gabdhaha Somaliya joga 100 90 way iscadeyan ale haso hanuuniyo