ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Team qowdhan hadaanu nahy guusha aan gaadhnay waan ku faraxsanhy 😂
Waa markaayaga ugu horreysay🎉😂😂❤
Aad iyo aad😂
MONICA'SANDDUNESTHEAND
: : wuxuu safray asagoo 12 jir ahwuxuu guursaday asagoo 25 jir ahwuxuu dhintay asagoo 63 jir ah🥺🥺❤
Scw scw scw ❤
Scw Scw Scw Scw Scw Scw❤
Scw
Scw scw
Ayy qowdhan walhi waa legend ilaah baan ku dhaartee waa madax muna faysal suu tiishka uuga mariyey dhididka si ixtiraam iyo naxariis leh ❤wll qiimo badan baad tahy runtii
😂😂😂😂
Inta Qawdhan iyo muna Faysal taageersan iso raaca❤😂
😂😂😂wyhy
Aadbaan ugu faraxsanahay qawdhan inuu guulaysto mudo badanbaan sugaayay hamblyo cabdalena wuu nasiib fiicanyay jigjiguu kuudooray waanad guulausta guul markasta qawdhan
😂❤war QowdhaN HadaaN reer Jigjiga Nahayyy Nalamaad Googo'in Maanta
Walahi Wan kuwadana qawdhan guul marwalba wll qali jigjiga oo dhan aya kuwada guul qawdhan
Guul baan kurajaynayaa wllo abdala Jamaal aakhiro iyo aduun kaba ee waxaan kugu borinayaa inaad waligaa dadka jilicsan ogaato
Marwalba munafeysay kusodar dee
😅😅qawdhan
I love you wllo cabdale Somaliland ❤❤❤❤
Team qawdhan is muujiya
Ayyyyyy aaad ayaan ugu faraxsanahay guuuuuusha mowliid qowdhan HanBalYo HanBalYo ❤❤❤❤ farxad ayay noo tahay team qowdhan one 1⃣ like ❤
Qawdhan always he is funny person
Ninka leh runtii abwanin badan baan jecelahay oo aay wada garan waayeen. Waa abwaan cawale deeeqsi❤
C.fataax tacabir ama c.fataax yare weeye
Sax caawle deeqsi waye
Axadkan gaaban dagdag badana😂😂yurub geenyu iska leeyahay Qowdhan in the building ❤wan kuwadana ree jigjiga ahaan
Suuuuuuuuuuuuu🎉mowliiid❤congratulations 😂
Qawdhan congratulation😂🎉❤
Team qawdhan hanbalyo hanbalyo hanbalyo ❤😊
Keep going my pro Abdalla Jamal 💪❤️👍
Qawdhan in badan sugayneee congratulations Congratulations 🎊
Omg my fav person Qowdhan and my fav city Jigjiga ba is helay. Keep repping Jigjiga Qowdhan.
Hore u soco Cabdalla, hargeisa Baan ku kulanahy 2021
17 sano kadib siday burco koobka u qaday ayu mawliid after 700k subscribe uu u badiyay❤❤
Burco ma koobkii goboladay qaaday😂kii degmooyinkuu ahaaye
Qawdhan gar iyo gardaro waaan kuwadanaa dhaxbuur❤❤❤
muna faysal waan ku kalsoonahay guul❤❤
Mansha Allah tabarakalah wan ku soducaynay hadanu reer jigjiga nahay sxb adadal ayan ku idhi
Aad iyo aad baan ugu hanbalyaynaya mawliid inu markii koobaad guulaysto marar bada guul baan u rajaynaa waa nan rajaynayay inan mar uun guulaysanayo hanbalyo hanbalyo waan is ognahay inaan aniguyo mawliid guul darada dhaqan u leenahayLkn sidaasat tahay cawa waan kuu laysanay hanbalyo hanbalyo ❤❤
Qowdhan wan wata legend ❤😂
Team qawdhan hadaa nahay aad baanu guusha ugu faraxsanahay sacabeeya sacabeeya sacabeeya 👏❤️😂😂
Caawa igu horeysy dawashadiisa inu qawdhan guulaysanayaan ogaa😅😅❤
Kan fuqa dheer ee burco uun leh waabn iska dhex arky wllhi😎😎😎😎😂😂😂😂
Wlhi kula mid ban aahye 😂wan nacaye magalad no dhig dheeh
Yaa inaga reepa 😂
Ha sheegan ku dhaha gobolada bari oo dhan melaha kale dooro 🤣🤣🤣
Sidoo kle wlhi 😂
Qofkaa si wuunaceeb yaye marda be yuu nasoo hadlqadin burco😂
😂😂Ayy cawa Gushaa Anagale Team Mowliid gushaan cawa wanu ku faraxsanahay yeees🎉
Hanbalyo Habaly maawlid qawdhan cabdale jamal aya kuu dooray ee Mar kaste idoor dheeh aad ayu unasiib fiican yaahay wllky cabdale wllhi Mar kaste wan idiin wataa dhaman tiin ee muuqa laad lasso dhakhasoo wll cabdale cajiis ayaa naadiilayye ❤wana idiin salamay wllo❤
Next cali zaki ugbaad iyo haboon ❤
Team qawdhan Hayaacdo hadaanu nahay waanu ka xunahy inuu guulaysto qawdhan, guuldaradaanu la jecelnahy, ha yaacdo ha yaacdo oo ha yaacdo😂😂😂😂😂😂😂
Qowdhan waa habeenkii koowaad uu badiyo wlhy 😂😂😂😂
Marwalba munafeysal kusodar waan jeclahay😂
Qawdhan waan wadanaa ❤❤
Gabadhan muna weyqawantahay subhanallahiye dar asturan xitmro bmabayo macan😢😢😢🙂
Intaanan dhamaysan barnamijka ayaan dhahay mowliid qowdhanbaan tageersanay waanu gulaystay hambalyo😂😊
Raga isaaqa waa lagu ducaystaa isaaqu waa ragii xuural caynta aduunka allow noodaa ragayaga allahuma aamiin Aamiin 🤲🏾🤲🏾🤲🏾❤
عبط الله جمال آنا اول شخص شاهد هذا فيديو 😅😅
Mawliid qawdhan hambalyo
Roofs keys guuuul from sanag ❤❤❤
Team qawdhan 😂mar hadaan gulaysany way dhantahy ban ku idhi 😂🎉
Waaw sxb waan kuwadanaa gulayso jigjiga meel fiican gaysay runtii
Hambalyo mowlid guuleystay Markii ugu horeysay tan iyo intan dawaneynay
😂😂😂
Cabdle jamaal cabdale wll guul baan kuu rajeynayaa❤
Waan kuwadanaa hadan reer jigjiga nahay qawdhanoo legend❤
Team reer jigjiga hadanu nahy qawdhan wanku wadana🎉❤
Hambalyo qawdhan😂👏👏👏👏❤
Qodhan waa tardanki ugu adka guul iyo gobanimo qodhan waan kuwata👍🙏
Team qowdhan from Mogadishu 🇸🇴💕💕
Qawdhan hada kadib anaga noo ciyaar hubal wad guulaysan FIFA Jijiga🥰
Keepgoing the lengend of lengend abdalejamaal cabdale
Inanta waa lagu ooyay way sheegaty shamuuri
Abdalah legend waan tageera Saxiib lakiin Fikrad baan kugu darsanaya Hablaha iyo wilasha Laba Saf Ha Kala Galan Si ila Wanagsan.Hoore u soco wll 🫡
Wooooow wooooow mawliid qowdha congratulations my brother cawah Wn ka filyaya❤
Qowdhan wanwata hadanaha re jigjiga 😅😅😅 muxu munokatataban manto dhaan mey is iecelyin😅😅
qawdhan guul wacan 🎉🎉🎉
Cabdalaw mawliid qawdhan waa inad xfld uqabta barnamijka xiga kan wayo intan dawadayey caawa ayuu badiyey 😂
Team abdala jamal one like 👍 😂❤😊
Qawdhan❤❤🎉😊
team qawdhan iyo muna faysal iyo asma malapo waa wataa❤
Wllhi Chanel ka qawdhan baa shidaaa😂😂😂😂😂😂😂
Ala qawdhan caawa guushiisa Wn ku faraxsanahy maadaman habeeno badan Sugaynay❤❤🎉
Aa aa Habalyo team qawdhan intan muqalka dawanayey wllhy wa u caynayey qawdhan karkasta waad guulysan ee hoos ha isku dhigin guuuuul 💪
Ninka gadhku gadhkaleh dherar buu nagu garaacay😂😢😢
Hanbalyo hno inta io inkabadan Ayan ku rajehnya❤🎉
FIFA jiiigija🎉
Manta dhan wan xanuusna wlahi ma qoslin manta barnamijka ayaa iga qosliyay wan kahelay barnamijka ❤
Qawdhan gar iyo gardaro waan kuwaďanaa aadbaana ugu faraxsanhy inaad guulaysato❤
Maasha allaah jecliyaa wiilkan habaryar ka unahay mawliid wanka badalay waliid ba layidhahda hada laga bilaabo wiilkaygan ugu magac daray ❤
Sln guul iyo gobanimo❤
ADBALA Jamaal ADBALA maxaaGaBiLeyciyaarTaDamdekusooDar❤🎉😢
Team qawdhan hadaan nahay waa ku farxasanahy guusha❤🎉😊
Ayyyyy gobolkaygiii Ood wayne
Weyyy Qowdhan Hambalyo🎉❤😅
700k markaad gaadhoHadyad kugu leeyayAptio😢😢🎉🎉🎉🎉🎉
Kooxdii guuldarada uu ka baxay qawdhan zxp noo keen garamantii iyo sharbadadii iyo baqigii laguugu lahaa nio 😂😊
Walalo wiilasha horay sii gabdhahana dabaysii ha is dhax is taajinin walal
Cabadale rooda kayf last time ayey keentay waaney saxnayd wakhtigana kama dhicin
Say isku caruuraynayso maad ka yaabin 😂😂😂
Wad na sharaftay hada nahay Ree jigjiga cawa 🎉
J aime bien votre groupe vous faites une ambiance monsieur abdallah
Team qawdhan guusha waan usoo samirnay😂 barnaamij uu ka maqanyahay barnaamijba maahan
Qawdhan hampalyo maanta 🎉🎉🎉
The Legend Qawdhan 🎉
First Abdale jamaal Abdale ibraahim 0:36
Sanaag bn guul u rajaynayaa
Haddaan ree jigjiga nahay qowdhan gar iyo gardaraba wan wadanaaa magacii jigjigana waad noo ilaalisay allayllahe baga madax sare 🎉🫡
Jecliyaa gobolka raga burco goobtaydii shugran ❤❤❤❤❤❤❤
Caaawa Qawdhan ya U duceeyay wu badiyay bee😂😂😂
Qawdhan Congratulations ❤🎉
Ree jijiga qawdhan wanu ku wadanaa❤
Yaa salaam qawdhanow namad ceebeyn😅🥰
Team qowdhan congratulations from jigjiga😂😂
Qawdhan hambalyo legend wad usoo samirtay guusha 🎉🎉
Team qawdhan hadaan nahy waan ka xunahy guusha an gaadhnay caawaCaptain ayu uwatey guuldarade😂😂
Team Suuuiiiii Qowdhan hambalyo rooda kayf waaa dadaashay boqorad ilaaahay i❤❤❤❤
Haben walba jijiga u ciyar gaashe🎉
Waa hapeenkii uhoresay😂 qawdhan guulaystay wlhi waa fany 😂😂
Team qowdhan hadaanu nahy guusha aan gaadhnay waan ku faraxsanhy 😂
Waa markaayaga ugu horreysay🎉😂😂❤
Aad iyo aad😂
MONICA'SANDDUNESTHEAND
: : wuxuu safray asagoo 12 jir ah
wuxuu guursaday asagoo 25 jir ah
wuxuu dhintay asagoo 63 jir ah🥺🥺❤
Scw scw scw ❤
Scw Scw Scw Scw Scw Scw❤
Scw
Scw
Scw scw
Ayy qowdhan walhi waa legend ilaah baan ku dhaartee waa madax muna faysal suu tiishka uuga mariyey dhididka si ixtiraam iyo naxariis leh ❤wll qiimo badan baad tahy runtii
😂😂😂😂
Inta Qawdhan iyo muna Faysal taageersan iso raaca❤😂
😂😂😂wyhy
Aadbaan ugu faraxsanahay qawdhan inuu guulaysto mudo badanbaan sugaayay hamblyo cabdalena wuu nasiib fiicanyay jigjiguu kuudooray waanad guulausta guul markasta qawdhan
😂❤war QowdhaN HadaaN reer Jigjiga Nahayyy Nalamaad Googo'in Maanta
Walahi Wan kuwadana qawdhan guul marwalba wll qali jigjiga oo dhan aya kuwada guul qawdhan
Guul baan kurajaynayaa wllo abdala Jamaal aakhiro iyo aduun kaba ee waxaan kugu borinayaa inaad waligaa dadka jilicsan ogaato
Marwalba munafeysay kusodar dee
😅😅qawdhan
I love you wllo cabdale Somaliland ❤❤❤❤
Team qawdhan is muujiya
Ayyyyyy aaad ayaan ugu faraxsanahay guuuuuusha mowliid qowdhan HanBalYo HanBalYo ❤❤❤❤ farxad ayay noo tahay team qowdhan one 1⃣ like ❤
Qawdhan always he is funny person
Ninka leh runtii abwanin badan baan jecelahay oo aay wada garan waayeen. Waa abwaan cawale deeeqsi❤
C.fataax tacabir ama c.fataax yare weeye
Sax caawle deeqsi waye
Axadkan gaaban dagdag badana😂😂yurub geenyu iska leeyahay
Qowdhan in the building ❤wan kuwadana ree jigjiga ahaan
Suuuuuuuuuuuuu🎉mowliiid❤congratulations 😂
Qawdhan congratulation😂🎉❤
Team qawdhan hanbalyo hanbalyo hanbalyo ❤😊
Keep going my pro Abdalla Jamal 💪❤️👍
Qawdhan in badan sugayneee congratulations Congratulations 🎊
Omg my fav person Qowdhan and my fav city Jigjiga ba is helay. Keep repping Jigjiga Qowdhan.
Hore u soco Cabdalla, hargeisa Baan ku kulanahy 2021
17 sano kadib siday burco koobka u qaday ayu mawliid after 700k subscribe uu u badiyay❤❤
Burco ma koobkii goboladay qaaday😂kii degmooyinkuu ahaaye
Qawdhan gar iyo gardaro waaan kuwadanaa dhaxbuur❤❤❤
muna faysal waan ku kalsoonahay guul❤❤
Mansha Allah tabarakalah wan ku soducaynay hadanu reer jigjiga nahay sxb adadal ayan ku idhi
Aad iyo aad baan ugu hanbalyaynaya mawliid inu markii koobaad guulaysto marar bada guul baan u rajaynaa waa nan rajaynayay inan mar uun guulaysanayo hanbalyo hanbalyo waan is ognahay inaan aniguyo mawliid guul darada dhaqan u leenahay
Lkn sidaasat tahay cawa waan kuu laysanay hanbalyo hanbalyo ❤❤
Qowdhan wan wata legend ❤😂
Team qawdhan hadaa nahay aad baanu guusha ugu faraxsanahay sacabeeya sacabeeya sacabeeya 👏❤️😂😂
Caawa igu horeysy dawashadiisa inu qawdhan guulaysanayaan ogaa😅😅❤
Kan fuqa dheer ee burco uun leh waabn iska dhex arky wllhi😎😎😎😎😂😂😂😂
Wlhi kula mid ban aahye 😂wan nacaye magalad no dhig dheeh
Yaa inaga reepa 😂
Ha sheegan ku dhaha gobolada bari oo dhan melaha kale dooro 🤣🤣🤣
Sidoo kle wlhi 😂
Qofkaa si wuunaceeb yaye marda be yuu nasoo hadlqadin burco😂
😂😂Ayy cawa Gushaa Anagale Team Mowliid gushaan cawa wanu ku faraxsanahay yeees🎉
Hanbalyo Habaly maawlid qawdhan cabdale jamal aya kuu dooray ee Mar kaste idoor dheeh aad ayu unasiib fiican yaahay wllky cabdale wllhi Mar kaste wan idiin wataa dhaman tiin ee muuqa laad lasso dhakhasoo wll cabdale cajiis ayaa naadiilayye ❤wana idiin salamay wllo❤
Next cali zaki ugbaad iyo haboon ❤
Team qawdhan Hayaacdo hadaanu nahay waanu ka xunahy inuu guulaysto qawdhan, guuldaradaanu la jecelnahy, ha yaacdo ha yaacdo oo ha yaacdo😂😂😂😂😂😂😂
Qowdhan waa habeenkii koowaad uu badiyo wlhy 😂😂😂😂
Marwalba munafeysal kusodar waan jeclahay😂
Qawdhan waan wadanaa ❤❤
Gabadhan muna weyqawantahay subhanallahiye dar asturan xitmro bmabayo macan😢😢😢🙂
Intaanan dhamaysan barnamijka ayaan dhahay mowliid qowdhanbaan tageersanay waanu gulaystay hambalyo😂😊
Raga isaaqa waa lagu ducaystaa isaaqu waa ragii xuural caynta aduunka allow noodaa ragayaga allahuma aamiin Aamiin 🤲🏾🤲🏾🤲🏾❤
عبط الله جمال آنا اول شخص شاهد هذا فيديو 😅😅
Mawliid qawdhan hambalyo
Roofs keys guuuul from sanag ❤❤❤
Team qawdhan 😂mar hadaan gulaysany way dhantahy ban ku idhi 😂🎉
Waaw sxb waan kuwadanaa gulayso jigjiga meel fiican gaysay runtii
Hambalyo mowlid guuleystay Markii ugu horeysay tan iyo intan dawaneynay
😂😂😂
Cabdle jamaal cabdale wll guul baan kuu rajeynayaa❤
Waan kuwadanaa hadan reer jigjiga nahay qawdhanoo legend❤
Team reer jigjiga hadanu nahy qawdhan wanku wadana🎉❤
Hambalyo qawdhan😂👏👏👏👏❤
Qodhan waa tardanki ugu adka guul iyo gobanimo qodhan waan kuwata👍🙏
Team qowdhan from Mogadishu 🇸🇴💕💕
Qawdhan hada kadib anaga noo ciyaar hubal wad guulaysan FIFA Jijiga🥰
Keepgoing the lengend of lengend abdalejamaal cabdale
Inanta waa lagu ooyay way sheegaty shamuuri
Abdalah legend waan tageera Saxiib lakiin Fikrad baan kugu darsanaya Hablaha iyo wilasha Laba Saf Ha Kala Galan Si ila Wanagsan.Hoore u soco wll 🫡
Wooooow wooooow mawliid qowdha congratulations my brother cawah Wn ka filyaya❤
Qowdhan wanwata hadanaha re jigjiga 😅😅😅 muxu munokatataban manto dhaan mey is iecelyin😅😅
qawdhan guul wacan 🎉🎉🎉
Cabdalaw mawliid qawdhan waa inad xfld uqabta barnamijka xiga kan wayo intan dawadayey caawa ayuu badiyey 😂
Team abdala jamal one like 👍 😂❤😊
Qawdhan❤❤🎉😊
team qawdhan iyo muna faysal iyo asma malapo waa wataa❤
Wllhi Chanel ka qawdhan baa shidaaa😂😂😂😂😂😂😂
Ala qawdhan caawa guushiisa Wn ku faraxsanahy maadaman habeeno badan Sugaynay❤❤🎉
Aa aa Habalyo team qawdhan intan muqalka dawanayey wllhy wa u caynayey qawdhan karkasta waad guulysan ee hoos ha isku dhigin guuuuul 💪
Ninka gadhku gadhkaleh dherar buu nagu garaacay😂😢😢
Hanbalyo hno inta io inkabadan Ayan ku rajehnya❤🎉
FIFA jiiigija🎉
Manta dhan wan xanuusna wlahi ma qoslin manta barnamijka ayaa iga qosliyay wan kahelay barnamijka ❤
Qawdhan gar iyo gardaro waan kuwaďanaa aadbaana ugu faraxsanhy inaad guulaysato❤
Maasha allaah jecliyaa wiilkan habaryar ka unahay mawliid wanka badalay waliid ba layidhahda hada laga bilaabo wiilkaygan ugu magac daray ❤
Sln guul iyo gobanimo❤
ADBALA Jamaal ADBALA maxaaGaBiLeyciyaarTaDamdekusooDar❤🎉😢
Team qawdhan hadaan nahay waa ku farxasanahy guusha❤🎉😊
Ayyyyy gobolkaygiii Ood wayne
Weyyy Qowdhan Hambalyo🎉❤😅
700k markaad gaadho
Hadyad kugu leeyay
Aptio😢😢🎉🎉🎉🎉🎉
Kooxdii guuldarada uu ka baxay qawdhan zxp noo keen garamantii iyo sharbadadii iyo baqigii laguugu lahaa nio 😂😊
Walalo wiilasha horay sii gabdhahana dabaysii ha is dhax is taajinin walal
Cabadale rooda kayf last time ayey keentay waaney saxnayd wakhtigana kama dhicin
Say isku caruuraynayso maad ka yaabin 😂😂😂
Wad na sharaftay hada nahay Ree jigjiga cawa 🎉
J aime bien votre groupe vous faites une ambiance monsieur abdallah
Team qawdhan guusha waan usoo samirnay😂 barnaamij uu ka maqanyahay barnaamijba maahan
Qawdhan hampalyo maanta 🎉🎉🎉
The Legend Qawdhan 🎉
First Abdale jamaal Abdale ibraahim 0:36
Sanaag bn guul u rajaynayaa
Haddaan ree jigjiga nahay qowdhan gar iyo gardaraba wan wadanaaa magacii jigjigana waad noo ilaalisay allayllahe baga madax sare 🎉🫡
Jecliyaa gobolka raga burco goobtaydii shugran ❤❤❤❤❤❤❤
Caaawa Qawdhan ya U duceeyay wu badiyay bee😂😂😂
Qawdhan Congratulations ❤🎉
Ree jijiga qawdhan wanu ku wadanaa❤
Yaa salaam qawdhanow namad ceebeyn😅🥰
Team qowdhan congratulations from jigjiga😂😂
Qawdhan hambalyo legend wad usoo samirtay guusha 🎉🎉
Team qawdhan hadaan nahy waan ka xunahy guusha an gaadhnay caawa
Captain ayu uwatey guuldarade😂😂