Challenge Waydii

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 233

  • @siciidaxmedjamac3385
    @siciidaxmedjamac3385 7 หลายเดือนก่อน +19

    Qawlkay kasinaayeen dhamaan nabiyadu waxay ahay kalmada لا إله إلا الله
    Waana furaha janada .iskuday wll inaanad marna carabkaaga kaqalalin ☝️
    Sidaan kuula wadaagay isoo
    #follow garee wll 🥰👍

  • @user-yo2wn1hj4d
    @user-yo2wn1hj4d 7 หลายเดือนก่อน +23

    Xamda hiil hableed boqoradiii dumarka and labo yutuber aan jeclahay qays and abdala❤

    • @user-kj3cr2if7n
      @user-kj3cr2if7n 7 หลายเดือนก่อน +1

      Jah my name is not easy ❤❤

  • @KawsarMohamed-ir2mg
    @KawsarMohamed-ir2mg 7 หลายเดือนก่อน +26

    Cabdalle jmaal meeshuu ku yaabuu fadhiyaa😂😂😂

  • @faadumomahamed9725
    @faadumomahamed9725 7 หลายเดือนก่อน +13

    Apdalla jamall wiil qruh daganan ixtiram dabeecad leh hore uzo Brother❤

  • @Drnajaaha1
    @Drnajaaha1 7 หลายเดือนก่อน +20

    Qays war baa lagu saliday
    Cabdale wuu degnayay
    Labadiinuba legend ba tihin
    Wna idin jeclahay❤

  • @kheriyamohamud4517
    @kheriyamohamud4517 7 หลายเดือนก่อน +14

    Mansha allaaah walalo qali waxan idinku jecelahay ixtiramka iyo sida aad isku jeceshihin Mansha allaah ilaahy hidin barkeeyo walalo qali

  • @niciimamattan5871
    @niciimamattan5871 7 หลายเดือนก่อน +26

    Qays iyo xamdi way isku haystaan bee❤😂😂😂😂been

    • @Najma12-o8e
      @Najma12-o8e 7 หลายเดือนก่อน +1

      Asc sabiskaraayb igu sharaf walal thanks

  • @nasraabdullahi
    @nasraabdullahi 7 หลายเดือนก่อน +50

    Abdalla the real goat❤

    • @Najma12-o8e
      @Najma12-o8e 7 หลายเดือนก่อน

      Asc isoo booqo walal igu sharaf thanks ♥️

    • @DaadirCade-qq7ez
      @DaadirCade-qq7ez 7 หลายเดือนก่อน

      😂

  • @Zusan15
    @Zusan15 7 หลายเดือนก่อน +14

    Istaqfurulh siidan isku laha waa quresh unbad Oromo nagu noqoten waad iga qosol siisay 😂😂😂😂

  • @ahmedyahye2623
    @ahmedyahye2623 7 หลายเดือนก่อน +16

    Abdalle Jamal The Real GOAT. The One and Only Somali TH-camr❤

  • @ugaasdaauudmaxamed7305
    @ugaasdaauudmaxamed7305 7 หลายเดือนก่อน +10

    Rol models Abdalla jamaal and Qays qeyser

  • @user-vj3my6kf7p
    @user-vj3my6kf7p 7 หลายเดือนก่อน +28

    Waxaa maqali jirey nafdeyto nafbee rabta nafta klen nafabey rabta cabdalla wu ku heysta gabdha iydan qays qayser ayey ku heysta😂😂😅

    • @-farhia
      @-farhia 7 หลายเดือนก่อน +1

      Waa sax lkn cabdalla jamaal wu maserya gbdha markey fiiriso quruxxlowga qays qayssar😂

    • @Asli256
      @Asli256 7 หลายเดือนก่อน +3

      @@-farhiacabdalaba ka shidane nin dheer nin gabn kuma dorsaden😂

    • @nadiiracadaani-el2zq
      @nadiiracadaani-el2zq 7 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂Cabdale❤😂

    • @user-xn1yh8su9v
      @user-xn1yh8su9v 5 หลายเดือนก่อน

      Yaa idinka i diin sheegay warkas 😂😂😂

  • @armyman5751
    @armyman5751 5 หลายเดือนก่อน +2

    Abdalle iyo qays just exceptional ones ❤ long lide sxpyaal sharaf iyo karaamo😊

  • @zucdichannel7853
    @zucdichannel7853 7 หลายเดือนก่อน +14

    Wlle xamdi iyo qays wxba ka dhexeya😂😂🤣🫣🫣 indhohoda firiya 🫣🫣❤️❤️❤️❤️

    • @ilwaaddegan2449
      @ilwaaddegan2449 7 หลายเดือนก่อน

      Doob Dareen baabdilay kkkkk

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 7 หลายเดือนก่อน +6

    Waraya qaysqaysarow Hargaysa uunban ku noolanlaha ban kafilayay Baxsaneey Hargaysa kagudonay baqii❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @user-qd3qi1uo4y
    @user-qd3qi1uo4y 7 หลายเดือนก่อน +17

    QEYS QEYSER IS NOT EASY😂

  • @ismahanosman298
    @ismahanosman298 7 หลายเดือนก่อน +28

    Two legends 🎉🎉

    • @Najma12-o8e
      @Najma12-o8e 7 หลายเดือนก่อน

      Asc sabiskaraayb igu sharaf walal thanks

  • @anisonaxar5397
    @anisonaxar5397 7 หลายเดือนก่อน +7

    Abdalle jamaal film yaab ah ba u shidan😂😂hamda io qays way ka yaabshen😂

  • @nairazyazeed7859
    @nairazyazeed7859 7 หลายเดือนก่อน +16

    The one and only Abdala Jamal ❤

  • @hamseabdifataah5617
    @hamseabdifataah5617 7 หลายเดือนก่อน +8

    Laba legend 🙌 👏 ❤️ qays qayser iyo abdalla jamall

  • @raxmataali8598
    @raxmataali8598 7 หลายเดือนก่อน +12

    Cabdale jabaal waa ku wataa
    Xamda iyo qas qaysar
    Labadooda waa bee bee😊

  • @user-yr4my2re3w
    @user-yr4my2re3w 7 หลายเดือนก่อน +30

    Cabdale waa qof fiican ❤

  • @Khadar_ismail
    @Khadar_ismail 7 หลายเดือนก่อน +5

    Aniga waxa marwalba I taageera walalahay❤

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 7 หลายเดือนก่อน +5

    Labada nin ee TH-camka igu haya nolada❤🎉👑

  • @Umu-Amina
    @Umu-Amina 7 หลายเดือนก่อน +5

    Abdala iyo qays waa laba nin oonkaladhicin ❤

  • @bashkaproduction4029
    @bashkaproduction4029 7 หลายเดือนก่อน +8

    Abdal3 jamal
    Qays Qayser
    Hamda Hiil Hableed Guulaysta wallalyal

  • @user-ld3zs1kj8t
    @user-ld3zs1kj8t 7 หลายเดือนก่อน +6

    Qays qaysar funny s iyo s iyo ayeyo waska ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ qosol kiisaan ku haystaa

  • @mohamed__kader505
    @mohamed__kader505 7 หลายเดือนก่อน +30

    Legends Of somaliland ❤

  • @UbaxXays-he8rr
    @UbaxXays-he8rr 7 หลายเดือนก่อน +7

    Arniyow waa markii ugu horaysay aan coment qoro ii caira deee😅

  • @dimaligo8711
    @dimaligo8711 5 หลายเดือนก่อน +2

    Cabdala jamal qay qaysar laba goat 🐐

  • @maanobiibi4369
    @maanobiibi4369 7 หลายเดือนก่อน +16

    Abdalla ninyahow wiilkii kale ee kula bilaabey TH-cam caydrus meeyey

    • @user-wg6bp5um4x
      @user-wg6bp5um4x 7 หลายเดือนก่อน

      Ninki abdale dadka baray canada liqday

  • @CheerfulFlowerGarden-jc1dx
    @CheerfulFlowerGarden-jc1dx 7 หลายเดือนก่อน +40

    Amin ha nolato xamda ❤😊

    • @xafsamahdi-fl4jh
      @xafsamahdi-fl4jh 7 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @shugriali1439
    @shugriali1439 7 หลายเดือนก่อน +22

    War waagi hoe reer waqoyiga accent gooda waa la yaabi jiray, lkn hada waa jclaaday wlh qurux wye 😂❤

    • @abdigahayr
      @abdigahayr 7 หลายเดือนก่อน

      Maxaa noo.malyn jirtey wll 😂

    • @upahjahur1447
      @upahjahur1447 7 หลายเดือนก่อน

      Wad fahanty hadda miya ma lahjad adkin inadere😅

    • @Xaadiidle
      @Xaadiidle 7 หลายเดือนก่อน

      Nasab baad tahy bro soo dhawoow

    • @shugriali1439
      @shugriali1439 7 หลายเดือนก่อน

      @@upahjahur1447 abaa waagi hore wn ku wareeri jiray lkn hada accent giina saaid u jcladay waaba qurux lkn saas uma hadli karo aniga .....

    • @shugriali1439
      @shugriali1439 7 หลายเดือนก่อน

      @@abdigahayr inay wax idinka qaldanyihiin carabta kis laidinka jaray cml

  • @Begzyshorts
    @Begzyshorts 7 หลายเดือนก่อน +4

    11:05

  • @nadiiramaxamed5614
    @nadiiramaxamed5614 7 หลายเดือนก่อน +2

    M.a wiiil wangsn ayd thy Abdale jamal

  • @user-ev6jb9yz7q
    @user-ev6jb9yz7q 7 หลายเดือนก่อน +12

    Inanta yarta waa fariid ee maad iska key siisaan huno 😢

  • @Najmanuura11
    @Najmanuura11 7 หลายเดือนก่อน +2

    Cabdale wa qof macquula hno wa ku salaamay ❤

  • @ibrahimmuse2285
    @ibrahimmuse2285 7 หลายเดือนก่อน +2

    Aaadban kuu taageeraa xamda hiil hableed waxaad tahay inadertey marna wllshey marna zxptey keep going zxp

  • @user-vt8dc7ve4w
    @user-vt8dc7ve4w 7 หลายเดือนก่อน +6

    Commentgii ugu horeeyey😂😂

  • @user-kj3cr2if7n
    @user-kj3cr2if7n 7 หลายเดือนก่อน +2

    Qays qaysar is not easy ❤❤❤

  • @abdalamuhiyadin4426
    @abdalamuhiyadin4426 7 หลายเดือนก่อน +2

    Qays iyo gabadhu waa is shukaansadaan saan hadalkooda dareemayn

  • @user-cn3nx7db4r
    @user-cn3nx7db4r 7 หลายเดือนก่อน +2

    Qayas iyo cabdale masha allah hero usocoda wllo 🎉🎉🎉🎉

  • @suhaybhuggur
    @suhaybhuggur 7 หลายเดือนก่อน +4

    Abdala jamal abdala yusuf ibrahim

  • @user-bi8jr9ys3e
    @user-bi8jr9ys3e 7 หลายเดือนก่อน +4

    Waa bilaa sharci qays qaracsanaa😂😂😂😂

  • @user-du8ht3yx5e
    @user-du8ht3yx5e 7 หลายเดือนก่อน +2

    Two best TH-cam qeys v abdale best legend 🥰

  • @bashkirtech
    @bashkirtech 7 หลายเดือนก่อน +2

    G36 Empire boom boom in the house 😀🔥

    • @apdicazaanyo1333
      @apdicazaanyo1333 7 หลายเดือนก่อน

      Nafarkas warsengeli mxynu ka yeelna😂

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 3 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah barakumu Allah jamiican. Love you all. ❤❤❤❤

  • @user-of1bk8bu3b
    @user-of1bk8bu3b 7 หลายเดือนก่อน +2

    Cabdi raman yare😂😂😂

  • @user-rr9zj9lp8t
    @user-rr9zj9lp8t 7 หลายเดือนก่อน +2

    cabdale jamal iyo asxbtisab wan tagera sxb mar mamishkaga kuxidha nahay❤

  • @Abdirashid00
    @Abdirashid00 7 หลายเดือนก่อน +2

    the best youtuber of somali all qays qayser 🙏🙏🙏✌️

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 6 หลายเดือนก่อน

    Barakumu Allah jamiican. Intelligent and sincere ❤❤❤❤

  • @user-hc6kt8jt7r
    @user-hc6kt8jt7r 7 หลายเดือนก่อน +2

    Abdala jamal abdala degnaantis❤

  • @abdulahiali5051
    @abdulahiali5051 7 หลายเดือนก่อน +2

    Abdala legend bro 💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻

  • @hogaamiyeyamaniofficial9837
    @hogaamiyeyamaniofficial9837 7 หลายเดือนก่อน +2

    Hamda Hill-Ragged

  • @MaryamaCali-rj6dm
    @MaryamaCali-rj6dm หลายเดือนก่อน

    Abdala jamac cadi ma,aha ❤❤❤

  • @I_Trade_Money
    @I_Trade_Money 7 หลายเดือนก่อน +4

    Maamulka Hargaysa

  • @user-tc9yf4tb1j
    @user-tc9yf4tb1j 7 หลายเดือนก่อน +1

    Hhhh waa qosol iyo qaraaxo waa ku waaan😂

  • @ShaaficiCabdi-d2g
    @ShaaficiCabdi-d2g 2 หลายเดือนก่อน

    Khalid waa wllky😊

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 7 หลายเดือนก่อน

    Familyyyyyy system SENERATIONSSS jiilbajiil

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 7 หลายเดือนก่อน +4

    : boqorada qoraalkayga aqrinaysa nafta ku baahan😂😂💔♥️❤❤❤
    👇.

  • @munadiriye6811
    @munadiriye6811 7 หลายเดือนก่อน +1

    Qays dub halo celiyo iyo cafadi caqayade😂

  • @HodanCabdi-dp4vo
    @HodanCabdi-dp4vo 7 หลายเดือนก่อน +1

    waxan wacaa wllshya mcn khadra cabdi idiris ilhay haa idaye han ixiftiyo malkastoy jogto

  • @user-ei5ky9lg3l
    @user-ei5ky9lg3l 7 หลายเดือนก่อน +8

    Abdalle the real goat❤

  • @somalitiktoklive6683
    @somalitiktoklive6683 7 หลายเดือนก่อน +8

    Welcome back to Somali maryoley 😂

    • @BahjaAxmed-ut6qr
      @BahjaAxmed-ut6qr 7 หลายเดือนก่อน +1

      Alla Caloosha iga Tag ha idiline😅😅♥️

  • @maariyaMuhmed-qo6jq
    @maariyaMuhmed-qo6jq 7 หลายเดือนก่อน +1

    yaxye waan salaamaya

  • @cabdicasiiscabdilaahi113
    @cabdicasiiscabdilaahi113 6 หลายเดือนก่อน

    Waa idan jeceshahay qaaliya ❤🎉❤❤❤❤❤❤😊

  • @roodaabdikadir2646
    @roodaabdikadir2646 7 หลายเดือนก่อน +3

    Masha allah

  • @SmilingBassetHound-vl6zi
    @SmilingBassetHound-vl6zi 7 หลายเดือนก่อน +2

    Love you sis hamda 😍❤️

  • @user-bg8vp4nc8c
    @user-bg8vp4nc8c 7 หลายเดือนก่อน

    Welcome back in you tube 2goat

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489 4 หลายเดือนก่อน

    Way Jiran dad oya markay cadhoodan

  • @user-ez4um7in6p
    @user-ez4um7in6p 7 หลายเดือนก่อน +2

    noloda dadkaygi 🖤

  • @NAchma-hazzan
    @NAchma-hazzan 7 หลายเดือนก่อน +4

    Wuxu qeys rabka kadhiga ano ilmo ah school ku maqli jiry 😂

    • @mustafea1
      @mustafea1 7 หลายเดือนก่อน

      Ilaa hdaaa ayaad ilmoo tahyy saas ogow wllo😂😂😂😂

    • @NAchma-hazzan
      @NAchma-hazzan 7 หลายเดือนก่อน

      @@mustafea1 sorry tas shaqadada mhn 😂😏

  • @eregshugri8823
    @eregshugri8823 7 หลายเดือนก่อน

    Two GOATS waad no kala kiciseen .

  • @abdihakinfarhan8307
    @abdihakinfarhan8307 7 หลายเดือนก่อน

    Cabdale waantaageersanahay duhurkii inaadxàfade ishayseen midhmuusa hadana waxalagaabainaadahabkaaqaadan

  • @Muztaphemuktar1
    @Muztaphemuktar1 7 หลายเดือนก่อน +3

    Two GOAT❤

  • @xamdafarxaan5358
    @xamdafarxaan5358 7 หลายเดือนก่อน +3

    Waayo has

  • @abdirizackabdikadirawdiriy587
    @abdirizackabdikadirawdiriy587 7 หลายเดือนก่อน +1

    back to Somali abdala😂

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 7 หลายเดือนก่อน

    Three legends waa idin salaamay

  • @niciimafaysal1603
    @niciimafaysal1603 7 หลายเดือนก่อน

    Laba legends ❤ qays qayser iyo cabdale jamaal ❤

  • @crixiinmaxamud3654
    @crixiinmaxamud3654 7 หลายเดือนก่อน

    The legend Abadalla jamaal

  • @cabdirizaaqaxmed9701
    @cabdirizaaqaxmed9701 7 หลายเดือนก่อน +2

    Libaaax

  • @user-jw6lx2gi9r
    @user-jw6lx2gi9r 5 หลายเดือนก่อน

    Cabdalle jamal legend goat ❤😂

  • @user-it6ho6gm4v
    @user-it6ho6gm4v 7 หลายเดือนก่อน +1

    Mash alh❤❤❤❤

  • @SahalKosaar-wi1bj
    @SahalKosaar-wi1bj 7 หลายเดือนก่อน

    Qays qaysar noloshu kuma cisho walalo ii nolow intay noli jirto ❤😢😢

  • @MalataruJOKER
    @MalataruJOKER 7 หลายเดือนก่อน

    Xamda wan iska tagera nio❤

  • @fatimaabdi1874
    @fatimaabdi1874 7 หลายเดือนก่อน

    11:55 wlh aanan midh kaga duwneyn😂😂

  • @nasradhayman1324
    @nasradhayman1324 7 หลายเดือนก่อน +4

    Qays iyo xamda waxbaa.........see more😅❤

  • @missxarago
    @missxarago 7 หลายเดือนก่อน +1

    Love you qeys qeyr❤❤

  • @halimaabdirashid3090
    @halimaabdirashid3090 7 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂😂😂 2legends😅😅😅

  • @HassanMohamed-to9qg
    @HassanMohamed-to9qg 7 หลายเดือนก่อน

    Yahya Abdalla Jamal

  • @hamdakhader5294
    @hamdakhader5294 7 หลายเดือนก่อน +2

    Binu haashim yaa ka dhigey somalida oromadey wallo yihin carabna inama rabto yaahuu🤣🤣

  • @ahmetakram1488
    @ahmetakram1488 6 หลายเดือนก่อน

    Qays qaysar legend weeeye

  • @safamaxamuud-vu9cd
    @safamaxamuud-vu9cd 7 หลายเดือนก่อน

    M.a laba wiil oo aan tagero❤

  • @FaatushAlii-ih8vl
    @FaatushAlii-ih8vl 7 หลายเดือนก่อน

    Rer binihashim to oromo😂😂😂 Abdalla wa jin

  • @user-wj5gg8ke6f
    @user-wj5gg8ke6f 7 หลายเดือนก่อน

    Abdalle Waa istuus marku banan ka u joogo

  • @user-bh3oq9ko8h
    @user-bh3oq9ko8h 7 หลายเดือนก่อน +4

    Great legend Apdalla jamal❤❤❤❤❤❤

  • @deeqnuur2892
    @deeqnuur2892 7 หลายเดือนก่อน

    Abdala jaml cabdala mr yaxyeh😂

  • @ayaniitaosmaan6202
    @ayaniitaosmaan6202 7 หลายเดือนก่อน

    Waan ubahanay halke kaheli kara ardaa media please 😢😢isooshega

  • @SucaadCasan
    @SucaadCasan 7 หลายเดือนก่อน +1

    Cabdle wuu uu eegyahaay in las dhahoo yaxyee

  • @ugbadrashed9902
    @ugbadrashed9902 7 หลายเดือนก่อน

    All war rabkaas uu iga danbeyey walle