WEYDII ABDIKARIIN ALI SHAAH IYO MADAR

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ต.ค. 2024
  • LET'S GO 500K SUBSCRIBES
    Thanks asxaabta ku xidhan channel ka

ความคิดเห็น • 824

  • @Layla6793
    @Layla6793 ปีที่แล้ว +160

    Rabiyoow u naxariiso Sooraan oo qalbiga waasac uga dhig ya Allah. Rabiyoow Wiilkaana Abdikhariim ka madoobee Heesaha. Allahuma Ameen

  • @Samiirofarxaan12
    @Samiirofarxaan12 ปีที่แล้ว +384

    Hadaad ujeedo magaca nabigeena suuban muxamed scw like saar❤❤❤

  • @mjmofficiall
    @mjmofficiall ปีที่แล้ว +185

    hadaad magaca alllah u jeedo like saaar wll❤️

  • @najahyaasiin3921
    @najahyaasiin3921 ปีที่แล้ว +98

    Wlhi bilahi fataxadan u maray ilahay haka madoobeyo🤲🤲fanka Abdikarin Ali shaax

  • @cabdirahmaanhussain2102
    @cabdirahmaanhussain2102 ปีที่แล้ว +31

    Hargeisa iyo dadkeeda waan jecelahy from muqdisho SOMALIA🇸🇴

  • @sumayaismail6370
    @sumayaismail6370 ปีที่แล้ว +20

    Abdi karim ali shaah qof keliya baranmijka iga Qosliyey Nolow Inadeer from togdheer❤😍👊

  • @Fatma_zaharat
    @Fatma_zaharat ปีที่แล้ว +20

    Abdikariim Ali shaah wll allah Fanka iyo dambigisa hakaa reebo oo kheir hakugu badalo .
    Abdallah Jamal iyo Madar naa keep going ayan idin leeyahay mes frères 🇩🇯🇩🇯🇩🇯 continue ainsi ☺️

  • @mrmohamed5302
    @mrmohamed5302 ปีที่แล้ว +89

    Ilahayow Abdikarin ka masax Fanka iyo Hawshiisaba , amiin

  • @ciiltira10
    @ciiltira10 ปีที่แล้ว +315

    Ramadan is coming soon 🌙☺❤

  • @najuu439
    @najuu439 ปีที่แล้ว +14

    Qofkii labaaad🥰iga danbeeyow liketa dee😹inleyn waan ka horeyaye
    Abdalla jamaal waxaa tahay qofka kaliya een TH-cam ka dawado taleefan kasto aan qabto mgcaga ayaan ku searching gareeya hormarkaan hormar ka fiican kuu rajaynaya my role model ❤️‍🔥💌abdikarim ali shah iyo madar iga gaarsiii ruwaayado soonka hanoo bilaabo 🥰😍

  • @SSTV5080
    @SSTV5080 ปีที่แล้ว +40

    Cabdi kariin heesaha iska dhaafba sidaada kale bulshada wax ugu baahi sida majaalillada, sheekooyinka, challenge yada iyo wixii lamida❤❤❤

  • @bouchraosmaan6150
    @bouchraosmaan6150 ปีที่แล้ว +9

    3 Nin oo Culus Weeye Wlleh Noolaada Prothers♥️
    Waan Soomany Faataxdana waan u Maray Abdi karim Ali Shaax alleh ha ka Madoobeeyo Inbti♥️

  • @cabdalejama8509
    @cabdalejama8509 ปีที่แล้ว +9

    Al ilahaygayow wad aragta inu nacay oo iska so tage ka masax fanka abdikarim yaa rabbi🤲

  • @ilhamedebsan1520
    @ilhamedebsan1520 ปีที่แล้ว +3

    Abdallah Jamal, Abdikarim Ali shah , madar we love you guys 😍

  • @cwaliindhacade6875
    @cwaliindhacade6875 ปีที่แล้ว +50

    Ina cali shaax meeshuu ku jiro saa u jclhy lee, inta heesta madaxdooda✌✌

  • @Taliso1
    @Taliso1 ปีที่แล้ว +23

    Sooran Allaha u naxaristo 🤲🤲🤲

  • @mukhtaar_officiel
    @mukhtaar_officiel ปีที่แล้ว +30

    Waad mudaan tihiin iinta iyo ka badaan we love u guys🇩🇯🔥🔥

  • @maryamamaxamedcabdullahi2472
    @maryamamaxamedcabdullahi2472 ปีที่แล้ว +4

    Ilaahay hay kaa modoobeyo fanka abdikarin Ali shaax🤲🤲

  • @Dalxiis21
    @Dalxiis21 ปีที่แล้ว +26

    ABDIKARIN ALI SHAAH KULAHAA WAAGII AAN IS AAMINAY LEGEND-KA IYO WAXAN LAMA AQOON 🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩👍

  • @abdourahmanhassan4399
    @abdourahmanhassan4399 ปีที่แล้ว +10

    dad mida aynu nahay xaduuda ayunba nagala jartay we love you tooo guys from djibouti

  • @Ibby_hashi
    @Ibby_hashi ปีที่แล้ว +17

    Ragga reer bari 💪🏽 Home of the legends
    Burco, ina Ali vs ina ayaanle shpayal wanu idinka qaadnay salanta ❤️

  • @abdifatahabdisalaan2486
    @abdifatahabdisalaan2486 ปีที่แล้ว +37

    Hadaad jeceshahay zaliga nabiGa zcw ha La dhaafiN Like ❣️

  • @aminoali5930
    @aminoali5930 ปีที่แล้ว +13

    Walal abdulkarem cali eebe qalbigaga hanuun haka buuxsho Hana kugu badalo wax ku khyr badan Insha Allah

  • @MuslimahTiktok
    @MuslimahTiktok ปีที่แล้ว +40

    Allahuuma barik feek. May we all take part this Ramadan.

  • @theonlydiamondyouknow
    @theonlydiamondyouknow ปีที่แล้ว +85

    I can't get over this channel our young men seeing happy makes me happy ❤️

    • @Juli-e4k2j
      @Juli-e4k2j ปีที่แล้ว +1

      Wheicdj❤❤❤
      Kandinsky ❤❤

    • @Juli-e4k2j
      @Juli-e4k2j ปีที่แล้ว +1

      Cdhslfxkx😂😂❤❤

    • @SamiiraJamac-z3d
      @SamiiraJamac-z3d 8 หลายเดือนก่อน +1

      ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @drszamlaa9777
    @drszamlaa9777 ปีที่แล้ว +52

    Dad wada funny ah nolaada inty nolol jirto dad aan jeclahy reer burco iyo reer hargysa ❤

  • @nimcofarah8664
    @nimcofarah8664 ปีที่แล้ว +4

    ALA c,kariin mid maha walhi fani waye 🥰♥️♥️🥰abdallow parnamijkiii ramadaanka lagaa sugayaa

  • @mabsuudhasanmaxamed959
    @mabsuudhasanmaxamed959 ปีที่แล้ว +18

    Wllhi intan dawah nayo qosalka igah dhamad waan idin salaamyh waaan ka qadnyh dhamantin garo ahaaan walkeyh Abdale jamal guul walkeyh Aalh haku daayo noolow Noloshuh kumah xumayso walkeyh 🤴👑

  • @ikraancawil1619
    @ikraancawil1619 ปีที่แล้ว +5

    Wllhi dacadban u qosla markad Cabdikariin ali shah nosokaxayso thank you wll cabdala Jamal 🙏

  • @zakariamohamed3014
    @zakariamohamed3014 ปีที่แล้ว +23

    444k. Ramadaan ka hor. 500k. Coming soon. Insha alh❤🎉

  • @xamdisalaad5734
    @xamdisalaad5734 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah cabdalla jamalow maskaxda allah ku barakeyee su alahan iyo dadkaba noso badi wlhi wan dhamestay video ga Like sher comment wa diyaar aadbana ku tagera walalkey cabdalla lamada walalo e kula fadhiyana wa tagera abdi karin Ali shaah iyo wiilka kale gulesta

  • @hudaabdullah4173
    @hudaabdullah4173 ปีที่แล้ว +2

    Abdalle jamal wlhi 1million wax ka bdn u qalanta wayo qof wanagsan tay jiro jog wll abdalle jamal🤴🏻♥️

  • @fatiinhajji
    @fatiinhajji ปีที่แล้ว +15

    team ckariin cali shaah👑

  • @nimcoibrahim4910
    @nimcoibrahim4910 ปีที่แล้ว +18

    Ilaahay haka madoobeeyo walal qofkasta oo fanka ku jira wuu ogyahay inu danbi dhex dabaalanayo doonayana inu Mar uun ka baxo👍

    • @FaysaMuuZeH-vz1xw
      @FaysaMuuZeH-vz1xw ปีที่แล้ว

      Man sha aalah ❤❤❤❤❤😅😅😅😅😅

  • @Hihi_Ahmed23
    @Hihi_Ahmed23 ปีที่แล้ว +25

    Fan’s cabdikarim Ali shaah is mujiya wllih ninkasi waa qosolkiyo socda😂

  • @filsanmoumin
    @filsanmoumin ปีที่แล้ว +15

    الهم بلغنا شهر 🌙رمضان 🤲🤲💖

  • @maxamedsiciid883
    @maxamedsiciid883 ปีที่แล้ว +2

    Waaa CABTANKII FANKA SOOMAALIYEED INA CALI SHAAH IGA GADHSI FARAINTA CABDALOW ZXP.😢❤🎉

  • @umulkhayrcabaas5361
    @umulkhayrcabaas5361 ปีที่แล้ว +2

    Bismilaahi raxmaani raxiiim alxamdulaahi rabilcaalamiin arax maani raxiim malikiyoow midiin iyaaka nacbudu wa iyaaka nastaciim ihdina siraadan musta qiim siraadan ladiina an camta calay him qay rul maq duubi calayhim waladaaliin
    Amiiiin

  • @SSTV5080
    @SSTV5080 ปีที่แล้ว +4

    Sooraan rabbi ha u naxariisto 😢😢😢

  • @Dalmarshow1
    @Dalmarshow1 ปีที่แล้ว +11

    Barnaamij qiimole weeye yaxye waan taageera only abdala jamal fans fahmikara yaxye 😅😂

  • @rashiidboss_
    @rashiidboss_ ปีที่แล้ว +22

    Ina Ader Abdikarim Ali Shaah Barnaamijyadiisa Noso Badi So Funny Wlhy😂

  • @nasraqali5726
    @nasraqali5726 ปีที่แล้ว +4

    ALLAHU AKBAR ALLOW KAMA DOOBEE WIXII FANKA KU JI RABA
    AAAMIIN
    AAMIN AMIIN INSHA ALLAH
    WAAN USOO DUCAYN WLLKY
    MAADAAMA. UUHANUUNI RABO🥰🥰🥰

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash ปีที่แล้ว +4

    Kusaliya xabiibkeena muxamed scw

  • @ilwadmahamoudismail
    @ilwadmahamoudismail ปีที่แล้ว +2

    Ilahay haka masaxo fanka incha allah wllkay abdikarim

  • @axlaamali7560
    @axlaamali7560 ปีที่แล้ว +4

    Abdikariim ali zhaah ❤️‍🔥🦁myfv somali singer 🦁

  • @armaankhadar7091
    @armaankhadar7091 ปีที่แล้ว +14

    Abdi kariim ali shaah wlhi waa funny TH-camr muu iska noqdo 😂😂😂

  • @hoodonaasir4295
    @hoodonaasir4295 ปีที่แล้ว +4

    Alle Ha kaa Madoobeeyo wllkie cabdi kariin cali shaah🤲

  • @F13500
    @F13500 ปีที่แล้ว +13

    Inta madar iyo Abdikarim Ali shah marke sawirkoda aragtay video uso carartay wan salamay 😁❤

  • @akmiishargsan5521
    @akmiishargsan5521 ปีที่แล้ว +24

    Wewe rag culus baa meesha maraya burcaawiyinti💚♥️💭 oo wada kaftan iyo funy ah ayaad cawa keentay nio😂😁♥️❤🔥 ABDIKARIIN ALI SHAAH AND MADAR MOHAMMED AYAANLE 🔥🥰lengendrs m,a noolada ilmaderayal🔥🥰ABDALE JAMAAL keep going pro from Germany ♥️🇩🇪👏

  • @faysasiciid1513
    @faysasiciid1513 ปีที่แล้ว +7

    Mashllah Keep goings My Brothers Alle Haydin Xafido Wallo Anoo Reer BURCO Ah Laakin Blz Noosoo Celi Barnaamijki Kaftanka Fanka Maadama Ay Fanaanin Cusub Oo Aad Dhalin Yaro U Ahi Fanka Kusoo Biiren Inshallah Mashalah Guuleyso Wall

  • @madiinadaahir3385
    @madiinadaahir3385 ปีที่แล้ว +6

    Wad mahad santihiin wllaladay ilahay ha idin sharfo adiga hadan nahay reer burao aad iyo aad ayn idin salaamaynaa😊❤

  • @nimcodhool
    @nimcodhool ปีที่แล้ว +2

    ilahow walky abdikarim ka modobe heesa iyo macsida amiin yaa allh

  • @cristianoronaldo-of1ys
    @cristianoronaldo-of1ys ปีที่แล้ว +5

    abdala jamaal vlogs and cabdi kariin cali shaah keep and madar old legends keep up ⬆️💙⛓🔥

  • @rahmaabdilahi9395
    @rahmaabdilahi9395 ปีที่แล้ว +8

    Barnaamajkan reer burcaa ku badan mise anaa modey🥰

  • @intaallejeceljecliyaa3852
    @intaallejeceljecliyaa3852 ปีที่แล้ว +6

    Walahay ilahay dartiin baan idin jeclahay 3wiil maa shaa Allah walalayaal caafimaad iyo farxad kuwaara 💝💝💝💝

  • @najahfaarah9235
    @najahfaarah9235 ปีที่แล้ว +25

    Ramadan comming soon aan kafaidaysano khayarkeeda soomaaliyeyy salaadana an ilaalino si rabigen ino ilaaliyo inta igadanbaysa wxnleyhay ilahay nabad hanagugaadhsiyo bisha ramadan

  • @hamzeahmetahmet622
    @hamzeahmetahmet622 ปีที่แล้ว +7

    Maalmihii kheyrka badnaa waa soo socdaan🙏❤
    Alle nabad iYo barwaaqo ha inagu gaadhsiiyo🙏

  • @nasraomer2819
    @nasraomer2819 ปีที่แล้ว +10

    Soraaan rabbi haw naxariisto dadka an aadka u jecelahay e anan aqoon gaara u lahyn bu ka mid aha meshi ugu danbysay e an hargeisa ku arkay o ahyd khayriyada hargeisa markan marayo ayu xasuusatyda kuso dhaca 🥲
    Jannatu fardawsa ku led🤲

  • @faraxsulub2634
    @faraxsulub2634 ปีที่แล้ว +2

    Gabadha kaliyee liketa bishimaha ku saarta😂🤩

  • @umuzana
    @umuzana ปีที่แล้ว +4

    Abdalle noo Soo badi inshaa Allaah ♥️ video yada Madar iyo Abdikariim adi oo daadihiyaha ah Thanks ♥️🙏

  • @amranbaashe3286
    @amranbaashe3286 11 หลายเดือนก่อน

    Abtiyashay madaar iyo cabdi karim saaln sare❤❤

  • @Aliyaa698
    @Aliyaa698 ปีที่แล้ว +11

    C/karin cali shah Madaxa kor kisa wll Qali Wanu idin jecelnahy 3 legends ♥️ ❤️

  • @salmacabdi166
    @salmacabdi166 ปีที่แล้ว

    Alle ha uu naxristo

  • @munoaptilahi6628
    @munoaptilahi6628 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay haunaxaristo aiimin iyo intii dhimatayy

  • @muhaybjama7686
    @muhaybjama7686 ปีที่แล้ว +39

    Two legends 💯💯

    • @abdikarim821
      @abdikarim821 ปีที่แล้ว +1

      yahye jamaal wan ku wataaaa

    • @hamda-oi8ix
      @hamda-oi8ix ปีที่แล้ว +1

      A
      I

    • @hamda-oi8ix
      @hamda-oi8ix ปีที่แล้ว +1

      Allhbawanafananamawinaabdaleilhakabaqa

    • @zijama2127
      @zijama2127 ปีที่แล้ว

      Tree Legende

    • @clraxmaanhassan5884
      @clraxmaanhassan5884 ปีที่แล้ว

      Yaaqaday heesta uubarnaamijku uu kubilaabmay

  • @saredoahmed2451
    @saredoahmed2451 ปีที่แล้ว +5

    Haben ka waan jogey Abdikarim ali shaah deee waa faxadaydiyo qof Ah side logu so bahanin Abdala jamaal wll sido kale salu sare ✋💞

  • @hindamaxamuudcigaal3311
    @hindamaxamuudcigaal3311 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahay ha kaa Saaro fanka cabdikariin

  • @zamiraqurux874
    @zamiraqurux874 ปีที่แล้ว +8

    Illhyba mahad izka leeh naga dhaliyeey ragan iyo gobilki ragaba❤❤❤❤❤

  • @shamsoinaceynab3131
    @shamsoinaceynab3131 ปีที่แล้ว +11

    Wanta wan somanahay alle dartis waliba inshallah wll abdikarin ilahey waxan kaga baryaya in fanka ka madobeyo

  • @asmaladanahmedmahamed7949
    @asmaladanahmedmahamed7949 ปีที่แล้ว +1

    Anaa Mar walba ku tageeraa ina cali shaah

  • @bushrakulmiye9886
    @bushrakulmiye9886 ปีที่แล้ว

    Inshallh clkariim cali shaah alle fanka ha ka saaro hadi niyada ku qanacsaneyn alle ha ka madoobeyo

  • @sakariyecabdi3865
    @sakariyecabdi3865 ปีที่แล้ว +4

    Boqorka TH-camrada hargeysa abdala jamaal salan sare legend ♥ from hargeysa ♥ ❤

  • @munamukhtar4818
    @munamukhtar4818 ปีที่แล้ว +6

    Anigu waxaan kuula talin lahaa inaad xadhiga Adigah iyo ALLE idinka dhxeey ilaaliso ☝️

  • @cawocalicawodheman4938
    @cawocalicawodheman4938 ปีที่แล้ว +5

    Abdala Jamaal ramadaanta barnajmiyo xiise leh ayaanu kaa filayna Insha allaah

  • @nasiixamacalim1473
    @nasiixamacalim1473 ปีที่แล้ว +11

    The legends of the legends 🥰🥰

  • @ayaanleahmed9819
    @ayaanleahmed9819 ปีที่แล้ว +3

    Sooraan Alle haw raxmado💔🥺

  • @sohanahmedibrahim9613
    @sohanahmedibrahim9613 ปีที่แล้ว +4

    Ifka lagu yahay walal😭
    Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 1k i gaadhsiiya fadlan fadlan 😭😭

  • @abdikhalidmohamedsugule4105
    @abdikhalidmohamedsugule4105 ปีที่แล้ว +2

    Alle haunaxariizto aABE sooraan impadaN waanagUqozliyaY

  • @qaliosman2389
    @qaliosman2389 ปีที่แล้ว +22

    😂😂😂😂😂😂
    Pls ku soo celi cabdikariin
    Waa funny wallhi beerka i cadaaday
    Sidan u qoslayaya Wallo mar kale
    Isaga iyo liibaan lii caato keen 😂
    Thank you 🙏🏾

  • @najma4832
    @najma4832 ปีที่แล้ว +1

    Soraan allh janadii ha Ku geeyo INA Cali shaaah allh kaamadoobeyo fanka

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 ปีที่แล้ว +6

    Najma nashad nd deeqsan plss next ka dhug

  • @farxiyaguufe4919
    @farxiyaguufe4919 ปีที่แล้ว +2

    abdikarin ali shah wan ku tageera hadan alle haka madobeyo fanka

  • @nimcodhool
    @nimcodhool ปีที่แล้ว +5

    Mdar waa bari walhy

  • @sadohaashi7377
    @sadohaashi7377 9 หลายเดือนก่อน

    walaahay waa runtii c/kariin ali shaah

  • @maxamedkhadaroffice8050
    @maxamedkhadaroffice8050 ปีที่แล้ว +1

    Ku sali nabiga Muhammad scw scw

  • @wiilkacusubmohaan
    @wiilkacusubmohaan ปีที่แล้ว +1

    Legend my brother ina cali shaah ❤

  • @maxamedTuudhe3211
    @maxamedTuudhe3211 ปีที่แล้ว

    Cadaab ahaa kulahaa ckariim Ali shaah waa fany really

  • @ayaanmuuse2178
    @ayaanmuuse2178 ปีที่แล้ว +1

    Allah haka madoobeeyoh wllkey abdi kariin ali zhaah😍

  • @hindaaa_ali
    @hindaaa_ali ปีที่แล้ว +24

    ماشاء الله
    علية افضل الصلاة والسلام 😍👏

  • @nimcomaxamud5652
    @nimcomaxamud5652 ปีที่แล้ว

    Alle hakaa masaxo fanka wllo

  • @qadanabdillahi6744
    @qadanabdillahi6744 ปีที่แล้ว +4

    Abdikariim Ali shaah legend ❤❤❤❤❤❤❤❤ waanku qoslaa hadalkiisa❤❤❤❤😂😂😂

  • @مارياعيوني
    @مارياعيوني ปีที่แล้ว +1

    رمضان كريم

  • @maxamedjaamac1192
    @maxamedjaamac1192 ปีที่แล้ว +2

    Cabdale jamàal waan ku wata

  • @zamzamnuurcali1251
    @zamzamnuurcali1251 ปีที่แล้ว +6

    Barnaamij aan jeclhy horey usoco wll Abdala jamaal ❤️🥰🥰🥰

  • @fardusqawdhan3939
    @fardusqawdhan3939 ปีที่แล้ว +9

    Ilaahay baan ubaryaya inuu shaah kabaxo

  • @shukri1395
    @shukri1395 ปีที่แล้ว +12

    Love all their answers and funny questions!!

  • @abdihakim5
    @abdihakim5 ปีที่แล้ว +4

    Ramadan is coming 🌙❤️

  • @RooPlE
    @RooPlE ปีที่แล้ว +5

    Meeshuu cabdi kariin joogo way iigu baxdaaba wllhi

  • @cabdiqaadirmukhtaar3234
    @cabdiqaadirmukhtaar3234 ปีที่แล้ว +2

    Alfana cabdikariim ali shaaH sigaaara ayaan u salamaya 🖐️

  • @MaryanSamiiraxariir-rg2hi
    @MaryanSamiiraxariir-rg2hi ปีที่แล้ว +1

    Wan ka qadnay madar from jarmalka❤❤❤