Daawo Dacwadan iyo Kiiskan Maanta Laga Fajacay Waa Eedaday Ayuu yidhi Kdbna isago Lacag ka Qaadan Ay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 11

  • @abdifatahmuhyadin-tk8ok
    @abdifatahmuhyadin-tk8ok 2 หลายเดือนก่อน +5

    waxa laga hadlaya ma ciidan dowlada mise wa ciyaal weero???????
    maxa yelay ciidan dowlad oo sidaas u dhaqmaya adunka kamajiro.

  • @RaageAhmed-l2m
    @RaageAhmed-l2m 2 หลายเดือนก่อน

    Waxan Surat gal ahayn buu meesha keenay isagadilay nika

  • @rocky4066
    @rocky4066 2 หลายเดือนก่อน

    askarta waxa loo qoray waa mooriyaantii ciyaalkooda ahaa

  • @ibnuyussuf
    @ibnuyussuf 2 หลายเดือนก่อน

    Waxaas ba ciidan laga dhigay ma dad maan doryo isticmaal miyaa .teeda kale wa dad nafat qofka muslimka qiimo la laheen

  • @ibnuyussuf
    @ibnuyussuf 2 หลายเดือนก่อน

    Balooto wax aan laidin Ka maqleen maleh somaliyey

  • @user-mn5fl5fh1y
    @user-mn5fl5fh1y 2 หลายเดือนก่อน

    Waxan layaabay aawey naagtii damacday iney lacagbixiso iskua dishay askarta mise waa mulkiilaha dawladaa

  • @RaageAhmed-l2m
    @RaageAhmed-l2m 2 หลายเดือนก่อน

    Wax ciidanka mesha majogane moryantii baa lagadhigay askar

  • @MohamedAliShiino
    @MohamedAliShiino 2 หลายเดือนก่อน

    Af somaliba mayaqanana waa ciyaalkii burburkii ka dib dhashay oo Nisa io police wada noqday

  • @RaageAhmed-l2m
    @RaageAhmed-l2m 2 หลายเดือนก่อน

    Waxan wa wada dhigyacab illahay dadka hakaqabto halatogto nacaska madax weyn

  • @abdisamedahmed925
    @abdisamedahmed925 2 หลายเดือนก่อน

    Kurayday dhoorkaleh ee nidaamba aanla barin iyo qarenada iimaka la. Hala wada toogto maalinkasta ruux nafgoyeye bey difacayaan

  • @caliphabdoe708
    @caliphabdoe708 2 หลายเดือนก่อน

    DON'T WILL BE IN Mogadishu, don't want