DOORO KII GURIGIISA KUCAJIBIYO | 3 WIIL vs 1 GABAR| GURIGODA TAGTAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024
  • Ridhwanissack #Datingshow

ความคิดเห็น • 257

  • @allawaynninkiiaaminaaawoodleh.
    @allawaynninkiiaaminaaawoodleh. 26 วันที่ผ่านมา +51

    Waa gabadh fiican ridwaanoow oo aad u aqli badan runtii doorashadeeda waan ku qancay, gabadhani maahin naag aduunyo laakiin waa gabadh ku qanacsan raganimada iyo dadaalka fcn iyo kartida ragu leeyihiin. Thanks waa gabadh iimaan qabta.

    • @Zainudhawrsancadarrecabd-sc7mm
      @Zainudhawrsancadarrecabd-sc7mm 26 วันที่ผ่านมา

      Intanan coment so galin wxn rajaynaayay inay doratto wiilka 3 aad waayo waa nin ku kalsoon qofnimadisa waany doratay

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 26 วันที่ผ่านมา +47

    TEAM CUMEER BIGFAN CONGRATULATIONS 700k🎊

    • @fandere3745
      @fandere3745 26 วันที่ผ่านมา +3

      Cumer yaladaxa😒..Qolka iska aqri

    • @Mazim107
      @Mazim107 23 วันที่ผ่านมา

      ​@@fandere3745😂😂

  • @aminaahmed429
    @aminaahmed429 26 วันที่ผ่านมา +17

    Gabdha wan kutageersanhye inaye doorato wiilka xogiisa maasha oo joradiga kuseexda 🎉✌️👏🥰🥰👏👏

    • @shaakircabdi102
      @shaakircabdi102 25 วันที่ผ่านมา

      Kkkkkkk shaakir oodhanbaa atooraa

  • @habarkuuley
    @habarkuuley 26 วันที่ผ่านมา +6

    Waxaan Aad usoo dhaweeyay Qamar inay tahay Gabdh caqli Iyo Garad badan waxay doratay ninkii wax kusoo kordhin lahaa Qurux na. Ey raacin ee waxay Doratay, Raganimo Iyo Karti masha Allah ♥️ ♥️ ♥️ ♥️ ♥️ ♥️

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab 26 วันที่ผ่านมา +22

    Kusali xabiibkena Mohamed scw scw scw scw scw scw ❤

  • @Am-pk3zh
    @Am-pk3zh 26 วันที่ผ่านมา +14

    Waa naag reer magaal ah waana sax in la isi soo tijaabiyo 😂😂😂

  • @user-zh2ub4ur4e
    @user-zh2ub4ur4e 26 วันที่ผ่านมา +31

    Nagtan marba guri lageynayo dad madhalin Miya subxanallah

    • @HalimaKulmiye-gr9xn
      @HalimaKulmiye-gr9xn 26 วันที่ผ่านมา +4

      Dhaqan cusub lagana fiican yahay aadne u fool xun

    • @Honey_iyo_chocolate
      @Honey_iyo_chocolate 26 วันที่ผ่านมา +5

      Doqomiin jahil ah baa tihiin labadiina. Maxaa dhaqan xumo ah waa entertainment mida kale naaguhu haiska eegaan yesan guurka kudagdagin ninka ilaa guskiisa waa in leyska tijaabiyo itusi itaabsii😅

    • @crahmaanaadan9308
      @crahmaanaadan9308 26 วันที่ผ่านมา +1

      ​@@Honey_iyo_chocolate wx garad kalay Ana isoo tijaabi 😂

    • @Honey_iyo_chocolate
      @Honey_iyo_chocolate 26 วันที่ผ่านมา

      @@crahmaanaadan9308 diyaar mcne bahalka sii adkeey waan soo socdaa

    • @user-mn3tq5vk2z
      @user-mn3tq5vk2z 26 วันที่ผ่านมา

      @@Honey_iyo_chocolateif naya jahilad weyn adiga ah nin ku qabin siilkaga dhacenka bdn mxa u hoos dhigee shaqbo 😂😂😂

  • @MarwaXajiabdi
    @MarwaXajiabdi 25 วันที่ผ่านมา +7

    Ani wiilka 2aaad doran laha walhi daacd waye😮

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed 25 วันที่ผ่านมา +5

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @CabdirisaaaqAdaam
    @CabdirisaaaqAdaam 10 วันที่ผ่านมา +1

    Geesiyad .. caqlibadan my sister good 👍

  • @WardaLaki-u5f
    @WardaLaki-u5f 25 วันที่ผ่านมา +5

    Cabdi raxmaan waa wiil fican oshaqaaysta onadiifah gabaadhu nadaafada May egiin

  • @AbuSalman-ms9gm
    @AbuSalman-ms9gm 24 วันที่ผ่านมา +2

    سبحان الله ظھر الفساد فى البر والبحر بما كسبت ايدى الناس

  • @MohamedAbdo-yw8ee
    @MohamedAbdo-yw8ee 26 วันที่ผ่านมา +7

    Cabdi raxman ayaa nolasha raganimo yaqana waayo midka asoo iskabulo ah haguri keligiis maxa kadhax qabana lacaktadi keedso waxna kaqabso guul cabdiraxna sxb

    • @user-zr6em3bf2h
      @user-zr6em3bf2h 25 วันที่ผ่านมา

      Absolutely nin wax garad

  • @KamilaMohamedkerow
    @KamilaMohamedkerow 26 วันที่ผ่านมา +3

    Team king ceda congratulations 1m❤❤ thank you ridhwan issak for Post us video may Allah please you

  • @ibrahimahmed3701
    @ibrahimahmed3701 13 วันที่ผ่านมา +2

    Macqul ma ahan gabadh aan garanayne sidee qolkay ugu fasaxa 😱😇🤔🙈

  • @shushu-q3w
    @shushu-q3w 25 วันที่ผ่านมา +2

    You are very smart girl I liked it ❤❤

  • @seed3966
    @seed3966 26 วันที่ผ่านมา +6

    Ridwaanow Yaab yaad maanta keentey 🫵👂🫵

  • @MunoAhmeddadir
    @MunoAhmeddadir 26 วันที่ผ่านมา +6

    Cani wahaa taageraa cab darah mann mahaa yeeley wilaqli badan fAmil kiisa kufi kirooyaa m.a

  • @user-dj6dz2bp9s
    @user-dj6dz2bp9s 26 วันที่ผ่านมา +4

    Kan sadexaad wllhi legend waye🎉

  • @fatuushshafeec2536
    @fatuushshafeec2536 26 วันที่ผ่านมา +5

    Mshaaalh wilkan

  • @shueb123
    @shueb123 26 วันที่ผ่านมา +8

    dhan walbo kafiiriyoo waa barnamij qaldan

    • @user-uu8ly5gq1b
      @user-uu8ly5gq1b 26 วันที่ผ่านมา

      Wan kula racsanahy taliye becus hata haday fewus wax kale usamansan karaah 😢

    • @sumeyahusseinibrahim4624
      @sumeyahusseinibrahim4624 25 วันที่ผ่านมา +1

      Haaa wuqaldnyahay

    • @sumeyahusseinibrahim4624
      @sumeyahusseinibrahim4624 25 วันที่ผ่านมา

      Haa wlhi

    • @naruurab1114
      @naruurab1114 24 วันที่ผ่านมา

      Reer galbeydka laga soo guuriyadaa figarkan. Nairobi dhaqan xumo igu imow

  • @SuhaybSuleiman-lv8up
    @SuhaybSuleiman-lv8up 6 วันที่ผ่านมา

    صلى الله عليه وسلم

  • @sumeyahusseinibrahim4624
    @sumeyahusseinibrahim4624 26 วันที่ผ่านมา +4

    Walidinta kale koris wngzn Naag kazto Siday gurigoda looguso tarbiyay ayay melkaztoo laa tagayza

  • @IbraahimHaji04
    @IbraahimHaji04 25 วันที่ผ่านมา +1

    Mnsha Allah wlhi waa Garbar Aqli Badan Waxayna Dooratay Qofkii Saxda Ahaa Guulaysaan Leeyahay wll

  • @daarulkheir2
    @daarulkheir2 22 วันที่ผ่านมา +1

    Ninka Ragaa ahh waki shaqeysteehh sxb. Shaqeysoo Taliyee

  • @samsamegeh9795
    @samsamegeh9795 26 วันที่ผ่านมา +4

    Radwan tjibi jacaylkaaga samee
    ❤❤😅

  • @mohamedmohamud9691
    @mohamedmohamud9691 26 วันที่ผ่านมา +2

    Gabadhu dookha iyadaa iska leh markaa in la dhaho maxaad ii dooran wayday khalad yaan u arkaa. Thanx

  • @yumna4675
    @yumna4675 25 วันที่ผ่านมา +3

    Shakir is strong man macsar iska marsada not latafa perfumes jodari dulka iska dikte he know how to save

    • @rider8205
      @rider8205 22 วันที่ผ่านมา

      Thnks bro hada wan arkay qoralkaga

  • @jhussain1507
    @jhussain1507 25 วันที่ผ่านมา +1

    War gabadhaan fariidsana masha allah ma aniiga dhaalay ❤

  • @ayanissack5894
    @ayanissack5894 26 วันที่ผ่านมา +5

    Subxanallh willisha haceweyni walal maficno arinkas gawadan waxan dihilahaye naya iskuxisho

    • @abdirashidjama9788
      @abdirashidjama9788 26 วันที่ผ่านมา +2

      Sax, anshaxa in lailaaliyo wefiixantahay

    • @saramire3231
      @saramire3231 25 วันที่ผ่านมา

      Intaa ayada wax dhihin school aad somaliga sida loo qoro baro wll

  • @maslahdais1576
    @maslahdais1576 26 วันที่ผ่านมา +1

    Mashallah mashallah mashallah,good program sxb no so Badi bring many 1 million hitting

  • @Kingali-np23
    @Kingali-np23 26 วันที่ผ่านมา +1

    Keep going shakir legend

  • @fatuushshafeec2536
    @fatuushshafeec2536 26 วันที่ผ่านมา +1

    Mshaaalh is ka bulaa mshaalh

  • @SahracabdiGoox-l6z
    @SahracabdiGoox-l6z 26 วันที่ผ่านมา +1

    Legend weye 🎉shakir ❤

  • @xamdiboss3071
    @xamdiboss3071 26 วันที่ผ่านมา +1

    Fariid weeye labada nin ee shaqaysta mid inay doratay waa sax

  • @sahrasharaf447
    @sahrasharaf447 26 วันที่ผ่านมา +3

    Wiilasha noloshooda khaaskaa in aad soobandhigto mahan barnaamiskaan mid socondoona umaeka

  • @user-hv4mh3ji7k
    @user-hv4mh3ji7k 22 วันที่ผ่านมา +1

    Subxanallah allow nasahaadks uu wado inaga nabad gali rodhwan teeda kalena gabadhani dadkii dhalay may ma garac baaa wuxu

  • @marwofartuunchannel9058
    @marwofartuunchannel9058 25 วันที่ผ่านมา +2

    Naaa kan biki bikida oo dhahayay 90k aya iso gasho bishi maxad udhihi waysay sariir ma gadan waysay 4k ah 😅

  • @jimalmohamed1390
    @jimalmohamed1390 12 วันที่ผ่านมา

    Part 2 kasodig

  • @user-yf2sz6hc2b
    @user-yf2sz6hc2b 26 วันที่ผ่านมา +1

    Waa wareey. Waa sax wallal inantaa Qamar wey saxsantay.inankaa Shankar mootooaha.waa The best.salaan walayaal diiran ayan idinka soo direy hargeysa iyomrid isaaqba walalkey.

  • @shukranhassan7879
    @shukranhassan7879 26 วันที่ผ่านมา +1

    The Nduthi guy😅

  • @Am-pk3zh
    @Am-pk3zh 26 วันที่ผ่านมา +8

    Kan labaad waa mid waalan guri rag kale jiifaan seed naag ukeeni?😂😂😂

  • @sumeyahusseinibrahim4624
    @sumeyahusseinibrahim4624 26 วันที่ผ่านมา +2

    Raaga ay guriga ugu tagtay aya dhaqan wangzn waaayo Hadii ay wax kale ka dhacan Hadhow aya la oranaya gabar aya nalaga fara Xumayay dhqanka io diinta islamka io Rasulkan Scw mushgin

  • @abdiqalif2240
    @abdiqalif2240 22 วันที่ผ่านมา

    I like it

  • @adamsulaiman3969
    @adamsulaiman3969 26 วันที่ผ่านมา +4

    SHAAKIR KHAN MIYUU XANUUNSADAY HADALKANA WAA KA HABARANYAHAY...

  • @bashirahmedahmed6475
    @bashirahmedahmed6475 8 วันที่ผ่านมา

    Walahi sxp qoftan dhormigii baan gaynlahaa

  • @saeedmusa4701
    @saeedmusa4701 25 วันที่ผ่านมา +1

    Team Catoo 🔥🔥🔥🔥🔥😂😂😂

  • @fatuushshafeec2536
    @fatuushshafeec2536 26 วันที่ผ่านมา +1

    Mshaaaalh wiil ficn iskaa bulada ah

  • @HamdaAhmed-tc9wx
    @HamdaAhmed-tc9wx 26 วันที่ผ่านมา +3

    90000 kenyan shilling = 700 dollars

    • @Mazim107
      @Mazim107 23 วันที่ผ่านมา

      Beentiis waye gurikaas uu geya asi malaha😂

  • @abdimandarachannel5991
    @abdimandarachannel5991 7 วันที่ผ่านมา

    M.a walashi❤

  • @higasiiyoxogadona5821
    @higasiiyoxogadona5821 16 วันที่ผ่านมา

    Anig hotel ban ke lahaa 😂😂

  • @AsadAsad-y1e9m
    @AsadAsad-y1e9m 26 วันที่ผ่านมา +1

    ridwaan issaaq waxan ku iidhi wiilka cbdiraxman aana kaheleh ee isu qabo labar kisa❤waan kahele ❤❤❤❤

  • @saamisomalilovepartnerexpe1857
    @saamisomalilovepartnerexpe1857 26 วันที่ผ่านมา +1

    Hanbalyo Geesi

  • @HafsaIse-q4h
    @HafsaIse-q4h 26 วันที่ผ่านมา +1

    Inta mohamed rashaka boy muleyneysy wasalamay 😂

  • @HassanibnuOmari
    @HassanibnuOmari 26 วันที่ผ่านมา +1

    Waw mxamad qacda kadhaaf

  • @user-uf1ih4uf5z
    @user-uf1ih4uf5z 21 วันที่ผ่านมา

    Waa gabadh fiican guulayso wllo

  • @Am-pk3zh
    @Am-pk3zh 26 วันที่ผ่านมา +2

    Ridwaan naag qurxan oo buuran iisoo raadi 😂😂😂

  • @nimoabdi5000
    @nimoabdi5000 25 วันที่ผ่านมา

    Mash allsha❤️❤️❤️❤️❤️

  • @ShaficinhoIsmo
    @ShaficinhoIsmo 26 วันที่ผ่านมา +1

    Wllhy marka maqli jiray hu,gaagu wuu kula shir taga waa iska dhab😢

  • @user-ry8fp4ze2z
    @user-ry8fp4ze2z 26 วันที่ผ่านมา

    800k coming soon l.a ❤❤

  • @user-yf2sz6hc2b
    @user-yf2sz6hc2b 26 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤salaan ridwaan isaaq iyo Qamar iyo labada inan ee kale

  • @cabdimalikshafi3636
    @cabdimalikshafi3636 5 วันที่ผ่านมา

    rid waan ree. MAgaalnimada jooji kabaha meel dhigtay leeyihuin

  • @fardowsaissak9543
    @fardowsaissak9543 26 วันที่ผ่านมา

    Noso badi waan ka heley Masha Allah❤❤

  • @Mazim107
    @Mazim107 23 วันที่ผ่านมา

    Wlhi bilahi talahi qol kaligee daganahy joodari bilaa sariir ah na wuu iiyala yarkan iskumidanahy😂

  • @shiine127
    @shiine127 15 วันที่ผ่านมา

    SUBXANALLAH Soomaaliyi maxay iska ba'day, dhaqan xumada gaalada laga soo min guuriyey ayaa
    caruurteena la barayaa iyagoo gaalada u shaqaynaya.

  • @fatuushxassan6307
    @fatuushxassan6307 26 วันที่ผ่านมา +1

    Reer Comment ridwan isaqa labarkisa iku cawiya bls 🙏😭

  • @jimalmohamed1390
    @jimalmohamed1390 12 วันที่ผ่านมา

    Luxurious for dependant is just a fool

  • @liibaanabdullahiali6545
    @liibaanabdullahiali6545 26 วันที่ผ่านมา

    Ridwanow saaaaa ujogtd 😂😂guriga iskabulda laadaaa mknty

  • @salmaan_saciid8685
    @salmaan_saciid8685 24 วันที่ผ่านมา

    waa inan si sax ah u fikiraysa m.a

  • @user-yf2sz6hc2b
    @user-yf2sz6hc2b 26 วันที่ผ่านมา

    Ilaahaw reer xamar noo daa.lifstyle waa muhiim.waa halkey noloshu ka bilaabato.

  • @dawodaacad7173
    @dawodaacad7173 21 วันที่ผ่านมา

    Ridwaan Tell kiisaa rabaa waxaan rabaa Innaaan la wadaago sheeko Amadeus qarxeeso innaan ka codsado ha Ii soo qoro Numberkiisa

  • @user-qy1wr7eq2m
    @user-qy1wr7eq2m 26 วันที่ผ่านมา

    Mashalah ❤❤ayado shegin akuqancay nolasha shaakir waa qof dadalayo shaqadisana kafaneynin

  • @abdilleosman7466
    @abdilleosman7466 26 วันที่ผ่านมา +1

    Ridwan umada dhaqan xumada kadaa hakaga ciyaarin dhaqan kooda iyo diintooda rabigaa kacabso

  • @drkhansaindhadeeq1445
    @drkhansaindhadeeq1445 26 วันที่ผ่านมา +4

    Isku dooq baan nahay, anba shaakir❤❤❤

  • @user-yf2sz6hc2b
    @user-yf2sz6hc2b 26 วันที่ผ่านมา

    Qiimayntu waa xaga incantation Qamar.

  • @FAHAMTECH
    @FAHAMTECH 26 วันที่ผ่านมา +1

    Raga nimadi meeday ma waxaasaa raaganimo noqotay laa xawla wala quwata ilbilh

  • @ZahilOsman
    @ZahilOsman 26 วันที่ผ่านมา +3

    Bisinka ma is karaab bay will marsadaan

  • @ahadinabdi13
    @ahadinabdi13 25 วันที่ผ่านมา

    How many lessons did you learn??

  • @user-wf2cv3lc6d
    @user-wf2cv3lc6d 20 วันที่ผ่านมา

    Abdiraxman is the bes❤❤❤

  • @MuhAaloveOfficial
    @MuhAaloveOfficial 7 วันที่ผ่านมา

    Shakir Nin Culus HambalYo Sxb

  • @IbrahimmohamedIbrahimmoh-ou4xg
    @IbrahimmohamedIbrahimmoh-ou4xg 26 วันที่ผ่านมา

    800k coming soon I.A

  • @milanbarcaarsenal
    @milanbarcaarsenal 26 วันที่ผ่านมา

    Abdirahman:= yu bezaani. Amran:= ikran ozil copy Caadi ah 😂

  • @ayanjamac8173
    @ayanjamac8173 26 วันที่ผ่านมา +1

    Hhhhhhhhhh cadiy mahaan

  • @MohamedNuur-m5s
    @MohamedNuur-m5s 25 วันที่ผ่านมา

    Wllhi wa wax garad qoftan m.a

  • @user-tr3dl5fs4m
    @user-tr3dl5fs4m 26 วันที่ผ่านมา

    Waa naag caqli badan wlhi Masha Allah anba kaa San doran lahaa😊

  • @user-lj4ey8dq7e
    @user-lj4ey8dq7e 25 วันที่ผ่านมา

    Ridhwanow gawadhan hadi lakufsado Ada ukopa leh😂

  • @muscabyaasir2897
    @muscabyaasir2897 26 วันที่ผ่านมา +2

    Ani guri gayga waa iska nadiif oo 3malinba naag baa nadifisa lkn 😂

  • @abdimandarachannel5991
    @abdimandarachannel5991 7 วันที่ผ่านมา

    Scw scw scw scw scw

  • @IbraahinMaxamed-iq9hg
    @IbraahinMaxamed-iq9hg 25 วันที่ผ่านมา

    Xadal maba tagaano gabadhan😂😂😂😂

  • @amiiramaxamud8806
    @amiiramaxamud8806 26 วันที่ผ่านมา

    Ninka crahman ee quruxda bdn mxy udoranwayday❤

  • @yusuf-de4kp
    @yusuf-de4kp 25 วันที่ผ่านมา +1

    Tubaa iifuran kuyeh, waa islasaxanyahay😢😢😢 maskiin iska ooy, sxb shaqeeysa somaligaada waa fahamsanahaye.

    • @user-xt1of9eb1o
      @user-xt1of9eb1o 17 วันที่ผ่านมา +1

      Tubaa mxa laga wadaa wll

    • @casiocurious8744
      @casiocurious8744 10 วันที่ผ่านมา

      He is in Miraa business miyaa? 😂

    • @casiocurious8744
      @casiocurious8744 10 วันที่ผ่านมา

      @@user-xt1of9eb1o side Hustle

    • @quenlucky9221
      @quenlucky9221 8 วันที่ผ่านมา

      Tubada u furan maxa wye

  • @user-rh6ch8xb9q
    @user-rh6ch8xb9q 25 วันที่ผ่านมา

    Bilaa akhlaaqiin alle umada idinka qabag uf uf

  • @aweisosmaanshujaac3273
    @aweisosmaanshujaac3273 26 วันที่ผ่านมา

    Husen wa runtii walhi nairopi xalkeda qof joga lee ogan karaaa

  • @honestchanel1351
    @honestchanel1351 25 วันที่ผ่านมา

    Waxaan ka fahmay in ay dooratay 90ka kun lakin Fillada kasoo bax yeysan kugy dhicin dheh 😂😂😂😂

  • @nimoabdi5000
    @nimoabdi5000 25 วันที่ผ่านมา

    👍👍👍👍👍

  • @hamdiabdi5212
    @hamdiabdi5212 18 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤m,a

  • @HusseinbisharHusseinbishar
    @HusseinbisharHusseinbishar 21 วันที่ผ่านมา

    Asc wll ridwan lambarkaga u bahna xagee ka hela🥺

  • @MuqtaarMohamad
    @MuqtaarMohamad 20 วันที่ผ่านมา

    Sheekadan yaa keenay

  • @user-mj1uw4xc9c
    @user-mj1uw4xc9c 25 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤

  • @nuraldin2656
    @nuraldin2656 25 วันที่ผ่านมา

    2:25 muqalku halkasu ii maraya waxanan idhi 1 key dooraneysaa Hubaal 🙉