#NOQO

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 61

  • @amatallahbintosman2346
    @amatallahbintosman2346 7 ปีที่แล้ว +5

    Subxaanallah!!! dhagaysi la'aanta aad ayeey noogu badantahay marar badan waxaa arkeysaa qof hadal wada intii laga joojiyo inuu qof kale bilaabo sheeko qofkii horoo dhamaysan
    cajiiiiiib!!! waa akhlaaq aan wanaagsaneyn in qofka hadalka laga gooyo waa baraarujin ay umadu ubaahneed jazakallah ayuub

  • @hanahajifaroole2593
    @hanahajifaroole2593 7 ปีที่แล้ว +6

    jazaka allaah

  • @qabuulsiciid8292
    @qabuulsiciid8292 6 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah Allah Ku xifdiyo

  • @salmah3062
    @salmah3062 7 ปีที่แล้ว

    msha Allah wll Allah hku xifdiyo aad bn uga helaa sheekooyinkaaga

  • @najmacadey5165
    @najmacadey5165 7 ปีที่แล้ว

    masha allaah walale allaha kuxifdiyo adiga iyo walidka

  • @abdirazak.a8336
    @abdirazak.a8336 7 ปีที่แล้ว

    mansha Allah shukran WL

  • @qadriinalove6447
    @qadriinalove6447 7 ปีที่แล้ว +1

    thanks wlhi wx bdn ayaa kaafaaiday wlhi

  • @rabsholeoffcial7329
    @rabsholeoffcial7329 2 ปีที่แล้ว +1

    wllhi ayub sxb dadka intoo badan maya qanaan runtii sida dadka loo dhageesto dhageysiya dadka adigaa kabartay sxb waad mahad san tahay 🤗😍

  • @sahalmedia2126
    @sahalmedia2126 7 ปีที่แล้ว

    mahad sanid sxp videogan wax badan ayN kabaranay wana kaga mahd celinaynaaaa 👍👍👍👍👍

  • @nayluu1422
    @nayluu1422 7 ปีที่แล้ว +1

    mansha allah wall wafikrad fican wadna mahadsantahy

  • @inansoomaaliyeed8123
    @inansoomaaliyeed8123 7 ปีที่แล้ว

    Anigaa igu dhacdo Mar waliba inaa leygu soo celiyo hdlka wan ogahay iyo waan maqlay lee leygu dhahaa mar waliba 😢😭

  • @marwolajecley1455
    @marwolajecley1455 6 ปีที่แล้ว

    Jasaakallaah my brother

  • @abdiadem3799
    @abdiadem3799 7 ปีที่แล้ว

    shukran wll qali ah alllha Haku barakeyo

  • @anisamacalinabukar5534
    @anisamacalinabukar5534 7 ปีที่แล้ว

    masha Allah

  • @mubarigabdi1227
    @mubarigabdi1227 4 ปีที่แล้ว

    maasha allah

  • @ilyaasducaysane756
    @ilyaasducaysane756 6 ปีที่แล้ว +2

    ustaadkay wlh aad baan kuugu mahadnaqaya
    macalin sxb ii dhow baad tahay
    computer ka aad iga buuxisay :D

  • @eelaayeelaay6907
    @eelaayeelaay6907 4 ปีที่แล้ว +1

    Wllky noolow waligaa

  • @anisomohamed4501
    @anisomohamed4501 7 ปีที่แล้ว +1

    Shukran akhii tan aniga ayeyba igu dhacday dhoor mar ayan arkay qof an aniga la hadlayo misane taleefan kusii jeedo markan shekada dhameeyana igu dhahayo maxad i dhahday 👌

  • @samatarkeise130
    @samatarkeise130 7 ปีที่แล้ว

    shukran coach life

  • @abdirahmanhussein3491
    @abdirahmanhussein3491 6 ปีที่แล้ว

    Jazakallah

  • @abuukarabdirahman6704
    @abuukarabdirahman6704 7 ปีที่แล้ว

    aad umahadsantahay walal qaaliya ayuub yusuf sakiin

  • @saharaabdi3215
    @saharaabdi3215 7 ปีที่แล้ว

    masha alh

  • @eelaayeelaay6907
    @eelaayeelaay6907 4 ปีที่แล้ว +1

    M.a

  • @mahamedosman4760
    @mahamedosman4760 7 ปีที่แล้ว

    aad ayaad u mahdsan tahay yusuf sakiin

  • @princessinaabdirahman2502
    @princessinaabdirahman2502 7 ปีที่แล้ว

    mhdsnd wll rayigag fcn wan tageraa ✅✅✅✅✔✔✔

  • @daadirabdiabdi4821
    @daadirabdiabdi4821 7 ปีที่แล้ว

    Jazakalah walal

  • @nimcaalidhiblaawe2183
    @nimcaalidhiblaawe2183 6 ปีที่แล้ว

    Shukran wll

  • @khadriinacooking8223
    @khadriinacooking8223 5 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid ayuub kwrn hadaan hayo qofkaaa aan la noolahay hadana ima dhagaysto waxaad iku talin la hayd wllo alle khayr ha ku siiiyo aduun iyo aakhiraba

  • @zahranuurshams1426
    @zahranuurshams1426 7 ปีที่แล้ว

    Thanks yuusuf sakiin

  • @AxmadcabdiraxmaanXorsioday
    @AxmadcabdiraxmaanXorsioday 5 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid wll❤

  • @mohamedjama6882
    @mohamedjama6882 7 ปีที่แล้ว

    mashallah sxb! mahadsanid, waa arin naga maqan hadaan nahay Somaali

  • @svenskaochsomaliska9944
    @svenskaochsomaliska9944 7 ปีที่แล้ว

    hhhhhhhh Wlhi Run ahaantii Waxad ka hadaasha wll runta allah ha ku sharfo

  • @maryanomar4126
    @maryanomar4126 7 ปีที่แล้ว

    saduuni Mohammed haka dalin ushekey marka aragtid in u ka cajisayo kajoji tisa kadhegayso video ukale shido marku imado si u umaqlo markas wo isbedeli dona insha alah

  • @midnimadasoomaali-weynwaam9264
    @midnimadasoomaali-weynwaam9264 7 ปีที่แล้ว +1

    Walaal aadaad umahadsantahay sida quruxda badan ee aad noogu soogudbisid cilmiga, aqoonta, garashada, garaadka iyo hibada eebe kusiiyay.caafimaad kunoolow

  • @saadiqgeedi9235
    @saadiqgeedi9235 7 ปีที่แล้ว +1

    masha allh

  • @saduunimohammed2380
    @saduunimohammed2380 7 ปีที่แล้ว +1

    Ala ayuub rubaaa shee tey aniga nin keega maba II maleeya inaa hadlikaraayo wax buu isa ilaalinaya mar kaan faraxsanahay aan rabo inaan lasheekeeyo waxuu iimaleeyaa inaa waalanahay ama wax ba sheegikarin oo macnaba maba la hi .Laakiin markuurabo isaga inuu iisheekeeyo waa isla fiicanya hay🌜👌👐💖💖💖💖💖💖💖💖💖

  • @fardowsoabukar6527
    @fardowsoabukar6527 7 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid

  • @farisadan2078
    @farisadan2078 7 ปีที่แล้ว +1

    Asc ayub. Yusuf walalkiis sideenku helnaa bugaakta waayo janalka aad baan isu bedeley mar kan daawado wax yaabaha muhiika baarakallah

  • @suleqoahmed7676
    @suleqoahmed7676 7 ปีที่แล้ว

    asc wll aniga qof qelada neceb ayaa ahay misana guriga qelo baa ikudhibtay ila tali will wanagsan aya tahay mansha allah

  • @hasanadan342
    @hasanadan342 7 ปีที่แล้ว

    nice nice

  • @sacadiyaaxmed5853
    @sacadiyaaxmed5853 7 ปีที่แล้ว +1

    shugran wllo aad aya u mahadsantahy wana ka faiiday runtii

    • @abdisaaaq9432
      @abdisaaaq9432 4 ปีที่แล้ว

      Manshaalh alle hakuxifdiyo noloshaada Ana alle haiguuleeyo amiin

  • @farisadan2078
    @farisadan2078 7 ปีที่แล้ว

    Asc wad mahat San tahay Walal kiis.

  • @wihiibcali8975
    @wihiibcali8975 5 ปีที่แล้ว

    ayuub waa maxay sababta ay soomaalidA uga soobixi waayeen dad baraka ?
    mahadsanid !

  • @saduunimohammed2380
    @saduunimohammed2380 7 ปีที่แล้ว +1

    Ayuub walla nin keega xataa saaxiibadiisab mar key lasheekeesa naayaan xadalka wuu kujaraa waxuu isku maleeyaa wax kasta inuu okyahay waa layaabey aniga waxaan kudhahaa Ma aarbitaatahay oo goosha kubada cilinaayo⚽🏃 Ama difaac goolhay🏁🏃🚨⛳

    • @saafisimn5578
      @saafisimn5578 7 ปีที่แล้ว

      Kkkk that is so funny

    • @naimagullet7336
      @naimagullet7336 7 ปีที่แล้ว

      Saduuni Mohammed asc walashey ceeeb waaye inad ninkaaga ka sheekeyso xumaantiisana inaad uqariso aya fiican ilahay wuu astura kuwa walalahood astura

    • @amatullah1332
      @amatullah1332 4 ปีที่แล้ว

      M. A ustadad jazakallahu kheyr nolow intey nolal jirto

  • @mizz_black648
    @mizz_black648 7 ปีที่แล้ว

    mahadsanid wll

    • @nuoraahmed8890
      @nuoraahmed8890 7 ปีที่แล้ว

      manshlh manshlh noloshadayda waxbaadan baad kabadashay wllo ilahay ha xafido

    • @adenamin6715
      @adenamin6715 6 ปีที่แล้ว

      jia Daud jazaka

  • @dr.cuteybahdr.cuteybah3616
    @dr.cuteybahdr.cuteybah3616 7 ปีที่แล้ว +1

    wwww .mashlah

  • @raijahaukkala2765
    @raijahaukkala2765 7 ปีที่แล้ว

    shukhran

  • @yakubcajib7228
    @yakubcajib7228 3 ปีที่แล้ว

    O

  • @zeinabmohamud7773
    @zeinabmohamud7773 7 ปีที่แล้ว +3

    Waad ku mahadsantahay muuqaalada faaiidada leh oomarwalbo noosoo gudbiso

  • @najmamaxamed5173
    @najmamaxamed5173 7 ปีที่แล้ว

    Shukran wll