"S.N.M Maxaa U Saxmay, Maxaase Ka Khaldamay, Yaase Lahaa Aas-aaskeeda?" Maxamed Beer Geel

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 พ.ค. 2024
  • "S.N.M Maxaa U Saxmay, Maxaase Ka Khaldamay, Yaase Lahaa Aas-aaskeeda?" Maxamed Beer Geel

ความคิดเห็น • 69

  • @user-eu8zr3cj2s
    @user-eu8zr3cj2s 7 วันที่ผ่านมา

    Mashallah adero Mohamed cimri dheer iyo caafimaad ❤️

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 9 วันที่ผ่านมา

    Ax Ax walahi wa mid SubxanaAllah raagi iyago da’ yar uu huray naftoda aya si fudud lo cayaya. Nabadad haysatan iyo hotellada ad ku cabaysan coffee dhalin yareet SNM AFKA KA JEEDIYA
    LOVE SNM ❤️❤️❤️ and full RESPECT

  • @mohamudmohamed1517
    @mohamudmohamed1517 หลายเดือนก่อน +3

    Excellent documentary Mr. Hello. He spoke about areal role models EITHER dukhsi, yassin, wadadiid, xashi and others

  • @mohamudmohamed1517
    @mohamudmohamed1517 หลายเดือนก่อน +2

    Godomeyee heloo best interview.
    , well said Mr. Beergeel

  • @zaki7231
    @zaki7231 29 วันที่ผ่านมา

    Alleylehe macluumaad badan baan ka faaidey waraysigan. Well done Sahan tv 👍

  • @AbdiPianoChannel
    @AbdiPianoChannel 24 วันที่ผ่านมา

    Adeerkay marna saxibkey Mohamed Beergeel from Toronto. Noolow. Walaalkey Hassan Yonis Habane Allah Yarxama wuxuu kubiiray SNM Djibouti 1983 isagoo kasoo noqdey Italy daawayn dhaawac kasoo gaaray dagaal kii Galdugub iyo Balanbale 1982.

  • @drismacilmohamed3088
    @drismacilmohamed3088 หลายเดือนก่อน

    Historical man Mr beergeel

  • @bashiirtarabbi
    @bashiirtarabbi หลายเดือนก่อน

    👌✔️

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 9 วันที่ผ่านมา

    Taagi wa raagi horee hadal iyo ficiil wa intu yidhi iyo wxay qabteen. Viva SNM

  • @jamadahirmusa5216
    @jamadahirmusa5216 27 วันที่ผ่านมา

    Hambalyo wrysi mihima

  • @salebanahmed556
    @salebanahmed556 หลายเดือนก่อน +2

    Heeello fix your microphone plz

  • @user-pi2xt1ev2q
    @user-pi2xt1ev2q 2 วันที่ผ่านมา +1

    Beergeel waa taariikh iyo tilmaan fiican yahay

    • @user-pi2xt1ev2q
      @user-pi2xt1ev2q 2 วันที่ผ่านมา +1

      Waa runtaa waa sidaa aad tidhi

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 หลายเดือนก่อน

    SNM ummadda dib ha maqashiin.

  • @AbdiRoble-mu6cz
    @AbdiRoble-mu6cz หลายเดือนก่อน +1

    Ninkani waa inuu buug ka qoraa asaaskii SNM,

  • @nasserpokie
    @nasserpokie หลายเดือนก่อน +1

    Mr heelo , H/J waa reeraa Dhexe maaha Reera waaweyn ilaah baa weyne , odayga ha qasbin, Reeraa waaweyn ay la safta kii ay danteeda ka ragto, Laakiin maaha Quwad gooni isu taagi kartaa, waxaana Daliil cad u ah Colaada bari ka soo cusboonaaday

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad9579 หลายเดือนก่อน +1

    Mr beergeel gob nasal ah ayd thy wllhi

  • @ahmedalisudi6046
    @ahmedalisudi6046 หลายเดือนก่อน +2

    Odaygan guurti halaga dhigo

  • @xasanmaxamed8302
    @xasanmaxamed8302 หลายเดือนก่อน

    Walahi alleh kugu cadaabi maayo,

  • @ahmedomar2274
    @ahmedomar2274 29 วันที่ผ่านมา +1

    Fadlan soo saar wareysigii aad ku wareysatey cabdi casiis cali barre,maadaama uu taariikh ina khusaysa ka waramayaey

    • @user-pi2xt1ev2q
      @user-pi2xt1ev2q 2 วันที่ผ่านมา

      Ninkaa aad kadhwaajisay waan raadiyaa waraysigiisa lasheego si aan u ogaado wacdarihii dagaal kii snm uu kala kulmay

  • @cumarmaxamed9147
    @cumarmaxamed9147 หลายเดือนก่อน

    Asc weriyo wararkagu hanoqdeen dhexdhexaad

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 9 วันที่ผ่านมา

    I hope inad dubtay waraysiga tarkhida wa inad qorta

  • @yousufyousufelmi9229
    @yousufyousufelmi9229 หลายเดือนก่อน

    SNM,iyo Duwaladii Somalilandba ee ay samaysayba waxa dhulka jiiday caruur yaryar oo Dulbahante ah.
    Marka ila inta Musa Bixi shartii reer Sheikh Issaxaq so celinaayo, hadal inooma yaalo walaalayaalow.

  • @abdiali7666
    @abdiali7666 23 วันที่ผ่านมา +1

    Wuxu qalday oo uu ka tagay ismail buuba aha ninki gurigisa lagu shiri jiray oo maraykanka iyo Reer boqorana la shaqeeyey arinta u qaariyey waxa ka sheekeeya mohamed abdilahi cabsiiye

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad9579 หลายเดือนก่อน +1

    Muj maxamed cali farax ma taqaanaa?

    • @HardTalk1
      @HardTalk1 หลายเดือนก่อน

      ii sheeg

    • @abham8021
      @abham8021 28 วันที่ผ่านมา +1

      adigu mujaahid maxamed cali ayaad umalaysay lakin maxamed cali faaraxa jeddah SNM gudoomiyaha ka noqday waa reer cadmeedkii xoriyadii somaliland burco active ka ahaa 1960 HJ ayuu ahaa xisbigii SNL, odayaashii sucuudiga SNM kabilaabay ayuu kamid ahaa.

  • @maxamedxadhigle3975
    @maxamedxadhigle3975 หลายเดือนก่อน +1

    snm weligeed khayr kama shaqayn waxay ahayd ikhwaanu af weyne

    • @maryamdirie6842
      @maryamdirie6842 9 วันที่ผ่านมา

      Faqash bax SNM afkaga qadhmun ka jeedi

  • @leylaa3666
    @leylaa3666 หลายเดือนก่อน

    Bal eega meel walaba HJ ayaa ugu horeyasa ilahay ha da,aayo beesha HJ waa geesiyaal hadaan iyagu jiran
    Isaaqa kale xaba may noqadeen

  • @HRU2100
    @HRU2100 หลายเดือนก่อน

    NAGA DAAYA SNM HADAL QAADKEEDA...
    KUWA HADA JOOGA AYAA MAGACEEDII DILAY OO TAARIIKH XUMO UGU GABA GABEEYEE...

  • @yousufyousufelmi9229
    @yousufyousufelmi9229 หลายเดือนก่อน

    waligeedba Somalidu dhammanteed,waxay ahayd Darood xoolahahoda.
    Maanta,laakiin waxa ka badbaaday Djibouti,iyo Somaliland.
    Maanta ninwal oo Darood ah,oo Somalia madax ka noqdaan, wuxuu ku necebyahay, ugna necbaan doona dalka Djibouti,iyo dalka Somaluland.

  • @alphamale5802
    @alphamale5802 หลายเดือนก่อน

    Adeer tallooyin fiican oo wax ku'oola wad bixisey lkn cidii qadan lahayd meedy sow kama horeyso

  • @abdirahmandahir2593
    @abdirahmandahir2593 5 วันที่ผ่านมา

    11 sano somali ka shaqaynayay
    14 sano saudiga
    45 canada
    16 jir ayuu shaqo ku bilaabay
    Dadiisana 75 sano
    Xaajiga ha la saxo

  • @maxamedxadhigle3975
    @maxamedxadhigle3975 หลายเดือนก่อน

    snm akalad ciyaalahaa

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 9 วันที่ผ่านมา

    Viva SNM SNM SNM SNM ka naxow naftaa waa. SNM hadanay jirin manta kaydın jieteen. Raaga idin damqaday ee idin xoreeyay maxa idinku diray

  • @crisaaqaxmed2074
    @crisaaqaxmed2074 หลายเดือนก่อน

    Qofkii xanuun reer hebel hayaa cilaajyada ha tago,ama ciil laangaab nimadiisa ha eersado.

  • @Between-earth-and-sky
    @Between-earth-and-sky หลายเดือนก่อน

    Xaqiiqdu waa taas, waa SM iyo HY labada reer ee isu muuqdaa, Barigana waa HJ iyo HY, waa intaa inta ummadda duminaysaa.

    • @Mustafe787
      @Mustafe787 หลายเดือนก่อน

      Habar awal iyo garxajis weeye labada reer ee markaa iyo ka horba siyaasada isku hayey iminka ay weli tii taagan tahay ee maaha Hy iyo Hjeclo

    • @Between-earth-and-sky
      @Between-earth-and-sky หลายเดือนก่อน

      @@Mustafe787 Taariikhdaa kaa qaldan ee CM iyo HY ayaa siyaasada xulafo ku ahaan jiray 1960 laga soo bilaabo. HJ iyo SM ayana
      Gaar bay isu ahaayeen. Weli ma dhicin meel Awal iyo Garxajis isku qabteen hadda ka hor. Tan hadana waxa keenay reerka HY oo jahadu ka luntay oo waddo-dhuxuleed qaaday cuqdad yar oo ay Isaaqa kale ka qarsanayeen awgeed

    • @Mustafe787
      @Mustafe787 หลายเดือนก่อน

      @@Between-earth-and-sky mayee xafiiltan siyaasadeed wuu jiray oo awal iyo garxajis ah ilaa ingiriiskii waxa jiray ururo la odhan jiray AWALIYA IYO GARXAJISIYA oo ingiriisku sameeyey oo SNL lagu xagal daacinaayey, 1960 xamar qolo waliba dhinaceeda ayey wax u doonatay,SNM dhexdeeda ayaa laysku hayey intii ka dambaysay waataa taagan ilaaa maanta

  • @user-ng9yh9fb1f
    @user-ng9yh9fb1f หลายเดือนก่อน

    Runti beer geel waxba kama tegin xaqiiqda ayuu kahadlay wana shay ina anfacaya haddi aynu ku dhaqmayno

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad9579 หลายเดือนก่อน

    Fariid geesi ayd thy

  • @user-fj8vk5og1q
    @user-fj8vk5og1q หลายเดือนก่อน

    Xaqiiqada dhabta ah ee SNM iyo asaaskeedii waa tan uu Muj. Beergeel ka warramayo, iska ilaawi khuraafaadka laga shubayo SAAB TV iyo CBA TV.

    • @Mustafe787
      @Mustafe787 หลายเดือนก่อน

      Kuwaas aasaas kamay warramaane ee dagaalyanadii ayey inta badan waraysataan oo ka warrama goobtii dagaalka ninka dagaalyahanka ahina siyaasad iyo aasaasyo waxaa inta badan ma oga ee dagaalkii uun buu sheegi karaa

  • @user-pi2xt1ev2q
    @user-pi2xt1ev2q 2 วันที่ผ่านมา

    Sharciga 3daba waa ogol yahay tar tan kooda

  • @warsameahmed3195
    @warsameahmed3195 หลายเดือนก่อน

    Idoor qabyaalad iyo qaad maahane siyaaso shaqo kumalahn ee murqaankina isaga jira meesha ayey kusheegayn dawlad waa murfish qaad

    • @istaahilismail5117
      @istaahilismail5117 หลายเดือนก่อน

      @warsameahmed3195 beenaale xaasid ah ayaad tahay cadayn labadii lixdankii isku darsaday ee Soomaaliyeed Iidoor ayaa hogaaminaayey talada isku darsigana iyagaa lahaa. Markaad qolyihiinii Talyaanigu gumeystey aad disheen madaxweynihii C/rashiid Cali Sharmaarke ka Dibna aad is cunteen dadkii Soomaaliyeed na aad cunteen oo aad weliba Iidoor sii xasuuqdeen iyagaa iska kiin dhiciyey ka dibna idinka talo baxay the best idea ay qaateen waxay ahayd inay calankoodii ay idiin keeneen 1960 kii inay dib idiin kala soo noqdeen markay idin arkeen inaydaan dowladnimo iyo siyaasad iyo dadnimo midna inaydaan waxba ka aqoonin oo aad weliba sii dugaagowdeen oo aad shan madaxweyne sii kala yeelateen shame on you inaad goobtan ka hadashaan oo aad Libaaxan Iidoor ee hadlaaya ee danihiisa iyo danaha dalkiisa ka talinaaya xaqba uuma lihid inaad dhegeysato iyo inaad faalo ka bixisaba waayo dadkiina faashiliinta ahi dadkan gobta ahi halkay ka hadlaayaan maba aha inaad timaadaan waayo xikmadooda iyo waxay ka duulayaan ma fahmi kartid waayo xayawaankaad ka liidataan. (Waxaad tiri Iidoor Siyaasad waxba kama yaqaano ee qaad iyo marqaan ayuu yaqaanaa) Jawaabtaadu waa sidan odaygan hada hadlayaa waa mutacalin yidhi weligey maan cunin qaad laakiin ka Iidoor ee qaadka ku quraacda ku qadeeya ku casheeya ee weliba Khamrigana ku kabada ayaa dhamaantiin hadaa tihiin afarta Soomaaliyeed ee kaleba idin caqli dhaama sabab koonfuri shan madaxweyne ayey leedahay. Kuwii Iidoor 1977kii Xabashi ka xoreeya is yidhina halgankoodii mujrimkii Afweyne iyo mujrimkii C/llaahi Yuusuf oo iyagu isu muuqdey ayaa ku xaaray welina waa kuwaas gumeysigii Ethiopia ku jira kuwa kiiniya sidoo kale Jabuuti na waa kuwaas aan B na ahayn T na ahayn inay Soomaali isku diraan mooyaane waana dad kaas uu iska hor fadhiyo odaygaas axmaqa ahi ee caloosha weyni ee wuxuu cuno uun yaqaanaa. Doqonyahaw iska hadlay ma cid aan Iidoor ahayn ayaaba shantii Soomaaliyeed ka dhaqan? Waa maya iyaguun ayaa dowlad qurux badan ah oo siyaasad wanaag iyo horumar higsanaaya maashaa Allaah Afka dabeysha ka qarso oo orodoo soo qayil aad markaas Iidoor kabahood gashatideYaa xayawaan aamus oo seexo

    • @turkiosman9684
      @turkiosman9684 25 วันที่ผ่านมา

      Shacbigaa la aaminaa siyaasi dantiisa wata lama aamino.
      Iidoor wuu isku cadeeya garta iyo xaqqa. Odayaashii HJ oo ka xor ah muranka Garxajis iyo Awal ayaa go'aamiyey in qabashada doorasho ku qasbaan Biixi oo kursiga jeclaystay.
      Ma jiro reer Iidoor la democracy ah.

  • @yousufyousufelmi9229
    @yousufyousufelmi9229 หลายเดือนก่อน

    Adeer Beetgaalow,kama aqbalikarno in aad tadhaa,Haber Awal ayaan ka waayay Saudi Arabia,oo Haberjecelco ayaan ka helay.
    waxaad tahay doqon,aan wqxba kala garanaynin,oo reer Xamar.

    • @abham8021
      @abham8021 28 วันที่ผ่านมา

      HA kamuu waayin wuxuu ka waayay cid siyaasiyiin ah oo activa HA iyagaa isaaqa sucuudiga ubadnaa waliba taabiciyiin sharci leh ayay ubadnaayeen oo iska sucuudi noqday. laakiin siyaasiyiinta waaweyn ee sucuudigu mangalyada siyaasadeed siiyay ayaa ubadnaa HJ oo dawladihii somalia wasiiro maareeyayal gudoomiyal maxkameed kasoo noday kuwaasaa halkanka hurintiisa waday marka maxamed xaashina ay isfahmeen. raggaa waxaa kamid ahaa axmed keyse wasiirkii beeraha dawladii aadan cadde, cismaan indhoole badhasaabkii uhoreeyay ee somaliland 1960, duqsi, maxamed cali faarax, xasan khaliif, baaquli, gudidaa SNM bilaabaysay e 33ka ahaa marka laga reebo waxaan toban gaadhin dhowr iyo labaatan ayaa HJ ahaa. waqtigii xoriyada lafteeda 1956 markii ladirayay afarta nin london laba suldaan mooyee labada aqoonyahan ee kale labaduba HJ ayay ahayen maykal iyo dubbe cali yare.

  • @warsameyusuf7350
    @warsameyusuf7350 หลายเดือนก่อน +1

    Waar Saacad muuse Nacas badana Waar muuse Juudaan baa meeshan qaribaye qabo maxaad cid kale ugu xoqan

    • @almher8883
      @almher8883 หลายเดือนก่อน +2

      Waraysigaa waxbaa kamaad fahmin.

    • @Between-earth-and-sky
      @Between-earth-and-sky หลายเดือนก่อน

      Cidda wadanka duminaysaa waa Isaaqa dhediga ah ee Cirro ugu caansan yahay

    • @Mustafe787
      @Mustafe787 หลายเดือนก่อน

      Odaygu si guud buu u hadlay waana xaqiiq ee nacas maaha adigaa muuse uun kuu muuqdaa tan iminkaba laga hadli maayo waanay sii soconaysaa oo weligeed sidaasay u loolamayeen xagga siyaasada 1900kii

    • @nuurnuuraan8624
      @nuurnuuraan8624 หลายเดือนก่อน

      Adeer ninkan wa Makahiil hore waxa lo yidhi Makahiil waalan waad arki laakin Makahiil nacas ah arki maysid

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed หลายเดือนก่อน

    Mujaahid Heelo Anigu Aan soo koobo waxa ka khaldan Somaliland :
    Somaliland waxaa ka khaldani waa daacad darada Siyaasiyiinta laga soo bilaabo 1991 dii illaa iyo hada waxaana la Odhan karaa Somaliland malaha siyaasiin haday Somaliland leedahay Siyaasiyiin 33 sano may Aqoonsi la Aateen Aan kuugu celiyo Somaliland malaha Siyaasiyiin waxayse leedahay dhilooyin Siyaasadeed kuwaa Oo gobanimada dad kooda iyo Dalkooda ka doorbida shilimaad cadawgu sacabada u saaro xitaa iska daa in Ay Aqoonsi u Weydiiyaan Caalamka Dad kooda iyo Dal kooda Oo waxay xitaa beesha Caalamka hordhigi kari waayeen In Dad kooda laga qaado Afti Ama International Refredum

    • @saadhussein5466
      @saadhussein5466 หลายเดือนก่อน

      Hadii dadka dagan soomaaliland cod ama referendum laweydiiyo %40 uma codeeyeen gooni isutaag kuwan madaxda u ahaa wey ogyihiin in dadku ucodenayaan soomaalinimada make mathematics hartiga iyo somroonka ciisaha madhibaanka iyo faqishani iyo isaaqa barkii uma codeynayaan goosadka waana sababta ay 33sano iyo 5ta madaxweyne midna aanu kudhicin in uu dunida weydiiyo referendum been iyo caburin baa laraba in lagumarsiiyo

    • @CamuudAwed
      @CamuudAwed หลายเดือนก่อน

      @@saadhussein5466 car hala ogolaado bal inay 90% ku badan waayaan Oo u codayn waayaan dadku Madax banaaninda Jamhuuriyadda Somaliland ta kale Aan ku saxo e malaa Aqoon baanad u lahayn taariikhda J/Somaliland E Somaliland waa dal ka da'a weyn Italia Soomalia mana aha dal go'ay Ee waa dal existed ahaa ama jitey iyadoo Aanay jirin dal la yiraahdo Soomalia
      hadaan ka jawaabo qodobka Aad ku doodeyso Ee ah Isaaq u wada codayn maayo halkaa waxaad ka cadaysay in Isaaq yahay Majority of Somaliland People hadaba maxaad Aamin santahay in Harti na kuligii isku raacayo No Isaaq na qaybsamayo Oo markaa miyaad isaaq ka caqli badan tihiin waxaan kuu sheegayaa Isaaq haday ficil noqoto iyo qadiyadda Qaran kooda waa mid Qudha e car hala ogolaado Afti

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 หลายเดือนก่อน

      @@CamuudAwed adeeer 30 kii sano waxay ku dhici wayen siyaasiyiintoo Sl weliba hade wa markii Sl aay xukuntay dareenka shacabka iyo kan dhulkaba ayay qaadi kari waayeen alaaba waa maantoo aay sl kla daadatay oo cidna aysan cidna aamineen

  • @crisaaqaxmed2074
    @crisaaqaxmed2074 หลายเดือนก่อน

    Dalka habar jeclo ayaa xoraysay

  • @abdiali7666
    @abdiali7666 23 วันที่ผ่านมา

    Beenale İsmail Buuba ayad dafirtay