QASA SHUJAACIYA OO MAANTA MAR KALE LA ISKU HELAY + XUUTIYIINTA + XISBULAH/ISR4IL

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ก.ย. 2024
  • QASA SHUJAACIYA OO MAANTA MAR KALE LA ISKU HELAY + XUUTIYIINTA + XISBULAH/ISR4IL
    SUBSCRIBE ► / @hbnonlinetv
    ►TWITTER: / hbnonline
    ►FACEBOOK: / hbnonline
    ►WEBSITE: hbnonlinetv.com/
    #hbnonlinetv
    #wararka
    #soomaali
    #MowliidHajiAbdi
    #dagaalkaqasa
    #Caalamka
    #iran

ความคิดเห็น • 48

  • @HBNOnlineTV
    @HBNOnlineTV  3 หลายเดือนก่อน +15

    Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.

  • @BashiirDiiriye-p1x
    @BashiirDiiriye-p1x 3 หลายเดือนก่อน +3

    Allaha ha jabiyo israaiil iyo maraykanka nag allaha haka dhigo aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin xabadooda xareed allaha haka dhigo aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin

  • @AbdiGabre-y3c
    @AbdiGabre-y3c 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaa nasiib daro ah dawladaha islaamka ah dadk madaxda ka ah ay hiyiin dad xun maqaarsaara oo guumaysta xitaa shacabkooda ❤❤❤

  • @BashiirDiiriye-p1x
    @BashiirDiiriye-p1x 3 หลายเดือนก่อน +1

    Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin allahayaw guusha sii shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin

  • @Cabdixakiimmuusecige17
    @Cabdixakiimmuusecige17 3 หลายเดือนก่อน +2

    IFAHMA OO IDAREEMA 1K
    Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye

  • @DrGaadaa
    @DrGaadaa 3 หลายเดือนก่อน

    ❤wcs ❤gobsho ❤qiyanada mareykanka and carabta

  • @jamalqasim128
    @jamalqasim128 3 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MuseMucad
    @MuseMucad 3 หลายเดือนก่อน

    Guul allha garsiiyo xamaas

  • @SalebanIsmacil-p1m
    @SalebanIsmacil-p1m 3 หลายเดือนก่อน

    Dawlada falastiin 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸💪🇵🇸💪🇵🇸🇵🇸💪🇵🇸💪🇵🇸💪🇵🇸💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 3 หลายเดือนก่อน

    Yuhuud iyo protestant waa isku mid waa dameer iyo labadiisa dhegood waana labada cadaw eei islaamka iyo aadamaha oo dhan

  • @BashiirDiiriye-p1x
    @BashiirDiiriye-p1x 3 หลายเดือนก่อน

    Away islaakii iyo dadkii u dhaqdhaqaaqi jiray xuquuqda baniaadamka may wax ka qabtaan xadgudubka shacabka falastiin

  • @SalebanJaamac-ci9nc
    @SalebanJaamac-ci9nc 3 หลายเดือนก่อน

    زلزال الغروب ونوا اب

  • @IbrahimmoussaMoussa-f3k
    @IbrahimmoussaMoussa-f3k 3 หลายเดือนก่อน

    .wad.mahad.santhy mawlid

  • @sadiyaadan-x6o
    @sadiyaadan-x6o 3 หลายเดือนก่อน +5

    Doqoniimada carabta.ayey.ku.faanayaan.ciilow.ba.miyey.xiriirka
    Uwada jaraa.muslin oo.dhan.intaasa
    Ku
    Fileyd❤❤❤❤❤guul.falastiin
    Aamiin❤❤❤❤❤

  • @BashiirDiiriye-p1x
    @BashiirDiiriye-p1x 3 หลายเดือนก่อน +3

    Inshaa allaahu guul ayaan u Rajaynaynaa shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin

  • @jamamohamoud2665
    @jamamohamoud2665 3 หลายเดือนก่อน +7

    Yahuudi waa jabtay jabka guusha muqaawada falastiin.
    Jabka ISRAEL like saar sxb ❤

  • @MuseMucad
    @MuseMucad 3 หลายเดือนก่อน +2

    Allha guuleeyo xamaas iyo xulfadeeda guul allha garsiiyo

  • @BashiirDiiriye-p1x
    @BashiirDiiriye-p1x 3 หลายเดือนก่อน +1

    Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin

  • @kaltuunxasan2853
    @kaltuunxasan2853 3 หลายเดือนก่อน +2

    Allah u gargaaro walaalaheen falastiin allow falastiin waa loo tashadey uga aargud gaalo oo dhan wey ku mideysan yihiin in la laayo falastiin muslimiintana indhaha ayey la soo taagan yihiin allow iyago lagu tijaabiyey hubka kiisa uga casrisan hadana ey weli dagaalamayaan taasna allah ayaa ku mahadsan allow muqaawamada geesiyaasha allow garab gal allow jebi cadowgooda

  • @YaasiinMaadey-t7v
    @YaasiinMaadey-t7v 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ogada marekan wa Israel Israel wa marekan wexey ku cadeysten dododa dhexmartay labada dalum

  • @gavanamahamed4141
    @gavanamahamed4141 3 หลายเดือนก่อน +1

    YAHUUDA WAXAN GARAB U AH MAREYKAN FALASTIINA WAXAN GARAB U AH ALLE SUBXAANAHU WATACAALA

  • @CawilHawle
    @CawilHawle 3 หลายเดือนก่อน +5

    Xamaas Waxaa u tashaday Eeyo iyo Doofaaro
    Laakiin Ilaahay bay Leedshay
    Waan u Duceeynaynaa
    INSHAA"Allh

  • @NounareDj-qo2sq
    @NounareDj-qo2sq 3 หลายเดือนก่อน +1

    Dhamaadki Yuhuuda aya so dhawaatay allow dhameystir

  • @israaadenyuusuf
    @israaadenyuusuf 3 หลายเดือนก่อน +1

    Inaga unbaa gaalo beenteeda male awaalka ah run moodnee gaalo cadaalada ka dheer haka filanin waa guumaystihii dadka xidhxidhanayay sida xoolaha ee dhulkoodana qaadanayay oo suudh uun inoo xidhay muslimiinta waa inay ka tashadaan gaalada iyo gaalo raaca

  • @GudgudeRoob
    @GudgudeRoob 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waxba ka sii sidi mayaan shujaaciya jabka yuhuuda. Uun baa la arki

  • @jamalqasim128
    @jamalqasim128 3 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 3 หลายเดือนก่อน

    Labaduba waxay isku garbinayaan
    Siday Reer Falastiin u Xasuuqi l
    Lahaayeen! Tii ‘Allaah waa meel !
    Cidii Alle ugu talagalay markay -
    Dhimato!? Maxaa Dhicidoona!!!?

  • @sharifmohamedabdiqadir4031
    @sharifmohamedabdiqadir4031 3 หลายเดือนก่อน

    Falastiin gaalo ayaa isku bahaysatay hormarki iyo xuquuqul Insaankii iyo dimuqraadiyadii ay sheegaayeen reer galbeedka waa sidaas marka ay timaado Muslim waxay ku midaysan yihiin in la citibtiro muslimiinta meel waliba ay joogaan maalinba mid bay qalanayaan.
    الله المستعان

  • @Abdinoor51
    @Abdinoor51 3 หลายเดือนก่อน

    Falastiin aqoonsi ugama baahna kufaarta najaasta ah naclatullaahi caleyhim

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 3 หลายเดือนก่อน

    Ayaguna waa Ku Codla’yihiin !
    Waa utashanay inaanaan labadooda midna u Codayn
    Bi’idmillaah

  • @MahamedahmedYasin
    @MahamedahmedYasin 3 หลายเดือนก่อน

    Labadan asasaq miid miid dhamah maleh gal gal ma dhamo waa shayadinta marykanka

  • @mahadahmed5914
    @mahadahmed5914 3 หลายเดือนก่อน

    Waa sax inad sumcad warbaahineed oo wanaagsan leedihiin❤
    Aniguna waxaan ahay mid ka mid ah taageerayaashiina

  • @MN-rh1vy
    @MN-rh1vy 3 หลายเดือนก่อน

    HBN dhameeso qoraal kan fadlan, Waxaadba moodaa markaad fiiriso labada madaxweyne ee mareykanka tartanka ku jira sida ay iskugu eedeynayaan taagerid la'aan israauul in lagu sameyey, waxaanba is dhahay dadka wax doorta mareykanka ee vodka laga raadinaayo ma wada israaiilbaa, balnoo fahfaahiya meesha see wax u jiraan shacabka dhan mareykanka mayuhuudbaa? Noo falan qeeyabal waxa jira fadlan

  • @aragtidahorumarkabulshada8060
    @aragtidahorumarkabulshada8060 3 หลายเดือนก่อน

    Mahadsnid Mowlid Wararka aad Soo Gudbisaan waa Warar Sugan oo isku Adan Isleh island jaan Qaadayo
    Waxaad U Carbiyaysan tihiin Fahamka dadka iyo Wararka aad Haysataan waana mida la inku Aminay oo aad Dadbadan u kasbateen

  • @ShariifoQaliifAbdileKowt-hf7rz
    @ShariifoQaliifAbdileKowt-hf7rz 3 หลายเดือนก่อน

    Guul xamaas alow jabi yuhuuda iyo macalinka weyn iyo xulafadiusa insha allah ducada aan badino aamiin yaa rabi

  • @israaadenyuusuf
    @israaadenyuusuf 3 หลายเดือนก่อน

    Inaga unbaa gaalo beenteeda male awaalka ah run moodnee gaalo cadaalada ka dheer haka filanin waa guumaystihii dadka xidhxidhanayay sida xoolaha ee dhulkoodana qaadanayay oo suudh uun inoo xidhay muslimiinta waa inay ka tashadaan gaalada iyo gaalo raaca

  • @aftinkabishar7576
    @aftinkabishar7576 3 หลายเดือนก่อน

    Allah akbar guul inshallah falastlin Xmas

  • @OmarOmar-rw4he
    @OmarOmar-rw4he 3 หลายเดือนก่อน

    ♥️🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇾🇪🇾🇪🇾🇪🇾🇪🇾🇪♥️

  • @MahamudabdiBeergel
    @MahamudabdiBeergel 3 หลายเดือนก่อน

    Asc away maxkamadii taram

  • @MacalinMohamed-bz8wj
    @MacalinMohamed-bz8wj 3 หลายเดือนก่อน

    Asc HBN guleysta

  • @SalebanJaamac-ci9nc
    @SalebanJaamac-ci9nc 3 หลายเดือนก่อน

    زلزال الغروب ونوا اب

  • @HodansuleemanDucale
    @HodansuleemanDucale 3 หลายเดือนก่อน

    Jasaakala qeer wll

  • @Sacad.Official
    @Sacad.Official 3 หลายเดือนก่อน

    Second comment

  • @muminamir-t1y
    @muminamir-t1y 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤💯💯💯✌✌✌

  • @cirjiidh77
    @cirjiidh77 3 หลายเดือนก่อน

    HBN best

  • @JOH4NXADANxb5wllx
    @JOH4NXADANxb5wllx 3 หลายเดือนก่อน

    Ilaho gule falastin

  • @mahmedbarkele4589
    @mahmedbarkele4589 3 หลายเดือนก่อน

    Allaahu Akbar