Eng Saalah Sh Osman Wareysi 2/3 - Xuddunta Mushkiladda Soomaaliya I LONDON 18.05.24

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ก.ย. 2024
  • Hanoolaato Media Network
    I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."
    Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
    Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
    Find us on Facebook: / hanoolaatotv
    Check our website: www.hanoolaato....
    Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse!
    At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.
    Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.
    Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.

ความคิดเห็น • 52

  • @sadiosheikhabdi6202
    @sadiosheikhabdi6202 2 หลายเดือนก่อน

    Waa taariikh Aad u xiisa badan oo noo muhiim ah🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌽🌽🌽🌽🌽☘️🌿

  • @ibnuhashim9930
    @ibnuhashim9930 2 หลายเดือนก่อน +1

    Cajiib waaye, dadkii gumeystaha la dagaallamay waxba lagama siininin dawladnimada. Marka 1991 kuwii ummadda barakiciyay oo madaafiicdana ku laayay dawladnimada ayagaa haddana qaatay, kuwii aan HUBKA qaadanin dadna dilin waxaa la yiri OTHERS. Akhlaaqdaasi meesha ay ka immaaday aniga ma garanaayo.

  • @abdiazizwarsame3371
    @abdiazizwarsame3371 4 หลายเดือนก่อน +2

    Eng Saalax waxaan marqaati ka ahay xili uu wasiir ahaay inuu wasaardii uu wasiirka ka ahaay uu dhisay dhismihii eey ku sheqeen laheed waa nin wax qaban leh jecelna inuu si daacad ah wax u qabta.

  • @abdikarimali1648
    @abdikarimali1648 4 หลายเดือนก่อน +1

    Eng waraysigiisa dad badan ayaa dood ka qaba waxayna ubadantahay inuu san waxbadan kala socon taariikh uu kasheekeynaayo xigasho malahan meeshow kasoo akhriyay masheegaayo hanoolaato waraysiyadaada xiisa badan mayeelandoonaan hadii sidii aan kaaga baranay waxuu ahaa waraysi yo aad hagto laakiin taariikh badan oo aad adigu ogtahaay sida markuu Eng ka hadlaayay dhinaca hobyo intaad ka ogtahay 😊

    • @Boi10-j5z
      @Boi10-j5z หลายเดือนก่อน

      Waxaa umaleynaa videoga inaadan dhameysan engineerka wuuba sheega nin italy iyo nin faransiis ayan kaso xigtay

  • @JubbaFilm
    @JubbaFilm 4 หลายเดือนก่อน

    Yaah!!

  • @cabdullaahiismaaciil5708
    @cabdullaahiismaaciil5708 4 หลายเดือนก่อน

    Kkk Ayaanle .5kii baad maanta ka neefisay😂 laakiin waxaan taariikh ma aha

    • @NajuuNajuu-m2p
      @NajuuNajuu-m2p 4 หลายเดือนก่อน

      Maxa indhaha iskutire tani waatariq kuhortaalo

  • @yusufabdulaahi2175
    @yusufabdulaahi2175 4 หลายเดือนก่อน +2

    Hilarious professor even if soamli educators talking un professional istill tripe is major and facts problems it's to have free speech but this guy damaging the young wise Somalis hope he realize WHT he did at this interview

    • @akshaale
      @akshaale 4 หลายเดือนก่อน

      If you believe that the truth will damage the view of the young generation you have very poor mindset walahi.
      At this point all the wise youth needs to know the fact whatever its, no matter what because all that people are gone, and the fact will remain!!!!!!

    • @mohamedmohamud4744
      @mohamedmohamud4744 4 หลายเดือนก่อน

      never underestimate what you didn’t understand,the fact doesn’t change your tribe values regarding this prof interview,the fact is the fact and never change

  • @absameali2293
    @absameali2293 4 หลายเดือนก่อน

    Kanu taariikh Somaliyeed ma hayo, isagaa been abuur iyo tariukh ben ah smaynaya.... Khaladad badn way jiraan, lkn dadkii dhiigooda uso huray inu dulmiyo ma ahayn

  • @alaka5158
    @alaka5158 4 หลายเดือนก่อน +2

    Yes. Kala qaybinta soomaalida ee ingiriisku waxaa ka masuuul ahayd Siyaasad xumidii SYL. Waa taariikh cad. Burburka dowlad nimada soomaaliya ee maanta taagana waxaa sabab u ahaa Siyaasadii iyo kali talinimadii Siyaad Bare, oo kala garan waayey Qabyaalada, Qaranimada iyo Soomalinimada.

  • @abdirahmanhusien6174
    @abdirahmanhusien6174 4 หลายเดือนก่อน +5

    Eng salah shiekh osman guuleyso❤

  • @laylaamiin9867
    @laylaamiin9867 หลายเดือนก่อน

    Injinyerku wax baan kama oga waayo Somali ma waraysan e Francis iyo Talyani buu warsystay Qabiyalad baa kaa dhex guuxaysa e Somali ha isku dirin awal ba Cudurkaasi dhex yaalay, waxan u malaynayaa waxaad tahay Itopiiyan Somali isku diraya wax horumar ah iyo wax Warshada ah o Somaliya ka jirey ma jirin SYL ka hor, Odayaal ka da' wayna ba noolaa o shegi lahaa e Afkaaga 2 Lira saar.

  • @MohamudAli-n3c
    @MohamudAli-n3c 4 หลายเดือนก่อน +1

    Xaawa Taako Taariikhda beenta ah ee loo sameeyay waxay muujinaysaa wax badan oo taariikhda dalka ah in laga been sheegay. Taariikhda dalka waa in dib loo fiiriyaa, lana saxaa taariikhda beenta ah ee la qoray ee qaabka qabyaaladaysan ay u qortay kooxdii kacaanka.

  • @abobasement346
    @abobasement346 4 หลายเดือนก่อน +1

    Yutubarkan horay ban u shegay waa jajus u shaqeyah ingiris iyo kenya 🇰🇪 UAE 🇦🇪 mar walbah tarikhdah somalidah ben bu kah shegah mar walbah wuxuu so dhaxgaliyah tarikhdah dad koban mar walbah ben bu kah shegah tarikhdah somalidah yutubarkan waxaad weydisah waxaa kah socdah xamar kamu hadloh dhulku u dhashay kamu hadloh mar walbah wuxuu xogah sarah in u kah hadloh darodkah I sagoh kah fidinayah been mar walbah waa yutubar ku xiran viladah xamar

    • @UywgwIsuege
      @UywgwIsuege 4 หลายเดือนก่อน

      Eng ka waa qof Somali nadiif ah, iska dhaaf cayda iyo beenta. Runta aan isku sheegno, dadka waa mid, waa walaalo, Lakin runta aan ka hadalno

  • @ahmedosman4289
    @ahmedosman4289 4 หลายเดือนก่อน +2

    Waa runtii sa wax badan ayuu iftiimiyey

  • @faham6920
    @faham6920 4 หลายเดือนก่อน

    Waa miskiin aan aqoon gumeyste dhaqankiisa hadana cuqdadeysan.

  • @abdijama3992
    @abdijama3992 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ninka somali ah oo warkisu uu run uu dhowyahay

  • @sulamanbakool8747
    @sulamanbakool8747 4 หลายเดือนก่อน

    Eng waa xogaal aad weyne, taariikhada somaalida waxey u afdooban tahay qolada xukunka heysta.. bal fiiri taalooyinka xamar laga wada dhisay,,, midkoodna xamar kuma aasna, intooda badan xamar weligood ma iman. Markii dowladii kacaanka dhacday,, dadka xamer degan way burburiyeen taalooyinka,, maxaa ay tahay sababta dadka xamer degan ay igu careysan yihin

  • @HOOYOMacaan-n8t
    @HOOYOMacaan-n8t 4 หลายเดือนก่อน

    Wareesigii ugu weynaa oo ugu fiicnaa ee an dhageestay waaye runtii waxa Soomaaliya la degi la dahay ilaa iyo hada dhibka noo haysto waaye runtii qabiil wax ma taro lkn Soomaali inay run u xisaabtanto waaye

  • @mohamudahmed533
    @mohamudahmed533 4 หลายเดือนก่อน

    Tagto dhimaan ogayn timaadana ma garan karo. Waa wax laga xumaado siyaasad iyo wadaniyad xumada soomaalida. welina tii kadaran ayaa socoto oo ah mucaarad wax burburin kaliya u jeedo marwalbo.

  • @A-Abdi127
    @A-Abdi127 4 หลายเดือนก่อน

    Hadii ay ingiriis u dhiibi lahaayeen yaa garantii u siin lahaa SYL in ingiriis dalka uusan kala qeebin laheen ka xun sida hada uu yahay

  • @Deeqismaciil-jt1my
    @Deeqismaciil-jt1my 4 หลายเดือนก่อน

    Wan salamaya hanoolato
    Trikhdan xagu kaso xigtay
    Sow qorayashi talyaani inamu odhan
    Hade maku dabikhikaraa tariikhda dhabta ah aragtiyihii gumaystaha sow Maha qanjo uguur
    Xawatako somalaa dishay haye sheeko kale,,,, 😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @akhalif579
    @akhalif579 4 หลายเดือนก่อน

    Waa hagaag hh talyaani nala joog iyo waa necba meel mawada gasho. Balse cadaalad in la helo waa muhiim.

  • @Somalia111
    @Somalia111 4 หลายเดือนก่อน +4

    Waa la wasaa talyaani, ingriis, iyo waxii Dabadhilif u ah.

    • @abdulkaadiraabi1986
      @abdulkaadiraabi1986 4 หลายเดือนก่อน

      Sxboow intaas oo dhan wasmadooda ammaa dhib kala kulantaa,
      Mansha Allah geesi wadanka adoo kale ayuu ubaahanyahay

  • @aadamisports446
    @aadamisports446 4 หลายเดือนก่อน

    Waxaa moodaa in wax la mad madoobeeynaayo. Xaawo-Taako waligeed lama dhihin ajanabi ayaa dilay ee waxaa dilay Soomaalidii Pro Italianoda ahaa ee Dib u socodka la dhihi jiray. Yaan taariikhda la isku qasin.

    • @akshaale
      @akshaale 4 หลายเดือนก่อน

      Arinta uu ka hadlaayo 1999 ayaan maqlay bro dadka aan ka maqlayna dad waxa ku jirey maalinkaan meydkeeda dul tagay marka adiga doodaada haku saleysnaato hadaa iigu horeyso bes. Wixii jira alle ayaa oga laakiin iney somali dishey waa la isku raacsan yahay

  • @knowyourhistory6242
    @knowyourhistory6242 4 หลายเดือนก่อน

    We still have the jajuus and gaal raac Somalis in our society and that’s why Somalia is a failed state.

  • @isterlinabdulle-kk2jz
    @isterlinabdulle-kk2jz 4 หลายเดือนก่อน

    Eng salah guul waa taariiq dad badan ubahnaa iney ogaadan

  • @mahadmahamoud5261
    @mahadmahamoud5261 4 หลายเดือนก่อน +1

    Waa been waxa uu ka Sheegaayo Xaawo Taako.

    • @bashirmohamed8020
      @bashirmohamed8020 4 หลายเดือนก่อน

      Haday been tahy ingiriis falaar ma wadan yaaa ku dhuftay walalo

  • @somzakigaming4109
    @somzakigaming4109 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ingineerka afsoomaaliga dhibayo in la wareysto ayaa khalad ah,
    Ha keeno caddeyn in Hobyo uu ciidankaas ka soo dagay asaga oo caadifad Qabiil meel iska dhigo.
    By Dr Osman

    • @MohamedMahmoud-wp8mj
      @MohamedMahmoud-wp8mj 4 หลายเดือนก่อน +1

      Runta wat fahanaty marka caay Miya misi xanunka ku garay 😂😂👏🏽👏🏽

  • @SaladMohamed-n5h
    @SaladMohamed-n5h 4 หลายเดือนก่อน

    Waxlaga tagay maxaan karabnaa

  • @fnw8688
    @fnw8688 4 หลายเดือนก่อน

    Hanoolaato ❤

  • @AbdulAli-gy5eg
    @AbdulAli-gy5eg 4 หลายเดือนก่อน

    Somalidu fadhi -ku dirirki maqaaxiyaha ay la joogen bay youtubero u furten qofwalba wuxu jecelyahay buu sheegaya

    • @UywgwIsuege
      @UywgwIsuege 4 หลายเดือนก่อน

      Walaal arintan ma aha fadhi kudirir. Fikirkaga dhiibo, adigoo sheegaaya run. Somali waa Hal qolo.

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid 4 หลายเดือนก่อน

    Qof ciilqabe ah ayaad nookeentay mmm reer guuraa ttttr reer guuraa bajuubajaa reer guuraa intaas ayaanu kafahanay qofkaan.

  • @2011BARO
    @2011BARO 4 หลายเดือนก่อน

    Taariikh been abuur ah., waa nin cuqdad. qaba

    • @MohamedMahmoud-wp8mj
      @MohamedMahmoud-wp8mj 4 หลายเดือนก่อน +2

      Been hade tahy. Wax so aqri. Galada ma qariyan daba dhilfi 😢😢

    • @UywgwIsuege
      @UywgwIsuege 4 หลายเดือนก่อน +1

      Wax been ah ma jirto. Ha la wada hadlo, ceeb ma ahan. Qabiil iyo reer reer ma ahan Arinta

  • @samiradan2
    @samiradan2 4 หลายเดือนก่อน

    Qof af somali dhibaayo yaa leedahy eng Somali weeye 😮 😢

    • @abdirahmanhusien6174
      @abdirahmanhusien6174 4 หลายเดือนก่อน +1

      Af somaali in lgu hadlo miyaa Eng lgu naqda ninka qafkii yaqano og Eu wx kuso bartey 80 meyadii

    • @akshaale
      @akshaale 4 หลายเดือนก่อน +1

      Ereyga Engineer ma afsomaliga baa? 🤣 🤣

    • @abdirahmanhusien6174
      @abdirahmanhusien6174 4 หลายเดือนก่อน

      @@akshaale somaalida dhan wxa caqligooda kuso aruurey qafka hadii beshisa ahen wxa shegy in ben yhin & wx garanen Af somaali cilmi ma ahan English cilmi ma ahan & carabi sdkle lkn
      teedkle manta mel af somaali wx lgu barta maba jrto jamacad & school