"Diyaaradu waxay igu dhawaacday Bandar wanaag 1988" Mujaahid Axmed Waysacadde

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ก.ย. 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

ความคิดเห็น • 168

  • @abdulrahmanaar6877
    @abdulrahmanaar6877 4 หลายเดือนก่อน +8

    Mujaahid Axmed Waysocade, Alla haku barakeeyo.

  • @Gobsame
    @Gobsame 4 หลายเดือนก่อน +9

    Aadan saleeban aadan shiine iyo Ahmed dhagax way dhinteen ilaahay ha u naxariisto Mohamed kaahin ba ka nool

  • @Shicibudoode
    @Shicibudoode 3 หลายเดือนก่อน

    Axmed waysacade waa ninki galay Cadaadley Alah ha ku sharfo waysacadow waad ku mahadsantay halganka dheer ee aad noo soo gashay Thank U.

    • @aliismail5622
      @aliismail5622 3 หลายเดือนก่อน

      Xuseen dheere ayaa ciidanka watey ku xigeenna janan oogo oo ku dhintay cadaadley

  • @ismailjama8621
    @ismailjama8621 4 หลายเดือนก่อน

    Alla haku xafido adero Ahemd waysa cade adiga iyo halgamashii inta nool inta dhimatayna raxmanku jano fardowsa haka waraabiyo amiiiiiiiiiin ❤

  • @adamyuusuf5097
    @adamyuusuf5097 4 หลายเดือนก่อน +6

    Axmed waysa cade Alle cimriga iyo caafimaadka hakuu dheereeyo ....aadbaannkuu salmay

    • @MohamedMoumin
      @MohamedMoumin 4 หลายเดือนก่อน

      Qqqàqqqqqqqqq

  • @hasansudi9404
    @hasansudi9404 4 หลายเดือนก่อน +6

    Alle Janadi Farduusa Ha ka warabiyo ❤❤ Mujaahid wayso cade

  • @alibaax5346
    @alibaax5346 2 หลายเดือนก่อน

    Dagaalkaa buuraha galbeed niman aanu ilmaadeer nahay oo aad u qaaliya ku dhintay, Allaha u naxariisto dhamaantood bari iyo galbeedba

  • @hamzeibrahim8947
    @hamzeibrahim8947 4 หลายเดือนก่อน +1

    Wareysi aad u xiiso badan oo taariikh cajiibi ku duugantahay ayuu ahaa, wxn codsan lahaa in mujaahid wayso cade lagu soo martiqaado barnaamijka dhibcaha taariikhda

  • @nimcocarab4774
    @nimcocarab4774 4 หลายเดือนก่อน

    Rabi haku xifdiyo adeero

  • @hafsaismail7466
    @hafsaismail7466 4 หลายเดือนก่อน +2

    Ahmed wasacda is herow❤❤❤

  • @khadarhussain1741
    @khadarhussain1741 4 หลายเดือนก่อน +2

    Mujaahid wayso cade waxa uu Ka mid ahaa Geesiyaashii 1988 weeray saldhigii cadaadley oo ahaa saldhiga ugu weyn ee faqash ay ku lahayd woqooyi waxay qabsadeen 200 oo tikniko ah waa ta soo dedejisay in 2 sano Ka bacdi uu burburo taliskii afweyne

  • @maftuuxmahdi
    @maftuuxmahdi 4 หลายเดือนก่อน

    Ku sali Nabigena is the best person ever the most knowledgeable, and the most shine all created prophet muhammad ( صل الله عليه وسلم)❤🕋😫

  • @saleebaannuux6869
    @saleebaannuux6869 4 หลายเดือนก่อน +1

    Shantii nin ee snm london kaga dhawaaqay.
    1.maxamed xaashi cilmi
    2. Xasan Aadan wadaad diid
    3. Axmed ismail duqsi
    4. Dr cumar dixood
    5. Xasan ciise jaamac

  • @khadariid-c4q
    @khadariid-c4q 3 หลายเดือนก่อน

    allaya cisak adeero nagu halle wixi dhiman inshalah

  • @Tusmoo1
    @Tusmoo1 4 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha Allah Abtigay Ahmed Hassan Adan Wayso Cade Cimri Dheer Caafimad iyo Cibaado Suuban Baan Ilaahay Kaaga Baryay ❤️❤️❤️

  • @aminamusa5517
    @aminamusa5517 3 หลายเดือนก่อน

    Mujaahid Ahmad waysacade alle ha ku dhawro adiga iyo inta ka nool odhan aduunyadana fii nicma akirona fiil jannah bi idni laah

  • @abubakarawil3086
    @abubakarawil3086 4 หลายเดือนก่อน +2

    Maansha Allah mujaahid Ahmed waýso cade nolow addeer qali

  • @abdijamaelmi6475
    @abdijamaelmi6475 4 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah waa abtigey

  • @sakiizmail3034
    @sakiizmail3034 4 หลายเดือนก่อน +9

    Yaad ka garatay intaas ?
    1: Maxamed xaashi diiriye (Lixle)
    2: Ibraahim koodbuur
    3: Maxamed Cali
    4: Aadan shiine
    5: Xuseen dheere
    6: Maxamed Kaahin Axmed
    7: Aadan cabdi abyan (Aadan cade)
    8: Hagar_waafi
    9: Muuse biixi Cabdi
    10: Maxamed Cawad
    11: Cali xaaji cabdi (xuunsho)
    12: Aadan tarabi
    13: Yuusuf xaji maxamed (qurbaawi)
    14: Cilmi faqash
    15: yeeg
    16: ina xasan kayd (fureed)
    17: Axmed wayne
    18: Caydiid cagjar
    19: Cabdilaahi Askar
    20: Clsalaan maxamed jamac (turki)
    21: Maxamed Cilmi galaal
    22: Maxamed Haybe
    23: Cabdikariin xaashi
    24: Cabdilaahi cuddo
    25: Maxamed Cilmi
    26: Gacmo dheere
    27: Alif_doon
    28: Weerar
    29: Dhagax
    30: Axmed jaamac ismaciil
    31: Cali guray
    32: Maxamed Cilmi Samatar
    33:Yuusuf kulux
    34: Axmed gool_haye
    35: Yuusuf Madal cumar
    36: Clraxmaan yuusuf (Dhadan)
    37: Jaamac xasan shire
    38: Koosaar
    39: Dayib guray
    40: Xasan Ciise jaamac
    41: maxamed xasan Cabdilaahi (jidhif)
    42: Xasan yoonis habane
    43: ismaciiL shaqale
    44: Nuuradiin
    45: Xasan ganey
    46: Dayr
    47: Mahdi isxal
    48: Ibraahim ha_liqin
    49: xandule
    50: Axmed macalin haruun
    51: Cali hayaan
    52: Daahir dubad calow
    53: Aadan xirsi (Aadan ingiriis)
    54: Xasan dayax.
    55: Axmed (waysa_cade)
    56: ismaciil (faqash)
    Intii dhimatay Alle ha u naxariisto inta noolna alle cimriga ha u dheereeye

    • @maxkamadasare2067
      @maxkamadasare2067 4 หลายเดือนก่อน

      intaas aad qortey reerkayagu kuma jiro aaway dadkii dhulkood lagu taba baren jirey awaare iyo abokokor hadaadeyn reer ka magaalooyinka ku nooli jirin somaliland lama xoreeyeen waayo waxey ahaayeen saldhiga tabbaryaasha iyo meesha lag hago snm waxeyn galeen dagaal ugu adaga burco duurey dagaalka buraha hargeysa xoreentii iyo barbarba xoreentii laakiin aad ban uga xumahay iney galaaba dagalada maxaa yeeley wax anfaca oo ay ka heleen ba ba jirin in iyagii lala dagalmo oo la laayo mooye

    • @adanmohamoudibrahimmohamou5579
      @adanmohamoudibrahimmohamou5579 4 หลายเดือนก่อน +1

      Inta ba waan garanaya illahay ha uu naxarisato inti dhimatay

    • @sakiizmail3034
      @sakiizmail3034 4 หลายเดือนก่อน +1

      @@maxkamadasare2067 beerka idinka ogsooni waa runta zhp snm badankeeda kuliyada awaare ayay ka so wada baxday.

    • @sakiizmail3034
      @sakiizmail3034 4 หลายเดือนก่อน

      @@adanmohamoudibrahimmohamou5579 Aamiin Aamiin

    • @AbdiladifAbdulahi
      @AbdiladifAbdulahi 4 หลายเดือนก่อน +1

      Walaalo ilaahay Haku barakeeyo intaa aad soo qortayba waan akhriyey intaa iyo boqol laabkeedna way inoo dhinteen si aynu xor unoqono

  • @hassanabdirahmanharbi8778
    @hassanabdirahmanharbi8778 4 หลายเดือนก่อน +3

    Kuwii dhimaahada hantiyay, dhadhaabtiyo cida galay si aad u heshaan xornimo 😢😢, yaa Allah naxariistii janatul fardawsa alca dhamaantood abaalkooda ka dulmi bay naga rideene amiin amiin yaa waduud 🤲🤲🤲

  • @deeqibraahinmm6814
    @deeqibraahinmm6814 4 หลายเดือนก่อน +1

    Asc maxamad ilig gu doomiye waxaad ga waraysa daa mujaahidka dagaalkii buuraha oo dhamayds diran

  • @Xasmas
    @Xasmas 4 หลายเดือนก่อน +1

    Muj.Ahmed wayse cade❤ Guul Gobanimo geesi❤

  • @suadfarah8997
    @suadfarah8997 4 หลายเดือนก่อน

    Mujaahid weysacade allah ha barakeeyo,gudoomiye waxaad ka wareysataa dagaalkii buuraha

  • @cabdiaskari1640
    @cabdiaskari1640 4 หลายเดือนก่อน

    Waa lagaranaya ialahy intii dhimatay hawnaxaristo inta noola sharaf ayay kunool yihin

  • @Saajac2024
    @Saajac2024 4 หลายเดือนก่อน +2

    ERETERIYAANKU MARKII AAY SOO GAALEEN 1991 ERETERIYAA MARKII AAY DOOWLADII RIDEEN HUUBKII AYEE ISKAA DHIIGEEN , DAGAAL SOOKEEY KAAMA DHIICIIN .
    1994 INTAA SOMALILAND KU DHIMAATAAY SIYAAD BAREE KAAMA DILIIN .

    • @ninjira5286
      @ninjira5286 4 หลายเดือนก่อน

      Kudarsoo mujaahidkani dagaal sokeeye magelin

    • @Saajac2024
      @Saajac2024 4 หลายเดือนก่อน

      @@ninjira5286 ku darsoo maa tuusbaax ayuu roogeyee.

  • @togdheerburco1032
    @togdheerburco1032 4 หลายเดือนก่อน +1

    Wayso cadde maxaa buug looga qori waayey?!!!!

  • @mahamedaxmed6817
    @mahamedaxmed6817 4 หลายเดือนก่อน

    Waa nin wayn oo zharaf mudan Ahmed waysacadde

  • @hassanmaxamed4059
    @hassanmaxamed4059 4 หลายเดือนก่อน

    Asc sxbky maxamed ilig waxay jeclaa inaad waraysato ninka la yidhaa aadan baradho sxb no. qabil mhd sanid ❤

  • @DH-yi5dx
    @DH-yi5dx 4 หลายเดือนก่อน

    Ahmed waysa cade waa ahlul badr alla ha janeeyee

  • @cabdihassan3084
    @cabdihassan3084 3 หลายเดือนก่อน

    guntii ururtey garaayucuuntii sabtii nagu gadaanayn gurucyo dheer ilmo gabax waxan erayada ku xasuusta abwaan qaasim alleya raxma

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 4 หลายเดือนก่อน +1

    Daadkaas oo kale ayaa loo baahan yahay inaad wareysataan intaad munaafaq xoolaha ka liita dadka aad horkeeneysaan

  • @cabdicabdulle6054
    @cabdicabdulle6054 2 หลายเดือนก่อน

    maalinka diyaaradu duqaynayso waxaan saaraa buurta dabdheer walaahi waan daawanayey subaxii dambe ayaan kasoo jiidanay qori 85 mm ah iyo gaaro laanloobar ah

  • @aminamusa5517
    @aminamusa5517 3 หลายเดือนก่อน

    Waxaa kamid ahaa oo imika la inoo magacaabay dadkii 6 April 81 ku dhawaaqayĺ SNM England Mohamed Xaashi, Abdillahi Abdi Muse, Abdi Salan Ahmed Yassin, Abdiraxman Abdilkaadir, intu ka xassusna ahmed

  • @abokorapdy5581
    @abokorapdy5581 4 หลายเดือนก่อน

    Barnaamijka qayb labaad uu sameeya codsi

  • @cabdalacawilyoohiye3
    @cabdalacawilyoohiye3 4 หลายเดือนก่อน

    CajaLadan waa laga daaLay ee dalka horumar gaadhsiiya ragu waa is diLaa waana kala adkaanay nidaamkaas waan ka adkaanay waana kala calaf qaadnay yaan bulshadeena laga ganacsan dareenkooda oo wax dhacay 34sano kahor lagu meeraysan filmkaasi wuu dhamaaday, In La xuso ma diidani dhacdooyinkii wixii dhacay wakhtigaas lkn waxaad moodaa in ay maskaxdeenii ku fadhiisatay halkaas ee hore halooga socdo

  • @suhaybalijama
    @suhaybalijama 4 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤

  • @khadarahmed1898
    @khadarahmed1898 หลายเดือนก่อน

    MUJAAHID KA DAAYA .WAA DENBI..WAXAYNU AHAYN ISAAQ IYO DAAROOD IS DILAAYA ..WAANA SUNAHA NOLOSHA IN SIDAA LAYSU DILO....

  • @Khaalid4220
    @Khaalid4220 4 หลายเดือนก่อน

    Xasan ciise jamc ayd weli nool ragii snm aasasay

  • @hashimmohamed4698
    @hashimmohamed4698 4 หลายเดือนก่อน +1

    Waxan xusuusta maalinkasta oo biyo shiinaha diyaarada dadk ku laya jirtay dad uu badan dumar caruur iyo wayeel.

  • @TheGansaipioFriendsShow
    @TheGansaipioFriendsShow 4 หลายเดือนก่อน +1

    Wa Ragii midhahanu guranano u sabata ahaa ee nu u ogaano dad baa ciyaar ciyaar u haasta lakiin jabhad iyo shiciba dhib ween bsy u soomareen

  • @mahadhodey2774
    @mahadhodey2774 4 หลายเดือนก่อน

    Jamhad iyo mujaahid mays qaadankartaa war diinta islamka kaadida kadaaya

  • @Saajac2024
    @Saajac2024 4 หลายเดือนก่อน +1

    MUJAHIID IYOO SNM IYOO 1988 WAXASOO DHAAN WAAXA BAABISAAY DAGAALKII 1994 .
    WAXAAD WEEYDISAA 1994 IYAAD HOOGAABINESAAY .
    SNM INEEY TAANGIYOO ETHIOPIAN AH CAAWINAAYEEN WAA LAA OOGYAHAAY.

    • @AkrmoooWw
      @AkrmoooWw 4 หลายเดือนก่อน

      HHHHHHH UFUURAW GUSURAW MUFURAW GAFUURAW OOSAS

  • @fatimanuur693
    @fatimanuur693 4 หลายเดือนก่อน +1

    Iligoow walaal dagaalkii buuraha iyo birjeex sidii loo qabsaday inooga warayso

  • @samirgaming3918
    @samirgaming3918 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ii arka

  • @cabdiaskari1640
    @cabdiaskari1640 4 หลายเดือนก่อน

    Ibraahim dhega weyne.xageed uga tagtay

  • @AbdiMuse-kb6fz
    @AbdiMuse-kb6fz 4 หลายเดือนก่อน

    Iligow waxad ka wRaysataa taariikhdii ciidankii buuraha galbedka galay 1984 140 nin ayay ahaayen waxa nolol ku noqday oo fadhisinadi snm ku tegay 70 nin inta in legna wa la dilay

  • @farhanshuuriye5060
    @farhanshuuriye5060 4 หลายเดือนก่อน

    Axmed Wayso Cade mujaahid maalintiisa lahaa.

  • @cabdihassan3084
    @cabdihassan3084 3 หลายเดือนก่อน

    Ayle iyo siwaaqroonta xuni ha isuryeeyeene sanka haiga mudo inan gumeed loosareynjiraye sawaab iyo migaan guulwade ah ha isaloosheene seeftii abgaalbey kutaal sawirta ahayde habargidir sirsarada kutimid sigey ugaaskiiye sixun ayuu kacaankani ugaley sacad ragisiye anaga iyo saleebanadii wayna sidata abwan qasim

  • @mohamedweli6146
    @mohamedweli6146 4 หลายเดือนก่อน

    Bal ninka mujahid sheeganaya yuula jiahaday ma ninka kufanaya dhiiga somaliyed

  • @hassanabtidoon5452
    @hassanabtidoon5452 4 หลายเดือนก่อน +2

    Nin kufaanaya Burburintii wadankiisa

    • @HassanBasri725
      @HassanBasri725 4 หลายเดือนก่อน +1

      Faqash

    • @AkrmoooWw
      @AkrmoooWw 4 หลายเดือนก่อน +2

      HHHHHH WADANKU WAA KEE MA XASUUQA AYEY WAXANI WADAN U YAQANAN YAA FAQASH EESH QIYAASAK G

    • @MoonMedia.
      @MoonMedia. 4 หลายเดือนก่อน

      Afweyne wax la iska qabto wu ahaa lacnad haku dhacdee 😢

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 4 หลายเดือนก่อน

    Adeero Muj weysacade adiyo intii nolosha nagu sinty allj hydin xifdiyo intii ushahiday jano ku arsaaqo inta ku dhaawacantyna allh ha bogsiyo

  • @ridwanbarreh9688
    @ridwanbarreh9688 4 หลายเดือนก่อน

    Ciidanka berbera sogalay midkastaa aniga ayaa ciidaka hogaaminayay ayuu ku odhanayaa

    • @siciidaxmed2963
      @siciidaxmed2963 4 หลายเดือนก่อน

      Hhhh ma nin kale aya sheegtay

  • @abdirahmanjama-g1n
    @abdirahmanjama-g1n 4 หลายเดือนก่อน

    Maanta ka sheekee xaajow laba miisaan baad sidataa lixdan jirna Waa tahay isla yaaba bilaa calaykum. Waxaan filayaa kuwii dhintey inaay maantana dagaalami lahaayeen

  • @jaamacdagaale5145
    @jaamacdagaale5145 4 หลายเดือนก่อน

    Diyaaradaha waqooyiga duqeeyay haday Hargaysa ka duuleen maxaan koonfur baa na duqaysay ogu digrisaan waa yaabe

    • @AhmedMohamed-zi9hl
      @AhmedMohamed-zi9hl 4 หลายเดือนก่อน

      Dhilaaa ku xaartaye aamu najisyow

    • @AkrmoooWw
      @AkrmoooWw 4 หลายเดือนก่อน

      HHHHHH DHEERE DHERERE AANQAW SAC GUSLE BADER WAXAYOW IYO GAFUUR CULUS GAFUR CULUS WASEY

    • @jamaljama7284
      @jamaljama7284 4 หลายเดือนก่อน

      Caqli xume, diyaradaha Hargaysa ka soo kacay xagee amarka laga siinayey!!!!

    • @jaamacdagaale5145
      @jaamacdagaale5145 4 หลายเดือนก่อน

      @@jamaljama7284 oo yaa idinka aqli xun hadaan inta ku dhaho kacoo dadkaaga soo laay oo iga yeeshid oo hayr dhahdid yaa kaa doqonsan! Waa waxaad hada oromada oha yeesheen kacoo dhulkiina iyo baddena aniga I siiya

    • @jaamacdagaale5145
      @jaamacdagaale5145 4 หลายเดือนก่อน

      @@AhmedMohamed-zi9hl adoga hooyadaana oromada wasti adigana schoolka abarso ayay khaniisin kugu fara xumeeyaan lkn wlhi baanan kaga naxayn dhulkaygaas basaan unaxanayaa waaba kaa qaadanaa

  • @ajm13131
    @ajm13131 4 หลายเดือนก่อน

    Ninkaan dagaalkii badar miyuu ka qaybgalay mase uxud muxuu ahaa mujaahidku.

  • @ogaalkadadweynaha9992
    @ogaalkadadweynaha9992 4 หลายเดือนก่อน

    Neef cidii ku dhaawacdey manoola dalkina waad la wareegteen balse maxaad qabatay

    • @hasansudi9404
      @hasansudi9404 4 หลายเดือนก่อน +1

      Taas Anaga Nala waydinaya Wax walbana waan ku haysana ❤

    • @P48a
      @P48a 4 หลายเดือนก่อน +2

      Neefaw nabad iyo nolol Baan ku haysanaa somaliland maanta iyo wax hadaan is idhaa u sharax aydan fahmayn ,,ee idinku intiii burburka dabadii mxd qabsateen oo nagu dhaantaan

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 4 หลายเดือนก่อน

      @@P48a Waxba May qabsane waakuwa ina so guudaya Alle ishoda haynaga qabt waa qaxonti uun. shalay ogaadeen butlaan baa lalahaa ka baxa iyago is ah waxay lahaayeen itbiyaan baanu nahay anagu kkkkkkkkkkk

  • @Dulmi_diid123
    @Dulmi_diid123 4 หลายเดือนก่อน +2

    Waar waxani waraysi maaha

  • @mahadhodey2774
    @mahadhodey2774 4 หลายเดือนก่อน

    Waa qabyaalad qabyaalad wareysanaysa lixbilood bay laasacaanood madaafiic ladhacayee kuwa muuse abaabulayo soo raac aan baqtigaaga qurmoon jiidnee

    • @dahaboqurux1858
      @dahaboqurux1858 3 หลายเดือนก่อน

      Idinkaa qudhmuun qudhmuun dhalay ah!!! Faqash fooqal faqash!!! Markaad mujaahidiin aragtaan baa qalbigu idin xanuunaa yaa makhruuqiin. Somaliland iyo SNM ka ka naxow nafta waa. From Borama

    • @mahadhodey2774
      @mahadhodey2774 3 หลายเดือนก่อน

      @@dahaboqurux1858 qurmoonow aaway mujahidku

  • @wacayscaanood2984
    @wacayscaanood2984 4 หลายเดือนก่อน

    Axmadow saddexdii qaybood ee BUURAHA tii dhegaweyne iyo Maxamed Cali ayaa guuleystay. Idinka oo galbeed galay iyo kuwii Maxamed Kaahin ee bariga fog waa la kala tuurey, waa la qabqabtey

  • @kbpost6947
    @kbpost6947 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkan warysigiisu ima cajabin waa wagash-wagash 😒

  • @zeynabsalah7597
    @zeynabsalah7597 4 หลายเดือนก่อน

    Nin kaan oo hada soomaaliya ayaan baa bi yey kufaanaayo waa yaab inaan taas usoo jookno

  • @abshirquraab1117
    @abshirquraab1117 4 หลายเดือนก่อน

    Maxay ku taraysaa hadaad maanta 2024 wali taagantahay snm oo aad sinaba halkaas u dhaafi karin, ilaa aad ka gudubto rayiga liita ee cunsuriga ah, iyo mujaahid isaaq

  • @yuusufbaxaar109
    @yuusufbaxaar109 4 หลายเดือนก่อน

    Benlow isaqaga xajirka ah kaligi dowld noqon mayo , tasna waxa cadeysay lascano .

  • @sakariyecumarismail9027
    @sakariyecumarismail9027 4 หลายเดือนก่อน

    Dawlad kastaa qalad waygashaa Kanookale waa abaal laawe isgoo free wax kusoobartay muuxusin wanaagii dawlada waa nooca noogu wacan inaan manta aduunka qoxoonti ku noqono Kan inla waryasto ayaa qalada

  • @wiilkagarxajiisstate6872
    @wiilkagarxajiisstate6872 4 หลายเดือนก่อน +3

    Futo awal maa Beenti iyo Machruuci xabaala faqa miyad bilawdeen .. Hooyada qoomuul luudka ka was

    • @hasansudi9404
      @hasansudi9404 4 หลายเดือนก่อน

      Futoxajis G40, Hooyadi Maxad ku Cayaysa Magariyow SNM Askar bad ka Ahayden Tarikhaha Beenta aad shegataan Dadki lahaba Nool 🤣 Beentina in la Fashaliyo Waad Necebtihin Raga Ku Fanaya inay Jeel Jabsaden Ninkanuna Cadadley oo Kaydki faqashta ahayd oo mandhera wax yar u jirta oo aad dagtan ayuu idin Xoreyay 🥱 Waana Ragi Abdaal ilaa Burco Yar idinka Qaday Ninkanu Futaxjis oori darood Mandhera ayaad ku Fantan anaguna Anago Hargeisa Furanay ayanan Shegshegin oo dhulkagi ku xoraynay Xita Adigo Faqash Tiyatarka hargeisa ugu Nikinaya 😂😂

    • @hasansudi9404
      @hasansudi9404 4 หลายเดือนก่อน +1

      Tan Anaga Somali u gaynay Kana Soo Celinay Oo isaaq Hubka ugu Hor qaadnay 1978ki Somaliland anaga Samaynay intaba Basaasin la adeegsada ka Ahayden 🤫 Darood is Mood ori darood 😂😂 Raga Manta Darood dulmane Xininyaha Nagu qabtan Yusra Hartiban Somaliland ku duminayna Waa surta Gal oori wax walba Ka Filo 🙆🏻‍♂️

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 4 หลายเดือนก่อน +1

      Asbax hanagu quraacan subaxdaa jimce ,waxa ku dhibay inaanu taariikhda yada xusnay shar iyo khayrba weligeed waa laga sheekayna yaa Macaa caruura tayad qurbaa ku dhashay ayaanu barnay lafaana meel baa loo samayna yaa lagu ururiyaa oo taariikhda lagu ururiy

    • @wiilkagarxajiisstate6872
      @wiilkagarxajiisstate6872 4 หลายเดือนก่อน +1

      @@hasansudi9404 lakin oromyahay ha ilawin dadka ugu badan ee meesha ku madhay waa Garxajis ee mahaa fuuto awal.. Hooyada iyo yahudiga aad tahay wase

    • @wiilkagarxajiisstate6872
      @wiilkagarxajiisstate6872 4 หลายเดือนก่อน

      @@TogdheerBurco-x3p futo awal qoomuul luud iyo habar Gus jecel Xabashano hooydin wasa .. Xabashi Xabashi dhashay

  • @Liban-g6u
    @Liban-g6u 4 หลายเดือนก่อน

    Waxa la yiri "doqoni 12 indhood ayey leedahay 11 walalkeed ayey ku arragtaa 1 ilna cadowgeeda".
    ziyad barre cidna uma turin culumo iyo caamo intaba ee ka hadla qaladaadkii uu geeystey,
    amaba ka hadla guumeestihii ingriiska iyo talyaanigu waxa ay raad xun aanka dhaxalnay.

    • @hasansudi9404
      @hasansudi9404 4 หลายเดือนก่อน

      gumaystuhu Somalida Meel dhow Ayuu Kagaga Tagay Lkn siyaad Bare Waynaga u Joogna Bal adba

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 4 หลายเดือนก่อน

      Siyaad bare iy Smaali o dhami dadkay isku raaceen waa isaaq keliya ilaa hadana isaaq baa la wada eryanayaa ,talyaani iy ingiriis tna dhib anaga nmuu gaysan Somaalibaa dhib noo gaysatay inkastaanu Arsanay hadana taariikhda lama ilawaayo

    • @AbdifataxAli-k2k
      @AbdifataxAli-k2k 4 หลายเดือนก่อน

      Waarun qofka wallkii Cadzow uarka meel ma gaadhayo

  • @samiradan2
    @samiradan2 4 หลายเดือนก่อน

    Ninkas hada wuxuu noo sheegaya wadankaygii burburiyey caqliga idoorka waa noocas

  • @mosylonmedia7746
    @mosylonmedia7746 4 หลายเดือนก่อน

    Been low jabhad qabsatay ma jirto waqooyi ee dowladii baa muqdisho ka dhacday cidii aan wax ogayn beentaas u sheega

  • @SNUFFED2ROLLs
    @SNUFFED2ROLLs 4 หลายเดือนก่อน

    FUTO AWAL QIRO JABANTI AYE BILABEEN

  • @abdirahmandahirabtidon7702
    @abdirahmandahirabtidon7702 4 หลายเดือนก่อน

    Bal odaygani weyn ee ku leh Somaliland baa loo soo dagaalamay. Dagaalkii u dhexeeyey jabhadihii micaaradka ahaa iyo dawladdii Somaliyeed kaddibna isu bedelay dagaal sokeeye ayuu immika u bedelayaa si kale SUBX.

  • @Gobsame
    @Gobsame 4 หลายเดือนก่อน +12

    Nin wadan kiisa u soo halgamay maanta na sharaf ugu nool guul Somaliland ❤❤❤❤❤

  • @WarsameAbdi-ii8gr
    @WarsameAbdi-ii8gr 4 หลายเดือนก่อน

    Maxamed ilig wll wxd wrysi k qaada o tarikh k reebta Ibrahim dhaga wayne wlhi tarikh bdn ayu hyaa ninkasi walina cidi cadi umay wrysan

  • @aminamusa5517
    @aminamusa5517 3 หลายเดือนก่อน

    Waxaan nu codsanayna in aad sii wado barnamijkan ood sii wadid waliba ninkan geesi weeyaan hadalkiisuna daacad wax laga baran karo weeyaan Mr illig maanta waxaan qirayaa inad ahayn lahayd journalist great ah hadaad u kacdo dhanka taclinta iyo soo jeedinta historyga dalku leeyahay oo run ah waayo caruurta dalkan u kacaysa runta intooda badani ma ogga wa dhab oo waa loo wada dhintay laakin raggii really wax ahaa odhan wa in laga waraystaa inta ka nool dadkii dalkan xorreeyay wadan walba history bu leeyahay lamana qariyo ragii xorreeyay inagana kuweena wa in magacyadooda iyo siday u kala sareeyeen intii guuto walba la socotay inta magacyadooda la garanaayo waa in la ogaadaa Mr illig this is really your job start doing it and search for the truth

  • @alibaax5346
    @alibaax5346 2 หลายเดือนก่อน

    Kornel Cabdicasiis Cali bare ma nool yahay talow?

  • @abdirahmanabdi7249
    @abdirahmanabdi7249 3 หลายเดือนก่อน

    waxa xaqiiq ah in hadi aan UNC idiin miciinin sida gahaydha laydin qabqaban lahaa

  • @yasinyusuf4759
    @yasinyusuf4759 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ilig maanta wax badan buu ogaaday isagoo adeerkii ku dhintay hadana war badan muu hayn

  • @qoorc499
    @qoorc499 4 หลายเดือนก่อน

    Beenasle. Beenaale

  • @bakarelmi6112
    @bakarelmi6112 4 หลายเดือนก่อน +1

    Mujaahid Axmed Wayso Cade 💯💯💪🏼💪🏼

  • @AsadSaleeban
    @AsadSaleeban 4 หลายเดือนก่อน +1

    Allaw unaxariiso intii dhimaty ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ismaacilsamakaab43
    @ismaacilsamakaab43 4 หลายเดือนก่อน

    Mujahid axmed waysacade ilahay cimriga ha udayo isaga iyo mujahidiinti kale ba

  • @dacarabdi726
    @dacarabdi726 4 หลายเดือนก่อน

    Alle cimriga Hakuu Barakeeyo adeer Waraysi kale ayaad Daawaday isagoo Nin yara Laga qaaday

  • @yahyajama8319
    @yahyajama8319 4 หลายเดือนก่อน

    Mujaahid: Weyso-Cadde legend❤

  • @ninjira5286
    @ninjira5286 4 หลายเดือนก่อน

    Mujaahidku waa in buug laga qoraa

  • @ajm13131
    @ajm13131 4 หลายเดือนก่อน

    SNM kaliya siyaad barre kuma ayaan kicine Somali oo dhan baa ku kacday, reer waqooyi kaliyana siyaad ma uusan cadaadin ee wixii kaso horjeeda oo dhan buu cadaadinaayey ee taariikhda ayaan laga been sheegin.

    • @axmedaden1655
      @axmedaden1655 4 หลายเดือนก่อน

      Adeer sidaanu hooyadii uwasnay ayaanu taariikhdeeda ka sheekeynaynaa cadaadis iyo waxan aad kasheekeynayso garan maynee,dalkayaga anagaa kasaarnay,somalida aad sheegaysaana intii koonfurta ayey kasaarteen ,dadka awoodii siyaad burburisayna isaaq ayey ahaayeen

    • @ajm13131
      @ajm13131 4 หลายเดือนก่อน

      @@axmedaden1655 maanta Maxaad ka haysaaa? Siyaad barre in aad cayrisay 40 sano in aad meel cidlo ah taagan tahay ayaad ka dhaxashay, 2024 ayaad xabashi hoos gashay oo aad ku haysaa I ictiraafa. Taariikhda oo laga been sheego waxaas iyo wax ka badan baa laga dhaxlaa.

    • @axmedaden1655
      @axmedaden1655 4 หลายเดือนก่อน

      @ajm13131 wax bdn aya kaa qaldane aan ku saxo,anigu nolol iyo horumar ayaan ka hayaa xoreyntii aan inan gumeedkii siyaad bare aan dalkayga ka xoreyey,nabad iyo xoriyad ayaan ka hayaa,horumar dhaqaale caafimaad iyo wax barasho ayaan ka hayaa,adiga se weeyaan intaa aan sheegayba ninka ka aradan

    • @ajm13131
      @ajm13131 4 หลายเดือนก่อน

      @@axmedaden1655 noloshu biyaha ayey ka bilaabataa hargeysa oo haraad loogu dhinta ayaad ku nooshay markaas baad nolol sheeganeysaa, 40 sano ayaan ceel biyo ah qodan la‘dahay , ilaa hadda wixii aad siyaad ka dhaxashay wax kuu bedela mahaysatid walalaal, anigu cawa hargeysa ayaan kula joogaa waana ku biyo la‘ahay ee ii sheeg waxaad ku faaneyso

    • @ajm13131
      @ajm13131 4 หลายเดือนก่อน

      @@axmedaden1655 anigaa kuu sheegaaya waxaad ka haysaa 3 xisbi oo ilma adeer ah iyo in wiilashaadi cawa ay laasacaano maxaabiis ku yihiin 40 sano ka dib iyo in aad 2024 xabshi gacmaha u hoorsatay sidi in ay ictiraaf kuu hayaan.
      Ictiraaf umaleyn maayo in aad heleyso hadaad heleysona xamar iyo xasan buu la yaalaa ee waxba abiya Ahmed gacmaha ha u hoorsan.
      Xagee lagu arkay nin dhaxalkiisaa in ay xashi aqoonsato ku bedelanaya, waxay tusaale u tahay in aadan 40 sano waxba kuu kurdhin .

  • @cabdiaskari1640
    @cabdiaskari1640 4 หลายเดือนก่อน

    Hakala qaadin halganki reer sh isaaq malaha garac ayaad tahay

  • @yahyeawali4229
    @yahyeawali4229 4 หลายเดือนก่อน +1

    Dagaalka uu mujaahidku kabooday ee 1988ki Waxa ku haboon in barnaamij gaar ah aad noogasoo samayso Agaasime

  • @abdulraven4970
    @abdulraven4970 4 หลายเดือนก่อน

    Habarawal point of view. We want to hear garhajis and habarjeclo and the rest of the tribes their point of view.

    • @AkrmoooWw
      @AkrmoooWw 4 หลายเดือนก่อน

      HHHHHHH HOYADII SIIILKEDII FAQASHEY HABAR AWAL H JECLO GARXAJIS AYAA WASEY

  • @mop01-r4f
    @mop01-r4f 4 หลายเดือนก่อน

    Ku saliya nabiga❤

  • @safiahassanali1226
    @safiahassanali1226 4 หลายเดือนก่อน +1

    Kkkkk mujaahid muxuu mujaahid ku noqday snm mujrimiin ayay ahayd gaalo ku adeegto oo xabashi kaba qaad u ah mujaahid kulahaa iidoorland waa dad maskaxda ka jiran oo buka

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 4 หลายเดือนก่อน +1

      waxey la daglmeen Dadqalkii gaala ahaa afweyne ee quranka illhey dafirey

    • @safiahassanali1226
      @safiahassanali1226 4 หลายเดือนก่อน +1

      @@abdullahiomarali5241 marxuum madaxwayne muxamed siyaad bare ilaahay ha unaxariisto janatal fardawsana haka waraabiyo mujaahid ayuu ahaa yuhuuud ayuu buufinaayay muuse juudaaan yaa ka dad qalsan oo mujrimsan ehlu naarka

    • @hasansudi9404
      @hasansudi9404 4 หลายเดือนก่อน +1

      Kuwa Kaba Leef leefa waa idinka dhulki dhama ee anu Somalia ula Midownay ee anu Rabnay inanu 5taba isugu keeno Muqdisho
      Aadyar ugugu saxeexay Xabashida "Somali Jacayl Halkaasan ka Gadhnay" idina idoor Nacayb Intaas Leeg Ayaad Noo Qabten Maxa idinka Racay Hee 😂😂 Somali Jacayl Hadanu wax walba u waayi karno Somali Nacayb Maxanu u samayn karna
      SNM forever ♥ dadka quranka ilhy Beniyay iyo iyaga Keeba Xaq aha ?

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 4 หลายเดือนก่อน +1

      Wuxuu Mujaahid ku noqda waxa ay ku jihaadeen gaalkii waynaa ee Afwayne Aflahaar iy gaaladuu watay

    • @hasansudi9404
      @hasansudi9404 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@safiahassanali1226Jano iyo Cadaab Toona gacanteena Kuma Jirto Yuhuudu bufinayay Ma Quranka ilhy ee uu beninayu ku bufiyay Abidba Meel laguma arag isago Yuhuda Dhalilaye 😂 Muuse Anagu Tol ahan uma Difacayo Akhirana Hadalka lama Tagayo Dad Was Layay, Lkn Nin Dhulkiisa iyo dadkiisa u dagalamayay Ayuu aha

  • @HRU20
    @HRU20 4 หลายเดือนก่อน

    WAX TAARIIKH AH MA HAYO ODEYGANI.....