"SNM IYO SSDF Waxa is Dhaafiyey Hogaamintii iyo Taageeradii shacabkooda" Maxamed Beergeel

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 46

  • @farduusmohmud975
    @farduusmohmud975 4 หลายเดือนก่อน +2

    Wayala wacan yohin jamhadii ssdf maydinkaa gaadahaya cuqdad ma qabin
    Iyaga somaliyo dhami wada layaay weligoodna lagama maqal cabaaho
    Dhulkodi bay dhiaten oo ka taliyen soimaliya ayuu madaxweyne ka noqday col cabdulahi yuusuf
    Hh idina sidii baa habrihiina uga hor barooranaysan
    Oo lafo u sitadan oo xaqliga daayerka midka liita iyo ka caruurta u lwedihin
    Weli baroor iyo cilqab ayaad wadaan
    Rqgaasina way gaadhen hadafkodi shisheeyana kama yeelin inay u shaqeyan
    Aamusa taarikh ma lihidine

    • @almher8883
      @almher8883 4 หลายเดือนก่อน

      Oo ayaa kugu qasbay inad dhagaysatiid ?
      Markad SNM maqashay ayuu madax xanuun kuguu kacay.
      Waxbaa baq idhii....😅

    • @abdirahmanhala8372
      @abdirahmanhala8372 4 หลายเดือนก่อน

      2006 yaa soo galiyay Xamar ciidamada shisheeye ee ku xasuuqay shacabka Hawiye saw idinka maha iyo aderka cabdilaahi Yusuf.
      Gaajo ayay la burburtay ssdf ha samaysan taariikh

  • @maxxammedhus.468
    @maxxammedhus.468 3 หลายเดือนก่อน

    Isaaq walahay waa reerka simali ugu faanka badan xabadu markay afka ka baxdo iyaga ugu futo jilicsan war xishoodo oo faanka jòojiya

  • @SamiaHussain-zo3rb
    @SamiaHussain-zo3rb 4 หลายเดือนก่อน

    Taariikh beeenah ayuukashekaynaua tariikh u ushasheynayo qabiil

  • @warfaageeddi3128
    @warfaageeddi3128 4 หลายเดือนก่อน

    Snm way guulaysatay balse ssdf hub ka dhigis ayaa lagu sameeyey oo way baaba'day.

  • @kyletyson1155
    @kyletyson1155 4 หลายเดือนก่อน

    Markii laysku qabsaday lacagtaii jedda laga ururinaaya lays ku qabsaday ka sheekee.

  • @abdirahmanhala8372
    @abdirahmanhala8372 4 หลายเดือนก่อน

    Magaca snm waxa bixiyay Mataan hoori aun

  • @SamiaHussain-zo3rb
    @SamiaHussain-zo3rb 4 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkkkkkkkk

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 4 หลายเดือนก่อน

    waa taxliil sax ah

  • @kyletyson1155
    @kyletyson1155 4 หลายเดือนก่อน

    BUŔGEEL SALAAN.
    YUSUF INUU KU KACSANAA MAXAMES XASHI MAXAAD KU CADAYNASA.MAR HADII ANUU ISAGU KU ODHAN, CIDKALANA KUU SHEEGIN. YOU JUST ASUME IT.MIYAANAY DHICI KARIN INUU CID KALE KA CADAYSNA.

  • @SamiaHussain-zo3rb
    @SamiaHussain-zo3rb 4 หลายเดือนก่อน

    Taariikh beeenah ayuukashekaynaua tariikh u ushasheynayo qabiil wariye ciidagale tariikh beena usamaynaya Beenale😂😂😂😂😂tariikh beena beeenale makahil wukasharaf badanyahay yagalaha lakin ragedi mutations somalilan ayalaha adigaga wariyaha ciidagale tariikh qasaba usamaynaya ayakamida tariikhbena od usamaynayso ciidagale

  • @SamiaHussain-zo3rb
    @SamiaHussain-zo3rb 4 หลายเดือนก่อน

    Taariikh beeenah ayuukashekaynaua tariikh u ushasheynayo qabiil wariye ciidagale tariikh beena usamaynaya Beenale😂😂😂😂😂tariikh beena

  • @KhadarIsmail-sw2ue
    @KhadarIsmail-sw2ue 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ina beer geel waa isaaq yaqaan.

  • @SamiaHussain-zo3rb
    @SamiaHussain-zo3rb 4 หลายเดือนก่อน

    Taariikh beeenah ayuukashekaynaua tariikh u ushasheynayo qabiil wariye ciidagale tariikh beena usamaynaya Beenale😂😂😂😂😂tariikh beena

    • @mohamudabdi4582
      @mohamudabdi4582 4 หลายเดือนก่อน

      Huuno miyaad sarkhaansan tahay

    • @suberh8985
      @suberh8985 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@mohamudabdi4582😂😂😂

  • @HRU20
    @HRU20 4 หลายเดือนก่อน +2

    QABYAALADA IYO XUMAANTU SNM WAY LA BILAABANTEY ILAA MAANTANA WAY SOCOTAA...

  • @maxaa.qaldan.
    @maxaa.qaldan. 4 หลายเดือนก่อน

    SSDF iyo Siyaad Barre maxay ku kala duwanaayeen??????
    Waa Garxajis iyo Muuse Biixi oo dagaalamay ama Xasan Sheekh iyo Habar Gidir oo is dagaalay. Soomalida kale ayaa ka badan, macno malaha dagaalkooda. Siyaad Barre iyo Cabdullahi Yusuf na waa sidaas oo kale.

  • @SamiaHussain-zo3rb
    @SamiaHussain-zo3rb 4 หลายเดือนก่อน

    Taariikh beeenah ayuukashekaynaua tariikh u ushasheynayo qabiil wariye ciidagale tariikh beena usamaynaya Beenale😂😂😂😂😂tariikh beena beeenale makahil wukasharaf badanyahay

  • @SamiaHussain-zo3rb
    @SamiaHussain-zo3rb 4 หลายเดือนก่อน

    Taariikh beeenah ayuukashekaynaua tariikh u ushasheynayo qabiil wariye ciidagale tariikh beena usamaynaya Beenale😂😂😂😂😂tariikh beena beeenale makahil wukasharaf badanyahay yagalaha lakin ragedi mutations somalilan ayalaha

  • @SamiaHussain-zo3rb
    @SamiaHussain-zo3rb 4 หลายเดือนก่อน

    Taariikh beeenah ayuukashekaynaua tariikh u ushasheynayo qabiil wariye ciidagale tariikh beena usamaynaya Beenale😂😂😂😂😂tariikh beena beeenale makahil wukasharaf badanyahay yagalaha lakin ragedi mutations somalilan ayalaha adigaga wariyaha ciidagale tariikh qasaba usamaynaya ayakamida

  • @SamiaHussain-zo3rb
    @SamiaHussain-zo3rb 4 หลายเดือนก่อน

    Taariikh beeenah ayuukashekaynaua tariikh u ushasheynayo qabiil wariye ciidagale tariikh beena usamaynaya beenaleh

  • @osmangiire1349
    @osmangiire1349 3 หลายเดือนก่อน

    Qurmis😂 wali waa firigfirigleeyihiin 😊
    Edebdaro of the highest order😊

  • @SamiaHussain-zo3rb
    @SamiaHussain-zo3rb 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ciidagale wariye waligiba qabiilkisadhisa wakani

  • @nasirdalmar3772
    @nasirdalmar3772 3 หลายเดือนก่อน

    Sxb Mr weriye ma adigaa noo waramaya mise mise aqoonyahanka ayaa waramaya

  • @AliDheeg
    @AliDheeg 4 หลายเดือนก่อน

    Magaaca SNM AHN Cali Baquuli iyaa bixiyeey HJeclo Solowmadow Barree Cabdullee ahaa goobtuna Jedda aheyd.... Oo1996 Sheffield UK Ku geeriyoidey..Odeygan-beeegeel ma fayooba

    • @Mustafe787
      @Mustafe787 4 หลายเดือนก่อน

      Wuu sheegay in magaca cali baaquli bixiyey guriga markaa lagu shiraayeyna wuxu ahaa gurigii xasan aadan wadaadiid in badana waa laga dooday oo magacyo kale ayey rag wateen SNM ayaa votekii u batay ayuu yidhi. Inuu baaquli solomadaw ahaana adigaa noogu daray oo noo faa'ideeyey kollay waad hubtaaye

  • @saiddubed
    @saiddubed 4 หลายเดือนก่อน +1

    Daahir buraale xaaji ibrahim weeye ninka dhintay ee xaaji axmed xaaji brain adeerka u ahaa ee gudiga ku jiray ee magaciisu aad ikawdeen.

  • @ahmedawad2045
    @ahmedawad2045 4 หลายเดือนก่อน +1

    Asc est cala oody taariikh buu hayaa bilan turxaan ah

  • @qaran-channel-tv4311
    @qaran-channel-tv4311 4 หลายเดือนก่อน

    Miyuu asaasaqay kani

  • @SamiaHussain-zo3rb
    @SamiaHussain-zo3rb 4 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkkkkkkkktarii

  • @maxamed8923
    @maxamed8923 4 หลายเดือนก่อน +1

    Waxan oo dhan waxa fuuqsanaya 4 aad, qolyaha SNM way necebyiin in ay sheegaan taariikhdooda waayo way ka horeeyaan, ciidana way ahaayeen, xiliyada ay SNM samaynayeen operariono ayaabay fulinayeen.
    Kaliya SNM in ay credit qaataan ayay u diidaan, qaarna Qabiil bay ku diidaan maadaamoy ahayd Jabhad Sacad Muuse Lahaa.

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 4 หลายเดือนก่อน

      snm ma sacad musaa lahaa walal ?

    • @munasagal2496
      @munasagal2496 4 หลายเดือนก่อน

      4aad waxa aasaasay mujaahid maxamed cali. Wataraara maxamed cali, jibriil abokor markaasu baraarugay oo wax iska celiyeen weliba ogaadeeniya, markii danbe wa jabhadii xeebta ka dagaalamaysay ee cabdicasiis cali bare iska celisay oo taliyahii aynti dhawayd geeriyooday ba qabsaday. Ogow jabhada m.cali wata ay u yimaaden 4ti nin ee goostay ee uu ka noolyahay m.kaahin

    • @Mustafe787
      @Mustafe787 4 หลายเดือนก่อน

      Guutadi4aad ee SNM ka horraysay ma waxa aasaasay MAXAMED-CALI mise wey ka horraysay oo wuu u yimi yagoo jira

    • @Mustafe787
      @Mustafe787 4 หลายเดือนก่อน

      Guutadi4aad ee SNM ka horraysay ma waxa aasaasay MAXAMED-CALI mise wey ka horraysay oo wuu u yimi yagoo jira

  • @haibesuleiman8388
    @haibesuleiman8388 4 หลายเดือนก่อน

    Labada nin ee uu yidhi caadifada reeraha kumay milmin dhegaweyne mooye kii kale maad weydiinin ee hadal baa idinka dhex galay kaabe qabiil uu yidhi

  • @bashiirtarabbi
    @bashiirtarabbi 4 หลายเดือนก่อน

    Ibrahim Aydid is very controversial person and fanatically determined or devoted Kulmiye. 😂

  • @kyletyson1155
    @kyletyson1155 4 หลายเดือนก่อน

    Anugu markaad ka sheekAynaso. WAxaan ku noola Jedda.

  • @nuurnuuraan8624
    @nuurnuuraan8624 4 หลายเดือนก่อน

    Saxafigo mu u daayo

  • @HardTalk1
    @HardTalk1 4 หลายเดือนก่อน

    Hadal badanaa weriyuhu

    • @SaidMohamud-b7r
      @SaidMohamud-b7r 4 หลายเดือนก่อน

      Wariye maaha 🎤 ayu8 iska qaatey

  • @maxamedxadhigle3975
    @maxamedxadhigle3975 4 หลายเดือนก่อน +1

    si fiican baad u warantay laakiin ibraahin was wax liita

  • @mohamudmohamed1517
    @mohamudmohamed1517 4 หลายเดือนก่อน

    Good documented interview. Mr. Hello

  • @okamax4402
    @okamax4402 4 หลายเดือนก่อน

    89Y old still with Pollutions.